Marwaan Yare - WAQTIGA HA ISKA SIIN 2022

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 02. 2022
  • Song : WAKHTIGA HA ISKA SIIN
    Artist : MARWAAN YARE
    Video Production : HOSOW PRO
    Lyrics : ABDIRAHIIN HELLO
    Melody : QAMAR SUUGAANI
    Music : QASIM KARAAMA
    Vocal Recordist : ASAD FAQDIID
    Model Appearance : TIHAAN ABDULAHI
  • Hudba

Komentáře • 2,7K

  • @marwaanyareofficial7642
    @marwaanyareofficial7642  Před 2 lety +2909

    My long waited Music Video is finally out-
    Waxaan aad ugu mahadcelinayaa dhamaan dadkii ka qeybqaatay soo bixista heestan maqal Iyo muuqaal ahaanba Iyo sidoo kale shacabkeyga quruxda badan een aan ka daalin sugitaanka heestan.
    Waan hees ay Ila tahay inbadan inay dhiiro gelin u noqoto dadka qalbiga ka dhaawacan.
    Wixii Feedback (Falcelin) ahna waa xagiina.
    Fadlan SHARE, Channelkana SUSBCRIBE Dheh. #TeamMarwaanYare

    • @shankaroon5623
      @shankaroon5623 Před 2 lety +39

      Mahadzanid marwan yare fanan an tagero wlhi heestan wan sugayay horay uu soco🥰🥰🥺🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

    • @siidcumarmuqtaar3862
      @siidcumarmuqtaar3862 Před 2 lety +31

      Ani 10 moobeel aa share kuu dhaxay weliba ugandes ah pro waa ku wataa gar iyo gardaro 😍🥰❤💖

    • @bilecali9337
      @bilecali9337 Před 2 lety +28

      @@shankaroon5623 😥😥😥😥marwan yahye maxamed cadoow❤

    • @Talasameofficial
      @Talasameofficial Před 2 lety +14

      IYADOO LYRICISA KA SOO DAWO JANNALKAN

    • @sadiomohamoud1603
      @sadiomohamoud1603 Před 2 lety +6

      ❤️❤️❤️

  • @ayaanmawlit8547
    @ayaanmawlit8547 Před 2 lety +1947

    Haddii Ay heesuhu Ku xasuusiyaan qofkii Aad jeclayd quraanku waxa uu ku xasuusiyaa Allahii ku abuurtay deep thinking🙏

  • @dhafujexasan7682
    @dhafujexasan7682 Před 2 lety +521

    🌍Wax la dhageystaba waxa ugu macaan
    ❣Qur'anka kariimka qowlki Allah SWT

  • @ayuubdaahir7253
    @ayuubdaahir7253 Před 5 měsíci +103

    Inta heestaan dib usooraadisay 2024 like iisaara❤❤ please ❤❤

    • @AbdirahmanAbdullahi-ws4bj
      @AbdirahmanAbdullahi-ws4bj Před 4 měsíci +1

      Like me 😢

    • @sabirinabdirisak1047
      @sabirinabdirisak1047 Před 2 měsíci

      Wana Kan🤪

    • @ClhakimClLaahi
      @ClhakimClLaahi Před 2 měsíci +1

      Wllhi dib baan uso radiyay

    • @Khaalid336
      @Khaalid336 Před 2 měsíci

      Laxanka qamar sugaani lagama xiiso jabayo waa lasoo noqnoqanayaa❤😂

    • @user-rb6jc8ou9e
      @user-rb6jc8ou9e Před měsícem +1

      ​@@ClhakimClLaahi sido kale wallahay manta taraalhdu waa 27/5/ 2024 xanuun an qalbiga ka dareemayo aya mnta sababay Inan heestan dib uso radiyo 😢😢😢

  • @Gulledsimba
    @Gulledsimba Před 2 lety +4599

    Absolutely amazing well done my brother marwaan ♥️.. Hasowpro 💯 to the limit 🙌🏾

    • @taxaneofficaill6965
      @taxaneofficaill6965 Před 2 lety +86

      Alfanaan guled sinba g.doomiye hees hayaa laxan rabaa halkeekalala soo xiriiraaa🙏🙏

    • @shinecade1145
      @shinecade1145 Před 2 lety +22

      Guuleed simba legend
      Waxaa aaminsanhy inaa dhiiriye tahy bro xantii eheeed marwaan yare CZcams kii bui jabsady beenoowdy
      Thanks sxp

    • @abdinafacmahad964
      @abdinafacmahad964 Před 2 lety +8

      Simba 🦁 👏🏼👏🏼

    • @suhaybhassanfarah774
      @suhaybhassanfarah774 Před 2 lety +6

      Guuled💪🏻🦁

    • @apdipazid______3665
      @apdipazid______3665 Před 2 lety +16

      Wr GuleDow MeDay Muqalka HeesTi dHeeman 😄

  • @yahye_hunter
    @yahye_hunter Před 2 lety +901

    Waxaa jira dad wanagaba uga daro….

