Idaajaa iyo siyaad barre wixii kala qabsaday 1992 iyo Taladii idaajaa

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 04. 2021
  • #ku_xidhnow_Waddani_somali_Tv#Idaajaa oo Talo iyo dardaaran usoo jeediyey soomali iyo siyaad barre

Komentáře • 80

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed Před 3 lety +19

    Idajaa alow kuxafid ala somalida runta neceba oo beenta iyo huuha iyo qabyalad jecelaa iyo waxay eden✌✌✌

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 Před 2 lety +2

      Siyaad Barre so musiibo somali loosoo diray muu ahayn anagu idinka taknee heshiiya Ama daaya reer somaliyoow

  • @CabdiraxmanXasan-xz9qp

    Mashaa allaahu guuul iyo.gobanimo Somaliland

  • @Duceysanabc
    @Duceysanabc Před 10 měsíci +2

    ❤❤❤ ilahey ha u naxaristo inshaalah aabe Maxamed siyad bare

  • @pestalented8485
    @pestalented8485 Před 2 lety +7

    wakhtiga uu hadlayo mr idaaja waa burburkii dawladii Somaliyeed 1sano kadib balse hada waxan dhagaysanaynaa 32sano kadib anagoon wax dawlad ah helin wali 😪😪😪

    • @amareto5772
      @amareto5772 Před 4 měsíci

      Macnaheeda maaha tii horaa tan ka fiican. Dulumka yaraan iyo weynaan toona ma leh.
      Dowlad la,aanta waxa keena, dowlad xun. Dawladuna waa sida familka oo kale, haddii aabaha xun yahay, ciyaalkiisa culumo ma noqdaan.

  • @user-xq2hf3ws4h
    @user-xq2hf3ws4h Před 3 měsíci

    Waa run waa run waa run intaa aad sheegtay Abwaan Aqliga iyo Aqoontaba Ilaahay hakuu barakeeyo aamiin.

  • @reergaalkacyood9361
    @reergaalkacyood9361 Před 2 lety +3

    Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun.😥

  • @khalifshiik867
    @khalifshiik867 Před 2 lety +4

    Khaliif Shiikh Maxamuud gabyaagii la oran jiray dambigii laga galay iyo Majeerteen dhibtii loo gaystay bay Somalia u duntay ilahaw mahadaa intii qabiil kaliya dhib gaari lahayd dalka ha isla gubto masha allah waa ku diirsaday.
    khalif gabayadiisi baa waana idinkugu filan.
    Wiil Majeerteen.

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 Před rokem +2

    Inta aad sheegty Abwaan waa xaqiiq

  • @mohamudhirsi250
    @mohamudhirsi250 Před 2 lety +1

    Mansha Allah

  • @Gaanimedia273
    @Gaanimedia273 Před 2 lety +3

    Alloow run ma sheegay

  • @abdi1502
    @abdi1502 Před 3 měsíci

    idaajaa allah haku xifdiyo

  • @isseolowahmed5860
    @isseolowahmed5860 Před 2 lety +4

    Walaahi ninkaan waa nin daacad

  • @SakiQalbi
    @SakiQalbi Před 3 měsíci

    😢😢😢😢😢
    Idaajaa Eebbe ha ku daayo. Wax badan baad iga dhaadhicisay!

  • @nuuxckaafi-su4iq
    @nuuxckaafi-su4iq Před rokem +1

    Cajaladaan waan dhagaystay waa talyaani iyo 1992

  • @inaahmed2349
    @inaahmed2349 Před 3 lety +7

    Hadalada Aad
    bay itaabten 😥
    Qoxooti Ban ahay
    Waliba Qooti Ka
    Uguliita Ee Lagu Yaqaan
    Ayaan Ahay
    Hadn Somali Ahay🇸🇴

  • @SOMBOYDSHIRE
    @SOMBOYDSHIRE Před 5 měsíci +1

    Kkkkkk koley anigu ma arkin baba siyad wax daama haxumado ma haficnado❤ waxu ahaa wadani Somaliyed anigo kasojeda hawiye waxan qiraya in usan ahaayn lalush qate sida kuwa hada mdaxda ad modeeysan

    • @amareto5772
      @amareto5772 Před 4 měsíci

      Waxaa halkaan iiga cad, diin inaadan shaqo ku lahayn. Xaakimka dadka dila iyo kan laaluushka qaata, waxaa roon kan laaluushka qaata. Siyad Barre ninkii wax yar ku qilaafo, tiirka aa yaqaanay.

