CIDDA XAMAASADIYO GILGISHAA CARIGA WAA REER GALMUDUG 14 AUG OFFICIAL Clip MUSIC VIDEO 2024

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024

Komentáře • 649

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 Před měsícem +126

    From Baydhabo hambalyo reer galmudug Runtii waa Qaraxday hestaan love Galmudug

  • @HurmoHurmo
    @HurmoHurmo Před měsícem +96

    Cida xamaasada iyo gilgishaa Carrada waa Reer galmudug. Hamblyo ooo tolkay from hargeisa ❤

  • @user-zg7fi8nb8s
    @user-zg7fi8nb8s Před měsícem +44

    From guriceel 🎉🎉 Hamabalyo hamabalyo dhiiga ❤

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii Před měsícem

      Ina hooyo ❤❤❤💯💯

  • @abokorahmed595
    @abokorahmed595 Před měsícem +100

    We love Galmug From Hargaysa ❤🫡💪

  • @hassanirobe2902
    @hassanirobe2902 Před měsícem +54

    From Xarardheere and jowle waan idin salaamay Cida xamaasada ✌️.

  • @smiletvfilms
    @smiletvfilms Před měsícem +123

    from guriceel loveta ha ila dhaafin❤️👋

  • @simbayare1441
    @simbayare1441 Před měsícem +71

    Ilaahow GM noo hormari somalia oo dhana hormari nabad ka dhig 2024❤

  • @queenayan-r7v
    @queenayan-r7v Před měsícem +61

    Reer caabduwaaq iyo balanbale 🦋💋💗🎉🙌🏾🙌🏾

    • @Nurali20010
      @Nurali20010 Před měsícem +3

      Jaah dhiiga❤❤❤❤

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem

      Deriskoow ii warama. Dagaalka ma iska deeynaa oo ma wada duulnaa dsdkii naga tagyee??? From Xeraal🖐🖐🖐​@@Nurali20010

  • @SaadaqShmahamuud
    @SaadaqShmahamuud Před měsícem +81

    From galinsoor 🦁like 👍 ha ila dhaafin

  • @halbeegmedia3585
    @halbeegmedia3585 Před měsícem +11

    Anigoo shaqeenaayo waliba meel Public ah joogo Baan anigoo ilmeenayaa heestaan daawanayaa Galmudugnimada allow igu dil❤

    • @NashaadHassan
      @NashaadHassan Před měsícem +1

      wax iga geesisan adaa ku qiray😄🫡

  • @user-pn3ef8yb5w
    @user-pn3ef8yb5w Před měsícem +17

    Cida xamaasada gabadhuuda ina ahay maliga dareema waxa hees waa dhaaftay dhiiga nakacay samareeb dhulkayga❤😊

  • @mustafkaraama8924
    @mustafkaraama8924 Před měsícem +30

    From Cadaado Carfoon Is muujiya Meshii Galmudug Qurxuun Dib Logu Yagleelay 2015

  • @rahmashire6369
    @rahmashire6369 Před měsícem +20

    Calanka galmudug
    Ku camira samada
    😭❤️❤️
    Ciid wanaagsan dadkaygii🎉❤

  • @aishaayanle1780
    @aishaayanle1780 Před měsícem +18

    Galmudug my dhiiga from isaaq

  • @AbdiShakor
    @AbdiShakor Před měsícem +25

    Inta og ineey heestaan qarxayso isoo raaca kudarsoo Heesta waxaa qaadaayo ceyr ayaa u badan Ceyr ayaa sameeyay Ceyr ayaana Laxanka iskaleh Guulaysta reer Galmudug; from Guriceel Janaad;

    • @canabcabdulle6500
      @canabcabdulle6500 Před měsícem +2

      Ku darsoo CALANKA Galmudug Waxaa Sameeyay Nin Cayr ah Oo Habaraji ah Oo Cacadka Cabdulle Xasan ah😍😇💚🤍💙✌🏾🤲🏽🇸🇴🤲🏽⚖️💯✌🏾🤲🏽❤️❤️❤️❤️❤️

    • @Naagishubta
      @Naagishubta Před měsícem +1

      Laandheerinimo in adeer❤

    • @Ayaan319
      @Ayaan319 Před měsícem

      Ceyr nimo ❤

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem

      War naga aamus qabiil ma rabnee. Wax aan Galmudug aheyn ma maqli karo. Anba xeraale ayaan ka imide ka waran DIR DIR DIR DIR ku iraahdo? Nooo reer Galmudug bes ka hadla nooo qabiil.

