Abdirisaq Anshax & Sahra Kiin | Ila Duul | Official Music Video 2020

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 11. 2020
  • Anshax & Sahra Kiin
    Heesta Ila Duul
    Erayada Abdimalik
    Laxanka Anshax
    Camera Bigays, Khadar Waqal
    Editing Waqal
  • Hudba

Komentáře • 1K

  • @farhaanarnold6634
    @farhaanarnold6634 Před 3 lety +360

    Togdheer inTa MaqLayzay IzmuujiYa reer BurcO ❤

    • @teamdirizlethomazka5553
      @teamdirizlethomazka5553 Před 3 lety +3

      😁😁

    • @abdirizakahmedmohamuud4533
      @abdirizakahmedmohamuud4533 Před 3 lety

      @@teamdirizlethomazka5553 xbb

    • @caawiyeciiltire8691
      @caawiyeciiltire8691 Před 3 lety +1

      Haaaaaa

    • @communitybuilder1048
      @communitybuilder1048 Před 3 lety

      waxaan soo kordhinay adeeg cusub oo ardayda suuqa ku cusub looga faaideynayo kusoo dhawada inshalah waxaad nagala soo xiriiri karta numberk hoos kuqoran inshalh
      we made foex training online that we will helping for the people who are not know forex training trader we can call us the number (+252618017166) or (+252616946206) please follow the link that we posted in the lower
      czcams.com/video/y-HyoQkk-C0/video.html
      نحن نكون سوق نستفىدforextrading train

    • @abdixibil6668
      @abdixibil6668 Před 3 lety

      @@communitybuilder1048 hi

  • @boqran2974
    @boqran2974 Před 3 lety +159

    Reer togdheer burco Like igu booba me from laascanod sool waan idin jeclhy dadkaygii oodiyo darisnimo wadaagno one love reer burco 🌹💯🥀💃

  • @CadeQarawe
    @CadeQarawe Před 3 lety +488

    Heesaha waxaa ku jira dhibkaaga
    Quraankana waxa ku jira xalka dhibtada
    Inta quranka jecel like saar 👍👍

    • @cadiyaali6234
      @cadiyaali6234 Před 3 lety +5

      Maxad ka daawanysaa hadaa

    • @mustaphemohamed7812
      @mustaphemohamed7812 Před 3 lety +3

      @@cadiyaali6234 ma dawanayee adiga dWanaya ayuu wax kuu sheegayaa

    • @shucaybapdi612
      @shucaybapdi612 Před 3 lety +1

      Orod neefyahow quranka halkan hakeeninie

    • @kistoboy4800
      @kistoboy4800 Před 3 lety

      Wlhi waan idiin jecley somali maxamed ee lkn maxa laygu diiday #subsribe 😢😢😢😢😢😢czcams.com/channels/wNQM8ikxNz3_iEsA0NGnEw.html

    • @awalali8074
      @awalali8074 Před 3 lety +1

      Markii sidaa loo soo dhigay ayaad daawatay markasaad quraan Ka shekaynaysaa

  • @drsayana9611
    @drsayana9611 Před 3 lety +272

    Fan inuu waqooyi yahay ma isla raacnay dawlada barakysan somaliland💚🤍❤️
    Hormuudki fanaaninta iyo fankaba from mugadisho

    • @aishaabdullahi4890
      @aishaabdullahi4890 Před 3 lety +3

      Caaadi waye Kenya iyo Tanzania waa dad wlalo ah East African bey islayihin with no visa hadane Tanzania wa joyga fanka iyo suuganta wax waliba oo suugan ah iyada logu taga

