"Diyaaradihii Somaliland sheegtay inay soo iibsatay waxaa lahaa nin shicib ah" Xoghaye Cabdikariin

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 07. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Komentáře • 207

  • @hanaaxmedhanaaxmedhanauk5915

    Xisbiga wadni waaa cadowga ugu wan eee soomaalilnd

    • @deeqosman4618
      @deeqosman4618 Před 17 dny +4

      Cadaw aan muuse juudaan ahayn dalakni malaha. inta indho la'aanta ku difaacaysaa waa inta dhiig miiratada tifiqda ka dhacda leefleefa.

    • @weriscali9103
      @weriscali9103 Před 17 dny +2

      ​@@deeqosman4618 Ninka madaxwaynahaaga caayey qarankaaguu caayey iyo qadiyadaada, inlala xisaabtamo waa halkeeda hase ahaatee in aad cadawku noqoto jiritaanka qarankayga adigoo Muuse Soo tuunbo raacaya wax aan kaa ogolaanayo maaha huwaneey shaadhkaad doonto xidhnow.

    • @Siciid_Carab
      @Siciid_Carab Před 17 dny +1

      Jecelidaa in aad been iyo hormar aan jirin iyo adoonsi ku noolaatid

    • @bishiali1671
      @bishiali1671 Před 17 dny

      huwan way kaa dhuuseey sidaa waliga afka ku hay​@@weriscali9103

    • @user-ud6fs8ut7z
      @user-ud6fs8ut7z Před 17 dny

      @@weriscali9103heego adigu shaadhkaad doonto xidhnow, dacaayadaada raqiiska ah hora filmka loo galay kuumana shawqeyneyso lambarkaaga xejiso laga tegye 😂😆😆😆😆😆😆

  • @galoolqudhac
    @galoolqudhac Před 17 dny +14

    Munaafaq xisbi munaafaq kasoo jeeda

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 Před 17 dny +15

    Bal Xawayaankan. Eega! Xanuusanayaa! Qaran kii iyo Muse ayaa iskaga qaldan!

    • @user-ud6fs8ut7z
      @user-ud6fs8ut7z Před 17 dny

      Waayo ma runta uu shegay waar shut the “f” up low class heego

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg Před 17 dny +13

    Faqash kafarxi

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n Před 17 dny +10

    Walaaleyn ku ye waa xisbi kala firdhis kursina helimeysid

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n Před 17 dny +10

    Hortan kuwan waxa makarafonba loogu keenaa khalada

  • @abdiazizsuleiman27
    @abdiazizsuleiman27 Před 17 dny +9

    Arintani wakhigeedi waa la soo dhaafay fadlan ka hadla arimaha taagan imika oo update noqda

  • @sara-mn7sj
    @sara-mn7sj Před 17 dny +9

    Cadowga Somaliland Allah ha jabiyo, AMIIN

  • @nuurtocali6033
    @nuurtocali6033 Před 17 dny +3

    Xisbiga nabad iyo nolol wadani iska illaaliya waaa burburiyaha somaliland hadii aan la iska qaban illahow naga qabo aamiinta raaciya 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 Před 17 dny +5

    HOOYADA IYO WADANI MA KEENI KARTAA. WAAR KA XISHOO S.LAND. INA GUULEED AYAA KUSOO DIRAY XAMAR TAG

  • @iissa7685
    @iissa7685 Před 17 dny +6

    Kan lama dhagqysan karo

  • @user-dd3yu1nn7p
    @user-dd3yu1nn7p Před 17 dny +3

    Waa maxay ujeedada ninkani? Cadaw-kalkaalkan xisbiga isku sheegaya halaga xidho media ha. Waxaa loo baahan in la doorto xisbigan iska daayoo waa in dalka laga massfuraya dadka noocan oo kale ah ee kuwaashay Muse..Muse. Wax qaraninimo ah oo ay danaynayaan ama ka hadlayaa m jirto, aan ahayn dalkani ma jiro... VIVA SOMALILAND.

