Kaftanka Siyaasada 511 oo aad u xiisa badan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 09. 2024
  • Kaftanka Siyaasada 511 oo aad u xiisa badan

Komentáře • 177

  • @ZakiHoussein-zc7zs
    @ZakiHoussein-zc7zs Před měsícem +6

    Jumac moubarik kaftanka siyaasada waa idin salaamay Ali iyo yaasiin

  • @musemohamoud2429
    @musemohamoud2429 Před měsícem +2

    Xasan shiikh madaxweyne maaha eh waa shaydaan eh kitaabkii ilaahay ee uu ku dhaartay ha qabto insha alah ilaahay idankii 😢

  • @ciyaaladumbuluq8096
    @ciyaaladumbuluq8096 Před 29 dny

    Xertii sh.maxamed rabiic waan salaaamayaa

  • @ciyaaladumbuluq8096
    @ciyaaladumbuluq8096 Před 29 dny

    Ilaahay haw naxariisto sh.maxamed rabiic😢❤

  • @ciyaaladumbuluq8096
    @ciyaaladumbuluq8096 Před 29 dny

    Ilaahay ha noo daayo maxamed siciid gees masha alla ❤

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Před měsícem +6

    Mahadsant walaalkey cali xarare iyo yasin mahadsanidiin ❤❤❤

  • @Mascud12
    @Mascud12 Před měsícem

    Aliyow Dadkaa 30 kaa lanbaradooda waa inaad noosoo Gudbisaaa anaga iyo Dadka muxsiniinta ah
    Raadi Allaha ku barakeeyo

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Před měsícem +2

    Wallaahi waa nin fiican oo Rabi iyo Rasuulkiisa yaqaana

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l Před měsícem +6

    Ali Harare. Yassin❤❤❤❤❤❤

  • @DhamacCanshuur-wv3et
    @DhamacCanshuur-wv3et Před měsícem +13

    Kaftanka siyaasada shaqo wacan

  • @mimihawthorne
    @mimihawthorne Před měsícem +1

    Thanks Cali iyo Yasiin waa run Xassan mooryaan mayd xaraashe dal xaraashe ayaa magacii iyo qarankii Somali qabiil ku baabi’yay.!!😎

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 Před měsícem +5

    ASC ( KAFTANKA SIYAASADDA ) & Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Ee Qadarinta Mudan Legend CALI XARAARE,, La Daadihiyaha Barnaamijka Yaasiin Abuukar, & Bahda SATV , Runtii Waa Kaftan Xalaal Ah Oo Xaqiiqada Ku Saleysan Mahadsanid, Guuleysta Inshaallah

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 Před měsícem +4

    Cali Warsangeli waa beel xadaarad leh oo dhaqan iyo kala danbeyn leh, hadii marba koox tiraahdo anaa madala masiirka beesha soo fowdo ma ahan.

  • @saamofficialchannel4310
    @saamofficialchannel4310 Před měsícem +8

    Ali harare arimaha sixirbararka ee ka jira deeganada somalidu dagto maxaa uga soo hadli wayday ama ugu yaraan barnaamij yar oo kooban aad uga samayn wayday.

    • @Dulmar143
      @Dulmar143 Před měsícem

      Waa arrin mudan in laga hadlo oo la falanqeeyo

  • @user-dx9tv1wt4r
    @user-dx9tv1wt4r Před měsícem +9

    Dowlada iyo as waa mid, been yaan laysku maaweelin. Mahadanidiin Cali & Yasiin 🌹

  • @mustafaa2227
    @mustafaa2227 Před měsícem +2

    Al shabaab dawladaa la shaqayinaysa waayo Al shabaab meel lugu soo hagaago ma laha waxay doonayaan marka la soo baxo inay qarxiyaan shacabka walaahi waa dulmi shacabka loo gaysanaayo Allah ha sahlo 🤲🤲🤲🤲

  • @fitahkariye585
    @fitahkariye585 Před měsícem +1

    Kaftanka siyasada waa markii ugu horesaye oo Muda 2 ba Sano dawanayay ee kahadlaan dulmiga balad xawa kajira

  • @Man19699
    @Man19699 Před měsícem +3

    Gadaal buu no1 ka galay hhhh Meel dad nijaas ahi maamulkii dalka la wareegeen,wixii ka soo baxaa waa fadare & sharaf dhac !!

