Si uuna xaqaada udayacmin | Ha noqon Qof Jilicsan shakhsiyad ahaan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • Si aadan usamaynin wax aadan rabin adigoo iska caabin la cadaadiska kaaga imaanaayo qof ku hortaagan iyo dareemida in aadan maya dhihi karin
    adigoo suuqa socdo hadii uu ganacsade sida qof wax wareejinaayo kugu qanciyo iibsashada shay aadan ubaahnayn mowduucaan wuu ku anfici ,
    Hadii xaq aad leedahay aad uga tagtay in aadan fiirin karin indhaha qofka ku hortaagan dareemayso in uu kaa buruud sareeyo mowduucaan wuu ku anfici sidoo kale
    Dareenka noocaas ah waxay ku magacaabaan liidnaaan dhinaca shakhsiyada ah , daciifnimo qofnimadaada waa dhibaatada uu kacabto qofka la leeyahay shakhsiyad malehid is adkee.
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 740

  • @maxaadsiciid6990
    @maxaadsiciid6990 Před 4 lety +410

    MacaLiNkaH Yutupka somalidaH Hadad uqirsaNTaHaY LiKe👇

  • @Caadil6
    @Caadil6 Před 4 lety +338

    Qof waliba oo like ii saaro allah ha u fududeya riyoyinkiisa

  • @hunterofficialchannel3183
    @hunterofficialchannel3183 Před 4 lety +102

    Anaaa ugu horeeyo manta👆😊
    Edit 👉Qof walbo Hami leh Hamigiisa ALLAH Ha u rumeeeyo🤲

  • @somalilandpresstv
    @somalilandpresstv Před 4 lety +41

    Masha allah, dhiiri galinta umada somaliyed aad dhiiri galinaysid gaar ahan dhalinyara abaalkeda waan ku hayna, jazakalah bro hore usoco👏

  • @mohamedyasin8799
    @mohamedyasin8799 Před 4 lety +380

    Ya jecel ogaansho 👉❤️👇

  • @mahadmohamedahmed3335
    @mahadmohamedahmed3335 Před 4 lety +64

    نقاوم ما نحب ونتحمل ما نكره... ❤❤❤❤

  • @ahmedsh.mohameddaahir8784
    @ahmedsh.mohameddaahir8784 Před 4 lety +49

    walaal cumar alla dartii ayaaan kuujeclahay wallaahi
    muuqalaadaaduna way i anfaceen
    jazaakallahu khayra

  • @aweisbaraf8293
    @aweisbaraf8293 Před 4 lety +91

    Aniga hada qof i dulmiyey mudo laga jogo 6 billod ka hor hada alx allah dartisa aan u caafiyey

    • @geediody8530
      @geediody8530 Před 4 lety +6

      Bro cafiska waaka ugu wanaagsan Qofka wax cafiya waxay cadaynysaa inaaad tahy Qof caaqil Ah

    • @caalamichannel9338
      @caalamichannel9338 Před 4 lety +1

      fadlan subscribe saar channelka waxybo badan ayad kafaidaysa

    • @user-fo3uy1fo4d
      @user-fo3uy1fo4d Před 3 měsíci

      M.a allah ku cafiyo

  • @user-vq4te1he8o
    @user-vq4te1he8o Před 2 lety +18

    "نقاوم مانحب،ونتحمل مانكرة"🌙✨

  • @apdilahiyusufahmed8355
    @apdilahiyusufahmed8355 Před 4 lety +82

    Wlhi Ustaad Omar Arintan Aniga Ayayba Si Toosa Ii Haysataa 😞

    • @amalhassan263
      @amalhassan263 Před 4 lety +9

      Ku tusalo qaado wlo hory usoco

    • @apdilahiyusufahmed8355
      @apdilahiyusufahmed8355 Před 4 lety +7

      @@amalhassan263 Haye Wlshy Taladada Waan Qaatay Adna Alle Haku Fududeyo Wixii Khayra

