Xasuusta iyo Hilmaamka | Dhacdooyinka nasoo maro |

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 10. 2019
  • Ma iswaydiisay maxaan u xasuusanahay magacyadii dadkii aan arki jiray waagaan yaraa 10 sano 20 sano ma kabadan , laakiin aanan xusuusnayn magacyada dad aan shalay is aragnay , sikale hadaan isu waydiino maxay xusuusaha qaar maskaxda ugu dhagaan halka kuwo kale ay ka baxaan
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 341

  • @Ahmed_Abdirahmaan
    @Ahmed_Abdirahmaan Před 4 lety +5

    Chanelkani waa chanel dadka Aqoon raadiska ah iyo jecel iney nolasha guul ka gaadhan dalkooga iyo dadkooga Anfacaan ku xidhan yihiin
    Keep go ogaansho chanel

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf Před 4 lety +9

    Mushkiladaha xasuusta Soo wajaha
    1: tirtirida waxyalahii nasoo maray macmuuladka aan muhimka ahyn
    2: maahsanaanta waaxa looga gudba fejignaan
    3: kudhagitaanka inaaad wax xasuusantahay carbaka Soo dhaafin waydo maskaxdana aad kuhayso

  • @yahyeahmed4775
    @yahyeahmed4775 Před 4 lety +6

    Hadii aad rapto inay xusuustaada noqoto mid xoogan
    Waa inaad soonta isnin walpa iyo khamis walpa
    Adigo halkaa ka helaya laba fa'ido xusuus xoogan iyo Ajir ❤💖

  • @keyfkaliil957
    @keyfkaliil957 Před 4 lety +29

    Hi bro Omar keep going give me like

  • @srk6186
    @srk6186 Před 4 lety +46

    *Aniga wlhi waxaan xasuustaa anoo hooyaday mcnto ay i xambaarsantahy wlshy iga wayna ay kadaal iga ciyaarsiinyso*

    • @gamerpubg7408
      @gamerpubg7408 Před 4 lety

      😂

    • @fatimadagan8541
      @fatimadagan8541 Před 4 lety +3

      Hhhh anu waxa xasustaa dhacdo dhacday anoo 2 jjr ah walashey baa anago ciyareyna bahal qaninay wallahi shalay iney dhacdy cml uxassuta waana waa hore

    • @fatimadagan8541
      @fatimadagan8541 Před 4 lety

      Wey dhacdaa

    • @mohamudgohe5007
      @mohamudgohe5007 Před 4 lety

      Still are single?
      Or you got married?

    • @saydomer1861
      @saydomer1861 Před 4 lety

      Hhhhh been badnaa
      Wax caqligal ah maha walalow

  • @nua.h2757
    @nua.h2757 Před 4 lety +19

    Anigu labo ayaa u badan waxaan wax u hilmaamo.
    waa iney waxaas *muhiim ila aheen* iyo wax *lagu* *caajisayo(ممل)*
    Iney muhiim dhab ah ila aheen iyo ku caajiska(ملل) labadaa cadaw ayaa i dhibay markaan rabo wax barasho,yaa xal u haayo?
    Tusaale:
    Markii aan dhageystay quraanka sida hal kitaab leyskugu soo aruuriyay, muhiim ilama aheen inaan xasuusto, waayo cid ku weydiin malaha ayaan islahaa, lakiin maalinbaa kuwa gaalo ah i weydiiyeen, kadib dhidid baa igu soo istaagay aqoon la'aanteyda😊.
    Qoraal bey igu weydiiyeen marka fursad aan ku raadiyo ayaan heystay, waan baaray sheekh wanaag lagu yaqaano oo duubay baan arkay iyo baaritaano kalo ayaan sameyay kadib kuwii jawaabti waan siiyay, almuhim dibdanbe uma hilmaamin arinkaa.
    Waxaan ku caajisay oona xasuusan waa naxwaha markii la akhrinayay niyadeeda ayaan ka celcelinayay iney iska baxdo😊kadib cashirkii ku soo celi ayaa ley dhahay waxbo mahayabo.
    Almuhim sadax wax ayaa ugu xoogan xasuusta ayaan u maleyn.
    1-waa dareenka, xasuusta farxad ama xanuun la socdaan waad xasuusan.
    Markaad dhibaateysantahay qofkii ku caawiyo waad xasuusan, kii xanuunka kugu sii badiyayna waad xasuusan.
    2-Ku celcelis joogta ah ilaa inta eey naftaada wax ku xifdin karto, ku celcelisa ka dulqaadkiisa rabi ha nasiiyo.
    3-hibo alle, dad waxaad arki hal mar ama muda yar wax ku xifdin oona hilmaameyn.
    Hibada inkastoo arkay dad ilaahay iska siiyay dadaal dheraad ah ayagoo bixin hadana waxee ila tahay inaan anagana heli karno hadaan rabi weydiisano dhorsanaan ku dadaalno.
    Qoraalkan *for* cidii sideyda oo kale wax barasho jecel😊

