Boqol Doolar oo aad ku samayn karto Ganacsi ( Buugga $100 START UP)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024

Komentáře • 30

  • @yacquub111
    @yacquub111 Před 4 měsíci +8

    1:Alaab kusub u keen ama katakana badan kuwa jira
    2: Hiba daada ganacsi waaad ubadali kartaa
    3: Dadka waxay ibiyeen adna iibi waxaasi madaama baahi loo qabo waxaas
    4: sidee uu macmiilka alabtiisa kuheli adna aadku heli lahayd iney kuu cadahay
    5: Xayasiinta waa Muhim usamee ganacsigaaga xayisiin
    6: Qiima fiican sii oo haka dhigin mid aaaad uraqiisa
    7: Sidee qofka oogu qancideysaa si uu wax kaaga iibsado
    8: dadka ka iibi alab aayka helayaan
    9: si fiican soo dhawee dadka

  • @ahmedshire7144
    @ahmedshire7144 Před 4 měsíci +7

    Prof Aar ilaahay hakaa abaalmariyo muuqaalada waxtarka leh ee aad Nala wadaagto Mar walba
    Ustaad waxaan kaa codsanayaa inaan noosoo gudbiso buug walbo oo faa ido specially buugaagta ku saabsan ganacsiga

  • @nasraxasan-il2oc
    @nasraxasan-il2oc Před 3 měsíci

    Shukran waxbadan ayaan kaa faiday AllayacizakWebsetka selosameystaa macalin

  • @xamsemahdi3861
    @xamsemahdi3861 Před 4 měsíci +8

    Ustaad waa igu codsi
    Waa in aad noo soo badisaa buugta ka hadalay ganacsiga yar yar waayo wakhti igan manta la joogo bahi badan ayaan loo qabaa Ustaad

  • @abdullahifarahnur8481
    @abdullahifarahnur8481 Před 4 měsíci

    Masha allah

  • @cismangurey5733
    @cismangurey5733 Před 4 měsíci +1

    Prof mubaarik aar guuleyso waana kaaga mahadcelinayaa casharada cilmiga qiimaha badan iyo siraha ganacsiga ee aad nala wadaagtey

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 Před 4 měsíci +1

    Thanks

  • @MariaAsad-us9kv
    @MariaAsad-us9kv Před 4 měsíci

    ماشاء الله رجل بكل معنى الكلمة شكرا لك استاد ❤❤❤

  • @user-dj9fx1ul4n
    @user-dj9fx1ul4n Před 4 měsíci

    Macalin allah haku barakeeyo mudo 3 sano gaadhaysa ayaan ku dhagaysanayay maanta waxan rabaa inan ganacsi bilaabo bal macalin ganacsiyada yar yar baahiyahooda marka labilaabayo nooga soowaran oo noobadi allah hakaa abaal mariyo akhiro iyo aduunba ustaad❤

  • @nadiifoxuseen7151
    @nadiifoxuseen7151 Před 4 měsíci +2

    Walaahi waa riyadeyda aan hada ku talo jiro inaan sameysto

  • @hassanfetin8158
    @hassanfetin8158 Před 4 měsíci

    ustaaad allha kuuu barakeeyo cilmiga iyo cimriga, waxaaad badashay hab fikirka noolashayda muda dheerna waan kugu xiranaaa🙏🙏🙏

  • @somali-artist
    @somali-artist Před 4 měsíci

    Waxan ahay farshaxaniiste dhageysanayo macalinkiisa 👍🙏

  • @isfahamkaumada9639
    @isfahamkaumada9639 Před 4 měsíci

    Usdaad ilaahay khayr haku siiyo

  • @user-zo8zn8sx1d
    @user-zo8zn8sx1d Před 4 měsíci

    Prof Mubarak walaahi waxbadan baaan kaaa faaoiday xaga isbadalka nafta qofku sida uu caadooyinkiisa ubadalilahaa iyo dhankaste oo nolosha ka mida ah aaad baaad umagadsnty

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Před 4 měsíci

    Aqoon Leeday Alle haku barakeeyo ustaad

  • @mohamedmustafe8972
    @mohamedmustafe8972 Před 4 měsíci

    Masha Allah ustaad

  • @Ray_4654
    @Ray_4654 Před 4 měsíci

    Maashaalaah.

  • @aadamcumar309
    @aadamcumar309 Před 4 měsíci

    Ustad mubarig booka sòo turjun

  • @abdullahialiabdi6035
    @abdullahialiabdi6035 Před 4 měsíci

    Well done ustaadi

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np Před 4 měsíci

    Kkkk

  • @samdaosman4285
    @samdaosman4285 Před 4 měsíci

    Meel fiican ayaad bulshada kaga jirtaa.

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 Před 4 měsíci

    Lkn hal mushkilad ayaa jirta oo ganacsiyada yar yar ee wadankeenu u shaqayn la'yihiin kaasoo ah dhaqaale xumada bulshada haysata oo dadka wax iibsankara ayaaba iska yar 95% dadku lacagba ma haystaan ay wax ku iibsadaan

  • @user-rk8en7eq4o
    @user-rk8en7eq4o Před 4 měsíci

    BOOGAN HALKEE LAGA HELYAA

  • @Warsame44
    @Warsame44 Před 4 měsíci

    ❤❤❤

  • @dhamme0
    @dhamme0 Před 4 měsíci +1

    Wax kayar 1000$ ayan ganacsi ku bilabey imikana meel fcn bu iimarayaa

    • @burhanyare-fg1ic
      @burhanyare-fg1ic Před 4 měsíci +1

      Waa ganacsigee sxb😢😢😢

    • @dhamme0
      @dhamme0 Před 4 měsíci

      @@burhanyare-fg1ic waxa bartey kuliyada pharmacology dabadeedna pharmacy ba furtey bro

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 Před 4 měsíci

    Ma 100 dhan? Oo madhabkii iyo hilib geeliiba waa hayaa hadaaye

  • @QORSHE-MEDIA
    @QORSHE-MEDIA Před 4 měsíci

    Thanks macalin

  • @QORSHE-MEDIA
    @QORSHE-MEDIA Před 4 měsíci

    Maclin buugta ayaan basuudku ahay plz nosoo badi