DHAXALKII HOOYADAY AY IGA DHIMATAY ABTIGAYBAA IGA DHACAY 1000$ MAXKAMADA DAHIR CALASOW

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • @Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
    @ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS ​⁠ @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#italy#america #austria #america #netherlands #qatar. #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemirates #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhagio #austria #america #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle #turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal #daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal #aroos #ruwaayad

Komentáře • 197

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před 2 měsíci +26

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Queenkiin1234
    @Queenkiin1234 Před 2 měsíci +15

    Walee dahir wa balaratay ha dayba dhaxal xalineyso masha alh keep going

  • @rageahmedrage4956
    @rageahmedrage4956 Před 2 měsíci +2

    Asc wakaalkey Daahir casow ilaahey hakuu fududeeyo maxkamada guul guul guul insha Allaah
    Waa dheereye fra norwey

  • @AfiyaIbrahim-tn8fn
    @AfiyaIbrahim-tn8fn Před 2 měsíci +13

    Asc. Subxaana Allaah Illaahow ceebteena astur. Wiilkaan in uu dhexgalo ma'aheyn wuu is ceebeeyey. Aniga dhaxalkii aabahey haduu abtigey i weydiin lahaa waan siin lahaa abti waa qaali.

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o Před 2 měsíci +1

      Abtiga yaa ubanaayey dhaca halaga qaadoo tuuga

    • @mohamedkahrabaofficial
      @mohamedkahrabaofficial Před 2 měsíci

      Walaal
      Abtigaa wuxuu ku noqday waa Sharciga islaamka
      Laakiin wiilka dhaxalkiisa waxaa u baneeyay, Sharciga islaamka waa sidaa walaal ujeedada

    • @LillyRobloxlove
      @LillyRobloxlove Před 2 měsíci

      ​@@mohamedkahrabaofficialwll Sharciga Islaamka wuu ku lee yahay xaqii, laakiin in uu si tartiib deganaan ku jirto dhaxalkii ku raadsho reer abtiyadii isku dirin Allaahu aclam.

    • @LillyRobloxlove
      @LillyRobloxlove Před 2 měsíci

      ​@@user-mk1gp2cw7oAniga reer Abtiyadii anaa u baneeyey dhaxalkeyga Iyaah in ay cunaan ku tagaan Xajka eyna ii duceeyaan. Wll moda kale aan kuu sheegee wax ka qaalisan ma jirto reer abti. Illaahow ii daa reer abtigey in kastoo aabahey uu ii heeliyey reer abti fiican ii doorey.

    • @marianosman2515
      @marianosman2515 Před 2 měsíci

      Subxaanalaah hooyaday dhaxalki abaheed maa la raadinaya Alaha sahlo waxaan mooday xoolihi aabihis,dadku waa kala dhaqan walahayban weydin hooyaday waxay dhaxal u heshay abtiyaday iyo habaryarahay

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 Před 2 měsíci +7

    Habaryari waa hooyo ee wiilka ceyda kadaa

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 Před měsícem +2

    Aniaa ku siin karo cumar tugumbo kuu keenayo fonkiisa adeerkey waaye Daahir 🌹👏🌹👏🌹👏

  • @hassahilowle-nh7nj3ru5s
    @hassahilowle-nh7nj3ru5s Před 2 měsíci +9

    Kow Dhaxalka Hooyo Owlaadeeda.

  • @bing2b989
    @bing2b989 Před 2 měsíci +6

    Dhaxalkiisa iska siiyay,maxaa niika glay wuxuu kuqabanayo. That’s his right 😳
    Qabiil iyo abti shaqo kumaleh.