    • @nothingisimpossible7833
      @nothingisimpossible7833 Před 4 lety +4

      Xasuus taada wax yaabaha kaa caawin karo waxa kamida:
      1- inad badsato cunooyinka xasuusta kordhiyo sida kalluunka, Sawiibka, timirta IWM
      2-wax akhris badan iyo inad kucel celisid waxa aad rabto inad xifdizo markaa maskaxdu wey isfur furesa
      3-macsida ood aad isaga yareeysid.
      Xiliyadu maskaxda dagan tahay waxey xifdizo ma'ilaawdo sida subaxdi aalisey cml

  • @abdulahimohamed284
    @abdulahimohamed284 Před 4 lety +3

    HADA WAXAAN SO ILOBAY ALAAB LEY DHIBAY ADIGA ISO XASUSIYEY INTA WAX HILMANTA LIKE IGU SHARFA

  • @farhansaafi5295
    @farhansaafi5295 Před 4 lety +2

    Mararka qaar waxaan isku arkaa wax maskadayda ku jiro ayaa nan sheegi karin.
    Omar sxp keep going hormar ilaaheey ilaaheey haku gaarsiiyo.

  • @abshirgoodluck8582
    @abshirgoodluck8582 Před 4 lety +4

    Mahadsanid ustaad OMAR INSHAAR

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 Před 4 lety +1

    Maasha allaah jzklh kheyran cumar baarakallaah fiikum walaal xusuustii nagu yaraatee manoo sheegi kartaa wax xusuusta iyo fahamka kordhiyo

  • @maxameddeeq3245
    @maxameddeeq3245 Před 4 lety +1

    Mahadsanid wll wax badan ayaad noo faa'ideysay alle haku xafido wllkey

  • @queenshankaron9410
    @queenshankaron9410 Před 4 lety +7

    6:28 is not memory loss it's luck of concentration which is caused by stress , anxiety, depression, alcohol and certain medications e.t.c...

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 Před 4 lety +1

    Maasha allaah shukran AkHii cumar👍👍

  • @shorts-vm5mq
    @shorts-vm5mq Před 4 lety +2

    Hore u soco wll mawduucyo mihiim ah ayaaan nooo sheegtaaa jazakallah kheyr huuno ❤

  • @qayscabdule2349
    @qayscabdule2349 Před 4 lety +8

    Wxn noqday cwa qofki ugu horeeye ee fura vedioga omar am happy for that 💖💖 keep going omar wllky

  • @xidigabanadir1081
    @xidigabanadir1081 Před 4 lety

    Thanks bro your channel is the best channel i have ever seen before keep going thanks

  • @mohamedhassanofficial945
    @mohamedhassanofficial945 Před 4 lety +7

    Zaxiib waaxad noo diyàrisa waxbarasha jamacadeed ee dalalka kuwayt iyo qatar fadlan waxaan filaya inad aragtay commantigayfa wan u bahanahe

  • @maslahmohamed1206
    @maslahmohamed1206 Před 4 lety +9

    Waxaan La Yaabaa Kuwa Mawaadiicda wanaagsan Disliketa saaraaYo Yaab
    Jazakallah Ustaad Omar wax badan waan kaa Faa,idnaY