  • @ZakiHoussein-zc7zs
    @ZakiHoussein-zc7zs Před měsícem +15

    Kaftanka siyaasada waa idin salaamay Ali iyo yaasiin

  • @user-hn1rr8pt6y
    @user-hn1rr8pt6y Před měsícem +1

    Ali xaraaree wa Nin Calool wacan warsangrli ilbaax xadaraad

  • @nasroali3279
    @nasroali3279 Před měsícem +1

    Cali xaraare ❤❤❤❤imo dhaafo kaftanka siyaasada

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 Před měsícem

    MashAllah excellent news both of you are amazing

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 Před měsícem +1

    Ma socon karnee aan orodne

  • @user-eu5uw9he3y
    @user-eu5uw9he3y Před 29 dny

    Xasan aqli dameer illahay dalka iyo dadka haka qabto

  • @adama2578
    @adama2578 Před měsícem

    WARSAN STATE OF SOMALIA W.S.S (EX- MAAKHIR STATE) GUUL IYO GOBONNIMO ❤❤❤

  • @mataanbudhyar7468
    @mataanbudhyar7468 Před měsícem +3

    Roobow oo qaraxyadii ugu waaweynaa saneeyey baa wasiira
    Muxuu kaga duwanyahay qaraxii shalay

  • @abdullahiabdi7700
    @abdullahiabdi7700 Před měsícem

    Calow waa Run warkaas Ana Reer Gedood ah magacyadaas lama baxno waa Booran iyo Uraago ama aan dhaho Yamyam iyo qadaad weyn

  • @maryamisse6494
    @maryamisse6494 Před měsícem +1

    Soomaali Allaah ha ugargaaro

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb Před měsícem +1

    Alloow sahal amuuraha

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro Před měsícem +10

    Ferist comingtiga 😂
    Inta haban walba dawadta
    Kaftan siyasada like saara ❤

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 Před měsícem

    Soomow sheekh ma aha, we ilaahey ka cabsada

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb Před měsícem

    Nabad gelyo

  • @user-nj9lo1tp8n
    @user-nj9lo1tp8n Před měsícem

    Shaqo wacan baa heesaa run waye wax shegesis

  • @SalaadAadanguure
    @SalaadAadanguure Před měsícem +1

    Soo dhawaada asxaabta kaftanka siyaasada

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před měsícem

    Sanbalooshe waa in uu is casilaa, waayo weligeed Nisa waa markay ugu liidatey ,wuu fashilmay Sanbalooshe

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 Před měsícem +1

    Yaasiin yare waad fiican tahay dadkuna waa ku jecel yihiin laakiin weriyaha udaa hadalka iyo barnaamijka haka dhex gelin, keliya xiriirinta iyo bardaaminta ku ekow adiga oo raalli ah waayo barnaamijka ayaa sidaas ku fiican

  • @amalmohaz921
    @amalmohaz921 Před měsícem +1

    Noolaada bahda American TV

  • @Galadmohamud2020
    @Galadmohamud2020 Před měsícem +1

    Haa mash allah

  • @user-bd1ul3yz2x
    @user-bd1ul3yz2x Před měsícem

    Anigu waxaan ku talin lahaa Xabsiga Dadka yaan loogu hayn sidii Goob Dalxiis ee waa in Dhaqan Celin laga sameeyo oo la kululeeyo Dembiilaha si uu uga fogaado Dhibaato iyo Qalalaase Dambe.Thanks All