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 Před 2 lety +339

    Walal allaah dambigaaga
    Dhaafo aduun iyo aakhiro
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir💞❤❤😭

  • @faysalyuusuf1302
    @faysalyuusuf1302 Před 2 lety +96

    HEES WALBOO MCN WAXAA MARWALBOO KA MACAAN QUR'AANKA ALLE 💯

  • @KASKEYPRODUCTION
    @KASKEYPRODUCTION Před 2 lety +730

    Hees maqal iyo muqaalba dareenkeeda wadata Marwaan & osman hosow &heelo & qamar & qaasim & faqdid rag baa isugu tagay 🙏🥰

    • @sacdiyo631
      @sacdiyo631 Před 2 lety +2

      Keep going broth

    • @g.morgan8787
      @g.morgan8787 Před 2 lety +1

      Adaaa ka dhimanaa halkaaa salimow

    • @nuurtocali9900
      @nuurtocali9900 Před 2 lety

      Iove 💋💋💖🙉

    • @xasanaadan-xu7om
      @xasanaadan-xu7om Před 9 měsíci +2

      Sxp waxan raba talentigeyga inaan soo ban dhigo walhi heeso baana ii diyarsan kaliya gaab istag ii muuji lbaxeyga

  • @DeROCKSTONE
    @DeROCKSTONE Před 2 lety +571

    waaw wax badan aya sugayay hestan well done my bro . this video gonna be video of the year wa Hosow wa ku far yareysatay Walalkey well done

  • @user-uy8lp6iy8i
    @user-uy8lp6iy8i Před 2 lety +29

    8/6/2022/habeen khamiis /Time:21:24 waxaan rajeynayaa inaan qoraalkan dib ugusoo laaban doono maalin maalmaha kamida i.alaah waxan rajeynayaa riyooyin faro badan iney iirumoobaan 😊

  • @umalkieradam8562
    @umalkieradam8562 Před 2 lety +30

    Nabiga igu la saliya wll scw scw❤

  • @MohamedBiibshe
    @MohamedBiibshe Před 2 lety +345

    Awoowe Hees Diyaarsan Oo Macno Badan Leh🙏🏼🤙🏾

    • @ilkacaseqoslaaye5635
      @ilkacaseqoslaaye5635 Před 2 lety +6

      Miraha heestan oo kale maxa kuu diiday adiga nah al fanaane biibshe

  • @horusocodmedia
    @horusocodmedia Před 2 lety +187

    Waqtiga Ha Iska Siin Mar Kale Qof aan U Qalmeen Wadnaha Saxiix Sxb Marwaan Fanaan aan Tageero 100%

    • @sumeramoha9892
      @sumeramoha9892 Před 2 lety

      Waa run dad qaar aan kuu qalmn ayaa jira inaad waqti iskaga lumiso mhn 👍🤗🥰

  • @NastexaHassan-zh2ie
    @NastexaHassan-zh2ie Před 2 měsíci +4

    2024/5/5 waa maalinkeey waalidkey is dagaaleen aan cadow bdn yeelanne oo xitaa ree aabo oo dhan nagu soo jeesteen indhahayga ilmada weey ka dhamaan wayse😢😢😢ogoww waxa jira dad wajiyo bdn lahoo wanaaguba iga dara😢💔💔😩

    • @abdirahmannuur3519
      @abdirahmannuur3519 Před měsícem

      xanuun weeye wllhi waalidka oo isku dagala caruurta hortoda waliba ay caqli leeyihin wax fahmayan alx wllhi saa so marey lkn hooyo mcn in badan no so samirtey abaal keeda ma gudi karo hadase weakan hadu dhamado wa xiligi uu masuuliyada carruurta iyo hooyo iso fuuulayo ba amin sanhy kheyr ha igu furo wadooyimka iga horeeya