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 Před 3 lety +5

      @@aishaabdullahi4890
      MEEL AAN LOO KICIN BAAD U KACDAY 😂😂

    • @drsayana9611
      @drsayana9611 Před 3 lety +2

      @@aishaabdullahi4890 xgee ka hdlysaa duca qabto hhhh

    • @user-re4lg5ir5w
      @user-re4lg5ir5w Před 3 lety +1

      💚🤍❤

    • @aimansuleimam3849
      @aimansuleimam3849 Před 3 lety +3

      @ayuuzha adam ✌wllalAha qalbiga wcn zalaan zarE FRom burco💖One love reer mugadishu🇸🇴

  • @user-qv1gb7mb2z
    @user-qv1gb7mb2z Před 3 lety +310

    Dal wanaag togdheer💖
    Reer Togdheerow Ismuujiya
    nacalla shaydan ku yaalle
    👇

    • @ciidankaxoogadalkaofficial4491
      @ciidankaxoogadalkaofficial4491 Před 3 lety

      czcams.com/video/Q19htU1zjjE/video.html

    • @mushtaqnaasir857
      @mushtaqnaasir857 Před 3 lety +6

      Anaga oo ah hunadiii aad sacyasha ku cayaseenba waan ku saray huunow🌽🙌

    • @teamdirizlethomazka5553
      @teamdirizlethomazka5553 Před 3 lety +8

      @@mushtaqnaasir857 😁😁😁😁😁zxp qaali zikaztoo aynu izu dacaayadaynu mameel ayaynu kala tegeynaa duriyadii reer zheikh izaaq ayaynu nahee hadal maynaan kala yarayzan lapadeenupee my dadkaygiih idin jeclahay wlhi ❤

    • @user-qv1gb7mb2z
      @user-qv1gb7mb2z Před 3 lety +3

      @@mushtaqnaasir857 Huno Sacyaashu waligoodba hadii la caayo waxba Laga qaadi maayo
      waa laandheerayal waana ilbax
      love U Reer Hargaysa💖

    • @mushtaqnaasir857
      @mushtaqnaasir857 Před 3 lety +1

      @@teamdirizlethomazka5553 waa zidaaa huno mcneeey hadalba gam ♥️ و انا كمان بحبك والله يا حبيبتي ♥️

  • @suwaysmohamed3748
    @suwaysmohamed3748 Před 3 lety +412

    Inta quranka jecel like dhac ku sii hesahan iska jec lik me

  • @anwaribrahim2826
    @anwaribrahim2826 Před 3 lety +229

    Waqal Studio yaa la jecel inuu 1 Million Subscribers gaadho
    👇

  • @mohamedjama9258
    @mohamedjama9258 Před 3 lety +144

    Heer Somaliland Waa Dad Fanka La Dhashay Horey usocda walalayaal From Xamar😍😍

  • @mohamedxadaari6376
    @mohamedxadaari6376 Před 3 lety +505

    Digniin imikapa nabiga iYo quraanka like haku raadzanina😜😜

    • @xaarwalwaal
      @xaarwalwaal Před 3 lety +2

      Sowdigan adba ku raadinaya. Digniintaadu imika wixii ka danbeeya adigana haku qabato.

