Waqtiga | waa maxay waqti |

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho

Komentáře • 427

  • @YislamOmar
    @YislamOmar Před 6 lety +115

    mahadsanid. sxb

    • @liishtech5050
      @liishtech5050 Před 6 lety +3

      Yislam Omar mr omar gaf yar ayaa kadhacay wax wayna maahan.
      Waa dhanka afka un.
      Daqsiga 21 sano ayuu nool yhy.
      Lkn dib ayuu kasaxay

    • @caawiyeciiltirecali603
      @caawiyeciiltirecali603 Před 6 lety +2

      Wll haleeyga jaahil baxsho hadii aad awoodaan tixsigu ma labaatan iyo 21 sanabaa cimrigiisu mise 21 maalmood😍😍

    • @simraanali1393
      @simraanali1393 Před 6 lety

      +ibraahim ciise cali 20 malmod waye wll

    • @liishtech5050
      @liishtech5050 Před 6 lety

      ibraahim ciise cali asc.
      Sxb masaha llh
      Aniguba waan arkay lkn.
      Tan dambe ayaa saxan oo leh 21 maalmood.

    • @munahassanahmed7478
      @munahassanahmed7478 Před 6 lety

      Yislam Omar yilam

  • @suhanahpipeh7401
    @suhanahpipeh7401 Před 6 lety +165

    Waqtigu waa SHeYGa ugu QaaLiSaN NolOSHeeNa😻
    Yaa igu raacsan

  • @abdirisaakabokor5335
    @abdirisaakabokor5335 Před 6 lety +97

    Waqtigu waa muhiim

  • @hassanyusuf4747
    @hassanyusuf4747 Před 6 lety +37

    قال الله تعالى ( وإن يوما عند ربك كالف سنة مما تعدون ) صدق الله العظيم

  • @ibrahimwarsame3488
    @ibrahimwarsame3488 Před 6 lety +34

    The best Somali Channel ✋

  • @zakarieali6906
    @zakarieali6906 Před 6 lety +21

    اللهم صل وسلم وبارك عليه
    جزاك الله خيرا اخي العزيز

    • @jiprielade8093
      @jiprielade8093 Před 6 lety +2

      ogaansho runtii wakanaa aan wxpadan kafaaiiday

  • @Afroparturi
    @Afroparturi Před 6 lety +29

    Allaha ku xafido my bro waxana no so gudbisay shey muhim ah ✊

  • @dalmarshow7877
    @dalmarshow7877 Před 6 lety +8

    ma jirto hanti ka qaalisan oo aduunka taala, hadaad ka faaidaysato wuu ku anfici hadaad dayacdana waad khasaari aakhiro iyo aduunba.

  • @hoodoimaan2111
    @hoodoimaan2111 Před 6 lety +21

    Mnsh Allah wlo Alle ha
    Ku xafido jaska Allahu khyr

  • @Shiikhmeetaagan
    @Shiikhmeetaagan Před 6 lety +6

    Hadaad jeceshahy inaad waqtigaaga galiso daawashada muuqlada channelka #OGAANSHO Likets ii saara wllyal

  • @footBall-ji6gb
    @footBall-ji6gb Před 6 lety +29

    Ogaansho barnaamijkiisa wn xiseeya thanks wllky omer alle hku dayo

  • @habiibahussein415
    @habiibahussein415 Před 6 lety +22

    Shukran akhi

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 Před 2 lety +2

    Kusaliya rasuulkeena muxammad salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤

  • @yassinduhu
    @yassinduhu Před 6 lety +8

    First ogaansho inta iga dambesa like isaara please

  • @cabdirisaaqmohamed373
    @cabdirisaaqmohamed373 Před 6 lety +11

    Masha Allah

  • @zabnaayuusuf4155
    @zabnaayuusuf4155 Před 6 lety +2

    Yesss mnta #yislam anaa kasoo hormry

  • @nuurnaasir6404
    @nuurnaasir6404 Před 6 lety +6

    Asc mansha Allah jazaakalahu khayran waad ku mahadsantahay war bixinaha wax ku oolka ah shukran 🇸🇴 🇸🇴

