CABDIRISAAQ ANSHAX NEW REMIX SOMALI COLLECTION MUSIC VIDEO 2021

Sdílet
Vložit

Komentáře • 256

  • @cabdirisakanshax
    @cabdirisakanshax  Před 2 lety +188

    Waxaad tihiin ifiyaha guushayda
    Waxaan lahadlayaa waa idinka
    Ilove❤💯 DADKAYGA

    • @khalidali-yo6zm
      @khalidali-yo6zm Před 2 lety +2

      Waxaad tahay noleyaha fanka tageero buuxda ayaan kuhaya from jabuuti

    • @anisosaid8225
      @anisosaid8225 Před 2 lety +3

      Ashax noloshu kuma xumayso 🥰

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 Před 2 lety

      Big support kuu ahay ma'suul

    • @aaminocolad2009
      @aaminocolad2009 Před 2 lety +1

      Wwwwww mansha allh wllkey ilxum kuma aragto

    • @abdidacar4095
      @abdidacar4095 Před 2 lety +2

      Waxad tahay fanaan buuxa ilaa heestadi u horeysay wan la socday ad ban ugu faraxsanahay horumarka aad samaysay: guulayso boqortooyo anshax 👍✅

  • @Cwahab-js9en
    @Cwahab-js9en Před 9 měsíci +13

    Heesta kaliya Aan jeclhy Marka jabaneehayo legend Lee fahmi karo Hada iga danbeeyso like ha Ila dhafin hada xariif thy😂😂😂

    • @daahirguureye5923
      @daahirguureye5923 Před 7 měsíci

      Axmed cali cigal ama xasan adan labada hesood mid weeye

  • @mohmaedanshax4689
    @mohmaedanshax4689 Před 2 lety +21

    Anshax halka fanaan an tagero inshallah mar un waan kulmayna tagernimo oo aan ku qabo magaca Anshax ayaan la baxay mohamed Anshax💓 muqdisho imow nio

  • @yaasiincabdulqadir4735
    @yaasiincabdulqadir4735 Před rokem +5

    Ninka musiga tumaaya
    Adbu kugu hilyy wllhi Legend an tagero anshax🦁😎🎼

  • @farduusahmed6171
    @farduusahmed6171 Před 2 lety +26

    Cod illahay waa u dhiibay legend Anshax 😍

  • @mohatyga3841
    @mohatyga3841 Před 3 lety +18

    Anaa ugu horeeyo legend anshax 🙏✌️

  • @daahirguureye5923
    @daahirguureye5923 Před rokem +6

    heesuhu kala daran
    1 xasan adan
    mar uun baan guban kaheli
    midaan gacalooy iraahdo
    gabana aan igu xidhayn
    gobay tahay hooyadeed oo
    gayaankana ugu wanaagsan
    2 juba iyo heesti shamis
    3 garan maayo fananki lkn waa hesti
    jacayl lama moosi karo
    siday mayaygu u daa aa
    muraaquu kugu dillaa
    4 axmed cali cigaal
    dad hargaysa soo maray
    5 xasan adan
    halalacdiyo muuqii
    indhuhu waxay uhaysteen

  • @garyaqaanmansuur4372
    @garyaqaanmansuur4372 Před měsícem +1

    Ma halkii dharaartii
    Casar heemamaw xiga
    Dad Hargaysa soo maray
    Weeye ee cararkii mamoodiga ma ahan hhh

  • @relaxationundsleeping5023

    Alfanaan best remix aan dhagaysto waxan ka helay sidaad uso xushay hesaha juba soo badi

  • @abwaanjidhoon7897
    @abwaanjidhoon7897 Před rokem +2

    Waxa sidaaa music kolba hees ugu egaysiinayaa waa xabashi legend wllhi henok atlobachew guuleyso

  • @kpyareofficiall2755
    @kpyareofficiall2755 Před 3 lety +11

    Waan idin salaamay somali maxamed

  • @anwartottimusic1671
    @anwartottimusic1671 Před 3 lety +6

    Anshax go forward bro

  • @Iwanttokillu
    @Iwanttokillu Před 2 lety +2

    Midhaha geedsare kuyaal marbad umililicdaa dadkana wad uga siman tahay. Legend Anshax wad keentay heestii adeerkay Abdi Nuur Alaale.

