Dunida Maanta
Dunida Maanta
  • 15
  • 67 558

Video

Sh Uma Si Cajiib Ah U Amaanay Madaxweynaha Turkiga Erdogan Daawo
zhlédnutí 1,3KPřed 16 hodinami
Sh Uma Si Cajiib Ah U Amaanay Madaxweynaha Turkiga Erdogan Daawo
Sh Umal Fariin Aad Muhiim Ah U Diray Madaxda Dalka
zhlédnutí 597Před 14 dny
Sh Umal Fariin Aad Muhiim Ah U Diray Madaxda Dalka
Sh umal tusaale cajiib ah u soo qaatay madaxweynaha rwanda bal daawo arin muhiim ah madaxda somalida
zhlédnutí 7KPřed 21 dnem
Sh umal tusaale cajiib ah u soo qaatay madaxweynaha rwanda bal daawo arin muhiim ah madaxda somalida
Sh Umal Si Aan Horay Loo Arag U Garab Istaagay Ibrahim Ciyow Ninka Suufida Ka Qeylisiyey
zhlédnutí 586Před měsícem
Sh Umal Si Aan Horay Loo Arag U Garab Istaagay Ibrahim Ciyow Ninka Suufida Ka Qeylisiyey
Dhacda Lama Filaan Ah Arday Somaliyed Halis Badan Gashay~Sh Umal
zhlédnutí 1,2KPřed měsícem
Dhacda Lama Filaan Ah Arday Somaliyed Halis Badan Gashay~Sh Umal
Gabdha Ka Yimid Yurub Sh Umal Kaga Yaabsaday Xajka Arin Qosol Badan Daawo
zhlédnutí 737Před měsícem
Gabdha Ka Yimid Yurub Sh Umal Kaga Yaabsaday Xajka Arin Qosol Badan Daawo
Nin Somali Ah Arin Yaab Badan Ka Sheegay Diinta Islaamka Bal Daawo~Sh Umal
zhlédnutí 742Před měsícem
Nin Somali Ah Arin Yaab Badan Ka Sheegay Diinta Islaamka Bal Daawo~Sh Umal
Reer Galbeedka Saxarada Iskama Dhaqaan Arin Yaab Badan Bal Daawo~Sh Mustafe
zhlédnutí 950Před měsícem
Reer Galbeedka Saxarada Iskama Dhaqaan Arin Yaab Badan Bal Daawo~Sh Mustafe
Maxaa Ku Dhexmaray Muqdisho Md Hore Farmaajo Iyo Sh Umal
zhlédnutí 19KPřed měsícem
Maxaa Ku Dhexmaray Muqdisho Md Hore Farmaajo Iyo Sh Umal
Sh Umal Oo U Jawaabay Cali Dheere Kaasi Ka Tirsan Kooxda As
zhlédnutí 14KPřed 2 měsíci
Sh Umal Oo U Jawaabay Cali Dheere Kaasi Ka Tirsan Kooxda As
Gabar Somaliyed Fariin Yaab Leh U Dirtay Sh Umal
zhlédnutí 471Před 2 měsíci
Gabar Somaliyed Fariin Yaab Leh U Dirtay Sh Umal
Sh Mustafe Aad Ula Yaabay Somalida Isticmasha Social Media Ah Bal Daawo
zhlédnutí 9KPřed 2 měsíci
Sh Mustafe Aad Ula Yaabay Somalida Isticmasha Social Media Ah Bal Daawo
Xirir Miya Ka Dhaxeyo Shiicada Iyo Culimada Suufida wax badan ogow~Sh Umal
zhlédnutí 10KPřed 3 měsíci
Xirir Miya Ka Dhaxeyo Shiicada Iyo Culimada Suufida wax badan ogow~Sh Umal
Dhacdo argagax leh Nin Suufi Ah Fariin Naxdin Leh U Diray Sh Umal Bal Nala Daawo
zhlédnutí 1,4KPřed 3 měsíci
Dhacdo argagax leh Nin Suufi Ah Fariin Naxdin Leh U Diray Sh Umal Bal Nala Daawo

Komentáře

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 Před dnem

    Sheekha sifiican buu u asiibay oo hogaanka dalka ayay wax walba kusoo ururaan. Hadii Erdoğan uu yahay nin liita ama khaa'in/tuug ah maanta Turkigu halkaas magareen

