Qiso Dhab ah "Wiil naafo ah iyo gabadhii uu jeclaaday maxaa kala qabsaday"?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Qiso Dhab ah "Wiil naafo ah iyo gabadhii uu jeclaaday maxaa kala qabsaday"?

Komentáře • 155

  • @haldhaa2420
    @haldhaa2420 Před 5 lety +25

    Manshallah waa wiil aqli iyo qurux badan waligaa haniyad jabin niyada wanaagsani waa muhiim ilahay ha ubarakeyo reerkisa iyo caruurtisaba inshallah

  • @istahilchannel
    @istahilchannel Před 5 lety +38

    Qalbiga wax kasta laga yahay wa wil qalbi wanagsan ani waxan ahay gabar naafo ah waxana aminsanhy in ey san naag iga qurxoneyn isma lido meeshan raabana nafa tahay ugama haro alx#xaskaga isku magac ayan nahay igu salan

    • @justsaywow766
      @justsaywow766 Před 5 lety +1

      Masha allah wll halkeed ku nooshahay

    • @mohamedbile9118
      @mohamedbile9118 Před 5 lety +1

      Walaaal waligaa farxad Ku waar never give up

    • @aanaan6027
      @aanaan6027 Před 5 lety +1

      Masha allaah abayo imaanka allaha ku siyaadsho allaha ku dhowro

    • @istahilchannel
      @istahilchannel Před 5 lety

      @@justsaywow766 kenya walal

    • @istahilchannel
      @istahilchannel Před 5 lety

      @@mohamedbile9118 mahadsanid walal

  • @somaliyalove3997
    @somaliyalove3997 Před 5 lety +5

    Mashallah niin qalbii ficn ayuu eeg yahay. ALLAH haa kuu xafido wll iyo intaa kaleey ee dhiibaan

  • @hassanabdi6046
    @hassanabdi6046 Před 5 lety +25

    Cabdi mooge yasiin aad ban ku salamaya sxb in badan ayanu isku glass ahayn dugsigi hoose dhexe guryasamo school hargeisa

  • @mahamedzadiik1948
    @mahamedzadiik1948 Před 3 lety +1

    ax waxaas oo dhibaato ahay way igu
    dheceen waayo naaguhu waa indho ku
    garaadle dadnimo iyo ragnimo waxba
    kama yaqaanan Hadana we are keeping going bro

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před 5 lety +2

    Allaha ku barakeeyo caruurtada iyo xaaskaaga waa runtii dadkena somaliyeed ka fakan maysid hadad cidi si ka tahay nacafi cabdiyow Nin maska badan baa tahay masha Allah

  • @hodanmooge7788
    @hodanmooge7788 Před 5 lety +8

    Masha Allah walalkay qali Allah ha ika xiftiyo farxad ku noolow adunyada akhirana janadi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @hodanmaxamed7111
    @hodanmaxamed7111 Před 5 lety +18

    Si an dadkeena nafada nolo fican uhelaan dowlad an yelano an israacno somaliyay plz qabyalada kataga wlhi qalbigaa xanuun kadaremaynaa
    Qabri baloo socdaye xisabtama

  • @rifalalsharif2884
    @rifalalsharif2884 Před 5 lety +4

    Masha Allah abtigay cabdi mooge yasiin Allah yashfiik abti

  • @najranlifestyle4349
    @najranlifestyle4349 Před 5 lety +5

    Manshaallah manshaallah waa qof ad uu wanaagsan... Naafa caadi weeye walaalo 🙏

  • @dekhassan7444
    @dekhassan7444 Před 5 lety +2

    Way ayaan daro inaanahy dad Muslim ah 100%,,, hadana inaanahy dad ismidab takoora 100%.....it s really so sad, we got same language same color same religion same same Same ...!! But still in deep mess 😢😢

  • @Engrkhadar
    @Engrkhadar Před 5 lety +5

    Nin rag ah jabkiisa ma qariyo Legend 🤘

  • @umulkhayrxaji1946
    @umulkhayrxaji1946 Před 5 lety +2

    Masha allah nin rageed qofka nafada ahi waa ka,aqliga kanafada ah hore usoco

  • @asaldhaladnimco8307
    @asaldhaladnimco8307 Před 5 lety +2

    Masha Allah hadu naafo yahy ilaahay caqlibu siiyey alle howgu wado

  • @nimcomohamud2237
    @nimcomohamud2237 Před 5 lety +2

    Illaahay Abdi Mooge iyo walaalaha kale ee naafadaaba hasiiyo nolol farxad leh iyo liibaan aakhiro.
    Hadalada aad ka uga naxay waxaa kamid ah anagu hadaan naafo nahay wanka dareen iyo taxadar badanahay dadka kale iyo hadalada wanaagsan wan qaadanaa😭🙏...
    Illaahay inta dhameystiran caafimaadka iyo lixaadka ha u barakeeyo.

