ABDIRISAQ ANSHAX IYO MISS XIIS | ODAYADU MA HAWL YARA NEW OFFYMUSIC VIDEO 223

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 10. 2023
  • Abdirisaq anshax iyo miss xiis
    Odayadu ma hawl yara
    Erayada amiin samadon
    Laxanka abdirisaq anshax
    Music abdiqahar gold beat
    Camera deeqsi man
    Editing. deeqsi man
    copyright ‪@cabdirisakanshax‬
  • Hudba

Komentáře • 217

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 9 měsíci +116

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤❤❤😢😢😢 1️⃣

  • @IdilRashiid
    @IdilRashiid Před 9 měsíci +91

    Heestan waxa ay ka hadlasaa wakhti xaadirkan nooca ay ragii nqodeen 😢waxa ay nqodeen qaar 90% badankooda dumarka qalbiga ka jabiya jacayl kii dhabta ahaa waxa uu wakhti xaadirkan isku badalay xiiso kumeel gaadh inan walba oo aan wali guursan waxa aan kula talinayaa inaanay qalbigeeda wada dhiibin waxa aan leeyahy oo kle ilaahy ka barya mustqbl wangsan gabdh walba oo qalbiga laga jabiyayna waxaan leeyahy ilaahy hakuu dhayo qalbiga aynu noqono strong women ragu aad ayay inooga qalbi adagyihiin ilaahy ayaa inoo dhaliyay qalbi jileeec😢😢gabadh walb oo comment gn aragta waxa aan u rajaynyaaa jacayl daacada❤
    Love u somali queens ❤
    Likr dhac ku sii

    • @ebyanqaliif8102
      @ebyanqaliif8102 Před 9 měsíci +4

      Byo💔😪

    • @asmaabdirahman8904
      @asmaabdirahman8904 Před 9 měsíci +1

      👍✅

    • @ruuxii1433
      @ruuxii1433 Před 9 měsíci +1

      My quen❤😢😢😢😢

    • @IdilRashiid
      @IdilRashiid Před 9 měsíci +1

      @@ruuxii1433 ihave damaged heart queen🥲🥲🥲

    • @Alina12395
      @Alina12395 Před 8 měsíci +1

      Wall qalbi jileeca dumarkan kaga yabe dumarow ragan xataa hadi ay idin qaban marna hatusina jcyl badan ples😢

  • @saidahmed7835
    @saidahmed7835 Před 8 měsíci +10

    Waxan hees maaha ee magac kale haloo bixiyo waa murti iyo tusaaleyn xaqiiq ah bulshadana ku badane allaha xaq naa waafaji Dumarkana haa u naxariisano iyo dulqaad badane haa u muujino
    Mahadsanid dhammaantiin ummadda Soomaaliyeed

    • @hagimohamoud6653
      @hagimohamoud6653 Před 6 měsíci

      Somalida waa dad murti macaan, lakiin dadnimo xun. Heeskan oo kale EU ama North America fananka qaada wuxuu noqda nin barwaaqo helay.

  • @user-yo2wn1hj4d
    @user-yo2wn1hj4d Před 9 měsíci +5

    Fanaanka kaliya aan ka taageero fanaaniinta hada jira anshaxeena ❤❤from maakhir❤

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 Před 6 měsíci +1

    Odayadu maa hawl yaro alaylahe waa runntas gabadheena somaliyeed waa goob from Djibouti 🇩🇯 salan sare

  • @farhiacabdalle1868
    @farhiacabdalle1868 Před 9 měsíci +9

    Thanks miss xiisey wad ina difaacdey , strong woman

  • @fartunbilan2637
    @fartunbilan2637 Před 9 měsíci +8

    Miss xiis thnkz inta na difacdy hda haween nahy ina ader mcn ❤❤❤❤kuma wayno

  • @CabdiMuxidiin-r7t
    @CabdiMuxidiin-r7t Před 4 dny

    Horarka madaahier calasoow miyaa ❤❤❤❤❤

  • @Faiza-vy8wv
    @Faiza-vy8wv Před 9 měsíci +5

    raag hagajistann helineey😢 wa run

  • @kadigaobakar7140
    @kadigaobakar7140 Před 8 měsíci +5

    Alaa Maxaa lay huriyay qalibigaaa 😢😢😢😢😢

  • @waayoarag6915
    @waayoarag6915 Před 9 měsíci +6

    Heestan part2 laysku fahmyay u bahan tahay
    Qaybtani muran bay ku dhamatay
    Xalka hala keeno
    Ragii abwanada ahayow idin mee

