Universal TV WAREYSIGA TODOBAADKA IYO IDAAJAA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 01. 2014
  • www.universalsomalitv.com
  • Zábava

Komentáře • 19

  • @xogdoonfarah2196
    @xogdoonfarah2196 Před 3 lety +2

    Idaajaa waa taariikh socota inlaga fsaiidaysto weeye taariikhdii cajiibka ahayd haduuhelo cilmi buu kasoori lahaa ((waataariikhdii geelii muuse hayl iyo taariikhdii madaxgeelle))

  • @mahamudsaid5899
    @mahamudsaid5899 Před 7 lety +5

    anigu waxaan reer somaliland waxaanan ahey nin suugaanta wax kayaqaan ninkaana aad ugu xiran barnaamijyadiisa waxaan u aqaan macalinweyn oo daacad ah daliilna waan u hayaa

    • @mohamedabdirahmaan7944
      @mohamedabdirahmaan7944 Před 6 lety

      Mahamud Said
      Kuwa aan barnaamijyadiisa la socon ee hadalada kutirikuteenka ah rumeysta ayaa waxaa isaga hadla intaan arkey ee haarameysa suugaantiisa waa kuwa aan waxba kala socon ee dhegtuun ka maqley.

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr Před měsícem

      ​@@mohamedabdirahmaan7944quraan aqriya wx naf lheen ku hadla😂

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f Před 2 měsíci

    Odayga waa ka qabtay qalql qabyaaladii uu qorijiray

  • @xogdoonfarah2196
    @xogdoonfarah2196 Před 3 lety +1

    Maanta waxaqaldan waagii hore ninka xun nahogaami lama oran jirin maantana kadadka ugu xun dhinackasta baa horfadhiya

  • @KaafihassanHussen
    @KaafihassanHussen Před 8 dny

    Siicajiib odhiiraanaan ku jirto ah ayay uwaydisay waxanan munasab ahyn isaguna wuba qiray
    Waxusee kuu qanciyaay wixi jire laa qariin hayay

  • @JaamacYare-wl8sn
    @JaamacYare-wl8sn Před 2 měsíci

    😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @abdirahmanismail315
    @abdirahmanismail315 Před 8 lety +1

    Idaaajaa Sugaanta uu uriiriyo uma samayn karo ciwaanka ah Sugaan Somaaliyeed, ee wuxuu u samayn karaa Sugaan darood, waana siday tahay. Hadii kale wuxuu gaf toosaya ka galayaa Soomalida inteeda kale, oo uu adnaan ka yahay suugaanteeda uma qabyaaladi ka duufsatay.

    • @hogaamiyaharuuxigaahrk979
      @hogaamiyaharuuxigaahrk979 Před 7 lety

      Abdirahman Ismail absolutely i agree with you that
      qabyaaladiiste weyb weeyaaan taariikhda daaroodka uunbuu yaqaanaa ee taariikh somaliyed waxba kama yaqaaan

    • @abdulqadirawil1235
      @abdulqadirawil1235 Před 7 lety +1

      sxb haddad caqli leedahay saa umaad hadli lahayn ..nin suugaanta somaliyeed muddo badan ku soo jiray miyaa qabyaaliaya ka daranta daarood dee runtii waa dadka ugu abwaaniinta badan somalida ma beenbaa waxba laysku qirayaa ...anigu isagoo qabyaaladeenaya ma arag ,nin awwogaa leeg inaad saa ua hadashid waa kugu danbi

    • @Khaatumo411
      @Khaatumo411 Před 5 lety

      Kkkkkk waar Niyahow Idaajaa maxad Ku Haysataa idinku Dee Taariikh ba ma idinkaa Lahaa Caanaha Dameeraha Baad Ka Ganacsan jirteen Cawskana Xamar Baad Keeni jirteen ee Bal Yuu idiin Qoraa oo Taariikh Lahaa

    • @Khaatumo411
      @Khaatumo411 Před 5 lety

      Midkale, Sugaanta 4.5 maha ee Darood baa u badan

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr Před měsícem

      ​@@Khaatumo411hees miyaa tariiq u taqana Darood quranka ma yaqanan adga kitaab quranka ka aqrin karin

  • @Soomali289
    @Soomali289 Před 2 měsíci +1

    Hawiye taa riiq dooda waxay ka bilaab MA taa 1991 moor yaa nimo ka Hora dhara waxay ka xiran jireen macwis iyo gun tiino cunto na waxay ka cuni jireen moxog iyo muufo xoola na waxay ka dhaqan jireen dameer gabay na waxay ka yaqaa naan shirib taariiq in taas dhaaf San oo ay Lee yihiin maxay tahay soomalida kale na iya geey ka sii hoo see yeen

    • @AbaanduuleZaki
      @AbaanduuleZaki Před 2 měsíci +2

      Madaxwaynihi ugu horeeyay somalia yuu ahaa
      Ra'isulwasaarahi ugu horeeyay somalia yuu ahaa
      Taliyihi ciidan ee ugu horeeyay somalia yuu ahaa
      Gadoomiye ururka syl yuu ahaa
      Boqortooyadii ajuuran yay ahayd
      Boqortooyadii hiraab yay ahayd
      Saciidki Muqdisho oo ilaa india ilaa china kumaray safarka yuu ahaa oo maanta ku xusan buugagta taarikhda
      Adeer haday taarikh timaado hawiye kuma gaartan
      Cigaal ileey oo ariga dhici jiray iyo Wiil waal oo xoolaha ku raaci jiray jigjigo iyo odayaal geel kala dhacay oo gabayo isku qaadayo waxaas taarikh kuuma noqoto orad saliidada marso 1991 waa aniga qaxootiga kenya kugu ooday

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr Před měsícem

      ​@@AbaanduuleZakihees tariiq ma naqato qaf wxa ugu weyn ku faani karo wa diin kaliya