CABDIRISAAQ ANSHAX HADAAN MAR MAR LA ISKU DHICIN OFFICIAL VIDEO MUSIC 2022

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 01. 2022
  • distrokid.com/vip/seven/3154779
    Erayada amiin samadoon
    Laxanka liiban jigjiga
    Misic Henok
    Jilistii Halkar Academy
    Copyright Cabdirisak Anshax
  • Hudba

Komentáře • 315

  • @hal-abuurcawilbile2863
    @hal-abuurcawilbile2863 Před 2 lety +103

    DHIBAATO MAR KEY TIMAAD
    HADAAN LAYS DHIIRI GALIN
    WOOOW WOOOOW 👍👍
    ANSHAX ACTOR SOMALIYEED
    FAN DHAMEYS TIRAN AYAAD TAHEY
    LEGEND 🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌

  • @iidaanz
    @iidaanz Před 2 lety +30

    Aad baan u taageera abwaanka Erayadan leh Amiin Samadoon, runtii Soomalidu inta badan heeska qofka qaadaya ayuunbay la dhacaan laakin aduunku wuxuu qiimeeyaa maskaxda erayada hindistay ee keentay.

    • @ZamZamOnYT
      @ZamZamOnYT Před 2 lety +1

      Wa runtaa we should give credit to Abwanada heesahaa maacnaha nolasha sii murti ah uu cabeera. Hands ✋ 👐 down to abwanka amazing delivery 👏 to the singer and the creator of this video

    • @jimcaalejesto9514
      @jimcaalejesto9514 Před rokem

      Mnshallh cabdirisaqa anshaax we we we

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 Před 2 lety +22

    Dagal ay ka dambeyso kalmada. iga rali noqo baa ah jcylka dacada ❤️

  • @abdelnasirbulaale2235
    @abdelnasirbulaale2235 Před 2 lety +14

    Fananka kaliyahy oo kaheeso xaqiiqda💯💯 anshax super after super Keep going legend

  • @hamdasahalvlogs7078
    @hamdasahalvlogs7078 Před rokem +2

    Heestaan waxaan dhageysanayaa
    Markii igu horeysay 2023,
    Xaalad aan ku jiro baa igu wacan dhageysigeeda thnks Anshax🥰😘

  • @saleebaanibraahim6772
    @saleebaanibraahim6772 Před 2 lety +6

    "Waxa lagu kala dhintaa
    waxaan duluc dheer lahayn".
    Aamiin samadoon.🙏

  • @faizadagane2256
    @faizadagane2256 Před 2 lety +7

    Heestan galabta igu horeysa xajigeyga xoga isku dhacsanahay aya iso share gareyay mcn wan ka rali noqday wana ku jeclahay rabi rali haka noqdo amiin

  • @bashiirjama8521
    @bashiirjama8521 Před 2 lety +4

    Dhacda kaa yabiiso
    qof bay dhalanteed latahay
    Hees iyo bar best fanan A. Anshax🥰🙏💥

  • @mariamelmiofficial7541
    @mariamelmiofficial7541 Před 2 lety +5

    Legend anshax 🥰 runti isku dhaca io isku so nqshada wa jecylkisa barkis💋❤😪

  • @apdilaahirajuu3611
    @apdilaahirajuu3611 Před 2 lety +3

    Wooow heestan way iga gadantahay adiga wayo waxay tujumaysa wax kubadan bulsha hada ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @salmocadey9747
    @salmocadey9747 Před 2 lety +3

    Halmar
    الله أكبر
    INO Dhha 🌹👈

  • @abdikarimali1666
    @abdikarimali1666 Před 2 lety +5

    Heesaha nolosha ku salaysan
    Legend Anshax
    Miraha iyo jilinkuba makala dhacaan👏❤️👍

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 Před 2 lety +3

    Ma jiro ruux soo dhashoo dhaliil iyo eed ka maran dhacdada kaa yaabisana qofbeey dhalanteed la'tahee
    Is dhageysi wax dhaama la'waa la'is dhaafsan karo
    Legend of the Legend anshax fanaan laba maaha hore u soco 💃😍

    • @deeqamuuse7143
      @deeqamuuse7143 Před 2 lety

      Xaqiiiq wlhi ma jiro ruux so dhasho dhaliil iyo eedkamadhan

    • @abzinokant
      @abzinokant Před 2 lety

      Dhalanteed maxaa laga wadaa

  • @xoxo-yg6gb
    @xoxo-yg6gb Před 2 lety +3

    Wiilasha sheekhaaleed waa wiilal Qurux Ilaah siiyey m a. Wiilasha Reer yurub Way naga bareejeeyeen. Dherer, jir dhisan. Iyo daacadnimo. Dalmar Yare, Anshax, dayax Dalnuurshe, Faysal muniir. Isha baxarka.

