Sirta kownka | kalahaada | faaiidada kicida xilli hore | Arooryada |

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 793

  • @lovelygirlhealthyandbeauty2518

    I am mbbs student but I never go collage early and I never wake up early morning some times I feel nervous b/c of i can't wake up early morning so that's why i don't get enough time to ready my lessons but to day I will try to wake up early us possible this chanal make us strong and help full motivations thank you so much and keep going

    • @dekaways1252
      @dekaways1252 Před 4 lety +5

      Try to get up early ☝️

    • @kowsarahmed846
      @kowsarahmed846 Před 3 lety +1

      @@dekaways1252 . ¥
      Duco

    • @abdirahmanahmed2547
      @abdirahmanahmed2547 Před 3 lety +11

      Sanad ka dib weeye hadda wakhtigii aad soo qortay.
      Ka waran wakhtigan ma kuu suura gashay.
      Ana iminka Ayaan bilaabi rabaaye

    • @somalilandpresstv
      @somalilandpresstv Před 3 lety

      @@abdirahmanahmed2547 😆😆👏

    • @abdirahmanahmed2547
      @abdirahmanahmed2547 Před 3 lety +1

      @@somalilandpresstv War bal ii weydiiya aan ka taba tagee

  • @MuztaphaManzour
    @MuztaphaManzour Před 4 lety +378

    Subax walba wan kacaa subax hore aniga o maqlaya eedanka masjidka igu dhow waxan ahay 19jir jamacad ayan dhigta waxan u kaca hawlahayga shaqo ee malinlaha ah waxa an gala musqusha ama suliga xamamka wan tukada inta ayna gadhin xiliga jamacada an tagi laha 2saac ka hor markan saladayda an dhamysto waxan tagaa GYM igu dhow si an jidhkayga u dhiso kadib waxan taga jamacadyda ka hor inta an la galin xisadayda ayan kaga fa idaysta inan wax akhriyo alhamdulilah ♥️
    Edit: wan jeclaysan wayay inan shego waxa an cuno wayo waxa jiro walalo an sida aynu wax u cuno an u haysan waxay cunan 😢

    • @zamirbadanmaaida6225
      @zamirbadanmaaida6225 Před 4 lety +14

      MNZR 22 Qofkii ugu horeeyay Aaan Aqriyo commantigiisa waana ku faraxsanahy firfircoonida iyo caqliga kaa muuqda hormar wacn bro Aniga runtii subax da waan hurdaa kkk lkn dib uma hurdi doono

    • @amiinhaibe
      @amiinhaibe Před 4 lety +31

      In aad noo sheegto waxa aad cunto subaxdii muhiim maha lkn Talo iga hoo hadii aad tahay arday jaamacadeed shaqona aad tagtid waxaa noloshaada soo foodsaartay masuuliyad culus.waxaad samaysaa isku day in aad seexato cishaa.i dabadii ama 8:15 Pm soo kacdona 3:Am ama 3:30 Am wixii aad salaada subax dabadeed aad qabanaysayna aad qabato xiligaa 3:00☝
      Wlhi wxaan hubaa in aad 2.months gudeheeda aad wax wayn xaqiijinayso.
      Waxaand dadka badankooda ka horayn 4.hours.4.saac oo waxa aad jeceshahay ku qabato wlhi Shaqsi la xuso ayaad dunida ka gali☺

    • @MuztaphaManzour
      @MuztaphaManzour Před 4 lety +8

      @@zamirbadanmaaida6225 walashay maaida ha wa macantahy hurdada subixi lkn wxn jclehay inad goan ka qadato waxa ugu weyni wa salaada taas uun ilaali

    • @MuztaphaManzour
      @MuztaphaManzour Před 4 lety +6

      @@amiinhaibe walalky aad ayad ugu mahadsantahy runti qof qalbi wangsan ayad tahy waxay tasi cadaynaysa inaan wali adunka dadki wacna anay ka dhamanin

    • @khalidabdi3952
      @khalidabdi3952 Před 4 lety +3

      Horey usocoo brother Alle haka dhigo Waxbarashada ad wadatid miid ku gelaysta Dalkisa iyo dadkisana wax ugu qabta , Dadal sxb 🌍

  • @mssno6368
    @mssno6368 Před 4 lety +229

    4:00Am ayaan kacaa laba rakcadod ayaan dukadaa then kitaab ayaan aqristaa hal jus ah then salaada subax ayaan dukadaa the then ilaa 7:00Am marba buug ayaan aqriyaa marna Exercise ayaan sameeyaa 7:45Am Waan shaqa tagaaa Alxmllh 🙏
    Waxaan ahey shaqaaala caaafimaad
    🔬🥼🧪.