    • @mohabarkhad9391
      @mohabarkhad9391 Před 4 měsíci

      Xitaa hadii hawiye kasoo jeedo marnaba wax makala tihidin siyaad bare waa shaqsi somali ah

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 Před 2 lety +8

    uma barooranayo oo marag xunkunkiisi lkn waxa nagu maqala ah in wax ka dambeyey dowladisi aanan arag wayo wan eednay dhibkii balse siyaad dabadii fab lama shidan ayaa ka dhacday ninkaas somaliya mausan burburine waxbuu ku aqriyaa siyaad barre dadka wuuk duwanaa san umalaynayo wayo hadaku yiri ayuu dalku ku socda dal moyane dad iga harinayo

  • @mohodinPliano
    @mohodinPliano Před 10 dny

    Ganaral galal sifolxun ayow ugahadlay tariqda. Dalka iyo mida siyad bare wiliga. Cadow meldher hakaradin. Cagaha mesha dhigeso wojoga

  • @AsadAf-rs1mm
    @AsadAf-rs1mm Před 22 dny

    idaajaa khaaimul wadan ku gabada suugasnta Somalida tuug .

  • @yusufuk9925
    @yusufuk9925 Před rokem +2

    Alla yaaraxma Aaabe siyaad

  • @Ahmadhassan-po5oe
    @Ahmadhassan-po5oe Před 2 lety +8

    Asc somali Wayne wan idiin salamy alhu dolad xoog leh nasii rabiyow

    • @Ahmadhassan-po5oe
      @Ahmadhassan-po5oe Před 2 lety

      Asc

    • @running4329
      @running4329 Před 2 lety

      443334²²²²²22²2222²22²11²122²2²²2²21²122²22²2²2²211²²2²²2²1²12²²121²1121 the the night of the former teammate Cabi over a sex tape with a couple couple the best 7

  • @mohamedmuhamud6605
    @mohamedmuhamud6605 Před 2 měsíci

    IDAAJAA WAA BARAKA BEELE SIYAAD AFKIISA LIGISKA AH INUU KU TAAGO MA, AHA

  • @cabdixaashi9962
    @cabdixaashi9962 Před 2 lety +1

    Abwaan dacadà

  • @user-so2nl1kq4s
    @user-so2nl1kq4s Před 3 měsíci

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 Před měsícem

    Kaneeco qaniintay Madaxawayne baa hadal ku meeraysatay.

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650

    Wallee qaranoow lagu jecel,dibse laguuma arko,,waligaaba ceelkii lagugu ridey ka soo cabaad xorriyoow,,

  • @user-fk2pz3sd5s
    @user-fk2pz3sd5s Před měsícem

    Jab,hadihii Haba yaratee wax qorsho ah uma degsaneyen hayaacdo bey aheyed

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 Před 2 lety +2

    Wax fiican lama samayn runtii

  • @SOMBOYDSHIRE
    @SOMBOYDSHIRE Před 5 měsíci

    Somalidu waxay jaceshahay waxtagay in ad soqad qadan o ay Somalida iskudiran waxan dihilaha hooray usocda noooh

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 Před 2 lety

    marka musqul buu dhexjiifay

  • @omarkhahin5339
    @omarkhahin5339 Před rokem

    Tupac

  • @Kabtaay
    @Kabtaay Před rokem +1

    Somaalidee hore beeenta ma jecleeyn

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 Před 2 lety +1

    micnaheeda mareexanku uu usoo qaxay waxaba uma qaban abaal umadan gelin yahuu reerkiisa uu dulmay ayuu ka radinaya amaano

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 Před 2 lety

    somali dhan ban nacday ninkaas waxa ilowsiyey sharafti umada kursigaas

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q Před 3 měsíci +1

    Qalfoof kii qudhmuunaa ee afwayne

  • @ahmedopone4080
    @ahmedopone4080 Před 2 lety +1

    38:56 Marka ma wuxuu ka carooday in uu Siyaad yiri magac qabiil ku jabhadeyn maayo?

