Igarre oo abihii waraystay iyo Dhacdo Cajiib ah Halkan Kadaawo Muuqaalka

Sdílet
Vložit

Komentáře • 68

  • @iftinxussien6347
    @iftinxussien6347 Před 2 lety +11

    MashAllah....aabe iyo wiilkiis baaldahab ku jira. Waad mahasantihiin wax loobago ayaad noo sheeganteen oo natustaan.

  • @mursihaibe9302
    @mursihaibe9302 Před 2 lety +4

    Aabe nin waayo arag ah wyeh allah ha daayeh Jeclhy dadka Sheekoyinka oo kale nasiiya❤️🙏

  • @abshirismail7111
    @abshirismail7111 Před 2 lety +6

    Maansha Allah waa barnaamijnfiican sxb Igare soo badi

  • @cumarhobyo9700
    @cumarhobyo9700 Před 2 lety +7

    Meel burwaaqo ah weeyan
    Maasha Allaah.
    Aabana Cimri dheer iyo Caafimaad Allaah hasiiyo.

  • @habibaali3312
    @habibaali3312 Před 2 lety +4

    Mashlaah Allah idiin dhooro quruxd Somalia ayaa laga helaa wiil iyo aabehiis ee saan uqurux badan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑🐪🐪🐪🐎

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 Před 2 lety +7

    Meeshu qurux weynaa maansha Allah

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 Před 2 lety +2

    MAASH'ALLAAH tabaarakkallaah . Igare iyo aabihii .. Si fiican baan uga faa'iideystay . Gobanimo ayaa iiga muuqadata . Xigmad , taariikh iyo dhaqan sare ayaan ka faa'iiday .

  • @salman_sergio_shorts
    @salman_sergio_shorts Před 8 měsíci +1

    mansha allah ilaahay cimriga haw bareeyo amiin geel waa dhaqasho 🐫🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪

  • @saidali7233
    @saidali7233 Před 2 lety +3

    asc iggare waa ku salaamay waa murti guuraysa iggare iyo aabihii noo soo badi barnaamijka keep going brother wiil buuhoole

  • @rnuura334
    @rnuura334 Před rokem +1

    Maansha Allaah Tabaarkallaah Adeero CimRiGaaGa Rabiga AwoodaLeh Hakuu Barakeeyo Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaa Raxmaan

  • @iraadartshalabuurmedia3868

    Maaaha allaah adeerkay allaah haku xafido

  • @yuweri3508
    @yuweri3508 Před 2 lety +3

    20sana , othika boqashada upathi sxb wish you Long live all

  • @maryammoh1450
    @maryammoh1450 Před 2 lety +1

    Maasha allaah igare iyo adeeryaasin allaahu akbar illaahay cimriga cisiga garashada dhaqanka wanaagsan eesoojireenka ahna rabbi hainoo illaaliyo

  • @achrafsulaiman8478
    @achrafsulaiman8478 Před 2 lety +4

    Nin dharaaro soo jiray waayo arag dhamaystiran

  • @fadumojama1238
    @fadumojama1238 Před 2 lety +3

    💝💝💝💝Maansha alaah igare aabahaa .alaha cimrigiisa dheereeyo waan ku raaxaysanay warbixintiisa mahadsanid adeer🎈🎈🎈

  • @rnuura334
    @rnuura334 Před rokem +2

    Allaahu AkbaR Scw Scw Scw❣️❣️❣️

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 Před rokem +2

    Maashaa alalah igarre iyo aabihii oo is waraysanayo

  • @mohamudsomali7040
    @mohamudsomali7040 Před rokem +1

    Maasha allaah adeer waa dhaqan kii oo qof ah

  • @xasanabdullahi8596
    @xasanabdullahi8596 Před 3 měsíci

    Mansha Allah ❤❤ ilaah ha idin xafido

  • @ikraangabood2578
    @ikraangabood2578 Před 2 lety +4

    masha alh

  • @shiikhmaxamed4050
    @shiikhmaxamed4050 Před rokem +2

    waxaan iibsaday qaalin madow oo labo jidhle ah dhagor badane leh waliba sulal madow ahna 5 jir gale oo waliba yara gaaban lacagtuna waa 430 dollar

  • @_GlobalNomad
    @_GlobalNomad Před 2 lety +4

    Mashallah

  • @nasranoor192
    @nasranoor192 Před 2 lety +1

    Asc. Maashaa allaah ilaahay indin barakey Aabaha iyo wiilkiisa Quruxda badan aad baan uga helay barnaamijkaan inshaa Allah halkaas kaa siiwada ayaan idinku leyaha.

  • @CabdiFaarxqalif-zq2fi
    @CabdiFaarxqalif-zq2fi Před 9 měsíci +1

    Yaasin xaaji maxamud igare yaasin dhere oday aani inbadan soowada jabnay ooxita soowada geeljireyney widh widh banyaal hurifadhi buuhodle ilaa iyo balicad iyo dhulkalo badan aanu soowadamarnay

  • @mohamedabdulaziz272
    @mohamedabdulaziz272 Před 2 lety +3

    Masha Allah

  • @kaahmedia8041
    @kaahmedia8041 Před 2 lety +3

    Yasiin dhere aderky nooloow

  • @ismailhawd1544
    @ismailhawd1544 Před 2 lety +1

    Alle ha ini barakeeyo

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 23 dny

    Maasha Allaah

  • @maxamuudcawil3422
    @maxamuudcawil3422 Před 3 měsíci

    "Gamaagurde" ayaa la dhahaa markay gabdhuhu shukaamiyaan gabdha kale
    Mahadsanid intas baan ku darsanayaa Barnaamijka

  • @kasimahmed2835
    @kasimahmed2835 Před 2 lety +2

    Waa tariikh mug weyn

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay Před 6 měsíci

    Bayaxo Alahu Akbar .