    • @khadraxashi808
      @khadraxashi808 Před 4 lety +9

      Maasha ALLAAH dhowrsa ALLAAH ha ku dhowro Hal juz hadad kahor salaada subax akhrisato Maasha ALLAAH ayaan ku oranayaa!!! ALLAAH ha ku xafido

    • @mhmedzhd
      @mhmedzhd Před 4 lety +2

      Qof ku dayasho mudan ayad tahay masha Allah

    • @samirahsamir6930
      @samirahsamir6930 Před 4 lety +4

      Dhowrsan ina Maasha Allah TabarakAllah wllo well done 👍 and keep going wAllahi Rageedibatahay

    • @mssno6368
      @mssno6368 Před 4 lety +1

      @@khadraxashi808 xbbti tnx in bdn 😘

    • @mssno6368
      @mssno6368 Před 4 lety +1

      @@mhmedzhd tnx wllkey 😍

  • @shuriosman3428
    @shuriosman3428 Před 4 lety +161

    Wlhi hilcadiim waxn ahaa qof malin walba murugeysan ama niyad jabto mana qadan karin wax go,aan ah lkn waxn u istaagay In Aalh swt aan latashto Alxd waxn noqday gabdh adag. Misane kalsooni nafdeda Ku qabta MashaAllh Dhamn sirta kalahaada kujirta ama Isku xirka Allah waa sheey qali ah 🤛🏻

  • @hhhhhh6818
    @hhhhhh6818 Před 4 lety +372

    Inta aaanan daawanin ayaan like sii saaraa waayo wxn ogahy wax wanaagsan mooye inaanu xumaan soo gudbinayn aakhiro lay waydiiyo jazaakalah.

    • @SagesFactFrontier
      @SagesFactFrontier Před 4 lety +1

      Ani cml

    • @WarsanMedia12
      @WarsanMedia12 Před 4 lety

      Subscribe ii saar wll

    • @abdifitaxabdullahi9803
      @abdifitaxabdullahi9803 Před 4 lety +3

      @@WarsanMedia12 asc wll wx aan kuu sheego xumaan ha u fahmin adiga wx qabad ayaad leedahay awoodada soo bandhig oo dadkaan ha tuusan isku kalsoonow wll

    • @WarsanMedia12
      @WarsanMedia12 Před 4 lety

      @@abdifitaxabdullahi9803 sxb mahadsanid wax sheegmadu waa shay qaaliya waana kaaga mahadcelinyaa sxb

    • @kafiayoonis2984
      @kafiayoonis2984 Před 4 lety

      Silamidah wlll alle ha sharfo omar inshar waxbadan ban kabarnaa

  • @johnletteg1217
    @johnletteg1217 Před 4 lety +82

    4:00AM Xiligaan hurdada aad ayeey umacdahay inaad joodariga iska jiifto ayeey naftu rabtaa. Lkn waxaa ka raaxo badan inaad ka kacdo isku day inaad tijaabiso.. 💯💯

  • @fatimabotan2511
    @fatimabotan2511 Před 4 lety +36

    Walaahi heer jamacaadeed adiga aaya igarsiisay MashaAllah. 👌🙂🥇

  • @ahmedtiger3809
    @ahmedtiger3809 Před 4 lety +58

    Somaliyeey hal mid ayaan idin ka codsanayaa mana ahan like ama share ee fadlan waxaa sameesaan commentiga haku raadsanina like iyo subs ee fadlan ka hdlaa mawduuca markaas taagan sheegneh waxyaabihi aad ka faa'iiday waan hubaa like iyo waxaad raadinayso waad heli doontaa 🤗

  • @daudmohamud2163
    @daudmohamud2163 Před 4 lety +40

    Aniga Inaad si Toos Ah Iila Hadalyso baan Moodaya wlhy Keep GoinG Mudane👍👍👍

  • @mohashukri5408
    @mohashukri5408 Před 4 lety +110

    Insha Allah
    Cawo wixi kabilowdo waan bilaabi
    Ilhow intii ila mid ah ii fududee

  • @khaalidkhadar3615
    @khaalidkhadar3615 Před 4 lety +68

    inta allah iyo rasuulka like ku raadinaya allah ka baqa ☝️☝️

  • @dheymanluul8853
    @dheymanluul8853 Před 4 lety +72

    alx subaxdii 5 subaxnimo slada ayaa kacaa 2 sac waxa siyaa inaa tukado is diyaariyo qur.aan aqristo ka dib wax cuno 7 shaqo an kalo blse iku soo duceeya qur.aanka inaa xifdiyo aniga iyo inta ila midka ah 😍😍😍😍

    • @khadraxashi808
      @khadraxashi808 Před 4 lety +1

      dheeman luul Quraanka akhrintiisa wad wad wad subax iyo galab ama subax & makhrib dhegeysigana badi Isha-ALLAAH waad xifdin doontaa.