  • @user-qw7xb9ju6j
    @user-qw7xb9ju6j Před 2 měsíci +4

    Wilyahow dhaxalka udoodaayo. Hadaatahay daahir daacad. Cunuga haladhoofiyo daahir wiilka hadal mayaqaano. Wiilkalacag tiisa halugu dhoofiyo. Nag halagadaayo haldhoofiyo❤

    • @MustafBashiirali
      @MustafBashiirali Před 2 měsíci

      Makaasaa ldoofinaa shaydaanka lagu dhufsay oobalaayo kuqaaday

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Před 2 měsíci +6

    Amuu hooyadii daycdey markii hore aloe sahal amuu Raha aaniin

  • @shamsoceynab386
    @shamsoceynab386 Před 2 měsíci +1

    Waa waarey daahir gacan ayan kutagay hadaba sidi hurmud ganacsigi ulawaregtay adigane aad maxkamadi ulawareegtay❤❤❤

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 Před 2 měsíci +3

    “Jiisoow lugayare”😂😂😂😂
    Belo ama il la’aatey ama lugla’aatey ama gacan la’aatey 😊

  • @mohamedhaaji9480
    @mohamedhaaji9480 Před 2 měsíci +3

    Ibraahin gaab waa Caan wiilka saaran waan aqaan bakaaraha ayuu kuyaalaah guri ween xamarweene maqaayad ween aakutaaal dad badan uudhamay way waasheen ninkaan ayaana iskahausta xoolaha waxakale waa eber

  • @Sullb22
    @Sullb22 Před 2 měsíci +4

    Hawiye uf darood uf😊😊😊

  • @najma8198
    @najma8198 Před 2 měsíci +4

    Wlhi waa xanuun dhalka ina ka qadan daad kale waar alle ka baqa matahay waa adoon waxa imaan malin ada hadali karin taan labada walidka ita nooshin caruurta woxoda siya marka dhimatan waxan camaal dhicin alle ka baqa iyo rasuulkin scw

  • @umuabadi
    @umuabadi Před 2 měsíci +1

    Yaab. Waaye. Hooyada. Illaahoow. Ay. Dhimatuu. Taagnaa. Balayage. Karaacaysa. Abtiyaasha. Indha adkaa. Xoolo. Awoowe. Lahaa. Oo wax kasoo. Gaarayaaba. Aysan. Jirin. Buu. Udagaalamayaa.

  • @Khalif-f1v
    @Khalif-f1v Před měsícem +1

    abti nin fiican waaye Allah quluub tooda mideeyo

  • @maydal6037
    @maydal6037 Před měsícem

    Daahir calsow please dhibta family ha isku dhexgalin, u kale garqaad laakiin wax ay leeyihiin ha u hayn !! Noloshada ayay dhibaato ku noqonaysaaye

  • @AliIbrahim-fc4hb
    @AliIbrahim-fc4hb Před 29 dny

    Walaal wiilka abtiga looyahayoow abtiyaashaa iyo habaryarahaa kaxishoo oo si tixgelin waalidnimo u hadal
    Hadalkaadu ma wanaagsana

  • @umunadiaahmedali7461
    @umunadiaahmedali7461 Před 2 měsíci +2

    Scw scw scw scw scw

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Před 2 měsíci +9

    Umaleyn Mayo in abti dhacayo caruur walaashiis dhashey ee arintaas halaga fiir sado insha alaah

    • @halimayussuf3032
      @halimayussuf3032 Před 2 měsíci +2

      Weyjiirta abaayo anageybo nahesata hadadan lajogo oo abtiyashey wexey taganyiihin gawar ilmaheda waxbo nagumalahan

    • @M.SOMALI431
      @M.SOMALI431  Před 2 měsíci

      @@halimayussuf3032 SUBXANNALAH xaqiiiiq ale ku siyay miyay ku didan yihiiin ale ha ku sahlo abayo

  • @user-qw7xb9ju6j
    @user-qw7xb9ju6j Před 2 měsíci +4

    Daahirow. Ninkaan waa aftahan abtifiican ma aha. Dahirow. Wiilka xitaa hadal mayaqaano waadareemeysaa. Ee. Hadaa run wadaan halagooqaadao. Wiil ka cayr cayr eekadhigtee

    • @bing2b989
      @bing2b989 Před 2 měsíci

      Abti iyo habaryar dhaxal kuma leh , ayata sabata ee uledahy anaga dhan ayaa ubaahan dhaxalga?😳😳😳.