  • @jeztola
    @jeztola Před 6 lety +63

    😍😍 love this channel

  • @Kororsoofficial
    @Kororsoofficial Před 6 lety +7

    Maasha alah sxb alaha ku xafido ajarna alaha kaa siiyo niyadaadana alaha wanaajiyo

  • @dojimohammed7796
    @dojimohammed7796 Před 6 lety +4

    "Hadii aad jeceshahay noloshada ha khasaarin wakhtigaaaga waayo wakhtiga ayaa sameeya nolosha"
    (Bruce Lee)

  • @abdifatahosman4090
    @abdifatahosman4090 Před 6 lety +11

    Cumar Inshaar dar Allaan kuu jecelahay wax badan ayaan kaa faa'iiday❤

  • @abdilahiahmed5521
    @abdilahiahmed5521 Před 6 lety +1

    Masha Allah macluumaad muhiim ah weeye walaal. Mahadsanid.
    Waxaan jeclaa walaal fikirada Cilmaaniyadda iyo waxay kusallaysantahay inaad wax ka diyaariso. Waxaan arkay dad badan oo Soomali ah oo la majare haabibanaayo, maaadama soomali badani qaadatay Iyada. Walaal adoo mahadsan.
    We love Ogaansho Channel.

  • @crisaaqsomali8357
    @crisaaqsomali8357 Před 6 lety +7

    Mahadsnid wllky Rabi ha ku garab gallo

  • @denboss5792
    @denboss5792 Před 6 lety +6

    Walaal karaamo mudan😍😍😍

  • @abdifitahmohamedabdi2451
    @abdifitahmohamedabdi2451 Před 6 lety +5

    Masha allah ogaansho
    Mahadsanid walaal
    First one

  • @apdullahicarab2461
    @apdullahicarab2461 Před 6 lety +75

    Hadaad jeceshahy inaad waqtigaaga ka faaidaysatid liketa isaar

  • @bisharabdiaziz1176
    @bisharabdiaziz1176 Před 6 lety

    Waqtiga waxa fican in ad ka faideysato inta ad ku mashquli laheyd waxyabo qiyali ah masha allah jasakalah qeyr abowe

  • @khadarmoha7295
    @khadarmoha7295 Před 6 lety +7

    Wakhtigu sidisaba wa inta adnoshahay hadba side ad uga faidaysato UN ba lagu eegaya waxad so qabsaty inta ad nolayd hi zxb Omar wad ku mahd santay inta ad naxasusisay n.a. wakhtiga

  • @mahedmareykan5329
    @mahedmareykan5329 Před rokem

    Still 2023 voice
    Waqtiga waa shay aad uqaaliya 😔

  • @mohamedadow5780
    @mohamedadow5780 Před 5 lety +1

    قال ابن القيم رحمه الله : الوقت هو الحياة

  • @qoojechannel9416
    @qoojechannel9416 Před 6 lety

    Walhi bili adamka sida duqsigu uu ugu fakirin waqtiga ayey ayagana ka yihiin walal omar aadba u mahadsantahy horey u soco😍

  • @alishabaancirre3584
    @alishabaancirre3584 Před 6 lety +1

    ManSha AllaH Sheikh Omar in Badan Waan JeclahaY WaqtiGeyGa in #OgaanSho Wax Badan uga Barto AxsanTu Abti

  • @abdim.m.q3127
    @abdim.m.q3127 Před 6 lety +8

    Channelkan Ogaansho waxbad baan ka faaiidnay intii igu raacsan farta taag 'like'

  • @sacadmoussa4
    @sacadmoussa4 Před 6 lety +11

    Faaido hada rabto imow halkan 💖 noolow. Omar insharow

  • @moaddow4347
    @moaddow4347 Před 6 lety +10

    Thnkz bozz inkaztoo aan exam ku jirno
    Inta exam ku so socota like ii saara baL

  • @Macalimow48
    @Macalimow48 Před 6 lety +2

    Mahasanid walal illaahay haku xafido runtii aad ayaan ugu farxaa markaan arko video aad leedahay 👍💚 Hore u soco

