Cali Xuseen Xirsi Gabayadiisii Gobanima Doonka SYL 15 MAY Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 02. 2021

Komentáře • 38

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed Před rokem +5

    Waxaa kufanaa in aan kabaxay dugsiga hoose iyo dhaxe ee cali xuseen xirsi degmada madiino kuyalay alow unaxariso cali xuseen xirsi❤️❤️

  • @husseinroble6750
    @husseinroble6750 Před 3 lety +6

    Idaaja wa Abwaan Waddani ah o taariikhdu xusi doonto Allow no daa aamiin....

  • @tawosabdalla697
    @tawosabdalla697 Před 3 lety +11

    Masha Allah abwaan, wlhi hawl culus baad umada u haysaa. Cali xuseen xirsi wuxuu ahaa gabyaa meekhaan sare leh inkasto baryihi danbe la iska ilaabay. Aad baad ugu mahadsantahay sidaad u so tabisay gabayadiisa.

  • @abdullaahinoorelmi5094
    @abdullaahinoorelmi5094 Před 6 měsíci +3

    Alaha unaxariisto

  • @aliabdiwalisalaad4819
    @aliabdiwalisalaad4819 Před 3 lety +4

    Masha allah alle ha unaxariisto abwaan cali xuseen xursi

  • @fiidcade1247
    @fiidcade1247 Před 3 lety +9

    Masha Allah

  • @husseinroble6750
    @husseinroble6750 Před 3 lety +6

    Idaaja Allow noo daa aamiin waxaanu xusi doona sida Abqari Waddani Ali Hussein o kale e Allow cmri dheer noo sii aamiin..

    • @qarniman
      @qarniman Před 3 lety

      Idaajaa waa qaamuuska dhaqanka Somalilayee ee nool. Geeridu maalmo haku dayso

  • @mohamudmohamud2534
    @mohamudmohamud2534 Před 3 lety +3

    Cali xuseen ilaahey how naxariisto dad baan aqaan

  • @doorbin24295
    @doorbin24295 Před 3 lety +4

    Mahadsanid Masuul Sare 👍

  • @user-mj8yv7md9p
    @user-mj8yv7md9p Před 11 měsíci

    Shalom

  • @lieutenant101
    @lieutenant101 Před 2 lety +2

    Waxaa murugo iyo qaran ah in maanta 100 rag ah oo soomaaliyeed ankee aysan u dhigmin hal CALI XUSEEN XIRSI! Alla yaa raxmah

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 Před 3 lety +3

    Siyaasiyiinta maanta joigtaa xaalkoodu waa aniga mooyee cidina yey noolaan

  • @waayotegay2895
    @waayotegay2895 Před 3 lety +5

    QARNI JOOGOW QARNI JOOG

  • @user-jf3ko1bm1h
    @user-jf3ko1bm1h Před 8 měsíci +2

    20/11/ 2023 ayaa laiga rabaa inan kabaxo gabaygan fasalka 8aad mantana waa 19/ 11/ 2023😢

  • @omarnoor6237
    @omarnoor6237 Před 3 lety +3

    GRANDE COME SEMPRE!!

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 Před 3 lety +2

    Mashaa allah

  • @mahadkhadarmahad-uw1zm
    @mahadkhadarmahad-uw1zm Před 10 měsíci

    alla yaaa raxma

  • @caliyassin8292
    @caliyassin8292 Před 3 lety +2

    Masha allah

  • @KhalidMuhmed-jw9ux
    @KhalidMuhmed-jw9ux Před 2 měsíci

    Thank

  • @ahmedgobeysane1012
    @ahmedgobeysane1012 Před 3 lety +4

    Cali xuseen xirsi waa gabyaa aad mug iyo midho-weyn

  • @mommaymuun8745
    @mommaymuun8745 Před 3 lety +8

    Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @husseinroble6750
    @husseinroble6750 Před 3 lety +2

    Mudane Idaaja noloow e no tebi fadhlan arrihii xorriyaddonkii SYL..

  • @abwaanheersare1
    @abwaanheersare1 Před 2 lety +1

    Aduunyo 🇸🇴🙏

  • @tawosabdalla697
    @tawosabdalla697 Před 3 lety +2

    idaajaa sxb waxaan ka codsanayaa inaad noso galisid gabayadii iyo taariikhdii abwaan siciid ina abwaan sh.maxmuud siyaad xaydhe oo kugu magac dheer siciid gacmeey

  • @YaxyeYuusuf-ex6sj
    @YaxyeYuusuf-ex6sj Před 4 měsíci

    inta dabaneeso 2024

  • @omarnoor6237
    @omarnoor6237 Před 3 lety +2

    SHAKI KUMA JIRO IN AY CALI XUSSEEN XIRSI, CABDULLAAHI SULDAAN TIMACADDE IYO CABDILAAHI DHOODAAN AY ISAGA DAYDAYN LUUQDA IYO MARARKA QAAR XATAA MEERISYADABA, EE TOOLOOW YAA LAGU DAYDAY?

  • @husseinroble6750
    @husseinroble6750 Před 3 lety +2

    Idaaja afkaaga caano lagu qabay e hal door Somaliyeed Soo iftiimi weliba kuwa xorriyadeenii door ka qaatey sida Sharafle Ali Hussein..

  • @MustafeYuusuf-qj7tu
    @MustafeYuusuf-qj7tu Před 4 dny

    Lafooro for sato

  • @user-xk5ez9ch3e
    @user-xk5ez9ch3e Před rokem

    Abwaan Cali xuseen xirsi Oo Ahaa Abwaan Kaso Jeedo Beesha Muuse Dhariye Direed Alle Ha U Naxariisto Yarabi

    • @user-lz2hd6gm1x
      @user-lz2hd6gm1x Před 2 měsíci

      Cali Xuseen Xirsi Allaha u naxariisto, Dugsigii Hoose/dhexe ee Cali Xuseen Xirsi
      ee ku yiilay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa Dowladii Kacaanka Okt-
      oober ku xustay si xusuus iyo maamuusba leh.

    • @user-xk5ez9ch3e
      @user-xk5ez9ch3e Před 2 měsíci +1

      Wall Muuse Dhariye Ayuu Ahaa Waliba Wuxuu Ilmadeer Ahaayen Xusen Aw Faarax Dubad Iyo Cabdilahi Cabdi Shube Iyo Cumar Dhuule Cali

  • @noradunyonoradunyo6900

    School logu magacdaray cad ced soo bax daa waa cali xusein