  • @mahamedcade5327
    @mahamedcade5327 Před 2 lety

    Nin Teesa Udarren

  • @stoppstopp
    @stoppstopp Před 2 lety +3

    md alxamulillah waan ka raystay 1990 huradadii iyo nabadgelyadii aan helay ayaan weli haystaa waa somaliland alakswder

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 Před 2 lety

    ipahay kaas banadhafiyey mucjiso wiil mareexan dhalay wa musiibo

  • @jamalfaisal1724
    @jamalfaisal1724 Před 2 lety +1

    Calool xanuun waynaa

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před 2 lety +2

    Somali dad xun oo is neceb ma ahan lkn, jahwareerkii iyo qabyaaladii iyo qurunkii afwayne kaga tagey ayey la meeraysanayaan,kuwii ka dabeeyayna ka daroo dibi dhal ayey noqdeen,ilaahay somali ha is jeclaysiiyo,ilaahow adaa noo maqan

  • @Siraaje-et3bn
    @Siraaje-et3bn Před rokem

    457

  • @abshirquraab1117
    @abshirquraab1117 Před 2 lety +1

    Kama raysan oo wixii nasoo maray shacabkuna wax kama baran, halkii rajo oo aan lahayn waxay leedahay mustaqbal fog oo qori isu dhiibka ahayd, waxaa allaah u soo diray mid 1991 boorka ka jafay oo kursigii inuu dhaxal u leeyahay ay la tahay,

  • @khadarshide2100
    @khadarshide2100 Před 2 lety

    Waar dawlad ayaanu leenahay

  • @axmedcade5195
    @axmedcade5195 Před 2 lety +2

    31 sano kadib maxaa is badaly walhi wa murugo

    • @nuuxckaafi-su4iq
      @nuuxckaafi-su4iq Před rokem

      ​@@Generalizer1 masaasa ilaahay garasho weydiiso sxp

  • @zaakkahin7370
    @zaakkahin7370 Před 11 měsíci

    Laangaab waliga loma hiliyo waliba ciil qabo ah wadadeydu wataas

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 Před 2 lety

    wuxu dhuuso modaya xaar ku noqday

  • @muawiyeawil8430
    @muawiyeawil8430 Před 2 lety +1

    cidkasta way nacebtahay guuldarada' mareexan intydadkii iyo dalkiib waydhameeyen.
    hala laayo mareexan meelkasto lagu arko.

    • @LTGAzam
      @LTGAzam Před 2 lety +2

      Wallow maxaad naga rabtaa ninka hadeer taariikhda kasheekeyenaya waa mareexaan ee gari alley taqaane adeer dhib inkuma haynee na amaansi

    • @AhmedAli-ge5xf
      @AhmedAli-ge5xf Před 2 lety +2

      Buuryaqab adoo kale ah mareexaan wax kama yaqaan,waxna uma dhimi karo,mareexaan miyaa la habaari waa dad nool oo ciddii gardarro ugu timaada aysan guul la hoyan-ciyaalow ma maqashay # qaan mareexaan waa qaaxo kugu maqan.

