Macalin
Macalin
  • 423
  • 4 463 307

Video

Su'aalo iyo Jawaabo Muhiim ah
zhlédnutí 1,5KPřed měsícem
Su'aalo iyo Jawaabo Muhiim ah
10 Arimood oo dhaliisha ka dhiga in la qaato
zhlédnutí 2,2KPřed 2 měsíci
10 Arimood oo dhaliisha ka dhiga in la qaato
Commentska Cayda ah iyo Dhaliisha Xaasidka sidee loola dhaqmaa?
zhlédnutí 4,3KPřed 2 měsíci
Commentska Cayda ah iyo Dhaliisha Xaasidka sidee loola dhaqmaa?
Calooshaada iyo Carabkaagu ha is yeeshaan
zhlédnutí 6KPřed 2 měsíci
Calooshaada iyo Carabkaagu ha is yeeshaan
Ku raaxayso Nolosha Kana fogoow Caadooyinka dhibta leh ( dopamine nation book)
zhlédnutí 15KPřed 2 měsíci
Ku raaxayso Nolosha Kana fogoow Caadooyinka dhibta leh ( dopamine nation book)
Mushkiladaha kugu dhaca qaabka ugu haboon ee loo xaliyo
zhlédnutí 7KPřed 2 měsíci
Mushkiladaha kugu dhaca qaabka ugu haboon ee loo xaliyo
Qaabka aad suuqa shaqada qiimo ugu yeelan karto (DEEP WORK BOOk)
zhlédnutí 10KPřed 2 měsíci
Qaabka aad suuqa shaqada qiimo ugu yeelan karto (DEEP WORK BOOk)
Sidee fikrad looga dhigaa fursad ganacsi
zhlédnutí 1,7KPřed 2 měsíci
Sidee fikrad looga dhigaa fursad ganacsi
khibradaada iyo xiisahaaga u badal ganacsi
zhlédnutí 1,8KPřed 2 měsíci
khibradaada iyo xiisahaaga u badal ganacsi
Fikrad Ganacsi oo shaqaynaysa habkan u raadi
zhlédnutí 3KPřed 2 měsíci
Fikrad Ganacsi oo shaqaynaysa habkan u raadi
Buug aan ka helay iyo sida caadooyinka loo sameeyo
zhlédnutí 9KPřed 2 měsíci
Buug aan ka helay iyo sida caadooyinka loo sameeyo
Caadooyin joogto ah samayso
zhlédnutí 4,7KPřed 2 měsíci
Caadooyin joogto ah samayso
Boqol Doolar oo aad ku samayn karto Ganacsi ( Buugga $100 START UP)
zhlédnutí 16KPřed 2 měsíci
Boqol Doolar oo aad ku samayn karto Ganacsi ( Buugga $100 START UP)
6 Fayruus oo ku dhaca Xidhiidhada
zhlédnutí 1,6KPřed 2 měsíci
6 Fayruus oo ku dhaca Xidhiidhada
8 Arimood oo aad ku ogaanayso Saaxiibka dhabta aha
zhlédnutí 2,8KPřed 2 měsíci
8 Arimood oo aad ku ogaanayso Saaxiibka dhabta aha
Sidee loo sameeyaa xidhiidh Saaxiibtinimo?
zhlédnutí 3,3KPřed 2 měsíci
Sidee loo sameeyaa xidhiidh Saaxiibtinimo?
3. Sideed Kalsooni ugu abuuri kartaa Naftaada
zhlédnutí 2,4KPřed 2 měsíci
3. Sideed Kalsooni ugu abuuri kartaa Naftaada
Qaybaha Kalsoonida iyo Kalsooni darada
zhlédnutí 1KPřed 3 měsíci
Qaybaha Kalsoonida iyo Kalsooni darada
Kalsoonida iyo Afarta Nooc ee Dadku u qaybsamaan
zhlédnutí 2,1KPřed 3 měsíci
Kalsoonida iyo Afarta Nooc ee Dadku u qaybsamaan
Qaabka Japanisku u nidaamiyaan xafiiska
zhlédnutí 3,7KPřed 7 měsíci
Qaabka Japanisku u nidaamiyaan xafiiska
waqti in badan inaga luma oo dadka qaar gaadhsiiyay guul !!!
zhlédnutí 6KPřed 8 měsíci
waqti in badan inaga luma oo dadka qaar gaadhsiiyay guul !!!
waa inaad maya tidhaahdaa
zhlédnutí 5KPřed 8 měsíci
waa inaad maya tidhaahdaa
Shayga ugu Muhiimsan Ugu Horeysii
zhlédnutí 4KPřed 8 měsíci
Shayga ugu Muhiimsan Ugu Horeysii
Awoodda Saar Markiiba Hal Shay Si aad Waxqabad U Yeelato
zhlédnutí 3,7KPřed 9 měsíci
Awoodda Saar Markiiba Hal Shay Si aad Waxqabad U Yeelato
Sidee loo sameeyaa qorshe maalinle ah oo ku gaadhsiiya ujeedooyinkaaga
zhlédnutí 8KPřed 9 měsíci
Sidee loo sameeyaa qorshe maalinle ah oo ku gaadhsiiya ujeedooyinkaaga
Aqbal Muuqaalkaaga si aad uga fogaato werwerka iyo walaaca !!!
zhlédnutí 13KPřed 9 měsíci
Aqbal Muuqaalkaaga si aad uga fogaato werwerka iyo walaaca !!!
Qiso layab leh ninki Sodonka Milyan Dhaxlay ee hadana Diday inu Masajid u Dhiso Ninki Dhaxalka Siyay
zhlédnutí 9KPřed rokem
Qiso layab leh ninki Sodonka Milyan Dhaxlay ee hadana Diday inu Masajid u Dhiso Ninki Dhaxalka Siyay
8-Qodob Oo Keena Waxqabadka Iyo Xaqiijinta Ahdaafta
zhlédnutí 18KPřed rokem
8-Qodob Oo Keena Waxqabadka Iyo Xaqiijinta Ahdaafta
Ma Jiro Qof Wax kasta Ku Fiican Ee Awoodda Meel Saar
zhlédnutí 7KPřed rokem
Ma Jiro Qof Wax kasta Ku Fiican Ee Awoodda Meel Saar

