Isfahamkii Somaliland iyo Ethiopia oo oo si qoto dheer loo falanqeeyay.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 02. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Komentáře • 205

  • @mohamoudawad3902
    @mohamoudawad3902 Před 5 měsíci +13

    Ciidan Ethiopian ah ma ogolin in ay dhulkayga yimaadaan. Marka xiliga heshiisku dhamaado xagee ciidankani tagayaa???
    Wixii ganacsi ah waan soo dhawaynayaa

    • @mukhtaarmaxamed2679
      @mukhtaarmaxamed2679 Před 5 měsíci

      Haa wakuwa somaliya ilaliya

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 Před 5 měsíci +1

      Horta ciidank ku soo degay sharci daro oo wadan kale ka yimid iskood maw tagayaan iswaydi. Waxay yidhaahden ilaa 50 sano mahaa ee waxay dhaheen waxan rabnaa ilaa 99 sano dhul iyo bad 250 km laba jibaraan. Waa sida dhulka lagu qaato ee lagu dhaxal wareejo aduunyada . Boqor Menilik 99 sano ayuu Jabuuti faransiska kala saxeexday markii la gaadhay xornimada jubuuti 1977 wuu kaga baxay oo danihiisa gaa ah iyo tii aduunkii oo dhan ayaa isbedelay.

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd Před 5 měsíci +2

      Ader waa luu biirankaraa hadi ee rabn

    • @kaysenur1592
      @kaysenur1592 Před 5 měsíci

      ⁠​⁠@@moeawale4891cid wax kaa waydiinaysaa ma jirto.ee wax kale keen .badda anagaa leh. ee kuwa baydhaba jooga u tali.

    • @hiddowacan811
      @hiddowacan811 Před 5 měsíci

      Ciidan inooma imaanayo waxaynu ciidan uga baahanahay majirto ciidana inagaa meel aynu kala dhigno garan la

  • @cismaancali2923
    @cismaancali2923 Před 5 měsíci +7

    Wa adiga leh Somali dhul lagama qadin jigjiga Io guud ahan somaligalbeed yaa leh
    Waxa shegeyso caruurta ugee

  • @mohamedhassan-xl7lf
    @mohamedhassan-xl7lf Před 5 měsíci +5

    Ilaa imika si kasta marka aad u eegtid wax faa,ido ah oo SL ugu jirtaa ma jirto
    1- Ethiopia iyadiibaa gaajo ah
    2- Dds maxay ka faa,idey wataa
    Gumeysiga kunirtee
    3- Ethiopia Sl ma aqoonsan kartaa jawaabtu waa maya

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 Před 5 měsíci +1

    Somaliland guul 💚 🤍 ♥️ waa layna icriraafay

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 Před 5 měsíci +4

    4 Nin oo isku fekera wax cilmi ku dhisana aan shegayn, sualona aan la weydineyn ma hagagsana fadlan waxan oo kele mar dambe ha nagu so celinina.

    • @caydaruusshekhahmed686
      @caydaruusshekhahmed686 Před 5 měsíci +1

      Waa qorshe itoobiya iyo kuwa dabadhilifka u ahi soo abaabuleen oo la rabo dadka in hal dhinac wax laga tuso sii tageero loogu helo qaadashada bada

  • @somtech.somalitechnologyst8724
    @somtech.somalitechnologyst8724 Před 5 měsíci +7

    Maxad ugu ciyaarten barnamijka, hordhac dheer o waqti lumis ah ayad u samayseen

  • @farahmalin1963
    @farahmalin1963 Před 5 měsíci +3

    Been baad isku sheegteen waxana karun ah suuratul casir riyaalatiga na isumana sheegtaan waa ayo qaranka aad sheegaysaan?

  • @buchrainternationalcompany9827
    @buchrainternationalcompany9827 Před 5 měsíci +2

    Professor nin sheeganaya oo ogolaanaya in dhulkisii la bixiyo waa nin Madhan oo caqligisu fududyahay.
    Dhamaan facts and figures kii ay is yiraahdeen adeegsada sal iyo cidhib maleh.
    Hal shay baan u hayaa nimankaa odayaa , taasina waxa weeyaan in inaga iyo Ethiopia political system keenu kala duwanyahay oo in la is khilaafo ay fududahay.