  • @MaanHassan10
    @MaanHassan10 Před 6 lety +7

    Masha allah sxb hore u soco waxaan ka codsanaa inaa barnamij noga soo diyaariso gobolka kashmiir oo u dhaxeeyo India iyo Pakistan mahadsanid bro

  • @osaameshariif2432
    @osaameshariif2432 Před 6 lety +3

    Mahadsanid omar WE LOVE OGAANSHO CHANNEL

  • @saidabdulahiabshir9458
    @saidabdulahiabshir9458 Před 6 lety +1

    thanks Omar insher جزاك الله خير جزا

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi597 Před 6 lety +3

    Waad ragray sxb maanta anaa ugu soo horeeyay

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed8832 Před 3 lety +1

    Waa barnaamij aan dhoor jeer kusoo ceshto, aad ayaan kaaga faaidney,
    Baraka Allahu fiyk Cumaroow

  • @HDirie
    @HDirie Před 6 lety +1

    بارك الله فيك

  • @najaxinajiinow5390
    @najaxinajiinow5390 Před 6 lety

    Wac walalka ogaansho wad mhadsanthy waxan ka cidsanaa in ad inoo soobadisid tariiqda saxabada iyo rususha allah iyo halgamayaashii islaamka in sha Allah hadad aragto fariinteyd mahadsanid

  • @ibrahimali827
    @ibrahimali827 Před 6 lety +1

    Tusaalaha dukhsiga ayaan aad ugu qoslay

  • @pesplayer9247
    @pesplayer9247 Před 6 lety +1

    omar iinshaar mahadsanid wll

  • @cabdibarre2268
    @cabdibarre2268 Před 6 lety +1

    aad iyo aad ayaad uhasan thy walal feeska yutuubka meel welba wan kadaawada omar inshaaar hor cusod wanaagsan

  • @ayuubsaciid3157
    @ayuubsaciid3157 Před 6 lety +3

    Cimaamad ku tuur waaye this channel❤

  • @hadaf3629
    @hadaf3629 Před 6 lety +1

    wllhi ilaahay umuusan abuurin waqtiga dheeldheel ....macalin Cumar aad ayad u mahadsantahy macluumad qiimo badan ayad inasiisay..ilahay darsi wanagsan hanooga dhigo

  • @engabdikareemimaan8637
    @engabdikareemimaan8637 Před 6 lety +4

    Ilaahey danbigaaga ha dhaafe komentigan pin garee

  • @mascudempire9925
    @mascudempire9925 Před 6 lety +7

    Mahadsanid Macalinka #OGAANSHO
    Horay u siisocoh

  • @mohammedismail9328
    @mohammedismail9328 Před 6 lety

    Jazakala Allah khyr wll
    Asxaabta iisoo duceeya xaalad adag ayaan ku jirayaa Alle hamigaa iyo warwarka i haya inuu Alle iga kor qaado ani intii muslimiinaaba Aamiin yaa rabi

  • @xlcy.9437
    @xlcy.9437 Před 6 lety +5

    Mahadsanid wll ❤️

  • @ifraaxcabdiraxmaan1204

    mnsha allh wll jazakalah wlhi waa tusaloyinfcn alle hanagu hadeeyo khyrka Adna cilmiga iyo caqligaba allaha Ku barakeyo

  • @hamzeobsiiye9421
    @hamzeobsiiye9421 Před 6 lety +1

    Mudane cumar inshaar run ahaantii abaal wayn baanu kuu haynaa aniga iyo walaalaha kaleba
    Alle caqliga iyo cilmiga iyo cimrigiba haku barakeyo.

