Video není dostupné.
Omlouváme se.

Maxaa Ku Dhexmaray Muqdisho Md Hore Farmaajo Iyo Sh Umal

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 07. 2024

Komentáře • 11

  • @abdulahiartan4091
    @abdulahiartan4091 Před měsícem +4

    ❤❤❤❤❤

  • @AboweAdo
    @AboweAdo Před měsícem

    ماشاءالله تبارك الله.

  • @zahrahassan5808
    @zahrahassan5808 Před měsícem

    Salaama Calaykum walaalaha Soomaaliyeed daawadey ama daawan doona barnaamijkaan,
    sheekha waan bokaadinayaa howsha uu qabtey intii kale ee reer Hiiraan ugurmatey;balse waxaan jeclaan lahaa inla weydiiyo maaxay culumada,ganacsatada iyo dhamaan waxgradka uga aamuseen markey Masiibadii weyneyd ayka dhacdey gobolka Gedo oo ay biyihu maansheeyeen?

  • @user-rd7xe5rn2t
    @user-rd7xe5rn2t Před 14 dny

    Sheekh umaloow adeer haday soomaali walaalo tahay maxaad ugaseexateen hadaatihihiin culumada onaad ugurmataan buundooyinkii burburay ee gobolka gedo iyo fatahaadihii iskuxigxigey eekadhacay g gedo reer gedo miyaanay soomaalida aad walaashanaysiin eeysan kamid ahayn

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před měsícem +1

    maxaa uga jawaabi weyde markii lagu dhahay nabiga c/s/w aad caayse? sheeka kale aad gashay ilaa hadana maadan ka jawaabin taas meel kasta oo llaguugu arkana waalaguugu weydiinaa taas ogoow cafis malaha taa

    • @CabulahiXarir
      @CabulahiXarir Před 22 dny

      Aamus jaahil sheikh umal wuu caddeeyay xadiith iyo daliil buu ukeenay

  • @user-pv8it4gg3m
    @user-pv8it4gg3m Před 22 dny +1

    Wahabi dawa shabad leh lagama yawayo inad imadid nairobi

  • @YacinAbdillahi-nc4gi
    @YacinAbdillahi-nc4gi Před 21 dnem

    Et