    • @mrzack4124
      @mrzack4124 Před 2 lety

      Feysal iyo anshax shiqal mahan

    • @rayaanosmaan319
      @rayaanosmaan319 Před 2 lety

      @@mrzack4124 waa shiiqal cid walba soo waydi

    • @dalxamedia5769
      @dalxamedia5769 Před 2 lety

      Anshax Maa Sheekhaal ahna Kkkkkkkkkk
      Yaana lagula Yaabin shb

  • @omarsaid6739
    @omarsaid6739 Před 2 lety +3

    FANAN FANANNIN KA TAGAY c est un chanteur hors norme sa voix ses actions son realiste etc BRAVO ANSHAH VIVA LES CHANSONS SOMALIENS !!!!!!!!!!!!!

  • @omarsaid6739
    @omarsaid6739 Před 2 lety +5

    FANAN ANSHAX=MIDEYEH DADKA LABANAHA cette chanson a beaucoup de valeurs de sentiment de conseil de morale je dirai felicitation abwan de cette chanson AMIIN JIR O JOG et la jeunesse doit prendre exemple VIVA LES SOMALIENS

  • @mohammedBille
    @mohammedBille Před 2 lety +2

    Anshax waa waa nin waaqi bulshada ka hadla, maaha noloshu kaliya jaceyl ee nolosha waa baladhantahey, dad isfahan isku cadhey ayad hashiishiishey igaas KEEP GOING

  • @abdiwahab9989
    @abdiwahab9989 Před 2 lety +4

    Kalsoonidu way dhuntaa
    hadaan dhinac yada la qaban
    dhidibka farxadaa ka duma
    dhaayihii isku nuursan jiray
    haday kala dhaan noqdaan
    Rajada gabalbaa udhaca...!
    Cajaa'ib weeyaan heestani 👏

  • @nasmapea2673
    @nasmapea2673 Před 2 lety +1

    Heesti sandaka inta igu raacasn iso raaca ☝️❤️🥰🥰❤️❤️

  • @muradimran1414
    @muradimran1414 Před 2 lety +3

    This is true bro, i dont know somali language but i understand, love u abduresak from ethiopia

  • @hoodocali7305
    @hoodocali7305 Před 2 lety +1

    Legend abdirisaq anshax wlhi heestan waan ka dhargi laayahay every day 7 times ii qoran

  • @sagalahmad7989
    @sagalahmad7989 Před 2 lety +33

    Heestan waxey igu dhiri say in aan qofkeygi ulaabto oon soo rali geliyo madama aan aad u jeclhy hadana waan awoodi wayay oo qaladkii aadka u xumaa ee uu igu sameyay baan xasusty sorry allh inti is jecl ha isku daayo 😥

    • @dhuuxyarechannel1486
      @dhuuxyarechannel1486 Před 2 lety +5

      Aduunka wax waliba way ka dhacaan waxaa dhaci karta inuu wali ku jecel yahay isaga laabo oo wax waliba iska iloow wlshayeey

  • @muminochanel5191
    @muminochanel5191 Před 2 lety +12

    Waaaaaaaw this is really amazing song, and it infect talking about the significant of life between families. Brother keep spreading the motivation😍❤️🥰😘🥰❤️🥰😘😘🥰🥰😍🥰😘😘🥰🥰❤️❤️❤️😘😘😘🥰😍🥰😘😍🥰😘💕💕💕😘😘🥰🥰💕💕😍❤️

    • @farhiafarah6954
      @farhiafarah6954 Před 2 lety

      Khadraay daahir na waatanaaye kalmadahayga iyo mutidayda waa see eeeee miyaa waxaan lamaqal oo hee qadarbadan aadan kadhamaanaynin waahwaah ah.

    • @farhiafarah6954
      @farhiafarah6954 Před 2 lety

      Khadraaycadayqaran iftiin dumar dhamaystirran qruxlayda kujirta hablaha dhigey.mashelah.murtiiso buraanbur.