    • @mohamedxadaari6376
      @mohamedxadaari6376 Před 3 lety +4

      Hhhhh aniGa iga ogayziin uunbay ahayd likena waxba uma aqaan

    • @maampa
      @maampa Před 3 lety +4

      moHamed xaDaari emoji kabix muuqaalka dawashadiisa dhib buu ukeenayaa

    • @mohamedxadaari6376
      @mohamedxadaari6376 Před 3 lety +2

      Zhp ma fahmin hadalkaaga

    • @omaribrahinismaciil3317
      @omaribrahinismaciil3317 Před 3 lety +2

      Hhhhhhhh

  • @aflah491
    @aflah491 Před 3 lety +42

    Somalilanders💚🗨❤🖑👀
    Nabad waarta iyo naxariis eebe abid🙌🙌🙌🙌❤🗨💚❤🗨💚

  • @updirahmaankhadar3699
    @updirahmaankhadar3699 Před 3 lety +13

    I AM FROM MUQDISHO WAXA AAN MNTA QIRAYA HARGAYSI IN AY TAHAY HOYGA FANKA SOOMAALI 🇸🇴🇸🇴

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 Před 3 lety +22

    Gobtii hargeiza anzhax and zahra kiin
    Team waqal good job

  • @shiikhaawimole5165
    @shiikhaawimole5165 Před 3 lety +74

    Ninka fanka nagu haya bk kadib
    Inta igu raacsan like

  • @yacquub1630
    @yacquub1630 Před 3 lety +19

    *Anshax & Sahra kiin waala yaabay* 🎸

  • @alimustafe1855
    @alimustafe1855 Před 3 lety +47

    Togdheer.. ❣Burco❣ Hadaad ku dhalatay, Deganayd beri ama aad Booqatay.. Please like saar

  • @Zakariye.abdilahi
    @Zakariye.abdilahi Před 3 lety +72

    Heestan inta Ka heshay like 👍
    Anshax iyo sahra kiin ❤️❤️

    • @jazmiinhassan8066
      @jazmiinhassan8066 Před 3 lety +1

      War zaki🤣🤣🤣🤣

    • @roodajama3438
      @roodajama3438 Před 3 lety

      😙😗😙😚😋🙂😣😥🤗😍😘😂😊😆🎎🎎🎄🎋🎈🎉🥕🍒🏡🎸🎸🎺🎺🎻🎺🚸🚸🚷and is huranyihin lkn and friends of the earth's surface and friends and family members of the year award in ilahay icafiyo wlalayaal ducadinu and

    • @Zakariye.abdilahi
      @Zakariye.abdilahi Před 3 lety

      @@jazmiinhassan8066 war. Yasmin nafta halkasan Ka Salamay 🖐️

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 Před 3 lety +233

    Alle Dulisanaa Kuwa Nabiga Iyo Qruanka like Ku Raadiya Intay Heesaha Soo Galaan Miyaanay Illhy Ka Baqayn Oo Aanay Diin Lahayn Qabtaa 😡😠😢

  • @muusiga
    @muusiga Před 3 lety +99

    Inta heestan earphone ku dhegaysanaysa like igu qabo

  • @sayidhashi9600
    @sayidhashi9600 Před 3 lety +201

    Wn ku jeeda wdba iga dambeYsaa suulka madow buluug kadhig😁

  • @habonsaed4047
    @habonsaed4047 Před 3 lety +63

    Shet waxanba islaha adaa usoo horeeye waaxay dadkan aad moodo inay youtubeka kuso qaxen niyow bal iska kay sasabo like isara🤣🤣

  • @mohamedmohamoud1696
    @mohamedmohamoud1696 Před 3 lety +12

    Reer burco gobolka ragga ismuujiya
    👍

  • @aamiinofficiall5453
    @aamiinofficiall5453 Před 3 lety +7

    Sahra kiin Axmed CAALIN iyo c/risaaq anshax Duriyadii oo is Heshay MSHA ALLAH Liketa iigu qabta iLmaadeeyaaL ♥️🔥🇨🇦🔥🔊🎧🎤

  • @bashirfas2623
    @bashirfas2623 Před 3 lety +2

    Anshax faanan fankuu xawaare ku socdo kana mid aha fanaanta aan taagero
    Malin sabtiya 10 april 2021

  • @mohaaali1795
    @mohaaali1795 Před 3 lety +31

    Hada QUR,AANKA KR33M KA JECESHAY LIKE SAAR❤👍🙏

    • @zakicade5961
      @zakicade5961 Před 3 lety +2

      Inta qur'aanka kariim mxd u keeneysaa hadana aad like ku radineysaaa in fisqi lagu hayo waad u jeedaaa is sax

