Mushkiladaha kugu dhaca qaabka ugu haboon ee loo xaliyo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024

Komentáře • 19

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 Před 3 měsíci +2

    Sidaan u fikirayey ayuu u fikiray 😅😅🎉 cilmiga kan alle ku baraa ugu fiican uguna Smart San Alhamdulilah 🎉😅

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 3 měsíci +2

    Aad iyo aad mahadsanid ustd

  • @Arabduur
    @Arabduur Před 3 měsíci +5

    Caawa ayaan naftayda kareebayaa xumaan aan ku soo jiray ilaa muddo ku dhaw 10 sano
    -From 2015
    ilaa
    caawa oo ah 30/04/2024 8:45 pm-
    Update ka waa idin siinayaa
    Reply ga🗒🗒🗒🗒

  • @user-nv3eb2in8c
    @user-nv3eb2in8c Před 3 měsíci

    Mansha allaah macalin alle kuxifdiyo❤🎉🎉🎉

  • @Shakureyy
    @Shakureyy Před 3 měsíci +1

    La isma luro waxad qaban karta la qabta si niyad ah Masha allah

  • @user-kq3ek3oq4f
    @user-kq3ek3oq4f Před 3 měsíci

    Thanks

  • @mohamedyussufali6164
    @mohamedyussufali6164 Před 3 měsíci +1

    in aan aniga iga hadleyso ayaanba moodayay dunida isku ekaa mudane mahadsanid

  • @user-zn5lk2iv5e
    @user-zn5lk2iv5e Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤ well done

  • @abdiabdilahi5471
    @abdiabdilahi5471 Před 3 měsíci

    🫡ustaadi mahadsanid

  • @SahalIsmacil-nl8rk
    @SahalIsmacil-nl8rk Před 3 měsíci

    Barakow

  • @noloshamedia1509
    @noloshamedia1509 Před 3 měsíci

    Hel xog caafimaad, booqo channelkaygan.
    Faa'ido la'aan kama soo laaban doontid 🙏

  • @Caliya529
    @Caliya529 Před 3 měsíci

    Ustad qof lo bahan yahy batahy waxan dawadey ciwan ad ka hadleyso 10 sheeg qof hala wadagin inta wixi kadan bayey qofna wax lama wadago qofkan uarko inu muhiim iyahy moye thanks

  • @muuseali3917
    @muuseali3917 Před 3 měsíci

  • @NuradiinApdilahi
    @NuradiinApdilahi Před 3 měsíci

    Macalin qalbi madoobaadka maxaa lagaga hortagaa ama xumaanta ay naftu jeclaysanayso inay samayso

    • @khadarkeywiilkariyada6934
      @khadarkeywiilkariyada6934 Před 3 měsíci

      Shanta saladod ilali iyo Quran akhris bdn insha Allah allha Naga madobeyo xumaan oo dhan 😢😢

    • @yaasmiinhassan7166
      @yaasmiinhassan7166 Před 3 měsíci

      Asc
      Masii wayna dawaynteedu wallakayow ee bal eeg bageka mid ka dambeeyo surada daaha 2ayadod ee u dambeeya macnahooda iyo bage kusi xiga aayada u horeysa kadib wxa kula gudbonaada ilaso wadaag mhdsanid alle haku sharfo

  • @ayanabdillahi420
    @ayanabdillahi420 Před 3 měsíci

    Qofka aan meel uu u ciirsado haysan shaqa kalena aan heli karin maxaa u xala

  • @Arabduur
    @Arabduur Před 3 měsíci

    👍🎩🎩🎩🎩🎩