  • @ashamohamed2697
    @ashamohamed2697 Před 5 měsíci

    Mansha allah somaliland cid kale uma bahna illahy ayumbay u baahantay Iyo dadkeeda oo cadawga u midobaan ❤

  • @1lookmanlook
    @1lookmanlook Před 5 měsíci

    Guul Somaliland 🇮🇷

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 Před 4 měsíci

    Waruntii isaaqland ❤❤

  • @user-fm1yh8sc6h
    @user-fm1yh8sc6h Před 5 měsíci +4

    Doodahan oo kale wa muhiim

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 5 měsíci +2

    Arin Aadinoogu Muhimah Ayaadka Halaysan❤❤❤❤

  • @assadabdillahi1461
    @assadabdillahi1461 Před 5 měsíci +2

    Waa dood cajiiba dadka ka xun dhaqaalahena u kor ukaco iyo horumarka somaliland iyagu indha kle ayay la yeelanaysa doodan marka iyaga waxn leeyahay iskaga carara meesha ama kiniinka jeebada kuso qaata😂😊

  • @mohamedgacamey4331
    @mohamedgacamey4331 Před 5 měsíci +3

    Meeshaan waxa la iskugu keenay 4 jeeblayaal iyo Sirdoonka qarsoon ee Ethopia.

  • @Olad44
    @Olad44 Před 5 měsíci

    Somaliland state of somalia 🇸🇴 from Ethiopia 🇪🇹

  • @MohamedIBRAHIMISMAIL
    @MohamedIBRAHIMISMAIL Před 5 měsíci +2

    Hambalyo Somaliland sidaas weeye❤😊

  • @daarulislamquranonline9512
    @daarulislamquranonline9512 Před 5 měsíci +6

    Masha Allah hambalyo jamhuuriyada somaliland
    Caalamkoo dhan ayaa warkeenii gaadhay
    Somaliland waa dalsameeyey horumar weyn dhanka diplomac ga
    Somalia waa ka horeynaa
    Congrats Republic of
    somaliland 🇮🇹 ❤❤❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 5 měsíci +1

    Koonfuri Xamaasadkeli Ah Maysamayne Dhaarwaxay Kumartay Inay Inaladagaalamidoonto
    Reer Somaliland Hadaanunahay Waa Inaynu Feejignaado

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 Před 5 měsíci +2

    Hanagu daalina somalia danahiina ku foofa kuwa meesha ka cabadayow
    Sida shinida maxaad ugu soo yaacdaan meel allah iyo meeshii somaliland lagu soo hadal qaado cajiib😁

  • @daawadmedia8702
    @daawadmedia8702 Před 5 měsíci +10

    0:00 Soomaali galbeed sow xoog laguma haysto?

    • @aminafgh2127
      @aminafgh2127 Před 5 měsíci

      afrika markii la qaybiyay ayaa itopiya lagu daray siyaad barena wuu u saxeexay si snm loogu soo dhiibo iyagoo maxaabiis ah lakin illaahay kama dhigin tii faqashta

    • @user-xe8kf3hw8w
      @user-xe8kf3hw8w Před 5 měsíci +1

      hadi xoog lagu heysto maxa naga khuseeyaa adu so xoree

    • @djamasa5235
      @djamasa5235 Před 5 měsíci

      Guumeeystahii Africa da heeystay ayaa dhulkii la odhan jiray HAWD & RESERVE AREA ku daray ethiopia.......Lakin siyad bare meel uu ku saxeexay majirto.

    • @user-xe8kf3hw8w
      @user-xe8kf3hw8w Před 5 měsíci +1

      @@djamasa5235 sxb mantaa inta somaliland somalinimo an jirin lagu xasidaayo ma somalinimada lugu xoreeyo somalida itobiya somalida kiiniyaa?

  • @somalinetflix3533
    @somalinetflix3533 Před 5 měsíci +1

    Dood iyo falanqayn midna Laguma tilmaami karo 4 Nin oo isku hal ujeedo leh oo aan midna rabin inu ka hadlo khatarta uu heshiiskani leeyahay,
    Somalialnd waanu jecelnahay Aqoonsigeeda waynu wada rabnaa lkn rag dan gaar ah leh iyo Telefishan Ninkii lahaa la xidhay oo cadaadis lagu saaray inu itoobiya u ololeeyo ma ahan wax loo riyaaqo.