    • @ibtijah2747
      @ibtijah2747 Před 2 měsíci

      ABTIGA IYO HABARYARTA DHAXAL MIYEEY WALAASHODA KU LEEYIHIIN WAABA YAAB

    • @fatimaikhtii5563
      @fatimaikhtii5563 Před 2 měsíci

      dhaxalka wiilka hoyadi aya abahed ka dhaxli lahey wayna dhimatay marka isaga raba boski hoyadi inuu dhaxlo

    • @Tuuneey7011
      @Tuuneey7011 Před 2 měsíci

      @@ibtijah2747 hooyada ayada xoolo kama dhiman ee aabaheed waxay ka dhaxlaayeen waaye hooyada ayada dhaxalkii ey dhaxli leheyd buu rabaa inuu dhaxlo wiilka abtigiis iyo habaryartiis saas bey qoorta iskula jiraan

  • @StarlightMoon-xq1br
    @StarlightMoon-xq1br Před 2 měsíci +4

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @abdiqaniahmad
    @abdiqaniahmad Před měsícem

    DAAHIR WAA CIIL TIRAHA UMADA SOOMAALIYEED M.A

  • @abuukarayaanle6842
    @abuukarayaanle6842 Před měsícem +4

    Alla sxbow abtigaa iska dhaaf badal kale Alla kabari

  • @miicaadsiciidcdhuux3720
    @miicaadsiciidcdhuux3720 Před 2 měsíci +2

    Maxkamad kkkk😂

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 Před měsícem

    NAAGTII MOORYAAN IYO SHUFTO DADKA DACASKA KA FURATA SIDAAS BAA U DAMBEYSAH, NAAGTII MOORYAAN AABEHED CAAYAYA, DHASHAH ILAAHAW HA IGA DHIGIN MIDAAS AAMIIN AAMIIN AAMIIN, CAASI SOO SEEXIS AH OO BALO DHASHEEDAH, AWOOWE LA CAAYAYO OO HADANA DHAXALKIISII LA RAADSANAYO MOORYAAN XAALKEED DHEH, ANIGU DADAAN LEEYAHA KULAHAA KAN IN LA INKIRUU ISTAAHILAAH OO WALAASHODBA INESAN DHALIN SOO DHAJIYAAN

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 Před 2 měsíci +1

    Hadii hooyadaa dhax eeyna heeysan laheeyn sudaad isku dabaru laheeyd isku dabar iskana ilaali habaarka reer abtiga waa khatar

  • @fahmadhagane6340
    @fahmadhagane6340 Před 2 měsíci +6

    Mushaqeysto waa asaga leh mustaqbal baan rabaaye 😂alow alle

    • @MustafBashiirali
      @MustafBashiirali Před 2 měsíci +1

      Waaba qaain muqayila tuuga muushaqaysto muqayilka waxba yaalasiin duliga abtigiis ladoodaya daahirow kaas muufgararee

    • @kiinay4946
      @kiinay4946 Před 2 měsíci +1

      Hooyo io dhaxal. Yaa mahiimsan
      Abti waa hooyo naas laheen
      Wiilkaan reer abtigiis waa laga raacayaa dadkii uu ku abdirsanaayay haqabtaan in tuusan jaajaannoqon

    • @user-yl4pp9rp3q
      @user-yl4pp9rp3q Před 2 měsíci

      😅😅

  • @abdirahmanmoalim5562
    @abdirahmanmoalim5562 Před 2 měsíci +1

    Wallee Abti iyo wiikan looma cadaalad falin war heedhe dhaxal koob ayaa la yiraa mana sahlana ee wiilka abtigaa ka fuq dheh

  • @user-yp3wg2rt3q
    @user-yp3wg2rt3q Před 2 měsíci +1

    Ayada oo aan hantida la gadin inta la qaymeeyo maa intuu xaq u leeyahay la siiyo, tan kale hadda ayaaba laga yaabaa inuu buro qaato sababtoo 17 qor waxaa laga yaabaa inaysan bil walba qofkiiba 100 qaadan, waa nin iimaanka la

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 Před 2 měsíci +8

    (SUB HAN ALLAH)!! KANI HOOYADII♥️dhimatey(ALLAH) YARHAM, dan Kama Leh !! LACAG , ayuun buu doonayaa!!(ALLAHU AKBAR)!!!!!