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 Před 6 měsíci +1

    Wooow mss xiss voice gold iyo anshax

  • @CadaysVIPOfficial
    @CadaysVIPOfficial Před 9 měsíci +2

    Horay usocda ader cabdirisaq anshax iyo edaday miss xis

  • @UmniyahAdem-qw3cx
    @UmniyahAdem-qw3cx Před 9 měsíci +2

    Wwww ya is helay anshax iyo xiis qurux big fananin hestu ka hdl maleh❤❤❤

  • @FadumoCabdi-hs9mj
    @FadumoCabdi-hs9mj Před 8 měsíci +3

    Masha allh abaayo waad saxantahay miss xiis guul wacan abaayo

  • @safasiyaad5711
    @safasiyaad5711 Před 8 měsíci +5

    Rag hagajistan helin sarbebtu marka qaar ayay ku dili larta 😭😭

  • @AnfacD
    @AnfacD Před 8 měsíci +1

    Masha Allah waa hees & bar Anshax & xiis cafimad ku waara.

  • @user-gk6ho4us9o
    @user-gk6ho4us9o Před 9 měsíci +3

    Cabdirisaaqow Ina adeer qabta miss xiis Aya imaraysa😂❤❤❤❤

  • @awalehbadhi1812
    @awalehbadhi1812 Před 8 měsíci +2

    Abdirizak Anshax iyo miss xiis muxumed walaaladey guuleysta

  • @ahmedyasinomar118
    @ahmedyasinomar118 Před 9 měsíci +7

    Fanku waa art waa qisas nolosha ku abuuro xiiso iyo ididiilo, duruufuhuna way jirayaan ilaa inta laga dhimanayo,
    Alfanaan inadero Anshax iyo Xiis Dhal akisho keep going on, and this song is on another level to be honest with you, by singing 2gether little short lines (talantaali) is such a new best version, which will attract your audience, although the lyrics of the song (erayada maansada) have no strong vocabulary.
    Miss understanding and lack of responsibility is main issue behind the family problems exist in our society.
    Blaming to each other wouldn't be solution of this issue, it is better to accept the challenge to get something worth out of every situation,
    Raggu masuuliyadda ha qaataan wax walba way hagaagi doonaan jacaylku masuuliyad lagu nafaqeeyo oo dhaawaca dawaysa ayuu ubaahan yahay hadii kale waligiiba cabashadaas ka bixi maayo,

  • @mmmkk2344
    @mmmkk2344 Před 8 měsíci +1

    Wale hestaan waxay ka hadlaysaa dhaqan kii llagatagy raga iyo dumarka 👍👍💔💔💔💔🙏🙏🙏🙏

  • @HassanFatouma-eq4qc
    @HassanFatouma-eq4qc Před 8 měsíci +1

    Wa runta miis xiis heestani waxa ay ka hadlasaa wakhti jira iyo ragii sidey qodeen ah ah 😢😢😢😢