    • @aishaaadan8905
      @aishaaadan8905 Před 4 lety +2

      @@apdilahiyusufahmed8355 wll aniga kula mid ah lkn hada wixii ka dambeya go aan ayan ka qaaty

    • @apdilahiyusufahmed8355
      @apdilahiyusufahmed8355 Před 4 lety

      @@aishaaadan8905 Haa Wlshy Waa Inaynu Go'aan Ka Qaadana Sidaa Ustaadku Inoo Sheegay

  • @aflaxnews5264
    @aflaxnews5264 Před 4 lety +20

    Ilaah baa xaqqayga ii dhawraya insha allah🕌🕋

  • @Mullah9
    @Mullah9 Před 4 lety +22

    8:19
    Marka aad u firsato dhalinta waad arkaysa qofba qofka uu ka caybadan yahay inu ka bilaa damirsan yahay oo uu dulqaad u leeyahay cayda midba mida ayka xuntahay
    Halka aad arkayso kuwo iskaga la mida oo cayda inta ugu yar aan dul qaad u lahay dabcan.

  • @bilalkhaliifnour6379
    @bilalkhaliifnour6379 Před 4 lety +10

    Allah sadex shey hadad hadad sameyso wuu kuu naxarisan dona:_
    1= Qof malkisa kuu diidey oo aad adigu siisid maalin uu kuu baahdo
    2=Qof ku Dulmiyey oo aad cafiso allah dartiis
    3=Qof qaraabadad oo ku jarey (aan ku xiriiirin) oo aad adigu xiriirisid xataa hadii aad isku dhacsantihin

  • @kassimkabdi8666
    @kassimkabdi8666 Před 4 lety +12

    For the first time this is your word and it reflects something that has changed my ability to weigh respect bro

  • @mardiasmileofficials9013
    @mardiasmileofficials9013 Před 4 lety +17

    Mnsha Allah Omar insha🤲 allow aqoonta ukordhi

  • @cabdullaahiufuroowmacalin7829

    Mashaallah waa kanaalka kaliya aan aad u daawado wax badana kafaaiday wuxuu u qalmaa one million subscriber inshallah

    • @user-gm8sd6bj4m
      @user-gm8sd6bj4m Před 8 měsíci

      Hada ayuba gari raba I.a malmo ka dhay❤🎉

  • @denizgeedi8017
    @denizgeedi8017 Před 4 lety +2

    Mahadsanid b/c mawduucaan saa id ayoo muhiim iigu ahaa. Aniga dhibaato ihaysatay waayay qaarka mid ah. جزاكم الله خيرا

  • @FatimaAli-cw8tj
    @FatimaAli-cw8tj Před 4 lety +2

    Masha alah runtii mowduuc muhiim ah ayad taabatay oo aad moodo in aad aniga iga hadlayso xaqiiqdii qof xitaa 2indhood ma eegi Karo geesinimo aan KU eego malihi wax walbana waan ka cabsadaa in aan qof xitaa wax su aalo xitaa way igu adagtahay mahadli Karo runtii lkn maanta ka dib insha alah wan is dhiiri gali doonaa shugran wlkey wan ku aaminsanahay

  • @hamzebarwaani689
    @hamzebarwaani689 Před 4 lety

    Mansha Allah alle haku xifdiyo wll illhay dartii baan Ku jecelhay si fiican baad bulshada waxa ugu soo bandhigtaa alle cilmiga haku barkeeyo Cumar inshar lakiin waxan ka codsan lahaa intaan khuburada warkeeda iyo dhiligalitooda aad soo badhin soo baadha dhiiri galinta diinteen MACAAN Ku sugan QURAANKa iyo SuNADA RASUULKA SCW waxa Ku sugan qisooyin dhiirigalin iyo waxa Ku Qaadasho mudan asc alle haku barkeeyo wll

  • @zhattabuzychanel279
    @zhattabuzychanel279 Před 2 lety +2

    Wiilkan naftayda inta badan wax ay sameysey ayu ka hadla mar xalad aan ku suganey buu ka hadla wlhi wiilkan tagero dhab ah ban u ahay iyo macalin inti ila aragta like 2021/09/24