Komentáře

  • @user-ky7eb9kq1u
    @user-ky7eb9kq1u Před dnem

    2024 ganacsi cusub

  • @IsmaciilXasan-fw6kr

    Waad mahadsantahay ustaadi ❤❤

  • @user-mc2hu7cq7m
    @user-mc2hu7cq7m Před 3 dny

    Shukran teacher ❤🎉

  • @WalterObrein
    @WalterObrein Před 3 dny

    Thanks macalin

  • @ConfusedDrumKit-mv8br

    2024😊

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 Před 6 dny

    Csw csw csw❤❤❤

  • @user-zn5lk2iv5e
    @user-zn5lk2iv5e Před 7 dny

    Beeen maaha wer werku wuxuu reebayaaa xanuno badan

  • @NuradinAden
    @NuradinAden Před 7 dny

    Thanks ustaad

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Před 7 dny

    Mara qasare qaadan karta hadi wax sosocdo aad uqadato go aan maxa wadata maxan wataa hadeer

  • @apdirisaakomer921
    @apdirisaakomer921 Před 7 dny

    😢

  • @user-zt2cb5mu9l
    @user-zt2cb5mu9l Před 9 dny

    Waxan jacelahy in aan barto iT Allah i fududeeyo barasha iT

  • @user-zt2cb5mu9l
    @user-zt2cb5mu9l Před 9 dny

    Allah ku sharfo wax badan iga maqnaa i fahansiisey

  • @marianhaji4316
    @marianhaji4316 Před 13 dny

    Asc walaal markii dad ganacsi aad la galayso heshiishkiinu waa maxay oo qof walbo uu la imaanayo oo ganacsigiinu ku furan kartan. Mahadsanid

  • @MaxamedXaajiga-yc1vo
    @MaxamedXaajiga-yc1vo Před 13 dny

    Masha allha thanks

  • @nasseromar8333
    @nasseromar8333 Před 13 dny

    Masha Allah ❤ Waa Talo fiican ❤

  • @user-mv3eu8ov1j
    @user-mv3eu8ov1j Před 16 dny

    Illhow ganacsigeyga iibarakey oo iiweyny iii soo duceeya😢😢 plse🤲🤲😊

  • @abubakaromar5255
    @abubakaromar5255 Před 18 dny

    Ustaad allaha ku barakeeyo

  • @HAMZEABDI-qc5ye
    @HAMZEABDI-qc5ye Před 18 dny

    Thanks macalin

  • @AbdulRazak-pr9ce
    @AbdulRazak-pr9ce Před 19 dny

    JazakalAh ❤

  • @habibahassan9289
    @habibahassan9289 Před 19 dny

    Masha Allah illahay noloshada Farxad hakaga dhigo waxad no faaidaysay cilmi Aan ku intifaacno mahadsanid

  • @abdirahmanabdilahi-sk4wb

    Maansha allaah mahadsanid Ustaad

  • @Abdirahman-Koronto
    @Abdirahman-Koronto Před 19 dny

    Mahadsanid ustaad allahaku dambi dhaafo

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Před 19 dny

    Warshad waxa laha dhismadeda wadamo kale inmadaxdi kalaqeyb qatay midkoda ladila midkodina lashaqeysiya lacag midkalamacamishan udumiyaxafadi udhisned sida sacudi lacag iyo jecel kee qadataan

  • @abdirashiidraash1385
    @abdirashiidraash1385 Před 19 dny

    thanks mcln❤

  • @MahomedSharif12
    @MahomedSharif12 Před 20 dny

    Asc macalim hog badan ayaan kahelay this video i am computer science student gaar ahan waxan kabatay from this video how to learn everything skill