    • @xiddigbeershiya3065
      @xiddigbeershiya3065 Před 3 lety

      wll iisaar subscribe Adoo raaliya Iyo like iisaar

  • @izumi4954
    @izumi4954 Před 3 lety +33

    Wan suguaYey Hestan🥺😫♥️
    Hore usoco waqalOw wll😍♥️

  • @queenamula5385
    @queenamula5385 Před 3 lety +56

    Inta aragta inuu anshax cayilay intuu gursaday like isaar 😂😂😂

  • @sheeno1813
    @sheeno1813 Před 3 lety +22

    Sidaad I danaysay
    Dumar iiga xulatay
    Damaashadka awga
    Digriya had iyo jeer ❤❤❤ anshax &sahra kiin

  • @xamdaarliyo6162
    @xamdaarliyo6162 Před 3 lety +2

    Baaa baaa xalad kale waqal studio 😜💚🤍❤

  • @axmedpoyka9152
    @axmedpoyka9152 Před 3 lety +19

    Wax walba Waxa ka macan hadalka Allah hadaad igu racsatay like saar

  • @fathiahmed3575
    @fathiahmed3575 Před 3 lety +9

    heestan markan arkay anshax title ka kore waan soo orday legend codkaaga quraanku ku quruxbadan yahy hadaad talo iga qadaysid wll🔥

  • @maxamedmaslax6635
    @maxamedmaslax6635 Před 3 lety +37

    Awlaadul caasima love la dhaca💚🗨🖒❤

  • @itsamouna1548
    @itsamouna1548 Před 3 lety +68

    First one😍❤️

  • @mohamedabdulkadir5438
    @mohamedabdulkadir5438 Před 3 lety +82

    Sixirlow ma ihi lkn waxan hubaa commentigeyga in aad aqrineyso adiga oo aamusan.
    Hadii run ka sheegay midaan Like ha ila dhaafin.!

  • @najuuharago6926
    @najuuharago6926 Před 3 lety +5

    Dal wang togdheero daremada iyo ubaaxi doogi kaso baxy dacalka isi sareen 🥰❤️

  • @liibaangaarane2561
    @liibaangaarane2561 Před 3 lety +30

    duriyada hablaha heena madhaafsadayn tigreey xun

  • @monam7931
    @monam7931 Před 3 lety +4

    ANSHAX intuu aroostay wuu naxay qurx hh mansha Allah raliyuu helay

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 Před 3 lety +17

    qarankayga somaliland❤💚🤍 one love dadkayga duriyada reer somaliland ❤🤍💚🌹🌹🌹🌹💋💯

  • @axlaancadey4541
    @axlaancadey4541 Před 3 lety +15

    Wxan aminzanhay waqaL inuu noqonaYo youtuberka ugu horeeya ee 1M gaadhaYa incha'allaH Guul goor walba wlal

  • @zimpaofficial5835
    @zimpaofficial5835 Před 3 lety +10

    Waqal Studio Another Level 🙏

  • @suhanahpipeh7401
    @suhanahpipeh7401 Před 3 lety +27

    Hesta hebla wala guursaday aa😭wali wasugi la'ahy yaa ila mida🥰
    Best editing waqal studio❤🔥

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi Před 3 lety +6

    Dayrtii iyo GuGii oo Darandoori uGu Da.Ay
    DaL wanaaG #ToGdHeeroo 🥀🖤🌠💯
    BurcoH oo maHiiGaan Hayo iLaHayow Mar Labaad iGu CeLi waN u xiizee 🔥😘😋
    #Sahra_kiintydaH 🥀🖤🌠

  • @abdiqaniabdi3134
    @abdiqaniabdi3134 Před 3 lety +25

    Inta dirisle reaction kiisa sugeysa like tiina waa muhiim one love ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷

    • @beletweyn3873
      @beletweyn3873 Před 3 lety

      Wllkey Suaal calanka somalia la garaye kan kalena ma somali aya leh😬😬?

    • @cabaascabdi2700
      @cabaascabdi2700 Před 3 lety

      @@beletweyn3873 waa walaleheen turki abaayo wlhi abaalkooda lama ilaawi karo ❤❤❤❤❤❤

    • @abdiqaniabdi3134
      @abdiqaniabdi3134 Před 3 lety

      @@beletweyn3873 waa calanka turkiga

  • @siddiiq8660
    @siddiiq8660 Před 3 lety +23

    WAQAL STUDIO NAFLUHU WUU CAJABAY 💚💭❤️
    1MILLION COMING SOON 💥

  • @Abdirahman-ty6ku
    @Abdirahman-ty6ku Před 2 lety +4

    Walee reer Somaliland 💚🤍❤ habaar iyo duco midna uuma baahna keep going dadkaygoow

  • @farahsudi8010
    @farahsudi8010 Před 2 lety +3

    Music somalia mixes of the most 🇸🇴🇸🇦🇰🇪I Farah Ali Sudi

    • @farahsudi8010
      @farahsudi8010 Před 2 lety +1

      Farah Ali sudi najma ahmed omar 🇸🇴🇸🇦🇰🇪I Farah Ali Sudi.

  • @qadaablaabsaalax9789
    @qadaablaabsaalax9789 Před 3 lety +5

    Waqal studio 🔥🔥❤️
    Fanka waqal studio baa hormariyay hadane liis xaqiraynin keep going 💯😍🙏

  • @muunadaahir4000
    @muunadaahir4000 Před 3 lety +6

    Dalwanaag togdheer magaladaydi❤🥰

  • @ruqiaadem9139
    @ruqiaadem9139 Před 3 lety +10

    Heesaha talantaaliga ah wakuwa kuso baxa reactionka guri barwaaqo inta ila sugaysa guri barwaaqo fal celintisa👍

  • @queenoflove6860
    @queenoflove6860 Před 3 lety +4

    Caruuska Waa soo qurux badnaaday dayax baa haweenki dunidaba siraadee waxkle.erayo shidan duubis inaba caadi aheen #waqal la aanta fanka wuu rawaxayaa wlle

  • @apuukarmohamed8470
    @apuukarmohamed8470 Před 3 lety +4

    cabdi anshax ft sahra kiin hes muqal fican inta tagersan like isara

  • @ayannour9428
    @ayannour9428 Před 3 lety +3

    Loading.....1M Waqal studio baanla jecelnahay❤

  • @abdou.x3815
    @abdou.x3815 Před 3 lety +3

    apdirizak anshax fananka kaliye somalida oo dhan✌🏻💪🏾♥️

  • @kingmaanka186
    @kingmaanka186 Před 3 lety +3

    Abdirzaq Anshax legend of hargeysa inu yahay inta ila mid like ii saar 🙏👌👇👇👍👍

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 Před 3 lety +5

    Mnzha allh ❤💫👏

  • @yasinwaberifilmis9269
    @yasinwaberifilmis9269 Před 3 lety

    Masha Allah hestan si gara ayay itaabatay runti waliba nika mahe wa hobolada sahra kin dayrti iyo gugi oo daradoori ugu da'ay dalwanag togdheer oo daremadi iyo ubixi dogi kasoo baxay hes shidan my love hestan in djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @Shiikhmeetaagan
    @Shiikhmeetaagan Před 3 lety +2

    Hesta erayo laxanka io music top wye
    Lkn sida lo dubay esh mahan waqal sidan wuka ronan jiray 😇

  • @hodanmaxamad3495
    @hodanmaxamad3495 Před 3 lety +3

    Waw heesti hesha inta sugaysa regshanka arimahena liket hailadhafin

  • @Zakariye.abdilahi
    @Zakariye.abdilahi Před 3 lety +4

    Sahra kiin iyo ansha inta Tagerta 👍👍👍👍👍👍

  • @sayidkabarakeysan9218
    @sayidkabarakeysan9218 Před 3 lety +8

    Sahra kiin iyo anshax one love ❤

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 Před 3 lety +2

    Waqalka Ana Maanta Fast 1🥀🌹🌹🥀🌹⚘⚘⚘🌿🌿❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏

  • @a-khaaliqofficialtube3509
    @a-khaaliqofficialtube3509 Před 3 lety +24

    1 minute
    20k views
    Anshax and waqal another level✌

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 Před 3 lety +9

    Togdheer xaruntii halganka iyo haladayga umada somaliyeed no jilicsan

  • @hazzanqabyatire942
    @hazzanqabyatire942 Před 3 lety +1

    Ninka booskii bk ku bedeshy waan fanan ansha aan tagero nacabku derbiyada ha jidho

  • @FantasticGroup7
    @FantasticGroup7 Před 3 lety +1

    Reer muqdisho heestaan shaqo maku lihin togdheer iyo jamhuuriyada is magacaawday nagama gadno anaga✌️

  • @xamdiothman9216
    @xamdiothman9216 Před 3 lety +8

    Waqal Studio Fiii Quluubinaaa❤😍

  • @mustafeabdilahi1795
    @mustafeabdilahi1795 Před 3 lety +7

    inta heestan u codaysay is muujiya
    ila♧♧♧duul♡♡♡sidii♧♧♧haad

  • @dhaladkasomaliland5878
    @dhaladkasomaliland5878 Před 3 lety +5

    waqal studio quruxda dalkaygaad thy huno🇮🇹❤💗

  • @saidmahamud5332
    @saidmahamud5332 Před 3 lety +10

    Imisa gobolkii Ragga iyo togdheer ah 💪❤️

    • @aminamohamed9010
      @aminamohamed9010 Před 3 lety

      Gobolkii raga kama soo jeedo kani waa nooc baas na dhaaf mid soo dhalanayaa booskii uga baxdaye anaaba wiil soo kordhinayee halyeey noqon doona somalilander ah.

  • @Deeq.224
    @Deeq.224 Před 3 lety +4

    Eshcalaa hees first pan ahy love dhac ku siiya😁❤

  • @fayraskarawi1815
    @fayraskarawi1815 Před 3 lety +7

    first☝.. Waqal studio xaalad kle Daawadayaal 😂😂

  • @Fawzia87H
    @Fawzia87H Před 3 lety +1

    We love you Abdirazak anshax from Wajir 💕

  • @TheFuaad12
    @TheFuaad12 Před 3 lety +11

    Viva thogdheer waa meesha aan igu jacalahey somaliland

  • @huudibarahim7026
    @huudibarahim7026 Před 3 lety +5

    LEGEND Dirisle hadad heestan kaso hadasho waa kusalama Libaaax

  • @shiikaaofficial4721
    @shiikaaofficial4721 Před 3 lety +4

    Darisle abdi sxp waan ku salamay 😍😍

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye Před 3 lety +1

    nice song,,
    Aniguba ildoogsiga saw kuguma doogsado,,,,,AYEY igu tidhi,,SKiin

  • @phrdwsasimbaa8498
    @phrdwsasimbaa8498 Před 3 lety +1

    Cbdirizak anshax wuuu shidinyahay m.a💝

  • @mohamedabdi-gl6cv
    @mohamedabdi-gl6cv Před 3 lety +4

    Codadka 💯
    Erayada💯
    Laxanka💯
    Camera 💯
    Editing💯
    Style 💯
    Hard work 👑

  • @warkaibrahin3537
    @warkaibrahin3537 Před 3 lety +4

    Way diyaarsatahy hesta 👌 like ha ila dhafin 👀

  • @shukriabdiqaadir182
    @shukriabdiqaadir182 Před 3 lety +1

    Yeh yaika horeeyo manta🙋‍♀️🥰❤💯 waqal keep goig wlkey👏👏👏

  • @dancadmedia3432
    @dancadmedia3432 Před 3 lety +1

    Inta Heestii ayaan Anshax u qaday dhagysaty Like

  • @princesssmily8442
    @princesssmily8442 Před 3 lety +4

    Anshax codkisa😭😭❤

  • @4d63
    @4d63 Před 3 lety +5

    First one ❤

  • @najmanalka2028
    @najmanalka2028 Před 3 lety

    Somaliyey waqal inta sanadka ka hadhay one million ka gadhsiya plz

  • @safiyomaxamedofficial9818

    Waxaa is helay fanaaniin qaali ah good

  • @sahrakiinahmedcaalin7981
    @sahrakiinahmedcaalin7981 Před 3 lety +5

    Waqal Wstudio iyo dhamaantiinba❤

  • @Jama143
    @Jama143 Před 3 lety +4

    Sahra kiin iyo anshax way is fahansan yihiin talent😃

  • @ubahabdi3509
    @ubahabdi3509 Před 3 lety +1

    Anshax inuu qrx noqaday Ayaan Arkaa m.Alleh👫

  • @zupersiciiddhiif2719
    @zupersiciiddhiif2719 Před 3 lety +2

    Waqal is the best youber Inta igu raacsan is muujiya.
    Salaama dhamaantiin

  • @Tiinafareey
    @Tiinafareey Před 3 lety +119

    Waw wax kale waqal 🩸❤️👈

    • @sabaaxyousuf847
      @sabaaxyousuf847 Před 3 lety +1

      tiiinaaaa salan sare qli

    • @jamamohamed7342
      @jamamohamed7342 Před 3 lety +4

      @@sabaaxyousuf847 Indonesia night food and orng medan somalia pertama pergi sejiwa cafe
      czcams.com/video/QvE1t1qh_ow/video.html
      Cek guys cepat hg

    • @hanaaxmed254
      @hanaaxmed254 Před 3 lety

      Wwwwww

    • @asmamohmed4235
      @asmamohmed4235 Před 2 lety

      💟💟💖💟💟💗💟💟💟

  • @samatarsaidsalah77
    @samatarsaidsalah77 Před 3 lety +14

    Kow Kow Haye haye

  • @muusecumar2990
    @muusecumar2990 Před 3 lety +2

    Anshax io kiinba waxn u ahy fans waqalna hdalkisaba daa opapayyyy beer dillacshe

  • @ahmedyousufdalmar
    @ahmedyousufdalmar Před 3 lety +1

    Subaxanalah dadka nabigeenii suubanaa Iyo qawlkii illahay like kuraadinaayo cadho rabi idinku dhacday

  • @bahjaa1831
    @bahjaa1831 Před 3 lety +7

    Dal wanaag togdheeroow
    Bilaash Caruurtyda ugumaaan hiilin DumashiyaaL😍😙

  • @abdiomerchanelcom4880
    @abdiomerchanelcom4880 Před 3 lety +52

    Inta dirisle sygeysa
    Mzhlah reer burco

  • @Idizal
    @Idizal Před 2 lety +1

    Dal wanaag togdheer🥺♥️🥰

  • @othmanbarre7686
    @othmanbarre7686 Před 3 lety

    Waqal studio ninka qudha ee somali milion ka gaadhaya

  • @Newheesocusub
    @Newheesocusub Před 3 lety +7

    Hees Macaaan iyo Muuqaal Qurux Badan Mahadsanid Waqal👍

  • @mohamedomer6484
    @mohamedomer6484 Před 3 lety +4

    Yaa ila daawanaya like ha ila dhaafin💗

  • @49tube86
    @49tube86 Před 3 lety

    Waqalow gacan kuu taagay best studio in the world

  • @hodanali1789
    @hodanali1789 Před 3 lety +1

    Maaansha allaha wllshaye sahra kiin ahmed caalin abdi ileeye nolow codkaag a adiga iyo abdirizaq anshax hees aad u macaan laba fanaan.oo cod macaan go forward