  • @mjofficial820
    @mjofficial820 Před 2 lety +9

    Ina adheerkey, legend of legends wanku aminsanahy

  • @mazcudamare7890
    @mazcudamare7890 Před 2 lety +7

    Brother heesaha xasan addan soo baddi♥️♥️

  • @mahamedabdirahman4404
    @mahamedabdirahman4404 Před 3 lety +5

    Woooow ayaaa iga soo horeeyay

  • @riixaayecunaaye8213
    @riixaayecunaaye8213 Před rokem +1

    Xusuustiii Al fanaan Samatar ❤cigaaal ❤❤❤ Legend Anshax Come to Mogadishu & Nairobi

  • @nasabboy3580
    @nasabboy3580 Před 2 lety +7

    War somalidii waatageen baryahaan masha upkii bay barteen kabbax😂❤

  • @khalidSomali
    @khalidSomali Před 3 lety +4

    Hala zxp anshax💤👏

  • @daroodisaaq2529
    @daroodisaaq2529 Před 2 lety +8

    Anshax legend waxasa fanaan codkisa ku jooga ah wan oga ninkan inu legend noqonayo marku fanka kuso biray iyo marki u heskisi ugu horeyay son saraay hore u usoco

  • @isramohamed3453
    @isramohamed3453 Před 2 lety +2

    Waaw halkeedi ayaad dhigtay anshax

  • @abdirashidahmed7758
    @abdirashidahmed7758 Před 2 lety +1

    Anshan fanan Akisho ah oo Hargeisa jooga
    Laandheere nimo
    Love you Anshax from wllka Burcawi

    • @abdirashidahmed7758
      @abdirashidahmed7758 Před 2 lety

      Hargesia xarunta beesha direed
      Isaaq
      Samaron
      Akisho
      Ciise
      Biyomal,Gurgure,Gure,Gadsan,sure,
      Iyo beelo kalo badan
      Beelwaynta direed.

  • @filsanabdi7745
    @filsanabdi7745 Před 2 lety +3

    Anshx wa kuwata wll Mcn 🙏❤️

  • @abdirahman-kw9kb
    @abdirahman-kw9kb Před 8 měsíci +1

    XASUUSTI XASAN AADAN SAMATAR ❤

  • @khadranuura7956
    @khadranuura7956 Před 2 lety +3

    Masah Allah keep going inadero from jabuuti

  • @CODEYGAMER
    @CODEYGAMER Před 3 lety +9

    Fʀᴏᴍ Mᴏɢᴅɪsʜᴏ✌️❤️🇸🇴🇸🇴 Lɪᴋᴇ Tᴀ 👍

  • @AbdullAmin-rv9lv
    @AbdullAmin-rv9lv Před 2 měsíci +1

    Legend anshax

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 Před 2 lety

    Jab music aba another level ah codkuna ka daran jawiga Mesha waxa dhan wa wada mcn runtii

  • @munanalka8443
    @munanalka8443 Před 2 lety +2

    Anshaxeena m.a keep going brother ♥♥♥♥♥♥ guulo badan gaadh

  • @abwaanxagaraawi5902
    @abwaanxagaraawi5902 Před 3 lety +8

    Waligey ma arkin fanan dib usoo qaaday heesta Cabdiqaadir Jubba wana sugaayey inaan arko fanan dib usoo qaado heestaa misena halkeedii dhigi karo.
    Alfanan Anshax niyow heestaas kaligeed inoo soo qaad

    • @wardahussein7105
      @wardahussein7105 Před 2 lety

      Rer waqoy kaasuuugg hesta iga ley qaadkikara 🇮🇹🇮🇹🇮🇹👈

    • @fathiyaali4332
      @fathiyaali4332 Před 2 lety

      Heesta qalaad waye, Somalia waye, not shomaliye

  • @hipaaqyusufismaciilismaaci1355

    Cod dahab Masha Allah 🤎🦁

  • @vanadiumtogettoseeing2sale739

    Maasha'allaah Tabaaraka Allaha Idin Xafido kuligiin Aamiin Aamiin Aamiin Markasto Zakan kasto Aamiin Aamiin Aamiin Markasto Zakan kasto Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @ugaascdale-di4hj
    @ugaascdale-di4hj Před rokem

    Xesta waa kumurqamqa wlhi xasan oo cadiya qadaya 😂😂❤❤❤

  • @riixaayecunaaye8213
    @riixaayecunaaye8213 Před rokem

    Waa Xasuustii Waa Weeyn ka Soomaaliyeed

  • @bahjaaadam8870
    @bahjaaadam8870 Před 2 lety +1

    Ayy best zong 2022 yaa dhgesnyo

  • @daacaddalka8351
    @daacaddalka8351 Před 2 lety

    Ninka kalye ee an tagero lph nin tagay keep going proo

  • @ducowaalidwaadahab4217
    @ducowaalidwaadahab4217 Před 2 lety +6

    The one und Legend Anshax👏👏👏👏another one 👀👀👀

  • @Queen_girl4838
    @Queen_girl4838 Před 2 lety +1

    Heesti eedaday Nimco djama miguil
    Cood macan anshax horey usoco

    • @Iwanttokillu
      @Iwanttokillu Před 2 lety

      Ma hees Nimco Jamac ledahay ayuu qaaday walal. Heesaha uu qadayba waa wada rage, halkeed wax Ka aragtay bal na Tus!