    • @miloThomaz
      @miloThomaz Před 18 dny

      Zxᴘ ᴍᴀᴀᴅ ᴅʜɪɢᴀᴛᴀᴀ

  • @abdallehaji2286
    @abdallehaji2286 Před 20 dny

    JazakaAllahu khayr

  • @shuebmustafhaofficial

    Aad Bad umahadsantahay Ustaad 😊

  • @abdirahmansaaidmohamed6377

    Alle haku sharfo ustaad xogtada muhimka ah ku mahadsanid

  • @user-du5jh2mu2o
    @user-du5jh2mu2o Před 20 dny

    Mahadsanid ustaad

  • @ilyaazzola.8189
    @ilyaazzola.8189 Před 20 dny

    Wad mahadsan tahay wll

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 Před 20 dny

    Shukran

  • @Abqaal1
    @Abqaal1 Před 21 dnem

    Mawduuc aad u wanaagsan 👏

  • @sensoyussuf9291
    @sensoyussuf9291 Před 21 dnem

    Baarakallahu fik ya ustaad

  • @cabdilaahimaxamed7698
    @cabdilaahimaxamed7698 Před 21 dnem

    Masha Alaah.

  • @salahmoalim2664
    @salahmoalim2664 Před 21 dnem

    cajalkaada aad baad udheey reeysay laakiin hee wax muhiim eh ayaad kahadleeysaa

  • @CiiseHussein-tb4nv
    @CiiseHussein-tb4nv Před 21 dnem

    Ustaadow dhibka jiro waxaa weeyaan xirfadaha jiro maanta badanaa waxay ku baxaan online aniguna online ka inaan wax ku barto ma jecli marka sidee ku suura galee inaaa xirfad barto

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 Před 21 dnem

      dee niyadda usoo jeedi, haddii kale buugaag soo qaado halkaad muuqaallo kadaawan lahayd, wixii aad garan waydo (amma meeshii kugu adkaata) uun kabaadh internetka ayadoo qoraal ah amma muuqaal koobanba.

  • @abdulazizog1743
    @abdulazizog1743 Před 21 dnem

    شكرا 🙏

  • @user-du5jh2mu2o
    @user-du5jh2mu2o Před 21 dnem

    حلقة فريدة في نوعها❤

  • @sensoyussuf9291
    @sensoyussuf9291 Před 21 dnem

    Walalayaalow fadlan vvideoga share gareeya

  • @abdikadirabdishakur6679

    Jazakallah kheir ustad

  • @Caliya529
    @Caliya529 Před 21 dnem

    Selouqada lagu barta

  • @fekermedia68
    @fekermedia68 Před 21 dnem

    Mshllh tabara jazakallah kheyran really was helped me so thank you 🌟🌟🌟🌟🌟

  • @libanmohammad3998
    @libanmohammad3998 Před 21 dnem

    Thanks sir

  • @Gureeymahdi44
    @Gureeymahdi44 Před 21 dnem

    Ustaad allaha haku xifdiyo

  • @hamsehalane7154
    @hamsehalane7154 Před 21 dnem

    Welcome back ustaad

  • @sayydAlisiidaanichanel756

    1: waa inaad udhagaysataa si aad umuhiima video gii oo aayara _markasta oo aayar u dhagaysato markaxdaada iyey kudageysaa _markasta oo aayar samaysana maskaxdaadu waylaqab saneysa 2: waxa loobahan yey kucelcelin ,una dulqaado 3: waxaad dhigatey dad udhig 4: hadii uu yaraado xiisaha aad uhaysay, wax kabadal qaabka aad wax udhiganeysey 5: isweydii markasta heer intee leeg iyaad rabtaa inaad kagaadho 6: hadafka aad leedey iyo meesha aad dooneyso waxba dadka hawsheeg sheegin 7: xirfad marka aad baraneyso, wakhti bay qaadaneysaa usamir una dhabar adeyg 8: xirfada aad baraneyso waa inaad yar yareysato 9: waa inaad joogtayso haba ahaato 5 minites maalin kaste 10: xirfada aad baraneyso iskudey inaad samayso, qalad marka uu yimado iswaydii qalad kaan sameeyey waa maxay,qaladka fahan , marlabad kucesho , qaladkii sax 11: kucel celi xirfada una dulqaado oo daalka udulqaado .

  • @SakariyeIbraahin-je6bl

    Waa bug aan u baahna ustaad thnks

  • @mushtakseed8376
    @mushtakseed8376 Před 21 dnem

    Mahadsanid ustaad

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 21 dnem

    Aad iyo aad Muhiim jiddan

  • @hamsechanel7537
    @hamsechanel7537 Před 21 dnem

    Wall subscribe ta ha ila dhaafin wall kaa ban ahay😢