maxkamada dahir alsow codad sira aabihi arxanka darna iyo hooyo ubadkeedi lugu diray

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Caato Officiall @Liibaan Jama @fahmo fiicaney @Gulledsimba @SOMÁLIA SUCESSADA @SULDAAN OFFICIAL @SADAAM OFFICIAL @SOCDAAL CHANNEL @Lamaane Official media @KABARAI CHANNEL @KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @MAAMA FRANKO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @fahiimo fiicaney @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil @xerta sheekha dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official @ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @QOORGAAB QAYBTII @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channe
    @abdikadirroyel7889 @Illintir @LAAKAHA MEDIA PRO @Quruxda Qoyska2 @kabtan Ayuub @Aftahan Production @Dulmi Diid @Mohamed Buskut Official @waridaad TV @Zaki honest Official @Taar
    @DulmiDiid @DalJireTv100 @shabellechannel9816 @HORUFADHITV @univsomalitv @nadaarashow9782 @Queen.Fatma. @Darwiish391 @illintir @QuruxdaQoyska2 @waridaadtv5645 @hamzehariir @MUDANETV @HornCableTV1 @warsamemedia96
    ‎@fatumaburaanburchannel2214
    ‎@Hodanonline @MohamedBuskutOfficial @MaxkamadaDahirAlasow @somalitiktok32 @Kowsomalimedia @Darwiish391 @baarliinofficial9251

Komentáře • 48

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Před měsícem +6

    Kan waa aabo xun oo hooyo iyo ilamaheeda kalgooynaa war Hal dacweyo ninkaan Holland sharciga hala tiirsado dacwee daahir lawyer uqabo❤❤❤❤❤

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A Před měsícem +6

    Ilmahaan daris iyo saaxiibo runta u sheego ma jiraan miya? Subxanallah walahi hadan aqaano waan u caqliyeyn lahaa waa ilmo la qasbaayo😢😢😢

    • @user-dw4bv9hz8w
      @user-dw4bv9hz8w Před měsícem

      Xog badanida maxad kifhexgaliyay abo carurtisa sokorsaday

  • @ummocasho8328
    @ummocasho8328 Před měsícem +2

    Si ka daa tan gabar mahan
    Allaha soo hadeeyo

  • @hassahilowle-nh7nj3ru5s
    @hassahilowle-nh7nj3ru5s Před měsícem +2

    Ilmaha wa la Xaday, Wa La Korsaday, wa La Dhaqay.

  • @rukioadow6509
    @rukioadow6509 Před měsícem +3

    Iqra in eey Hooya dhashay soow ma oga maxey u xariirin weyday, maxey shuruud ugu xiree hooyadeed 😢
    Waa abyuus hor leh

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 Před měsícem +1

    Ilmaha sidaas u hadlayo ilmo u noqonmayan Caloosha adkeyso kuwa ka keyring badan Allaha ku siyo

  • @rukioadow6509
    @rukioadow6509 Před měsícem +2

    Dhexdooda haka baxaan ilmaha iyo Hooyadood

  • @unitedtube1595
    @unitedtube1595 Před měsícem +2

    I feel sorry for the mother😢😢😢😢😢

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 Před měsícem +1

    Waa Caruur Madaxooda la badeley

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 Před měsícem +1

    Kkkk Maashallah Maashallah Maashallah

  • @hamdisrobloxchannelyay5222
    @hamdisrobloxchannelyay5222 Před měsícem +1

    Gabadha yarta dhaafa habartaan inteey horey udayacday beey hada sooradinee waliba meelxun usoomartey iyo social media bravo girl usheeg runtaa hooyadaa

  • @rukioadow6509
    @rukioadow6509 Před měsícem +2

    Hooyada Dhaqaalaha xataa xaq soow umalaha, xajka haddey geeyaan Aaba Laga rabaa

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 Před měsícem +3

    .war.naagta.soomaalinmo.sheeganeysa.waa.edeb.darantahay.weyna.hadal.xuntahay.dhibkan.oo.kale.haduu.maanta.hayn.alhaa.sikale.ayeey.dareemi.lahayd

    • @FaadumoIbrahim-wy3mw
      @FaadumoIbrahim-wy3mw Před měsícem

      Aadbaybu edebdarantahy ilahay haday ilma leedahay hakasoo saaro sidi ninki bay uhadlee balayo qabil jecel o hoyonimo aqoon weeyye

  • @ruun139
    @ruun139 Před měsícem +1

    Kabax khadak haji lagam bahn

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 Před měsícem +1

    Waa la dhaqey madaxood waa ka xumahey

    • @sagalmedia24k
      @sagalmedia24k  Před měsícem

      ABBE XUN AYA HELAY

    • @nimcoomar7611
      @nimcoomar7611 Před měsícem

      ilmo wurbo ku korey ilmo la aan as dhssnta il.ahden wigood habartaas xiririn mayan xitaa hadey dacwryso kuma rabno ayeh lreyihiin

  • @ashahassan3869
    @ashahassan3869 Před měsícem +1

    Wa casii wlhi.isaga.ka.dhgey.soomaliyey.habara habar

  • @hawaadan4740
    @hawaadan4740 Před měsícem +2

    Dahabo abayo ilmo kama racayne iska da wa ilmo la sumeyay oo uqdad lagu beray ilahey ha ka kalo

  • @SagalCabdulahi-tw7wd
    @SagalCabdulahi-tw7wd Před měsícem +2

    Hooyadeed waaladamasaxay qaracanbadanaa

  • @rukioadow6509
    @rukioadow6509 Před měsícem +2

    Ilmahaan zijn meer jarig moeten zelf beslissen, dacwo waxba looga qaadi maayo aabbahaa laakiin Hooyadood xaq in eey ku leedahay halloo sheego Hooyadood😢

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 Před 15 dny

    Ilmaha miyaa la qabsu karaa. لا سمح الله لو اولادي ينكرونني ساختار الصبر والسلوان.

  • @naciimaxasan448
    @naciimaxasan448 Před měsícem +3

    Ninka waa nin aad u xun
    Ilmaha asagaa hadalka u meerinaayo

  • @Duqabto
    @Duqabto Před měsícem +2

    Ilmo qurbo jooga mar hadii lagu diro waxba garan maysan waa say walahay

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 Před měsícem +2

    .caruur.maahan.waa.naag.weyn.gabadhu.ayadaa.duliya

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 Před měsícem +1

    Waa runteed lagama bixin karo.Arkiv buu galey

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 Před měsícem +2

    Qof ayaa hoos ka hadley so gabadhan la dhaho Iqra warkaan waa loo soo dhiibey.

  • @rukioadow6509
    @rukioadow6509 Před měsícem +2

    Ilmo hooyadood la nacsiiyey waaye, cod beyba haddana duubeen miyaa??

  • @Hooyodamac1
    @Hooyodamac1 Před měsícem +1

    Macsokor 😂waa aabbe xun

  • @ashahassan3869
    @ashahassan3869 Před měsícem +1

    Ilahey ku.cadab wa abe xanun carurtan xiita wa casii aniga.xiita wilba iga maqan wa.nin 27.sano.joiro mareykanka marka.dadatka.wa.dadat xuun

    • @sagalmedia24k
      @sagalmedia24k  Před měsícem

      @@ashahassan3869 HOOYO IYO ILMAHEEDI AYUU KALA FOGEEYAY

  • @ruun139
    @ruun139 Před měsícem +1

    Nagtan way Wotan

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Před měsícem +3

    Hooyada hayska dayso ayada soo raadin doonto haday caqli leeyihiin

    • @Aziiza_A
      @Aziiza_A Před měsícem

      Waa sax hadey dacwayso iney kasii fogaadaan laga yaabaa

    • @FaadumoIbrahim-wy3mw
      @FaadumoIbrahim-wy3mw Před měsícem

      ​@@Aziiza_A ninka ilmaha sidan usumeeyay ilmaha waabin ladacweeyaa ilaahayna wuu cadaabi doinaa lkn aduunka wa in wax lagu tusaa hasii fogadan haday rabaan

    • @Aziiza_A
      @Aziiza_A Před měsícem

      @@FaadumoIbrahim-wy3mw
      Ilmaha hada waa dad waawayn yaa rabtiin aya la dhaha wayna iska cadahay hada hooyada ma dooranayan oo waa dad la haystayaal camal eh🥲

  • @ashahassan3869
    @ashahassan3869 Před měsícem +1

    Isaga sixuun oga.shakeyey arka

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 Před měsícem +1

    MAXKAMADA MA TII LESPIAN OO KALA WAA SUAAL DAWEYN??‽?

  • @zahraibrahim8637
    @zahraibrahim8637 Před měsícem +2

    Waar ninka gabadha halaga qabto waa nin xun oo edebdaran hala dacweeyo

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 Před měsícem

    Ninkaan ma jiro waa 0+000000=

  • @ruun139
    @ruun139 Před měsícem +1

    Nayaa maxaa lakulshahY maxay tahay

  • @user-ft9qg3uh5x
    @user-ft9qg3uh5x Před měsícem +1

    Dahir Aboowe waxaan ahay hooyo kalmadaha ay dheheyso ninkan naagta uu qabo ma soo dhax geli karto why ilmuhu waxaa la leeyahay vidioga ma bixineyno so sorry naag shisheeya oo aad qabto laakiin Dahabo waa walaashaa. I am sorry ilmaha hooyadeed inaad hooyo tiraa xataa ma dhihi war naayaa miyaad ogyahay inhooyadaa kaaga mitigation 😢😢😢😢😢😢😢😢😮😢😢😮

  • @luckyforyourself6617
    @luckyforyourself6617 Před měsícem +1

    Jiini ku laa tag ku dhe

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 Před měsícem +1

    See buu anoo odagii habar gidir ah ii garab maraa?? 😂😂😂😂

  • @user-rm1sm3rp7d
    @user-rm1sm3rp7d Před měsícem +1

    Ayeyo Aya ikorsatay kulaha meqa ayeyo korsatay hadana hoyadod radsaday waligey melan tegin ayan tegay xita kwrn