Ninka Soomaalida ugu dheer oo ka hadlay caafimaadkiisa.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 02. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Komentáře • 33

  • @user-uh4pe8sc8m
    @user-uh4pe8sc8m Před 5 měsíci

    Xuseen bisad waa nin wanaagsan Allah cibriga iyo caafimaadka ha U siyaadiyo

  • @engkhadarshiine8842
    @engkhadarshiine8842 Před 5 měsíci +1

    Alle ha ku siyadiyo cafimadka inta xanunsana Alle ha caafiyo

  • @khadracali4640
    @khadracali4640 Před 5 měsíci +6

    Allaha kuu siyaadiyo cafmadka

  • @rashkaoa9521
    @rashkaoa9521 Před 5 měsíci +3

    Allaha ku siyaadiyo caafimaadka

  • @saidhoussein4856
    @saidhoussein4856 Před 5 měsíci

    Ninka warka sheegaya ha loo sheego qaabka dadka professional journalist u xiirtaan

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Před 5 měsíci

    Allah kusiyaadiyo ee kuwa meelaha kahadlaya dan hakagalin ee waqtina heyskaga lumin

  • @Suldaanwardi
    @Suldaanwardi Před 5 měsíci

    Alle Hayno Siyaadiyo Caafimaadka dhamaanteenba❤

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 Před 5 měsíci +4

    Manzha Allah ❤inader horta ma ciisa musa mise sacad muse 😂😂

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 Před 5 měsíci +2

      Ciise muuse reer sahal 😀😂

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 Před 4 měsíci

      ​@@hasansudi9404😂😂😂cabdi duco inadeer kii😂😂

  • @MustafaY-dm3cg
    @MustafaY-dm3cg Před 5 měsíci

    Ilaahay hakuu siyaadiyo caafimaadka

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 5 měsíci

    Masha allllah inaa bisad nolow inaaadeeer❤

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Před 5 měsíci

    Ciise muuse weeyey hooyadii baan garaanya mashallah

  • @user-zc8mk6cd2q
    @user-zc8mk6cd2q Před 5 měsíci

    Ilahay haku siyaadiyo

  • @Khadra115MA-bg2ry
    @Khadra115MA-bg2ry Před 5 měsíci

    Masha allaah masha allaah

  • @Gobsame
    @Gobsame Před 5 měsíci

    Aamiin ilaahay caafimad ka ha ku siyaadiyo haw joojin dadka

  • @user-ee3cr3kq8r
    @user-ee3cr3kq8r Před 5 měsíci

    Masha ALLH

  • @hibonour9657
    @hibonour9657 Před 5 měsíci

    Waliba illaahay amarkiisa ninkani waa mataan oo inan ama gabadh qof ba sidu u yaqaan ayaa la mataansan laakiin iyadu waa dherar caadiya waa illaahay awoodiisa subxaanaka yaa cadiim

  • @MohamedIsmail-ro6ok
    @MohamedIsmail-ro6ok Před 5 měsíci

    Mansh allh ilahay hakuu siyaadiyo wll

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Před 5 měsíci

    Maxaad Yurub i mari wayday. Mar wadamada kale soo mar Xuseenow. Meel ha ku xidhnaanin. Caafimaadkana Alle ha kuu siyaadiyo

  • @sacdamaxamed5937
    @sacdamaxamed5937 Před 5 měsíci

    Masha alla

  • @user-xs5hg5gc4l
    @user-xs5hg5gc4l Před 5 měsíci

    Good

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 Před 5 měsíci

    It's the nature of the fame. Dadka aan magaca lahayn baa intaa og. Xuseenow is deji.

  • @Gaaldiid
    @Gaaldiid Před 5 měsíci +2

    Wariye madaxa iska hagaaji wll

    • @mohanOfficil
      @mohanOfficil Před 5 měsíci +1

      Somalina shaqo aan loo dirin ayay hayaan maxa ka galay ninka madaxiisa

    • @ahmedraan427
      @ahmedraan427 Před 5 měsíci +1

      Waa isaaq gaar ahaan h.awal ciise muuse

    • @crixiinmaxamud3654
      @crixiinmaxamud3654 Před 5 měsíci

      Ma sheege 😂😊

    • @Gaaldiid
      @Gaaldiid Před 4 měsíci

      ​@@mohanOfficil
      Waa wllky siday wax iiga galin, inaan wanaaga is farno waa la isku leeyahay meel kale oo aan kala hadlana waan waayey. Sidan nabigu waa reebay mana banaano.
      أحلقوه كله أو أتركوه كله.
      Timaha iska wada xiira ama wada daysta. Qofkii timo waaweyn doonaya ha daysto se in lakala xiiro ma banaano.

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt Před 5 měsíci

    Waxan umalynaya inu yahay Ogaden

    • @NimcoFf
      @NimcoFf Před 5 měsíci

      Ninkani waa isaaq, habar awal ,ciise muse

    • @mrabdu1805
      @mrabdu1805 Před 5 měsíci

      Maaha waa isaaq waliba habar awal

    • @hibonour9657
      @hibonour9657 Před 5 měsíci

      Waa isaaq habarawal ciise Muuse cali Muuse reer sahal libaaxyadii maxamed ciise ❤kkkkkkkk

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 Před 5 měsíci

    Don't say Somalia wa somalilander hadalkina ha gamiye kuwena isku shegaya saxafad jahile aya tagine go back to school saxafad isku shegaya