  • @xaliimoxajjinuur2331
    @xaliimoxajjinuur2331 Před 2 lety +2

    Ader Yasin xajji aad ayan kuu salamaya

  • @somaliano99kingkonghimself75

    Masha Allah aabo iyo wiilkiisa waa wax aad iyo aaad ufican. Saas halagu wadoo odayasha sheeko badan bee hayaan waa in laga duuqa. Shekada iyo waxa ee so arkeen.

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay Před 6 měsíci

    Sebraar Alahu Akbar .

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 Před 2 lety +4

    72 jir sidaas uma weyna.

  • @yusufmacruf6899
    @yusufmacruf6899 Před 2 lety +2

    Mashaa ALLAH

  • @safiaahmed4403
    @safiaahmed4403 Před 2 lety +1

    ماشاااااااااااالله ربي يحفظكم 🤲

  • @abdiasiis6505
    @abdiasiis6505 Před 11 měsíci

    Masha alah wllky iyo aabe xog yahan ah

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 Před 2 lety +3

    Dhulbahante inaad tihiin waa is cadayseen.

  • @abdifatahmohamudsalad655

    Masha alah waaldi wax badan og

  • @arliiban
    @arliiban Před 3 měsíci

    Alle haysu kiin daayo

  • @kowsarcumar899
    @kowsarcumar899 Před 2 lety +1

    Maanshaalha

  • @safacraxmaan6452
    @safacraxmaan6452 Před rokem

    Maansha Alaalh igare iyo Abihii

  • @sahra4091
    @sahra4091 Před 2 lety +2

    I like the old man.

  • @mahadkhadarmahad-uw1zm
    @mahadkhadarmahad-uw1zm Před 11 měsíci

    masha allah sxb

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 Před 2 lety

    taariikho wacan buu ka sheekeeyay odaygu

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay Před 6 měsíci

    Igare wiil iyo Aabihii isdhalay.

  • @Engdaacadd
    @Engdaacadd Před 6 měsíci

    Igarroow anigu laba meelood ayaan u bogay oo qaybta koowaad ku jira
    1. Marka wiilku ku yaboohay qaalintii waxaanan dareemay farxadda ay leedahay markaad neef aad badi doonaysay gaar ahaan in badan ay leedahay
    2. Marka ay hashii iyo nirigtiiba ay jabeen waxaanan dareemay Marka dadku xalaal cun yahay cajaa'bta ay leedahay

  • @hamdiabdullahiwali5400

    Manshalah

  • @mustafeciise4172
    @mustafeciise4172 Před rokem

    O'Day wacan samatalis waa nin raga

  • @zamomar4414
    @zamomar4414 Před 2 lety +2

    ma badiyaha Kenya miyaa meeshu

  • @FaraH-dw7cb
    @FaraH-dw7cb Před rokem

    m.a wiil iyo aabihi

  • @user-zg9jt7kx8p
    @user-zg9jt7kx8p Před 27 dny

    ASC.igare.aad.bankusalamayaa.aabahaa.geele.see.kusamaystay

  • @faataxcnf2677
    @faataxcnf2677 Před 3 měsíci

    Niyohow mexey tahay duqa iyo hashu ISU ekadene

  • @abuujacfarnuur4832
    @abuujacfarnuur4832 Před rokem

    qaalin qori cada oo dhogor maroor leh ahna 4 jir ah oo waliba yara gaabin iyo mid madow bacda oo sulal madow oo dhogor maruur leh ahna 5 jir ah iga iibiya ilmaaderayaal

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 Před rokem +1

    Igarrow aabahaabdarwiish miyaa mise wuu kasoo horjeeday???

  • @saidali7233
    @saidali7233 Před 2 lety

    Hashaa halowday sheekadeeda baa i soo jiidatay

  • @timodahable5335
    @timodahable5335 Před rokem

    igarrow aadan galaydh-kaa ka soo waran.

  • @mohameddeeqxadaari4850

    Ninkani waa gob wlhi nasab nasab dhalay

  • @bilowilaadhamaad7648
    @bilowilaadhamaad7648 Před rokem

    Dadka reer miyiga ah waxay yaqaanaan qabaa'il iyo abtirsi bilaa turxaan ah

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před rokem

    Xikmad Ogadeen iyo reer waqooyi ugu imo Koonfurta waxa baabiyay odeygaa oo kale lagasoo heli maayo

    • @sadiyogulled5663
      @sadiyogulled5663 Před rokem

      Mudug iyo putland ma ilowdey.

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Před rokem +1

      @@sadiyogulled5663 sorry waa runtaa Puntland iyo Mudug xikmad badan baa taal, waa muqdisho iyo Bay iyo Bakool meesha lagu dhintay waa SABABTA ALSHABAAB si dhib yar dadka masgaxda uga qabsadeen, Faroole madaxweynihii hore ee Puntland waa dadka ugu xikmada iyo maahmaahda badan marka ay timaado luqada soomaaliga isaga iyo Cali khaliif alle ha u naxariistee, Muqdisho Salaad cali jeele oo qudha ayaa ka qoslinaya Siyaasiyiinta,

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 Před rokem

      @@dalaisacgibril5899 faanka jooji

  • @caliabdi5968
    @caliabdi5968 Před 2 lety +3

    Masha Allah

  • @buraale134
    @buraale134 Před 2 lety +1

    Mashallah

  • @yasminbarre7215
    @yasminbarre7215 Před rokem

    Masha Allah