WAXAAN U CAANO DOONTAY GEEL HORE U ARAG !

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 07. 2024

Komentáře • 55

  • @nasromohamed7266
    @nasromohamed7266 Před 10 dny +1

    Manshallah waad ku mahad santahay sidaad noo dhex gaysay dalkii iyo deegaankii oo misna aad kasoo duubayso muuqalo midba midka kale ka qurxon yahay anaguna ka baqayli mayno inaan ku niraa jazaakumulahu khayr👏👏👏👏

  • @Caasha739
    @Caasha739 Před 7 dny

    Masha allah Ilaahey muxuu Barwaaqo ina siiyey alx wall Caalin Abyan aad ayaad u mahadsan tahay

  • @Dr.MohamedHassan1
    @Dr.MohamedHassan1 Před 10 dny +1

    Masha Allaah Caalin Abyan inader
    Big supporter ayaan ahy, adna shaqo wacan ayaad inoo haysaa hore ugu soco aad ayaad u mhadsantahay, sida habsamida leh ee aan noola share garayso beautiful clips.🫡

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 10 dny

      Mahadsanid Doctor in badan .
      Waxa la yidhi xanuuno badan waxa ka daawo ah Nature ka maxa ka jira dr ?

  • @user-we3dt4hp3l
    @user-we3dt4hp3l Před 10 dny +1

    m.a dhul qurux badan iyo caano geel

  • @saeedsaeed7291
    @saeedsaeed7291 Před 10 dny +1

    ماشاء الله تبارك الله ❤❤❤❤

  • @MaaslaxMaxamed-bj2hc
    @MaaslaxMaxamed-bj2hc Před 6 dny

    ❤❤mansha aallaah wa hantidi somaliland ❤❤❤ gudomiye calin.abyan

  • @mawliidgeedi342
    @mawliidgeedi342 Před 10 dny

    Masha allaah aadbaan ugu riyaaqay muqaaalka baryo baryo ayaN soo xasuutay caalmwaan kusalaamay sheerta kaadiidimaayo

  • @warsameyusuf7350
    @warsameyusuf7350 Před 10 dny

    Caalin saaxiib waxaad ii soo duubta Hadaad awoodo DAKADA IYO LAGCAD ILA GOOSAYGA😊

  • @user-we3dt4hp3l
    @user-we3dt4hp3l Před 10 dny

    caalin abyan keep going saxip

  • @user-bz3wd5jx2g
    @user-bz3wd5jx2g Před 10 dny

    Calin abyan thnks❤

  • @somalicookingculture4014

    Allaah haku shifeeyo.

  • @istaahilismail5117
    @istaahilismail5117 Před 8 dny

    Waxaan u caano doontay geel hore u arag? Waa khalad cinwaankaagu bal soo sax waan kaa sugayaa inaad saxdo. Hadaad sixiweydo anigaa kuu soo saxi doona. Iinshaa Allaah

  • @dhashisheekhisaxaq9514

    Masha alah ilahay geela haw barakeyo gaala inikuna saxa wa caafiya ku caba mida kale ma qof somaliya oo habeed geel aqoon iya jira kaan aqoon haned geel somaliba ma aha

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 8 dny

      Dadka qaar aya garan wayay !
      Dadka qaarna ma habeed udgoon aya jirta ayay lahaayeen.

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 Před 10 dny +1

    Mashaa Allah alxamdulilaah mahadsanid

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 Před 10 dny

    Maasha-ALLAAH
    Tabarak-ALLAAH
    ILAAHAW Dhulka,Maalka iyo Bulshadaba noo barakee,Wixii aad Nasiiso Noo barakee.

  • @blackisbeauty4127
    @blackisbeauty4127 Před 10 dny

    Mashallah Tabarakallah ❤ wallahi aad ayaan ugu farxey walalo waxaad nooso duubtaan. Aniga oo yar Shan jir ah ayaanu Hargeysa ka qaxney oo aanu Caado iyo Danood waliba baadiyaha Xodayo ku nooleyn 5 Shan sanadood. Wallahi waligey ma ilaabaayo quruxda baadiyaha. Danbar iyo haan la culey ❤❤❤

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 10 dny +1

      Muuqaalka aan xodoyo ka soo duubay ma daawatay wali mise ?