  • @AyaanHassan-tq5lk
    @AyaanHassan-tq5lk Před 24 dny +2

    Waqtiga ha iska siin markale qofaa uqalmen wadnaha 💔😢

  • @kingrijal2023
    @kingrijal2023 Před 2 lety +294

    Qalbi jabki ugu darna dunida ayan lakulmay sanadkan
    Markas marwaan qalbi daweye hestan ayu igu daweeyay .tks my bro legend walahi
    I'm From 🇩🇯

  • @macruf
    @macruf Před 2 lety +105

    Walaalaha khayrka jecel
    Naga farxi oo nagu garab istaag faafinta quraanka iyo muxaadaroyinka
    Na gaarsii 1000 ruux oo khayrka jecel
    Jazakallaah

  • @tamandayib7840
    @tamandayib7840 Před rokem +22

    Wakhtiga ha iska siin markale qof aan i qalmayn wadnaha 💔💔
    Xaalada aan ku sugnahay maanta😭😭😭😭😭

  • @nadrahnourahnalka3487
    @nadrahnourahnalka3487 Před 2 lety +11

    Sanad kan marku cusba Qalbi jab daran oo rajoyinkaayki aan dhisanayaay in bdn sacado yar kubab'aay ,oon la murugaysanahy ,ayay heestani soo baxday ,wn isu maweliyaa intaa kor een dhagayztay tiroo ma leh , inkasto an wali ilawin xanunki 💔Raboow wa baryo ramadan ee wx khyr qabaa ka baryaya🤲🏼

  • @khaalidmaxamedc6392
    @khaalidmaxamedc6392 Před 2 lety +261

    ALLEH haku soo hadeeyo fan qiimoH maleH diin iyo Quran ku qushuucid baa nolol Aduunyo iyo mid Aakhiro leH Yaa walad Allyahdii 😭😭😭

  • @abdulrashiidhassan2215
    @abdulrashiidhassan2215 Před 2 lety +29

    Marka ogaday runta ba heestan so radiyay 😭🎧🚬🖖

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Před 2 lety +15

    Our Fanaankeena Marwaan yare hees hees dhaaftay legend 🙌 welcome back 🥰🥰✊

  • @AfricanHistory11
    @AfricanHistory11 Před 2 lety +154

    Inta murugeysan Allah murugta hakaqaado Ameen, isoboqo wll macan

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 Před 2 lety +121

    💔💔Waligaa qofka aad jeclato qalbigaga hawada siin halmaruu janiis kugu helu kugu baabinaya jacaylka aad u qabto asaxabeey naftiina ilashada iyada waxwalba idin ah wlhi😓😓😭😭💔❤️‍🩹❤️‍🔥

  • @usainleolang8547
    @usainleolang8547 Před 2 lety +243

    I don't understand the meaning I love Somali people and the songs...Miss my Somali friends in Europe 🇪🇺 😢 Love from The Gambia 🇬🇲 West Africa 🌍 ❤🙏

    • @badraclaahi5549
      @badraclaahi5549 Před 2 lety +3

      Somali🇸🇴🇸🇴👈

    • @xukuncisman4003
      @xukuncisman4003 Před 2 lety +1

      Ay thanks you welcome to Somaliyed🇸🇴❤️

    • @skyshooter4009
      @skyshooter4009 Před 2 lety +3

      Much love to our brothers and sisters in Gambia. It is emotional song about heartbreak. It is practically talking about: don't place someone on high pedestal before knowing them thoroughly. And, don't give a chance to someone that dont deserve you. Unbeknownst to you, the ones you hold very dear might be the ones plotting your own downfall.

    • @axmednajaad8708
      @axmednajaad8708 Před 2 lety

      She is nice haha 😄 😆 😂

    • @skyshooter4009
      @skyshooter4009 Před 2 lety +2

      @@axmednajaad8708 ?

  • @hayatruunhayat2390
    @hayatruunhayat2390 Před 7 měsíci +3

    Waa duni waxtarkiisa iyo dantiisa qofkaad wada adiga Si cad kuu wanjalo 😢😢

  • @hantiileabdi6942
    @hantiileabdi6942 Před 2 lety +43

    Markaa soo gasho meshaan hadda commentigan aragto like 👍iisaar aaqiro janno alle haku geeye ❤️ wll

  • @100KSubsChallengee
    @100KSubsChallengee Před 2 lety +671

    Song of the year.
    Video of the decade.
    Well Done Marwaan 2022 New Face waaye

  • @Khadraiido
    @Khadraiido Před 10 měsíci +11

    Heestan wiil aan kala hadhney Iso direy xiligah wx daren aH uma qabin oo wan ka niyad jabey ☝️🥰meel walpa oo aad jogto iLahey haku sharvo