  • @HD-st7uq
    @HD-st7uq Před dnem

    Wadaadkaan Siyaasad xumo ayaa heysato, Intee europe maanta Erdogan ka daba ordaan, asigaa sida ey oo kale loogu shaqeystaa, oo awaamirtooda qilaafi karin

  • @saynababdulle7541
    @saynababdulle7541 Před 15 dny

    Aloow. Naga. Qabo. Waxii. Sheiq. Umul. ❤dhibaatey. Naaya. Sheiq. Maxamed abdi. Umul Aloow. Noo. Kaadaa. ❤. Aniga. Waqtigii. Lasoo. Qaxay. Sheiq umul. Waa. Ka. Shaki. Qabay. Brcouse. Dadbadan ayaa lahaa waa bidco. Balse markaan soo. Weynaaday. Waxaan ogaaday. In. Sheiq umul. Sax yahay ❤❤❤Alxamdulilaah. ❤

  • @omarmediashow2765
    @omarmediashow2765 Před 18 dny

    Gaal waxaaga waa cadeysate wallhi

  • @abukardhaay8360
    @abukardhaay8360 Před 19 dny

    Umul siyaasad wax kama yaqaan cilmi yari diina way haysaa dawladda keenya ayuu magan u yahay, oo uuku hoos nool yahay marka xaq uma leh in uu soomaaliya wax ka sheego

  • @samirr546
    @samirr546 Před 19 dny

    Sheekh umal laascaano hadii la xoreeyey somali dhib kama jiro dhibku idoor buu ahaa oo gumaysi ku hayey dadka tolka ah ka soo qaybgal maalinka 25.08 24 ee xoriyada ssc khaatumo.

  • @Dunidamaanta96
    @Dunidamaanta96 Před 21 dnem

    Subscribe ino saar walaal

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u Před 21 dnem

    Sheeq waykala adkaadeen wey is cafiyeen anagu kalama adkan dhibtu waa taa

  • @user-gg5pn3sp8p
    @user-gg5pn3sp8p Před 21 dnem

    Waarun shekh

  • @abukar1636
    @abukar1636 Před 21 dnem

    Xafidu Laahh Sheekh umul

  • @jamaabdi-ym6dr
    @jamaabdi-ym6dr Před 21 dnem

    shiiiiiiiikh umal shalay iyo maantay

  • @HaajiHassan-te9re
    @HaajiHassan-te9re Před 21 dnem

    Cudurka kowad ee soomaalida heysta culumaa ayaa Kow ka ah oo meelkasta ujiida umada wareriyey

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Před 21 dnem

    Ruwanda maa Gaari garna walahi sheeq Umal allah ku xafido Somaliweyn oodhan allah isku wada keeno Qabiilkane allah bur buriyo

  • @user-ld7bs1lw7w
    @user-ld7bs1lw7w Před 22 dny

    qabyaaladu waxajoojinkaro washareeco islaami ah

  • @MohamedAli-rd7rn
    @MohamedAli-rd7rn Před 22 dny

    Lankse qabill iyo qabyaalad kama jirto .

    • @2daysago_
      @2daysago_ Před 21 dnem

      Rwanda dhowr milyan ayey iska dileen qabyaalad dartiis.

  • @CabdikariinIbrahim-kj9cw

    Qer allaha ku siiyo lagin in soomaliya oo israacdo aniga ila ma aha ilaa tasturka alle loo noqonayo