  • @olermio995
    @olermio995 Před 4 lety +13

    Ustaad cumar inta taageerto like ii saara

  • @user-uf8ob2dz1n
    @user-uf8ob2dz1n Před 4 dny

    Masha Allha dhiirigalinta ummada SOOMAALIYEED Ku Rajaynayaa horumar aad u ballaran

  • @hanadyuusuf9185
    @hanadyuusuf9185 Před 4 lety +11

    First viewer ' mowduucaan somali badan ayuu saameynayaa wlhi aniga mararka qaar dadka badan meelaha joigaan ma jecli👍👁

  • @LiibaanPro
    @LiibaanPro Před 4 lety +7

    Runtii walaal aad ayuu ii qanciyay muqaalkan hore usoco wll OMAR keep going.

  • @maxamedcabdi7153
    @maxamedcabdi7153 Před 4 lety +1

    Waa arin aad u muhiim ah arinta aad ka hadashay
    Ka gudub waqtigeedii waa dhamaatay iyo raali gelinta beenta ku dhisan
    Mahadsanid Cumar Inshaar
    Asxaabta ku xiran OGAANSHO waad salaamantihiin

  • @waaniyechannel7935
    @waaniyechannel7935 Před 4 lety +3

    Maansha jazaakallahu khayraa walal dhiiri gelintaada waad ku mahadsan tahay.. laakiin wax aan sax ahayn hadii qof ku caayo ama kugu gefo ama ku maago inaad iska dhiciso oo keliya!
    Waxa sax ah qof haduu kugu xadgudbo ama ku caayo cirdigaga sharaftaada intuu kugu sameeyey in le eg waad samayn kartaa adigoo aan waxba ka kordhinayn. Laakiin waxa ka sii wanaagsan inaad cafiso ama xumaantiisa wanaag ugu bedesho. Sidaas bay diinta inoo sheegaysaa

  • @abdinaasirabdirisaaq6125
    @abdinaasirabdirisaaq6125 Před 4 lety +13

    ماشاءاللہ جزاك اللهُ‎ ❤❤❤

  • @axmedmaxamedxidig865
    @axmedmaxamedxidig865 Před 4 lety +4

    Ii soo ducaya asxtaaba waxan le yahay hami wayn in ilahay ii rumayo bilahan soo socda ayaan raba inaan arin muhiim ah inaan hir geliyo inshallah

  • @mrahmed5320
    @mrahmed5320 Před 4 lety +11

    Hhhhh ustad intaa igu baratay wayo aniga ayaa iga hadlee.
    Allaha ku dhooro fikir kaaga ayaa aha mid qof kasta saameenaayo waad mahadsan tahay

  • @sadiaali3488
    @sadiaali3488 Před 4 lety +7

    Jazaakallahu kheyr Ustad Omar 💌

  • @amiiraamiira4830
    @amiiraamiira4830 Před 4 lety +14

    نقاوم ما نحب ونتحمل ما نكره

  • @Ashurmedia
    @Ashurmedia Před 4 lety +4

    Masha allah ogaansho intii aan ku xirnaa wax badan ban ka bartay
    Qofku ma aha inuu xaqiro qofka uu wax kabartay taasi daciifnimada bay ka mid tahay

  • @hadafkanolosha2383
    @hadafkanolosha2383 Před 4 lety +1

    Shukran al ustaad Omar inshar makugu sifeeyn karo qoraal ee allaha kuu ziyaadiyo aqoonta❤❤

  • @Suldan-IMW
    @Suldan-IMW Před 4 lety +7

    Ma jiro Clip aan daawaday oo aanan Wax ka faaidin,Ustad Omer Jazaakalah Khayran walal,
    Clipkan dalooyin badan ayaan ka faaiday runtii,