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 Před 17 dny +12

    Inaad iska aamustay ahayd xataa hadii aad jawaabayso waa saambuuse laga eedaamay wadani wax yeelo mooyee waxtar uma sheegan karo somaaliland

  • @CabdirisaaqHassan-oj9fm
    @CabdirisaaqHassan-oj9fm Před 17 dny +13

    Waanu ku fahanay huwantii gudaha intaas ma xamarbaa la idinka soo faray.ilayn waanu ognahay inaad wakiil u tihiin cadowgaa isa soo baxaysatay.ader dhawaan filo F 15 iyo F35

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518 Před 17 dny +9

    Nacala hooyada iyo wadani iyo faqashtii idin dhashayba kuyaala doofar

  • @SalebanGamuute
    @SalebanGamuute Před 17 dny +3

    Wadani Waa huwanta ka xun horamarka somaaliland

  • @hasansudi9404
    @hasansudi9404 Před 17 dny +3

    De waa saxe Ninka muwaadinka ee leh waayo? Ninka la dhacay oo dhuumanaya waliba 🤔 siday nooga dhaadhicinaysa abdow, wax caqliga gala ku edeeya xukumada kulmiye Sidan shacbiyad ayaad kusii wayaysanbe waxay Ragan Bila caqliga

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 17 dny +1

    wllhi wadani qof kasto ka Mid ah waa cadowga dowlada Soomalilnd alle idinkuma Guuleyo xusbi nimada yagan wali kursiga fuulin bay sida u Hadlayan

  • @abualialis-haqi1318
    @abualialis-haqi1318 Před 17 dny +13

    Waxaad caydo mooye, waxaad waxaad curiso maan arag

  • @husseindalmar3812
    @husseindalmar3812 Před 17 dny +12

    Waar qofkan maxa Ka khaldan yaa wixii wadanka oo qabto ama soo iibsado soo wadanka uun maaha qofkan maaha muwaadin sida ay ila tahy

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 Před 17 dny +2

    Rajo ma tihid waxaad tahay faqasha huwan huwan dhashay oo kursi u muudo ma ciro ioy xirsi tuug baad noo sharsxaysaa fawadha ilaa faqasha waar tuug yohow haliilayaa ka waran ciidankii qaranka aad u cuntrrn tuugilaa tuug fswasha ilas fawadha ka bax miidayaha duliyohow ilaahay kafurtay

  • @MohamedYousuf-zo2mt
    @MohamedYousuf-zo2mt Před 17 dny +6

    Ninkan aniga ayaa aqaana, waxa uu ka yimi qurbaha, waxa uu dhawaan furtay meel la yidhaa SKY AVIATION ( meel lagu barto culuumta duulimaadyada ). Ganacsigiisa ayaa halis ku jira maadaama dawladdu ku dhawaaqday inay tabobari doonto duuliyeyaal dhalinyaro ah, si kale hadaan u dhigo, xafiiskiisa ayaa xidhmaya😂.

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 Před 16 dny +1

    Waar aadaha iyo waxad sheganasab ma nagaaney maxa ka galey ama duug ha ahadey am ha cis inadem waar rer wadani Miya laga qaban wayay wadankan somali oo dhan isku soo racadey ayuu isna ka dacayadeynay gudah isn’t your business ha duu soo iibsadey muwadi ama xukumadu joo jiya cadwada ka wadaan gudah ilaahey ha idinka qabto umad iyo wadanka guul muuse biixi guul Somaliland

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 16 dny +1

    War Xininyaha Allekuqabaye Haxiqdiyin Qaranka İyo Dawlada😡 Subhan Allah…..🤔

  • @Somaliyoutuper
    @Somaliyoutuper Před 17 dny +2

    WAAR WAALA WADA OGAAYEH MA NACABKAAAD USHEEGEYSAAA MARKAAA
    #WADANI MAANTU IGA DHINTY#

  • @1962yusuf
    @1962yusuf Před 17 dny +1

    Afkaaga caana-geel lagu qabay. Asc

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Před 17 dny +1

    Nin shiciba laha iyo dawlada gala wareegtay u hada iska leh waa laba hadalo is daafa hagala wareegto ama hala ahato so dawladu malaha imika

