ABDIRISAAQ ANSHAX WALEE NOLOSHAYDA ADAA KA WAKIILA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 07. 2021
  • ●ERAYADA AXMED XARAF
    ●MUSIC HAATUF YARE
    ● LAXAN BY ANSHAX
  • Hudba

Komentáře • 267

  • @cabdirisakanshax
    @cabdirisakanshax  Před 2 lety +335

    Waxaad tihiin ifiyaha guushayda
    Waxaan lahadlayaa waa idinka
    Ilove❤💯 DADKAYGA

  • @qadraxasan9307
    @qadraxasan9307 Před 2 lety +89

    Heestaan Waxaa u Qalma Hooyo mcn allh haku dhoro 🤲🤗🥰🤱

  • @farhiahassan5477
    @farhiahassan5477 Před 2 lety +62

    Wlh danteyda adaa iku wansho hooya mcn nolosheyda ❤❤

    • @munahilwa9490
      @munahilwa9490 Před 2 lety +1

      Farhia Hassan. Hestan hoyo ayaa Xaq ulaheyd in Lasiiyo Wlhi Markan dhageysanayo hoyo aya Niyada iga so dhacdo

    • @farhiahassan5477
      @farhiahassan5477 Před 2 lety

      @@munahilwa9490 aad iyo aad abyo ❤🙏

    • @salmayaxye7130
      @salmayaxye7130 Před 2 lety

      Manshalaah ❤️❤️❤️❤️❤️🌹❤️🌹🌹❤️.hore.u.soco..

    • @laariofficial3245
      @laariofficial3245 Před 2 lety

      Imiss you hoyo❤

  • @fatmaumer875
    @fatmaumer875 Před 2 lety +27

    Adaa wacadkeena 🤞
    wadeeca ka dhawra 💯
    Waxaa tahay ruuxa
    Naftay ilaa wadaaga 💏
    Hadaan warwaraayo😰
    Adaa walbahaara 😭
    Wlhy dantayda
    adaa igu waansha 💯
    Wllee noloshayda
    adaa ka wakiila❤
    Adaa waqtigayga
    wadkayga hortii leh❤💓💗💘💌🤩😘
    My love A

  • @mrrobot8510
    @mrrobot8510 Před 2 lety +9

    Anshax bro plz heesaha qaramiga noo soo badi wllhi fananka kaliye buuxin kara boskas ayaad tahay👏👏👏👏👏🔥

  • @jannoomer7263
    @jannoomer7263 Před 2 lety +8

    Hadaan welwelaayo
    Adaa walbahaara
    Walahi dantayda
    Adaa igu waansha
    Isla caawaba wadnahaygibaa iso diray intaas
    Heesaha xagisa iga yimada ama ha iso diro ama aan isla dhegaysane xusuuso gaar ahbay igu yeeshaan😞🥰😍

  • @miskimahamud9621
    @miskimahamud9621 Před 2 lety +6

    Clrisaq anshax wan ku tagera hes kasta aad soo qaadid wan la socda ❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💪

  • @jucepower
    @jucepower Před 2 lety +2

    Ninkan wlhi marki hore matageri jirin inuu legend yahay hada ayan ogaday ❤️

  • @sabirmacquul
    @sabirmacquul Před 2 lety +4

    Zxb you are the one and only fanaan ee all the world ugu codka mcn zxb cimri dheer AA kuu rajeynaa

  • @umusharaf5629
    @umusharaf5629 Před 2 lety +16

    Anshax walal wanku bahanahay halke kala so xarira plZ deg deg kugu bahanahay 🥰🥰🥰🥰🙏🏽

  • @xaliimocaliaxmad882
    @xaliimocaliaxmad882 Před 2 lety +3

    Waaw anshaxayga wiilkan maxan tageeraa nolol farxadle iigu noolow cabdi rasaq anshax

