Dhalma Doon Umul Kheyr Maxa Ku Dhacay??

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024
  • Dhalma Doon Umul Kheyr Maxa Ku Dhacay??

Komentáře • 1K

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 Před 25 dny +20

    Allah cafiyo umul khayir Allah cafiyo amiin ya rabiii ha lo duceyo gabadha yes umul khayir ban sugayina

  • @user-xl2tb5qy4q
    @user-xl2tb5qy4q Před 25 dny +21

    ilahey hacafiyo umul kheyr hanosiwado iyado nabad ah hanoso cilayo Aamin

  • @sabaadismaacil5067
    @sabaadismaacil5067 Před 25 dny +9

    We Waiting Umulkhayr Viva Team Umulkhayr Allena Ha Caafiyo Walashen🤲

  • @naimaqurux8709
    @naimaqurux8709 Před 25 dny +3

    Umul khayr allha cafiyo walal abdishukri aniga umul khayr ayaan rabnaa

  • @Umalkhayr99
    @Umalkhayr99 Před 25 dny +7

    Walaasheyn umalkhayr ban sugayna cafimaad ban u rajenaya wllshay umalkhayr insha allaah no so labo ado nabad

  • @AmiinDaacadAd
    @AmiinDaacadAd Před 25 dny +2

    Asc Cabdi Shukriyow Riwaayadda aad baan ula socdaa Umul kheyr Allaha caafiyo 😢 wllhi Umul qaybta ay kaga jirto aad baan uladhacay maxaa yeelay naxariista, masha allah Haddana allaha caafiyo waayo shaydaanka ayaan xanuusan insaanku wuu xanuunsadaa marka allaha caafiyo { Qofwalba oo xanuunsana Allaha caafiyo 😢 🤲🤲 }

  • @SacdiyoCismaan-kq3td
    @SacdiyoCismaan-kq3td Před 25 dny +3

    Umul qeyr baan sugeynaa allah ha kucaafiyo

  • @bakarofficial5344
    @bakarofficial5344 Před 25 dny +4

    Umul kheer allaha cafiyo waa qof naxariis badan

  • @shiremoahmedaapl1604
    @shiremoahmedaapl1604 Před 25 dny +5

    Allaha caafiyo umul kheyr sister

  • @user-xo2pu9nr7z
    @user-xo2pu9nr7z Před 25 dny +2

    Allha caafiyo umulkheyr wan sugeynaa 🥺

  • @user-xs4eh4pt1y
    @user-xs4eh4pt1y Před 25 dny +20

    Walhi umulkheer ban raba shaqsi anateyda 😢Alle hano cafiyo 😢

  • @aragsan2962
    @aragsan2962 Před 25 dny +2

    Umulkhayr ba sugayna insha Allah ilahay ha cafiyo 😢❤

  • @mohamedjelle7879
    @mohamedjelle7879 Před 26 dny +16

    Illahi ha caafiyo umul khayr
    Continue the film lakin we need umul khayr
    Thanks you

  • @mlielan2459
    @mlielan2459 Před 25 dny +1

    The way umulkhair acting her role were amazing

  • @hassansigad7561
    @hassansigad7561 Před 25 dny +4

    Ilaahay ha caafiyo umalkhayr waan sugaynaa mahadsanid cabdishukrey

  • @CabdisalaanSalaadmaxamed
    @CabdisalaanSalaadmaxamed Před 25 dny +2

    marka hore allaha caafiyo marka labaadna aan u duceey no marka sedexaadna waxaan codkega kubiirinaa datka sugaaya umul kheeyr waayoo mar hadeey umul kheeyr xanuun santahay waaina la ixtiraamo oo la hakiyo filimka ugu dambeen allaha caafiyo umul kheeyr 🤲aamiin

  • @Hiddomedia1
    @Hiddomedia1 Před 25 dny +7

    Umalkhayr sugaynaa allah haw fudaydiyo oo muraadkeeda haw sahlo waa inanta meeshaba xarakaad ka uyeelaysaye🙏👑