    • @dheymanluul8853
      @dheymanluul8853 Před 4 lety +1

      khadra xashi abaayo insha allah mhd sanid jasakumullah qeyr xabiibti

    • @abdikarimmiremohamed6800
      @abdikarimmiremohamed6800 Před 4 lety

      Masha allh walalkeen omar waa mawduuc aad u muhiima runtii sirta kalahaada ku jidhah xaqiiqdii waa mid aan imanay aana arkay daremaynah sirahaas

    • @khadraa5609
      @khadraa5609 Před 4 lety

      Aamin

    • @asouma620
      @asouma620 Před 4 lety

      Ebbe ha iiinooo fududeyoh wll lkn waaxad sameysaa wll inaad intaa page eeed malinkii qaybaysid aad u qaybiso salaadka inaad qayb diyaariso than habeenki intaanad seexan aad iska dhagaysatoh waaa hadii aad adi isbaraysid sidokle joogtayntisana ku dadaaaaal wll

  • @somalistudentscyprus4112
    @somalistudentscyprus4112 Před 4 lety +93

    Dadka Somalia jogo nasib badan ayey leyihin sabab to ah waxey helayaan salada subax jameeco iyo masjid ey adan ad ayaan ugu xisay xilii an alisey masjidka ukalahijiray wagan Somalia jogay 😭

    • @ahmeddanan4618
      @ahmeddanan4618 Před 4 lety +4

      Oo adiga meeraha mercury miyaad ku noshahay meel waliba oo dunida ka joogta Masjid Alle ma waayeesid nio ee carabnimada nagala tag

    • @somalistudentscyprus4112
      @somalistudentscyprus4112 Před 4 lety +9

      @@ahmeddanan4618 waxan ka hadlaya pro waxan maqlijiray adan kobad adanka Labaad hoyadey abahey wey ikicinjiren markan masjidka u siisocdo waxan maqlijiray masjid yada kale qi,raa,d kooda micnihi macankas kahad laya pro sabato ah wadamada yurup ma,adan baad maqleysa mise waxaba lagayabaa masjidka kudhow inuu labasac Ku jiro aniga nakosia daganahay masjidka idhow 1saac bar ayuu ijiraa mana halelikaro waxa lagayabaa saladaha qaar inan xafadeyda kutukado mar waxan ka hadlayo inad fahantan filayaa tanks

    • @abdulwarsame786
      @abdulwarsame786 Před 4 lety

      WTF HHH

    • @zainababdi6497
      @zainababdi6497 Před 4 lety

      @@ahmeddanan4618 ¹¹

    • @zainababdi6497
      @zainababdi6497 Před 4 lety

  • @peystaniyare3527
    @peystaniyare3527 Před 4 lety +75

    Inta quraaanka jeceL like ha iLadhaafiN❣

  • @ZeeraaZeeraa
    @ZeeraaZeeraa Před 8 měsíci +6

    2023 yaa ila daawnayo muqaalkn faidada leh❤😊

  • @engbarwaaqo7200
    @engbarwaaqo7200 Před 4 lety +7

    Wlahy waa dhiiri galin aad ufcn جزاك الله خيرا يا اخي الكريم وان يرزقك رزقا واسعا وقلبا خاشعا

  • @juleibibade
    @juleibibade Před 4 lety +14

    Mowduuc hadalkiisa ayasn wax badn raadiye 👏👏
    Sxb Omar alle haku barakeyo
    Malintena ayaad sameysaa❤❤❤

  • @maxamedkulow9589
    @maxamedkulow9589 Před 4 lety +11

    Wll kusali nawigeena muxamed scw

  • @eismailsadi321
    @eismailsadi321 Před 4 lety +18

    Macalin ilaahey dartii ayaan kuu jeclahay wayoo cadooyin Aan Aniga Sameeyo aana aamin sanahay in aan guul ku garaayo ayaa nosoo gudbisay

  • @mohamedyusuf6062
    @mohamedyusuf6062 Před 4 lety +14

    Masha Allah, moowduucan waa kan iigu soojiidasha badnaay intaan dawanayey Barnamijyada aad soo geliso Chanelka ogansho.
    Waad ku mahadsantahay wll sidaad noola wadaagtey Wanaagaan faraha badan.
    Mahadsanid 1000...%