  • @sucaadocadeyabdullahi4538

    Dumarkii halyeyda iyo hanadada dhali jirey rag hagaajisto aan helin😮

  • @user-ce9ep4ib8r
    @user-ce9ep4ib8r Před 8 měsíci +3

    Miss xiis hablahay u hadadhay runtii ❤🫡

  • @muniirxasan8993
    @muniirxasan8993 Před 9 měsíci +4

    Laba xidig oo ilma adeera masha allah

  • @Rooda148
    @Rooda148 Před 9 měsíci +2

    Rag hagaajista helin 😢😢😢😢😢 xaqiiq

  • @user-rw4tj9em6s
    @user-rw4tj9em6s Před 9 měsíci +4

    Heesta kaligaa xalada xilgan tagan kahadlaysaa xiis xaqiqda kahashay😢

  • @MoHaMed-c6p
    @MoHaMed-c6p Před 9 měsíci +3

    Jah Hees xaqiiqda ka hadashay Hello awale aadan adaa hagaajin waayey

  • @fathiacarab1476
    @fathiacarab1476 Před 9 měsíci +1

    Dumarki halyeyada iyo hanadada ku curan jirey rag hagaajistan helin waa run Dunida manta😪😪😪

  • @amiinyarechannel
    @amiinyarechannel Před 8 měsíci +1

    Heestan waxay ka hadlaysaa wakhtigan maanta aan joogno

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale Před 9 měsíci +3

    Ar la soo dhakhso cabdiyoow heesta magaceedàan ka arkaay hees iyo maahe😂

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 Před 9 měsíci +4

    Anshax is back😮🎉

  • @nimcomahad4207
    @nimcomahad4207 Před 9 měsíci +2

    Way hees dhafty
    Imisaad haldha uge qalbigeda huriseen💔

  • @bahjaxasan2536
    @bahjaxasan2536 Před 8 měsíci +3

    Rag hagaajistaan helineey 😢😢😢

  • @user-zm4rp4io6b
    @user-zm4rp4io6b Před 6 měsíci +1

    Anshax iyo xiis😊

  • @milgosare3448
    @milgosare3448 Před 9 měsíci +4

    BOQORKA Fanka IYO
    BOQORADA Fanka✌
    👑ANSHAX IYO MISS XIIS👑💓💓

  • @cabdirashidmaxamed-cy9xw
    @cabdirashidmaxamed-cy9xw Před 8 měsíci +1

    Miis xiis xarago boqorada codka ❤❤ jigjga wad na difaacday hno ❤❤

  • @Suleiman98
    @Suleiman98 Před 9 měsíci +6

    Zalawalah heestu waa heersare, hoboladuna waa hanti gaar ah, curiyahana waa hanad, hoga tusaaleeyey❤

  • @user-bo4wn2zy5i
    @user-bo4wn2zy5i Před 8 měsíci +1

    Weerar iyo weerar celis weeye heestu

  • @KhadarHiis
    @KhadarHiis Před 3 měsíci

    Heesfiican weeye

  • @mohamedomer285
    @mohamedomer285 Před 7 měsíci

    Wow eshcalaa hees weeye tani

  • @Dhimbiil_Yare
    @Dhimbiil_Yare Před 9 měsíci +3

    Dhal Akisho❤

  • @alirabaie
    @alirabaie Před 7 měsíci

    gabdha adagogesiyadaha ayathy miss xiis wankuqiry wxad kuhadshyodhn wa wxarunah❤❤

  • @munaismacilaxmed1604
    @munaismacilaxmed1604 Před 8 měsíci +3

    Kolka haanta culaniyo tahay hilibka darayga ah kuligiin hamuuntiyo hunguraad ka simantiin kolka ayse hagar li,i tahay yaa wax hagi kara habaqlaaa u badantiiin😂