  • @AH-mn9jm
    @AH-mn9jm Před 5 měsíci +2

    Waxaan garan la ahay waxa dadka wax looga qarinayaayo.
    Etopiya yuu eenka waxay ka tiri ma aanan aqoonsan somalilan waana qayb kamida somaliya.
    Dib u eega warqadii ay dirtay.
    Tan kale waxay dheheen xoog ama xeelad baan wax ku rabnaa marka xeeladii bay kuheleen.
    Horaa loo yiri nin meel ucadahay meel kamadow

    • @mohamedsharif1266
      @mohamedsharif1266 Před 5 měsíci

      Waanu siinayna ba dhulkaa u tali tan ragii lahaaba jooge. Horta nabadgelyada hagaaji markaasaad arimahan oo kale gaadhiye

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 Před 5 měsíci +1

    Somalilad waa Dal la aqoonsan yahay. Ma odhan kartid Somalilad Maaha Dal la aqoonsan yahay.😊

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před 5 měsíci +2

    Xamar waa kuwii galay yaa ka saaray heshiis bay ahayd tana waa heshiis

  • @aminajama7768
    @aminajama7768 Před 5 měsíci +1

    ilaahey baa nagaga filan cadowga

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 Před 5 měsíci +1

    Waxay ka siman yihiin in heshiiskani khatar badan leeyahay iyo in ethiopia ay riyadoodi ahayd inay bad helaan u rumoobayso intaas ayaa ku tusayso in aanu wanaagsanayn SL

  • @saidmohamoud8995
    @saidmohamoud8995 Před 5 měsíci +1

    Jeeb walayaa. Dadka caqligooda haku ciyaarina

  • @siscopoy637
    @siscopoy637 Před 5 měsíci +2

    Guul soomaaliland

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před 5 měsíci +1

    Dawlad weeyi somaaliland waxaka maqan wey helaysa cidii ku soo xad gudubta wuu iska celinayaa guuuulna wuu gaadhayaa isha allaah

    • @yaacquubmowliid
      @yaacquubmowliid Před 5 měsíci

      Dhulbahante maad iska celisid ictiraafkii iyo ciidankiiba dhamaaye

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 Před 5 měsíci +1

    Soo kan Dhulka Ina ka maqanyahay😊

  • @mohamedsharif1266
    @mohamedsharif1266 Před 5 měsíci

    Wallahi cadaw aan somaliya ahayn ma jiro.

  • @user-zw8xr8hy8l
    @user-zw8xr8hy8l Před 5 měsíci +2

    Soomaalidi ma 4ratan aya noqotaya mise dadkalaa ayaa jira awdla adigu kma taliside gurigaag ka tali

  • @18maychannel23
    @18maychannel23 Před 5 měsíci

    Guul somaliland

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 Před 5 měsíci +1

    Maxay ethopia kordhinkartaa
    Dhaqaalo mahaysto😊

  • @monaallin6022
    @monaallin6022 Před 5 měsíci +2

    Manshalla si ficaanbad u fasiirten

  • @user-hs2cy9gd7e
    @user-hs2cy9gd7e Před 5 měsíci +2

    Ninka kalla haddlaya. Aqoonta aad u leedahey itoobiya waygaben tahey. Soomalida itoobiya aaaway dhulkeedda aylahey magallooyin waa wayn baa tagey adeero dhulkaya awdal uma ogollin geeya xagan aadlleedihiin qudhun kaasi

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 Před 5 měsíci +1

    Xoog amba xeelad Itooia Bad waa inay ku heshaa (ABEI AHMED)

    • @mohamedabdilaahi126
      @mohamedabdilaahi126 Před 5 měsíci

      Adeer maxa ku xiijiyeey Somalia ayaad tahay ee liinta iska caab

  • @muxiyodiinyuusufbarremacha4078
    @muxiyodiinyuusufbarremacha4078 Před 5 měsíci +1

    Wax mooda in xukumaddi ay meesha so fadhisaty away dhulkii soomali hore u lahayd manta wx ka taliya oo dagan xabashi iyo oromo jigjiga ay sii socta barbarina way ku xigta 😢

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 Před 5 měsíci +1

    WAXAAN KA CODSANLAA MADASHAN INAY MASLIN WALBA BARMAAMUJ NOOSOO GUDBIYAAN
    OO JAHA WAREERKA ODAYAAL JAAHILI IYO SIYAASI SAAQIDI MASKAXDA NAGA XUMEEYEEN INAAD BULSHADA KAMAYDHAAN