  • @MMTV-nh1jz
    @MMTV-nh1jz Před 4 lety +75

    Aniga hada waxan jira 18 Sano
    Hadana Ano yar ayan kaca wllhi 1 duhurnimo 🤦🏻‍♂️ Waxan Manta laga bilaabo Isku dayaya inan kaco aroor ♥️ Tnx wll omar

    • @abdiasisabdullahi6796
      @abdiasisabdullahi6796 Před 4 lety +3

      1 duhurnima aa bismilaah iskuul iyo ma aadid miya waxbarasho mise galinka dambe wax dhigata

    • @MuztaphaManzour
      @MuztaphaManzour Před 4 lety +1

      @@abdiasisabdullahi6796 😂

    • @kamaara6644
      @kamaara6644 Před 4 lety

      wlhi waad iga qoslisay

    • @MMTV-nh1jz
      @MMTV-nh1jz Před 4 lety +1

      Cabdi casiis qalbi dahab bro Jamacada afternonka ayan dhigta

    • @zalmaahmad1086
      @zalmaahmad1086 Před 4 lety +1

      OziDaY Kudhacayza iNaD iNtazo DhaN hurudo

  • @cabdikaafimahmuud3488
    @cabdikaafimahmuud3488 Před 4 lety +28

    Wabalin tijabadasi wan sameyn donaa in sha allah waliba barito subax alisey ayaan tijaabin
    Fajarkii sacaduna ay ta hay 3:00

  • @somaliathlet1906
    @somaliathlet1906 Před 4 lety +14

    Wallahi waa ceeb aan geed looga ganban aniga ayaa xishoodka dardeed waan jirir cooday

  • @Seki-Saed21
    @Seki-Saed21 Před 4 lety +1

    Cumaroow xaqiiqdii intii hadda 8aad ka dambaysay, waxa aan bartay in subixii aan kaco 4:00. Xaqiiq waa illaa laba bilood waxa aan akhriyay illaa 10 buug, waxa aana iska jaray daahidda aan ka daahi jiray shaqada wax dhigista. Runtii qofkii subixii seexda isagaa ku tala galay in uu faqiir ahaado noloshiisa oo dhan.
    Thanks mucallim.

  • @icofficial7816
    @icofficial7816 Před 4 lety +32

    071 - عن ابن عمر رضي الله عنهما - قال : قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : ( اجعلوا آخر صلاتكم بالليل وترا" ) . كتفق عليه -

    • @shamlaaalijiir4342
      @shamlaaalijiir4342 Před 4 lety

      اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @fekermedia
    @fekermedia Před 4 lety +29

    Inta goor hore kacda isoo raaca☝️

  • @taleex-show6456
    @taleex-show6456 Před 4 lety +2

    m.a Wlhi inta Waxa wanagsan fafisa alle haka abal mariyo

  • @aadansamawilkacaseaadansam2899

    Runtii wlal waabarnamij dad badan oo
    Soomaali ah ay sugayeen thanks
    My brother

  • @libanmireh8125
    @libanmireh8125 Před 4 lety +1

    Xaqiiqdi intaan Omar inshar kuxidhnaa wa program ka kaliya ee comment markan egay ay ka hadlayan dadku waxa ku sabsan mawduca ma odhan karnaa waa video sanadka Respect omar bin ilhay garadsiyay wanaga aqoontana la bakhylin🙏🙏🙏🥰

  • @zakicarab5591
    @zakicarab5591 Před 4 lety +49

    Waa idan baryaa like 💗 isiiya waligey ma arkin

    • @mustafabdifatahomar1105
      @mustafabdifatahomar1105 Před 4 lety

      🤣😂🤣😂

    • @fahadmohamed346
      @fahadmohamed346 Před 4 lety

      Xishoo nin weyn neh waa tehee

    • @fadxiaxmed3996
      @fadxiaxmed3996 Před 4 lety +1

      Like hadii lagu siiyo maxay ku tari fikir wanaagsan ka hadal markaa dadka iyagaa like ku saraayaaa

    • @fahadmohamed346
      @fahadmohamed346 Před 4 lety

      @@fadxiaxmed3996 haa wlh wax faa'iido leh aa la sheega ama videoga wax ku saabsan laga hadlaa

    • @hanaabdikani9648
      @hanaabdikani9648 Před 4 lety

      Like ta aad ku oyeysid subscribe bad odhanlahyd hamigaga waa ladheraya😄😆

  • @ayaandirie2330
    @ayaandirie2330 Před 3 lety +1

    Walahi aniga markAn examka diyaarinayo waqti horey aya kacaa wax badan ayana ku faaidey Alhamdulliah lkn insha Alalh wan joogteeynaa inaa marwalbo kaco xili hore sidaan u faaideyso jazaka Allah may Allah bless you
    Waa channelka kaliya ee wan jeclahy ogaasho
    Mash Allah
    Markaan time free ah
    Wan jeclahy inaa dhageysto walahi
    Allah ajar hakasiiyo
    Anakana Allah hanaga dhigo ku wii. Kadaaideysta big love