  • @user-pi5dr7ep1h
    @user-pi5dr7ep1h Před 25 dny +1

    Allah ha caafiyo our sister
    Keep going, life goes on

  • @maryaimosman222
    @maryaimosman222 Před 25 dny +3

    Ilahay ha caagiyo Umalkhayr iyo inta buktaba

  • @AaminaUpthi
    @AaminaUpthi Před 25 dny +2

    Umul khayr baan sugaynaa alle ha caafiyo

  • @Walalnm
    @Walalnm Před 25 dny +3

    Inshallah Allah give her quickly recovery if she is sick 😢

  • @XaawoMuuse-q5z
    @XaawoMuuse-q5z Před 25 dny +4

    Allh hacafiyo umulkhayr waa sugaynaa

  • @DahabmahadDahabgamadiid
    @DahabmahadDahabgamadiid Před 25 dny +7

    Maya sii wadaa umul kheyr naa alhaa cafiyo walhi wan u xiisnaay ❤😢

  • @user-dh4qs6lb2g
    @user-dh4qs6lb2g Před 25 dny +4

    Fadlan noo sii wada. Umul Khayran Illahay ha caafiyo.💕

  • @marwodumar
    @marwodumar Před 25 dny +4

    Allaah swt ha cafiiyo walashan ummul kheyr ❤❤ aniga waxaa raba ummul kheyr ❤

  • @user-vl3vy6nk8l
    @user-vl3vy6nk8l Před 25 dny +3

    Allh ha caafiyo wllsheen umul qeyr

  • @sagalahmed3079
    @sagalahmed3079 Před 25 dny +5

    Umul Khayr baan sugeynaa inasha Allaah.....Alle ha soo nabad celiyo ❤ Film ku dhadhaan ma leh la,aantee wale

  • @RaaxoXirsi-r9f
    @RaaxoXirsi-r9f Před 25 dny +4

    Allow cafimaad ha ku siiyo sister umkhayr ❤😢

  • @user-oe7on7ss4b
    @user-oe7on7ss4b Před 25 dny +2

    umul they're cafimad Tam ah allha siiyo walasheen insha allh wan sugeynaa

  • @user-ok4mb6ch8o
    @user-ok4mb6ch8o Před 26 dny +9

    Maya inoo wada filimka wllyaa ilahay hasoocafiyo wll. Ayadoo nabada ilahay hanookeen umuqer ❤❤❤❤

  • @user-mb7gq6vm5t
    @user-mb7gq6vm5t Před 25 dny +2

    Ilaahey hacaafiyo umulqeyr

  • @user-dd3sy3jl1b
    @user-dd3sy3jl1b Před 25 dny +3

    Umalkeir baan sugayna inshallah allah cafiyo ❤❤❤

  • @QadroXasan-cf5pu
    @QadroXasan-cf5pu Před 25 dny +2

    Allaha caafiyo wallahi sisaxa uma arkin umul kheyr waa jeclahay walaashey ee siiwada waa caadiye

  • @hodanfamillychannel
    @hodanfamillychannel Před 25 dny +3

    Alla masugugi karnee noo siiwada ilaahy hasoo nabad celiyo🎉🎉🎉

  • @bintusalaf9488
    @bintusalaf9488 Před 25 dny +2

    Ilahy ha caafiyo 🤲🥺 umalkhyr waan jeclhy wlhi 🥺waana sugaynaa

  • @UmuSara
    @UmuSara Před 25 dny +3

    Ilahay ha cafiyo cafimad dag dag ah

  • @RwdhaAdam
    @RwdhaAdam Před 25 dny +1

    umal khayr ilahay hano cafimad fiyo allhuma ammin 🤲

  • @hayadosman7004
    @hayadosman7004 Před 25 dny +2

    Allah cafiyo Umul khayir amin ya rabi incha-allah

  • @SokoreeyAli
    @SokoreeyAli Před 25 dny +1

    😢😢😢😭umar khayr ilahayow cafimad dag dag sii yaa rabi danbi dhaf ugu dhag ayado cafimad qabto so celi adayad sugeynaa

  • @user-xh3pd4il3l
    @user-xh3pd4il3l Před 25 dny +2

    Allah ku cafiyo wlshey umaqar suda Amin Amin ❤❤❤❤

  • @bilanbarwaqonline8220
    @bilanbarwaqonline8220 Před 25 dny +2

    Umol khayr ayiaan rabnaa oon suugayna ❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢 ilahaay haa cafiioo inshallah ❤❤❤

  • @barwaaqomaxamed4033
    @barwaaqomaxamed4033 Před 25 dny +3

    Alle ha cafiyo umulkhayr❤ welcome ayaan halgan❤ halawado riwayada team qasaal.