  • @nuurteacher3058
    @nuurteacher3058 Před 4 lety

    M.a ustaad oinshar jazaka laahu qayr ustaad

  • @mohamedhorseed7690
    @mohamedhorseed7690 Před 4 lety

    Ogaan sho kanaalka kaliya ee aan wax ka faa,ido allaah haku barakeeyo wlloh

  • @kingabdimalikali3706
    @kingabdimalikali3706 Před 4 lety

    Mahadsanid macalin Omar inshar

  • @fatumamohamed7030
    @fatumamohamed7030 Před 4 lety +1

    Masha allah. Thanks brother keep going ❤️❤️💕💕💕💕👍👍😍😍

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 Před 4 lety +1

    Mahadsanid ustaad cumar inshaar

  • @hanadmohammad5575
    @hanadmohammad5575 Před 4 lety

    Mowduuuc aad u qiima badan maasha allaah hor usocod wanaagsan al ustaad cumar ishaar

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 Před 4 lety

    Masha Allah waa mowloca fiican waye walal jazakullah kheiran 👌

  • @mohamedhassanofficial945
    @mohamedhassanofficial945 Před 4 lety +1

    Aad baan idin salaamaya asxaabta cumar

  • @dr1171
    @dr1171 Před 4 lety +6

    Masha allah cumar Horseedka guusha 👍

  • @ruwaydaabdi9518
    @ruwaydaabdi9518 Před 4 lety +1

    Jazaakallaah khayr ustaada

  • @jibriilmahamed7623
    @jibriilmahamed7623 Před 4 lety +3

    Masha allah wallal cumar 😍👏

  • @aliyusuf1382
    @aliyusuf1382 Před 4 lety

    Mahadsanid macalin Omar

  • @zakisuldaan9975
    @zakisuldaan9975 Před 4 lety

    Mansha allah omer Mahadsanid 🙏

  • @abdiladiifahmed4657
    @abdiladiifahmed4657 Před 4 lety +27

    Masha allah horay usoco Wll

  • @baroafjarmalka6385
    @baroafjarmalka6385 Před 4 lety

    Hore u soco bro

  • @faysalabdi4445
    @faysalabdi4445 Před 4 lety

    Mahadsanid ogansho horay usoco

  • @a.samedhaddi7114
    @a.samedhaddi7114 Před 4 lety +1

    جزاك الله خير اخي

  • @abbasyusuf7607
    @abbasyusuf7607 Před 4 lety +2

    Mhdsanid ustaad omar inshar🙏😍

  • @abdirahmanmusa6534
    @abdirahmanmusa6534 Před 4 lety +2

    Masha Allah wll qli Alle ha xifitiyo hore usoco

  • @Fodcade-Forever
    @Fodcade-Forever Před 4 lety +1

    Mahadsanid walalkeY cumar inshaar

  • @nasriinaaxmed8179
    @nasriinaaxmed8179 Před 4 lety

    Masha allah wll wax naga maqna ayad noshegtey allah yaxfadak 🌿🌿🍃

  • @faysalxuseen8831
    @faysalxuseen8831 Před 4 lety +1

    mashaa alaah waa ra,yi fiican mahadsanid

  • @yasminhassanmohamed5824
    @yasminhassanmohamed5824 Před 4 lety +1

    Yaxifdakumullaah wll jasaakumullaah Kheyr wll ❤️

  • @muxyediinxuseenkaahin2605

    جزاءك الله خير الجزاء

  • @Saneysaney11
    @Saneysaney11 Před 4 lety

    Shukran wllkey omar

  • @alibulle7612
    @alibulle7612 Před 4 lety +11

    I always keep in touch ur amazing channel i can confirm u r the leader of the leaders 👏👏👏