  • @nimoyasin1228
    @nimoyasin1228 Před 4 lety +7

    Thanks walalkey waaba u baahna qof iga jahil bixiyo 🤲❤🥀Allah ku dhowro

  • @nuuradiinc.qaadirahmed7137

    Wllahy intaan ogaansho kuxirmay noloshsyda wax badan baa is badaly wxaan ka shlaayaa inaan wakhti badan helin wax faa ido iyo geesinimo aan go aan ku gaaro in badan aa helin mansha allh allha ku xifdiyo sxb qli

  • @a.samedhaddi7114
    @a.samedhaddi7114 Před 4 lety +7

    جزاك الله خير اخي

  • @fadxiaxmed3996
    @fadxiaxmed3996 Před 4 lety +1

    in xili hore la kaco waa guusha nolosha malinta aan kalaho waan ka farxad badinahay maalinta habsaamo thanks Omar sidaa markaste noo dhiiri galiso lkn sidaa guuldarada guul loogu badalo ama shakhsiyaad nolosha ku fashilmay Hadana is dhiiban guul xaaqiijiyey ka hadal wll si ay walaaalaha dhiiri galin ugu noqotee fadhiga iyo niyabka ka fogaadaaan

  • @daacimohamedidiris6933
    @daacimohamedidiris6933 Před 4 lety +13

    Talo= waxad sameysa hal maalin kac 4:00 🕓 hadana malinta xigta, hadan hal usbuuc, saa ku wad ilaa aad la qabsato insha allaah

  • @nuurkeyccm
    @nuurkeyccm Před 4 lety +10

    ماشاء الله أخونا عمر جزاك الله خيرا كثيرا

  • @amo8725
    @amo8725 Před 4 lety +15

    anigo jiro 19 wlhi waxn kacaa 3:45 fajarka

  • @ahmedxaafid9905
    @ahmedxaafid9905 Před 4 lety +13

    Views ugu horeeyay one love omar ❤❤

  • @fartunhaaji
    @fartunhaaji Před 4 lety +5

    maanta oo kale 65 kahor waa malinta calanka somaliya la sameeye. hambalya idiin leyahay 💙🇸🇴💙

  • @fadxiomer2529
    @fadxiomer2529 Před 4 lety +5

    Ku sali nabi muxamed scw scw scw

  • @Absalan04
    @Absalan04 Před 4 lety +25

    6 Minutes with 665 views OGAANSHO👏👏👏

  • @tayosiiralawazh9401
    @tayosiiralawazh9401 Před 4 lety +1

    Wlhi kicida waqti hore cadayda maha, lakiin manta ayaan ku fikiray, kadib markan youtube ka soo boqday mise mawducaan, ciwankan ayaba yala ka hadlaya faidada kicida waqti hore. Thanks omar inshar

  • @kulmiyemacalinmahamuud6282

    Masha Allah cashar aad inoo anfacaayo thanks Ustaad Cumar

  • @bukhaariabdirisaaq6948
    @bukhaariabdirisaaq6948 Před 4 lety +6

    Masha Allah Omar inshar

  • @MohamedSomaliya
    @MohamedSomaliya Před 4 lety +19

    MASHALLAH

  • @nourmohamedabdulahi523
    @nourmohamedabdulahi523 Před 4 lety +1

    M.a omar Mohamed inshar waxa u kamid yahay dadka an jeclahay ilahay haku xifdiyo

  • @zakarieissemohamud8506
    @zakarieissemohamud8506 Před 4 lety +6

    si aad nolosha uga guul gaarto oo aad u noqotid some one with a full faith sameey waxyaabahan
    1) ALLAH ka cabso marka fiiri tilaabo walba oo aad qaadeysid is weydii maxay kugu hagi kartaa naar mise janno guul mise guul darro
    2) caadeyso waking up early in the morning 3 or 2 hours before morning prayer ,,labada rakco ee salaadda subax ka hor yeysan ku dhaafin becos its better than all the world and what every it contains as the prophet scw mentioned
    3) wax aqriska caado ka dhigo adigoo ka bilaabaa kitaabka quraanka sababtoo ah asiga hadaad aqriskiisa caadeysato wax kasoo harana easy ayey ku noqonayaan
    4) haddaaad leedahay caadooyin xun xun oo diinta mamnuucdey ALLAAH tALO saaro asiga dartiisna isaga dhaaf ogoow marwalba ALLAAH waa ku daawanaa as CC camera
    5) astaqfaarta badfi iyo ALLA xuskiisa
    6) dadka kula dhaqan dabeecad wanaagsan ahaawna mid aamusan yacnii hanoqon qof maalaa yacni badan
    7) hammi sare lahoow waxaa jirta qaacido ama xig oraneysa ,,inaad xidigaha soo taabato hammi,, means hammi sare lahoow
    F.G aniga ma sameeyo waxan kor kusoo xusey lknse marwalba kama noogo kama daalo inaan isku jarribo