  • @ayansaidali3056
    @ayansaidali3056 Před 2 lety +2

    Anshax walee wuu keenay hestan special

  • @umosiciid4312
    @umosiciid4312 Před 3 lety +2

    waw anshx hory usoco

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Před 4 měsíci +1

    Wow😊❤

  • @zuuzunanasahmed465
    @zuuzunanasahmed465 Před 2 lety

    Keep going legend

  • @Abdikariinkhadar
    @Abdikariinkhadar Před 2 měsíci

    Mahalkan fadhiista like love pro❤waxba Kuma yelaysee

  • @caalin2529
    @caalin2529 Před 2 lety +1

    Ugaaska fanka ansha abti heesta juba gaar u soo dub halkeedaad dhigtaye🙏🙏🙏

  • @cabdiraxmansheqadam237
    @cabdiraxmansheqadam237 Před 2 lety +2

    Legend anshax halkeeduu dhaafiyay

  • @sadiaahmed160
    @sadiaahmed160 Před rokem

    Cod kaas ayaa la dhahaa layskama hadaaqee oo waxaan cod ahayn afka lalama taago

  • @khalidali-yo6zm
    @khalidali-yo6zm Před 2 lety

    Wah wah legend niinkan cimamadisa hala tuuro

  • @faraxcqaadir8589
    @faraxcqaadir8589 Před 9 měsíci

    Waa hes macaan

  • @abdiqaniwiilwaal3351
    @abdiqaniwiilwaal3351 Před 2 lety

    Cabdirisaq anashax
    Fanankenaw hesahani
    Waa heesihii marqanka
    Afkaaga caano lagu qabey

  • @gelleabdigelle5250
    @gelleabdigelle5250 Před 2 lety +2

    Cod wuu leyhy
    Waxan ka codsan lahaa hesahaas Inu si dhamaystiran uso qaado mid wlba
    Gaar ahaaan
    Hesta jubba

  • @farxiyocayndaruus8767
    @farxiyocayndaruus8767 Před 2 lety

    Wow heestan anigo dhocil jclnjiray 14 jir axmad cali cugaal heestisi cabdirisaq anshax tagero buuxu wlh

  • @AbdaleHassan
    @AbdaleHassan Před 11 měsíci +1

    Weweee wlhi waa top

  • @hnour9800
    @hnour9800 Před 2 lety +1

    anshaxoow ka daa heesa calaliska

  • @OmarAli-qm8rx
    @OmarAli-qm8rx Před rokem

    Wiilka Musicada tumaya inaba caadi maha waa talent

  • @lailomohamoud5346
    @lailomohamoud5346 Před 2 lety

    Woooooww anshax codkaaba iga gadan mashaallaah

  • @user-bn3os1pe4h
    @user-bn3os1pe4h Před 4 měsíci

    Bro❤❤

  • @cadeyawees4326
    @cadeyawees4326 Před 2 lety +4

    anshax fannan tagey🌹🙏❤🇸🇴💯

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 Před 2 lety +3

    Lengd abdirisaaq anshax cod rabaa kugu maneystey heeso xul ah isku keentay

  • @hawlkarfernandez3887
    @hawlkarfernandez3887 Před 2 lety +1

    Musica waaba Waxkle.
    Legend anshax

  • @queensadishaqueensadisha049

    War heesta ugu horeysaa magaceed isheeg dhalinyaro

  • @asmahusseen4635
    @asmahusseen4635 Před 2 lety +6

    woow keep going

  • @mursalabdirahman4127
    @mursalabdirahman4127 Před 3 lety +3

    Anshax boqorka qiirada guul wll

  • @zalmaanyare3951
    @zalmaanyare3951 Před rokem

    Anshax Alla yaa murqaan from Garowe

  • @sadamdekk1218
    @sadamdekk1218 Před 2 lety +1

    AnShax legend
    KutaageeRaa bro
    🤩🤩🥰🥰

  • @najahchannel1817
    @najahchannel1817 Před 2 lety

    Manshallah my brother

  • @heyamabib6054
    @heyamabib6054 Před 2 lety

    Ways maashaalh keep going

  • @sufyancisman5915
    @sufyancisman5915 Před 2 lety

    Waaaaaaw waxaas ka cod ah Anshax

  • @hadonmaxma2067
    @hadonmaxma2067 Před 2 lety

    Waaaaaaawa afaku kum goog walad caami

  • @aadankismayo9593
    @aadankismayo9593 Před rokem

    Shido qaali ma ahee waa shirka qaali oga dhigay waa qeebta cabdiqaadir jubba uu kasoo qaatay.
    Anna waxaan shamiseey shirka qaali oga dhigay sheekeeysigeenee sidaas weeye walaale