  • @mariyamaxamed7324
    @mariyamaxamed7324 Před 2 lety

    Masha allah

  • @caasha93
    @caasha93 Před 2 lety +1

    Wlhi been mahan waxayabaha aan dhulkeygi hooyo utagi la ahay waxa kamida dadkeenu aadbay dadka naafada ugu digtan waxan haysta wilyar oo baralees ah waxanka baqa inay iga cayan mida kale qofka nafada ah ayagon waxba waydin bay shilimaad ulaso ordan Malin waxa dhacday in wiilkeygu iga xanustay taksi maqadan ee waxan ku kexeyey wiljerkisa jidka ano maraya nin aya hal dollar ilaso orday marka dadka naafada ah Hala ixtiraamo xuquqdiina o kale ayey leyihiin ilaaliya qalbiyadooda iyo shucuurtoda🙏

  • @abdizamednurie6117
    @abdizamednurie6117 Před 4 lety

    wlhi walhi waa qiso cajiiba runtii nintaag daran xawaana kanabad gali maayaan go for ward bro

  • @geeleckariimaydid6193
    @geeleckariimaydid6193 Před 5 lety +5

    WALAAHI NIN KAN WAA NIN RAGA, RAG JABKII KA SHEEKEE, YOU HAVE TO BE PROUD OF YOUR LEGACY NO MATTER WHAT IT IS BECAUSE THAT IS YOUR STORY MAANSHA ALAAH

  • @adulwahabmohamed3328
    @adulwahabmohamed3328 Před 5 lety +6

    ManCh allh waa nin adag

  • @Greninja112
    @Greninja112 Před 5 lety +2

    Manshaallah ilaahay baa caqli iyo miyirba u dhameeyay uu ku dhaqmo oo aan nafanimadiisa dib u ridin

  • @inamacalindilawi7644
    @inamacalindilawi7644 Před 2 lety

    M.A nin caqli badan cabdi ❤️🥰💫

  • @NimcoGlam
    @NimcoGlam Před 5 lety +1

    Masha’Allah alle hakuu barakeeyo waa wiil xigmad iyo caqli usaaxiib ah

  • @hassandek
    @hassandek Před 5 lety +4

    Waaa runtii qofka wuxuu yahay inuu sheeGa weeyaan cabdi CaGoole inu dhaho isu baro hablaha inu caGoolyahay tusaale waxey utahay raGa xaasaskooda qariya markaad baraneesaan Gabadha inaad xaas leedahay usheeG waa iGa talo hadii kale markey uGaato Ayey kaa dideesaa

    • @asaldhaladnimco8307
      @asaldhaladnimco8307 Před 5 lety

      Xaqiiq weyan wllhy rag badanba jira dumarkoda qariya aanad kaso saareyn inay xaas leeyihin midba iso maray gabadh leh wada sheekeysan jirnay hdna aanad marsiinayn

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 Před 5 lety

      Waligaba waxaa tahay lama qariyo

  • @mohanurchannel8466
    @mohanurchannel8466 Před 5 lety +2

    Waaaw sheeko cajiib, run ahaatii wn jecleystey sheekadan.

  • @asmaaxmee6210
    @asmaaxmee6210 Před 5 lety +1

    Masha aalha waa wil fiican

  • @ifrahabdihayaan
    @ifrahabdihayaan Před 5 lety +25

    I'm sorry waan kanaxay wlhi inkastoo uu hada family yahay allaha uxifdiyo reerkiisa

  • @geeljiredaljire9188
    @geeljiredaljire9188 Před 5 lety +4

    Cabdi Mooge waa sheeko cajiiba cali harare mahadsanid

  • @c.c.g.1464
    @c.c.g.1464 Před 5 lety +11

    Abdi mooge alle haku xafido oqoon badan ayaan uleeyahy ilaa hargaysa markuu joogay wuxuu ahaa nin ganacsdada äh waan kulamay sxb

