Safarkii aan ku tagay meelo badan iyo Barnaamijkii Miyi iyo Magaalo

Sdílet
Vložit

Komentáře • 26

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay Před 6 měsíci

    Igare walee Nin Nimceeystay baa tahay Manshallah Allaha kuubadiyo.

  • @somaliano99kingkonghimself75

    Son and his father. Camel kings of Somalia tradition culture Somalis see the camel as part of the family live saving for the nomadic culture this poeple come from one of the famous clans of Somalia they are called darwiish worriores noble to the bone 🇸🇴💪❤🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🙌

  • @burcokibir894
    @burcokibir894 Před 2 lety +4

    Igarroow Aad iyo aad baad u mahadsantay waa wareysi qiimo leh. Lkin ninyaw ninkan sxbka ahi wareysiga wuu dhabqiyay oo islaanka hadalka ayuu ka jiidhay. Ma cilaash baa

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 Před 2 lety

    Masha alaah aabe course fiican nasiiyey waa noo siyaadiyey noolow legend

  • @cabaashashi2668
    @cabaashashi2668 Před 2 lety

    M.a adeer wa khabir xikmad iyo dhaqan yaqan ah soo badi waraysiyada ader murti ayaa ku dhehane

  • @AhmedSaid-zn3hu
    @AhmedSaid-zn3hu Před rokem +1

    Laac TV hala taageero

  • @asmacali111
    @asmacali111 Před 2 lety +1

    Masha allah

  • @maxamuudcateyeisax9146
    @maxamuudcateyeisax9146 Před 2 lety +1

    igare yaasiin mansha alah waaqurux

  • @najiibhassan
    @najiibhassan Před 2 lety +2

    Dhaqanki wacna waxi sidaydo kle geel le unba rademi kara❤😂

  • @nuurka658
    @nuurka658 Před 2 lety +1

    CAMBARO WAXAY TIRI:""GEELU XOOLA KUMA JIRO.!.!".

  • @muusecailio6594
    @muusecailio6594 Před 2 lety +1

    Asc
    Maashaallah

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Před 2 lety

    Ma sha allah igaree iyo adeer iyo wiilka wan idin salsmaya 👏👏👏👏❤❤👍👍👍❤

  • @CabdiFaarxqalif-zq2fi
    @CabdiFaarxqalif-zq2fi Před 9 měsíci

    Aabaha iyo seediga wan salamaya

  • @muaahmedali37
    @muaahmedali37 Před 2 lety

    Masha allah xasuus bangalore noloshiiyaran tayda

  • @alihersi7825
    @alihersi7825 Před 2 lety +1

    Ader waa dhaqan yahan waaya arag waxbadan u soo joogay xigmad ayaa ku duugan soo baday waraysiyada

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Před rokem

    waa dhibadan yahayi Geelu

  • @moussaabdillahi
    @moussaabdillahi Před 2 lety +1

    MachaAllah

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 Před 2 lety

    Masha Allah

  • @xaajibaaruud8740
    @xaajibaaruud8740 Před 9 měsíci

    igare telkiisa muxuu u soo qori waayey

  • @Gaanimedia273
    @Gaanimedia273 Před 2 lety +2

    Ninku marka uu waayo arag yahan oo wax badan yaqaan in la dhegeysto ayuu jecelyahay

  • @Gaanimedia273
    @Gaanimedia273 Před 2 lety

    Adeero yaasiin hab dhaqan cusub ee geela wuu la dhacsanyahay laakiin anigu hannaan aan wacnayn oo geela iyo dhaqankeeniiba u daran

  • @Gaanimedia273
    @Gaanimedia273 Před 2 lety +1

    Odeyga haddal kasoo dhiraandhiriya markuu godladana ka aamuse

  • @osmanreyd1603
    @osmanreyd1603 Před 2 lety

    Muxu yidhi ninki diinku ku dhegay ee yidhi n8nka kale iga fuji ee yidhi haddana ka fujiyo amaad icaayi ee yidhi ku caaye maayo marki laga fujiiyey yidh alla muxuu diin waxeeyey marka igeere Muxu geel laabay

  • @fadumoibrahim7390
    @fadumoibrahim7390 Před 2 lety

    War inaderow hal iib ah baan doonaya

    • @burcokibir894
      @burcokibir894 Před 2 lety

      Faadumo xagaad joogtaa iyo qiimaha aad Ku Rabto