  • @hindakhadar3027
    @hindakhadar3027 Před 2 lety

    Ma hory usoco anshax

  • @mohaqays2146
    @mohaqays2146 Před rokem

    Caadi ma ahn aad bn ugu murqaamay

  • @omaaniofficial4489
    @omaaniofficial4489 Před 3 lety +2

    Meesheeda dhigtay anshax

  • @abshiroha2072
    @abshiroha2072 Před 2 lety +2

    Woooo my bro 😘😘😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @faysacabdi9152
    @faysacabdi9152 Před 3 lety +3

    Did isoo qaad heesaha xasan

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg53633 Před 2 lety +1

    Hal mar ayad heesihi aan jeclaa oo dhan igusoo wareejisay. mahadsanid.

  • @hanaalajecel72
    @hanaalajecel72 Před 2 lety +1

    Wakentay 90% horay usoco anshax

  • @sabiry6537
    @sabiry6537 Před 2 lety

    Abti aniga hargeysa wan jecla hay hooyo soomaaliya iima jogto wllhi Kali ban ku ahay muqdisho 😭😭😭😭😭

  • @hamzeahmed6411
    @hamzeahmed6411 Před 2 lety

    heesta xasan aadan halaalac iyo muuqii gaar usoo qaad zxp

  • @muhamedhusein2980
    @muhamedhusein2980 Před rokem

    Heesihii oo lasoo koobay intii muhiimka ahayd😀😀

  • @wardamohamed
    @wardamohamed Před 2 lety

    Juba, xasanadan,Ahmed cali cigaal.

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire5915 Před rokem +6

    legend of the legendary

  • @HALYEYMEDIA
    @HALYEYMEDIA Před 2 lety

    Niyow heesta Shamis ayadoo full noso qaad

  • @seidharun89
    @seidharun89 Před rokem

    Shafici u farayaa aaa kkkk hadanan fadumo kuu sheegin heestii dhulka lagashaye

  • @aadamxarago7901
    @aadamxarago7901 Před 2 lety +1

    Inaader ilaahbaan kugu dhaarshe heesaha mid walba soo dhamee . Waad ku soo baxdaye inaba caadimaaha

  • @sacidibrahim959
    @sacidibrahim959 Před 2 lety

    Anshax muxuu sameyay ala yaa cizag shucacon higsanayay ma adaa ihortagnaa🤦🏽‍♂️😘

  • @ahmedabdallahwasuge8256

    Anshax ka da ciyaarta heesaha qiimaha leh caaawa waaba falaaadeysaaaa

  • @mrrobot8510
    @mrrobot8510 Před 2 lety +2

    Top👏👏👏👏

  • @medsadik2828
    @medsadik2828 Před 2 lety +1

    Légende King

  • @patoofficial9934
    @patoofficial9934 Před 2 lety

    Fanaan wad dhaaftay ee magac kle halagu bixiyo 😇

  • @abdifatahabdirahman6595

    Please and please c.risaq ansha hala iigeyo fananka kaliyen tagero waa codsi

  • @sacdiyocabdiwali5804
    @sacdiyocabdiwali5804 Před rokem

    Xariir

  • @cabdalachanneloffal7382
    @cabdalachanneloffal7382 Před 8 měsíci

    Inta 2023/10/17 daawanaeysa✌️

  • @lilboss5452
    @lilboss5452 Před 2 lety

    Anigoon ciyaarin waligay beatz waan iska ciyaaray

  • @housseinmousse-yw9ow
    @housseinmousse-yw9ow Před rokem

    Asal ifiya gusha

  • @cabdiqadirabdixayle9216
    @cabdiqadirabdixayle9216 Před 2 lety +3

    Beretifiul abdi anshax

  • @samatarwarsame4749
    @samatarwarsame4749 Před 2 lety

    👌👌👌👍 legend

  • @nasteexonuurcadow33
    @nasteexonuurcadow33 Před rokem

    Boqrka codka anshax❤

  • @abdirihiimosmaan1437
    @abdirihiimosmaan1437 Před 2 lety

    Anshaxow mush up ka inoosoo badi

  • @nimcocadey5460
    @nimcocadey5460 Před 2 lety

    Marki igu horayse ihalely cashaqu🥰😍😢

  • @hodanhapiofficial6627
    @hodanhapiofficial6627 Před 2 lety

    Waaaaaan masha allaah nice