  • @nasyadeuanyeong8707
    @nasyadeuanyeong8707 Před 2 lety +8

    Sodonsano ka dib Ayaa Hada laga joogaa goortuu afwayne ka jiciirta hashuu candhadeedii afka ku sii qaatay meesha Si dhaba dhabarka uga jabtay waa Somalia iga raali ahaada reer Somalia hadaad qalad u araktaan hadalkasga mareexaan baa ugu liita oo Laba cadow kulaslayaan waa kiiniya iyo ogaadeen oon u dhaamin dhulkiina ku cidhiidhyay somali maanta Somaliland Ayaa ugu roon waana meeshii dhiigeeda la xalaashaday sababta aan qoraalkaan gacanta ugu qaaday waxa weeye waxan ahay reerihii aadka looxasuuqay hadana daaroodkii caayo qabuuro fadhato oonu Laba ukalagaranwaynay ma waxayna ogayn waxa nagu dhacay oo way rumaysanwaayeen mise waa cadow oo wali dhiigayaga ayay u hamuunqabaan aniga adeeraday 1984 Ayaa laga qabqabtay guryahoodii salaada subax iyagoo ka baxay waxay deganaayeen hargaysa akteeda beerku taala waxay ahaayeen tag wada deganaa halkaa oo markaana dhaqaale ahaan aad u fiicnaa ganacsato ayay ahaayeen barigaana waxa aad loo xasuuqijiray reeraha Iska roon dhaqaale ahaan waxa reerkii galay ciidan ragii oo dhan waa la qabqabtay dukaamadiina waala gurtay xoolihii beerta ku xaraysnaa waa la kaxaystay mablihii waa la wada kaxaystay waxa laga tagay hooyooyin da Ah iyo caruurtii guryihii iyo xeryihii xoolaha inta gaas lagu shubay Ayaa la gubay magaaladii ayay haweenkii iyo caruurtii soo galeen waxay sheegeen wixii ku dhacay waa la rumaysankariwaayay baabuurbaa meeshii ku baxday ayblasocdaan rag dowlada ka mid ahaa waxay soo noqdeen iyagoo yaabsan dumarkiina lawaraystay maxaad samayseen oo sidani udhacday wax aanu samaynay ma jirtee hala waydiiyo ciidanka noo yimid waxa la moodayay in ragii hargaysa lagu soo xidhay waa laga waayay saacadu markay kowdii duhurnumo dhaafiyay wakhtiga duhurka een casarna loo dhawayn duhurka kayara dhaafay Ayaa la ogaaday in ragii abaarso oo hargaysa u dhow la geeyay oo magaalada inta makarafoon Lala dhexmaray soo baxa lagu yidhi kuligiin markay soo wada baxeen meel banaanka magaalada dadkii oo dhan la geeyay ka dib la yidhi bal val waa qofka juuq yidhaa waxa baabuurlaga soo dejiyay 7 raga Laba adeeraday Ah afar wiil oo ay dhaleen iyo nin qabay edaday oo seedi Ah waxa la sheegay in la iskuwada xidhay oo adeerkii ugu dadawaynaa askartii ku yidhi hadaad duhur Ii ogalaada wuu tukaday kadib waa lagu soo xidhay markaasaa lagu furay baas kuligood meel bay kuwada aaseen 2017 ayay lafihii soo wada bexeen intuu roob wayni da Ah adeerkay oo Hada da Ah Ayaa loosoosheegay in lafihii daad qaaday way baxeen waxa sii raacay qolada diiwaangalisa xsbaalo wadareedyada adeerkay wuxuu ka codsaday laga qarsoon ha igu soo saarina e inta muuqata ila asrura horncabeltv baa laga arkayaa adeerkay oo la kariwaayay oo leh daaya lafaha qarsoon markii hafslkii xoogaa lawaday ayuu miyirdaboolmay oo meeshii lagala cararay qoladiina howshooda qabsatay kawarama Markaad nagu caydaan dulmigaa nagu dhacay ma walalo ayaynu nahay baad Na odhan kartan anigu waxan xasuustaa habeen aan tukaankayaha hargaysa ku yaala usoo raacay walaalahay anoo aad uyar 1986 tii oo hablihii tukaanka joogay askari baastoolad haystaa ku qaylinayo uu leeyahay naayaad i moodeen naayaad i moodeen Hada ayaan idinnlaynkaraa oo qaylada madaxa ayuu Inan kaga qabtay markaasaanu wada oynay hadalkiisu waxa ku jiray mareexaan baan ahay reer diinibaan ahay maxaad igu samaynkartaan walaashay oo Kanada joogtaa hada waxay ee sheektay in uu gacanta qabsaday ninkaasi ka dib ay ku tidhi waraha iga qaad waryaa markaasuu ku qayliyay yaad i mooday heerkaad bay gaadheen reerkani barigaas adeeraday ilaa Hada manaqaan waxay sababsadeen dumarkii waxay sheegeen in ay ku qaylinayeen nin baad shaah ukariseen qudhmisa mana garanayaan dumarkii ragiina bilaa maxkamad bay dhinteen sidaasooy miidhan baa nagu dhacday maantase alxamdulilaah ilaahay baa noo nicmeeyay intii soo hadhay