  • @samiraalihapep5131
    @samiraalihapep5131 Před 2 lety +2

    Illahow jcylkeyga iso celi anaa qilaaf kaga tagee 😭🤲

  • @fariidaabdulkadir9180
    @fariidaabdulkadir9180 Před 2 lety +10

    "Waxaa lagu kaladhintaa waxaan duluc dheer laheyn" taageera buuxdaan kuuhayaa fanan keyhiyow ❤😘🙏

  • @xikmaawiofficial935
    @xikmaawiofficial935 Před 2 lety

    Waaa super hit song the one and only fanaan Anshax fanakii oo dhameystiran
    Kalsoonidu wey dhunta hdaan dhinacyada laqaban 💥💥👏

  • @mahadcirro2633
    @mahadcirro2633 Před 2 lety +2

    Hees tani way dhaaftee mxaynu dhahnaa abdirisaaq anshax wxd thy legend keep moving wll

  • @ikranmohamedhussein8037
    @ikranmohamedhussein8037 Před 2 lety +4

    Waaw, great legend 👏 🥰❤

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Před rokem

    Abdirisaq anshax the one and only legend

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Před 2 lety +4

    Amazing song 🎵 ♥ anshax 🙌🔥

  • @farxaanxuseen8241
    @farxaanxuseen8241 Před 2 lety +6

    Waanku jecĺahay fanaankayga
    Another level heestaan

  • @amranmaygaag
    @amranmaygaag Před 2 lety +1

    Maasha alaah hees shidan keep going anshax❤❤❤❤❤❤

  • @Khaxarii
    @Khaxarii Před 2 lety +2

    I love all of your music 🎶

  • @khadromuuse2156
    @khadromuuse2156 Před 8 měsíci

    Heestan wxaaa ibaray my love m deeeq❤

  • @thekingmohmeth1435
    @thekingmohmeth1435 Před 2 lety +3

    Trouble when it comes if not Encouraged woow woow somali Actor Anshax you are complete FaN Legend ♥️🙌🏿

  • @maxameddabaare5658
    @maxameddabaare5658 Před 2 lety +1

    Legend abdirisak anshax sxb halkeeda ayaad dhigtey horusocod wacan

  • @xamdiaadan1686
    @xamdiaadan1686 Před 2 lety +1

    Keep going inaderkay anshax ✌

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Před 2 lety +8

    Great legend the is back the best song of the year 💥💥 lyrics 💯💯melody💯music🎶🎶🎹 muqaal quruxon📸💯💯🔥

  • @hirsaaqaofficail2329
    @hirsaaqaofficail2329 Před 2 lety +1

    Wooow hees tuun iyo xaqiiq ah doctor weyn

  • @nimcoqurux3216
    @nimcoqurux3216 Před 2 lety +1

    Inanka kaliya ee heeso xigmad leh ku heesa🥰🥰

  • @abdisamedomar8735
    @abdisamedomar8735 Před 2 lety

    Wow Best Hees waaye ❣🤩

  • @salaheyibnuhassan1233
    @salaheyibnuhassan1233 Před 2 lety

    Fanankii qisooyinka wuu sooo dhacay💪💪💪💪

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety

    Mashaaaaalabaan ahay.saaan ma ahay saan waaye waa caadi shanaaad.

  • @hennatutorials9562
    @hennatutorials9562 Před 2 lety +10

    I love this song 😍😍😍😍

  • @mohameddeeq2721
    @mohameddeeq2721 Před 2 lety

    Anshax another level fanaan iyo bar 🌎🇸🇴👌

  • @Kenyanfilims
    @Kenyanfilims Před 2 lety +1

    Anshax on the peith poin legen
    Voiceka
    Mosica
    Comera
    Editing
    All of the peutifull prother⚘🥰🥰🥰

  • @MudaneChango
    @MudaneChango Před 2 lety +2

    Abdirizak Anshax my bro Somali waxaad kusoo kordhisay Heesahaaga aan ka arkay waa hees walba Qasadeeda ayan Jilitaan qurxoon oo Emotional ah ku samaysaaa that’s well spotted bro keep it what a Somali singer 👨‍🎤
    Absolute LEGEND🙏🏿⭐️