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 Před 5 měsíci +1

    Waxani dood maaha ee waa suuq gayn etoobiya loogu adeegayo
    Dadkii waqti ku Filan lama siiin ay ku cabiraan rayigooda waxani wa afduub umadeed
    Qodobka labaad
    Waxan islahaa dadka reer Somaliland waxbaa u kordhay aqoon yahankeeda a
    Walllhi reer baadiyaha ayaa ka caqli fiican kana muwaadin san
    Somalidu qof madhan o afar eray o ingiriisi ah ku hadla aqoon Yahan ayay u yaqaanaan
    War dadkani wa qof madhan wax uu barty toona majiraaan
    Dhalinyarow dalkiina ilaashada tuugtan haku halaynina wa u jeedan Somali ogadeniya xalada ay ku jirto manta iyo gumaysiga xun ee ka jira

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 Před 5 měsíci +1

      Ma ogtahay magaalada jigjga iyo meelaha kae qobolka shaanada itoobiya in dadka muslinka dagani in maalinta Jimcaha fasax lahayn oo aaay shaqada dowlada ama xafiiiska ka maqnan karin lkn maalinta Axada ee kiritaanku muqadas tahay in dadka la fasaxo oo xafiiyada la xidho? Waxay ku tusaysaa xaalad dhabta ee gumaysiga itoonbiya dadka hayaan wali.

  • @user-lh2sr8wt4l
    @user-lh2sr8wt4l Před 5 měsíci +1

    Haa waan ogolay heshiiska lakiin soogaleetiga Oromada ah sidii lii controlllahaa ha laga hadlo

  • @mohamedsharif1266
    @mohamedsharif1266 Před 5 měsíci

    Maansha alla great information. Aqoon yahanka somaliland ha joogteeyo barnaamij yada noocana

  • @user-hi3nb5fk9b
    @user-hi3nb5fk9b Před 5 měsíci +1

    Ethiopia is the 6th largest economy of africa

    • @hargeisastudio6571
      @hargeisastudio6571 Před 5 měsíci

      It’s 5th Egypt, Nigeria , South Africa , Algeria, Ethiopia

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 Před 5 měsíci

      Ethiopia is poor and bankrupt nation with population of 130 milions in which 90% are rotten poor souls who are on the throat of each other and in which each ethnic group is on the crosshairs of another different ethnic group.

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 Před 5 měsíci

    ❤ you from Kenya 🎉

  • @user-dc2ys4mx3o
    @user-dc2ys4mx3o Před 5 měsíci +1

    Horta dodaha nocano kala ma dad garad uso xushan kaso qayb galkoda mise wad shacisan habenkas doda

  • @caydaruusshekhahmed686
    @caydaruusshekhahmed686 Před 5 měsíci +1

    Hadhaw Marka Dhaxda laga Jabo ee bada itoobiya Qadato Waxaad Arki doontan iyagoo aayar iska odhanaya waa nala qalday nacdali korkiina ha ahaato inoo calamadiya dadka noocana ee umada haligaaya

  • @buchrainternationalcompany9827
    @buchrainternationalcompany9827 Před 5 měsíci +1

    Waxay u egyihiin akhyaartani niman aan wax badan heshiiska ka ogayne nimankaasi waa niman ibinaya oo jeclaystay uun inay TV kasoo muuqdaabn

    • @mohamedsharif1266
      @mohamedsharif1266 Před 5 měsíci

      Bal nala wadaag waxaad og tahay hadanay kuwani waxba ogayn walhi baanay jirin cidkale oo wax ogi. Hasan sheekh baan waxba ogayne u waran

  • @user-of8ty4cu9v
    @user-of8ty4cu9v Před 5 měsíci

    Amazing

  • @caydaruusshekhahmed686
    @caydaruusshekhahmed686 Před 5 měsíci +4

    Xaqiiq Kuwan meezha Ka Hadlaya Waa Jaajuusiinta itoobiya oo la yidhi dadka noo soo shirqoola oo shakiga ka saara bal hadalkooda u fiirsada

  • @XamseXashi-ht6wh
    @XamseXashi-ht6wh Před 5 měsíci

    ❤❤❤

  • @barkhadhasan1870
    @barkhadhasan1870 Před 5 měsíci +1

    Bal nin kaas eeg waxa ku hadlay eletriya waa wadan halyeeyi leh .waa wadank ug awooda bdan dhamaan geeska africa. Boqolkii afartan dadk wadank degan waa military ha bar bar dhigin smlnd iyo eletriya

    • @mohamedsharif1266
      @mohamedsharif1266 Před 5 měsíci

      Somaliland awood geeska afrika ku taal maxay somali oo dhami uga cabaadaysa ee u xaasidayan ragii lahaa ayaa tan u tashaday

