Gabar 8 bil uur leh Sadaqo lo Aruurinayay Gabar iyo hooyaded aa ka hor istaagay qabiil dartiis

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024

Komentáře • 25

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 Před měsícem +12

    😂😂😂😂 alla daahir qosol badanaa 😂😂😂😂😂 kulahaa maxkamadda intaad nuujinayso way ku biilaysaa😂😂😂😂😂

  • @farhiyaahmed5887
    @farhiyaahmed5887 Před 5 dny

    Ilaahoow IRSAAQAD waasac Ilaahoow sii hooyo macaan

  • @ijabaluul4704
    @ijabaluul4704 Před měsícem +2

    Sadaqada iyo baartaanka live lagu baarayo ...ma fiicna

  • @AminaSalah-s2l
    @AminaSalah-s2l Před měsícem +1

    Sada qadu maaha sidaa

  • @user-eo2hz5qe9v
    @user-eo2hz5qe9v Před měsícem

    Manshaalah daahir wa gob walahi. Lkn naagtu niman badanaa 4bay hada sheegaysa wa tu warersan Alah xaal og😮😮😮😮😮

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 Před 17 dny

    Daahir calasow waa mooryaan dadka ayuu isku diraya waxa u qabanay malah waa u ciyaaraya

  • @MaxamedXasan-z1m
    @MaxamedXasan-z1m Před měsícem +1

    As c

  • @Zurich527
    @Zurich527 Před měsícem +1

    Wey noqon kartaa Abgaal HG na wey noqon kartaa

  • @hibakzhiine
    @hibakzhiine Před 29 dny

    walaal abagaal maxa kaxun i mean ma caawin laheen

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql Před měsícem +2

    Dadka masadaqeey rabaan inay baxsadaan mise dad baa labaarayaa maxaase hadala loo duubaa aniga dadkaa meesha ku jiro alle kabaqa dadka dhibtoona caawiye ama u diida

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Před měsícem

    Subxanalaah qabiil ma naqaano ayleeyihiin yaahuu

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 Před měsícem

    Asc iska daaya inanta yar Acuudubillaahi

  • @sahroxassan6814
    @sahroxassan6814 Před měsícem

    Abgaal hadey tahay lama takuleynayo miyaaa maxkamad qabil ku saleysan iga dheh

  • @FaisalJama-op5ih
    @FaisalJama-op5ih Před měsícem

    Hawiye turub baray ee noocaan maxaa waaye?

  • @Zainab_salat
    @Zainab_salat Před měsícem +3

    The neighbor is jealous she doesn't want her money

  • @FaisalJama-op5ih
    @FaisalJama-op5ih Před měsícem

    Ceerga waa Laga buuxaa aan maqli jiray anigoo yar. Dhaafa gabadha

  • @ApdiaziizHusein
    @ApdiaziizHusein Před měsícem

    maxkamadu ma qabiil ba dahirow?

  • @geniaden6855
    @geniaden6855 Před měsícem

    Daahir abgaal maxumo

  • @nadiifosalaad1763
    @nadiifosalaad1763 Před měsícem

    Gabadha caamiya qabiilka iskadaaya

  • @fathihassanmohamud1567
    @fathihassanmohamud1567 Před měsícem

    Wallhi celi cumr kumaqly

  • @cabdiqaali143
    @cabdiqaali143 Před měsícem

    Warsan Gali abgaal waaye hoyadeed

  • @Degaliah
    @Degaliah Před měsícem

    Maxkamada intaad nuujinayso way ku biilaysaa😂😂😂😂 dahir show ma daahirtid 😂

  • @user-si6rr7ms8t
    @user-si6rr7ms8t Před měsícem +2

    Abaga maha

  • @Zurich527
    @Zurich527 Před měsícem

    Wey noqon kartaa Abgaal HG na wey noqon kartaa