Aqbal Muuqaalkaaga si aad uga fogaato werwerka iyo walaaca !!!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Aqbal Muuqaalkaaga si aad uga fogaato werwerka iyo walaaca

Komentáře • 29

  • @Abucubayda24
    @Abucubayda24 Před 11 měsíci +9

    Dawada kasooni darada.
    1-aqbal naftaada.
    2-quruxdu wax joogtaa ma,aha.
    3-dhaqankaaga hagaaji.
    4-naftaada dhis.
    5-qofna ha is barbar dhigin.
    6-eeg nimcooyinka badan ee aad haysato.
    7-waxba haka Soo qadin wixii Lagaa sheego.

    • @canabfarah7042
      @canabfarah7042 Před 2 měsíci

      Waa ku saxan tahay lakiin anigu ma fool xumi
      😮😮😮😮😂😂😂😂

  • @mahadmahamedhasan1110
    @mahadmahamedhasan1110 Před 11 měsíci +3

    Masha Allah Macalin run ahaanti Mawduuc aad muhiim u ah bad ka hadashay thanks 😊

  • @fanproj624
    @fanproj624 Před 11 měsíci +1

    Allah is one ☝️☝️❤❤

  • @hakiim1
    @hakiim1 Před 11 měsíci +1

    m.a Ustaad mubarak aar alleh ka abaaliyo sida mawduucyada muhiimka dhalin yarada ugu so jeedinayso waxa tahay role model u tahay kumanaan dhalin yaro soomaliyeed mowduuc yadada waxa jira dad badan badaleen oo ka mid ahay

  • @AbdalleMohamed-mr4bc
    @AbdalleMohamed-mr4bc Před 10 měsíci

    Mashalah macalinka nolosha not macalinka tvga whalahi waqti aan u baahnaa ayaan helay video gan جزاك الله جزاك الله جزاك الله خيرا يااستاذ الحياه،Thank you for your help to us ❤❤❤

  • @abdinasiraliyuusuf1233
    @abdinasiraliyuusuf1233 Před 11 měsíci +1

    Mahadsanid ustaadi

  • @xamuudiabbakar4051
    @xamuudiabbakar4051 Před 11 měsíci

    ما شاء الله عليك أستاذ

  • @maarshaallyrics
    @maarshaallyrics Před 11 měsíci +2

    Masha allah Cimiriga iyo Caqligaba Alle ha kuu Barakeeyo Mclin

  • @amina7327
    @amina7327 Před 11 měsíci

    Mansha Allah macalin noso badi
    Thanks ✅

  • @user-FA2NJ4
    @user-FA2NJ4 Před 9 měsíci

    Thanks profesor

  • @xornimo9882
    @xornimo9882 Před 3 měsíci

    Illahy ha kaa jasaa'i siiyo wax badan bad noloshayadi ku so kordhise.

  • @sayydAlisiidaanichanel756
    @sayydAlisiidaanichanel756 Před 11 měsíci +1

    ustaad aad iyaad ugu mahad san tahay talada iyo waanada aad noosoo jeedisay

  • @safa-55
    @safa-55 Před 11 měsíci

    Ustaadkeyga mahadsanid

  • @user-bp2dw6po6o
    @user-bp2dw6po6o Před 6 měsíci

    Alle haka jisaa I marayo

  • @adowhaji3477
    @adowhaji3477 Před 11 měsíci

    Masha Allah macalin

  • @GaraadSaleemaaan-ws3pf
    @GaraadSaleemaaan-ws3pf Před 11 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @GaraadSaleemaaan-ws3pf
    @GaraadSaleemaaan-ws3pf Před 11 měsíci

    Ustaaad mubarar aar gulayso

  • @cabdiwalicali6406
    @cabdiwalicali6406 Před 11 měsíci

    Thnks

  • @ducaysane1133
    @ducaysane1133 Před 10 měsíci

    Abay abaay sidee muuqayga u necbaan kadhaa? Qof oo aniga ah waaye?

  • @canabcumar2771
    @canabcumar2771 Před 11 měsíci +1

    Waxban kafiido

  • @fuadhaji1132
    @fuadhaji1132 Před 11 měsíci

    War

  • @MC.221
    @MC.221 Před 11 měsíci

    Ustad shaqa wyn bad bulshada uhaysaa

  • @nasrahassanmoo956
    @nasrahassanmoo956 Před 11 měsíci

    Ustaad codkaa ka xiran

  • @clrisaaqhindiyawi1666
    @clrisaaqhindiyawi1666 Před 11 měsíci

    Asc ustaad mubarig waxan ahay ardey waxan raba inan kula so xidhidho Gmail kaga fariin iga so dir

  • @muxiyodiinmaxamed759
    @muxiyodiinmaxamed759 Před 11 měsíci

    Eeshcala mucalum

  • @nastexosalad-wb7mx
    @nastexosalad-wb7mx Před 11 měsíci

    😂😂se cml hee Bidar iyo burni ma