  • @Taha-ally47
    @Taha-ally47 Před 2 lety +7

    Ogow wxa jira naflaha
    wejiyo pdn qaar lahoo
    wanaguba uga daro...🥺💔
    Real magic al fanan marwan yare...✅🤴

  • @anizamohamed5053
    @anizamohamed5053 Před 2 lety +65

    Wwww🔥🔥

  • @zamzamahmed1181
    @zamzamahmed1181 Před 2 lety +19

    😭😭😭😭😭😭2022/02/08
    Wakhtiga hayska siin markle qofaan uqalmyn wadnaha absolutly 4sano khasara kadib heestan ayaa idhiri galisay thanks wllldy abwaanka iyo fanankaba🙏🙏🙏🙏

  • @afnaan637
    @afnaan637 Před rokem +6

    😢wakhtiga ha iskasiin qofaan u qalmayan wadnaha 2sano iyo been riyo rajo maantana waxaan taahanahay 00 😢ilaahoow waxaan ii qornayan yaanan naftaydu i raacin ilaahoow riyo walba oonku riyoodo ii rumee 21/9/2022 cidhiidhi aduunyo ayaan dareemayaa 🤲🏻yaaa allah adaa iga qaadi kara 😢

    • @AbdirahmaanPess
      @AbdirahmaanPess Před rokem

      Sorry abaayo duni Dan naftaada uun ka aamin

    • @khalidfantastic
      @khalidfantastic Před 4 měsíci

      WanaaG oo dhan ayaan ku rajeenay slaanta u qiima badan ayaan ku salaamay hadaad halkan joogto weli

  • @moaliim
    @moaliim Před 2 lety +12

    وإن انفراد المرءِ في كل مشهد لخيرٌ من استصحاب من لا يُلائمه👌🇸🇴

  • @jamiilweheliye
    @jamiilweheliye Před 2 lety +183

    Another level my brother Horumarkaga aad ban ugu faraxsanahay ❤️👑🥀

    • @falastiinhodanchannel3881
      @falastiinhodanchannel3881 Před 2 lety

      💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔

    • @nimamowlid764
      @nimamowlid764 Před 2 lety

      💔💔💔💔💔💔💜💜

    • @HindiyoAbdirahmaan
      @HindiyoAbdirahmaan Před 2 měsíci

      🤣​@@nimamowlid764

  • @amazing1w
    @amazing1w Před 2 lety +336

    International level good music,good production,good quality.my brother marwaan yare keep going 🔥🔥

    • @cabdikariinibraahim613
      @cabdikariinibraahim613 Před 2 lety +1

      Hestaan waitabanaysaa walahi laaakin ogow bila adanka wajigusa dhabta wuu qarsonyahaya

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 Před rokem +7

    Yes wakhtiga ha iska siin markale
    Single forever 💔🥺
    4 November 2022
    12:25 AM

  • @sakariyecumarmaxamed8942
    @sakariyecumarmaxamed8942 Před 2 lety +8

    Heees cimamadeeda aan iska tuuray weeyeh keep going marwan yareh iyo dhaman dhalinta sida quruxda badan u soo hagajisay 🥰

  • @rowdahassan9455
    @rowdahassan9455 Před 2 lety +287

    Waa duni waxtarkiisa iyo
    Warkiisa qof aad wadaa
    adiga sicad kuu wanjalo
    Ogoow waxajira naflaha
    Waji badan qaar lahoo
    Wanaaguba uga darro *2
    Waligaa mamalayn kartide
    Ha uqaadan siwayn qofkale
    Si waaafi adoon u baran
    Jacaylkii ahaay waxyiga
    Dadbaa weer moodaye
    Waqtiga ha iska siin markale
    qof aan u qalmeen wadnaha
    Waa aduunyo weecasha oo
    Warkiisa qofkaad xafido
    Ceebtaada banaanka waro
    Dadkaba waa wada xariiir
    Wajiyo maalmahaa horee
    dhoor wajiluhu yuu ku dagin
    Qof aad dad walashataa marbuu
    Waran kuutuntaa wadkaaga
    Laqayb noqdaa jacaylki ahaay
    Waxyiga dad baa weer
    moodaye waqtiga ha iska
    siin markale qof aan
    u qalmeen wadnaha
    Intaan qalday dib ayaan kasoo sixi donaa madaama marki igu horeysay aan heeska qorray marwaan yare horay usoco abwe ❤️🥰✌️

