Sheekh Barbaraawi Ayaa Shacabka Somaliland Ugu baaqay in ayna ku milmin hadalada Siyaasiyiinta.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Komentáře • 102

  • @SamiyaReermagal-rn6gg
    @SamiyaReermagal-rn6gg Před rokem +1

    M.a allahay hakala qaboojiyo amiin aamiin

  • @alishire2125
    @alishire2125 Před 2 lety +4

    Masha Allah run buu ka sheegay illaahay ha barakeeyo

  • @saynabxasan7163
    @saynabxasan7163 Před 2 lety +8

    Haa waa sidaa runtu, siyaasi axdi iyo ballan ma leh, cidda ay ku adeegtaan waa dad masaakin oo ay dabka ku guraan, hadhowna ay cidla kaga dhawaqaaqaan.
    Madaxdana waxan Ilaahay uga baryaynaa i uu xaqa tuso.

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Před 2 lety +3

    Rabbi ha kaa abaal-marayo sheekhow samaha aad dadkeenna u tilmaantay. الرب يجزيك خيرا شيخ عبدالله

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 Před 2 lety +3

    بارك الله فيك يا أخي الكريم شيخ عبدالله بربراوي وجزاك الله خير الجزاء نحبك في الله

  • @user-ms9od1hj1c
    @user-ms9od1hj1c Před 2 lety +1

    Ilaahay khayr haku siiyo sh barakeeyo.
    Kuwa afka xun ee sheekha caayaya waxaan Lee yahay ilaahay iska jira inuu idin ciqaabo .

  • @hafsaali6083
    @hafsaali6083 Před rokem

    Sax baraka llaah amiin amiin allaah ha inga qabto kuwa waxyelada wada idin raxmankey

  • @fadumoahmed8796
    @fadumoahmed8796 Před 2 lety +2

    Masha Allah guul guul guul somalind

  • @fuadwarsame6688
    @fuadwarsame6688 Před 2 lety +4

    Horn Cable ma wuxuu noqotay Microphone ka Berberaawi!

  • @bashiirshire3471
    @bashiirshire3471 Před 2 lety

    Waa mid aan runta sheegin oo guryaha madaxda ka qadhaabta

  • @abdilahi5900
    @abdilahi5900 Před 2 lety

    Mnshaa allh shiikh

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 Před 2 lety +3

    Alhamdulilaaah 27sano oo aan jiro man arag wax iga nixiya ama meel xabad ka dhici alhamdulilaah peace somaliland

  • @caliyuusuf1900
    @caliyuusuf1900 Před 2 lety +1

    Noloshu Alamnu wal iimaan Allh haynogu deeqo hana inoosiyadiyo wadamada muslimiinta dhamaantod illahow amni iyo iimaan baanuka barinay

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261 Před 2 lety +1

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲fidnada kuwa wada allah ha inaka qabto qarbay nabada iyo wanaag uka dara 👍🇮🇷

  • @mustafemaxamuud6766
    @mustafemaxamuud6766 Před 2 lety

    بارك الله فيك

  • @nimcomuxumed7631
    @nimcomuxumed7631 Před 2 lety +1

    Salalaahu calayhi wasalam aamiin aamiin

  • @maxamedcali2562
    @maxamedcali2562 Před rokem

    Aammiiin yaa rabi

  • @cabdirashidxassen2801

    AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  • @mustafemaxamed6877
    @mustafemaxamed6877 Před 2 lety

    Jazza allah khayre sheikh

  • @abusaalixcarab2322
    @abusaalixcarab2322 Před 2 lety +1

    جزاك الله خير الجزاء يا اخ انا و يا استاذنا حياك الله

  • @caliyuusuf1900
    @caliyuusuf1900 Před 2 lety +1

    Sheekh berberawi Jessa kallah

  • @cabdilahiismacil160
    @cabdilahiismacil160 Před 2 lety

    Sheikh barbarawi jasakalahu khayr

  • @axmedcabdiqaadir7128
    @axmedcabdiqaadir7128 Před rokem

    Asc

  • @aminamohamed6356
    @aminamohamed6356 Před 2 lety

    Allaahuma aamiin aamiin

  • @khiderijaam1310
    @khiderijaam1310 Před 2 lety

    Waa la caayayaa Ina biixi

  • @hassannur7665
    @hassannur7665 Před 2 lety +2

    SHEEKHU XAGEE AYUU KU MAQNAA MARKII MADAXWEYNE RIYAALE IYO SIILAANYO LA CAAYEY XAGUU KU MAQNAA QABYAALADI MEELNA KAMA MAQNA KKKKKK

    • @awalahmed5638
      @awalahmed5638 Před 2 lety

      Culumada ka hadh

    • @alphamale5802
      @alphamale5802 Před 2 lety

      Somaliland qabyaalada ayaa ka horeysa diinta iyo qaranka.