  • @aasiyaailwaadqurux1220
    @aasiyaailwaadqurux1220 Před 4 lety +23

    Wllhi inbadan waan sugaayy barnaamijkaan allh hanii abaal mariyo wllky❤❤❤

  • @nasrudiin905
    @nasrudiin905 Před 2 lety +1

    Waxaan qiyaasaaya muuqaalkan in uu ahaa 2sano ka hor lkn aad buu ii anfacay waad mahadsantahay ustaad omar

  • @user-vf7sj8gi9x
    @user-vf7sj8gi9x Před 3 lety

    Mahadsanid macalin cumar inshar wax badan aya ka dhefay video kan wana balan ina qof adag noqda koley aniga leba iga hadloysa balse waanka faiday jzkmllh khyr

  • @AK_boy-
    @AK_boy- Před 4 lety

    cumar inshaar macalinka nabaro sida loo noqo laha qof adag o isku filan (cashir kusaabsan sida murugada la iskaaga baa bi,in laha iyo mid kusaabsan go,aan sidoo loo noqo laha qof aan qasbi karin oo ga,aan leh iyo mid kashekenaya inaad wax isbarto(MURUGADA iska baabi,i fadhiga kakaco wax isbar noqona qof go,aan oo laqasbi karin) mhdsanid mr cumar inshaar👌👏

  • @PerfectZizou
    @PerfectZizou Před 4 lety +3

    Omar Inshar mahadsamid walal Muqaal walba aad sogaliso casharo wanagsan ban ka qaata, Wad mahadsantahay. Alle hakubarakeyo walal qali.

  • @saedahmed4178
    @saedahmed4178 Před 4 lety +3

    Ogansho chanal ka mida chnalada ugu waxtarka badan dadka somaliyed.
    Masha allah bro go forward insha allah.

  • @saddammohamed5100
    @saddammohamed5100 Před 4 lety +17

    Thank you for your encouragement ✊💯

  • @kalsoonxasan9812
    @kalsoonxasan9812 Před 4 lety +1

    Barnaamishkaan soo badi mclin aad ayaad u mahadsanthy

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation3048 Před 4 lety +95

    I will wish u successful💞🙏 Remember every video change my life💞❤

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Před 2 lety +1

    Masha Allah, Alle ha kaa Abal
    Mariyo

  • @nuurdaalacay1211
    @nuurdaalacay1211 Před 4 lety +6

    asxaabay ilaahay dartiiz iigu soo duceeya muraad baan lee yahy in alle isiiyoh waxaan doonaayoh oo ii fududeeyoh rabbi haydin sharfo dhamaantiin

  • @abdalleyare8590
    @abdalleyare8590 Před 4 lety +1

    Rawahu OMAR INSHAR

  • @ahmedhillowle4957
    @ahmedhillowle4957 Před 4 lety +14

    Mash allah wll keep going ogaansho like igu qbta ❤🥰❤🥰

  • @baariyow10
    @baariyow10 Před 3 lety +2

    One of the best guys i encountered in CZcams. Wish you long life with ibaadah

  • @farhiyomohammed7449
    @farhiyomohammed7449 Před 4 lety +6

    MashaAllah wll Cumar guulayso aakhariyo aduun♡

  • @sayidka.6122
    @sayidka.6122 Před 4 lety

    Wa mahadsantahay Cumar,
    Aniga shakhsiyan dabeecadahaas qaar wa isku arki jiray,
    Lkn alx nafteyda wa kagooyay dhaqankaas heer aan kashalaayo wax yaabo aan dad horay ugu sameeyay taas oo aan danaheyga kuweynaayay ama ugu yaraan qorshe ii degsanaa aan ubedelayay.