    • @yoonisabdirisaaq1904
      @yoonisabdirisaaq1904 Před 3 lety +2

      wax badan aa kaa faaiday waalhi comment waxa aqrinaaya sagaal saac habeenimo waqti xaadirkaan wey ii dhawdahay salaada subax 11 bilood kahor ayaa qoraalkan qortay cawa ana aqristay waxaa rajeena inoo alle nolasheena hagaajiyo labadeenaba

    • @ahmednooradan7950
      @ahmednooradan7950 Před rokem +1

      Jazakallah wll

    • @zakarieissemohamud8506
      @zakarieissemohamud8506 Před rokem

      ​@@yoonisabdirisaaq1904 insha Allah wll guuleyso

  • @mameakram4477
    @mameakram4477 Před 4 lety +4

    Aduunka waxaa liibanay dadka aroortii kaca uguna caafimaad badan waayo, waa mid lawada ogyhy taasi Mhdsind Ogaansho😊

  • @xidigamuqdisho2643
    @xidigamuqdisho2643 Před 4 lety +9

    MnSha allah
    My brother
    Keep going
    !!❤😎⚠

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 Před 2 lety +1

    Shukran brother

  • @salmacadey7548
    @salmacadey7548 Před 4 lety +4

    Mashallah.wallky.ilahy.hanokadhowro.boqorkenatahy🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤💋🌷😍❤

  • @WarsanMedia12
    @WarsanMedia12 Před 4 lety +4

    Masha Allah Cumar Inshaar Jazakalaahu Khyr bro

  • @sunarialiabdallah2393
    @sunarialiabdallah2393 Před 4 lety +3

    جزاك الله خيرا اخي عمر

  • @mohashukri5408
    @mohashukri5408 Před 4 lety +11

    Thanks teacher actually you help us lot and I'm appreciate you
    God bless you brother
    I. N I shall start tonight and I will continue in the rest of life thank

  • @abshirgoodluck8582
    @abshirgoodluck8582 Před 4 lety +2

    Thanks USTAAD OMAR INSHAAR

  • @Chuunde
    @Chuunde Před 4 lety +2

    Thanks walal Cumar Xilli Aan u BaahNaa ayaad Zoo galizay Video-gaan 👍❤✅

  • @afyare6126
    @afyare6126 Před 3 lety +2

    Laga bilaabo bari subax waa igu waajib inaan arintaan tijaabiyaa insha allah
    Mahadsanid Omar inshar

    • @user-qo1zb6cr5h
      @user-qo1zb6cr5h Před 2 lety

      2 bilod kahor ayaad qorlkn qorty hye ma kacdaae xili hore

  • @ridhimasiciid2055
    @ridhimasiciid2055 Před 3 lety

    Ww mnsha Allah ad ayu itixgaliye muqalkani mawducyada noocana waa hamigayga sideban ugu sii dhiri gashanankra dhirigalin bdan ayan idinka cod sanaya

  • @nimcohanamahamoud9379
    @nimcohanamahamoud9379 Před 4 lety +4

    Maharani's wll alle hakuu barakeeyo codka VOICE

  • @zuheepzergio671
    @zuheepzergio671 Před 4 lety +4

    Omar inzhaar jazakalah wlalo 💯🙏

  • @alijama7224
    @alijama7224 Před 4 lety +1

    mahadsanid cumar inshar
    laga bilaabo caawa waxa an ku dadaalaya in xili hore tooso ka dibna aan wax aqriyo insha allah

