Ninkii Caruurta Ka Xaday Hooyooyinka Soomaaliyeed Oo Maxkamada La Keenay | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Ninkii Caruurta Ka Xaday Hooyooyinka Soomaaliyeed Oo Maxkamada La Keenay | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Komentáře • 67

  • @Duqabto
    @Duqabto Před měsícem +8

    Somali hadan nahay dumarkeena waa dulman yahiin Subxanallah war dumarka I naxariista waad dhashay way kula dhalatay waana eedo iyo habaryar dumarka u naxariista

  • @ibtisamvideos946
    @ibtisamvideos946 Před měsícem +1

    Daahir calasow guuleeyso wall ❤❤❤❤❤❤

  • @user-ft9qg3uh5x
    @user-ft9qg3uh5x Před měsícem +2

    Daahir aboowe waa xaq in gabdhahaas ilmohooda loo keeney warmiyaad ilaahey ka baq ee ilmaha u keene .C/xaafid anigaa aqaano waligeyna aan arkin 😢😢😢😢😢

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 Před měsícem +4

    Raga qaarkood allaha soo hanuuniyo ❤❤❤❤❤

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 Před měsícem +6

    Hada ilmahaas marajo buu ka qabaa uu hooyadood sidaa u silcinaaya😢

  • @user-jb3ev7go6u
    @user-jb3ev7go6u Před měsícem

    Subxaanalaah war nimankan somaliyed qaarkod xaqa ALLAHA tuso Subxaanalaah

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před měsícem +2

    SUBXAANA LAAH QALBI ADAKAA
    KII XAASKISO UUR ULEH GUBAY KAMID AH

  • @Osob_5
    @Osob_5 Před měsícem +6

    Waxaa layiri hadaan Herer waaqle Joogto hadaad Hawd hala ku raacdo Hooyoow Anuun baa Hooyo Kuu ah

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 Před měsícem +2

    Maxkamada hala geeyo family loyar ayaa u baahin tihiin

  • @uivuv
    @uivuv Před měsícem +3

    Alla ficanaa inay halkaa ugu tagan oo soo dhoofan ooo duqonkaas ka argutaan

  • @Drnasteehoomr
    @Drnasteehoomr Před měsícem +2

    Maxkamad cadalad ee abo darir dumarka xaqadad sida uilasaa dir oo goga Allah kugu xafido

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 Před měsícem +3

    Waar waxani calool xanuun way dhaaftaye magac haloo bixiyo😢

    • @khadramohamud9184
      @khadramohamud9184 Před měsícem

      Waxaan iyo wax ka daran oo magac loo waayey way buuxaan walaaleey😢

  • @Osob_5
    @Osob_5 Před měsícem +2

    Waa Mucjiso

  • @dhuubo.....
    @dhuubo..... Před měsícem +1

    Hooyo lagu gumaysanayo caruurteed

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 Před měsícem +2

    These are not children but adults. Why are they not talking to their mother, and I am sure they use social media. If anyone in Holland knows them, please pass to them that their mothers are looking for them. They don't need permission from their father to call their Hoyo.

  • @Osob_5
    @Osob_5 Před měsícem +2

    Asc Daahir waa Run wallee waan arkay Daahir amba 60kii ayaan ku jiraa waan arkay waxaan idhi wallee Qabiilada qaarkood Haka guursan baa ku qaban doonta

  • @fadumoali8301
    @fadumoali8301 Před měsícem

    Ninkaan gabdhaha ka qabta

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +1

    ILMAHAAS AYU DHAWACEY WAXA LAGA YABA INU KU DHIIBEY HOOYO AN DHALIN AMA YIRI WEY DHIMATEY

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +1

    NIMANKAN ILMAHA XADAYA WA ABAYAAL XUN O DHAWACEY QALBIGA ILMAHA O KU KORIYEY CUQDAD HOOYO LA AN

  • @user-vq4fs9xz2b
    @user-vq4fs9xz2b Před měsícem

    😢😢😢😢

  • @musamahmud6434
    @musamahmud6434 Před měsícem

    Subxanalaah

  • @MaxamedXaashi-f2c
    @MaxamedXaashi-f2c Před měsícem

    Howl baa kadhacday walaahi

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Před měsícem +1

    Gabadha jarmalka hala keeno

  • @user-do8pq1my7t
    @user-do8pq1my7t Před měsícem

    Wa sxaa

  • @Osob_5
    @Osob_5 Před měsícem

    Asc waa Reer Gawsa isku riix

  • @fadumoali8301
    @fadumoali8301 Před měsícem

    Ninkaan haaaabaaaargiiiidireeeeey ninkaan gabdhaha ka qabta reer Holland caruurtaan u caqli celiya ee lasoo xiriiriiya walidkood

  • @HawaHawaaden-hh7sg
    @HawaHawaaden-hh7sg Před 19 dny

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Osob_5
    @Osob_5 Před měsícem

    Maamo

  • @legendneymar5691
    @legendneymar5691 Před měsícem

    Daahir wali garyaqaan buu qudad u hayaaa tuba raac maanta dhan waxan nagu dhex jiro salebaan ka dad xun xun ayu ka dhaman la yhy

    • @raxmiishchenal
      @raxmiishchenal Před měsícem +1

      In la caayo ayagaa isku keeenay tolkey waaayo ninkaaan cml aaa ku jiro ma ayagaaa xumeeen