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 Před měsícem +1

    😅😅😅 wuu dhintay wuu baxsaday

  • @nasserbin-amin9176
    @nasserbin-amin9176 Před 29 dny

    ❤❤❤❤❤❤

  • @cabdisayidaxmed6706
    @cabdisayidaxmed6706 Před měsícem +1

    wallo.cali xamar waxeey noqotay qasa ookale oo hoosbeey wadooyin kuleedahay

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 Před měsícem +1

    Mogadishu waaba Gaza yar subxaanallah every where Checkpoint baa yaalla hadan shacabkii tarb trab ayaa loogu gumadaa 😢

  • @user-hn1rr8pt6y
    @user-hn1rr8pt6y Před měsícem

    Professorkii Axmed Samatar 😂😂😂

  • @abdullahihashi5905
    @abdullahihashi5905 Před měsícem +1

    Yasiin muduuca hanaga badal in e udaa cali sxb

  • @mohamedyuusufmuxudiin-yl1rc

    Qeyr allaha idinka siiyo adeega umada aad u haysaan

  • @ahmedgaas1881
    @ahmedgaas1881 Před měsícem

    Meeshu waa warzangelistand

  • @MomoMomo-jl8gt
    @MomoMomo-jl8gt Před měsícem

    yaasin jooji shekada

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 Před měsícem +1

    Soomaali rabi baa u maqan

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 Před měsícem

    Allah ajer ha idinka siiya Adeega bulshada

  • @soulehassan
    @soulehassan Před měsícem +1

    Markaynu runta ka hadalno nimanka dowlada hagaaminayaa umada somaliyeed meelna uma wadaan.point

  • @SalaadAadanguure
    @SalaadAadanguure Před měsícem +1

    Wuuna naga soo daahay barmishka

  • @JamaAli-cr5su
    @JamaAli-cr5su Před měsícem

    Wan idinsalm kadib
    Yaasiinow ali warka udaa hadhexgelin

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 Před měsícem +3

    Ninkaa reer xamarka .ahi waa nin waxa ka imandoona haduu run sheego garanaya dadku markay wax .xeeriyaan hadii .ay dagaal galayaana wax ka khashaafaan ayaa lagu dherersadaa unukaaleh waxba kama xaaraansana reerkiisa gabdhihiisa ayuu .u baqay dadkani waxay .yihiin masiibada xamar haysataana waa cuqubada reer xamarkii hore wax la .. ogyahay hawiye ku sameeyeen shartooda .allah hana moodsiiyo

  • @saidhirsimohamud4890
    @saidhirsimohamud4890 Před měsícem +1

    Kaftanka waa idin salamay Qosolna waad igu disheen mahadsanidiin 13 ka wax ma akhriyaan mana Qoraan kkkkk Gobolka ku dhashay meesha ka kaca wax la iinsheeg dhaliishiinana la in tus

  • @bashirali6833
    @bashirali6833 Před měsícem +1

    Asc cali xaraarow ereyga maakhir ama maaqir waa erey soomali ah ku jirata gabayga silsilada xeytta ee galaaska 8aad xilgii dowladii somaaliyeed kacaanka Gabegu wuxuu ku bilaab Maury sidatan. Caliyow laguna hiif laguna haaraamyee

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf Před měsícem +1

    Meesha dowlad kama jirtee waxaa ka jira maafiya aan naxeynin hadii ay dowladu daacad tahay waxaaniba ma dhexeen qaraxyada waxaa ka macaadha waa askarta iyo kuwa madaxda isku sheega

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu Před měsícem +1

    geesi wey laheyde soomaaliya xaniiyaha ayey ka tumeen oo wey dhufaaneen cid kale oo garab istaaga ma aysan helin laba maalmood ayaa lasheegaya kadibna waa la iloobayaa marka iyagoo dhaanan ayay buuxxn

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 Před měsícem +1

    Gun markii xilka loodhiibo Gobta way jabtaa somaliya Gun baa xilaka uhayso Gobtiina way jabtay😮😮😮

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 Před měsícem

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 Před měsícem +1

    Cali Kuwii Maakhir ee Xamar ku shiray lacag ma qaadan buu yiri oo ma cadda, kuwa Sanaag joogana wuxuu yiri waa lasoo kiciyay.