    • @cabdicasiisjaamac6156
      @cabdicasiisjaamac6156 Před 2 lety

      Ajarkiina Alle ha weyneeyo, kuwii saas inii galeyna maanta iyagaa ka shaleysan, midse iska sax dawladda cid kaste baa ku jirtey oo dadka wax leenayay asker qabiil kaste leh bey ahaayeen, mareexaan oo dhanna in eedda dusha laga saara ma ahan, ama Daarood oo dhn, ficil ay rag mujrimiin ah ay
      geysteen buu ahaa..

    • @salebanosman9307
      @salebanosman9307 Před 2 lety +2

      Gaaalada la idinka Reebayay Adeer gaalad Raacden Baga baga

    • @wiilbicidyahan460
      @wiilbicidyahan460 Před 2 lety +1

      Samiryo imaan ilahay haunaxaristo ayagana wlhy dhibaato iyo dulmi waynba dhacay wax foolxun oo gobonimada somaliyed ka baxsan baa ka dhacay Hargaysa Burco iyo Galkacayo iyo Garowe iyo inta ku hareresanba tacadi bili adamtinimo oo maato iyo haween iyo caruur loogaysanya kadhacay

    • @encrypted983
      @encrypted983 Před 2 lety +1

      Ineey adiguba ku dilaan ayeey ahayd. Musalsal iidoor ayaad bilowday iyo beentii aad ku tahriibi jirteen😄

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 Před 2 lety +1

      @@encrypted983
      Dambiyaduu galay adeerkaa tukaa isku dhiibay oo yidhi askartii siyaad baraa Na xasuuqday oo nolasha nagu wada gubijirtay reeruhuu xasuuqay ayuu haybtooda sheektay markaa kula yaebi maayo in aad sidas u hadasho waxan se kuu sheegayaa in aatahay cadow jabay oon ka guulaystay beer ku baxday dhiigii adeeradayo Ayaa noo bislaatay oonu midho ka goossnay alxamdulilaah iyaguna wayshahiideen

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 Před 2 lety

    siyaad musiibo umada ilahay usoo diray bay ahayd muxu waji laha qaxootinimo iyo musqul buu ku dambeeyey

  • @abassabas6646
    @abassabas6646 Před 2 lety +1

    Idaajaayoow inaad kamid ahayd mooryaantii dawladnimadii Somaliyeed bur burisay ayaad noo sheegtay.

  • @deeqajama6313
    @deeqajama6313 Před 5 měsíci

    Malyunmanka dhilo baa tahay gaalad ah ee marxumka dhintay hakaa amaan helo

  • @YUSUFABDi1
    @YUSUFABDi1 Před 2 lety +3

    Maalintii uu kursiga ka tagey ayaa barwaaqo la helay

    • @wiilsomaliah5316
      @wiilsomaliah5316 Před 2 lety +2

      Barwaaqa daas ila raadi

    • @OsmanAli-it2fy
      @OsmanAli-it2fy Před 2 měsíci

      Barwaaqo ma waxaad u taqaan in aad ku dhalatay xafiis dowlad lahaan jirtay aabahaana asagoo qori la ordaayo meel daran ku dhintay adna aad meelahas qoxoti kunoqotay? Wa sida qabsatay inta badan Somali