    • @abdullahinur6380
      @abdullahinur6380 Před 2 lety +1

      Mkkkk

    • @sakikhayre3072
      @sakikhayre3072 Před 2 lety +1

      @@Hashipodcast waagiyo maalmaha hore weeyaan
      Isna wajigiyo ka dhigay

    • @mohamedomaralasow2548
      @mohamedomaralasow2548 Před 2 lety +2

      Masha allah quruxey waxbadan waan kabaran doonaa 2wajiilaha Thnks hora usoco

    • @samiirashariif65
      @samiirashariif65 Před 2 lety +1

      Jacelykii ahaay waxyiga dad baa weer moodaye waqtiga ha iska siin markale qof aan uqalmeen wadanha 😭😭

    • @lakygirl9003
      @lakygirl9003 Před 2 lety

      Waaw

  • @tamaamjr2585
    @tamaamjr2585 Před 2 lety +89

    Codka 100%
    Laxanka 100%
    Music 100%
    Styleka 100%
    Erayada 100%
    Dhamantiin caafimaad 100% ayaan idiin rajaynayaa

  • @najmajama5017
    @najmajama5017 Před 2 lety +7

    Marar badan ayan siyay waqti dacadna noqday wanajiyay lkin inta xidhidh la sameyayba imay ficnaysin mar dambe cidna waqtigayga masinayo ragna wa nacay cadaw ayay ila wada noqden intasna xanunka so arkay weyi 💔👏

  • @sahalsayid9365
    @sahalsayid9365 Před rokem +6

    Adigan i aqrinaayo waad dhiman doontaa ilaah khaatimada ha inoo wada wanaajio aamin .. Salaada xusuuso wall

  • @ayaanraabi1065
    @ayaanraabi1065 Před 2 lety +20

    Qof aan u qalmayn wadnaha🥺😥
    Qofki jacyl loga baxay ayaa dareemaya eryda heestan 💔
    Is muujiya dhawacydo

  • @cilmiboodhari272
    @cilmiboodhari272 Před 2 lety +52

    One Of My Fav Singers Legand Marwaana
    Inta Markay Maqleen Heestan Dareen Qaaday😭❤
    From Jigjiga🇬🇲

  • @user-xx8es7ew6i
    @user-xx8es7ew6i Před 6 měsíci +3

    ❤❤❤
    انا عربي ولا أفهم الأغنية ولكن احبها كثيرا واسمعها كل يوم لا أدري لماذا....!!!!
    احس انها تلامس قلبي....😢😢😢😢😢

    • @Zia-Apdy
      @Zia-Apdy Před měsícem

      لا تمنح وقتك مرة أخرى لشخص لا يستحق قلبك
      هيك عم يقول

  • @sabaaxxasanibrahinsabaaxxasan

    Dadkuba waa wada xariir 😪wiigiyo maalmaha hore
    Walhi waa dhab addunyadu waaa wada qiso tayduna kuwaas Uunbay lamid tahay illhay qalbiyada daacada mabado dayac iyo dhibaaato
    Ugu danbeyn qalbiga hayska siìn

    • @teamindhoindho
      @teamindhoindho Před 4 dny

      Dadku waa wada xariir 😢wiigiyo maalmaha hore

  • @abdifatahadan1270
    @abdifatahadan1270 Před 2 lety +128

    Absolutely this song was meant to me, am a victim of fake love and deceit. When the singer says "Waqtiga ha iskasinin qof an kuqalmin" it really gives me hopes and inspiration. I have moved on but it hurts still 😥😥

    • @alteso10
      @alteso10 Před 2 lety +3

      Be strong bro and oviod to be donkey 😄😄

    • @KHEYRUL1HUDAA
      @KHEYRUL1HUDAA Před 2 lety

      @@alteso10 hhhhh😂😂

    • @shaffiomar4334
      @shaffiomar4334 Před 2 lety +1

      Be strong bro💪 imagine 2 divorces in 1 month 🤣 should we say double heart break

    • @najmajama5017
      @najmajama5017 Před 2 lety

      @@shaffiomar4334 dhilay qanis eh

    • @najmajama5017
      @najmajama5017 Před 2 lety

      War bax dhiloyin wada tihin nin dhawacan ma iska dhige inta dumar kuciyartan🤢🤢

  • @Somaliwayn12
    @Somaliwayn12 Před 2 lety +6

    Run ahaantii waa hees qiimo wayn leh kaliya waxaa dareemi karo qofkii qof uu jecelyahay sabab la aan waayey waad naga ilmaysiisay sxb 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @MascuudOmarOfficial
    @MascuudOmarOfficial Před 2 lety +14