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu Před 25 dny +3

    Magacageega iyo halgama nimideda migiim Maha umal khyr jiliinkeeda fiicna allah allah hasoo caafiyo

  • @sahracadanxubey1929
    @sahracadanxubey1929 Před 25 dny +2

    Ilaah ha cafiyo yarabi umu kheer

  • @awessufi1031
    @awessufi1031 Před 25 dny +1

    Ilaah ha caafiyo umulkheer. Please pause intill umulkheer coming back thanks.

  • @user-xd1bc2rs7j
    @user-xd1bc2rs7j Před 25 dny +3

    Naga joojin intay imanayso umul khayr ❤❤❤

  • @Ahdaafta
    @Ahdaafta Před 25 dny +1

    Mahadsanidin. Umal khair ayuu kuu qurxona. Sasan ubahanay in umal khair lasugo.alle haa cafiyo umal khair

  • @user-qi7wn9ln1p
    @user-qi7wn9ln1p Před 25 dny +2

    Allah caafiyo umul khayr baan sugaynaa 😢🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @Juwiriyosiciid
    @Juwiriyosiciid Před 25 dny +1

    Umul khayr ban sugaynaa iyadaa xadaarad badnayd alle hanoo caafiyo aamiin aamiin

  • @SiikaweAdan-ey7xv
    @SiikaweAdan-ey7xv Před 25 dny +1

    Wlhy umulkhayr❤❤❤❤ ban sugaya maba dawado khilqada anay ku jirin allah ha caafiyo wllshy qurux

  • @RodaAbdi-vd7xb
    @RodaAbdi-vd7xb Před 25 dny +3

    War heedheee wlll shurudaha adlatimadey wa adegyihiin. Riwayda nowada gabdha cusubna wa sodhaweyneynaaa❤❤❤❤❤

  • @YaxyeXasan-p1j
    @YaxyeXasan-p1j Před 25 dny +1

    Illaahay haa noo cafiyo waxay jeecashahana allaha siiyo

  • @mohamedjelle7879
    @mohamedjelle7879 Před 26 dny +21

    Let's wait umul khayr

  • @FarhiyaXassan
    @FarhiyaXassan Před 25 dny +1

    Allow cafimaad ha ku siiyo sister umkhayr😢😢

  • @Zuhayramuxumed
    @Zuhayramuxumed Před 25 dny +5

    Umul khayr baan sugaynaaye alah cafiyee adoo nabada soonoqo huno qaliyeey

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 Před 25 dny +3

    Umul kheer ayaan rabna illahy muradkeda oo kheer ha siiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rashkacaliyow1196
    @rashkacaliyow1196 Před 25 dny +2

    Umul kheyr ayaan sugeynaa Rabi caafimaad hasiiyo inshaa,alah

  • @user-yc5xl2bc1z
    @user-yc5xl2bc1z Před 25 dny +1

    Asc allah hacafiyo umulkhayr ayaan sugayna

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 Před 25 dny +2

    Allah ha cafiiyo walshayni

  • @shukrimohamed7738
    @shukrimohamed7738 Před 25 dny +1

    Allah ha cafiyo walashen umul kheyr wan uxisnay runtii❤❤❤

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 Před 25 dny +3

    Waa sax waada shaqeynta wll mahadsnidiin dhamatiina.
    Hooyo la aan waa hoyla anan waa runta wll aniga aya dareemahay o Hooyo la an ku soo korey 😢😢😢😢😢
    Allah unxariisto dhaman 😢😢😢