  • @muraad243
    @muraad243 Před měsícem +2

    caloow mxaad iso yilyeeshaa Aqoonyahan wad isku shegta , Magaca Maakhir buugaagta taarikhihi hore uu dhulka xeebaha gobolada Wglabeed , sanaag iyo bari aya la oran jirey
    kitaabka Futuuxul Alxabasha ayey ku xusan tahy iyo qar kale uu badan

  • @jamaahmedmuse6854
    @jamaahmedmuse6854 Před měsícem +1

    Cali-xaraare@ “Maakhir waa magac taariikhi ah oo loo yaqaan xeebaha gobolka Sanaag”

  • @Blackscreenpfp
    @Blackscreenpfp Před měsícem +1

    Kaftanki.fadhi kudirir bu isu badalay

  • @jiidhe1970
    @jiidhe1970 Před měsícem +3

    Magacdaa waa Gare

  • @AbdikadirAli-by7vu
    @AbdikadirAli-by7vu Před měsícem +1

    Ali the goat ❤

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu Před měsícem +1

    xasan si fiican ayuu u darsey sedey u fakaraan 2 jeer ayuu xukunka joogaa iney waxa aduunka ka socda aysan ogeyn subixii ayey u kalahaan cuntadii ay siin lahaayeen ilmahooda wax kasta oo loodhiibo oo ku dhawaaqa la yiraahdo wey sameynayaan waa kan yiri qaraxii markuu dhacay wey kaceen ayaa loo sheegey lacag ha soo rureyaan dhaawaca lagu daaweeyo si fiican ayuu u fahamey

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 Před měsícem +1

    Banadir waxa leh banadiri iyo xamar daye o ah reer mataan
    USA

  • @abdifatahahmedmohamed3249
    @abdifatahahmedmohamed3249 Před měsícem +6

    Somali wey jabtey

  • @nasraabdulle4901
    @nasraabdulle4901 Před měsícem

    Diin baa laysku heysataa ee xoolo kama dhaxeeyaan Soomoow sheekh maahan waa shirka socda in dadka looga digo fidnadiisana waa xaq Alle loogu dhawaanaayo cidna loo joojin maayo.

  • @user-ty2qm5gd2f
    @user-ty2qm5gd2f Před měsícem +2

    Barnaamijka naga dhaaf ereyga makhir. Xooga waa poring sanadkiba halmar ka hadal makhirka Ali harare please 🥺

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    Dhamaan.madarasadaha soomaliya.ka.furani....waxaa.iska.leh.Alshabbaab.waana.meelaha.dhaqaalaha ugu.wayni.kasoo.galo❤❤

  • @fouadmogueh
    @fouadmogueh Před měsícem

    I 👍 the jokes political

  • @seed3966
    @seed3966 Před měsícem +1

    Asc cali xaraare wararka naga hubi hoow hooq hoow 🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 Před měsícem +1

    Cali arinta Maakhir waxaad tiraahday dhex dhexaad baan ka ahay, laakiin kuwii Xasan la shiray baad u hadashay oo difaacday.

  • @abdullahiabdi7700
    @abdullahiabdi7700 Před měsícem

    Kkk Yaasiinow Diinsoor waa BAY ee ma ahan BAKOOL

  • @AbdiAbdirahim-pf2fz
    @AbdiAbdirahim-pf2fz Před měsícem

    Thanks cali

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 Před měsícem +1

    Waligeey ma arkin sumcad dilis iyo been la leeyahay waa kaftan. Waa aakhiro saman.

    • @june6206
      @june6206 Před měsícem

      Maxa beena xasan dhiiqo hal beena lagama sheegine Yan la sheeg sheegin dhe

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Před měsícem

      @@june6206 Arinta Maakhir ayaan ka hadlay iyo beenta uu ka sheegay General indhoyare oo jooga Badhan buu yiri wuxuu joogay Garowe oo uu kasoo hanjabay.

  • @abuukarHussein-pm9pn
    @abuukarHussein-pm9pn Před měsícem +1

    Shaqo wcan wadin halkina Ka si wada fashilay rer qayanalo adunyo akhiro faida malahan

  • @MohamedAhmed-uy9wg
    @MohamedAhmed-uy9wg Před měsícem

    Dawlada ayada ayaa kabaqaysa In lamudaharaado

  • @sheekhbaaquli1275
    @sheekhbaaquli1275 Před měsícem

    Asc waxaan joga b/Xaawo waxaad sheegtay was run been maadan sheegin Allah's kuxifdiyo

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek Před měsícem +2

    Ninkaaseeyto wa maxay

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 Před měsícem

    Cali yare sheeda shuqul xamar ka dhaaf 😂😂😂

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 Před měsícem +1

    Ali Xaraare Mareexaan Sheegadkii hore Ayaan qaati ka taagneyn ee ma kuwo cusubey keenness waa yaab iyo Mucjiso haystack Mareeraan Marexaan Jifadii Alle yareeyey Waxay doontaan Dad aay isku buuxiyaan oo waa dhaqan uu leeyahay Mareexaan oo layaabi Meyno Sorry

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro Před měsícem +2

    Ar damal jidid 😂
    Waa koox aan dowladnimo Waxba ka aqoon Keliya sida loo tuugsada ayey aqaanin

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 Před měsícem

    Waa magac ku saabsan.doonyaha. madama ay ahaayeen dad.doonyha ku.ganacsada parfssor saciido samatar baan kala dhagaystay isagoo.sharxaya. raadi.inaad heshaa laga yabaa

  • @khadijaibrahim3054
    @khadijaibrahim3054 Před měsícem

    ALLA IGA MAQAADAA INDHA YARE IIDAA CALOOW IIDAA GARAB XOOG AH BUU ITUSEY MAALINTAAN UBAAHNAA

  • @musaibnnuseir8313
    @musaibnnuseir8313 Před měsícem

    Adigu marki iidoor lala xifaaltamayo nabada ka shaqaysa lkn harti dhexdi waji kale. Lacnatullahi calal munafiqin

  • @bashel2161
    @bashel2161 Před měsícem

    Cali gabdhaha Jubbada hoose waxay u garanayaan nimankaayn nimankood ayey afduubta u garanayaan.

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 Před měsícem

    War wadankaba shabaaba maamula

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he Před měsícem +2

    31:03 Maxaa u diidaya dhalinyarada inay Muqdisho-Caasiamada qaranka ku shiraan Calow? Yaa ka xiga? Muqadishu waa magaaladooda.

  • @maxamuudgulaan7725
    @maxamuudgulaan7725 Před měsícem

    Nooo taari namasoo galo

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 Před měsícem

    Ragga somaliyeed kuwa culimada sheegta qaybta hunguriga shaqaysa qaybta kalena qabyaalada iyo naagahaa shaqeeya

  • @omar911-if3du
    @omar911-if3du Před měsícem +2

    Jimco wanaagsan

  • @abdikadirmuse2595
    @abdikadirmuse2595 Před měsícem +1

    Kkkkk

  • @jammane3880
    @jammane3880 Před měsícem +2

    Unnukaa leh

  • @mohamedaden5209
    @mohamedaden5209 Před měsícem

    Asc suxufi Ali mee ninkii qoslaye yasin ducaale

  • @mussasheikh143
    @mussasheikh143 Před měsícem

    Wargali baa tahee goormad banaadir noqotey

  • @abshirfaarax2420
    @abshirfaarax2420 Před měsícem

    Waa layaab taasi maakhir coast
    Waa maamul

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 Před měsícem

    Afsoomaali waa dhintay
    Aliyow adigii fsoonaaliga ky fiicnaa !
    Baa lehbdowlada xasan shiikh :
    Maamulka xasan sheeg dhrh :
    Dowlad waa arin dad ku heshiiyey cid gooni ah ma leh