  • @user-mt3si1oy3z
    @user-mt3si1oy3z Před 22 dny

    The wise Sheikh

  • @AxmedGood-x2l
    @AxmedGood-x2l Před 22 dny

    🎉

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Před měsícem

    Wadanka kunoshahay madaxweynihi makuyeray mala kulantay resal wasarihisa sidokale wadanka mamuxadareya oo makabnucday tada kaayeelen mase mid wadankaga afkaga xujo ogadhigeysa iney kuqalafen qaladad suq gabdho dhahan iyado dowlad jirto cunugey wasaxixay dhibay anigo dhigin duur layab jiray dibadihi kuaragnay qar nikax sheganaya hadana sharc dhiga culimo yahay dadka borta wejada quran sarka qofki qafifta guri dagana xaskisa isla gurigi qeybtisa kale qadamoyin dagana laba qol mid kamid qudbasire sey shegayeen gurigi isaga wakil oga ahaa marki walacday gurigi wufasaxay kagura kadib mid igutiri gurigi wakagurena iyana mid nagti carurti yurub utisaday gursanayay markas gurigi aniga dagay malmo kadib seyula macamisha ninki baburka kajibina hadi iga hagagiwayo mudo kadib dad kale ugudaray nolol nagna wuudalbaday guriga walimadagin weyibalan qaden iyadi qolkodi kuladagtay qolki kala uukuqabay uugaliyay tikale minweynti maqsalad madbaqyada seay iskula adegtan buu ubajiyay aqir tikala walacday sidas minweynti uladajiyay gurigi sodagay tina wey dhashay ma arkin mudo mid kali isnaqana itimada sidas sharc lagudhigay imam qaday hadana ninki nin laima ader dhor caruur kadhalay tiukenay tiweyned isaga kafil ka ahen oowalidkeda kafil kayahay baa aniga dhalay kudhalisay ninkeda nagtisa sida jesaniyinta ubadan yihin ookale gabadhoda wacal aniga dhalay sharci kuqortan

  • @user-rd7xe5rn2t
    @user-rd7xe5rn2t Před měsícem

    Sheekh umaloow adeer haday soomaali walaalo tahay maxaad ugaseexateen hadaatihihiin culumada onaad ugurmataan buundooyinkii burburay ee gobolka gedo iyo fatahaadihii iskuxigxigey eekadhacay g gedo reer gedo miyaanay soomaalida aad walaashanaysiin eeysan kamid ahayn

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před měsícem

    sheekh soomow aa xadiith ku qabsaday markaasuu isku dhex yaacay qabiil caaye, maalintii ku xigtana waxaa laga keenay raali gelin aa bixinaa iyo xaal doqon always doqon cagdheer aqli leh lawaa iyo faqash cuqdaeysan

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před měsícem

    yaa arkay umul oo siyaad bare oo aayada ilaah kasoo horjeestay 10 wadaadna u dilay weligiis kama hadlin , ayaan xirsi oo gaal ah oo nabiga c/s/w caayde kama hadlin weligiis ilaah cumar oo nin gaaal ah la nool kama hadlin weloigiis taas maxee kuu cadeynee? wuxuu caaye wasiir khadiija diiriye aun aamiin markee dhimatayna uma tacsiyeen, mul xaaraami nacalad baa ku dhacday waa diin laawwe ilaah ka furtay aan xishoon qabyaaladiiste ah intaa kor kusoo xusaty weliugiis kama hadlon.

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před měsícem

    raali gelinta baryo kuma imaan social media aalagu karbaaashay umul diin laawe xaraamiga qabyaalada dilatay oo hawiye kaliya caaya mar kasya

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před měsícem

    wahaabi waa diin laawa yaal meel xun ku dhimanayaa ilaahna maalin kasta ceebtooda uu bananaka keenaa wee caaytamaan hadana raali gelin aaku xigta

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před měsícem

    umul diin laawe waa nin shallay calaa-calaaye oo dhahay ha iga raali noqdaan abgaalka erayga ahaa'' Unu Kaa Leh '' masjidka uuka dhex caaytamay diin laawe umul maxaa ka raacay inuu raali gelin qasab ah bixiye waa bastar umul nabiga c/s/w caaye

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před měsícem

    faqash bastar ah oo cuqdaeysan aa tahay ciwaanka iska sax nin kaada xaaraanta lagu dhalay sheekh caalim ah oo dhintay uu caaye umul tuug ninkii u difaacay qoraalka inta kore wuuka tagay umul tuug diin laawaha asagoo sheekh soomow u xanaaqsan

  • @YacinAbdillahi-nc4gi
    @YacinAbdillahi-nc4gi Před měsícem

    Et

  • @user-pv8it4gg3m
    @user-pv8it4gg3m Před měsícem

    Wahabi dawa shabad leh lagama yawayo inad imadid nairobi

  • @carabxaaji7834
    @carabxaaji7834 Před měsícem

    Asc❤

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Před měsícem

    . MaashaALaah ❤

  • @CabdifitaaxAxmed-hj9ok
    @CabdifitaaxAxmed-hj9ok Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdicaziizmaxamed6715
    @abdicaziizmaxamed6715 Před měsícem

