SOMALI AMERICAN TV
SOMALI AMERICAN TV
  • 1 995
  • 53 641 838

Video

Xog Culus: Farmaajo iyo Fahad Yaasiin maxaa keenay kalatooga,
zhlédnutí 26KPřed 21 hodinou
Xog Culus: Farmaajo iyo Fahad Yaasiin maxaa keenay kalatooga,
Kaftanka Siyaasada 517 oo aad u xiisa badan
zhlédnutí 46KPřed dnem
Kaftanka Siyaasada 517 oo aad u xiisa badan
Martin oo si kulul uga hadlay xariga xildhibaan Abiib iyo gacan qaadkii Barkhad Batuun
zhlédnutí 34KPřed dnem
Martin oo si kulul uga hadlay xariga xildhibaan Abiib iyo gacan qaadkii Barkhad Batuun
Arin waalidiin badan ay u baahnaayeen oo Minnesota laga hirgeliyey " Acacia Montessori"
zhlédnutí 2,6KPřed dnem
Arin waalidiin badan ay u baahnaayeen oo Minnesota laga hirgeliyey " Acacia Montessori"
Kaftanka Siyaasada 516 oo aad u xiisa badan
zhlédnutí 53KPřed dnem
Kaftanka Siyaasada 516 oo aad u xiisa badan
Reer Awdal oo cadho ka muujiyey hadalkii Ra'isal wasaare Xamze Barre.
zhlédnutí 33KPřed dnem
Reer Awdal oo cadho ka muujiyey hadalkii Ra'isal wasaare Xamze Barre.
Kaftanka Siyaasada 515 oo aad u xiisa badan
zhlédnutí 53KPřed dnem
Kaftanka Siyaasada 515 oo aad u xiisa badan
Somali lagu gawracay waddanka Congo
zhlédnutí 13KPřed dnem
Somali lagu gawracay waddanka Congo
Somalida iyo Carabtu ma isku DNA baa?
zhlédnutí 25KPřed dnem
Somalida iyo Carabtu ma isku DNA baa?
Kii roon baa reerka u hadhi . Tartanka doorasho we Maraykan
zhlédnutí 31KPřed 2 dny
Kii roon baa reerka u hadhi . Tartanka doorasho we Maraykan
Kaftanka Siyaasada 514 oo aad u xiisa badan
zhlédnutí 50KPřed 14 dny
Kaftanka Siyaasada 514 oo aad u xiisa badan
Ukraine oo 1000km gudaha u gashay Russia.
zhlédnutí 9KPřed 14 dny
Ukraine oo 1000km gudaha u gashay Russia.
DNA da Somalidu ma ka duwan tahay tan dadka kale?. Cilme baadhe sare...
zhlédnutí 42KPřed 14 dny
DNA da Somalidu ma ka duwan tahay tan dadka kale?. Cilme baadhe sare...
Muse Biixi ma u qalmaa markale,mise Fartaa dhexda laga qaniinay?
zhlédnutí 13KPřed 14 dny
Muse Biixi ma u qalmaa markale,mise Fartaa dhexda laga qaniinay?
Kaftanka Siyaasada 513 oo aad u xiisa badan
zhlédnutí 51KPřed 14 dny
Kaftanka Siyaasada 513 oo aad u xiisa badan
Magaaladayda Minneapolis "Warbixin ku saabsan magaalada Minneapolis"
zhlédnutí 2,5KPřed 21 dnem
Magaaladayda Minneapolis "Warbixin ku saabsan magaalada Minneapolis"
Maxaa ka soo baxay Shirkii Maakhir ee Muqdisho.
zhlédnutí 20KPřed 21 dnem
Maxaa ka soo baxay Shirkii Maakhir ee Muqdisho.
Aargoosiga Iran ee Isreal,Af iyo Addin waa Midkee?
zhlédnutí 8KPřed 21 dnem
Aargoosiga Iran ee Isreal,Af iyo Addin waa Midkee?
Kaftanka Siyaasada 512 oo aad u xiisa badan
zhlédnutí 56KPřed 21 dnem
Kaftanka Siyaasada 512 oo aad u xiisa badan
Dad lagu eedeeyey inay qaraxyo maleegayeen oo lagu qabqabtay Djibouti .
zhlédnutí 63KPřed 21 dnem
Dad lagu eedeeyey inay qaraxyo maleegayeen oo lagu qabqabtay Djibouti .
Waa kuma Hogaamiyaha cusub ee Xamaas
zhlédnutí 6KPřed 21 dnem
Waa kuma Hogaamiyaha cusub ee Xamaas
Kaftanka Siyaasada 511 oo aad u xiisa badan
zhlédnutí 58KPřed 28 dny
Kaftanka Siyaasada 511 oo aad u xiisa badan
Nin Somalida saaxiib la ah oo loo doortay Madaxweyne ku xigeenka Kamala Harris
zhlédnutí 18KPřed 28 dny
Nin Somalida saaxiib la ah oo loo doortay Madaxweyne ku xigeenka Kamala Harris
Rabashado wata biliiliqo iyo cunsiriyadnimo ayaa ka dhacay UK. Yaa ka sameeyey?
zhlédnutí 18KPřed 28 dny
Rabashado wata biliiliqo iyo cunsiriyadnimo ayaa ka dhacay UK. Yaa ka sameeyey?
Dilka Ismail Haniya immisa kooxood baa ku lug lahaa?
zhlédnutí 22KPřed měsícem
Dilka Ismail Haniya immisa kooxood baa ku lug lahaa?
Kaftanka Siyaasada 510 oo aad u xiisa badan
zhlédnutí 60KPřed měsícem
Kaftanka Siyaasada 510 oo aad u xiisa badan
Sidee Qabyaaladda loogala dagaalami karaa dhallinta Somaliland?
zhlédnutí 7KPřed měsícem
Sidee Qabyaaladda loogala dagaalami karaa dhallinta Somaliland?
Kaftanka Siyaasada 509 oo aad u xiisa badan
zhlédnutí 56KPřed měsícem
Kaftanka Siyaasada 509 oo aad u xiisa badan
Yaa ka dambeeyey dilalka hoggaamiyaasha Xamaas iyo Xisbullah
zhlédnutí 9KPřed měsícem
Yaa ka dambeeyey dilalka hoggaamiyaasha Xamaas iyo Xisbullah