  • @2023faaliye-sv4xr
    @2023faaliye-sv4xr Před 17 dny +1

    xisbi xaaraan oo xaaraami kahadlayo kuna hadlayo wax xaaraana xisbiga wadani waa qudhun urursade wasaq cidkale u.adeegta waa waxaad kaheshaan

  • @iissa7685
    @iissa7685 Před 17 dny +2

    This guy is not smart
    What he is talking about is sensitive information

    • @MohamedYousuf-zo2mt
      @MohamedYousuf-zo2mt Před 17 dny

      He is from abroad and founded an institute called SKY AVIATION. His business is threatened and that is the reason behind his criticism! Hadaad Fb ka baadho waad arki kartaa.

    • @yoyogi52
      @yoyogi52 Před 17 dny

      Sensitive, buying scrap trainers, and laying about it
      Tell us how.

  • @fardusali5547
    @fardusali5547 Před 17 dny +2

    Baal baserka eeg muuse iyo Somaliland kaal garan laah

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 17 dny +1

    ma ceeb miyaa dowlada inu shicibku dowlada yahay ilaashado amniga maalgashado lacagta lasameeyay iyo diyaradahaba ????????????????????? from saylac

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 Před 17 dny +1

    Xisbiga wadani wa cadawga umada somaalilaan dal iyo dadba calooshu idinka so wada dhacday inshaallaahu ìdinkaa hoogay if & aakhiraba wadaniyow

  • @user-lk3jk7rm2o
    @user-lk3jk7rm2o Před 17 dny +2

    Xisbiga wasakhaynta & wareerinta dadka sland

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 Před 17 dny +1

    Xisbiga wadani goormuu ka mid noqday bil ka hor xamar ayuu guri yar oo uu yidhi dayaaradahaan dadka ku barayaa ka furtay waana u socon waayay ,hada fariirntan inuu gudbiyo ayuu xisbiga wadani

  • @kiikoosahmed6019
    @kiikoosahmed6019 Před 17 dny +1

    Ninkaas runtii iyo beentii kay doonto ha nogotee .
    Waan in la xidhaa danbiile garan weeyaann.
    Fadeexadii water gate na ka xun tani ..
    Mucaarad nimadan oo kalle xaaraan weeyaan wlhi

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn Před 17 dny +2

    HOOYADA DHAKADA KA WAS & XISBIGA XAAFADU ISKU URURSATAY E WIXI QARANKU HORUMAR GADHABA KA NAXAAYA CAR XISB. GARXAJIS MEL HA U DHAFO

    • @abdulwahidmohamud9408
      @abdulwahidmohamud9408 Před 17 dny +3

      Waryaa ma wadani ayad neceb tahay mise garxajis ,hadii wadani neceb tahay waa ok ,lakin hadii garxajis neceb tahay anaa ku Wasa.

  • @sara-mn7sj
    @sara-mn7sj Před 17 dny +1

    Madaxwayne Muuse biixi Allah ha ku dhowro, cadowga inaga buufi, jabkeena ayay jecelyihiin

  • @abdallaabdi1
    @abdallaabdi1 Před 17 dny +1

    War Nagalatag waxaa Diyaaradna garan mayside😂😂

  • @abdilahiyusufyusuf3395
    @abdilahiyusufyusuf3395 Před 17 dny +1

    Muuse meel kasta wuu gubay

  • @Awraali
    @Awraali Před 16 dny +1

    Nin akhlaaq badan iga dheh

  • @suldaanmubaarik
    @suldaanmubaarik Před 16 dny

    Cilmi adanlahay haku dagdagin

  • @MOALI886
    @MOALI886 Před 16 dny

    Niicle , walahi baanay reer somaliland intooda qarannimada jecel anay waxba idinku aamini maayaan.