  • @farhiamohamedabdi4293
    @farhiamohamedabdi4293 Před 2 lety

    hess iyo badh iga dheh (the son of the year )🥰🥰🥰

  • @abdiahmed7411
    @abdiahmed7411 Před 2 lety +1

    Wow wow anshax wllky hore osoco ❤❤

  • @sadiajadid2618
    @sadiajadid2618 Před 2 lety +2

    Ninka kaliya ee aan dhageysto keep going pro❤️❤️❤️💜💜💛💛

  • @amiirasiciid9359
    @amiirasiciid9359 Před rokem +1

    Hadan dhabta laysku qaban jacayl.dhaba laysu qiran cawo kle waa habeenkan is waynay qofkaygi😓💔💯

  • @cabdiraxmaanciise461
    @cabdiraxmaanciise461 Před 2 lety

    Abwaan Aamiin Samadoon Sxpkey waa abwaankeyga Nice Words

  • @gashireedla1740
    @gashireedla1740 Před 2 lety

    My fanaan anshax maasha allh allha idin xafido Totowa ma u sheegtaa dhacdada xanuunka badan igu dhacdey inuu wax uun iiga tiriyo my fanaan aadban kuu salmyaa adi iyo xaaskada sharfta badan Edelman ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahramohamed9643
    @sahramohamed9643 Před 2 lety

    Anshaxa Fanka, fanaan dhameys tiran❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹👍

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před rokem

    Gaweendumaaar dhigey ama waan uwataaaaa.bes

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety

    Waa qofna cidna.gabadha yarta qofta waatan.iyadaa 5

  • @Raad_wanle
    @Raad_wanle Před 2 lety

    Waaweynka fanka 🙏

  • @yasminahmeeyaska5805
    @yasminahmeeyaska5805 Před 2 lety

    Wow😍Way iga gadan tahy heestni💯🔥

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 Před 2 lety +2

    Cajiib afkaaga caano lagu qabay anshax❤️♥️👍😇👌✔️🏆

  • @dihnimahadnuur1128
    @dihnimahadnuur1128 Před 2 lety

    Waaaaw waxan fanan wuu dhafay anshax qofka kaliye qisoyinka ka hadlo geeb going wllo

  • @husseinmohamud4187
    @husseinmohamud4187 Před 2 lety

    Wanku wadanaa legend anshax

  • @mostlydriving426
    @mostlydriving426 Před rokem

    abdirizak Anshax Isdhagaysi wax Dhaama
    nin culus 100%

  • @nafiisaaxmed3779
    @nafiisaaxmed3779 Před 2 lety +1

    Dhacdada kaayaabisaa qofbay dhalanteed latahay wwwwa wwwww Anshax legend 💯 xaqiiq

  • @bustaaleowboode180
    @bustaaleowboode180 Před 2 lety

    Big legend fanaanka shanta somaliyed anshax

  • @muhsinhussein1469
    @muhsinhussein1469 Před 2 lety +1

    Boqorkii Fanka
    #A/risak Anshax
    Legend Is not Thwo
    You Are only one

  • @salmahirsi5088
    @salmahirsi5088 Před 2 lety +2

    Dhaqanka wacanbaa kaa roon dhaqaliyo Maal lahelo🙏

  • @abdirahmanwehliye368
    @abdirahmanwehliye368 Před 2 lety

    Unique acting always @Anshax💟💟

  • @ramlaxusen5378
    @ramlaxusen5378 Před 2 lety

    Haaa wa runtaa wll

  • @Nimco-fm3fg
    @Nimco-fm3fg Před 2 lety +1

    Anshax waakuwataa wllhi Fananka kaliya ee nolosha dhabtaa ka hadlo

  • @kawsaryuusuf2670
    @kawsaryuusuf2670 Před 2 lety

    Cabdirisaq anshax kep going

  • @BasraMaaweel-tc3bn
    @BasraMaaweel-tc3bn Před rokem

    Hadaan Marmar La isku dhicin
    Dhawaq kulul la isku odhan
    Hadaana dhabtana la isku qaban
    Jacayl dhabana la isku qiran
    Ilamadana dhaqso la iskaga tirin
    Isdheeli tirka lumo nolozha
    Dhandhanka ka taga
    Dhibaato Hadey timaad hadaan
    La is dhiiri galin ••••••••❤