  • @medahmed8191
    @medahmed8191 Před 5 měsíci +4

    Illahow kuwan naga qabo dhulka ibinaya

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Před 5 měsíci +1

    Heshiis majiro beenta joojiya itoobiya muuse biixi iyo kooxdiisu waa iibsadeen wadanka iyo bada

  • @maryami2299
    @maryami2299 Před 5 měsíci +1

    Eratereya may aado baabalmamdam bay rabtaa dadka ha halaagin dhulkeedii yaan la bixin

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 Před 5 měsíci +1

      Itoobiya inay Caliteriya dekad ka kiraysato oo lacag iska bixiso wadiiday. Caliteriyana waxay diiday inay bilaash dekad iyo dhulbkeeda ku bixiso oo Itoobiya siiso. Safiirk Ridwaan Xuseen ayaa 2 sanood Casmara fadhiyay oo baryaayay Caliteriya siduu arrintaas uga daadhicin lahaa. Markii danbena wadankood way ka samreen oo waxay kala noqwdeen warqadii xanaasada safiirnimada. Eventhough Eritrea never fully accepted his ambassadorial credential it finally withdrew his diplomatic immunity and so he became persona non grata in Asmara since then, because of the bullshit and infantile conduct and messages from his boss the crazy Abiy .

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 Před 5 měsíci

    guulqaranka somaaliland

  • @Norabdik
    @Norabdik Před 5 měsíci +1

    0:44
    Ganacsi ,Cafimad iyo dhaqale miya tiri: Wll runta maan isku sheegno
    Ma Ethiopian ayad cafimad ku siisey bal ina Abayasha iyo awoowasha unbey dileen
    Nacas sheeko ku xuman badana

    • @wariyosheeko
      @wariyosheeko Před 5 měsíci

      1988-kii, Ilaahay ka sakow dadka reer Somaliland waxay ku badbaadeen dhulka Itoobiya. Dadkii Siyaad Barre qixiyey 98% waxay nabad ku heleen Itoobiya.
      Amni, Caafimaad, Waxbarasho, Biyo iyo Cunto ayay siiyeen iyagoo kaashanaya Qaramada Midoobay.
      Abaal baanu u haynaa Itoobiya, heshiiska cusub waa kii lagu aqoonsanayey Somaliland ee la qabso xaaji, intaad muranka dhaafto.

    • @warfaageeddi3128
      @warfaageeddi3128 Před 5 měsíci

      ​@@wariyosheeko
      Waa dhulkaagii dhulka aad uqaxday.

    • @yaacquubmowliid
      @yaacquubmowliid Před 5 měsíci

      ​@@wariyosheekojaahil aan waxba baran dhul Soomaaliyeed ayaad joogtay ma Ethiopia ayaad joogtay aqli xumo dagaal marka uu dhaco waa qasab iyagu hadii dagaal ka dhaco waan ku qasbanahay inan marti galino waxaasi maaha abaal

  • @arahmanhuseinkahin8033
    @arahmanhuseinkahin8033 Před 5 měsíci +1

    May may waa qolo la soo diyaariyay

  • @maryami2299
    @maryami2299 Před 5 měsíci +2

    Dhu la bixinaya ma jirto

  • @siedmeash515
    @siedmeash515 Před 5 měsíci +3

    Mansha allah guul iyo gobonimo
    ayaan leeyay alle hayno rumeeyo
    waxaanse ka xumay dhamaan
    somalida aan ahayn reer somaliland waxan ogaadey in dawlad iyo reer iyo qof intaba ay ka shaqaynaya cadaawada reer somaliland
    looma baahna maanta lkn waxay ahayd in ay is daad reeciyaan
    waayo imika looma baahna waxaynu ku qoran doona meel waxanan ula ma caamili doona maalin dhaw wadamada aan waxba inaga dhaxayn maanta
    igama sokayso somalia sita South sudaan iyo 🇹🇬 togo Eritrea 🇪🇷 Algeria 🇩🇿 iyo kuwa lamidka
    ah
    igama dhawa waayo kuwasi cadaawad ima qaban lkn somalia 🇸🇴 cadaawad ayay dheertey markaa allahayow nin daacad ah alla hayow nin daacad ah deeqdaada haw simin ❤ wabilaahi tawfiiq waad salamantin reer somaliland inta dalka jecel