  • @queentacadalefaadumoladan4122

    Hees iyo bar keep going anshax wll qaaaliya

  • @haalaabdihalim3852
    @haalaabdihalim3852 Před 2 lety

    Anshax fanankena qaaliga ah heesakaga o dhan isku soo xiriiri o kuwa xulla ah &sanadadii aad qaaday walal heesahaaga waa heeso dareenkooda wata waxana dareema dadka qalbiga wngsn ama jclka wax ka yaqaana tnks

  • @qeedoluuul3216
    @qeedoluuul3216 Před 2 lety +4

    Anshax horay usoco waxatahy fananka kaliye an antagero ruunti❤❤❤💪

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 Před rokem +1

    Wllhi danteeda adaa igu waashaa❤❤❤

  • @asaidiyare7563
    @asaidiyare7563 Před 2 lety +7

    Wlhi dantayda ada igu wansho my mom 🔥

  • @maxamed1766
    @maxamed1766 Před 2 lety

    Earayo miisaaman oo lagu qurxiyay laxan iyo music aan kala dhicin codkuna sii dheeryaahay💯/💯

  • @keynaanalmaasi8909
    @keynaanalmaasi8909 Před 2 lety +2

    Wll Anshaax
    Ruunti Qalbigayga Ayaa Tabataay

  • @hanimuhumed8160
    @hanimuhumed8160 Před 2 lety +3

    intaas oo wanaaaaga yaa laga helaa oon hooyo ahayn anuu intaas hooyo bes la helay wllhi inta xaasaskooda AMA sawj kooda ka heshay alle ha idiin daayo imaba lihi waa laga helaaye

  • @ilyaasslb3065
    @ilyaasslb3065 Před 2 lety +6

    Caadi maaha 😍🔥🔥🔥🎤🎻

  • @somaligirlsomaligirl89
    @somaligirlsomaligirl89 Před 2 lety +5

    Waaw anshax caadi maaha wlhi horay usoco wall waligaa haliicin 🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐from norway

  • @cadceedofficail657
    @cadceedofficail657 Před 2 lety +7

    🤴❤💯❤ walalkay Anshax iFka Hibo ku nolow wll🤲🤲

  • @amaliinaqali1910
    @amaliinaqali1910 Před 2 lety +4

    Fanankeyga o si xog ah an u tagero hore u soco wa sharfanthy

  • @ayaanjaamac4785
    @ayaanjaamac4785 Před 2 lety +2

    Keep going my pro cabdirisaaq anshax🥰❤💕🥰😘

  • @bashiirkynan3720
    @bashiirkynan3720 Před 2 lety +14

    Heesta darteed ayan CZcamska uzoo galaY wlhi iyada ugu horaysayba🤣🤣

  • @gacalo6709
    @gacalo6709 Před 2 lety

    Caleeeeek lamaane qurux badan guuleesta gob baa tihiin 🌹🌹❤️❤️👑🎩🎶🎶🎶🙌🏽

  • @ahmedibraahim6623
    @ahmedibraahim6623 Před 2 lety +4

    Keep going Anshax Legend

  • @somalilandsocotay3257
    @somalilandsocotay3257 Před 6 měsíci

    Maansha Allah hees iyo badh💖👍

  • @ayanmahamoudchoukrimahamou5357

    Heesta waay ikasheey Ruunti😍😍😍😍

  • @xaawosiciid7536
    @xaawosiciid7536 Před 2 lety +8

    Keepgoing brother ❤❤❤

  • @mohamedabdulahi6021
    @mohamedabdulahi6021 Před 2 lety +1

    Heeestaaan walhi waaa diyaaarsàntahy walhi 🦅🦅🦅🦅🦅🥰

  • @katrahussein8838
    @katrahussein8838 Před 2 lety +6

    Hestan hoyo bay ka adleysa intii igu racasan iyada walwaleysa markey inyar kuweyso ilahow hoyo macan noo daa