    • @Lamahela
      @Lamahela Před 29 dny

      Dhiiga❤❤❤❤

  • @cousinbro1580
    @cousinbro1580 Před měsícem +21

    GALMUDUG CARADII TOLKEY FROM CEELDHEER🎉🎉❤❤❤

  • @FatushXirsi
    @FatushXirsi Před měsícem +7

    Waaw tolkeyga reer galmudug adiga aduun weenaha gilgilay from Gabar sacad siciid ❤🎉💚🩵🤍

  • @AbdishakurAli-tr8by
    @AbdishakurAli-tr8by Před měsícem +19

    Galmudug From caabudwaq ❤

  • @kheirowhajji7932
    @kheirowhajji7932 Před měsícem +8

    I'm not among them but I always so much love galmudug ❤❤

  • @FarhiaW-fn2wi
    @FarhiaW-fn2wi Před měsícem +11

    From From Naga Daaya Hg Naga badan & Galmudug ❤❤

    • @hibaqmohamed2201
      @hibaqmohamed2201 Před měsícem +3

      Sas waye 13 dagmo oo mudug io galgaduud io casimada calanka iska leh hg ❤🎉❤ mutual kuma jirto galmudug rag io dumar qabri ugalay

    • @FarhiaW-fn2wi
      @FarhiaW-fn2wi Před měsícem

      @@hibaqmohamed2201 Saas waayee

  • @ugaasoahmet
    @ugaasoahmet Před měsícem +24

    From ceelbur❤🤚

  • @abdirahmanhaashibare4903
    @abdirahmanhaashibare4903 Před měsícem +12

    Abwaan sayid bulxan fadhiga kaga kacnay hadii aan nahay reer galmudug🌍

  • @UnicornBySprinkle
    @UnicornBySprinkle Před měsícem +9

    Caabudwaaq iyo balanbale🇱🇺❤️

  • @fardowzamuuze5773
    @fardowzamuuze5773 Před měsícem +21

    Galmudugteeydii From Cadaado ❤

  • @MohamedAmiin-o6t
    @MohamedAmiin-o6t Před měsícem +5

    Hambalyo galmudug from Burao Gobolkii ragga❤😊

  • @liibaanmohamed5762
    @liibaanmohamed5762 Před měsícem +28

    Xaradheere jowle🙏

  • @queenofqueen3694
    @queenofqueen3694 Před 28 dny +5

    hamblyo galmudug adeerday 2aad from galkcyo 🇸🇱

  • @MohamedAhmed-hh7bi
    @MohamedAhmed-hh7bi Před měsícem +14

    Hestii ugu shidned sanadkaan 2024❤

  • @user-fb2kz1rt9z
    @user-fb2kz1rt9z Před měsícem +34

    From jowle iyo xaradhere

  • @Maxamuud_Filibiin
    @Maxamuud_Filibiin Před měsícem +10

    This is fire 🔥 Congrats Reer Galmudug From Jubbaland State

  • @saidabdulahi8243
    @saidabdulahi8243 Před měsícem +5

    From degmada ugu population-ka badan Galmudug Caabudwaaq ❤
    Hambalyo my home Galmudug

    • @mkhmahamud2394
      @mkhmahamud2394 Před měsícem +2

      rer ayeeydey rer cabudwaq from dhusmareeb

    • @saidabdulahi8243
      @saidabdulahi8243 Před měsícem

      ​@@mkhmahamud2394
      Waan kala badalana ayeyoyinka sxb😅

  • @shariifwarcadaday3424
    @shariifwarcadaday3424 Před měsícem +5

    Gabadhaan xaawa degan ah xasan aadan io magool ayaa adeer io eedo u'ah❤

  • @sagaldarajo6159
    @sagaldarajo6159 Před měsícem +4

    Hambalyo reer galmudug form to. Somaliland❤🎉

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 Před měsícem +9

    Heesta waa fadhidaa.
    laxanka iyo erayada Caadi maahan Hanbalyo galmudug from puntland

  • @naturecomfort114
    @naturecomfort114 Před měsícem +3

    FROM DJIBOUTI 🇩🇯 LOVE YOU GALMUDUG 😍 ❤️

  • @ridwanruuxiofficial8967
    @ridwanruuxiofficial8967 Před měsícem +9

    From galkacyo cidii magacan iyo calankanba so tabcay jah mantana wakas galmudugtaydi kulmiyay love you Reer galmudug