    • @munamaxamed3266
      @munamaxamed3266 Před 2 lety

      Ma warbaad u haysa inuu kahadli jiray
      Mise niya diisaad u warhaysa

    • @user-ms9od1hj1c
      @user-ms9od1hj1c Před 2 lety

      Sh waqtigaas wixii taagna wuu ka hadlay inaad soo baadho ayaa kuu dhaanta inaad iska hadasho .

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 Před 2 lety

    Shiikh siyaasiyiinta madaxwaynuu u horeeyo la hadal hadalku waa kala horeeyaaye mise xaafadii ayaa la caayey

  • @mukhtaryousuf7332
    @mukhtaryousuf7332 Před 2 lety

    Kuwa doonaya burburka s land magaran karaan waxa ay jejebinayaan qiimaha ay ku fadhiyaan ama hantida dowlada iyo ta shacabkaba

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 Před 2 lety

    أللهم اكفنا شر الظالمين امين يارب العالمين

  • @abarahmed4639
    @abarahmed4639 Před 2 lety

    Sheikhow ma shacabka uunbu sharciga islaamku usoo dagay ,mise xaakimyada iyo culimada aya ah in loo raaco fasaad iyo fisqi.
    Midda kale siyaasada somaalida aya ku dhisan qabiil ,adiga maanad fahansaneen .

  • @qamareddla9984
    @qamareddla9984 Před 2 lety

    As

  • @xkhaalid798
    @xkhaalid798 Před 2 lety

    Kkk hadal waa midhka danaheena diinteena iyo nafteena aan raaco waayo iyayada aya dani inoogu jirta dhamaanteen reer soomaaliland waxan nahay walaalo isku diina isku daka

  • @user-ms9od1hj1c
    @user-ms9od1hj1c Před 2 lety

    Sh caan wuxu ku yahay ka hadalka wax kasta oo bulshada wax yeelaya

  • @caliyuusuf1900
    @caliyuusuf1900 Před 2 lety

    Aameen

  • @mahamedmohomoud1122
    @mahamedmohomoud1122 Před 2 lety

    Waa runta u sheeg adeer kaadadka wuu dulmanyihiin

  • @m.13mediaproduction40
    @m.13mediaproduction40 Před 2 lety

    Mahad sanid bro

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 Před 2 lety

    Geelii la dhacay qaalmihii dhoofka laga keenay dhabayacooooooooooo majeerteen miyaa loogu dhici waayey oo iidoor maaruflow dhulmahantaha aad iskaba naagaysatay, maayada majeerteen ayaa mar dhaw soo jiirin hadaadan aagaa edeb kuba joogin oo uno iyo ingiriis ba'ayeey uguba yeeryeeran oo marinada hargaysaad aaran jaan bm kula dhex mushaaxin oo hadaad daarood dhulmahante iyo mareexaan maraleey kaba dhigatay, iidoorow mistake samaysaye majeerteen waa ku barin somaliya geedkeeda halka fadhigaaaaa yahay oo maranka aad kaba farandulaynayso oo maatada dhulmahante aad iska soo hormarisay oo malageedu galay meeshay door bideen mortar waa lagu gaynin oo ina canbaashihii aad dhulbahante (85 birmagayso gawrac) ku cuni jirteen aan aaran jaan aakhiro u hoyinin oo iidoorow cagtii joogsan waydaa mar ayey ceeb la kulantaaye oo dawacii (iidoor) galayr (majeerteen) cadkiis damac ka galo, galayr dawacigiii hawada waw la duulaaye oo geedaha buuraha ku dul yaal dushooda hilibkii dawaca galayr cunto waw ugu casheeyaaye, ee iidoorow miyaa mujrim falanoo marduuf qaada cunay warkiis walaal weerar kaa celinin.2

    • @raxmacabdi1291
      @raxmacabdi1291 Před 2 lety +1

      Cuqdadba kuhayse sheekh dhagayso sheekh Maha sheekh kaliya somalinda wacdinaye qofkasto muslima o afkiisa fahmayu lahadlayaaye alleh haku caafiyo