  • @TruthTellerMan
    @TruthTellerMan Před 17 dny +2

    Ku qosla ninkan😂😂😂

  • @galoolqudhac
    @galoolqudhac Před 17 dny +2

    Cadawga gudaha

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman Před 16 dny +1

    Dayaradahan igusawir.kulmiye.ayay.ahaayeen

  • @alitani5045
    @alitani5045 Před 7 dny

    Waxauu ka mid yahay xisbiga burburinta dalku iyo dadka somaliland kasoo hor jeedana horumarka iyo madax baninida qaranka, the question is mouse is mujaahid if nothing else, what does cirro and his cohorts done for somaliland?

  • @CabdirashidMaxamud-sh2du
    @CabdirashidMaxamud-sh2du Před 17 dny +1

    Runtu fanto maaha reer somaliland now

  • @fardawsamaxamed
    @fardawsamaxamed Před 17 dny

    Maxaa kaagalay doqonow

  • @HassanAli-qg4tg
    @HassanAli-qg4tg Před 16 dny

    Xisbigan Wadani magacan wadani umaqalmo sababtoo ah waxa kabuuxa dad aan dalka dantiisa aan ka shaqayn oo danaystayaal ah una shaqeeya wadamo shisheeye dantooda, No Xusbiga wadani No Xusbiga wadani.

  • @Mohamoud-xi9py
    @Mohamoud-xi9py Před 14 dny

    MMtv munaafaqada idinka Ka masuul oo Ka qab qqaatey Bari ha odhan Wafa la I dhirbaaxay

  • @Ahmed5166
    @Ahmed5166 Před 17 dny

    Fadeexada aad Somaliland la daba jogtaa waxba kuu tarimayso iyo muuse biixi dalku difaac buu u bahanyahay duliyahow

  • @maxamedaxmedxasan
    @maxamedaxmedxasan Před 16 dny

    Maxaad maalintii uga hadli waydeen ma maantaa madax waynuhu hadlay waarbal waxan waalan eega

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Před 17 dny +1

    Heego waa munaafaqiin beenaaleyaal ah 😂😂😂😂😂

  • @user-bz6hk2xb6n
    @user-bz6hk2xb6n Před 16 dny

    Burcad cireed 😂😂😂😂 New Style

  • @MOALI886
    @MOALI886 Před 16 dny

    Wadadi ceerigaabo iyo dekeda berbera ba waadinki ka dayriyay kadibna arkay runta maba wacyi qaadataan . Nacladi korkiina ha ahaatee

  • @awaleahmed6694
    @awaleahmed6694 Před 17 dny +1

    Waar yaadheen oo cayda iyo ciyaalo suuqnimadu ma cidbay cad kagooynayaan. Kuwiina caytamayaa, soo bindhiga wax burinaaya wuxuu sheegay.

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 Před 17 dny

      @@awaleahmed6694 haduu xaqiiq hayo muxuu igu jawaabi maalintuu arinkaasi dhacay , hada maxaa keenay sow munaafaqnimo maaha iyo ku jiqsii

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 Před 17 dny +7

    Tuug tuug Dhalay Imisa lacag kuso qaaday intaas , qudhun reer somalilandow Mmtv subscribta kala raabta cadow weeyi shisheeye kalkaal ah

  • @saalaxy
    @saalaxy Před 16 dny

    Cadowga Somaliland waa Dameer cabdi Dameer

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 17 dny

    waa bilaa caqli !!!! from saylac

  • @abdinasirmohammed4595
    @abdinasirmohammed4595 Před 17 dny +7

    Cadawga gudaha maxaad nooga sheegaysa waxa ma dalka ayaad ceeb uga dhigaysa

  • @mahamedkhadar7199
    @mahamedkhadar7199 Před 17 dny

    Xisbiga midnimada Somalia indha beel caadi in Madaxa loo dheereeyo uunbaa hadhay rag badan oo la iska Soo Aaso

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 Před 17 dny

    Odhaahdii madaxwaynaha ayaa dhab,ninkan iyo kuwiinna wax ka duubayaaaba waxa tihiin cadawga dslka ,xisaabtanna waa imanayaa