    • @canabcabdulle6500
      @canabcabdulle6500 Před měsícem +2

      ✋🏾⚠️BEENAAD ISU SHEEGTAY SACAD MAGACA KALIYA AYAY LEEYIHIIN EE CALANKAAN & HEESAHA UGU SHIDAN GALMUDUG💯QAASATAN HEESTAAN & HEESIHII KA HORREEYAY 💯 WAA HANTI 🐯CAYR 🦁HG💚🤍💙😇MATABAAN & GURCEEL❤️BAA LAGA TABCAY NOT GAALKACYO 💯✋🏾✅✌🏾✅

    • @ifrahhassan5485
      @ifrahhassan5485 Před měsícem +1

      @@canabcabdulle6500 Na bal Hanti aad ushaqeysan baad ku faanta Dadka wa wada daashteyn ilen walalka wuxu dhistay haka hagran orad bal dadka sidha sax uyaqano so wareyso waxada laheyn xoog iyo been haku shegen sidha saxda magaca , calanka iyo magalada Galmudug laka dhisay iyo Dadkii laha wa Sacad marka walal , Gobanimada dadka uqiir.

    • @Naagishubta
      @Naagishubta Před měsícem +1

      ​@ifrahhassan5485 calanka wiil ceyr h.eji ah baa curiyay kow dheh heesaha ugu shidan ee loo qaaday galmudugna wiilal ceyr bay maskaxdooda kasoo burqadeen markaa ineey Hg na deeqdo weeye❤

    • @ridwanruuxiofficial8967
      @ridwanruuxiofficial8967 Před měsícem +1

      @@Naagishubta mashalha galmudug markay galkacyo kaliyah ahayd adiga ehelsuna wal jamica lagudhihi jiray calankana waa jiray galmudugnimadu hana deqdo

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm Před měsícem +1

      Viva GSS❤ galmudug iyaga hindhisay

  • @binish6034
    @binish6034 Před měsícem +14

    from samareeb ceeldheere iyo guriceel

  • @MrFaaruuq-y2m
    @MrFaaruuq-y2m Před 28 dny +4

    From.hingod Galmudug Somalia
    Hambalyo reer Tolkey Galmudug

  • @MuniirPoy11
    @MuniirPoy11 Před měsícem +4

    From xaradhere hees hees dhaftay❤❤

  • @mohaahmed5097
    @mohaahmed5097 Před měsícem +7

    Galmudug waa state kaliya sida 26 jun Io 1luulyo lugu dabaldago hambalyo from dariska❤🎉💙💕

  • @abdisalanilkayare4060
    @abdisalanilkayare4060 Před měsícem +8

    Hambalyo hambalyo 14 August malinta reer galmudug from casimada reer galmudug ee Dusamareb ♥️ 😍 ❤️

  • @Quenraiso
    @Quenraiso Před měsícem +9

    Hamblyo dadkeygii rer galmudug yarnkeyna 🚾🆎️form Harti Ruush🫡

    • @amaalabdi4175
      @amaalabdi4175 Před 29 dny +1

      @@Quenraiso us nayaa🤣hoyada absiilka thy cune

    • @Anfac12-yv3vi
      @Anfac12-yv3vi Před 25 dny +1

      We are galmuduggg dhamateen we are h g dhamateen😂😂

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 Před 29 dny +3

    Masha Allah. dhalinyaro ogaada quruxdaan sharaftaan rag aad iyo aad ufara badan ayaa gud ugalay ku fara adayga hormarkeeda guulaysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👆 from Chicago Illinois u s a 💕💕💕💕👍👍👍

  • @khaalidosman9356
    @khaalidosman9356 Před 29 dny +2

    From duriyada somaliland Galmudug madaxinu hasareyo

  • @Maria28832
    @Maria28832 Před měsícem +7

    HAMBALYO REER GALMUDUG DHASHII GEESIYAASHA MUJAAHID GEN CAAYDIID GARAAD GEN GALAAL WADA GEESIYAAL BAA KA DHASHAY GUUL

  • @faizaahmed1993
    @faizaahmed1993 Před měsícem +8

    Caamaro❤❤❤❤❤❤ ilahow nabad sii dhaxlkii awowoyshey ayeyoyinkyga mesha aan ugu jeclhay dhulkayga

  • @mohamedosmanofficial8800
    @mohamedosmanofficial8800 Před měsícem +12

    Bacaadweyne mudug Aawi Besheyda Qubeys❤❤❤

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla Před měsícem +4

    Cida xamasada iyo gilgisha cariga waa reer galmudug
    Cida geesigiyo codkar laga hela waa reer galmudug
    Heestan waa qaraxday💙💚🤍

  • @eagle276
    @eagle276 Před měsícem +5

    From Xarardheere aabe
    From Dusamareeb Hooyo
    From Gadoon Awoowe hooyo
    From dumaaye awoowe aabe