  • @AyanAbdi-g2d
    @AyanAbdi-g2d Před 25 dny +1

    Allah haku caafiyo wllshen umul khayr

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 Před 26 dny +3

    Ilaahay ha caafiyo umul khayr aamiin

  • @fadumoabdulkadir05
    @fadumoabdulkadir05 Před 25 dny +2

    Filinka hanaga istaajin ee sidiisa ku wad umulkhayr na allaha caafiyo gabadhana hanoo sii wado hada umulkhayr badalaysa muhiim maaha

  • @umuabadi
    @umuabadi Před 25 dny +3

    Maasha allaah. C shugriyoow. Wll. Umul qeyr iyo. Gabadha’s. Kale. Waa noo. Siman yihiin. Godabna. Magaleeyno. Laakiin. Umal qeeyr. Wuu kuqurxoonaa. Filika. Waayo. Waa laqabsanay

  • @kiranpath7033
    @kiranpath7033 Před 25 dny +1

    Please do season 2 we will wait for UMUL KHEYR.
    Illaahey ha caafiyo walaashayo.
    Umul kheyr Salaan sare.❤❤

  • @Buya1986
    @Buya1986 Před 25 dny +2

    Umel Qeyr ayaa sugeenaa.
    Walaasheyn waad caafimaadi Insha Allah . Soo laabo Adigoo Caafimaad qaba. Ameen

  • @galadoalii7832
    @galadoalii7832 Před 25 dny +2

    Ya rabi allow no cafi umul khayr Qurux🤲 anou iyad raba umul khayr ❤❤❤

  • @nimcomaxamed2807
    @nimcomaxamed2807 Před 26 dny +21

    Umul Khar filinkaan iyadaa macaaninjirtay
    Inta igu raacsan leeg

  • @AraksanHassan-in1ng
    @AraksanHassan-in1ng Před 25 dny +1

    Umul khayr baan sugaynaa alah cafiyo aboo nabada soonoqo hn qaliyeey❤❤❤❤❤

  • @rahmakairehrahma7933
    @rahmakairehrahma7933 Před 25 dny +2

    Allah cafiyo umul khayr waan sogayna

  • @CadooweIinshaar
    @CadooweIinshaar Před 25 dny +2

    Allaah ha caafiyo jiliin macal dhab labadiiba way aaday allaah ha caafiyo umul khayr waxaan sugaynaa umul khayr

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 Před 25 dny +3

    Maya wll umul kheyr allah caafiyo o nabad ahku soo celiyo wll. E filmka ha socodo.

  • @dajiyamustafe909
    @dajiyamustafe909 Před 25 dny +2

    Allah hacfiyo umal khyr 😢waan sugynaa

  • @dhaganesiyaddade5142
    @dhaganesiyaddade5142 Před 25 dny +3

    Allah acafiyo umulkheir ansugena

  • @AbshirocaliMaxamuud-n3f
    @AbshirocaliMaxamuud-n3f Před 25 dny +1

    Allah ha cafiyo walaashey

  • @hodanomar6432
    @hodanomar6432 Před 25 dny +3

    Allhe hacFiyo walshay ulakhYr wan sugayna

  • @ubaxabdullah8864
    @ubaxabdullah8864 Před 25 dny +1

    Ma.alla umul khayay dadku jecela umulkhyr nasiib badledahy intasoo dad oo ku jecel baad haysata waxlo dhigo mlaha mashalaah quluubta umada somaliyeed bad kabsaty I love you umulkhyr

  • @user-he8wh9vk9v
    @user-he8wh9vk9v Před 25 dny +3

    Allah hafiyo umulkheyr

  • @xasanaadan7019
    @xasanaadan7019 Před 25 dny +2

    Umul Khayr ayaa ku leh,xagga metellaadd,suureynta iyo naash-naashidda Riwaayadda,sidaa darteed hala sugo ayaan leeyahay,haddii ay macquul rahay.. umul kheyrna caafimaad iyo bash-bash Alle ha ku soo celiyo. M a h a d s a n I d

  • @umuabadi
    @umuabadi Před 25 dny +4

    Walaasheen muraadkay. U aaday. Hindiya. Allaha. Usoo. Saqiro.
    Wll hooyo. Iyo. Aabe. Isku meel magalaan. Hooyada. Qaaliya