  • @maryami2299
    @maryami2299 Před 5 měsíci +2

    Dadka ha qaboojin dhul qabiilleeyay qabiilkale yuusan sii nin itoobiyaan

  • @user-hb2en1pk5e
    @user-hb2en1pk5e Před 5 měsíci

    Dadkan wax runtabushega ma wayen dadka ay se la hadkayan manay anaga ahayn sland abehed bay wastay wale mar hadii dadkan mesha so fadhistay ay dad u yihin 😢

  • @cumarhikmaai4112
    @cumarhikmaai4112 Před 5 měsíci

    Olomouc watan

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7e Před 5 měsíci

    Saki geesi

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 Před 5 měsíci +1

    War caqli kuma haysaan mesha

  • @fatumaomar7963
    @fatumaomar7963 Před 5 měsíci +2

    The Ethiopian government under Abiy committed a genocide against the Tigray people of Ethiopia killing more than a million in the last few years.That's the guy you want to make a deal with ?
    I am Somali Galbeed and I never wish what is happening to us everyday to happen to Somaliland.
    Bihi is my uncle and I cannot support him in this MoU. Ethiopia has a thirst for Somali territory and especially for the sea. 20 square km is huge, who is Ethiopia going to rent to is the question, for example Djibouti rented less then 4 km a year to the Americans for 63 million a year. Oh, and Somaliland oil is in the sea Ethiopia wants
    I suspect you are connected with Ethiopian intelligence and this program has an agenda. One of the four had the nerve to say we can use Ethiopian money, a stunning lack of loyalty to Somaliland. You claim to be professors and yet have no reservations about this deal , impossible. Regardless of your background, anyone with sense can see problems with this conversation and the MoU in general. Hargeisa is my favourite city and right now Oromo is saying that it belongs to them, they will make it reality. An Oromo dream come true.
    Somaliland needs to open their eyes before there's no turning back .

  • @farahmalin1963
    @farahmalin1963 Před 5 měsíci +1

    Maafi caqli ninkan ay kusheegayaan

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u Před 5 měsíci +1

    50 million amxaaro Oromo iyo Tigray ayaa awaar iyo colaad isugu darsoontay gaajoo ula anayo ayaa waxey fursad u heleen in ay usoo qaxan somaliland

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 Před 5 měsíci

      Ethiopia is very poor and bankrupt nation with 130 millions of population ,who 90 % live in a dire poverty lifestyle and are on throats of each other and in where each ethnic group is on the crossbars of another different ethnic group.

  • @18maychannel23
    @18maychannel23 Před 5 měsíci

    Somalia xudeededu waa muqadas anigaa kuleh ethopia iskadayoo yaa iskudiidan Somaliland waa Somaliland Somalia waa Somalia xuduudo cad ayay kala leyihiin markaa dadku yanay kudawakhin marka dawladuhu letihiin Somalia wan ixtiramaynaa SAS hakaqadin reer somalilandnoow waxa aanahay wadan kalaabtay midnimadii Adunyadana tariikhdena way hayaan dhawana Somalia way iska quusandontaa waayo maqarinkaraan tarikhda simple ilmaha yar ee aan somaliba ahayn ayaa Google garaynaya hadii su'aali kagasho, MoU sharciyadii Somaliland ayuu kusalaysanyahay xududa inoo dhaxaysa ethopia ayaa sameyay ma Somalia jeexday halayswaydiiyo taariikhba laracayaa su'alahas oo dhan kama jawabi Karo xasan sheikh Guul somaliland.

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Před 5 měsíci

    Nafyay caalwaa hanoqon nasiibkana howcadhoon haduu calfkaa ceshaday somalilnd waytagtee ogow haa haa waytagtee ogow waxaan kug idhiye hacaban 😭😭😭ilmada ilmadaa ceshobaanku idhii cawana cawana tasho ban ku idhii nafyay calfkeedulumee xusuus kucasuumanee cidlad wehel moodaysaa haa haa cidlada wehel moodaysa naftana culaybaanku idhii cawanaa cawanaa tasho baan ku idhii

  • @somcaafimaad7009
    @somcaafimaad7009 Před 5 měsíci

    Mashaqo waa tan oo kale bal dadkan jahliga lagu gumeysanayo gurigiina guba haye dab sudha haye

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Před 5 měsíci

    Inasheeko baralay somaliland baa laydin horqaaday yaahuu

  • @medahmed8191
    @medahmed8191 Před 5 měsíci +1

    Reerkani mutacalinkoodii
    Iyo kii lodajirayay waa isku mid. Waxad iska celinwaydeen ma waxad iska celinkartaa dawlad 120 mikyan ah