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii Před měsícem

      Full GM xaredhere👉dumaye magalo jclhy❤❤❤💯

  • @somalipirates
    @somalipirates Před 29 dny +4

    From Ceelbuur & Wabxo . Viva Galmudug 👏

  • @falismaxamuud9459
    @falismaxamuud9459 Před měsícem +7

    Ayy Hambalyo Hambalyo dumashiyalkey from wil ceyr maxamed xaskisa jira oo joga waligin Hambalyo ❤💋

  • @mudezabdullahi2018
    @mudezabdullahi2018 Před 29 dny +4

    Wlhy tan heswey dhaafty
    Runtii wa madaxa nafuranti labad 2024 🤍💙💚 hampalyo hampalyo GM family 🥰🥰

  • @boqolgeelechannel2961
    @boqolgeelechannel2961 Před měsícem +4

    Cida xamaasadiyo gilgishaa cariga waa reer galmudug
    Cida geesigiyo codkar laga helaa waa reer galmudug
    Cawoo kalana calankoodii baa carigoo dhan suran
    Cawoo kalana calankii galmudug samaduu u cartamay ❤.
    🩵🤍💚 GM sanad guuro wacan. CIDA XAMAAASADDA ❤

  • @yut748
    @yut748 Před měsícem +9

    From Xardheere ❤

  • @SalmanSalad2021
    @SalmanSalad2021 Před měsícem +6

    Alla dhiiga dhiiga all galmug one love❤❤❤from adhicadeeye

  • @faadumomacalim4148
    @faadumomacalim4148 Před měsícem +10

    From ceelbur❤❤❤

  • @Ayaan319
    @Ayaan319 Před měsícem +4

    Ilaahey galmudug iga dhaliyay baan malyan jeer u mahadceliyaa ❤❤🎉

  • @Mascudvic
    @Mascudvic Před měsícem +7

    From wisil🎉

  • @nabiilvlogs4878
    @nabiilvlogs4878 Před měsícem +6

    From guricel ❤

  • @abdihashi1863
    @abdihashi1863 Před měsícem +8

    Hambalyo Ree GM waliba dad xamasado dhab katahay 🎉👏👏

  • @abdullahihassan9820
    @abdullahihassan9820 Před měsícem +1

    From ceelbuur❤

  • @dalmarmuse5893
    @dalmarmuse5893 Před měsícem +105

    Hellow rer bitaale is mujiya aderyal

  • @mohamedabdulkadir3014
    @mohamedabdulkadir3014 Před měsícem +6

    We are Galmudug ❤️🔥from Caabudwaaq 🏠🤞

  • @Shiineshow64
    @Shiineshow64 Před měsícem +5

    From xaradheere ❤❤❤

  • @madarmahamed8603
    @madarmahamed8603 Před měsícem +4

    Galmudug caradii Tolkay from Galkacyo 🎉🎉❤

  • @AsadBashiir-hh1be
    @AsadBashiir-hh1be Před měsícem +6

    Hambalyo congratulations 🥳 congratulations 🎉 congratulations 👏 dhamaan reer Galmudug from Somaliland 💚🤍❤️

  • @kaafiyaretube
    @kaafiyaretube Před měsícem +2

    illaahoow isha yar yarka naka qabo oo GM Teena noo barakee ❤🔥

  • @CabdulahiCali-hd4dd
    @CabdulahiCali-hd4dd Před 29 dny +2

    Hello jowle

  • @HafsaHaashi-pg5mu
    @HafsaHaashi-pg5mu Před měsícem +5

    Cida xamaasadiyo gilgilsha carada waa galmudug allow adaa iga dhaliyay❤️❤️❤️

  • @bushraabdi5622
    @bushraabdi5622 Před měsícem +5

    Hambalyo reer galmudug from galkacyo iyo hobyo👋👋

  • @MohamedHassan-yz9ci
    @MohamedHassan-yz9ci Před měsícem +2

    xarardheeeeeeeeeeeeere🎉

  • @kowsarkaafiso7148
    @kowsarkaafiso7148 Před měsícem +1

    From cadaado Galmudugeyy❤🎉

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 Před měsícem +3

    What a beautiful song. Gm always the best 💕💕💕👆

  • @Fiyoooooore
    @Fiyoooooore Před měsícem +4

    From Guri'el jannaad ❤

  • @5starchannel974
    @5starchannel974 Před měsícem +4

    From Mandera Kenya , Hampalayo ilma Adheer yaal

  • @Mss_smile01
    @Mss_smile01 Před měsícem +3

    Ceeldher Gaar Caasimadda bal eeg oo dhamaan caawaba xeebaha galmudug kalankaa babaday👑🚾🪑🦁🤍💚💙