  • @abuukarcarab6824
    @abuukarcarab6824 Před 4 lety +16

    Maasha allah wax badan aan kaa faaiday omar ilaahey haku xafido💝❤

    • @WarsanMedia12
      @WarsanMedia12 Před 4 lety

      Like baan kugu dhaafee subscribe igu reeb wll

  • @ahmedabdi14
    @ahmedabdi14 Před 4 lety +7

    I am the first one😍😍😍😍

  • @balqisamohamed9150
    @balqisamohamed9150 Před 3 lety +1

    Mash alh ad bad u mhdsn thy wll mudo laba sano wan kugu xeranahy wll blse muqalkan ma arkin alle ima qadarin runti inaa arko blse waa muqaal.xaaiiq ah runti faidadisana arkyo qofka ku dhaqaaqa runti alx wan arky blse hal sano ma.dhamo aniga inta wado blse mnta wax iga hakesan majiraan runri wana arin u wngan dhalinta somaliyed runti xly ayaa arky ugu yaran sadx qof waa ila dawaty adigana alle haka abal mariyo sida wngan bulasha wax wngan ula.wadaaageso

  • @sahraabdullahi5164
    @sahraabdullahi5164 Před 4 lety +1

    Thanks ustaad omer inshaar

  • @farhandreamboy2351
    @farhandreamboy2351 Před 2 lety +1

    Well said mr omar inshaar , waxaan bilaabi doona nolol cusub insha allah iyo isbadal weyn.

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 Před 4 lety +12

    14ka octobar aya so dhow 😭😭😭😭😭

    • @hanadgigis8049
      @hanadgigis8049 Před 4 lety

      Alle haw naxariisto intii ku dhimatay aamiin ya rabi

  • @hudeifisuleiman9170
    @hudeifisuleiman9170 Před 4 lety +1

    Wa run arsaqadad badanysaa waxa tuse ka dhigta abahy oo kaca 3 waxa u ka mid yahay dad ka somali ugu ladan alx

  • @jaanagalehassan6307
    @jaanagalehassan6307 Před 4 lety +4

    Mansha allah wllk allah haku barakeyo akhariyo aduunba

  • @awowem9330
    @awowem9330 Před 4 lety +2

    Codkaada markaan maqlo waxaan dareemaa rayn rayn io faxad saa’id ah allah bless you cumar inshaar 🕕

  • @blackman8295
    @blackman8295 Před 4 lety +5

    Wallahay xili danbe ayaa kacaa inta badan iminka laga bilaabo waa wax bedelaa

  • @entername44
    @entername44 Před 4 lety +24

    15 minute kaliya 1.5 views ah 98 comment ah 220 likes mansha allah intaaba waxa kuu soo hoysey barnaamijyadaada tayadda leh wxn kuu rajeynayaa hor-u_ socod....

  • @hayaan8738
    @hayaan8738 Před 4 lety +8

    Voice golden

  • @abdiwasaabdi3531
    @abdiwasaabdi3531 Před 4 lety +8

    Mansha allah alhamdulilah Waa barnaamish aad u wanaagsan oo aan sugayay
    Aniga waan shaqeeya 7 days habeenkiina
    Waan ku raaga shaqada Lkn subixii way igu adagtahay inaan subixii Horay u kaco lkn insha allah maanta wax badan ayaan ogaaday

  • @Beesjeel
    @Beesjeel Před 4 lety +3

    Mahadsanid ustaad, wcs waraxma.

  • @mohametwardi7021
    @mohametwardi7021 Před 4 lety +29

    Wxaa ahay qofkii ugu horeeyay ee daawada ee like Ta ha ila dhaafina soomalay😍😍

  • @mohamedaden8637
    @mohamedaden8637 Před 4 lety +4

    May Allah bless you Dear Omer Inshar

  • @aduunyadaqarsoon1602
    @aduunyadaqarsoon1602 Před 4 lety +6

    Muqaalkan mid lamid ah waxaa soodhigay ayuub yuusuf sakiin
    6/Oct/2019
    Yacnii lix maalin kahor

  • @cabirahanolosha1115
    @cabirahanolosha1115 Před 4 lety +5

    Mashaa Allaah my best channel ogaansho ♥️

  • @yaxyegood8368
    @yaxyegood8368 Před 4 lety

    Wll Cumar alle hakaa abaal mariyo inbadan dadbadan ayaad hurdada ka kicisay , inbadanna waad dhiirri galisay alle haku sharfo wll.