    Marwan Yare 🙌🙌🙌
    Laxanka,Music,Ereyada,Video,Editing waa perfect! Another level 💯💯💯 good job 🔥🔝 song of the year 👏👏

  • @mohamedcapdifitaax5072
    @mohamedcapdifitaax5072 Před 2 lety +38

    Layaab❤ best song🎵
    Editing.🎬screen100%📌
    Voice music 🎶100%
    Waw: marwaan yare in the house🔥✌
    📌✌

  • @moazzamali3280
    @moazzamali3280 Před 2 lety +17

    《Waqtiga Ha Iska Siin Markle Qofaa Uqalmen Wadnaha 😟❤》
    Ar Anoo dhawaac qabin 💔 aye itaabty intaas yar 😥
    The best song 🥰 keep going My bro Marwan ✌

  • @saharahussein1274
    @saharahussein1274 Před 2 lety +18

    ,congrats 🎊this song is another level
    Emotional
    Lyrics n everything else
    Well done
    Learn from him one day

  • @khadarzaxane3548
    @khadarzaxane3548 Před 6 měsíci +2

    MARWAAN yare wllhi heestan wali wan dhagaystaa un xata kma cajiso marwalbo waa ii new markaa laxanka waxa iskale legendgii weynaa Ee Qamarkah❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😢😢

  • @munierqader4171
    @munierqader4171 Před 2 lety +18

    Inta in badan sugaysay heestan isoo raaca
    Marwaan yare abti hore usoco🔥🦁

  • @kalpanamehrol3794
    @kalpanamehrol3794 Před 2 lety +171

    Hello all from my side to you Somalians... and lots of love from my side❤️... Looking at the songs, it seems that it is very emotional and heart broken😢💔.. but I do not understand.. I like your every song♥️from nepal 🇳🇵🇳🇵

    • @khalidyare5992
      @khalidyare5992 Před 2 lety +5

      You’re right, it’s very touching song I wish if you can understand. >>> Don't waste time Again with someone I don't deserve with your time , Don’t spend a time Again With someone who doesn’t deserve with your heart .

    • @drgarad
      @drgarad Před 2 lety +5

      You're welcome.
      it goes like this: "Don't give your time again, to a person who doesn't deserve your heart= Waqtiga ha is siin markale, qofaan u qalmeyn wadnaha".

    • @shinecade1145
      @shinecade1145 Před 2 lety +4

      🙏🙏

    • @abdirizakabdi4872
      @abdirizakabdi4872 Před 2 lety +3

      Love you all somalians people sister 💕

    • @haniwaane
      @haniwaane Před rokem +1

      ​@@khalidyare5992 😢😢😢

  • @abdihafiiid...............2008
    @abdihafiiid...............2008 Před 6 měsíci +5

    Hada so radisay 2024 legendry na tahay🤗 like ha nala dhafin👍 😅

  • @aduunyo3404
    @aduunyo3404 Před 2 lety +6

    Waqtiga ha iska siin qof aan u qalmin wadnaha
    Heestan intey 2 million gaareyso inta og like ha ila dhaafin

  • @halabuurc.raxman7485
    @halabuurc.raxman7485 Před 2 lety +15

    Ereyada:C/raxiim sidiiq heelo
    Laxankii:Qamar suugani
    Codka:Marwaan yare
    rooxaantii fankaa is helay💯💯

  • @xamsecabdi8323
    @xamsecabdi8323 Před 2 lety +18

    Song of the year
    He is one of my favorite somali singers
    From burao region mention
    We proud of you
    This is amazing song

  • @skyshooter4009
    @skyshooter4009 Před 2 lety +42

    Wow! What a song. I had to play it few times and every time it hit different. You don't need to have a relationship problems to feel it.

  • @nasirabdifatah5107
    @nasirabdifatah5107 Před 2 lety +3

    Qof aad dad walashataa marbuu Waran kuu Tuntaa wadkaga laqayb noqdaa✅✅
    Absolutely this is very imotionaly song 🎵👌

  • @iamqueenrayan9119
    @iamqueenrayan9119 Před 2 lety +22

    💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔 qof wlba dhawac so karay ilhy qalbika ha uqabo jiyo💔 inshalh malin malmaha kamida wax helena qof aad uwangsan❤❤❤❤👑 qof wlba waxn urajenya farxd iyo jcl iyo awald wangsan inshalh farxd ba dhow❤❤❤❤❤quens iyo kings

  • @NeymarJr-cr6ff
    @NeymarJr-cr6ff Před 2 lety +6

    Marwan inteeh sano hestan sugaynay legend is back marwan Yre❤️❤️❤️🙏🙏

  • @abaasabshir3583
    @abaasabshir3583 Před rokem +2

    Waligaa ma maleen kartide si ween ha uu qadan qof kale siwaafi aado u baran 2/10/2022/ heestan marathon badan waan soo bqoda😢💔

  • @Raaqiya124
    @Raaqiya124 Před rokem +2

    Hauqaadan siweyna qofkale
    Si waafi adoon ubaran 😭😭😭😭😥

  • @farhiakaftan7689
    @farhiakaftan7689 Před 2 lety +6

    Ogoow waxaa Jira naflahaa
    Wajiyo Badan qaaar lahoo
    Wanaaguba uga Gadaro😭💔
    Waligaa ma Malayn kartii
    Ha u Qaadan si wayn qof kale
    Si waafi ah adoon u Baran
    ax yaa ax🔐
    Marwaan yare keep going Fanaane

  • @hamoudyabdulrasheed8005
    @hamoudyabdulrasheed8005 Před 2 lety +72

    I'm touched by this masterpiece .. being through heartbreaking relationship right on time 💔

  • @hasseyzaid6606
    @hasseyzaid6606 Před 2 lety +3

    Absolutely incredible legend Marwan Hees iyo bar❤️💯💕✅

  • @ashwaqmohamed6130
    @ashwaqmohamed6130 Před rokem +3

    Isoducey pls😭😭😭😭😭😭20/12/2022

  • @abdirahmanyarechannel5117
    @abdirahmanyarechannel5117 Před 2 lety +30

    *THE ONE AND ONLY LEGEND MUSICIAN MARWAN YARE GOD PROTECT YOU*

  • @kowsarmohamed4189
    @kowsarmohamed4189 Před 2 lety +69

    I just feel this song in my soul . thanks marwaan for this beautiful song 🌼🕊

  • @MaxamedMaame-zu4dl
    @MaxamedMaame-zu4dl Před 6 měsíci +2

    Kii malinti music ariyo lagu shupey ugu ficna goat qamar suugaani 😂❤

  • @Abdikadar.
    @Abdikadar. Před 7 měsíci +2

    Si waafi ah adoo u baran ha iska sii qalbiga qof kale 😢😢
    Hees wada dareen hadli qisada igu dhacdy camal waa wlhi
    8/12/2023 subaxnimo 7:03Am

  • @abdullahikashka7620
    @abdullahikashka7620 Před 2 lety +72

    Waxkle ❤️❤️

  • @fartuunabdi1094
    @fartuunabdi1094 Před 2 lety +4

    Tan hees maha waa
    Dareen xaqiiqa🧕🏽💔💔😢😢😢
    ( Waligaa ha iska siin 💔💔
    qof aan uqalmeyn wadnaha)🔐🔐🔐🔐

  • @mohamedhassansaney2575
    @mohamedhassansaney2575 Před 2 lety +1

    =:waa duni wax tar kiisa iyo dantiisa qofkad wada.
    =:adiga si cad kuu wan jalo.
    marwan yare is the best

  • @radwanimesabdi6506
    @radwanimesabdi6506 Před rokem +4

    Yaaa ilaaa dawanayo 2023 farta taga heestan waa iska jeclahay 😘😘😘

  • @bishaarfarax3075
    @bishaarfarax3075 Před 2 lety +17

    Wlhi wax badan waa sugay hestaan keep going my brother sideydoo kale inta qalbiga ka dhawacan ayeey dawa utahy heestani 💔😰

  • @nageeb-mohamed
    @nageeb-mohamed Před 2 lety +9

    Heestan yaa sugayey illaa ramadaantii 🥰✌️
    Wa another level song 🔥❤️

  • @nasraawil1285
    @nasraawil1285 Před 2 lety +8

    Heestan waxad moodaa inay aniga iga hadlayso 🥺
    Intaan isku dareen nahay like 👍 iisaara
    Walaal Marwaan yare hore usii soco Allah yacisak 🥰😊😇

  • @ahmediftin6587
    @ahmediftin6587 Před 5 měsíci +2

    Waqtiga ha iska siin markale qof aan uqalmeyn wadnaha 3 years💔🥹😢

  • @Musam377
    @Musam377 Před 2 lety +148

    Living in this world gives you everything you need to learn life becomes more cohesive