  • @Elkhaziofficaill
    @Elkhaziofficaill Před 2 lety +10

    Heestaan markaan maqlo xaada ayaa ikacdo waayo gabar aan jeclaa 4sano oo guur aan kuhishiinay ayaan waxaa arkay iyadoo nin kale heestaan uqaadeso maalinka ayaan kasamray guur iyo jaceyl gabar jirta waqtigaan jaceylku noqday jiliin💔😭

    • @franskafka5913
      @franskafka5913 Před 2 lety +1

      Zxpow adaabu jacayl kgu dhcay oo aaminsan hambalyo😁

    • @nimcosalah562
      @nimcosalah562 Před 2 lety

      5sano ayaan wada soconey wiil hadana wan kala hadhayney hal sano kaso wareegtey xata ma awoodo inan xidhidhi kale sameeyo 😓💔💔

    • @shukrimaxamud5867
      @shukrimaxamud5867 Před rokem

      Sorry abowe

    • @asmamohamoud747
      @asmamohamoud747 Před rokem

      Sorr
      Sorry😢 wll Mid fcn wa helaysa hays dhiibin😢❤

    • @asmamohamoud747
      @asmamohamoud747 Před rokem

      Anigu hada nin ban jecelahy wuna ifahmi la yhy😢inaan wllo cml iska ahanu raba 😢ana wan jeclhy ma aqan waxa sameyo😂

  • @haboondeeqa7932
    @haboondeeqa7932 Před rokem

    Heestan hooyodey mcn uhibeeyay sabbto boska Aabe ayee ibuxisay asigo nol dhip iyo dheef ila so martay aniga illhey waxn ka baryaya anigo xajka geeynin illhey ima dilo😭🤲🤲😢♥️

  • @mohamedabdulahi6021
    @mohamedabdulahi6021 Před 2 lety +1

    Legend guuleyso laaandhere 🦅🦁🇸🇴

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 Před 2 lety +4

    Adaa wakhtigayga wadkayga hortii leh ❤

  • @shamsokhalifhassan2639

    Hooy mcn 🥺😭👸🏿💪🏾wllhi dhanteyda adaa igu wanshay

  • @mascuudhussein6206
    @mascuudhussein6206 Před 2 lety

    Waligaa haliicin anshax wankuku fanaa ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MOHAMEDNOOR-vj5bs
    @MOHAMEDNOOR-vj5bs Před 3 měsíci

    Hees iyo bar❤🎵🎹

  • @nadiasalah8664
    @nadiasalah8664 Před 2 lety +16

    Omg this is soo nice 👍 all day I can’t stop

  • @TulipE2023
    @TulipE2023 Před 2 lety +1

    Warkeyga hortiileh 😍 ada iigu waansha

  • @faqdidali1221
    @faqdidali1221 Před rokem

    Hestan markasta dhageysto hoyo ayn xasusta allah ii xafido

  • @bureeqabidhaanquruh5854
    @bureeqabidhaanquruh5854 Před 2 lety +4

    Keep going bro

  • @khaalidgaabshe7374
    @khaalidgaabshe7374 Před 2 lety +2

    Anshax heesaha qisooyinka nooso badi❣

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 Před 4 měsíci

    tii laga soo dhawaystoo jecladayoo dumaar haween naagodumaar nololba

  • @haykalmardaadi9695
    @haykalmardaadi9695 Před 2 lety +1

    Wlh walaalkeey qaaliga waad kabaxsaday waxaan kuugu jeclahay marba marka kadanbeesa wlh heesahaaga waa cajiib horay usoco waaku wataa waa walaalkaa heykal Mardadi muqdisho