  • @snw9257
    @snw9257 Před 3 měsíci +1

    Wasax 💔💔💔💔💔

  • @sirdinassah
    @sirdinassah Před 7 měsíci

    Cidna Runtaa Ma Jecla Lkn Waaa xaqiq Jirtaaa ❤️‍🔥💔❤️‍🩹❤️‍🩹🙈👳‍♂️

  • @qaayibomuxumedaftag9665
    @qaayibomuxumedaftag9665 Před 7 měsíci

    Waakuwataa miss xiis

  • @ugbaadcaliibrahim4554
    @ugbaadcaliibrahim4554 Před 9 měsíci +3

    dumarkii halygiyo handad ku curnjiya rag hagjistan helin 😢

  • @jamiilaahmed913
    @jamiilaahmed913 Před 9 měsíci +1

    Dumarkiii halyeygiyo hanadada kucuran jiray rag hagajistaan heline 🥺

  • @sacdaabdilahi1340
    @sacdaabdilahi1340 Před 9 měsíci +2

    ❤❤❤❤ odayadu ma wahlyara

  • @filsanabdirahman3901
    @filsanabdirahman3901 Před 8 měsíci

    Jaa hes iyo badh viva xiis❤

  • @abdullahiahmedisse
    @abdullahiahmedisse Před 9 měsíci

    leggend isback waa lagu waayay sxb soo noqo

  • @mokadleye4571
    @mokadleye4571 Před 8 měsíci +3

    Anshax heestaan aadi ayaad kaga hadleeysaaa is kamaad hubiin miyaa markaad qaadeyseye😂😂😂😂😂

  • @CabdiMuxidiin-r7t
    @CabdiMuxidiin-r7t Před 2 dny

    Woow

  • @hoodoilkacaz8228
    @hoodoilkacaz8228 Před 9 měsíci +2

    Miss xiis thanks you hbbt ❤

  • @farahali8816
    @farahali8816 Před 8 měsíci +1

    Heestu waxay ku socota xiis iyo cawale

  • @nazeem-px6le
    @nazeem-px6le Před 9 měsíci +1

    Eshcalaa heees🎉❤

  • @muwaheip_apdihakem123
    @muwaheip_apdihakem123 Před 9 měsíci

    Odaydu ma hawl yara funny wllhie 😂

  • @hudiitha4465
    @hudiitha4465 Před 9 měsíci +7

    Dumar land is'not easy 😊❤🎉😂

  • @secretqueen7768
    @secretqueen7768 Před 8 měsíci

    My dhiga hore uu socoda

  • @nimcaanahmed4983
    @nimcaanahmed4983 Před 9 měsíci +1

    Miss xiis

  • @sacdiyoapdirashid3602
    @sacdiyoapdirashid3602 Před 9 měsíci +1

    Legend anshax❤

  • @moha10593
    @moha10593 Před 9 měsíci

    Laxanka wu fadhiyaa😮

  • @snw9257
    @snw9257 Před 9 měsíci +1

    Run badana mis xiis 😢😢😢💔💔💔

  • @user-qw1hf2zs5n
    @user-qw1hf2zs5n Před 9 měsíci +3

    Laba ilma adera ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amuunahmed9498
    @amuunahmed9498 Před 9 měsíci +1

    Tani hees my dhaftay 😢

  • @xarbiyarexarbi1126
    @xarbiyarexarbi1126 Před 9 měsíci

    Dumarow raga haloo naxaristo waa awoowe yaalkin

  • @faraxmahdi-7478
    @faraxmahdi-7478 Před 9 měsíci

    Woow waxasa heesa

  • @ibrahimayan477
    @ibrahimayan477 Před 9 měsíci

    Machallah waw waw❤❤❤

  • @munimohassan7387
    @munimohassan7387 Před 9 měsíci +1

    Axyaa xiis naga karbaash faarax❤❤

  • @user-ds4mi5hf3u
    @user-ds4mi5hf3u Před 6 měsíci

    Asc abdirisaak walalo waxad Soo duubtan heestan marlabad please oO waxaad Soo xidhataan hidiyo dhaqankeeni somaliyeed walahi heestani dharka hidiyo dhaqankeena somaliyeed Aya ay kuso baxaysa labiska ad xidhantahay waa midka aroosyada hindida ragu ay xidhan

  • @xuseenibnuhamaday494
    @xuseenibnuhamaday494 Před 9 měsíci

    Waa hees marxald waqtign tagn ka hadlysa lapada fanaan ee qaadayana nila calyk xiis vs anshx