  • @odeyzaam6916
    @odeyzaam6916 Před 2 lety +13

    Marwaaan yahye ciyow the one only singer☝️🥰💪💪

  • @NihaalNayruus
    @NihaalNayruus Před 7 měsíci +2

    Allow qalbiga noo qabooji😭😭

  • @user-le3tq3yq9n
    @user-le3tq3yq9n Před 6 měsíci +1

    2 sano waqti lumisa jcyl beena qalbiyda alaha no kabo inti qalbi jabsan dad wngsn na jcl dacad ah alha nasiyo 8/1/2024 😢 dadkuba wa wada xarir week malmaha horo

  • @ahmet-yasiin8628
    @ahmet-yasiin8628 Před 2 lety +28

    The One and only Marwaan Yare Officiall From Hargeisa Somaliland 🥰❤🎧🇲🇽

    • @fei4life437
      @fei4life437 Před 2 lety +5

      Calanka Mexica maxaa qoorta kuu suray😏

    • @safiajama7776
      @safiajama7776 Před 2 lety +3

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 kaan aya kufanaa

    • @hodmakaise4204
      @hodmakaise4204 Před 2 lety

      @@safiajama7776 hadaad ku faanto yaad u sheegaysa eed ku carigsanysa
      Qadaad weyn qofol qadad weyn
      Kufis laan 🖕🖕🖕🖕

  • @abdikaremsaid9336
    @abdikaremsaid9336 Před 2 lety +22

    "Waligaa ma malayn kartide
    Ha u qaadan si wayn qofkale
    Si waafi adoon u baran"
    Yaa salaam, legendkii marwaan ahaa💞
    Videogu innaba caadi maaha.

  • @noloshaqurbaha7887
    @noloshaqurbaha7887 Před 2 lety +1

    Heestaan aad ayeey ii taabatay waxaana ogaankara keliya qofka mar xaladaan kujira amma soomaray 😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔

  • @louinvuitton652
    @louinvuitton652 Před 2 lety +1

    Marwan heesta marwalba wan dhagsata wax umoda inye Ani igusocoto Waxan gu jeclahye qalbiga hayska sina markale qofan uqalman wada naha😍

  • @Somalichannel475
    @Somalichannel475 Před 2 lety +8

    Heestani waa another level 🔥 markay 1 million xidho hayno ahaato

  • @abdiqanimo7715
    @abdiqanimo7715 Před 2 lety +46

    Cinematography on other level what a video 10/10 Marwaan amazing song it deserves 20M at least

    • @din8wofficial503
      @din8wofficial503 Před 2 lety +1

      Somali dhan aya 20M xita garayn ee mxa sheegosa 😆 🤣 😂 😹 😆

    • @yackubabdullahialiarale2140
      @yackubabdullahialiarale2140 Před 2 lety +1

      @@din8wofficial503 yaaah see cml Inta ku nool Muqdisho aa ka badan 20 M marka somalia waxa ay gaareysaa 78 M lasoco

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 Před rokem +2

    Waqtiga haiska siing markalee qofaa uqalmeen wadnaha🫀

  • @maajidkariim5097
    @maajidkariim5097 Před 2 lety +2

    Waqtiga hayska siiin mrkle qof aan u qalmyn wadnaha🥺😓

  • @mohamedmukhtarmohamed8622

    Walahi waa hees Dareen dhab ah Wadato......Can't stop listening 🎶 repeatedly

  • @farhandiyeero3461
    @farhandiyeero3461 Před 2 lety +6

    Marwan yare fanaaniin fara ku tiris ah oo fanka codkooda ku jooga ayuu safka hore kaga jira🔥🔥

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 Před 2 lety +3

    Waqtiiga ha iska Siin markle Qof uu Qalmeeyn Wadnaha😭😭😭Qalpi Dhawacan🥺🥺it's me🥺💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔yaa rbbi Qalpiga ii Qaboojii

  • @al-naaficmodel7952
    @al-naaficmodel7952 Před 2 lety +1

    Waliga ma malayn kartide
    Ha u qadan si weyn qof kle
    Si waafi adin u baran 😎😍☺️🙂

  • @moalfa5495
    @moalfa5495 Před 2 lety +3

    Da legend Marwaan Yare
    Abwaan Heelo
    Laxanki Qamarka
    Karama on fire✌

  • @moohaanbeldaro7113
    @moohaanbeldaro7113 Před 2 lety +5

    Ninka organka Ka oohisiinaya ileen waa Ustaadkii waynaa QAASIM KARAAMA heesta waa laga shaqeeye dhankasta waa DHIIN DHIIN 💯💯