  • @rahmaancadey9398
    @rahmaancadey9398 Před 2 lety +1

    M.a keep going legend

  • @maryanshareeco5463
    @maryanshareeco5463 Před 2 lety +1

    Superhit!!!💯

  • @asmaloveissa5012
    @asmaloveissa5012 Před 2 lety +3

    Macha Allah hn nolow

  • @hamzequrbo6300
    @hamzequrbo6300 Před 2 lety +5

    Legend always legend

  • @abdirahmanmahamoud659
    @abdirahmanmahamoud659 Před 2 lety

    Anshax Fanaan Aan tagero ì👏👏👏👏

  • @alimowlud2404
    @alimowlud2404 Před 2 lety +4

    Anshax always legend

  • @mubaarikcolaad8787
    @mubaarikcolaad8787 Před rokem

    Halkan waxa aan uga hibeynayaa qof noloshayda baal dahab ah kaga jira, Alle hana mideeyo.

  • @abdullmohaz1368
    @abdullmohaz1368 Před 2 lety +1

    Anshax Walaalkay xog ayaan idiin taarsanhy adi dumashi wllhi

  • @azizielmi6401
    @azizielmi6401 Před 2 lety +1

    Anshax keep going

  • @gulledsimba1010
    @gulledsimba1010 Před 2 lety

    2021 hadaa dawaneyso ismuuji❤🙈💯🙏🏿

  • @dhagajuunxilwa258
    @dhagajuunxilwa258 Před 2 lety +1

    Laxan aan caadi ahayn laxamadii hore

  • @AnisoMacalin-jp4hh
    @AnisoMacalin-jp4hh Před 11 měsíci

    Wllhi danteyda adaa igu waansha
    Hooyo mcn❤

  • @musabgameing4226
    @musabgameing4226 Před 2 lety +2

    Mansha Allaah brother hamblyo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰👍

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 Před 4 měsíci

    joogoo jir nololw yartaaneey murwo dumaroo ayaamahayga wanaagwacanoo ayaaamo lajoogaba iyaa akhiroo taba wanagsan qiimobadan nolol joogto ah. qaatimoqeyr

  • @monir8940
    @monir8940 Před 2 lety +2

    Anshax adke sxp hore usoc

  • @apdifatahahmet6988
    @apdifatahahmet6988 Před 2 lety +1

    AnzHaxii HirGalEY🔥🥰

  • @abyan1436
    @abyan1436 Před 2 lety +1

    W.w. wllkey hor wcn

  • @abdilaahicaska389
    @abdilaahicaska389 Před 2 lety +1

    Music yaa tumay marna waxa tumay furinle lkn waxa ku macag qaatay haatuf yare waxaan leedahay anshaxow macalinka ka xishoo axmed wali furinle 😇😅💯🎁