  • @NasserAhmedIlwad-jb7vq
    @NasserAhmedIlwad-jb7vq Před 9 měsíci

    Mashalalh anshax

  • @user-mz5du3uk8m
    @user-mz5du3uk8m Před 8 měsíci

    Firiid 😂😂naga celi

  • @user-cg5bg8np1h
    @user-cg5bg8np1h Před 8 měsíci

    Sidan waa isku caday ❤😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedyasiinrays5527
    @ahmedyasiinrays5527 Před 8 měsíci +1

    Wali kamay hadhin baan u malaynayaa cawaale miss xiis waayo heesaha dagaalka ee dhanka raga u socda iska maydaynin wali
    Aad baan idiin salamaayaa anshax iyo miss xiis waxaad soo bandhigteen hees aad loo farshaxaneeyay

  • @user-bm2mb4iv9l
    @user-bm2mb4iv9l Před 9 měsíci +2

    We miss you ❤❤

  • @abdirashidahmed87
    @abdirashidahmed87 Před 9 měsíci +6

    Heesta dad kale ayay kufiicnayd sababtoo ah labadiinu reerihiinii hore ayaad soo dumiseen ee dad kale oon gurigiisii dumin bay ku fiicnayd kolkaad wax sheegayso inaad adiga ka nadiif tahay baa fiican

  • @user-fh5zj8kn3k
    @user-fh5zj8kn3k Před 8 měsíci

    Walee waa hees abwaan kafiirsaday oo uu curiyey
    Imisaa rag heersare aaad halayseen

  • @ShahidNasri
    @ShahidNasri Před 8 měsíci

    Anshax is not easy Hees iyo Saaid

  • @cabeetacade5816
    @cabeetacade5816 Před 8 měsíci

    Isteelka ayaa idiley

  • @MumtasMudan
    @MumtasMudan Před 9 měsíci

    Wow ❤

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Před 8 měsíci

    Wow.❤

  • @blackisbeauty4127
    @blackisbeauty4127 Před 9 měsíci +1

    Miss Xiss 🎉🎉🎉🎉

  • @xawacdey-gt5sz
    @xawacdey-gt5sz Před 9 měsíci

    Rag hagaajisty helin😢😢

  • @sucadoaden5551
    @sucadoaden5551 Před 8 měsíci +1

    🥰🥰🥰🥰

  • @user-gk6ho4us9o
    @user-gk6ho4us9o Před 9 měsíci

    Woooooow

  • @user-mv6te1oq8f
    @user-mv6te1oq8f Před 7 měsíci

    Very nice heestu

  • @MUSTAQBALKAJIILKA172
    @MUSTAQBALKAJIILKA172 Před 9 měsíci +1

    Yaa salaam ilmadeer isku camiray gulaysta my dhiiga

  • @NasriAbdidayib-je6zb
    @NasriAbdidayib-je6zb Před 9 měsíci +1

    Heestaan anpa laygu talgalay😢😢😢😢

  • @mahamedabdi5026
    @mahamedabdi5026 Před 9 měsíci +1

    Miss xiis codkeeda😢

  • @Dhool-zd3yq
    @Dhool-zd3yq Před 9 měsíci

    Anshax ❤

  • @Moralman1961
    @Moralman1961 Před 6 měsíci

    Libaax Anshax🙏🙏🙏🙏🙏

  • @FadumoBouh-qm6jn
    @FadumoBouh-qm6jn Před 9 měsíci

    Wa

  • @SaadoAbdi-wh6jn
    @SaadoAbdi-wh6jn Před 9 měsíci

    Raga hagaajis taan heli ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤habalyo

  • @aminobashirdahir4988
    @aminobashirdahir4988 Před 8 měsíci

    Habaqlaa u badantihiin

  • @user-qo1fw4qw2k
    @user-qo1fw4qw2k Před 7 měsíci

    ❤❤

  • @user-xn2bu6ib2t
    @user-xn2bu6ib2t Před 7 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤

  • @aminadjibouti8081
    @aminadjibouti8081 Před 8 měsíci

    Waaaow

  • @user-jk6bg1nn8b
    @user-jk6bg1nn8b Před 7 měsíci

    ❤❤❤❤