  • @ibrahinlaki2437
    @ibrahinlaki2437 Před 2 měsíci +1

    Dhaxal waiting looma Pawan Karo ee waqtiga hala sugu

  • @dekajama8188
    @dekajama8188 Před 2 měsíci +2

    Subxaana allah subxaana allah subxaana allah war waxaan cabsanyahau

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 Před 2 měsíci +4

    Acuudu bilaahi mina Shaydaani rajiim🙄

  • @umuabadi
    @umuabadi Před 2 měsíci

    Waa. Doofaar. Xoolo. Uusan. Laheeyn. Uu. Udagaalamaa. Walee. Kuma. Faa. Iidid. Balaayo. Kaa raaxday. Abtiyaasha. Dhaxalka. Ma. Asaga. Dartiisaa. Looboobsiinaa Kuma. Faa. Iidaayo.

  • @user-dc6yh6bl3r
    @user-dc6yh6bl3r Před měsícem

    Ceeyeka Cas,Cad Ee Aan La Doon 🙏 AYAAKE Cee6er 🙏💪❤️🌹💯💯💯💯❤️❤️🌹🌹👓

  • @user-df6hw9xr8e
    @user-df6hw9xr8e Před 2 měsíci +25

    Money un ba u cad

  • @ayuubabchannel5225
    @ayuubabchannel5225 Před 2 měsíci +3

    10:35 10:41

  • @ruqiyaguleed7161
    @ruqiyaguleed7161 Před 2 měsíci +2

    Assc caruurta 1p cunug hal dhaxal ayey leeyihiin waa isku mid wiilkaan hala siiyo dhaxalkiisa daahir wey Af macaan yihiin iska jir inay banaanka dhigaan ayey Rabaan ha aaminin daahir wey khiyaamo badan yihiin

    • @user-cq3cd6bd9d
      @user-cq3cd6bd9d Před 2 měsíci

      Hadeey bananka dhigan xitaa waxaab u fiican in uu sambro waayoo anti xolo lugulama diriro

    • @hudahaji8669
      @hudahaji8669 Před 2 měsíci

      Naa qabyaalada iska daa
      Caasiga cidna dhaxalka hooyadii waxba kuma faleyso e
      Waa wixii dhaqan celinta loogu xiray ayuu u qabaa!!!!

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 Před 2 měsíci +1

    Gabadha ma ila aragteen Waxaad u umaleysa in ay ayada xaqa ka maqan yahiin ninkaan weyn bey wax u sheege xoolaha rer abtigiis ayey Isla leyahiin weyna Kala qebsandoonan ayada maxey la xanaaqsan tahey oo ka galey iyada ganunaceyse

  • @abdirahmanmoalim5562
    @abdirahmanmoalim5562 Před 2 měsíci +1

    War heedhe habar gidir waa dhalnay yowsan ceebeyn ninkaan oo kale

  • @user-eu3fw8wn8w
    @user-eu3fw8wn8w Před 2 měsíci

    Allah dahiroow illahay ka baqa oo qabiilka iska daah oo dadka alle dartiisa uugu waxa qabo oo qabiilka iska daah oo sifiican baad waxa uwadaah ee jooji qabiilka

  • @user-qw7xb9ju6j
    @user-qw7xb9ju6j Před 2 měsíci +3

    War wax fahma. Saanookale aneey iqabsatay. Hadaa nadhegeesataan anaa qalad isaareysaan. Guri dhaxl. Aaya

  • @user-hm5nh9yd1p
    @user-hm5nh9yd1p Před 2 měsíci

    Asc,Dahir waa garsoore loo baahnaa .mar hore, jasaaka allah by Said

  • @cabdullahicabdi8083
    @cabdullahicabdi8083 Před 2 měsíci +4

    Waxaa dhacaayo wlh aadbaa uku xomahay

  • @mohamedsaeed4805
    @mohamedsaeed4805 Před 2 měsíci +4

    Allow naga qabo

  • @omarabtidon4801
    @omarabtidon4801 Před 2 měsíci

    Wiilkaan hoyadiis intey dhashay keliya ayaa leh mahine walasheed dhimatay iyo walalked waxba kuma laha ee wiilkaan iyo habarta gabadha ay dhashay keliya hala siiyo

  • @abuukarayaanle6842
    @abuukarayaanle6842 Před měsícem +1

    Caasi waalid waaye war abtigaa ka xishoo

  • @Ilyas-b7m
    @Ilyas-b7m Před 2 měsíci +1

    😂😂 hada ma cayar ayaa muqdish guri iyo xoolo xoog loogu haystaa ? 😂😂😂 maanta qoskii aduunka 😂😂😂😂

  • @hooyoxabiibo7058
    @hooyoxabiibo7058 Před 2 měsíci +2

    Anaa xasanleyah reer abtiyow intaaqeymeysaan wax iskasiiyahaduuqaatana uma roona hadaa idinkaqaadatiina idiinmaroona allekabaqavar abti maxaakugudhajiyeyhooyo waakasamirtaye abtiyaalmaadhoortid

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5i Před měsícem

    Maxkamad qabil warseyso maa kentaay saa uu socatay dahir calaasow cano calaasow xaa ka qadi karta

  • @raghejama5125
    @raghejama5125 Před 2 měsíci

    Maskiin Daahir Calasoow miyaa Ciise Mahamud dhulka qaadikaro sheeka badanaa ilmo Ibraahin Gaab dad layaqaan waaye dad madhacaan beyn waaye

  • @rashidbacalul
    @rashidbacalul Před 2 měsíci +5

    La gadi maayo waxii uu xaq u yeesho ayaa farta laga saarayaa

  • @CaamirWarfa
    @CaamirWarfa Před 2 měsíci +3

    Kani waaa caasi waalid oo mooryaaan ah

  • @ClrashiidAaden
    @ClrashiidAaden Před 29 dny

    Hooyada waatumaal maaha hooyada ciisamaxamuud sooomigu awoowka koormudhinta

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 Před 2 měsíci +1

    war dad kaan iyagaa iimaanka ka tagay maahee sweden dad laguma dhici karo sharci baa ka jira baahina warkeeda daa. mooryaan dalkii dadka ku dhacaya isagoo sweden joogo taasi waa edeb daro!

  • @fadumaisse7283
    @fadumaisse7283 Před 2 měsíci +2

    Asc walee taas waarun daahir

  • @hudahaji8669
    @hudahaji8669 Před 2 měsíci +3

    Waa caasi balaayo ku dhashay

  • @user-qw7xb9ju6j
    @user-qw7xb9ju6j Před 2 měsíci +3

    Slm

  • @karinaali63
    @karinaali63 Před 2 měsíci

    Good job dahir maxakamada shaqo ficaan bay heysa

  • @raghejama5125
    @raghejama5125 Před 2 měsíci

    Indhoo adkaaa sheeko war shaqeeyso dhahayaa waa sarqaan xoolo ah

  • @user-cq3cd6bd9d
    @user-cq3cd6bd9d Před 2 měsíci +2

    War abti iyo lacagta waxaa weeyn anti ee shishood balwadaaba ku waaleeys subxaanallah

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 Před měsícem

    Idinkaa ii joogah oo mooryaanah anigoo mooryaanimo wado

  • @AtlasMirre
    @AtlasMirre Před 2 měsíci +2

    Ninkan hawiye ayuu ceebeeyay Abti lagu dabadhago waa sheey xun abtigiis xushmad uma haayo. Abtiyaasheey ayan xoog wax uga qaadanaa qofleh subhanallah

    • @funnycats8690
      @funnycats8690 Před 2 měsíci

      Abti diinta waxay siin xoog Kuma heysan karo lomana ogolan karo

    • @AtlasMirre
      @AtlasMirre Před 2 měsíci

      @@funnycats8690 Abtigeey illaahey ka sokoow nolosheeyda ayuu leeyahay xoolo iska daayee xumantiisa iyo samantiisa labadaba xushmad ayuu mudan yahay. Maqabiilkii hooyadaa ka dhalatay ayaad dhac u geeysaneesaa hadii uu abtigaa kugu xumaado? Subhanallah Abtiyaasha kale duco weeydiiso si’aad u hesho wax ka kheyr badan waxa aad dooneeysid..

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 Před 2 měsíci

    Waa caasi walladeen kani subxan allaah ❤

  • @aminaawil784
    @aminaawil784 Před 2 měsíci

    Wakhti bayqadaanaysa dhaxalku ciiyar maaha cuulimo bay ubaahantahay io culimo jalsaarto maxakabada calasow waxba kama qabaan karto qofna ma sheegi karto wakhtiga ladhaxlayo

  • @omarabtidon4801
    @omarabtidon4801 Před 2 měsíci

    Dahiroow. Wiilkaan. Asagaa xaq u leh in lagu warejiyo dhaxalka hadii ay noolyihiin ayeeyadi hoyadas dhashay iyo hoyadas abaheed iyo awlaad waxay dhashay keliya abti habaryar waxba kuma laha

  • @saidissa1815
    @saidissa1815 Před měsícem

    War kan waa caasi xoolo Aduunyo abti looma caayo

  • @hodanelmi6876
    @hodanelmi6876 Před 2 měsíci +3

    Alla ceeb badanka kan waa wiil caasi ah

  • @abdialifarah4173
    @abdialifarah4173 Před 2 měsíci

    Caqliga habargidir waxay doonayaan dhul majeerteen oo garowe kuyaale kii muqdisho ay ku lahaayeen majeerteena iyagaa xoog ku degan

  • @user-mm5yt8rl8l
    @user-mm5yt8rl8l Před 2 měsíci +1

    Daahirow nin abtigiis maxkamadeenaayo nin caafimaad qaba maaha gadoomiye

  • @zamzamhassan9394
    @zamzamhassan9394 Před 2 měsíci +2

    Bisnka suubaxanallh
    War yaa Allah yaqaan
    Daadkan Diin ma yaqanaan miyaa? Maxay tahay
    Wiilkan 40 jir ka ah ee dhaxalka hooyadi lasku hasto yaab maa ilama yar oo 10 jir ah baa wuxu doono haa noqodo caasi waliid ama ciyala suuq asaga iska leh 😢😢

  • @zeinab-o6r
    @zeinab-o6r Před měsícem

    Lacageey lacag ilahow sahal umuraha

  • @StarlightMoon-xq1br
    @StarlightMoon-xq1br Před 2 měsíci +2

    ❤❤

  • @hamdimohammed9094
    @hamdimohammed9094 Před 2 měsíci

    Anaa rabo inaan kaguursado kulahaa dhaxalka ilmaheedaleeleh haduu wiilku jiro hadey gabdho yihiin ayaalaladhaxlaa ee abtiga iyo

  • @ifrahismaciil158
    @ifrahismaciil158 Před 2 měsíci +2

    Muu shaqaysto intuu lewyahay nin 30 jir ahay subxanalaah Ma wuxuu sugayay intay mamadu dhimanayso

  • @maxamedhaybegaas7863
    @maxamedhaybegaas7863 Před 2 měsíci +2

    Wajigaaaga allaaah hagubo wllee cuqubo kuuma dhimana

  • @quruxleeyqaracantay2580
    @quruxleeyqaracantay2580 Před 2 měsíci +1

    Xoolaha ma wiilka hooyadiis baa leh mise dadkoo dhanbaa leh

  • @YonisMohammed-tx4os
    @YonisMohammed-tx4os Před 2 měsíci

    Kuwaan abti iyo habaryar ma aha wiilka ee waalidka u yihiin ineey sidaan ula hadlaan ma aha

  • @aminaawil784
    @aminaawil784 Před 2 měsíci

    27:42

  • @safiyahussen9466
    @safiyahussen9466 Před 2 měsíci

    Masha allah daahir

  • @NuurtoMaxamed-gu7rq
    @NuurtoMaxamed-gu7rq Před 23 dny

    Kan waa casi

  • @dahaboabdillahiabdi1913
    @dahaboabdillahiabdi1913 Před 2 měsíci

    Reer Abtiga kaxisho

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Před 2 měsíci +4

    Naag nin wada iyo awr awr wada midna kama baydho Yusuf Naagtaan badada oorabta iney lacagta laqdo cuquba haka gelim abtiyaa shaa