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 5 měsíci

    war adunko dhan ayaa saldhigyo kala kiraysta waligeed lakin waxaa probleme ah markay somaliland kiraysato oo ethiopia lacagteeda isticmalayso waa danbigii ugu wayna aduunka islaamka casriga ah ...hahahahaaha from saylac city

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 Před 5 měsíci

    #SOMALILANDFIRST2024!!☝️☝️☝️

  • @yaacquubmowliid
    @yaacquubmowliid Před 5 měsíci

    Dawladda lacag wadan kale maxaad adigu ku horamaraysa aduunka wadan kaliya ictiraaf ma bixiyo waayo waxay dhihi kartaa waan ka noqday imragtion ciidan malahid dadka kugu dhex nool waxay wadanka ujoogan ma ogid dal ku gal malahid sidee wadanka ula macaamilaysa base army looma baahna lkn ganacsiyo dhinacyo badan waynaga dhaxaysa maxay kale Ethiopia kaa doonaysa ma iswaydiisay

  • @Iskudhoon
    @Iskudhoon Před 5 měsíci

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    Aan ku saxo Dadka Somaliland cid dhul ka qaadi kartaa majirto waayo Caqliyada reer Somaliland Ayey ku abuurantahay Kac oo wax iska celi…..Laakiin Somaliya koonfureed marka laga reebo Habar Gidir oo laga qaadi karaa waana la isticmaarsan karaa!!!!! Waa xaqiiqo dhab ah….
    Waa Khayran katiiran

  • @awqadar6397
    @awqadar6397 Před 5 měsíci

    Itoobiya bad malaha se ciidamo bad ayey samaysanaysaa illaahay inaguma keenee hadii xeebaheena ay ciidanka bada Ka samaystaan oo beri Ka maalin la yidhaahdo Naga guura xagay geynayaan?? Ma Banka xarshimeed? Mise inakayninaga iibinayaan oo lug bay laga baxayaan???

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 Před 5 měsíci

    Way wanaagsanaan lahayd in arintan culimada la waydiiyo waayo iyagaa garanaya isu qiyaaska maslaxada iyo mafsadada

  • @bardacad
    @bardacad Před 5 měsíci

    MASKIIN

  • @daherdiirshe-lz7xb
    @daherdiirshe-lz7xb Před 5 měsíci

    amxaar mirifle iyo hsdaad mooriflaha raacdey
    magaciin baye maanigaa kula somaliland ah
    war isaaqow run isku sheega waahadalkii ciree
    ceyr jid bootey baad tihiin

  • @mukhtaarmaxamed2679
    @mukhtaarmaxamed2679 Před 5 měsíci +2

    Masha Allaah

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 Před 5 měsíci +1

    Reer kaliya miyaa dawladnoqda aawey dadkii wax idinla lahaa? Majirtaa inaad mar uun runta isku sheegtaan ?

    • @somtech.somalitechnologyst8724
      @somtech.somalitechnologyst8724 Před 5 měsíci +1

      Ya ku sheegay ma isku wada reer ba ragani ,

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 Před 5 měsíci

      Markaa xabashigu dhulka soo dego ee reerka idoor awal la aqoonsado ayaan kuwa kale laa raadin doona oo la keeni doona. Sheekadu waa waalidenii hore waali kale oo cudub ku sii dar adr kkk.

    • @somtech.somalitechnologyst8724
      @somtech.somalitechnologyst8724 Před 5 měsíci

      Meeshii laga hadlaba reer kaliya joga la yiraa, dadkan la sheegaya xagay kumaqan yihiin mise iridaaha laga xidhaa, wa Ina abib iyo waxan dhaamino dad kale ka dhex hadlayaan

  • @abdiahmed8992
    @abdiahmed8992 Před 5 měsíci

    Heego

  • @user-dc2ys4mx3o
    @user-dc2ys4mx3o Před 5 měsíci

    Hordhacan dhere bila macniga nagadayo tos u bilaaba

  • @mandeqyarka4678
    @mandeqyarka4678 Před 5 měsíci

    Cusaaad mesha kuxeysaannnn

  • @MohamedAli-cs1zy
    @MohamedAli-cs1zy Před 5 měsíci +3

    Ma rabno itoobiya xabashi uraysa timaado dalka iib ama kiro ahba. Tuug baad tihiin. Car keen cadowgeena dalkeena. Car sii taako kamida dhulkeena iyo BADEENA. Muuse biixi wuxuu sameyay waa khiyaamo QARAN Dastuurkiina uu jabiyay

  • @abdoulwassaomar3737
    @abdoulwassaomar3737 Před 5 měsíci

    Waxay u gogol xaadhayaan siday shicib uga dhaadhicin lahaayeen bada in la iibsho. Waxaasi wax soconaya maaha.