  • @ummumusab7526
    @ummumusab7526 Před 5 lety +1

    Masha ALLAH tabarakallah illahey haa ku xifdiyo

  • @nimcocumarxasan9891
    @nimcocumarxasan9891 Před 5 lety +1

    Kkkkkkkkkk wallahi waa fariid dacata noon alle haku garagaro

  • @awilmohamedabdi2472
    @awilmohamedabdi2472 Před 5 lety +8

    Maasha allaah dadka reer woqooyiga waa dadla soomaali ugu daacadsan walahi

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf Před 5 lety +1

      uguna cunsurisan

    • @asma2631
      @asma2631 Před 5 lety

      ar r calosha kutagan 🐖🐖🐖🐖🐖🐖🐖🐖🐖

  • @yusufabdi3855
    @yusufabdi3855 Před 5 lety +1

    Waaaw maashaa Allah waa inan firiid ah

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 Před 5 lety +4

    Maanshallah

  • @fataaxfuaad6740
    @fataaxfuaad6740 Před 5 lety +1

    mn chlh wlhi
    ilhy cqli ayu u dhmeyy iyoh aftahnimoh 😍

  • @ugbadm6075
    @ugbadm6075 Před 5 lety +3

    Mashallah he seemed to be happy guy.

  • @cookkale.7255
    @cookkale.7255 Před 5 lety +1

    Alla qalbi furanaaa ninku masha allah

  • @nasraaahmadcartan5210
    @nasraaahmadcartan5210 Před 5 lety +5

    Wiil nafo ah ayan mar jecelday xaqiiq dhaba umaa jecelan mala sii an uga helo wayo maba lahan waxa mal ah Lakin wuxu aha mid ilahay qurux siyeye mudo ayuu waqtigayga Ku dhamday lahadalkisa waliba asago ah mid kibir badan ( #waxan mida ka faiday dadka mid nafo ah iyo mid lixadkisu yihin dhamas iney leh yihin dookh ayasan barin qof lo dookhay iyo mid so dontay#

  • @istarlinilyasmashaallah3441

    Nice story Masha allah very nice man

  • @hamseabdi9019
    @hamseabdi9019 Před 3 lety +1

    Caliyow ninkani dib u soo warayso.

  • @amanshaallahrabihaiskukiin6709

    Mansha allah illahay ha ku dayo famligag wll

  • @raaqiyamahamud9047
    @raaqiyamahamud9047 Před 5 lety +2

    Mashaallah

  • @kabdi7146
    @kabdi7146 Před 5 lety +1

    Masha Allah faraxd ku noolow walalo

  • @xasannuur6137
    @xasannuur6137 Před 5 lety +2

    Manshala nin wacan qalbi wacan

  • @quruxdumar4278
    @quruxdumar4278 Před 5 lety

    Masha Allah alle ha udesto rerkisa waa nin aqli badan

  • @mariaahmedmacaf3156
    @mariaahmedmacaf3156 Před 4 lety

    mzha allah wll cabdi farxad ku nolada adiga iyo familkagaba

  • @hafsaaa7237
    @hafsaaa7237 Před 5 lety +2

    Maasha allh

  • @simankeynaan5579
    @simankeynaan5579 Před 5 lety +2

    Maashaa Allah

  • @ayaanjama9294
    @ayaanjama9294 Před 5 lety

    Masha Allah tabarkalah walal

  • @abdizamednurie6117
    @abdizamednurie6117 Před 4 lety

    kkk aar riyaa hargaysina fawdo badanaa😂

  • @safiyadagan7346
    @safiyadagan7346 Před 5 lety +3

    Ax walhi waa aftahan ninku wuxu yidhi risiqaygu ma curyaanba ilhy famlyga hkuu xifdiyo

  • @deeqoabshir3720
    @deeqoabshir3720 Před 5 lety +1

    allaa wixii curyaan ah oo dalkeena jooga yaa maraykan keeya

  • @MohamedHassan-nw4yo
    @MohamedHassan-nw4yo Před 5 lety +6

    Aan u Horeeyee, maanta Faalada Barnaamishkan, Waad Salaan tihiin, waa Qisooyinka Loo Baahan yahay in Bulshada lala wadaago,Bal aan wado daawado markaad baan ka Faaloon doonaa