  • @qabdulkadir8505
    @qabdulkadir8505 Před 17 dny +1

    Maasha Allah wax ka cod macaan ma arag. ❤🎉Geesiyaal❤❤❤❤ heestii qarniga

  • @ahmedsalah3462
    @ahmedsalah3462 Před 29 dny +2

    From Cadaado Carfoon Hamabalyo🎉Hamabalyo🗽 dhiiga 🌹🌺🌹❣❣❣

  • @KayfIssa
    @KayfIssa Před měsícem +8

    GALMUDUG from ceelbuur

  • @abdiqafar9185
    @abdiqafar9185 Před měsícem +3

    From cadaado,baxdo,camaaro,godinlabe,iyo xarardheer.

  • @user-hb4rk1so1u
    @user-hb4rk1so1u Před 27 dny +1

    We lve galmudug from garisaa ❤❤

  • @user-zi2ne7zz2f
    @user-zi2ne7zz2f Před měsícem +2

    Hanbalyo reer galmudug from soomalilnd ❤

  • @masarhashi510
    @masarhashi510 Před měsícem +2

    Cida geesiyada waan idin salamay from Mogadishu ❤❤❤❤

  • @yaxyewiilqaran6100
    @yaxyewiilqaran6100 Před měsícem +19

    Hellow rer celpuur 🐈‍⬛Ⓜ️

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 Před měsícem +2

    Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow Galmudug 🎉🎉🎉Gaalkacyo curdoon oo camiren❤

  • @user-gb2zf5rr5o
    @user-gb2zf5rr5o Před 13 dny

    ❤❤❤ from muqdisho i love glmudug state of somalia

  • @AsluubAadan-r5d
    @AsluubAadan-r5d Před 29 dny +1

    Hambalyo dadkaygii Galmudug nabad iyo horumar ayan idiin rajeynayaa adinka iyo dhamaan Soomaali weyn

  • @updikamal997
    @updikamal997 Před 29 dny +1

    Alla niinka isaaq ee hees ta qoray. hees macana. Congrats galmudug.

    • @canabcabdulle6500
      @canabcabdulle6500 Před 27 dny

      War BAX Horta Heesaha & Fanka Hg maxaad u sheegataan?! Yaabaye😢.
      Heestaan Guud Ahaan idilkeed Waa Hees Mu’alifka, Fanaaniinta, Musicianka & Laxankaba HG leeyihiin annaga haddaan HG nahay Fankeennaa naga Badan Abwaaniinta, Mulaxanka, Fannaaniinta, Musicianka & Maalgelintaba annagaa Somaali ugu horreeysay ABID na ugu horreeynay haddaan HG nahay ee sheegashada Stop 🛑✋🏾

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc Před měsícem +1

    ❤❤❤❤ FANAANIINTA QARANKA ❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @hamdichannel6823
    @hamdichannel6823 Před měsícem

    ❤❤❤ galmudug from guriel ❤❤ buuqaa daayaa dadkow

  • @marianor4588
    @marianor4588 Před měsícem +2

    Wxaan hees lama oran karo waa hees yaaalo wee shidn thy walee❤

  • @Phahid
    @Phahid Před měsícem +3

    FROM MOGADISHU, HAMBALYO DADKII AAN KA BEERMAY.🤍💙💚

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 Před měsícem +3

    From kalcacyo galmudug 💕💕💕💕👍👍👍

  • @saamicadde4380
    @saamicadde4380 Před měsícem +3

    Galmudugnimo ❤ Hambalyo 🎉 1:58 from baxdo bilan ❤❤❤

  • @Suhaybmuumin-wv2pm
    @Suhaybmuumin-wv2pm Před měsícem +1

    Hampalyo reer galmudug from🇩🇯🫡

  • @SumayoKaneeco
    @SumayoKaneeco Před 25 dny

    Cida xamaasadiyo gilgishaa carada waa reer galmudug ❤
    From cadaadada bilan 🫶🦁🩸❤️

  • @samiirboss14
    @samiirboss14 Před měsícem +3

    From adaado hoyada Galmudug

  • @FahmoAsluub-yb1fd
    @FahmoAsluub-yb1fd Před měsícem +1

    Ayyy galmudug hambalyo saxibayaal❤❤❤

  • @seekoqaalichannel6443
    @seekoqaalichannel6443 Před měsícem +2

    From cadado cuda xamasada horey usocda❤❤❤

  • @munajamac1419
    @munajamac1419 Před měsícem +2

    Waaaaaaaaw heesti 1 gashay❤❤❤❤❤❤