  • @siciidali1360
    @siciidali1360 Před 4 lety +1

    Ogaansho mid noloshayda waxbadan kabadalay horay usoco

  • @husseinmursal7830
    @husseinmursal7830 Před 4 lety +1

    mahadsanid wll kheyr allah ku siiyo dadaalkaada hore u sii wad

  • @suleimonmoha
    @suleimonmoha Před 4 lety +3

    kuwa ilaahay iyo rasuulkisa like ta Ku raadinaya allohoda haka cabsadeen

  • @suleimonmoha
    @suleimonmoha Před 4 lety +5

    mansha Allah cumar inshar❤

  • @d-y-a5208
    @d-y-a5208 Před 4 lety +6

    Mahdsanid sir 😍

  • @Steve00133
    @Steve00133 Před 4 lety +2

    Thank you walalo, waxaan jeclaan lahayn inaad magacaaga noo raacisid markaad salaanta dhameysid, ogaansho malaha 2 sano iyo ka badan ayaan ku xirnaa waligaa magaacaga ma maqlin

  • @nasraismail4230
    @nasraismail4230 Před 2 lety

    Maashaa Allah tabarakallaah anigu xiligaas waxaan jeclahay inaan quraanka xafido waa xiliga oogu fiican ee quraanka laxafido walaahi waqtigaasu waa waqti cajiib ah subxaan allaah casharka aan qaban waayo ama aan xafidi waay habaynkii ama maalintii xiligaas hadii aad wax yar akhrido waan xafidi subxaan allaah ducadii rasuulkaa kudhacday waqtigaas illahayoow noosakhir

  • @hamzemarcoz1327
    @hamzemarcoz1327 Před 4 lety +5

    mzha Allah Keep Going pro omer👏

  • @mustafxasan2680
    @mustafxasan2680 Před 4 lety +4

    Mansha Allh
    JazakalaaH

  • @HassanAli-gs1ff
    @HassanAli-gs1ff Před 4 lety +3

    Masha allaah ustaad omar👌🏿👌🏿👌🏿

  • @islamicmedia3220
    @islamicmedia3220 Před 4 lety +2

    Masha allh
    Wllo
    Ilhay haa ku barakeyo

  • @caliciise4891
    @caliciise4891 Před 4 lety +1

    Masha allah kanalkan waan jeclahay noosi faaidey cumar jazakallah kheyr

  • @akukunana4895
    @akukunana4895 Před 4 lety +1

    Wllhi haddi dadka la dhaaho lacag aya lagu heeloya kalahada hhhhh qoof jiifanaya maajiirayo.wan ku salamay Omar

  • @prembosska2519
    @prembosska2519 Před 4 lety

    Wlhi waa barako iyo caafimaad guud ahaaneed kicida xiliga hore sbbo jira awgood tnx omer inshar

  • @wizzpremrufacinho3070
    @wizzpremrufacinho3070 Před 4 lety +4

    Masha Allah keep going my proH

  • @cabaasxuseenmuuse2209
    @cabaasxuseenmuuse2209 Před 4 lety

    Mahadsanid Cumar Inshaar,waan jeclaan lahaa in aad inoo soo gudbiso, buuga The 5 Am Calab, Caadooyinka dadka xilgaas ka kaca.

  • @enghaashi
    @enghaashi Před 4 lety +4

    Macalin Omar XafidullaH🙏🏼

  • @NSalah2006
    @NSalah2006 Před 3 lety +1

    Amazing! Wax kasta oo diintteena ILLAHAY noo sheegay waxa ku jirta xigmad wayn...... waqtigaas ka hor fajarka waa waqtiga ALLAH Subxaana wa tacaalana samooyinka hoose u soo dego oo yidhaahdo: Aaway adoomahaygii? Ayaa wax iwaydiisanayo? Shaki kuma jiro faaiidoinyinka hore u kicida ay leedahay. Mawduuc kaloo fiican, mahad sanid.

  • @ilyasilgrande4571
    @ilyasilgrande4571 Před 4 lety +3

    Asc
    Waxan ahaa arday sndki 2018 oo jamacada aya gaba gaba ii ahayd waxaan dhib ku qabay isku keenta wax aqriska iyo nolol maalmeedkayga kale, waxa dhacday maalin in wiil isku fasal ahayn ii soo raaco xaafadayda si aynu wax u aqrisano si wadajir ah, waxa dhacday mar ay ahayd 21:00 PM inuu seexdo waana la yaabay balse aniga wan sii waday aqriska ilaa 22:30 PM. kadib markan hurdaynay mudo aya waxa dhacday inu soo tooso wiilkii 3:00 AM , wuu ikiciyay anigo dhib sanaayo, aqriski ayan bilawnay wlh 4 chapters oo aan 3 maalin aqrin jiray ayan aqriyay oo aan fahmay, waxan weydiyay subixi inay caado u tahay iyo inkale wuxu igu jawabay ilaa iskulkeygi ila jamacada ayan sidan aha. runti wan la yaabay wiilkaas waana sababta fasalka uu ugali jiray kaalinta koowaad. wixi ka dambeeyay waxan bilaabay inan ana goor hore kaco waxayna ii noqotay caado. mahadsanid ayan leyahay sxbkeyga (keynan) hada wuxu wax ka barta malaysia.