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 Před 2 lety +1

    أللهم أهدي قادتنا و اولاة أمورنا امين يارب العالمين

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 Před 2 lety

    In laqaxo
    Away
    Rabaan
    Daalibiin
    Away
    U badanyihiin

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 Před 2 lety +1

    Haday diintu kaa dhabtahay, inantii xamda ee gabooye guurso, walaashaana sii xamda walaalkeef

    • @captainsanto5572
      @captainsanto5572 Před 2 lety

      Xaasba ujoogta cuqdad qabow

    • @abdicash8787
      @abdicash8787 Před 2 lety +1

      @@captainsanto5572
      Cuqdadu waa ta ku haysa miyaan loo banayn 4 xaas. Daayeerow

    • @captainsanto5572
      @captainsanto5572 Před 2 lety

      @@abdicash8787
      Darajadiisa cilmiga gaadh marka waxkahadal caruurey , Waad caadifad hadlasaye doorashadii 2017 madaxa kaaga jirta sheekh iyo sharif wa isugu ka mid

    • @markihoremaxadtidhi916
      @markihoremaxadtidhi916 Před 2 lety

      @@captainsanto5572
      Cadifaad waa ta shekhan ka hadlisay!
      Hbr awalnimo sya ka hadlinaysa ee diin uma hadlayo!!
      Maxu inadeerki muse bixi ugu xadisi wayay!!

    • @munamaxamed3266
      @munamaxamed3266 Před 2 lety +1

      Ma is ka guursaa mise waa basar uguurso sheekha ilaahay sharfay baad leeday gabadh melaaha medhiya kahadlaysay iyadoo qaawan guurso qofwalba qofkii lanooca ayuu guursanayaa

  • @HassanAli-ok4zo
    @HassanAli-ok4zo Před 2 lety

    Munaafaqiinta buuni oo miidhan baa dhiiga isaaq ku raaxaysanaya oo jecel inay hargeisa ka dhacdo boorame loo cararo

  • @bahalhiglo9474
    @bahalhiglo9474 Před 2 lety

    habar awal-/fitnada somaliland dagaalna waa ma huraan

    • @BP-si2ww
      @BP-si2ww Před 2 lety +1

      Dagaalna waxba KU tarimaysid siyaasadna HADALKEEDA daa SHARMUUTADII KUDHASHAY WAS EEY EEY DHALAY🗡️🗡️🗡️🖕🖕🖕🖕🖕🖕

    • @normad229
      @normad229 Před 2 lety

      Carakiina dhowra ilahayna ka baqa

  • @SamiyaReermagal-rn6gg

    😢😢😢😢😂😂😂😂😂

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 Před 2 lety

    أللهم لا تجعل مصيبتنا في ديننا ولا تصلط علينا بذنوبنا من لا يخافك فينا ولا يرحمنا 🤲😥

  • @nimcaanisamaciil6694
    @nimcaanisamaciil6694 Před 2 lety +1

    Run wlhi😭

  • @mosamater7882
    @mosamater7882 Před 2 lety +1

    Gaalluu ku washay muslinkuhashagaajiyaan markasaa hadlikartaa

  • @Myway3801
    @Myway3801 Před 2 lety

    Kuwa doonaya dagaal halkay ka yimaden ha la tagan dagalka

  • @waasiciye5249
    @waasiciye5249 Před 2 lety

    ^o^

  • @khaalidmaxamed2601
    @khaalidmaxamed2601 Před 2 lety +1

    Haa muuse ayaanu isku reer nahay oo waad difaacaysaa

    • @axmedgure2933
      @axmedgure2933 Před 2 lety +1

      Qabialed ba diin moodee saxiib. Orod masjika teeg

  • @tijabo-cn1gl
    @tijabo-cn1gl Před 2 lety

    Kkkkkkk

  • @sali6052
    @sali6052 Před 2 lety

    Diinta iyo nabada iyo xoriyadadu iyo sinantu
    Waa waxa ilahay siiyey
    Qofka biladenka ah
    Marka waxa ka hor imanaya ka hadal shekhow
    Dawldana amanta ka daa

  • @HassanAli-ok4zo
    @HassanAli-ok4zo Před 2 lety

    Gaalo shaqo kuma leh munaafaqad iyagaaba loo qaxa magangalyo bixiya kuwa hargeisa jooga ka xun ee shaadhka muslinka xidhan

