''Waa in dalka laga difaaca kuwa usoo hanjabaya ee colaaduhu u cusub yihiin'' Xukuumada Somaliland.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 07. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Komentáře • 7

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan Před 17 dny +1

    اللهم بارك في ولاة امرنا

  • @salimabdi1145
    @salimabdi1145 Před 16 dny

    Raag liita oo aad oo liitaa walhi hadad nin walbaa eegto back ground kiisa waa zero bilaa aqoon iyo jahiilnimo

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Před 17 dny

    Ma madaxwynaha bari baxaya maxa lo so hori mariyay kalfadiga golaha wasirada

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg Před 16 dny

    Muse waxunan fahamsanayeen ayu daadki madax u galiyaaye i baada jabuti iyo somaliya iyo erteria meelksta ayaa ku tashanaya waana dawlad hub meelksta kaa soo qadan kara meelksta jabhado ayaay kaga furayaan meelksta xeerar kaa qabanaya somaliya maa jirto xabashi waxi baabaya waxaba kam galin markaye runta gaadho xeerarka dawlad u dhexaya qabanaya muse balayo kasta waaka kawo

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Před 17 dny +1

    Geele iyo gur gurti rag ban is arag wali ban filaya dagal hoose ingu wadan qabilo reer somaliland adeegsnyan

  • @housseinchinemohamed6990

    Qabil ma noqdo qaraan