  • @zuhuuradem3392
    @zuhuuradem3392 Před 5 lety

    Nin ragga
    Waaloo baahan yay in la tixgaliyo dadka baahiyaha gaarka ah qaba wlhi somaliya oo dhan ma arkaysid dhismayaasha meelo loogu taho lagay in ay ka galaan dadka wata kursiga loogu talagalay dadka lugaha wax ka qabo
    Inshallah wan rajaynaynaa in loo sameeyo

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před 5 lety +2

    Great topic

  • @umushahidmohamed8804
    @umushahidmohamed8804 Před 5 lety

    Mashallah well done 👍

  • @amalmahamud4804
    @amalmahamud4804 Před 5 lety +1

    Waa sax masha allah

  • @osmanbanjar7389
    @osmanbanjar7389 Před 5 lety +3

    True story

    • @kadarabdi3077
      @kadarabdi3077 Před 5 lety

      Harare been badnaaa digaag ayaa dhagaha taagay kuye

  • @saadaqnuune8457
    @saadaqnuune8457 Před 5 lety +2

    Ilaahoow qof haiinoobaahin

  • @zunduzbarre6435
    @zunduzbarre6435 Před 5 lety

    Qofka nafada waxa la oran karaa qofka bilaa qalbiga so isagu qalbi nadiifu leyhy ala ha ubarakeye❣

  • @salmamusa303
    @salmamusa303 Před 5 lety

    Walahy waan oyay mansha alah qf karti baad tahay walakay

  • @abshirabdiqadir5847
    @abshirabdiqadir5847 Před 5 lety

    Masha allh

  • @bishaarasal1484
    @bishaarasal1484 Před 5 lety

    Alla maxaan xikamad kafaa'ideeyay cabdi cagoole iyo wariyaha Harare jazakallahu khayran waaya aragnimo buuxda❤

  • @khalidisse4031
    @khalidisse4031 Před 5 lety +5

    Somali da waasidaa qofkii iinlebeykucayaan

  • @TheSomaliPride
    @TheSomaliPride Před 5 lety +4

    Runta waxka fiican majiran

  • @fardusnageye8508
    @fardusnageye8508 Před 5 lety

    Maasha alllah horay usoco

  • @hasanibrahim5448
    @hasanibrahim5448 Před 5 lety

    caqliga illaahay ha kuu ziyaadiyo wllo

  • @c.c.g.1464
    @c.c.g.1464 Před 5 lety +2

    Waan ku salamy

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 Před 5 lety +1

    Program cilmiya THX C xarare

  • @hodanqurux3323
    @hodanqurux3323 Před 5 lety +8

    Ma ogtahay cur yankaba caga looma wayine . caynkaa wax loo yiri inay ku cumra qataan ax xanun badana ax

  • @mudanekulmiye1358
    @mudanekulmiye1358 Před 5 lety +2

    masha allha

  • @mohamedomar9004
    @mohamedomar9004 Před 5 lety +4

    I would like to come your harare show i would to talk about somali issues

  • @hamdiahmedhassan9400
    @hamdiahmedhassan9400 Před 5 lety +2

    Alx umadan iyago gaalo ah ayay inuu naxayaan alow umada hooyo iyo abe inoga dhig

  • @dhawrsancaqil9746
    @dhawrsancaqil9746 Před 5 lety +3

    😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢

  • @fadumoali373
    @fadumoali373 Před 5 lety

    Illaahey ha ubarakeyo rerkisa

  • @hasanibrahim5448
    @hasanibrahim5448 Před 5 lety

    mnsha allaaah wllhi illaahay baa caqli & quruxba & wanaagba u dhameeyey illaahay ha ku xafido

  • @istarlinilyasmashaallah3441

    Insaallah more story

  • @petty6431
    @petty6431 Před 3 lety

    Inta sida uu silcey so max Texas uu qadan wayday wax oo dhib ah mad arag ten miskin dhib wad arag tey alxmadulha wad ka baxdey BMW baa wada

  • @asmaaragsan6439
    @asmaaragsan6439 Před 4 lety

    Jacaylka clafka kawayn wayo qofka jeceshahay hadadn calaf kulahayn maheleysid waxan rajenaya inti isjecel ine calaf isku helaan o aniga kamid ahy waxan rajeyna inuu nasiibku isaamaxo😢😢