  • @degan4
    @degan4 Před měsícem

    Qabiil ha ku colaadin😢😢😢😢😢

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io Před měsícem

    😂

  • @ashamahamad8381
    @ashamahamad8381 Před měsícem

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

    RAGA SOMALIYEED WAXAYISU DHAMEY NAYAN O AY UDABAR GO AYAAN WAA DULMIGA AY DUMARKA KU HAYAAN AX AX
    HOOYO ILMO MATUURTE NINKAA UGU FAANAYA WANKA DHAQALO BADANAHAY IYO WAN KALA TAGAY

  • @NicomoDollar
    @NicomoDollar Před měsícem

    WAR ANIGA WAABA YAABEE INMAHA SOODAD WAA WAAN MA AHAN AYAGABA LASOO HADLI KARAAN WAALID KOOD

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

    ILMAHA 7JIR 6JIR WHY AYEY HOYADOD U AQONSAN LA YIHIIN WAN OGAHAY WALAGA QARIYAY LAAKIN MARKAY KIISKAN OGADAN INAY HOYADOD SO RADSADAN WAA MUHIIM

  • @FartunAli-bf3yk
    @FartunAli-bf3yk Před měsícem +2

    Daahir maxaa saleebaan dhan afkaada ugu taagtaa hadaad gabdhaha caawineyso caawi ama iska daa

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

    GABAR WALBA O CLIBKAN DAAWATAY ILMO HADU ALE KU SIIYO HA ISKA DHIGIN HADII LAGUGU FURO

  • @Osob_5
    @Osob_5 Před měsícem

    Iyaguun baa ku Soo raadinaayo

    • @AmazedBywacan
      @AmazedBywacan Před měsícem +1

      Goormay soo raadinayaan waa qaangaara 23,22,21 ayay kala jiran WAligay ma arag dad ka dun xun ninkaas iyi ehelkiisa allow waxa wax lamida wax hanoogu darin beenaale arxan daran alle kuma naxaristo sidaad uga oysiisay hooyoyinkaas maalin baa u ooyi

    • @raxmiishchenal
      @raxmiishchenal Před měsícem

      ​@@AmazedBywacanwll wllhi ehelkiisa iyo ayada waa isku mid lkn asaga walalihiis iyo hoyadiii waye cida in kle ma xuma😢

  • @abdinasirdaud3798
    @abdinasirdaud3798 Před měsícem

    Arrinta hoos haloo xaliyo,,,, aabaha haloo tago,, oo dhankiisa hala dhegeysto,,,, oo si run ah oo qotodheer xaalada haku wajaho,,, malaha waxaa u qoran in hooyooyinkoodii ay dhinteen,,, waa laga yaabaa inuu ka baqayo sharciga,,,,

    • @FaadumoIbrahim-wy3mw
      @FaadumoIbrahim-wy3mw Před měsícem +1

      Walalow maxaa laga dhagaysanee sabab hoyo ilmaheeda looga qari karo maajirto mamadan ana aqaanno dhaman waxay shegtay wasax maskiin xafada dhanblagavyaqan waye

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Před měsícem

      DAAHIR TALADIISA QAADO WAA SAX

  • @Zurich527
    @Zurich527 Před měsícem

    Saleebaanow jooga garyaqaanow joog

  • @nimayusuf7231
    @nimayusuf7231 Před měsícem +1

    😅

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    ADUNKA LAMA WADI KARO ILMO AN SAXIIXA LABADA WALID LAGU WADIN O MAXKAMAD LASO MARSIIN

  • @Maxbuus27
    @Maxbuus27 Před měsícem

    Waqalad

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

    Yaaab aduun

  • @user-vl6qv9nt2c
    @user-vl6qv9nt2c Před měsícem

    Dahair maxkamd hadad furaty Qabiil hajaaifeyn oo dadka ku soo dacwa tagay qabilkoda haku dhaga hadlin oo ha ciilin adigo nin aad isheystan kuxumeynayo walsocdaa qorshaha lkin dadka xifaaltanka kaladhaxeyo iyo dadka ku soo dacwa tagay kala saar oo ninka aad siheysan dadkisa hadi wax kula yimadan ado ku xumeynaya haku dhibin qabilkoda

  • @bisharomohamed1325
    @bisharomohamed1325 Před měsícem

    😉

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    HA LAGU FURO DACWO WA IN LAGA TARXIILO WADAMADEY JOGAAN

    • @axlaammaxamed1681
      @axlaammaxamed1681 Před měsícem

      Kaalay adiga ku fur dacwo oo tarxiil

    • @canabiinadia
      @canabiinadia Před měsícem

      ​@@axlaammaxamed1681Mucarad Miya ku tahay maamada ilmaheda Laga heysto

  • @Zainab_salat
    @Zainab_salat Před měsícem

    I hope one day her kids found her, i know her ex husband doesn't want her kids to be with her

  • @abdiroble9644
    @abdiroble9644 Před měsícem

    Jkkkkkkkk

  • @zamzamhassan9394
    @zamzamhassan9394 Před měsícem

    Wlee waa yaab ceebay tacaal
    Amay isga daan u tahay inu hadaa is bareyelo wayo caruur mah waa dad waweyn oo 21 iyo 22 jeraa walhi god kisay biyo ugu galeen
    Dayerka kaan beenlogaa
    Hada ayagu ka baqayaa wayo way dacweynayan ilmah qurbah ku koray been mayaqanan way u dhamatay Court idiot.

    • @muslimxusein3863
      @muslimxusein3863 Před měsícem

      Waxay u badantahay inuu ugu sheekeyey inay dhimatay

    • @maxamedcalixasan9233
      @maxamedcalixasan9233 Před měsícem

      ​@@muslimxusein3863waxaa laga yabaa inuu ku yidhi hooyooyinkiin way dhinteen