    Kitaabka ilaahay ayuu ku been abuuranaa lacnad ku dhacdo

  • @CabulahiXarir
    @CabulahiXarir Před měsícem

    بارك الله فيك يا شيخنا الفاضل

  • @faisalmohamud3409
    @faisalmohamud3409 Před měsícem

    Scw Scw

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 Před měsícem

    tolkiisi buu u tagey munaafakh umul

  • @nuuxmaxamed8011
    @nuuxmaxamed8011 Před měsícem

    Illaahayoow na hanuuni oo noo naxariso

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 Před měsícem

    Culumadii waxa.bartay shiiq.umul waxay ahaayeen suufiya ihadana waxaa la.faafiyey qabuuraha bay caabudaan markii qofkii khilaaf bilaabay hadana kacabanaya waa dhibaato suufiya waa gaalo meel gee shiiq umulow😂

  • @mohamednorahmed3363
    @mohamednorahmed3363 Před měsícem

    Khawaarij wey soo matagtey uur xumo wixi la arkaayey.

  • @zahrahassan5808
    @zahrahassan5808 Před měsícem

    Salaama Calaykum walaalaha Soomaaliyeed daawadey ama daawan doona barnaamijkaan, sheekha waan bokaadinayaa howsha uu qabtey intii kale ee reer Hiiraan ugurmatey;balse waxaan jeclaan lahaa inla weydiiyo maaxay culumada,ganacsatada iyo dhamaan waxgradka uga aamuseen markey Masiibadii weyneyd ayka dhacdey gobolka Gedo oo ay biyihu maansheeyeen?

  • @daljir___10
    @daljir___10 Před měsícem

    Waxaaa lugu dhega hadlay Moha qadar Abdi Askari Waqal studio Daahir Alasow 😂😂😊

  • @AboweAdo
    @AboweAdo Před měsícem

    ماشاءالله تبارك الله.

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před měsícem

    maxaa uga jawaabi weyde markii lagu dhahay nabiga c/s/w aad caayse? sheeka kale aad gashay ilaa hadana maadan ka jawaabin taas meel kasta oo llaguugu arkana waalaguugu weydiinaa taas ogoow cafis malaha taa

    • @CabulahiXarir
      @CabulahiXarir Před měsícem

      Aamus jaahil sheikh umal wuu caddeeyay xadiith iyo daliil buu ukeenay

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před měsícem

    maxaa u kala hadleysaa waa adigii dhahaaye dowlada wax weeka qaban weyde wadaadadii masjidka digriga ku dhex qabsaday oo dowlada aad eedeneyse youtube eeku jirtaa tan 2aad sheekh soomow aaku dhahay nabjiga c/s/w aad caayse muqdisho masii joogeysid. ilmaha aad agoonta ka dhigtay adigoo al shabaab la safan uma wacdineysid, muqdisho waaka soo carartay markii la sheegay waxaa tahay

  • @abdulahiartan4091
    @abdulahiartan4091 Před měsícem

    ❤❤❤❤❤

  • @edilupdy6438
    @edilupdy6438 Před měsícem

    عليه افضل الصلاة والسلام ♥️♥️♥️♥️ سبحان الله العظيم سبحان الله وبحمده لاحول ولاقوة الابالله اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين 🤍🤍🤍

  • @macalimmuxudiin1067
    @macalimmuxudiin1067 Před měsícem

    😢😢😢😮😮😮😊😊😊😅😅😅😅❤❤❤❤❤❤

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 Před měsícem

    Sheydaan umal

    • @HalimoAden-xy8kj
      @HalimoAden-xy8kj Před měsícem

      Culumada haka danbabin sheydan iyo wax ka xuun wa adigee

    • @mohacade8773
      @mohacade8773 Před měsícem

      @@HalimoAden-xy8kj culumo ma aha wa wahaabi

  • @AhmedAbdiahmed-k2w
    @AhmedAbdiahmed-k2w Před měsícem

    M.a

  • @MaxamedXasan-cg9xy
    @MaxamedXasan-cg9xy Před měsícem

    Oowkejrjejqkkskskwjzkk2iekejjekeijdiee

  • @SaamiyaDagan-hn8it
    @SaamiyaDagan-hn8it Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤😂