CABDIRISAAQ ANSHAX FT MALYUN MANKA DUSHEYDA LAGA GARTAA OFFICIAL VIDEO 2022

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 15. 09. 2022
  • distrokid.com/vip/seven/3154779
    DUSHEYDAA LAGA GARTAA
    MALYUUN MAANKA FT ABDIRASAQ ANSHAX
    ERAYADII:ABDIRAXMAN QOSLAAYE
    LAXANKII:KHALID KAMIL
    MUSIC:MOWLID H FARAX
    VOCAL RECORDING:KAARSHE
    VIDEO AND EDITED:AHMED KARSHE
  • Hudba

Komentáře • 236

  • @Fandhaal1
    @Fandhaal1 Před rokem +97

    Ma garanayo qofka akhrin dona farintan
    Laakiin waxaan alle kaga baryaa inuu ku siiyo farxad ku ilowsiisa qaraarka maalmaha🌿💎🌙
    Adigo mahdsn isoo booqo wll

  • @skymedia3681
    @skymedia3681 Před rokem +3

    Baryhan Anshax fanka wuu shitay... heeso cajiiba iska soo daba dhacaya.

  • @ayanhoodo6511
    @ayanhoodo6511 Před rokem +16

    Qof kasta oo arka duco ayn ka codsanya qof ayan jacelay in illhay i so dhaweyo 🤲🏾🤲🏾

    • @diqdoqeeye
      @diqdoqeeye Před rokem

      Marka hore Ayan hoodo Xusuuso (ayadii quraanka inaloogu sheegay oo ahayd wax aad kheyr moodeysaan oo shar idiin ah ayaa jira iyo wax aad shar moodeysaan oo kheyr idiin ah Rabigeyna isaga ayaa garanaya halka kheyrku idinkuugu jiro) ee qofka aad rabto ubandhig Allaah oo u iskhaareydo insha’allaah waad arkeysaa waxa uu kuu yahay shar iyo kheyr mhdsnd.

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 Před rokem

      Kufakar haduuna Khayr kuu ahayn illaahay wixii kuu Khayr ah waydiiso walaal

  • @zupersiciiddhiif2719
    @zupersiciiddhiif2719 Před rokem +28

    Cajabeey cajab dadkii fanka lahaa oo is helay maxaad ka filaysaa anshaxa duula iyo maanka nuura hees aduub baa soo socota❤🥰🔥.

  • @ajibarmustafehussein9730

    Dadaalkaad ilahorjoogto
    Dushaydaa laga gartaaye
    Hadaanan kudaawanaynin
    Anigu nololdoonimayo
    Nafbaan kugusiiyay deeqo
    Ayaan dugsi kale lahayne
    Hadaanan kudaawanaynin
    Anigu nolol doonimaayo
    N
    Illahay haka dhigo qofkiii aaan nolosha lawadaagi lahaaa 😍

  • @SomFamous10
    @SomFamous10 Před rokem +30

    Keep going Brather anshax horumar wacan ayaan ku rajaynayaa 👍

  • @sundusfarah2030
    @sundusfarah2030 Před rokem +2

    Gabar Mareexaan, Wagardhaceed 🩸❤️

  • @rudwaanhersi303
    @rudwaanhersi303 Před rokem +7

    Hees ka turjumeyso dareeno dad badan kuwasi oo nolsha mideysay ama jecel midawga nolsha jecelka ha waaro ❤

  • @djweerofficial
    @djweerofficial Před rokem +4

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤❤❤

  • @Muqdisho669
    @Muqdisho669 Před rokem +14

    Mareexaan Queen❤

  • @halimaosman3628
    @halimaosman3628 Před rokem +5

    Hestan malintey so baxday ila iyo manta wan dhageysta ma aqan sababtan san dhan ugu jecladay wa hes daren goniya leh🥺😩😌

    • @abdurazzaqmuhmmed227
      @abdurazzaqmuhmmed227 Před rokem

      Been baad shegasa heesta iyo comientiska aadka bixisay waxay yalaan 5 mots

  • @caashdaahirciid3285
    @caashdaahirciid3285 Před rokem +9

    ANSHax Aa baha jacaylka kuu aqan kuulana baxay anigu from punland keep going pro nacabku dar biyada hajiiro Gar iyo gardaraba Wan kuwadaa👌

  • @muniishasharaf8855
    @muniishasharaf8855 Před rokem +4

    Intan oo comment hadii ad iga dhax aragtay hooyoda janada allh geeyo

  • @Seed-news
    @Seed-news Před rokem +10

    Besr Voice Cabdirisaaq Anshax&Malyun Manka ✊ respect🙏❤️

  • @fathermc7637
    @fathermc7637 Před rokem +3

    Subxan allah aya ka macan markasta
    Allah xasuso

  • @PrincessNajah
    @PrincessNajah Před rokem +30

    Maanka her voice😩❤🦋

  • @mohamedkayse6054
    @mohamedkayse6054 Před rokem

    The best person nabi maxamed scw ❣️ igula sali fadlan

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 Před rokem +15

    Two legends ishelay runtii 😋❤
    Xidiga hargeisa abdirzaq anshax
    Xidigta Mogadishu malyuun maanka
    Best camera man 🤳 kaarahe wala yabay 🔥

  • @ayaansalah9282
    @ayaansalah9282 Před rokem +4

    Labo. Qof. Oo. Aan tageero. Mansha allaah. Manka. Iyo. Anshax. 👍👍👍👍

  • @saidabdullahi5682
    @saidabdullahi5682 Před rokem +2

    Laba Legend Anshax Iyo Maanka 🙏🔥

  • @Haykal5
    @Haykal5 Před rokem +12

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️

  • @muhsindaud3743
    @muhsindaud3743 Před rokem +1

    Wht a hit 🎯 Malyun Manka codkaga jecliyaa ♥️ "Ayaa qalbiga qalbigi daryelii" ✌️

  • @somalifanproducts9965
    @somalifanproducts9965 Před rokem +4

    Two voice gold ❤🔥🔥🔥dadbaa is helay

  • @nadiira25ibrahiim8
    @nadiira25ibrahiim8 Před rokem

    Wax kale waye heestaan ad beey isoo jidataay hadadan ku daabaanin aniga nolol doonii mayoo wan wataaaa manka and anshax🥰🥰🥰

  • @fartacali6936
    @fartacali6936 Před rokem

    Ayyy Best song❤❤

  • @dumarmidauguqurxoon828
    @dumarmidauguqurxoon828 Před rokem +1

    Aabaha fanka anshax waan ku wadanaa🥰🥰

  • @nuuradiinmoha5526
    @nuuradiinmoha5526 Před rokem +5

    Legend always Legend Anshax

  • @mohamedabdullahi9308
    @mohamedabdullahi9308 Před rokem +5

    Malyuun Maanka ina adrtay quruxsan gbr sankaa oo kale leh ban rabaa ana san gaab ah ilmahaygu hiil bay iga rabaane lkn hiridhiti mahan malaha af af baa lay seexiyey markaa yaraa hhhh

  • @mcmarwaan1120
    @mcmarwaan1120 Před rokem +5

    Dadaalkaad ila hor joogto
    Dushaydaa laga gartaa
    🥰🥰🥰🥰
    Heeskanu waa heer kale oo muxibo ah🤣

  • @cabdikhaalaq3382
    @cabdikhaalaq3382 Před rokem

    Keep going brother anshax oo malyuun maanka

  • @TruthTellerMan
    @TruthTellerMan Před rokem +1

    Way dareen heeseen. Wow.

  • @tushleeyy
    @tushleeyy Před rokem +6

    Keep going my brother 😌🔥

  • @cabdulahimohamed5024
    @cabdulahimohamed5024 Před rokem

    Keep going anshax and maanka hormar wcn 🖇️♥️

  • @bushratayasiir5424
    @bushratayasiir5424 Před rokem +1

    Ay labafanaan aan kaladhicin baa is helay oo aad aanujeclhy horayusocdaa malyuun qurux iyo anshax 🤴❤❤❤❤🥰 💋🎧🎤🔥

  • @AhmedAli-iz7eb
    @AhmedAli-iz7eb Před rokem +1

    Laba fanan ooo waa wayn oo is helay

  • @queen-nb6uq
    @queen-nb6uq Před rokem +1

    Manka macaneey❤ bAshaashimadi o qof ah❤❤❤

  • @kingmoha8874
    @kingmoha8874 Před rokem

    Heestan Waa cajiib 👐

  • @saarabintumustafaa3415
    @saarabintumustafaa3415 Před rokem +1

    Dadkii. Fanka lahaaa. Fantastic.