  • @khaulahsiraj4247
    @khaulahsiraj4247 Před 5 lety

    Yaarabi

  • @2plus2equals59
    @2plus2equals59 Před 5 lety +3

    Waan ka helay waraysigaan

  • @TheSomaliPride
    @TheSomaliPride Před 5 lety

    Topic fiican

  • @laylam.hassan8379
    @laylam.hassan8379 Před 5 lety

    😂😂😂😂😂😂Wlhi aad an oga xumahay Inay nafo lagaga tago

  • @user-di3dv2xj9c
    @user-di3dv2xj9c Před 5 lety

    Waan kaxumahay sidaan

  • @soyacatv2866
    @soyacatv2866 Před 5 lety

    😭😭😭😭😭😭

  • @muwahibaahmed4929
    @muwahibaahmed4929 Před 5 lety

    axaa ilahay bamahadale alaxamadulilaha

  • @munocabdi5303
    @munocabdi5303 Před 5 lety

    ilaahya cidna maqadiyo

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 Před 5 lety

    Iminka weliba riyuhu magalada aad ayay ugu so bateen reer kasta wuu leeyahay

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 Před 5 lety

    Haayo haaye kulahaa hareeri maad noqon

  • @falastinfalastin2875
    @falastinfalastin2875 Před 5 lety

    Arkaha jacel mar kan maqalo wax daramaha xanuna i kar ah walhi xitah qofkan jaceladayah maba niyada ka saro diba ayah Ku nolahayh

    • @omarabdullahi409
      @omarabdullahi409 Před 5 lety

      Abyo dhibkaad kunooshahay waamaxay igasooqabo number kaan WhatsApp +254759073767

  • @saeedofficial
    @saeedofficial Před 5 lety

    Gabadhii hadda haday ku la soo hadasho kwrn oo lagaaga soo dhameeyo mxaad ka qabtaaa

    • @precioususuf2041
      @precioususuf2041 Před 5 lety

      War heedhe naag iyo caruur buu leyahay miyaadan maqal, kadaa nagta aad kadaba wado ninka dagan.

  • @abukids2176
    @abukids2176 Před 5 lety +1

    Calloow bareejada nagadaa sxb digaagbaa ugaraacay kaman Kaye.lol

  • @mrmaker1063
    @mrmaker1063 Před 5 lety

    Ninkaan naafada ah lugta midig nuux nuuxinaya maxuu ahaa

  • @mukhtarhagar9409
    @mukhtarhagar9409 Před 5 lety

    Walahi si daacad ah ban u qosley heestasu odayga way la baxsatay

  • @mohamoudfaysal5421
    @mohamoudfaysal5421 Před 5 lety

    Will her hargeisa

  • @mustafajimaale1668
    @mustafajimaale1668 Před 5 lety

    Cali xadhaadhe hada kadib ha xidhan shaar kayadh dee calooshii baa soocaxday hhhhhh

  • @gdbdbhdhd1325
    @gdbdbhdhd1325 Před 5 lety

    Beenbadanaa digaagu masagaaba leh dhago lataago cali xaraare caadi ma aha

  • @hibohaginur9874
    @hibohaginur9874 Před 5 lety +2

    Garshada, cod karnimada ....Ala ha Ku dhowro.
    Boqol Soomaaliya oo dhamays ah ayaad u dhigataa.

    • @ubaxalishire7509
      @ubaxalishire7509 Před 5 lety +1

      Wlhi inti aan dhageysanayey waxaan soxasuus tay malin uu wiil nafa udamcay in u ilaa shekeys toh oo aan arkay isago hortayda istagay si uu weydiyoh magacayga iyo in aan xafada daganahay ana aan mooday in oo iwey disan donoh lacag aan gacanta Ku hayey oo adeg leygu diray marku igu yidhih asc ayan Ku idhih wcs Wll allaah haku barakeyo intan lacag utagay kolkasu igu yidhih Wll anigu waxba kamaraboh ee magaca intu qoslay sanku idhih wale wayab tana maxay ahayd waba curyan jidka hagugu sogo markan soxasusto waan kanaxaa kalmadas cabdi warunti naguhu gabadhey Ku diri lahayen hadeysan udigin fariid ayey ahayd jidka kulabo wuu gartay

  • @cabdiraxmaangaas1301
    @cabdiraxmaangaas1301 Před 5 lety

    Ax ax calool xumo wlhi ma ogatahey curyaankba cago Loma Wayne waxaa ceynka layidhi kuwa cararaye ladan iney ku Cimaro qaatan dadka curyaanka ah yin la ino jebin

  • @khadromohamedali7469
    @khadromohamedali7469 Před 5 lety

    ABDI MOOGE ILLAHAY REERKADA HAKUBARAKEYO .