  • @yassinnc
    @yassinnc Před 6 lety +3

    Well done bro thanks!! You doing a great job

  • @abshirjama986
    @abshirjama986 Před 6 lety

    Manta waa jumco aanu kuwada salino xabiibkena scw

  • @yoonisthanks6988
    @yoonisthanks6988 Před 6 lety +1

    Maskax kobciye omar #ogaansho alle ha ku xifdiyo akhiro iyo aduunba

  • @abdishakuralidhaqane1169
    @abdishakuralidhaqane1169 Před 6 lety +2

    Marar badan ayaan is weydiin jiray marka aan seexdo habeenki sababtu waqtigu ugu yaryahay maalintii . Mararka qaar markii leey kacsho waxaan dhahaa war mar dhaw leenba seexday . Waqtiga waa cajiib

  • @xamarproduction3404
    @xamarproduction3404 Před 6 lety

    Masha Allah walaalken omar Allah hakaa ajar siiyo

  • @mrosman5310
    @mrosman5310 Před 6 lety

    Omar inshar walaal waxaan ilaahey kaaga rajaynayaa guul iyo hor'umar weyn inuu ku gaarsiiyo

  • @cilmicali3684
    @cilmicali3684 Před 6 lety

    Mashallah yaa mucalim wixii kaa maqan allah kubaro si anagana aad noo bartid

  • @aishaabdirahman2189
    @aishaabdirahman2189 Před 6 lety +1

    Mahadsanid walaal wax badan ayaan kaa faaiiday wlhi.

  • @diamondboy2543
    @diamondboy2543 Před 6 lety

    Masha allah walalkeen I love this channel OGaansho

  • @kinggoley5189
    @kinggoley5189 Před 3 lety +1

    2021 haad dawansso muuqalkan lke

  • @gaboose114
    @gaboose114 Před 6 lety

    Allaha kaa ajarsiiyo sxb sida aad noogu so gudbisey warbxintaan ka hadlaysa watiga iyo xaaalkiisa

  • @shaafi_y
    @shaafi_y Před 6 lety +2

    thnks brother..
    allh keep you.

  • @mustafecoddeyproduction891

    Allah haku barakeeyo wllo qaali
    Waxaan ka maqnaa 1bil
    Khadka waan kuu xiisay

  • @majaajilotv5615
    @majaajilotv5615 Před 6 lety +18

    178 qof iga,horeysaa maanta wala iga hormary

  • @xalkaadanahaadanaha1984

    maashllh ilaah aqoontaada hakoo siyaadiyo jazaka allahu kheyra

  • @qurxinoloshaada4572
    @qurxinoloshaada4572 Před 5 lety

    Wakhtigu waa daqiiqadaha, saacadaha, maalmaha, bilaha, sanadaha,uu qofku noolyahay

  • @caawiyeciiltirecali603

    Maasha Aalh wllkey
    Ifka raaxo ku noolaaw
    Aakhirana Jano😍😍

  • @mohmetrooble5002
    @mohmetrooble5002 Před 5 lety +1

    Waynu la nassib badanahaY dadka ilahay aanu waa fajin khayrkan ilahay haynu u mahad naqno alx🤲

  • @mohammedhassan5692
    @mohammedhassan5692 Před 6 lety

    Masha Allah page ka Ogaansho waad mahadsan tihin sida nogu faaideysen

  • @kawaranhaddii4268
    @kawaranhaddii4268 Před 6 lety +1

    Mahadsanid bro.

  • @ayaanabdi5064
    @ayaanabdi5064 Před 6 lety +1

    Mahadsanid walal sida aad noogu soo gudbiso wax yabaha fa,idada leh

  • @mukhtarianfx5517
    @mukhtarianfx5517 Před 5 lety +3

    The time important for us 😍😍

  • @farhantaffo1851
    @farhantaffo1851 Před 6 lety +1

    shukran zhp

  • @dahirhashi2483
    @dahirhashi2483 Před 5 lety +1

    Thanks walal waxbadan ayaan kaa faaiiday

  • @amenmohamud4920
    @amenmohamud4920 Před 6 lety

    Waad mahadsan tay wllo aad baanu kaaga faaa idne alle miisaanka xasanaadka hakuugu daro