Komentáře

  • @musemohamoud2429
    @musemohamoud2429 Před 19 hodinami

    Xasan shiikh madaxweyne maaha eh waa masiibo eh kitaabkii ilaahay ee uu ku dhaartay ha qabto insha alah ilaahay idankii 😢

  • @MohamedXujale
    @MohamedXujale Před 19 hodinami

    Calow dds waad kahadasha somaliland iyo somali Djibouti.. why aad ogahadleyn NFD

  • @abdisheikhmohamud904
    @abdisheikhmohamud904 Před 19 hodinami

    Yaasiinoow jooji qosolka macna darrada ah

  • @jamaalmohamud9679
    @jamaalmohamud9679 Před 19 hodinami

    Wacyigelin wanaagsan hadii Somali wax maqlayaan, well done 👍

  • @MohamedOmar-ly7wb
    @MohamedOmar-ly7wb Před 19 hodinami

    Asc Cali, Yasiin iyo bahda Somali American TV. Waan idin salaamayaa waanad ku mahadsantay barnaamijkan. Waxaad gaar ka dhigtaa sheekada xiisaha leh ee Cumar Alxarbi dad badan baa dhagaysandoonee. Aad baan ugu qoslay waanan ka mabsuuday ninkaas muwaadinimadiisa iyo isku kalsoonaantiisaba. Mahadsanid

  • @AbdullahiMohamed-ej1jp
    @AbdullahiMohamed-ej1jp Před 19 hodinami

    Qosolkaa karaahiyada ah kareeb sxbw.

  • @foxtrotmc.
    @foxtrotmc. Před 19 hodinami

    Somali American ismooday tv 😂

  • @ajjk4012
    @ajjk4012 Před 20 hodinami

    Nin Somali waxeey u Baahantahey codkar ah aan tuug iyo been aqoon cadaalad ah

  • @ajjk4012
    @ajjk4012 Před 20 hodinami

    5 sano naga qasaariyeen Wlhi 😂😂

  • @awiawi2757
    @awiawi2757 Před 20 hodinami

    waxani wa kudafad dufdheer akh akh off

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Před 20 hodinami

    Caliyow warbahinta somalida aa aad hogamise runta hadan kushego cadalad matihiin Gobalka Bakool 18sanowaxa kadhacayo aa xaqiiqda ah kama tabisan ba sobar cunaqabaten ganacsi iyo mida ciidanka deganka xitaa lasarey oo lo ogolen rasasta ay khawarij ta iskaga celiyan 1dowlad madaxweyne sheikh shariif 2 dowlad madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud 3 dowlad farmaajo 4 Dowlad hada Hassan Sheikh Mohamud Intaas ba bakool waxay kula dhaqmeen siyasad aad u xun oo cadow tanimo ah waxbey nagu bedeshaan lkn ma ogin waxay yihiin ciidanka Ethiopia xitaa loma ogoleen gobolkas inuu dhaxmaro dhankas iyo gedo ayaa laga sowarejiyaa Somali majirto meel xadudka udhow oo ay khawarij ta mamusho lkn bakool haa Dadkena marka ay xadudka gudbaan mamulka deganka qofkii logarto inu raxaween yahey xitaa lama xiro inta lagu xirayo waad fiicantahey aragti bey nagu dilaan mamulkas hader tan aniga kula hadlayo DDS denbi kama gelin lkn hadan tago oo aan dhaho reer Bakool Xuddur ban kasojeedaa wala idilayaa wana xaqiiqo weriye tabinayo majirto xitaa carur waxa jirta aqal hoori inta lagu xareyey lagu gubey sidaas kudhintey reer Hussein safa caliyow bey ahaayeen illahey ban u dacawoney naa ibni aadan maya dagaalka nocaas ah oo cunaqabateen nodheer tahey mid kele hanogu darina baan dhahnee yaan wax udhinney somaliyey nin qoyan biya iskama dhowree bal masaarida nokena Israel na nogu sodara iyo iraan na kena Rashiyana nogu sodara adunka kasogoba dowlad do isdiidan kuli kusoxareya marka hadaan guri dhilo kunool nahay

