😱QISO HOYO HINDA NINKAYGU WUU IGA BAXSADAY ANA ZAMBİA DARBI JIIF KU AHAY IYO 5 CIYALKEDA SUBXANALAH

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 07. 2024
  • @Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
    @ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#italy#america #austria #america #netherlands #qatar #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemirates #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhagio #austria #america #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle #turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal #daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal #aroos #ruwaayad

Komentáře • 34

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 Před 29 dny +3

    Ragoow miyaadan xishooneyn gabar unbaa ooyneysa War iska xishooda oo ilmahiina hooyadood sidaas kadayaa kadaaya oo xishooda gabdhaha sida kadaaya💔🙄

  • @user-zx9uq1zy2t
    @user-zx9uq1zy2t Před 29 dny +3

    Maasha alaah ilaah lheyr ha idin siiyo❤🎉

  • @sagalabdi3898
    @sagalabdi3898 Před 22 dny +1

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @Maria28832
    @Maria28832 Před 28 dny +3

    WALAL MJ 5 CARUUR MJ HEDEY IDIN HEYSO DAAROOD GUNIMADA ISKA DAAYEE CARUURTA IDINKA IDINKU ABTIRSADAN NASABKA AABE U TAAGANEH MJ ILMIHIINA CAAWIYA

  • @yabbturb-b3
    @yabbturb-b3 Před 28 dny +2

    Sheekhal iyo majeertan waa dadxun Ma caawinayo qoyskiisa 😢

  • @user-dc6yh6bl3r
    @user-dc6yh6bl3r Před 21 dnem +1

    Shiiqaal Waa Su Aale Aawey Fahad Yassin Reer Qarax Quraan Ku Qaraabte Waa Su aal?

  • @MohamedUbaha
    @MohamedUbaha Před 25 dny +1

    Daahir waxad gabadha agteeda haku gumoobin reer mahad hay xumeye adigu ha xumen

  • @user-up5ze8ex2b
    @user-up5ze8ex2b Před 29 dny +2

    Waxaa sax ah in ay gabdhaasi ay biilka iyo guriga kiradiisa waa la baxshaa waxaa jir miseyr ah wax ka badan baa jirta qof baahan miyaa sidaa u eg

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 Před 27 dny +2

    MJ Hana ceebeeynina ninka gabadha Ka qabta OÖ caawiya ninka xun gabadha Ka qabta qurunkaa csruurtaa haloo kaco MJ iyo soomaaliyeey

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 Před 27 dny +2

    Oo mxaa loo Cabudhina yaa inanta

  • @maymuunxagi794
    @maymuunxagi794 Před 22 dny +1

    Maxakada baa yaab tay maxaa maxkamad ka ogtihiin maxakamad maa la waayey ,marka maxamed daahir calsow loo donanaa. Waa yaabka yaavkiis

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 Před 27 dny +2

    Waar yaa Ilmaha ma reer Aptibaa idiin korinaya

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před 24 dny +1

    Gabar somaliyed ba dhib shegatay dumashigay ba i cawiya 350dilar bu isiiya ma igu fila ayey tiri marka so cawiya waa gabar dalan somaliya haday joogto way deeqda biilka lakiin ma soo dhofi jarto iyada iyo carurteda cawiya hooyo qabiil uma baahna

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 Před 27 dny +2

    Oo kaalay Majeerteen ma wuxuu rabaa in ilmaha lookoriyo

    • @zuzanali5962
      @zuzanali5962 Před 23 dny

      Iyadaa lasoo kuriye ma ilmahaa loo kurInaa 😢

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 Před 27 dny +2

    Waar Nimanku hadal jilicsanaa

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 Před 27 dny +1

    Dahir MJ baa dhex carareey

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 Před 29 dny +2

    Dahir War badnaa warbal aamus 🙄

  • @Gulmudagirl
    @Gulmudagirl Před 29 dny +2

    Dhabayaco yaa idin yiri guursada dadka gabdhahoda hadiinan kafalaqadikaran sheikhal iyo abgaal maywaxsiyaan kuye 😂😂😂😂😂😂😂 oow my goodness 😂😂😂😂

  • @sahraduale2235
    @sahraduale2235 Před 17 dny

    war waxaan wuu cabsan yahay gabadha ka qabta

  • @AminaCaliAxmed
    @AminaCaliAxmed Před 28 dny +1

    Asc halow daahir ayaan rabay dhibane ayaan ahay

    • @ilyaasgubta3981
      @ilyaasgubta3981  Před 28 dny

      WALAL TIKTOK TIISA DAHIR ALASOW BAA UGU QORON LA XIDHIIDH

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 29 dny +4

    alla daroodow dhaqan xumidina ma caruurtiina mj ayay sheekhaal iyo abagaal idin biilaiyaan war doqonimada iska daya ilamaha idinka dhiigina yihin biishada gabadha meesha ha ku walinee walahay wa yaab niman leh waa loosarad bay wax ka sugaysa maha looser ilahay waxad haysto isaga ku siiyay ka qaadi kara kuwa malka ku fana waanu ka qadi karna buu leyahay iska dayaa fanka beenta

    • @Amineta.0
      @Amineta.0 Před 27 dny

      Edeb uyeel afkaaga dheer Daarood ma gaartiin illaheyba nadiyee

  • @Gulmudagirl
    @Gulmudagirl Před 29 dny +2

    5 caruur ah baa lohayaa dhabayaco ilmihiina kufilaa doqonyahay 🤮🤮🤮😡😡

  • @MohamedUbaha
    @MohamedUbaha Před 25 dny +1

    Gabadha caawiya

  • @fartaislaw1871
    @fartaislaw1871 Před 29 dny +1

    Ala sheeko badanaa tiktok lacag aa yaalo wlh waleys sheshegi

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b Před 7 dny

    🥹🥹🥹💔💔💔

  • @Maria28832
    @Maria28832 Před 28 dny +1

    WALAL FARMAJO GO WAA ALKOLISTE HADALKISA COD XUMA HADUU CABSAN YAHAY NACASKAAS UUF NIN BALWAD LEH WEYE

    • @Fadumohalgan
      @Fadumohalgan Před 24 dny

      Naaya maajo go baa ladhaha farmaajo go maxaa uleedahay

  • @user-up5ze8ex2b
    @user-up5ze8ex2b Před 29 dny

    Gabadha iyo ninkeedaba waa cabtooy

  • @fardowsawarsame1739
    @fardowsawarsame1739 Před 27 dny +1

    UGU HOREYN MEESHAAN MA MAXKAMAD BAA YAA WAX KAGA QABAN KARA MA QOMULUD CALASEY MIYAA QABAN KARTA AYADAA DAYACAN OO INTAAS TUUGSANEYSO DAMEER CALASEY. MJ WAA KUWA CUQDADAS KU BADEY ILAA HADANA OOYEY CAJUUSO