    • @blackisbeauty4127
      @blackisbeauty4127 Před 10 dny

      @@caalinAbyan
      Maya wali walalo. Lakiinse imika yaan daawan doonaa💜 hadaad wali soo duubin baleygii Sirow ee Gaashamo ayaan u maleynayaa in uu ka fogeyna bal soo duub fadlan. Mahadsanit walalo 💜💜🎉🎉💜💜

  • @Geelljireqoqay
    @Geelljireqoqay Před 10 dny

    I thought Cugid is big thing, it's just another way of sanitizing utensils, primitive style, where dish washing is scares!!

  • @Wadani..tv..1
    @Wadani..tv..1 Před 10 dny

    Waa kuwa aan xiseyo vedioyada a.m❤❤

  • @nimcoatteyeb
    @nimcoatteyeb Před 10 dny

    Maansha alaah ab yaan waad naaxday intaat shooshal miidiyaha ku jirtay

  • @MohamedYusuf-xb2sb
    @MohamedYusuf-xb2sb Před 6 dny

    Sanadkan wax Dhuug la yidhaahdo ayaa Geelii Hawdka Sanadkan Cunaayey waliba Geela kaymaha ku jira,Kan waxaan filayaa in aanu dhuug arag.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 10 dny

    DADKA SOMALIDU DHIRTII BAY DHAMEEYEEN ADHIKASTABA MAAALAHA BOQOLAAL GEED BAY KU XIDHAAN TASI AYA DHAMAYSSA Y DHIRTI WA IN LA BARO SIDA DHIRTA AY GOOYEEN LOO BEERO

  • @TheCaafimaad
    @TheCaafimaad Před 10 dny

    Asc. Caalinoow Caanaha waa ladhamaa ee lama cabo!

  • @khadaribrahim6418
    @khadaribrahim6418 Před 9 dny

    Abyanoow. Meesha. Magaceeda noomaad. Sheegin

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 8 dny

      Muuqaalka hore ayan kuso shegay .
      Waa isgooyska agtisa libixoonta aya la yidhah.
      Degmada daroor ayay hoos timada

  • @kadarmohamedalamohamed3037

    Fadlan sugumaha awoor ka hooseeya so duub

  • @sakariyemaxamuud-ox9dd

    Meeshu deegaanka ay tahay noomaad sheegine

  • @warsameyusuf7350
    @warsameyusuf7350 Před 10 dny

    Qorog baa la yidhaa

  • @lixle24
    @lixle24 Před 8 dny

    Caalinow meel ay fardo jogan so doob

  • @abdihashi6225
    @abdihashi6225 Před 10 dny

    m.a

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 Před 8 dny

    Qaran duug
    Roobaa ka da.ay ina qaliifoowe
    Qaban maayo reerii
    Anoon qaalmo
    Ku lahayne
    Qaraamaad intaan dhami lahaa
    Qaadku hay dilo
    Kkkkkkkk

  • @warsameyusuf7350
    @warsameyusuf7350 Před 10 dny

    Meel DAKADA BARI KA XIGTOO LA YIDHAH TOONTA YUCUBTALE. 1989 NALAGU GALAY WAAN YARA 12 JIR BAAN AHA HABEENKA MAXAAN BAQDAY😮😮😮😅😊 12:02 12:05

  • @najahgirre709
    @najahgirre709 Před 10 dny

    Tollaay Ma waxaas Baa I dhaafay

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 8 dny

      Waxas aya ku dhaafay .
      Ninkan iyo nin hore labaduba way kugu xuseen markay caano dhamayeen.
      Muuqaalka ugu sareeya ee geela xodoyo daaqaya.

  • @hassanmohamad8755
    @hassanmohamad8755 Před 10 dny

    nio ninka gadhka wayn magaciisi muxu aha calaamadaan ku arki jiraye

  • @G.M820
    @G.M820 Před 10 dny

    Waar doogu marka uu sidaa u badan yahay lama dhex maro waayo bahalka hoose ee xamaaratadda ah ayaa hoos jiifa sida Afarandilayda iyo masaska iyo wixii la mid ah.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 8 dny +1

      Saw maha. Mahadsanid sxb

    • @G.M820
      @G.M820 Před 8 dny

      @@caalinAbyan
      Haa,saxiib adigaan mudan.

  • @Ducale-qp4qy
    @Ducale-qp4qy Před 7 dny

    Wagoorof.waxakawangsan:hogayska