  • @zayid.deebaa2602
    @zayid.deebaa2602 Před 4 lety +3

    Mansha allah kanalkan dhiiri galin saaida ayan ka faaiday jazakallah khayr OMAR INSHAAR

  • @elyazheybe7089
    @elyazheybe7089 Před 4 lety +32

    Asc ogaansho mnta anaa uhoreyo M. A😁😜❤️.
    RUNAHAANTII aniga ayuu dhipkan isoomarey ugudanpey Alxdulilah Ilahey wuu igasaarey 😲

  • @ahmedmohammed3732
    @ahmedmohammed3732 Před 4 lety +7

    Mowduuc Ku Saabsan Waxbarashada Jaamacada Noosoo Diyaari Macalin
    ..
    Tnkzz👏

  • @xikmadraadshe9345
    @xikmadraadshe9345 Před 4 lety +1

    Ogaansho channel.
    Mahad sanidin
    Kasoo hdla dadka iyagoon channel laheeyn ku baryootama commentiga like iisaara
    Ama inta hooyo jcl like iigu tuura iyo anaa ugu soo horeeyee like heeyla dhaafin iyo oraah kaloo liidata ooyka midtahay waankuu duceeynaa ee suulka jag kusii.
    Malaheeygana moowduuca galabta si maldahan ayeey ugu jirtay

  • @siidowentertainment9447

    M. A waa mawduuc aad U mhiimsan cumar alle Haku xifdiyo waxbadan baa kaa brty mclinkeyga sxpkyga 🙏🙏🙏🙏waan ku salamay waxan ku dhaho ma aqnee mclin Ama sxp inaas iyo inta ka bdn,,,,, hore u saco

  • @salmaanloveysn3041
    @salmaanloveysn3041 Před 4 lety +4

    Ninyahaw waa loo baahna mawduucan allah Khayr haka siiye Walal kayaw
    Waxaase waayadan ka sugayna wararkii isbuuc laha ahaa

  • @rayaninamahamud1822
    @rayaninamahamud1822 Před 4 lety +1

    Omar ishaar qof igu qaali oo agtayda qiimo ku leh macalinkaygii rumaad ilaahay haku xiftiyo

  • @mohamudmfarah772
    @mohamudmfarah772 Před 4 lety +4

    Mashallah bro Omar your duing
    Great work to your people
    Your changing our life's
    This will be my slogan every morning inshallah
    نقاوم ما نحبك ونتحمل ما نكره)

  • @abdiato21
    @abdiato21 Před 4 lety +12

    Wxn Jeclaan Lahaa Qof Walbo Oo Somali Ah Inuu Daawado Videogan Waayo Wxbdn Ayaad ka Faaideysaa😍😍

  • @luulcabdi5919
    @luulcabdi5919 Před 3 lety

    Ustad aad ayaad u mahadsan tahay fadlan barnaamijyada macdanta iyo meelaha laga helo iyo sida loo baaro noogu soo dar walaal

  • @BinDhere
    @BinDhere Před 4 lety

    Ogaansho, Mr. Omar Inshaar aadban runtii kaaga mahad celinaayaa sida aad mowduucaan qiimaha leh noogu soo doortey.

  • @canababdulahi1369
    @canababdulahi1369 Před 4 lety +14

    Masha allah 😍😍💓😍😍👌

  • @fahadabdi5584
    @fahadabdi5584 Před 4 lety +1

    Shaqadayda kuwaye
    Lkin aad ayaa ugu faraxsanhy
    Aydoo fasaxa lagu habeenkii
    Kaliya aya shaqeya aya
    Nama dhahay habeenka imada hadan farin idin iman
    Malintii 12.30.2019 waa iman kadib sheefakena arkay
    Oo inta madow kuleh yaa idinyiri imaada waliba aflagada nogu dary aniga
    Aad aya ugu xumaday waa kuqayliyey waliba borsadyda ayaa dhulka kudhufty waliba dharbaaxsho kudhufty
    Waa nafisay anoo faraxsan ayaa gurigayga ady kadib shaqdii la iga saray I'm happy

  • @ahmedmbare5062
    @ahmedmbare5062 Před 4 lety +13

    11/1/2020
    8:38PM
    ILAAHOW NAGU ANFAC

    • @Dhambaal55
      @Dhambaal55 Před 4 lety

      Amiiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @qadroaxmad6136
    @qadroaxmad6136 Před 4 lety +1