  • @user-nv5dm7rl4q
    @user-nv5dm7rl4q Před 20 hodinami

    Ku waan amxaarada keega ku soo dho ween ha laayo waa amxaaro

  • @shukrishikh
    @shukrishikh Před 20 hodinami

    Shiiqal 3 kudhanaa kkkkkl

  • @awiawi2757
    @awiawi2757 Před 20 hodinami

    Dufdheeer

  • @awiawi2757
    @awiawi2757 Před 20 hodinami

    waka bilabay dufkii war hadii sanku ku xidhan yahay microform kaa isadhiig

  • @rocky4066
    @rocky4066 Před 20 hodinami

    Caliyoow Itoobiyaanka horey u jogtay Masar waxa lookeenay si loo cabsi geliyo itoobiyaanka

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Před 21 hodinou

    Haa. Inadeerka. Ruunata. Buu. Kahadalayaan. Faariida. Maxaan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Před 21 hodinou

    Maxa. Kaa. Gaalay. Miyaanada. Kaa. Daaliin. Nacaabaka. Soomaaliland. Misakiin

  • @mahamedwali8730
    @mahamedwali8730 Před 21 hodinou

    Ali haraare Sxb Waan kusalaamay

  • @abdirahmanosman9
    @abdirahmanosman9 Před 21 hodinou

    czcams.com/video/2jwz2iOyWFs/video.htmlsi=Hg8vwxj9mTzCWRXM

  • @ahmedadan-u4t
    @ahmedadan-u4t Před 21 hodinou

    Dislike

  • @SaidaOmar-rf9ez
    @SaidaOmar-rf9ez Před 21 hodinou

    Awshiiqow siyadadaa kujirta

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 Před 22 hodinami

    MA muse bixi oo caraaraya yaab

  • @Somfox1
    @Somfox1 Před 22 hodinami

    Waxa halkaa Somali dhigay dhamaan Maamulada Somaliyeed oo ay u taliyaab madax liidata!

  • @FarhandhagacadeFarhaan
    @FarhandhagacadeFarhaan Před 22 hodinami

    Nacalad Hakugu dhacdo

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Před 22 hodinami

    Qofkan yar muxu isku gubi wayey

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 Před 22 hodinami

    4,5 ayaa lagu dukanaya😂😂😂

  • @FartunK
    @FartunK Před 22 hodinami

    Cali Harare check your facts before you judge anybody gobalkaan gedo Ethiopia jooga ee oromada ah waa hiil walaal wagii dadka fatahaada bridge jabiyeen qoryihii inteey tiriyeen beey ciidanka degaanka iyo shacabka gees ka galeen oo biyo xireen degmooyinka meel 8 ah wax badan ka qabteen dhanka meesua kenya badeenii dhacday dhulkeena rabtay ineey xuduid beenaad ka dhisato al Shabaabna nagu soo hubey naysay Ethiopia ciidanka gedo ee degaanka beey ka carab dagalamayeen cawinaad Dhan salbana siinayeen si deegaanoa al Shabaab looga cirib 5iro xasan shiikh baa dayacay shacabkoodii kenya baa habeen iyo Malin baa la duqeynayay xasn doofaar wuuku faraxsanaa daad baa xoolihii dadkii iyo duunyadii iyo bridge yadiii qaday xasan inuu caawiyo Isla dayee doqomo eey soo gateen wajiga looga tolaabo oo xiyaradihii soo qaadi lahaa xitaa lacagteeda reer gedo baxsadeen buu xasan ciilane u diiday in gedo doomahaas la geeyo xasan waa tuugii ciidamada xuduidaja gedo joogay iyo kuwii al Shabaab la dagalamaayay ka soo baxa gedo yoro uubkiina rartay muqdisho gsystay war Abi axmed iyo Oromo goormeey cadow noqdeen soo teey tigreygii gabre iyo tplf 30ka Sano na haystay ee damjadiid iyo xasan shiikh jaajuusiinta u ahayeen naga kiciyeen oo buutka la dulmareen soo tay al Shabaab la dagalamaheen oo dhiiga noo hurayeen somaliyeey abaal darnodiinaa war xasan shiikh waa tuug dalim ah tigreygii la laayay jaajuus buu u ahaa wax beyna wada cuni jireen