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf

    Haduu keenay iyo haday dawladu keentay maxaa kaa saaran

  • @XAWOAbdullahi-z1r
    @XAWOAbdullahi-z1r Před 17 dny +1

    Qac baa ka yeedhay muse

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman Před 16 dny

    Marhadaan.doladu.meelba.kushaqalahayn.ana.wakaslada.biyaha.iixidha..aan.lacag.saaree

  • @cabdixakiinibraahin-zy6jc

    xusbiga waddni waa cadowga somalialnd

  • @RoobleAbsiiye-fv6wq
    @RoobleAbsiiye-fv6wq Před 16 dny

    Qoladan wadani horumarka way ku xanuunsadaan

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 16 dny

    War Xusbi Iyo Qarankaaga Jacaylkiisa Kalasaar waxyohow!

  • @MOALI886
    @MOALI886 Před 16 dny

    Arabia dunido dhan bay kalaalaabatay way musalaftay

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 Před 17 dny

    ILIG WAA CADAWGA GUDAHA😮

  • @user-dl9lu8ne1x
    @user-dl9lu8ne1x Před 16 dny

    Xusbiga wadani waxaa ku dhacay xanuun muse layidhaahdo

  • @AbdiAli-xw3my
    @AbdiAli-xw3my Před 17 dny +2

    Espèce de menteur il c'est plus que toi comme pilotage XISBI FAQASH XISBI HUWAN WAN IDIN OGANAY XISBI DHINTY

  • @Ahmednourmohamed737
    @Ahmednourmohamed737 Před 17 dny +1

    xisbiga kulmiye waa cadawga qudha ee wadanku leeyahay

    • @khayrechaannel910
      @khayrechaannel910 Před 17 dny

      Rer kulmiye ma hoyadaa bay waseen kulmiye xisbiga kulmiye waa xisbiga keliya ee Somaliland halgaadhsiiyey

    • @abdilahiyusufyusuf3395
      @abdilahiyusufyusuf3395 Před 17 dny +1

      ​@@khayrechaannel910kulmiye iyo muuse shaani waydiii ciidankii

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman Před 16 dny

    Waanyaabay.dowladaa.iibsatay.diyaarad.laydh.waynaa.anagaaba.nala.iibin

  • @user-pb8ms9pk2v
    @user-pb8ms9pk2v Před 17 dny

    Adiga laftirkaaga aya ayaan ka fiirsanaynas mihdhah aad sheegayso

  • @MaxamuudCabdi-mc6vr
    @MaxamuudCabdi-mc6vr Před 17 dny

    Kan iyo kuwa waaxankaso dubayba xamarbay ushaqeeyaan waaxaqiiqtaasi mm tv halaHibiyo iyagiyo qaarbadanba

  • @khadaraidid2870
    @khadaraidid2870 Před 12 dny

    awoowo muuse khaakh ayuu noqday halaga qabto waxa wadanka

  • @Maan_koriye
    @Maan_koriye Před 16 dny

    Muuse wax uuna qarban igu sawir wa lagu yaqaanay

  • @user-sk3gx8ph4g
    @user-sk3gx8ph4g Před 17 dny

    adigu maxaa soo kordhise laxdaay

  • @NuurDalmar-gb9zz
    @NuurDalmar-gb9zz Před 16 dny

    Oo kaalay imika adigu ma saas ayaad muwaadin ku tahay. Oo waliba ku doonaysaa inaad dadkan iyo dalkan hogaamiso
    Ax 😢😢😢sorry yaa allh (swt) dalkan iyo dadkan ay rabaan kuwa noocaasi inay hogaamiyaan badbaadi adiga uunbaa u maqan waad aragtaa madaxdiisii nacay tahay

  • @NaasirMaxamed-sx2oh
    @NaasirMaxamed-sx2oh Před 13 dny

    Wadani maxaa loo codeeyaa waa shisheeyo kalkaal😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @abdulazizibrahim6556
    @abdulazizibrahim6556 Před 17 dny

    Xisbiga walaalaynta ayo walaahi khaaimiin baad tihiin wajiga aad ku dhex joogtaan somaliland ayaanan garanayn waxay ahayd in la idin ugaadhsado