  • @alijama7224
    @alijama7224 Před 4 lety

    masha allah thanks cumar

  • @AbdirahimAli
    @AbdirahimAli Před 4 lety

    Jazakallahu kher yaa akhii

  • @maryancali1028
    @maryancali1028 Před 4 lety

    Masha allah cumar alle haku xafido ustaad cilmigada alle haku barakeyo

  • @abdirizakhussein9579
    @abdirizakhussein9579 Před 4 lety

    Masha Allah thank you so much macalin

  • @ahmedhillowle4957
    @ahmedhillowle4957 Před 4 lety +1

    Masha allah wll cumar

  • @nimcobarre4869
    @nimcobarre4869 Před 4 lety +1

    masha allh wll shugrn wll

  • @farduuscilmi7723
    @farduuscilmi7723 Před 4 lety +7

    maasha allah ustaad mahadsanid ustaad ma jira whatssap ama lanbar la gaala xariiro hada aragto qoraal keyga ii soo jawab mahadsanid

  • @apdiziz7821
    @apdiziz7821 Před 4 lety +2

    Dhiirigliyaha bulshada cumar ishaar👍👍

  • @mohamudhalane9960
    @mohamudhalane9960 Před 4 lety

    WAA SHEEKO run ah tnks wll

  • @ramlaruun2553
    @ramlaruun2553 Před 4 lety +1

    Aad iyo aad ayaad u mahadsan thy walalkey cumar

  • @yaqubmohamedhayle4094
    @yaqubmohamedhayle4094 Před 4 lety

    Omer inshaar wll ku dayasho mudan
    Hore u soco broh

  • @muhiyodiinnasir1128
    @muhiyodiinnasir1128 Před 4 lety +3

    omar inshar watahy sxpka noloshah
    Alleha aqliga hakubarkeyo
    Lkn wxnka codsanayah
    Inad sodiyarisiid mawduc
    Kusabsan xiffintah
    Wxd baranaysiid wanad kumahasantahy

  • @qalanjoqiimabadan9219
    @qalanjoqiimabadan9219 Před 4 lety +1

    Haduu fasalka kaa bixiyana masuuliya (ADIGAA LEH) sida codka gaaban oo u dhahay ayan aad uga helay👏👏👏👏

  • @Somabilbooks
    @Somabilbooks Před 4 lety +1

    ayeeyday oo isada ayaa xasuustaa gaadhi nagu dhuftay..kadib waan dhacay waxaan ahaa 4 jir wali waan la yaabanahay sida xusuustaasi iiga bixi la,dahay macal gaadhiga noociisa ayaan igu sawiran....

  • @jestolelastking9887
    @jestolelastking9887 Před 4 lety

    Msha Allah omar inshar Allah hakudhowro wll

  • @nadiirmualin8209
    @nadiirmualin8209 Před 4 lety

    Cumar mahadsanid

  • @drdayibkaraam2050
    @drdayibkaraam2050 Před 4 lety

    Masha alah ustaadkayga keep going

  • @goolaangodgal3157
    @goolaangodgal3157 Před 4 lety

    Mahadsanid ogaansho

  • @marwaanmuuse4736
    @marwaanmuuse4736 Před 4 lety

    Masha allaha proh horay u socoh

  • @salahhaji7999
    @salahhaji7999 Před 4 lety

    masha alh wll horay uso

  • @rougabazzdine6922
    @rougabazzdine6922 Před 4 lety

    Runti in badan ayan kula socday ustad Omar inshaar lkn mowducan aaad ayuu sameen igu yeeshay mahadsanid aad ayan u jeclahy runti dhiira galinta barnamijyadada.

  • @justinbeiber1047
    @justinbeiber1047 Před 4 lety +56

    Inta single-ka ah like saara commentigan😅😄🤣

  • @cqaniasad3838
    @cqaniasad3838 Před 4 lety +6

    Masha Allah wll horE usoco 👏👏

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan Před 4 lety

    hore usoco wllka weyn Omar inshaar🙏

  • @mohamedabdullesabriye9863

    Mahadsanid wll

  • @ahmedmohamuud7667
    @ahmedmohamuud7667 Před 4 lety

    Anaa ugu horeyey wll cumar mahadsanid

  • @anshaxmohamed-pu6pd
    @anshaxmohamed-pu6pd Před 10 měsíci

    JazakaAllah

  • @mustaphelegendary548
    @mustaphelegendary548 Před 4 lety +2

    Mashalaah cumar hambalyo sxb 200k subscribe keep going brother

  • @a.hafiidali3555
    @a.hafiidali3555 Před 4 lety +1

    keep goin pro wll cumar😙😙😙

  • @gabyaaawtaad7608
    @gabyaaawtaad7608 Před 4 lety

    Allaah hakaa raalli noqdo walaal gacaliye.