    Maashaa allah cumar inshaar allaha ku xafido majiro qof bini aadama xaqaga kuu dhicineysa hadad dhacso weydo waliba qarngaan 21 aad mahadsanid

  • @ahmedhillowle4957
    @ahmedhillowle4957 Před 4 lety

    Masha allah Omar inshar thnks wx bdn ka faidaay nusoo bdi barnaamish nucaan like

  • @salahomar3883
    @salahomar3883 Před 4 lety +4

    mahadsanid wll Omer, you always motivate us....👌🏼

  • @dr.abdinurm.huruse4307

    runtii naftaydu wa dhibaatada kaliya i haysata , mhdsanid zxb Omar inshaar

  • @hiigsomedia
    @hiigsomedia Před 4 lety

    mahadsanid ustad omer walahi waa mawduuc aad u muhiim ah aan rajaynayo inuu inbadan noloshayda wax ka badalo

  • @AK_boy-
    @AK_boy- Před 4 lety +12

    go,aanku waa muhiim
    inaa lagu qasbin waxaadan rabin hadii lagu dhoola cadeeyo xata👏👏

  • @busyghost1447
    @busyghost1447 Před 4 lety +2

    Maqaal Aan I Mudo Ah Sugaayay
    Thnx Omar ❤️🙏🏼

  • @liibaandhere3144
    @liibaandhere3144 Před 4 lety

    M. A ustad omar inshar allaha ku dhowro ad ban uga faiday program

  • @queenbulbulaahmed2098
    @queenbulbulaahmed2098 Před 4 lety +3

    Wlhi soon kii hore ayan bakaaro ayan nin qunbe gado yaan kaso gatay lkn waxey aheed waqti aan school kaso baxay lkn asiga koleey woow ogay lkn maqano lacag aya iku hartay asiga lacagta xisab sadaay lkn ani waxba imow ahegin lkn marki aan guriga imaday ayan ogaday inow lacag iku hartay lkn dhor mar ayan arkay ninki lkn xolaheygi manan weydisan wan iska xishodaay wlhi lkn mantay ka diiib walee inaan cidna waxeyga uka tagiiin iku balaan waa aniga iyo adinga waxi nakala raaco

  • @IQ-mw6kz
    @IQ-mw6kz Před 4 lety +2

    Manshallah thanks 😊 walal waad isaacide 💯.

  • @tijaabichannel1242
    @tijaabichannel1242 Před 4 lety +41

    Kan jecel ogaansho like ii sasr👇👍

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 Před 4 lety

    Masha Allah walal waxa sheegtay oo dhan somalida u badan qofkii waxas sameynin waxa loo arkaa qof ficiil badan ama dabeecad qalafsan cml maxasanid xiqmadda fiican soo tarjuntey dr.mustafa

  • @rahaahmedahmed1803
    @rahaahmedahmed1803 Před 4 lety +7

    ما شاءالله الله يحفظك markasto wax na anfacayo ayaa noo sheegtaa

  • @kamalkeit7074
    @kamalkeit7074 Před 4 lety

    Mawduuc aad umihiima dhab ahaantii aadban ku salamay ustad cumar

  • @kingkoodshekorukaadshe8179

    Daqiiqad wxn dhameen intaan qof iga soo horeyso War dadku ogaansho ma meel peey ugu xareyzanyihin

  • @MohamedjimaleHish-hf9yv
    @MohamedjimaleHish-hf9yv Před 4 měsíci +1

    جزاك الله خيرا كثيرا استاذ عمر

  • @filsanmahamed7918
    @filsanmahamed7918 Před 4 lety +4

    Masha allh shukran wllo wan ku sugaa si malin leh ah 😘💖💖💖

  • @rashkalove4987
    @rashkalove4987 Před 4 lety

    Wxan filaya cumar inshar inad aniga si shakhsiyana cilmiga alaha ku barakeyo wllo wx badan ayanka fa idaystay thanks

