Suugaanta Iyo Qalabka Casriga Iyo Sheekooyinka Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha Qarni Joog

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 01. 2023

Komentáře • 23

  • @AbdirahmanMulac-jk9hu
    @AbdirahmanMulac-jk9hu Před rokem +4

    Ahmed faarah cali idaaja waa tiirweyn oo ummadda somaliyed haysato barnaamijyo aad ifiicanbaanu inoo diyaariyaa Allow cimrigiisa raaji

  • @YasiinAwraas
    @YasiinAwraas Před měsícem +1

    y.m.j.aburaas.suugaan.seynis.power.tignolaji. 2:01

  • @issemohamoudisse
    @issemohamoudisse Před rokem +4

    👉Ceynaan fardood baa adduun caraf u roonaaye✅
    👉Baabuur sidii loo camirey cayna geli waaye✅
    👉Ceesaan riyaad iyo baroor caar leh baa simane✅
    👉inaan haatan lagu ciil baxeyn soo cunsuro ma aha✅

  • @abdifatahkhalif7025
    @abdifatahkhalif7025 Před rokem +1

    Mas allah waa heersaro whli barnamijnkan

  • @ilzyx5912
    @ilzyx5912 Před 9 měsíci

    Masha allah
    Inuu manta noolyihiin baa modaa

  • @issemohamoudisse
    @issemohamoudisse Před rokem +2

    👉Naagahan dafirey kii qabey
    👉ee diidey gurigooda
    👉oo wada dareeraye nin kale
    👉doontey lacagtiisa
    👉daa inaw maxa xigi
    👉adduun dabadii weeyaane

  • @MohamedAbdiMahamedAbdi
    @MohamedAbdiMahamedAbdi Před 2 měsíci

  • @user-gl5um8wg4f
    @user-gl5um8wg4f Před 10 měsíci

    Idaajaa iyo murtida somalida

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed Před rokem +3

    Waleee inay maanta dadka jooga lahadlayan yaad moda abwaanada alaha uwada naxararistee

  • @maslahaaladilib4144
    @maslahaaladilib4144 Před rokem +1

    Haddaan anaguna sabanu aakhir baaanu joognaaa

  • @YasiinAwraas
    @YasiinAwraas Před měsícem

    y.m.j.aburaas 0:17

  • @user-op6jt6yj6s
    @user-op6jt6yj6s Před 4 měsíci +1

    😂😂😂😂😂

  • @barrygolden6873
    @barrygolden6873 Před rokem +1

    Sxb barnaamijkaan soobadi kuwa kalaa jiree.

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Před 11 měsíci +1

    Ma sha allah Adeer Idaaja waa taariikhdi umada Soomaaliyeed oo Qof ah ilaahay haku xafido from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @billefarah7483
    @billefarah7483 Před rokem +1

    ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mahamedcade5327
    @mahamedcade5327 Před rokem +2

    Noloshaa Xayataada

  • @user-su6ns5su2e
    @user-su6ns5su2e Před 10 měsíci

    M .a

  • @user-ny9tv7il1q
    @user-ny9tv7il1q Před rokem

    30

  • @user-ny9tv7il1q
    @user-ny9tv7il1q Před rokem

    andekan

  • @YasiinAwraas
    @YasiinAwraas Před měsícem

    idaajaa./yaasiin.oo.hargeysa.kaa.soo.salaamaya 1:09