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 Před rokem

    anshax jacaylku waa ka dhab

  • @hamzamaimuna8428
    @hamzamaimuna8428 Před 2 lety +18

    I want translation for this song I really like it

  • @califarax7743
    @califarax7743 Před 2 lety +1

    Hees macan anshax

  • @nimcodaahirxaji2012
    @nimcodaahirxaji2012 Před 2 lety

    Horay usoco sxp wlky tagero buuxa kuu ahay wlhi jila kolafanaan

  • @DeeqaOsman-cj4xp
    @DeeqaOsman-cj4xp Před 10 dny

    Hooyomcn hees taan wey uqalantaa

  • @zeinabh3509
    @zeinabh3509 Před 2 lety +2

    Legend Anshan we love you 😍.Sound music action100%

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 Před 2 lety +7

    Anshax ninweyn❤️❤️✊

  • @najaxxuseen6025
    @najaxxuseen6025 Před 2 lety +1

    Wooooow💛

  • @abdishakurmohamed6208
    @abdishakurmohamed6208 Před 2 lety +1

    HooYo mcn

  • @umuamiin4954
    @umuamiin4954 Před 2 lety

    1m markey gaarto isoo mara soomaalaay

  • @cxamiidmaxamed9103
    @cxamiidmaxamed9103 Před 2 lety +2

    1m comig soon❣❣❣🙏

  • @qadrosiciid2951
    @qadrosiciid2951 Před 2 lety +2

    Waaaaw 😘🥰😍

  • @cumarcali3998
    @cumarcali3998 Před 2 lety +2

    Çok guzal bir şarkıcı kardeşim

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před rokem

    Yartaaan.khatraaaaaayqaraney caday qiimobadan marwa yareeey Nolol nabad

  • @dayhassed8726
    @dayhassed8726 Před 2 lety +1

    Wow Best song

  • @avv.muzamilll.m8390
    @avv.muzamilll.m8390 Před 2 lety +11

    Good man, ALLAH Ever created.♥️ Anshax living legend♥️

  • @dumarkudhancali6927
    @dumarkudhancali6927 Před rokem

    Hadan walwalayo adaaa walbahara my mom cimri dheer io cibado suuban 💯💋💋

  • @mohandizmohamett3239
    @mohandizmohamett3239 Před 2 lety +13

    Legend is bck We are waiting u❤✌

  • @ayaanfaarax8877
    @ayaanfaarax8877 Před 2 lety +2

    Fananan iy0 badh

  • @guleedmaxamed9203
    @guleedmaxamed9203 Před rokem +2

    Hees iyo badh .
    Waxan dhagaysanaya 7/1/2023 TM 11:49 habeen jawigu dagan yahay oo sabti ah axadna so galayso

    • @asmamohamoud747
      @asmamohamoud747 Před rokem

      Inte jogta😢😂 bishi 3aad 2023 dhagaysanaya ana 5 tedi hargaysa😮😢

    • @guleedmaxamed9203
      @guleedmaxamed9203 Před rokem

      @@asmamohamoud747 replaydan waxay iso gaadhay 3 july 2023 waxaan joga jigjiga

  • @zhadiamohamed8219
    @zhadiamohamed8219 Před 2 lety

    Heestaydii🥺🌍

  • @laampepoy2361
    @laampepoy2361 Před 2 lety +2

    My only fanan kayga

  • @Mss_dahabo
    @Mss_dahabo Před 2 lety +2

    My Vava FanaaN Anshax yare♥️💯🤴

  • @mssdimple925
    @mssdimple925 Před rokem

    Heestan❤🥺

  • @suldaankaintamadow1339
    @suldaankaintamadow1339 Před 2 lety +1

    Wooooooow🥰😍💯❤💯❤👌👌👌✌✌✌👍👍

  • @user-sk7fz9yi8g
    @user-sk7fz9yi8g Před 2 lety

    Somali Dramatic Singer💟👑

  • @samiyamahamet5630
    @samiyamahamet5630 Před 2 lety +2

    Ada waqtigayga wadkayga horti leeh

  • @asmamohamoud747
    @asmamohamoud747 Před rokem

    Taas wa hoyaday 😢 cid kle maha😢❤

  • @mustafjabane
    @mustafjabane Před 2 lety +1

    Keep going

  • @mogeshow2923
    @mogeshow2923 Před 2 lety +2

    Fanka codkga ayaa ku joogtaa 🔥🙏

  • @cabdicasiis1729
    @cabdicasiis1729 Před 2 lety +3

    Hees way dhaafatay walhi

  • @HassanaliyusifZaimka18
    @HassanaliyusifZaimka18 Před 7 měsíci

    😢😢😢 best 🎵

  • @najumibnuahmedahmed3164
    @najumibnuahmedahmed3164 Před 2 lety +1

    Adaa wakhtigayga wadkyga hortii leh 👌👌👌

  • @apdifatahahmet6988
    @apdifatahahmet6988 Před 2 lety +2

    RuntiE Heez Dareen LeH🥰❤

  • @cabaashalac7652
    @cabaashalac7652 Před 2 lety

    Guulyso Ashax

  • @abdisalanmaalin3433
    @abdisalanmaalin3433 Před 2 lety +3

    Woooo ♨️🥰❤💞💯👍💪👌