  • @abdisalamhaybefarah7029
    @abdisalamhaybefarah7029 Před 5 měsíci

    Tuuugo!

  • @user-jw4wr7fm2z
    @user-jw4wr7fm2z Před 5 měsíci +4

    Kuwiii jaamacadaa indhacadaynta kuwiii ka soobaxay baa la soofadhiisiyay looma baahna

  • @Waano-x9
    @Waano-x9 Před 5 měsíci +1

    Balaayo idin dhagaysata

  • @adendhuux
    @adendhuux Před 5 měsíci

    How’s about sool somaliland miyaa heesasadaa adunyada waa ogtahay in sool somaliland miyaa ka talisaa war nin marqaamo somaliland been jeclaa

  • @abdallamohamed9845
    @abdallamohamed9845 Před 5 měsíci

    Tan dood maaaha ee magac kale u bixiya,?dood waa tii ilaa maanta xabsi ugu jiro maxamed ilig.

  • @Olad44
    @Olad44 Před 5 měsíci

    Dadka gajada u dhimanaya ayanu anaguna citiraf ka sugaynay ilaahay how gar garo kolay dad islam ahi way ku jirane😂😂😂

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 Před 5 měsíci +2

    dadkaan beenta kamma xishoodaan.

  • @maxamedsiciid669
    @maxamedsiciid669 Před 5 měsíci

    magaran karo dadkaygu siyaasiyan waxaa ka siya,waxaa dhihilahaa kakora halkaad maraysaan oo aduunyada wax laqaybsada,heshiiskani waakii ugu horeeyay een galno

  • @mohamedsharif1266
    @mohamedsharif1266 Před 5 měsíci

    Somali siday u dhamayd way waasheen. Bal maxaa ka galay 33 Sano ka hor baynu kala tagnee
    Miyay dhulkooda amaan ka dhigan oo nolol samaystan. Haddii Somaliland ka tagtay ma dhamaadkii dunida.

  • @BA-qc8ko
    @BA-qc8ko Před 5 měsíci

    Dhul wa lana ga qaatay. Somali galbeed ba la qaatay, NFD ba la qaatay. Somaliland ba u dhow in la qaato hadi laga amyso waxa socda.

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 Před 5 měsíci +3

    Riwaad iyo riyo aan dhamaad lahayn. Itoobiya ku samayn doonta dhaqaale, horumar , wanaag dhaqan iwm oo dhul iyo bad bilaasha ayaan gacanta u galinayaa? Wllhi waa wax laga yaa yaaqsodo inay nimkani waxan daka masaakiinta ugu sheekeyaan. Gaar ahaan waqtigan la joogo ee aduunka layska wada ogyahay waxa dhacay iyo waxa dhici doona ee socda.

    • @mukhtaarmaxamed2679
      @mukhtaarmaxamed2679 Před 5 měsíci +2

      Xasid iyo nacab

    • @shamisali4599
      @shamisali4599 Před 5 měsíci

      @@mukhtaarmaxamed2679maxaa xasida itopiya ayaga bahi harur cune siista badd adinkeba idin hesta madinka waxba udiidi kara coldon hore ushegay inoo itopiya markasta amarked lagu xiray

    • @daarulislamquranonline9512
      @daarulislamquranonline9512 Před 5 měsíci +1

      Qadaadweyn 😅
      Cabaadweyn waxba kama qabankartaan iska daawada uun😂

  • @mahadaydid5255
    @mahadaydid5255 Před 5 měsíci

    aqliga iyo aqoontu waa kala labo ninka gadhka leh aqoontiisa ma hubo laakiin waa shukaamin indha la sida marketing advertising xayaysiinta suuqgaynta waxa loogu yeedho ugu yaraan imaaraadkaa ka dhex hadlaya

    • @djamasa5235
      @djamasa5235 Před 5 měsíci +1

      Waan kugu raacsanahay , waliba waxaa intaas u dheer in uu isleeyahay somalida kale ku xumee. Caadifad indho la' ayaa ka dhex hadleysa