  • @hiboumuamin4891
    @hiboumuamin4891 Před 25 dny +2

    Umulkhayr baan rabna alleh cafiyo walashay qurux

  • @LovelyBeachYoga-ze9rv
    @LovelyBeachYoga-ze9rv Před 26 dny +6

    Umu qeyr kena allaha cafiye😢

  • @user-fp1qs8pj4w
    @user-fp1qs8pj4w Před 25 dny +1

    Umul khair allah caafiyo waan jeclen walasheen ❤❤❤❤❤

  • @MAANOCABAAS
    @MAANOCABAAS Před 25 dny +3

    Umulkhyr ban sugeyna alha cafiyo🤲🤲

  • @yazidmuslim8935
    @yazidmuslim8935 Před 25 dny +1

    😢waanu jecelnahay oumalkhaire allaha caafiyo inshaa allaah

    • @yazidmuslim8935
      @yazidmuslim8935 Před 25 dny +1

      Aniga shaqsi ahaan waxaan jeclaan lahaa in aan sugno soo laabashada oumalkhaire sababtoo ah atariishada cusub ma laha ficil la mid ah ama uur wanaagsan.😊
      iga raali noqo hadii aad fahmi kari weydo qoraalkayga af-soomaaliga sababtoo ah ma aqaan sida wax loo qoro laakiin si fiican ayaan u hadlaa🇩🇯

  • @AbdullaahiabdihKaraama
    @AbdullaahiabdihKaraama Před 26 dny +3

    Cabdi shukri umul kheer baan sugaynaa

  • @FartuunCabdulahi-b1w
    @FartuunCabdulahi-b1w Před 25 dny +1

    Allah cafiyo umul kheyr ayan sugeynaa

  • @HadiyaAbdiraxman-si7om
    @HadiyaAbdiraxman-si7om Před 26 dny +4

    Waynu sugaynaa inshallah caafimaad tama allaah ha siiyo😢❤

  • @deeqosheikh4150
    @deeqosheikh4150 Před 25 dny +1

    Masha Allah horay u socda tim qasal ❤❤❤❤ umul qeyr away

  • @UbaxcabdiCumar
    @UbaxcabdiCumar Před 25 dny +3

    Umul kheyr ayan raba allah ino cafiyo wlshy an tagero❤

  • @DeeqoMohamud-c5o
    @DeeqoMohamud-c5o Před 25 dny +1

    Allha cafiyo walashen adiguna waan idiin salamayaa iyo tiimkada ookamit yahay xaynoosh

  • @user-ss5kj9rx6f
    @user-ss5kj9rx6f Před 25 dny +3

    Umulkhayr baan sugynaa Allaha caafiyo filimkaa cusub noo sii bilaaba

  • @kralicececek2129
    @kralicececek2129 Před 25 dny +2

    Umu kheyr Allah caafiyo ❤
    Lkn iyadan rabnaa walasheyn 😢

  • @zainabyassin4993
    @zainabyassin4993 Před 25 dny +3

    Allah hacafiyo walasheen umlkhar aamiiin aamiiin aamiiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @hawo1198
      @hawo1198 Před 25 dny

      Waligay ma arag qof isku magac nahnay huuno xge jooogtaa😂 waaba khasab inaa ku bartee

  • @user-jx4wb8wv4v
    @user-jx4wb8wv4v Před 25 dny +1

    Markaa hora waxan uu ducaynaya walashay umulkahr intaaa kadib filmku dhadhan male umlkahr laaa aantede iyadaa ayaan sugaynaa inshaa alaha sonoqo adoo nabadaa anaa wan kuu sugaya umul ❤❤ frm de jibouti

  • @user-ss2dv8gi8h
    @user-ss2dv8gi8h Před 26 dny +3

    Umul khayr baan Sugaynaa 😢😢😢😢

  • @XaliimaJiinowXasan-q7l
    @XaliimaJiinowXasan-q7l Před 25 dny +1

    Allah ha caafiyo umul kher

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 Před 26 dny +4

    Diyaarbaan unahay ayaan halgan mujaahidadeena❤❤❤❤

  • @AyaanCaliXiirsi
    @AyaanCaliXiirsi Před 25 dny +1

    alle ha caafiyo wllsheen. Umulkhayar ha soo celiyo