8-Qodob Oo Keena Waxqabadka Iyo Xaqiijinta Ahdaafta

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • 8-Qodob Oo Keena Waxqabadka Iyo Xaqiijinta Ahdaafta

Komentáře • 41

  • @hodandiiriye-bk4cf
    @hodandiiriye-bk4cf Před rokem +6

    Aslaamu Alaykum Ramadan Mubarak qofkii 3 Ee video gan daawada thanks my teacher

  • @GlobalCommunityServices-ve6rr

    Absolutely it's very important to get encouragement ❤❤❤❤❤❤

  • @saidabdi8634
    @saidabdi8634 Před 2 měsíci

    Masha Allah

  • @cabdicasiiscumar7478
    @cabdicasiiscumar7478 Před rokem

    Maansha allah proffer mubaarik

  • @Atish_abdi
    @Atish_abdi Před rokem +2

    استاد جزاك الله خير

  • @Abwaancaynab
    @Abwaancaynab Před rokem +2

    Macalin waanku salaamayaa
    Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo jira 19 ilaa 20
    Waxaan billaabey akhriska waxaana rabaa inaan heerka gaaro
    Waxaana rabaa inaan noqdo xidig si lama filaan ah uga soo dhexbaxa bulshada inaan noqdo
    Waxaana jeclahay inaan noqdo qof dhiirigaliya ah kumanaan rajo dhigayna aan rajo ku abuuro
    Sidaa darteed mawduucee ama dhankeed iidoori lahayd inaan ku takhasuso umadana aan ku anfaco
    Ma inaan dhiiri galiye noqdo ma inaan mawduuc kale takhasuskiisa qaato
    Su.aasheydu waxay tahay maxaa I anfacaya umadana aan ku anfici karaa
    Oon akhris iyo dadaal dheeri ah ku bixiyaa
    Oon ka mira dhaliyaa
    Hadiise dhiirigalin aad iidoorto sideen ku gaaraa
    Ustaad su.aasheydu waa sidaas👆

  • @abdirahmanceerigabo4838

    Good job macalin

  • @abdikadirabdishakur6679
    @abdikadirabdishakur6679 Před rokem +1

    Macalin Jazakallah kheir ❤

  • @machealhamton8218
    @machealhamton8218 Před rokem +1

    I think the real motivation comes from action!

  • @axmedoctober3352
    @axmedoctober3352 Před rokem +1

    manshaa'allah ustaad

  • @mamdouhahmed7869
    @mamdouhahmed7869 Před rokem +1

    Manshallah! All points on spot

  • @kaapefx2915
    @kaapefx2915 Před rokem +1

    8-da qodob ee aad ku xaqiijin karto ahdaaftaada:
    1: Hadafkaagu waa in uu micno wayn ku fadhiya
    2: Ha noqdo hadaafkaagu mid keeni kara (isbadal iyo horumar wayn) mustaqbalka
    3: Howsha aad qabaynayso jeclow, hana wadato xamaasad hadii kale waad ka caajisaysa
    4: Noqo mulkiilaha iskaleh howsha uu qabanayo
    5: Saamayn ku lahow bulshada, noqo qof wax laga faa’ido. Adigana waxaad ka faa’idi qadarin iyo ixtiraam
    6: Naftu waxay dhiiri galin ka hesha cabsida ama khasaaraha, ka wrn hadii lagu dhihi laha geeridi waxaa kaaga hadhay 2ba maalmood, ama imtixaanki jaamacada iwm…
    7: Hafkaagu yuusan noqonin mid yar oo daciif ah
    8: Naftu waxay jeceshay in ay la timaado wax la filanayn, marka isku day in aad la timaado wax aan lagaa filanayn
    8-dan qodob waxay kaa caawin doonta in aad qof kale ka sugin dhiiri galin, oo ay naftu ku dhiiri galiso marwalba

  • @ahmediinnuuxaadan7737

    Mahadsanid macalin

  • @GaraadSaleemaaan-ws3pf
    @GaraadSaleemaaan-ws3pf Před rokem +1

    Usefully lesson

  • @yahyeabdi1374
    @yahyeabdi1374 Před rokem

    The Book of (Actionable Gamification). Thanks coach

  • @farhanhdhimbil4998
    @farhanhdhimbil4998 Před rokem +2

    Waad mahadsantahay ustaad.

  • @ismacilxasan-wr9jk
    @ismacilxasan-wr9jk Před rokem

    جزاك الله خيرا يا شيخنا ❤❤

  • @GaraadSaleemaaan-ws3pf

    Qodobka kowaad waa muhiim reallye

  • @sackali1464
    @sackali1464 Před rokem +1

    Thank you ustaad 💯

  • @mascuudaxmed2797
    @mascuudaxmed2797 Před rokem

    جزاك الله خيرا معلمي

  • @CabdikariimMaddaale
    @CabdikariimMaddaale Před rokem +1

    Mahadsanid macalin Mubaarak Aar

  • @faadimacabdalle6981
    @faadimacabdalle6981 Před rokem

    Mahadsanid ustaad jasaka allaah khayran jasa

  • @shuceebmaxamed6025
    @shuceebmaxamed6025 Před rokem +1

    Mashaallah

  • @khadarhassan4366
    @khadarhassan4366 Před rokem

    M.a Waatan Meesha Ay iska helaan Dadka Nolosha Dhabta ah ku Nool Mahadsanid Macalin Horay Usoco❤

  • @IsmoPoy-jg2ef
    @IsmoPoy-jg2ef Před rokem

    Ilahy hakaa abaalmariyo

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 Před rokem

    Thank teacher❤❤❤❤

  • @DeeqaClaahi-xo3nv
    @DeeqaClaahi-xo3nv Před rokem

    جزاك الله خير

  • @user-nt9ss4vl6r
    @user-nt9ss4vl6r Před rokem

    جزاك الله خيرا

  • @CaliMaxamed-kk4zv
    @CaliMaxamed-kk4zv Před rokem

    Ma Sha Allah

  • @hamsehalane7154
    @hamsehalane7154 Před rokem

    Welcome back

  • @bishaarmursal6269
    @bishaarmursal6269 Před rokem

    Mash allah

  • @yahyamahad9007
    @yahyamahad9007 Před rokem

    macha allah

  • @abdirizackawoowe8218
    @abdirizackawoowe8218 Před rokem

    Macalin adigu naftaada maxad i khabaty

  • @nuurdaalac3896
    @nuurdaalac3896 Před 5 měsíci

    Mahad said macalin
    ❤❤❤❤❤❤

  • @maslahabashir4193
    @maslahabashir4193 Před rokem

    Wow

  • @Kheyr_show
    @Kheyr_show Před rokem

    Macalin waxa baran kari lahay luqadaha qalad sida France and England and Arabic wa jeclahay in aan barta lknse wa igu adagthy maxa sameya ? Baahi weyn aya u qaba?

    • @khadrafaid349
      @khadrafaid349 Před 10 měsíci

      Wll waxad isku dayda inaad luqdaha aad jeceshahy inaad barato mida kugu muhimsan aad kala soo baxdo kadibna taas xooga saar dhagysigeda iyo akhriskeda badi insha allh waad gaari doonta.

  • @sacadaadan9055
    @sacadaadan9055 Před rokem

    waxaan kaga mahad celinaya , isbadalada aad noloshayda ku sameyey. i appreaction that.

  • @maxamudxussen9536
    @maxamudxussen9536 Před rokem

    Waan dedaalayaa

  • @nacimamaxamed6085
    @nacimamaxamed6085 Před rokem

    Masha Allah