  • @nuseybah7
    @nuseybah7 Před 4 lety

    mahadsanid aad iyo aad

  • @Daudii
    @Daudii Před 4 lety +1

    Marka uu cumar inshar vedio ga bilaabaayo asc uu dhaho yaa salaanta ka qaada aniga haa

  • @OgaalSaxan2023
    @OgaalSaxan2023 Před 4 lety

    Ma. Mahadsanid wll

  • @sumayomohamed9145
    @sumayomohamed9145 Před 4 lety

    جزاك الله خير

  • @kaartogaming1239
    @kaartogaming1239 Před 4 lety

    m.a asc dhamaan axxpata ogaansho

  • @Taranbi_
    @Taranbi_ Před 4 lety

    Horay usoco walal cumar inshar 👏👏👏

  • @mohamedalpha8500
    @mohamedalpha8500 Před 4 lety

    Alle haku sharfo wll 😍🙏

  • @mahamoudfj3515
    @mahamoudfj3515 Před 4 lety +2

    wallkey cumar waxaan kaa bartay waxyaaLo i anfacya aakhiro iyo aduunba ❤🙏👑

  • @iamaworrier3649
    @iamaworrier3649 Před 4 lety

    Masha Allah ustaad Omar inshaar
    Mowduucyo mudan in leys weydiiyo mar walba
    Falanqeysaa " iyo ilowshiyaha dhaw
    Mahadsanid ustaad

  • @mustafemaxamuud6961
    @mustafemaxamuud6961 Před 4 lety

    Mash allah alle haku xafido kasoco wll

  • @cabdiraxmaancabdillaahi516

    MHD zhp Omar inshaar

  • @ayanabdiibrahim2644
    @ayanabdiibrahim2644 Před 4 lety

    Ustat omar inshar noloshu kuamxumryso bro 😍

  • @zaahircawaalemedia9714

    Omer mohamed inshaar) XaQaaiQ jirta horey usoco Omer

  • @abdiliban6092
    @abdiliban6092 Před 4 lety

    Allah haku xifdo walal

  • @sabiqazakaria3160
    @sabiqazakaria3160 Před 4 lety

    Wcs wll jasakalaah khyr

  • @inamohamed5768
    @inamohamed5768 Před 4 lety

    Horay usoco wll omar inshar alle hano kaadayo

  • @abdullahiwaddani3594
    @abdullahiwaddani3594 Před 4 lety

    WCS MASHA ALLAH MADSANID WALAL SOBANDHIGIDA OGAASHAHA MADSANID MARLAWAD

  • @sinduurasomali977
    @sinduurasomali977 Před 4 lety

    Masha Allah malin cajiipaa tahay hore usoco

  • @munishabbe6464
    @munishabbe6464 Před 4 lety +1

    Sxb sare awey arimihii jimcaha aad so deen jirtey mise waad ka cajistey waan ka mahad celinyaa shaqada adag e aad ino heeso walal macan

  • @raageabdihakin3808
    @raageabdihakin3808 Před 4 lety +1

    Wa barnamij muhiima

  • @warsamehassan1791
    @warsamehassan1791 Před 4 lety +1

    Omar keep going

  • @badrudinofficial1826
    @badrudinofficial1826 Před 4 lety

    Ilaaah haku dhowro wll

  • @btogaal.6367
    @btogaal.6367 Před 4 lety

    M 0lh alle haku xafido wlL0 omar

  • @sacdiyacabduqaadir3016

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته شكرا جزا الله خيرا

  • @hunterofficialchannel3183

    MI role model keep going
    Hala ogaansho👏👍
    First one 1⃣ like me

  • @mohammedcadde7211
    @mohammedcadde7211 Před 4 lety

    Allah ha ii ziyaadiyo xusuustayda