    • @user-ji3jy5wg4v
      @user-ji3jy5wg4v Před 2 lety

      wadamada reer galbeedku waxay leeyihiin sharciyo adag shuruucdeenu waa qalin kaliya oo aan cidina dhagaysan. 100% sax baad tahay

    • @user-ms9od1hj1c
      @user-ms9od1hj1c Před 2 lety

      Gaaaladu inay wax ku siiyaan miyaad u haystaa inay munaafaqad ka madhan yihiin alla mjskiinsanida wll

    • @user-ms9od1hj1c
      @user-ms9od1hj1c Před 2 lety

      Muslimku si kasta oo uu qalad u galo lama odhan karo gaalba ka fcn waayo gaalku wuxu dafiray rabigii abuuray inuu caabudo dulmiga uwayn isagaa ku jira sida quraanku sheegay

    • @user-ji3jy5wg4v
      @user-ji3jy5wg4v Před 2 lety

      @@user-ms9od1hj1c miyaadan akhriyin boqorkii xabashida ee nebigu u soo haajiray. muu ahayn boqor muslin ah balse waxa uu ahaa nin cadaalad badan

    • @user-ms9od1hj1c
      @user-ms9od1hj1c Před 2 lety

      @@user-ji3jy5wg4v
      Horta aan ku saxo ee nabigu uma hijroon ee saxaabo ayaa u hijrootay.
      Marka labaad hagaajinta uu sameeyay maaha inuu ka wacnaa muslimiinta.

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 Před 2 lety +2

    Shiikhow. Maxaad habeenkoi dhoweyd uga qayb geliweydey barnaamijkii gabooyaha looga hadlayey, sowdigii ka cararay

  • @alphamale5802
    @alphamale5802 Před 2 lety

    Wadadadan carabta ayaa lacag ku siisa in dhaqanka Somalida lagu badalo dhaqanka carabta yada oo diin loogu soo gabanayo.

    • @mohameddahir6798
      @mohameddahir6798 Před 2 lety

      Adeer Carabtu Iyadiibaa toodii haysataaa In aad dhaqan Carbeed yeelataa Faa ido ugumaba Jirto, Wadaadku Lknse Diinbuu sidaa Ee Ka qaado.

    • @user-ms9od1hj1c
      @user-ms9od1hj1c Před 2 lety

      Ma diinta uu sheegaya dhaqan caraba hadaad sidaa u jeedo khatar ayay diintaadu ku jirtaa

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora Před 2 lety +2

    Tuugani ma siyaasiba?? Ciyaalasuuq foqal ciyaalasuuq, waleh somaliland waxay ku socoto meel xun! Fataal foqal fataal.. muxu uga hadliwayay Cirro o yidhi daGaal sokeye ba dhacaya??

    • @husseinhassan289
      @husseinhassan289 Před 2 lety +5

      Qof caytamay waa maan gaab

    • @haberjeclo8036
      @haberjeclo8036 Před 2 lety +4

      Somaliland diaspora, runtad diidaysa miiya laxyay , ilahy kaabaq

    • @asaldhaladsland9655
      @asaldhaladsland9655 Před 2 lety +4

      Ceeb lama.caayo culumada waxay sida dhaxalkii nabiga صلى الله عليه وسلم alle khayr haka siiyo runta sheegay

    • @nuhliban4375
      @nuhliban4375 Před 2 lety +4

      @@husseinhassan289 qof caytamayaa maaha maangaab ee waa qof waalan, laakiin maangaab ku waa qof iska miskiin ah oo aan waxaaba fahmay, ninkase caytamaya oo waliba caayaya dad culumo ah ama dad aan isaga waxba u dhimin ama aanay isba aqoon waa waali dhar sidata

    • @cabdilaahi2378
      @cabdilaahi2378 Před 2 lety +5

      SubhanAllah sheekh barbaraawi ma waxad ku cayday inuu ku yidhi Aakharadaada ilaasho oo Allah ka baq.
      Bal si fiican uga fakar marka Illaahey la hortagaayo.

  • @bahalhiglo9474
    @bahalhiglo9474 Před 2 lety

    aniga nabad waxba nooguma jiraan.waa lama huraan in dagaal waa qasab.sababtu somaliland in reer kaliya cuno raali ayaad ka tahay.fitna waa h/awal

  • @cabdirashidxassen2801

    AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN