Gabadhi Hooyadeed Qashika tuurtay Ninkeeda Oo Dacwo Ayaa Imaaday | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • Gabadhi Hooyadeed Qashika tuurtay Ninkeeda Oo Dacwo Ayaa Imaaday | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Komentáře • 60

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 Před měsícem +5

    Mashallah wlhi Dahir calasow ducada Somali Dhan ayu hysto thank bro cawi walalaha dhiban

  • @kifahmoha9785
    @kifahmoha9785 Před měsícem +4

    Jaadkaa ugooyay daahirna wuu fahmay lacag doon weeye😂😂

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +4

    DHALINYARADA INEY GURSADAAN AYAGO WAX BARAN SHAQO HEYN GURI DHISAN WABA QALAD

  • @farhiaabdi2505
    @farhiaabdi2505 Před měsícem +1

    Cayaar Cayaar mood maxkamada daahir Calasoow kkkkkk

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +2

    ABAYASHA ILMAHA INTA DHALO KA DHAQAQAYA ON MASRUFEYN HALA XIRO SIDA MAAROOKO YURUB

  • @user-km9fj2jf2f
    @user-km9fj2jf2f Před měsícem +3

    QUEEN SOYSOY waa qof daacad ah xasuusteeda iyo garashadeeduna sareeyso maansha ALAAH

    • @user-vl6qv9nt2c
      @user-vl6qv9nt2c Před měsícem

      Gabdhi masakinti baxarentaktay garoowe jogtaa waa been iyo waxas afarahas gali rabtay dahir calasow ka cilshay mana lobahna waxaas

  • @udgooney
    @udgooney Před měsícem +2

    Maxaa u guursatay hadaana wax heysan

  • @istahiljimale7422
    @istahiljimale7422 Před měsícem +1

    Yaa ayeydii aa ilmihiisa biisha intaas unalaagyay😳

  • @Anzal222
    @Anzal222 Před měsícem +2

    Nin gabadhiisa warba aan ka heynin muxuu ka hadlayan ma gabadhii ayui rabaa inuu inkiro waa yaab

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +2

    WUXU YIRI GABADHIISA SAQIIRKA GACANTA AYEY CUNTADEY ARAGTO GASHANE WA YAAB KAN ABE MIYA

  • @dheemanhusssein9578
    @dheemanhusssein9578 Před měsícem +1

    Daahir ninkan waxaan oo mataataca inad ka dhageysato ma aheyn
    Asagii ilmahisa dayacay

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 Před měsícem +1

    Daahir calasow waa liibaanay aloow kuu gargaar

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 Před měsícem +2

    Allaha kuu gargaaro Daahir calasow

  • @user-dq6ih1so1e
    @user-dq6ih1so1e Před měsícem +1

    Afarahaas maxaa ku galiyey

  • @InoNino-q2h
    @InoNino-q2h Před měsícem +1

    Waa benlow

  • @muasasadatowciya8079
    @muasasadatowciya8079 Před měsícem

    Cinwaanka daahir ee gaarka ah ayaan rabaa hala I caawiyo

  • @Baraka-f9j
    @Baraka-f9j Před měsícem +2

    Acuudu bilaahey minash-sheydaani rajiim. Dadkii Soomaaliyeed maxaa ku dhacey?

  • @leylajaamac7094
    @leylajaamac7094 Před měsícem

    Ma aabo mey hesataa gabadha aad guursatay ninka soo korsaday ayaa aabo u ah

  • @sahrajelleali414
    @sahrajelleali414 Před měsícem

    Maxaaad uguursata hadan waxheysen waiskabaxaa kulahaa warkadegmesha waxaas hanoosheegin saruur beele 😢😢😂😂😂

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +1

    MAROOKO DUMARKA RAGA WEXEY ISKU GURSADAAN FURAAN MAXKAMADA WAXA KALO LAGA LIIS GAREYA DEGMADA EY DEGENASHAHA KU LEYIHIIN HADEY IS FURAAN WEXEY ISKU FURAAN MAXKAMADA HADEY ILMO DHALEN WA INU MASRUFA ILA EY SHAQO CILMI KA BARANAYAAN HADI KALE WA XARIG

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 Před měsícem +3

    Yaab waa umar wareersan ninkan musuuliyadii saarneed buu gabay. gabadh dhiban buu u soo dubo raacay. Yaab

  • @sheikhharun7310
    @sheikhharun7310 Před měsícem

    Dahir.guuuuulayso.🥰🥰

  • @mohamedalihersi9057
    @mohamedalihersi9057 Před měsícem +1

    Kan waa doqon walahi inuu iska aamuso ayaa u sharaf badneeyd

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 Před měsícem +1

    Daahir calasow wiilka maad wax siisid waad ujeedaa inuu gacan maran yahay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +1

    WA IN DEGMOYINKA IYO MAXKAMADA EY ISKU GURSADAAJ DHALINYARADAN WA IN LA WEYDIIYO MEXEY HEYSTAAN GURI MA DHAQAN KARAAN XAQUQ WALIDNIMO MA QADI KARAAN HADI INTAAS SHARUUD E6 KA BIXI WAYAAN HA LAGA DIIDO INEY ILMO DHALAAN O EY KONDOB ISTICMALAAN

  • @Ralia777
    @Ralia777 Před měsícem +1

    Qeyru mas’uul gabadhiisa masruufi karin ayaaba hadlaya, caajib

  • @Zurich527
    @Zurich527 Před měsícem +2

    Gabadha odeyga hooyadeedduu qabay waaba Aabeheed weysana kama jabiso

    • @sucdiosman8337
      @sucdiosman8337 Před měsícem

      Diinta ma qabto in aabo aan dhalin magaciisa lagu meheriyo ama magaciisa la siiyo.

    • @Zurich527
      @Zurich527 Před měsícem

      @@sucdiosman8337 wuu meherin karaa wali wuu U noqon karaa lkn inuu sheegay aheyde qariska uunbaa dhhibka jiraa lkn ñinkii hooyadeed qabay waa waalidkeed

    • @caashotabshee4785
      @caashotabshee4785 Před měsícem

      Ma mehrinkaro.magaciisana laguma mehrin karo

  • @Simanshop-pj1jz
    @Simanshop-pj1jz Před měsícem

    Waa iska riixida

  • @Simanshop-pj1jz
    @Simanshop-pj1jz Před měsícem

    Waa iska celisa

  • @saidissa1815
    @saidissa1815 Před měsícem +1

    War gabadha wax maseesid ee iska asmus

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 Před měsícem +1

    Maba oga wixi eey qadato muxuu ku hadlaya waxaa

  • @xasankaafimaxamed1226
    @xasankaafimaxamed1226 Před měsícem

    Daahiroow maweeydiisey ayeeyada uu sheegayo ma wax uu hubo ayeey siisaa mase waa labiilaa umbuu maqlay?

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 Před měsícem

    Nagaha waa xasidin gabadha meeshey joogto xaaa kagalay

    • @sucdiosman8337
      @sucdiosman8337 Před měsícem

      Naag waxa aan masuuliyad laagu dhiibin baa taas ah waayo waa caadifad iyo xin socoto

  • @sumaya7380
    @sumaya7380 Před měsícem +2

    Daahir nin sacad ah Marku so koro wa daboola arinta

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem

      😂😂😂 howshiisa waaye bacoowga.

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 Před měsícem

    Wallee rerkaan hawiye wax ka dhaqan xun waligey marag 😂😂siiba habar gidir 90kaba meesha daahir ayagaa dacwada ku badan

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    WALID LAMA DHAHO KELIYA KAN KU DHALEY WALID WA KAN KU KORIYEY KULA KUFEY KULA DHACEY DHABARKA KU SARTEY

    • @sucdiosman8337
      @sucdiosman8337 Před měsícem

      Meher markeey imaato diinta ma qabto aabo aan dhalin magaciisa in lagu meheriyo. ama cuniga aabo aan dhalin magaciisa lama siin karo sikasto oo uu usoo koriyey.

  • @museabdi6372
    @museabdi6372 Před měsícem

    Adigu ma waxbaad siisaa?

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    CADEY LACAGTA

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 Před měsícem

    war kani aabe maahee iska cayriya hada wuxuu dacwo ku yahay cidii wax uqabaneeysey oo udoodayey malaha kani waa cabsanyahay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    DHALINYARADA FUDEYDKA ISKU GURSANEYSO AYAGO WAX HETSAN XIL QADI KARIN INTEY WAX KA HELAYAAN WA INEY ISTICMALAAN KONDOB

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    WADAMADA REER YURUB ABAHA IYO HOYADA HADEY KALA TAGAAN ILMAHA WA INU MASRUFA ILMAHA INTEY WAX KA BARANAYAAN OY KA HELAYAAN SHAQO KU FILAN WAXA JIRA DAD 50 30 25 20 XATA 60 O ABIHI WELI MASRUFO WA QASAB ILA INTEY KA NOLYIHIIN REER YURUB SIDAS AYEY U DHALAAN HAL CUNUG LAMO

  • @SuhurAbdi-xd5dl
    @SuhurAbdi-xd5dl Před měsícem

    Ninkan waab doqon hush ilamahiis ayaaa lacag loo ururanayaa markasu isaagiin eedaayamo ku wada xumaa raga somaliyeed uf waa bahaaal dabiijir ah🤬🤬🤬

  • @user-mm2lv6yv7y
    @user-mm2lv6yv7y Před měsícem

    waiska wareegaaa 😂😂😂

  • @hamdishiigdon2044
    @hamdishiigdon2044 Před měsícem

    Walaal amu gabadha biilmasiisid wax iid lasiiyo lama shego ee iska amus

  • @FoFo_2330
    @FoFo_2330 Před měsícem

    😂😂😂😂😂

  • @fartaislaw1871
    @fartaislaw1871 Před měsícem

    Maskiin wlh

  • @user-dq6ih1so1e
    @user-dq6ih1so1e Před měsícem

    Waaba lafakatey

  • @xasankaafimaxamed1226
    @xasankaafimaxamed1226 Před měsícem

    Ma ninka gabar yar oo uusan dhalin oo naagtii dhashay iyo ninkii dhalay ay xooreen asigu sooqaaday oo dusha uritey, sookoriyey intaan soodhameeyey ayaad adana dacwo uqabtaa?

  • @MajaniGaney2853
    @MajaniGaney2853 Před měsícem

    Dahirow dadal fiican ayaad wada lakiin qabil ka ilaali

  • @halimaabdulle3232
    @halimaabdulle3232 Před měsícem

    War bax dheh

  • @KowtharquruxInamaxamuud
    @KowtharquruxInamaxamuud Před měsícem

    Bal ninkas waxow Mel laso fadhiistay arag Waley biila kuyeh siduu udhalo kaliya lakasa mana lakorsan karo wax gacan aadane usomary maxey ugalan bal gabadhas