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman Před 16 dny

    Muusaa.keenay.diyaarado.ninbaa.soo.iibsaday.oo.iibsaday.madaarka

  • @SuratMaidah
    @SuratMaidah Před 17 dny

    Cadawga Gudaha (Waddani)

  • @farahabdi3592
    @farahabdi3592 Před 17 dny

    Niyhaw xoghayayaasha wadani ma macda ayay cunaan waa yaabe 😂😂 !
    Diyaaradaha somaliland la keenay waxa ugu wayn ee lagu qabanayaa waa in pilot yo lagu tababaro waana halka looga bilaabo tababarada pilot yada , in la sameeyo machad lagu tababaro pilot yada iyo in somaliland yrelato Air Somaliland Ama Somaliland Air intaasina waa for future ama long term planning se ta ugu horeysa ee tababarada waa wax jira afkaagana waad ka qiraysaa in diyaaradaya illusion yihiin kuwa pilot yada lagu tababaro markaa sheekh macda iska kala yareeya 😂😂 madaxweyne been ma sheegee Umad dhan been lamuu soo hor istaageene waayo muuse biixi cabdi shakhsiyadiisaan ahayn ba qof been sheega

  • @Garaadmaxamed5153
    @Garaadmaxamed5153 Před 16 dny

    Gul wadanku gaadhay Haddad macaridaysid maxad ku donaysaan inad wadanka ad mamushaan

  • @sara-mn7sj
    @sara-mn7sj Před 17 dny

    Marka aad doqon tahay cadowna kugu shaqaysanayso waa sidan oo kale

  • @abdi7612
    @abdi7612 Před 17 dny

    Muuse ninka aamina ee warkiisa dhagaysta isgaa ku dhibqaba

  • @SucadArtan
    @SucadArtan Před 17 dny

    Imisa lagug shubtay waa yaabe

  • @Manlikefaz
    @Manlikefaz Před 17 dny

    Yusra hart party

  • @alimahamed670
    @alimahamed670 Před 14 dny

    Walahi kani waa nacaas

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman Před 16 dny

    Waayaab..madaarka.hargaysa.iyo.barbarbara.shikad.lacagdon.ah.ayaa.lawaregaya.lacago.kusoorogidono

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 Před 17 dny

    Faqsha ilaa faqasha waxaa lagu yifhi skk iibi soomaalind aabahss qadhuunka wayn ka wss fataal huwan soo kiraysTay gsraad laawe qurbihii buu ku soodawkhay fataal ilaa fatlaal afiga iyo xirsi ficooon cifo hurdaayr isku mif bssd hiniin aabihiinii sirrta lgs hayeyey wasa tuug ilaatuuh

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 Před 17 dny

    Waxa iska leh nin arab ah wlhi

  • @khayrechaannel910
    @khayrechaannel910 Před 17 dny

    Waa lodee xulahaa ku dhaama
    Is.aas

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 17 dny

    ???????? ayaa lix bilood lacagteeda buxiyay shirkiiu lagu dhissay ee reer boorama??????????waar dowladu waaayo miyaanay shicibka ahayn ??? ma dowlad bilaa shicib ah ayaad aragteen ??? dowlada yaa dhisay ??? ayaa lacagta lacagteeda ??????

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman Před 16 dny

    Ninkani.wax.dalka.kasoda.oo.xayiraada.iyo.kasamayso.ayuu.sheegay

  • @Olad44
    @Olad44 Před 17 dny +7

    Faqash tii zomaliya hooyo waase cadowga gudaha

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s Před 17 dny

      Firi kina ronta shego mala caya hoyo wey ku dashay

    • @AbdiWarsame-gw7oq
      @AbdiWarsame-gw7oq Před 16 dny

      @@user-gl2go3kp6syusra ceerigaabo goorma hadiyaynaysaan?

  • @Gudhuudhe058
    @Gudhuudhe058 Před 16 dny

    Idinka waxa idin saaran inaad dalka burburisaan

  • @user-xu9dy7ry1v
    @user-xu9dy7ry1v Před 17 dny

    Hooyada u sheg