XILKU MAAHA MAADEYS OFFICIAL Clip MUSIC VIDEO 2024

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • SomaliSwiss Media Productions Somali Music, Culture, Entertainment, Fun, Language
    SomaliSwiss.net #Somali #heeso #somaliculture #somalientertainment #somalimusic
    #SOMALISWISS #HEESO #CUSUB bit.ly/SomaliSwiss

Komentáře • 58

  • @malaboa591
    @malaboa591 Před měsícem +3

    Maashaa Allaah Dhalinyaradaan fanaaniinta oo xilkaska ah maa xildhibaano Soomaaliya looga dhigo dalka iyo dadka ayaa u baahan

  • @cabdinuurmaxamuudmaxamed5326
    @cabdinuurmaxamuudmaxamed5326 Před měsícem +11

    Teamkaan waa isla heystaan kadib heestii banaadir
    Xaawo Degan
    Muraayo maanka
    Farxiyo Xalan
    Nuur kalsooni
    Lixle iyo
    Gureey

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 Před měsícem +1

    Well done barteedii baad dhigteen halkaas ka haaya 💯👌👏👏🇸🇴❤️

  • @BetulaHasanAli-pp6uv
    @BetulaHasanAli-pp6uv Před měsícem +2

    XILKU Maahan maadeys❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Před 21 dnem

    Masha Allaha BFS iyo Xukummadda noqotay midda tarikhda oogu xukumeyd in xabalaha lasoo faago,Xarash qaran,

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 Před 22 dny

    Waa runtiis u sheega xilka waa masuul weyn maasha allah way na dileen waxba kuma haysano hana dhaafan

  • @user-wm9rp5br6l
    @user-wm9rp5br6l Před měsícem +6

    Mashallah heesta way iga gadantahay codka macan miraha iyofananinta habeysan ❤️❤️❤️🔥🔥

    • @farhiaismail1984
      @farhiaismail1984 Před měsícem +1

      Barlamanka 11 shiq rusheye inan keno la rusheyo raban yiri xasan shiq dhowr qodob dasturi wado kaso hor jedan mana shegan umada somaliyed garsori laheyn mucarad fowdo lama rabo good song karbash xalal ah xildhiban mucaradka ku socota ❤❤police somaliyed

    • @AbubackerMuhammad
      @AbubackerMuhammad Před měsícem

      ​@❤farhiaismail1984

    • @AbubackerMuhammad
      @AbubackerMuhammad Před měsícem

      ❤❤❤

  • @AbubackerMuhammad
    @AbubackerMuhammad Před měsícem +1

    Masha allh ❤❤❤

  • @ahmednur9383
    @ahmednur9383 Před měsícem +3

    Best song great 👍 song

  • @caizhaziinki7883
    @caizhaziinki7883 Před měsícem +7

    Anaga fanaanin dayada ee muqdisho joga heesta ay Donaan ayey qadan lamana xiro xoryad ba tala

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 Před měsícem

      Taas baa sax ah hadii kale waa caburin

  • @abdikanilixle62
    @abdikanilixle62 Před měsícem +2

    Xilku maaha maaha naaneys😀😀😀👏🏾🇸🇴🫳🏾😂

  • @SubanAbdirizak
    @SubanAbdirizak Před měsícem +1

    Wa erayo micno wayn ❤❤

  • @hannifomar6894
    @hannifomar6894 Před měsícem +1

    Halkas kasi wada hawsha wabari ❤🇸🇴🇸🇴

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 Před měsícem +6

    Sheekh rusheeye adaa ubaahan yaahuu yaakaafi

  • @AsadnaaSuudi
    @AsadnaaSuudi Před měsícem +1

    Abwaan cumar baarqab well done! Halkaas ka hay

  • @AbubackerMuhammad
    @AbubackerMuhammad Před měsícem

    Masha allh

  • @BarlinHashi
    @BarlinHashi Před měsícem +1

    Waxgarad Ayaadtihiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @osmanmaxamed-c7l
    @osmanmaxamed-c7l Před měsícem +2

    Kooda qaranka allaha inxafido muraayo

  • @user-rj3fw9fp3d
    @user-rj3fw9fp3d Před měsícem

    Mahadsanidiin kuwaan xildhabaaniin mahee dadku ha iska hor wareejiyeen kuwaan waa kuwii ugu liita kuwii soomaray wadanka

  • @munaibarahim1977
    @munaibarahim1977 Před měsícem +4

    Kooxdani waa koox khatar ah

  • @azuuzu10
    @azuuzu10 Před měsícem +3

    ❤❤❤ best song

  • @siradm
    @siradm Před měsícem +3

    Dan u hagidda hal-abuurka iyo heesaagu waa tan oo kale, toosin waaye iyo tusaalayn, mahadsanidiin. Baarlamaanow xilku maaha maadays, dalkan yaan laga adeegan ee ha loo adeego, taas ayaa sharaftiinna iyo teennuba ku jirtaaa, hal maalin xaraan ka dhereg, nolol wanaagsan ayaa kuu dhaanta

  • @CumarMuxumad-kh1hh
    @CumarMuxumad-kh1hh Před 13 dny

    ❤😂🎉🎉❤

  • @halimaabdulla6790
    @halimaabdulla6790 Před měsícem

    ❤❤❤❤

  • @user-wn9rk1qm2l
    @user-wn9rk1qm2l Před měsícem

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @maryanaden1846
    @maryanaden1846 Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯✅️

  • @user-bo4wn2zy5i
    @user-bo4wn2zy5i Před měsícem

    First comment

  • @faiyeeeeee
    @faiyeeeeee Před měsícem

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 Před měsícem +2

    Waxan leyahay ninkas tuuga ah balayo ku rusheyesay halaga saaro barlaamanka tuug tuug kale jirin akhas

  • @user-wq6zr5cu9x
    @user-wq6zr5cu9x Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤

  • @MascuudCadaan-ym4wh
    @MascuudCadaan-ym4wh Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaakoIsmaaciil
    @MaakoIsmaaciil Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤m..a🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AbubackerMuhammad
    @AbubackerMuhammad Před měsícem

    ❤❤

  • @osmanmaxamed-c7l
    @osmanmaxamed-c7l Před měsícem

    Kooda

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 Před měsícem

    Odeyga aadan madoobe Waa mooryaan weyn

  • @RASMIDRAMA
    @RASMIDRAMA Před měsícem

    Xagee joogaan general geesi qaran baa lagu dul heesaa parlemanetry

  • @omohaji
    @omohaji Před měsícem

    Kooxey xalku maaha xasan sheikh taageer

  • @RASMIDRAMA
    @RASMIDRAMA Před měsícem

    Music waa xalka geerida ankee /waxaad arkaysaa nin aaskiisa laga dhigo ssa qaran oo turubo loo garaacayo

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 Před měsícem

    Xildhibaano mushaar soo doonta bisha marka la gaaro oo neyroobi degen tuugo u badan

  • @ceelkaomar
    @ceelkaomar Před měsícem

    Camerada heesta waa nagu walaaxiseen hees ciyaaleed ayaa u duubteen

  • @Xaawoxiine
    @Xaawoxiine Před měsícem

    Roon 2:14

  • @MahdiAbdi-ne6xt
    @MahdiAbdi-ne6xt Před měsícem

    5:36 hfjgs

  • @BarlinHashi
    @BarlinHashi Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @CumarMuxumad-kh1hh
    @CumarMuxumad-kh1hh Před 17 dny

    ❤😂🎉😢😮😅😂❤😂❤😮😢😂

  • @WabaxMedia
    @WabaxMedia Před měsícem

    Mw Xassanaw Markalaan kuleenahay Kursigu Ma aha Maadays.
    Ee Umadda Wax U Qabo Ama Ka hor wareeg Umadaan Masaakiinta ah

  • @qoordheerenaashka6058
    @qoordheerenaashka6058 Před 16 dny

    kan catoosh yaremiya dheeylo halasiyo asaa dagayo sagaro udhibsaday.kkkkk

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 Před měsícem

    Kooxdaaan waa caloosho ushaqeystayaaaal
    Waaa cawaaan aana waxba kala aqooon

  • @AbubackerMuhammad
    @AbubackerMuhammad Před měsícem

    Masha allh