  • @hajjizeykol98
    @hajjizeykol98 Před 6 lety +2

    Really alwayz am 50 VIEWER👏WELDONE SXB MR INSHAR

  • @mukhtarissa9333
    @mukhtarissa9333 Před 6 lety

    jiritaan kaagu waxa uu qayb ka yahay waqtiga dunida ma jiro waqi lawada leeyahay qof walbo isaga ayaa kiisa leh marka ay tiisa dhamaatana wuu dhamaanaya. tusaale "shamac hadaad shido waxaad la socotaa inuu iftiin kuu noqonayo ololka dusha sare eeshamaca ka baxaya soo ma ogid hadii uu shamacu dhamaado in uu ololka ama ilaysku dhamaanayo" xaqiiqatan waa saas oo kale waqtigu Allah haynaga yeelo dhamaan teen kuwo ka faa'ideeya waqtigooda. wallal Aadbad Umahad santahay Omar Ishar

  • @xuseencumar7577
    @xuseencumar7577 Před 6 lety

    Mashallah waa noo faa iidesee alle hakuu faa ideeyo wll

  • @abdikayse4847
    @abdikayse4847 Před 6 lety +3

    15 mint 221 View 96 like 3 dislike
    Walal omar inshar horey usoco

  • @kawakawa4726
    @kawakawa4726 Před rokem

    Maa Shaa Allah muuqaal wanaagsab

  • @synbabdiadan9125
    @synbabdiadan9125 Před 6 lety

    Subxanallaaah Illahow Waqtiga Nooyasir

  • @muzapmohamett7977
    @muzapmohamett7977 Před 6 lety

    Alle hakula garab klo inaad wax cusub noo soo turjunto

  • @doctoranasmohamed2502
    @doctoranasmohamed2502 Před 6 lety

    Mashaa Allaah walaal qaali waad ku Mahadsan tahay sida Quruxda badan 🌹 aad nagu Faa'ideysay waxaan kale salaan sharaf badan u dirayaa inta ku xeran channelka ogaansho

  • @abuhurayra3972
    @abuhurayra3972 Před 6 lety +1

    Mahadsanid wll omar

  • @ibrahimali827
    @ibrahimali827 Před 6 lety +1

    Wakhti ( waqti) waa wax aad ku cabiran karto noloshaada dhinac kasta

  • @soolmediasool6499
    @soolmediasool6499 Před 6 lety +4

    Walaal macaan waxaan kaarabnaa inaad macluumaad kusaabsan dalalka g20 ee calamka ugu dhaqaalaha badan sida ay ukaladhaqaalabadabyihiin islamarkaasna ukala horeeyaan adiga oo aad iyo aad baad umahadsantahay

  • @queenmiiram970
    @queenmiiram970 Před 6 lety +1

    ma shaa Allah walal jazakallah khayr

  • @beeroolefarmer2353
    @beeroolefarmer2353 Před 6 lety +1

    Allah haka abaaliyo wll Onar jazakalahu khair

  • @amranabdukadir2686
    @amranabdukadir2686 Před 6 lety

    Masha allh waqtigu waa qali

  • @burakobte146
    @burakobte146 Před 5 lety

    Masha allh sxb mcn ilahay danbigada hadhafo😍

  • @Dalmacaanshe10
    @Dalmacaanshe10 Před 6 lety

    Mahadsanid ogaansho nooso badi barnaamijyada noocan oo kale

  • @sheekooyinmaqalah8490
    @sheekooyinmaqalah8490 Před 6 lety

    barnaamijkan wa midka mid ah kuwa ugu wanaagsan aad noo soo diyaarisay bruh sare kaliya ajir niyeyso waad hele insha allaah

  • @Zayd-gk6ii
    @Zayd-gk6ii Před 4 lety

    Wll cumaraw wakhtiga waxa la yidhaa af-somali (AMMIN)

  • @cabdiraxmancabdiraxman7968

    Muhimada waqtigana waxaa ku tusaya allah ayaa in badan ku dhaartay

  • @falishp7189
    @falishp7189 Před 6 lety

    MAansha allh runtii daruusta aadbay iibadashaa shugran wll ka noosoo gudbiya

  • @aliabdi7179
    @aliabdi7179 Před 6 lety

    I love this channel from Djibouti .runtii wa chanel xikmad badan.like saara