  • @Mr.Beddal
    @Mr.Beddal Před rokem

    Tani hees waa dhaaftay ❤️

  • @ikhlaas_kaapa_1259
    @ikhlaas_kaapa_1259 Před rokem

    Wow Amensi yah hes🥰💫🔥

  • @samirkhadar2934
    @samirkhadar2934 Před rokem +7

    Like hayla dhaafin Haddad Heeshan kaheshay🥰

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle Před rokem

    Anshax & Maanka
    Wow 🔥 🔥 🔥🔥🔥

  • @cawaleyare1187
    @cawaleyare1187 Před rokem

    The legend ansax and malyun manka codkiina Allah idin daayo

  • @kingmoha8874
    @kingmoha8874 Před rokem +2

    Legend anshax and Queen Malyuun ❤️🎸🎸

  • @muxiyadiinawaleh5741
    @muxiyadiinawaleh5741 Před rokem

    Wwww fanaan jiira geeyad jiird

  • @user-oe1uc6ob2b
    @user-oe1uc6ob2b Před rokem +1

    Anshax macalinka fanka keep gowing sxp🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @xamsecumar8104
    @xamsecumar8104 Před rokem

    C risaaq anshax and malyuun maanka keep going

  • @shacnishire5323
    @shacnishire5323 Před rokem +1

    😢❤ hadanan kudawanynin ani nolol dooni mayo ax heestydiii 👩‍❤️‍👨

  • @degmosoham3066
    @degmosoham3066 Před rokem +2

    Wow belle song walal 😘😘😘

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 Před rokem +2

    Amazing song ❤️

  • @user-bp6vk1nh8u
    @user-bp6vk1nh8u Před rokem

    Wagagac dadba is helay khamaha igada ciyarta👏👏👏👏💃💃💃💃💃

  • @ashaadenosman2645
    @ashaadenosman2645 Před rokem +1

    Heestani waxay qusaysaa gabadhan iyo odaygeeda

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri Před rokem +1

    Halla Yaa Anshax. 🙏🙏

  • @nimcaanamir
    @nimcaanamir Před rokem +3

    Amazing song 🎵♥❤👌

  • @qadarborteahmed2513
    @qadarborteahmed2513 Před rokem +2

    Nice and lovely songs by great singers

  • @amalosman4596
    @amalosman4596 Před rokem

    Legendary malyuun iyo Anshax

  • @abdirisaqristaabdirisaqris6698

    Khaalid kaamil iyo mawliid xasan faarax waan wataaye ku socda
    Xiligu waa saacadii

  • @sundushalane9170
    @sundushalane9170 Před rokem +1

    Dadkii fanka lahaaa ayyy

  • @godblessallofus4233
    @godblessallofus4233 Před rokem

    Legend malyuun maanka ❤

  • @zadaamask2021
    @zadaamask2021 Před rokem

    Hees shidan wllhi

  • @abdullahiahmedisse
    @abdullahiahmedisse Před rokem +1

    Wow dadbaa is helay

  • @kingmohasuubane308
    @kingmohasuubane308 Před rokem +8

    The best song fanaaniinta kala ah cabdi risaaq anshax iyo malyuun Maanka
    Ereyada 100%
    Laxanka 100%
    Music 100%
    Ciyaarta 100%
    Goobta 100%
    Hees shidan
    Inta kaheshay like iisaar

  • @niiniileofficial2158
    @niiniileofficial2158 Před rokem +1

    Anshax goldan voic ❤🥰

  • @bedraqani94416
    @bedraqani94416 Před rokem +1

    Laba lajanbaa is helay 💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤

  • @mualifyarre____6013
    @mualifyarre____6013 Před rokem +1

    MalYuunta Gabadha kalayee aan Taageero🥀🤗

  • @iqlastt0jaamaiqlas0jaamac63

    Anshax malyuun labee yaaaaaaah waxaan sugabaaa waa aqbaartaaaaa allow isku beeg

  • @nawalabdikani9366
    @nawalabdikani9366 Před rokem +1

    Malyuunka manka wa naga walaysa walaley waxano quruxa waxay

  • @munaaden9549
    @munaaden9549 Před rokem

    Xagay joogaan

  • @nuursalax3691
    @nuursalax3691 Před rokem

    Jah 🥰🥰❤💯

  • @Cazmi.Cudoon
    @Cazmi.Cudoon Před rokem +2

    Ayyy WAR HEESTA MARKAY 1MILION GAADHO LIKE IISAARA😂😂🥰❤🙈

  • @maxameddabaare5658
    @maxameddabaare5658 Před rokem

    Well done anshax go forward brother

  • @faysajama8386
    @faysajama8386 Před rokem

    Uu is medhey khAalid kaamil walahay laxankan waa lava fiican yahay

  • @apdinajiiplove5154
    @apdinajiiplove5154 Před rokem

    Heeesta qarniga ❣❣❣💤

  • @jatelonazra3431
    @jatelonazra3431 Před rokem +1

    Fananadeyna

  • @mohashire2187
    @mohashire2187 Před rokem

    What a voice two legns

  • @farahabdi3592
    @farahabdi3592 Před rokem

    codkaagaa mudakarka ah iyo ereyadaada sida anshax oo kale ah waa waxa taageeradaada koowaad iga dhigay

  • @nasromaxmuud6306
    @nasromaxmuud6306 Před rokem +1

    Keep going my sister

  • @huseinabdiwiish3300
    @huseinabdiwiish3300 Před rokem

    Caadi maha ereyada laxanka iyo labo fanan oo an kala dhicin ❤

  • @muniir.official7
    @muniir.official7 Před rokem

    anshax malyun manka best song🔥❤️‍🔥🎵🔥

  • @jiibbudiye8228
    @jiibbudiye8228 Před rokem

    Anshax legend

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 Před rokem +3

    Waaaw aniga miya igu tala gasheen heeesta waaba bartan taganahay hada afkina caano lagu qabay anshax iyo malyuun

  • @muntaazmustafe1809
    @muntaazmustafe1809 Před rokem +1

    Aabaha fanka anshax iyo malyuun

  • @sabiriinmaxamudxasan3864

    Waaw 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ahmedoffishical9791
    @ahmedoffishical9791 Před rokem

    Heestan way shodantahy maasha Allah

  • @sharmaarkejaamac3206
    @sharmaarkejaamac3206 Před rokem

    Anshaxoow kuu xiisnay wllhi welcome mar kale zhp

  • @mariamelmiofficial7541

    Abwan qoslye🥰

  • @hafsomohamed1477
    @hafsomohamed1477 Před rokem

    jawi jaceyl

  • @amrankaafiso370
    @amrankaafiso370 Před rokem

    Hadaan maanta deey maaada ansh ku door saneen💞 dadaalka inaa hor joogto dusheeyda laga gartaa Hee 🥺💕 hadaan ku dàawaneen anigu nolol dooni maayo 🥺😫❤

  • @maxamadcumar3730
    @maxamadcumar3730 Před rokem

    M.a malyuun maanka

  • @P.P.P.E.G.L_Suleiman
    @P.P.P.E.G.L_Suleiman Před rokem +1

    She is beautiful and she it 😍😊

  • @hassanmuhumadhassanmuhumad4640

    Waw axsan hees

  • @umuabdihafiidumuabdulhafli2266

    Manka ❤️❤️❤️❤️🥰

  • @farxamuqtar
    @farxamuqtar Před rokem

    Best song❤️❤️❤️❤️

  • @gardiyeosmaan3284
    @gardiyeosmaan3284 Před rokem

    Manka her Voice Caadi ma ahan

  • @cumarcabdishire5832
    @cumarcabdishire5832 Před rokem

    War atarishadii nadii wey iskeenta

  • @cabdirahmaansiciid7723

    Woooooooooow. ASXAN HEES GABAR IYO ABTIGEED
    ANSHAX IYO. MALYUUN🥰🥰

  • @huwayscabdi-gd1xm
    @huwayscabdi-gd1xm Před rokem

    Hways cabdi

  • @ahmedcabdiyasin3863
    @ahmedcabdiyasin3863 Před rokem

    Waaaaaw👍

  • @KawsAxmed
    @KawsAxmed Před rokem

    KEEEP GOING

  • @sahalhussein8120
    @sahalhussein8120 Před rokem

    What a voice manka