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 22 hodinami

    WAS SOMALIYA MEEL DAROD WASAD KA HADLAYSAA

  • @Cbx27
    @Cbx27 Před 22 hodinami

    Wax dawladi layidha dalka kama jidho wa umad wada qariban

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 Před 22 hodinami

    Gurguurte iyo ka xaraanka ey ina fuqcaday ey hawiye dameerley ey ku nacamleyaaba laba ilmo xaraan bad tihiin waqooyina hadad timid futadi hoyaadadi dhuxulaysatada ahayd ya madaxa lagu galin

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q Před 22 hodinami

    Koofuri laba ha kala daayan inay Ethiopia marka xagooda timaadana iy caawinsa markay soomaaliland timaadona waa cadowo marka teeruna?

    • @june6206
      @june6206 Před 21 hodinou

      Soomali ya dhulka kama qadan ey lkn waqooyi wey qadanayan

    • @user-ul6fn9ie6q
      @user-ul6fn9ie6q Před 21 hodinou

      @@june6206 xamar bay dadka baaburta ku jiidh siinayen suuqa dhex diisa an laba qof is wiidin marka kuwas baa hali ku jira oo Ethiopia gumeesataa hadanay iska soo saarin

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 22 hodinami

    CALI QOORTADA MUUSE KAWEYN WAY SRUUURTAYY

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 Před 22 hodinami

    Hooyadii dhuxulaysatada ahayd ey xaraanta kugu dhashay ba ey dhilada darood ey faqashtaba wasay xaraan yahow dawarsiga kusoo korey hadad hargeisa timid u diyaar garow ina qoortada qosleysa la sudhuw qariyada aabaha iyo faqashadi ku dhashayba wasay

    • @june6206
      @june6206 Před 21 hodinou

      Islan isaaqa ayuun bad dhilo ku sheegtey nacas yohow cali wa darood cidna ma caayine edada uu bad caydee hooyo dii cayi Menno mana imanayo dhul uu tago nuux tolkii putland jubilant scc soomali galbeed iyo soomali weyn NfD

  • @mohamedabdullahi6445
    @mohamedabdullahi6445 Před 22 hodinami

    Assallamu Calayum bahda kaftanka siyaasadda dhammaan su'aal gaar ah caliyow oo adiga kugu socota,. Aaway horta xiisaanadaadii faraha badnaa adiga oo raali iga ah?

  • @user-hu9nv8bp4d
    @user-hu9nv8bp4d Před 22 hodinami

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-hu9nv8bp4d
    @user-hu9nv8bp4d Před 22 hodinami

    😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 22 hodinami

    xalay villa moryan bay xaflad ku dhigten waxaa kah qaybgalay fiqih moryan xafladah somali I yadah isku cadow ah

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 Před 22 hodinami

    Ixtiram male ugaaskisa wase

  • @user-ju5kq8og6s
    @user-ju5kq8og6s Před 22 hodinami

    Insha Allaah

  • @user-ju5kq8og6s
    @user-ju5kq8og6s Před 22 hodinami

    Hamigaygu. Waa Inn. Cali is aragno.

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 Před 22 hodinami

    Hooyadi ugaaska ha kawase waa tuug

  • @user-ju5kq8og6s
    @user-ju5kq8og6s Před 22 hodinami

    Kkkkkkk

  • @Saidalihusein
    @Saidalihusein Před 22 hodinami

    Waa wax la yaab in Soomaali leys kala soo tegey ayaa mareykan leysku ceyrsanayaa waa musiibo

  • @user-jk2hw9to9z
    @user-jk2hw9to9z Před 22 hodinami

    Ali Xaraare, adiga isa soo sharax next madaxwaynaha Soomaaliya

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 Před 22 hodinami

    Ali xaraare waa ku salaama Waxan kula talin la haa saxiibka yaasin studio kula fadhiyah u sheeg kiniiga Hay-fever ok 👌

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 Před 22 hodinami

    Cali Xarare Farmajo fadhi ku dirir ma yaqaan, laaluush ma bixiiya qabyalad na ka Dheere e ciilka jooji

  • @aburaasmedia3682
    @aburaasmedia3682 Před 22 hodinami

    quruf qurufta plz naga jooji

  • @user-ju5kq8og6s
    @user-ju5kq8og6s Před 23 hodinami

    Warkaa nagu socda. Qiiq qaaq. Waaxay. ?

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q Před 23 hodinami

    Illaahay soomaali ha ka qabo cadowooga