  • @user-dy8tn9gl6z
    @user-dy8tn9gl6z Před 2 měsíci

    Naagtan lafadhido imankay la dahay 😂😂😂 say ushitaarto yaa Ila arkay 😂😂😂😂

  • @safiyadayib4633
    @safiyadayib4633 Před 2 měsíci

    Wuu ceeboobey habartuugo

  • @maryancabdi5667
    @maryancabdi5667 Před 2 měsíci

    Waa abti xishoo

  • @noorhassan9730
    @noorhassan9730 Před 2 měsíci

    Daahir magadan karti waayo cadaalat maoho

  • @user-vi5yb8wk9c
    @user-vi5yb8wk9c Před měsícem

    Dawaqsugaha Bar Buulshoo miyaa oo lamigasaran

  • @umuabadi
    @umuabadi Před 2 měsíci

    Mahayana. Sanka. Yamagata. Leh. Aasoo. Direeyso. Waxeey. Kutuntaan. Beey rabaan

  • @user-wy7bk5yb5y
    @user-wy7bk5yb5y Před 2 měsíci

    Haa haa

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 Před 2 měsíci

    Wiikaan aduunyaduu aad u jecel yahay waana jamuuqataa hadalkiisa

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 Před měsícem

    Mooryaanimo buu wadaa cunugan abtinimana ma yaqaan wuuna habaaran yahay

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 Před 2 měsíci +1

    Xaq daro baad ku qaadata 100$ gabadha kula dhalatayna 50$ nacalad baa idinku taal waxaad u ooyneeysaa waa cadaalad gabdha kula dhalatayna xaqeed baad cuntaa bilkasto hadeey muslinka sidaas wax u qaybiyaan way qaldan yihiin adigana waad qaldan tahay.

    • @SheikhMohamadQadar
      @SheikhMohamadQadar Před 2 měsíci

      dhaxalka illahey ba qebiyay walal ..
      mahan wax ey bili Adam qebiyeen ..
      Cadalad idilkeeed neh waxa laga helaa Allah agtisa .. marke Waxan amin sanahay. illaahey waxu qebiyay qofkan ku qancin waa gaal ... haba dhaho Muslim an ahay

  • @MunaAbdinour-ed8up
    @MunaAbdinour-ed8up Před 2 měsíci

    Dhaxlku sharci buu leyhy 17 kaas ilma ibrahim gaab ah baa lo qaybin wixii gabdha 2 gabdhod 1 xarig bay leyihin wiilkina 1 xarig buu leyahy Haa isaga & walashiis 1 xarig barkis bay isla qaybsan sida sharcigaa hada bilkasta 100 $ qaata ka yar buuna helayaa ee dhaxalkan qaybiya plze dadkaan kala saara qof walba xoogagisa gacanta halaga saaro

  • @ahmedbishar3173
    @ahmedbishar3173 Před měsícem

    Wiilka abtiga loyahay side dhaxal kuyeshay ifahamsiya

    • @ADGV
      @ADGV Před měsícem

      Dhaxalka😂hooyadii hadii ay geeriyootay wax buu ku lahaanaa

    • @ahmedbishar3173
      @ahmedbishar3173 Před měsícem

      ​@@ADGVIma Adan fahmin, wilka dahir uso dacwoday hoyadis Aya dhimatay, dhaxalka asaga leh, lakin wiilka telefonka laga wacay ee abtiga loyahay ee ladhashay hooyada dhimatay, sidu dhaxal kuyeshay

  • @ayuubabchannel5225
    @ayuubabchannel5225 Před 2 měsíci +3

    111❤

  • @SainabYusuf
    @SainabYusuf Před 2 měsíci

    Ilahayba og lakin nin hooyadi dacayay ba moda hada dhaxal kuso bararugey

  • @saidissa1815
    @saidissa1815 Před měsícem

    Shaqayso dheh