  • @andremor3957
    @andremor3957 Před 4 lety +1

    Waqti waxa xasuusta aan xishood iyo in la eedeeyo awgeed xitaa cuntada xaafada markii la kariyo hadii qof si adag ii dhaho cunto ma cuntay aan dhihi jirey haah anigo cunin ayba suuragal ahayd inan maalin ama kabadan aanan wax cunin anoo eed ka baqaya lkn maanta isla sidi ba ahay kaliya taxadarka badiyaa

  • @mfeynuuscabdalle8122
    @mfeynuuscabdalle8122 Před 4 lety

    Eebbe raalli ha kaa ahaado ustaad Cumar Inshaar.

  • @foosdaahir7445
    @foosdaahir7445 Před 4 lety +7

    Keep going pro walaal qaali ah nabad ku noolow insha alaah one love ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirasakaliahmed7528
    @abdirasakaliahmed7528 Před 4 lety

    Maasha alaah Mawduuc muhiim ah weeyaan aniguna intaan ogaansho daawanayey Sida muuqaalkani ii khuseyo kuwa hore uguma Bogi jirin

  • @cabdikariimxassan9817
    @cabdikariimxassan9817 Před 4 lety

    نقاوم ما نحب ونتحمل ما نكرة
    aad aad iyo sxb waanoyinka iyo dhiirigalinta aad bulsha u haysid wad ku mhdsnthy
    noo soo badi cumarow

  • @mahiramin3917
    @mahiramin3917 Před 4 lety +2

    Hormar wacan sxb omar waligaa haniyad jabin

  • @Saneysaney11
    @Saneysaney11 Před 4 lety

    Shukrn wll omar

  • @sumeiyabashir3253
    @sumeiyabashir3253 Před 4 lety +1

    Wallahi maa shaa Allah ilahey hakuziyado cilmigaga.
    Hurdada igakicisey

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 7 měsíci

    Mashaaaaalah tabaarakalah tartayarta high low tuna ma ihi hadba arimaha jiro daganaan iyo tartiib wax laqaadanon iyo wax laqaataba nololba waxi wax ku ool ah dumaaar iyo rag, Mashaaaaalah tabaarakalah

  • @munomaxamuud7590
    @munomaxamuud7590 Před 4 lety +19

    Masha Allah

  • @caishacisman909
    @caishacisman909 Před 4 lety +5

    M.a aniga ayaa u hor arke like iisaar

  • @hamseabdi2184
    @hamseabdi2184 Před 4 lety +2

    Orta malin horan comment kaasoo dhaleceyay lakin saan aaminsanhy khalad may ahayn laakin raalj noqo, waayo anoo wax badan kaa faaiida igama mudnid eray khaldan..❤

  • @hassanneeto8360
    @hassanneeto8360 Před 4 lety +1

    Sxb cumat inshar muuqaalkan aad ayuu ii caawiyey kheyr ayaan kuu rajayn

  • @mohamedameen9709
    @mohamedameen9709 Před rokem +1

    I wish you good person omer inshaar thank you for you support generation ❤ 💙 🙏

  • @momruqiya5776
    @momruqiya5776 Před 4 lety +1

    Omar inshar allaha ku barakeyo wll

  • @isbarasho9551
    @isbarasho9551 Před 4 lety

    wlhy zxb mahadsanid dhibatoyinkan wax badan ayan isku arkay bani adam lama qancin karo waxd qabn karto qabo adigon cidna ku khasbyn
    mashalah zxb barnamijyo fican ayan kaga baranay horay usoco

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 Před 4 lety +3

    Wlaaahi that is true huuuuuuno keep going we love u man sha allah

  • @cabdiraxmaancabdillaahi516

    Mahadsanid cumar inshaar barnaamijkii jimcaha waan ka suginaa maalintii dhaweyd maad noosgudbine mhd
    Dhigane ama book Saad u taqaan noo soo gudbi taxane saaxib mahadsanid