  • @Abdillahi145
    @Abdillahi145 Před 2 lety +6

    Anshax iyo sanadka cusub 🔥❤

  • @maxamedqadar2542
    @maxamedqadar2542 Před 2 lety

    Anshax legend waaku wataa

  • @sumaiaadem9036
    @sumaiaadem9036 Před rokem

    Waa maha wa hdal turjumaya qaybaha nolosha dhabta ah wlhi alle sowtka haku barakwyo wllkey

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 Před 2 lety

    Fananka qarniga 👑👏👏👏👏🌹🙌

  • @xamdiebrahim6301
    @xamdiebrahim6301 Před 2 lety +1

    Heestani way gudubty
    Dunida maanta🌏😪

  • @ladaneey509
    @ladaneey509 Před 2 lety

    Ayyy the one and only fanankeyga heesihisa kama daalo 🎧🎤 dhacdada kaa yaabisa 😱qofbey dhalanted latahay

  • @misscafaaf4566
    @misscafaaf4566 Před rokem

    Heestan waxan dhagaysanayaa
    2023/1/ 17 aadbaan ugu helay wlh ugu yaran towan marban ku ceshtay wlh waa daren quf waliba madaremi kato quf bay dhalanted latahay

  • @umusuunaa
    @umusuunaa Před 2 lety +2

    Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Ila Xafid Qur aanka Wall

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety

    Waa miisaamananahay waxbadan dagan.

  • @hodanhonest2816
    @hodanhonest2816 Před 2 lety +1

    Nice Song 👌 Runtaa ayd ka hadadhay 🥰

  • @hamdiisack300
    @hamdiisack300 Před 2 lety

    Fananka kaliyo an tagero keep going brother

  • @hamdiisack300
    @hamdiisack300 Před 2 lety

    Haqiqada ayat kahadashay brother 😍❤️💯

  • @hoodoismail2301
    @hoodoismail2301 Před 2 lety

    Dhacda kaa yabisaa qofbaya la tahay dhalanteed is dhagaysi waxa dhama la waa
    Nice words

  • @caasholikeyou8434
    @caasholikeyou8434 Před 2 lety +3

    😋waa runta finally that relationship 😍 will work laakiin not abuse 15 sano ka hora iyo maanta guurkeg iskuma dhawo wuu shaqeyey 🙏

  • @cabdirisaqsalax1647
    @cabdirisaqsalax1647 Před 2 lety

    C risaak anshax keev going brother fans

  • @faadumosalaad9664
    @faadumosalaad9664 Před 2 lety

    manshllha wlhi heestni dhab bay ka hadli🥰

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety

    Insaamiin wax isku dayaan waa jiraan.kalacayncaynbacayn.asww.

  • @munaugaasahmedtarabi
    @munaugaasahmedtarabi Před 2 lety +2

    Amazing❤💯👏

  • @cawaalecaska5531
    @cawaalecaska5531 Před 2 lety +1

    Anshax nabadi korkaaga ha ahaato wllky

  • @hodanhalane4288
    @hodanhalane4288 Před 2 lety

    Somaali wiilka ugu coda macaan good songs

  • @abdiahmed5776
    @abdiahmed5776 Před 2 lety

    🙌 wey ku dhan tahay

  • @maadayaamiin9135
    @maadayaamiin9135 Před 11 měsíci

    ❤❤❤❤❤WAAA DHAN WLHI😊😊

  • @sahraosman2290
    @sahraosman2290 Před 2 lety

    Heeso waqica ka turjumaya ku heesta legend.

  • @mostlydriving426
    @mostlydriving426 Před rokem

    Thank You, Very Educational,

  • @ifrahapdillahiciise8550

    Waxa lagu kala dhintaaa waxan duluc dheer lahyn🥺🥺❤❤Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw anshax best actor

  • @siciidaabdirasaq8256
    @siciidaabdirasaq8256 Před 2 lety

    Hees xaqiiq ka hadal 🥰🥰🥰

  • @Keligii-Maadhle
    @Keligii-Maadhle Před 2 lety +1

    Artist actor singer Anshax 🤛👀

  • @feysalbarre7486
    @feysalbarre7486 Před 2 lety

    Ljn waye anshax kipgoing

  • @ZAKITV2
    @ZAKITV2 Před 2 lety

    Anshax waa fanaanka kaliya fanka hada horumar la taaban karo ka sameeyay inta igu tageersan LIKE II SAAR team anshax