Musalsalka Habboon xalqada 14-Aad "Kalkaaliso ka fiican ma arkin"?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 03. 2022
  • Musalsalka Habboon: Xalqada 14-aad

Komentáře • 2,6K

  • @ciiltireboramawi3370
    @ciiltireboramawi3370 Před 2 lety +3196

    Wuu ku jeclaa Wuuna Kusoo Ducaayn jiray Adigoon Aduunka Joogin😍Cid kale maaha Nabi mahamed scw❤️

  • @hassankhadar4794
    @hassankhadar4794 Před 2 lety +844

    Wuu Ku jeclaa wuuna Ku soo ducaanyn jiray Adigoon aduunka joogin 😘 cidkale maahe waa Nabi mahamed scw ❤️

    • @azma4456
      @azma4456 Před 2 lety +1

      Salalaahu aleyhi wasalam ❤️💯❤️❤️‍🔥❤️💯❤️❤️‍🔥❤️‍🔥💯💯

    • @aamiinoomar800
      @aamiinoomar800 Před 2 lety

      Scw scw scw scw scw

    • @naciimaaadan7650
      @naciimaaadan7650 Před 2 lety

      Salhu calehi waslm

    • @hindomohamed1089
      @hindomohamed1089 Před 2 lety

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💕💕💕💕💕💕

    • @abwaancumarcunaaye149
      @abwaancumarcunaaye149 Před 2 lety

      czcams.com/video/Syb0lyYg58o/video.html
      Dhalin tartan ma aqaano lkn waan taaageeraa
      Waxayna ka hadlaan xaalada reer baadiyaha ila soo arag wllo
      czcams.com/video/Syb0lyYg58o/video.html
      TANI WAA DHIBAATOOYINKA KA TAAGAN MIYIGA
      DHIBKA IYO RAFAADKA AY KU SUGAN YIHIIN REER MIYIGU😭😭

  • @huseinhashi
    @huseinhashi Před 2 lety +113

    Wuu ku jeclaa wuuna Kuu soo Ducayn Jiray adigoonan Aduunka Joogin 😍 cid Kale Ma aha Waa Nabi Muxamed SCW❤️

  • @fatwaguud
    @fatwaguud Před 2 lety +66

    Wuu ku jeclaa Wuuna Kusoo Ducaayn jiray Adigoon Aduunka Joogin😍Cid kale maaha Nabi mahamed scw
    Shukran
    Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a.
    Aan kala faaideysano.
    Mhdsanid.

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet Před 2 lety +2585

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @udgoon4842
    @udgoon4842 Před 2 lety +1104

    Kii jamal ahaa waa markaa la coloobi lahaa tii yareyd kalkalisadi buu ka dhaman la'yahay team haboon ismuujiya🤗🤩

    • @sumayaabdullahi3753
      @sumayaabdullahi3753 Před 2 lety +24

      Somahn maskiinta uu rbaa in uu qayano lkn maka yeleno taas😏😂

    • @deqaaxmed3720
      @deqaaxmed3720 Před 2 lety +6

      Hhhhh cawa tivikan kadawanay comintihiyan kuqos layay hhh

    • @abdulahidholayare3099
      @abdulahidholayare3099 Před 2 lety +3

      Kkkkkk saw ma aragtid

    • @deqaaxmed3720
      @deqaaxmed3720 Před 2 lety +2

      Hhhhh jamal qayanada joji dheh

    • @abdulrahmanmoha3424
      @abdulrahmanmoha3424 Před 2 lety +14

      Wuuba aroosaa xamdi jamal aaqirkii haboona waxeey noqonayaan walalo oo haboon waxaa dhalay jamal aabihii sirta dhan asigee ku Dugan thy 🙄

  • @soomaalonline
    @soomaalonline Před 2 lety +562

    RAMADAAN ILAAHAY NABAD HANUGU GAARSIYO AAMIIN

  • @Cazmi.Cudoon
    @Cazmi.Cudoon Před 2 lety +789

    Musalsalka daqiiqadaha in laso badiyo inta rabto👍 mrky meel fcn maraaayo wuukugu kala go.aa hush🥺😂

    • @xayatimohas2782
      @xayatimohas2782 Před 2 lety +1

      Whi wn yabyy😑😑😑

    • @idilomar7021
      @idilomar7021 Před 2 lety +1

      baryadaa waan ka daalay inaga daaya

    • @barwaqoshorts2338
      @barwaqoshorts2338 Před 2 lety

      Waba sii dhimen 5daqiqo ayay kasii jaren

    • @princessfatushprincessfatu2241
      @princessfatushprincessfatu2241 Před 2 lety +1

      Waxs waxaa kadarn awl daqiqadaha 26ahen 25 laga dhigy 22 laga dhigy hada 20 ayuu maraya 🤣🤣🤣cil badanaa 😣

    • @filsanahmed1569
      @filsanahmed1569 Před 2 lety +1

      Asc astaanta please habiin kasta so galiya ama daqiiqdaha xalqada so badiya 30 minutes oo kale intii igu raacsan like saara please

  • @zamzamshirwac4340
    @zamzamshirwac4340 Před 2 lety +360

    🤚🏾from Sweden 🇸🇪.
    Dad badan ayaan baray musalsalkaan 🤩

  • @iqriishofficial4237
    @iqriishofficial4237 Před 2 lety +30

    Aduunyo hadii lagu waaraayo ama ay sii jireyso nabi muxamed scw ayaa joogi lahaa 🙁

  • @anwaraxmed4788
    @anwaraxmed4788 Před 2 lety +25

    Rasuulkeena muxamed aan ku wada salino SCW😍😍ku jecel nahay nabi Allow🥺🤗

  • @yousyhadia7383
    @yousyhadia7383 Před 2 lety +742

    Love ❤ from 🇩🇯
    Part 1 to 14 xabad ima dhafin😂
    Keep going machallah 💐❣

  • @user-pn1cf7fs5d
    @user-pn1cf7fs5d Před 2 lety +284

    Codsi daawadayasha musalsalka Haboon
    Astaan waanu ognahay inaad film la duubay 2021 oo
    Asoo dhammaystiran Heysaan ee sidaan naga daaya oo 2 mid sameeya Ama filmka habeen dhaaf U soo galiya Ama daqiiqadaha Hala badiyo
    Hadaad igu raacsan tahay like.

    • @Amira-sr9hw
      @Amira-sr9hw Před 2 lety +4

      Ilaa Ramadanka garsin raban u malena

    • @bileosman3349
      @bileosman3349 Před 2 lety

      Wan kugu racsanhy an ka doodno🤚

    • @shaadiyoaadan1502
      @shaadiyoaadan1502 Před 2 lety +1

      Waxaa loo yaryareenaa inay dadka mcnsadaan hadii wixi sijoogta ah loo helo wax xiiso ah mayelanayaan

    • @RBzoN
      @RBzoN Před 2 lety

      SidaH filimkan dhexdisaH ay habuluh isu u rurunayaan
      Hday dhamantod isu u ru.rinayan
      Ragu danyer manoqden

  • @tarik4828
    @tarik4828 Před 2 lety +60

    Dadka dhahaayo episode yada caalamka waa 40- 45 minute ama Daqiiqadaha xalqada hala kordhiyo waxaan dhihi lahaa:
    1. Astaan Lacag kuma siino daawashada, waxay u bahantahay kirada, korontada iyo mushaharka shaqaalaha qaab ay kusoo saarto.
    2. Series ka caalamka usbuuc kasto kan ugu badan waa 50 min. oo inta badan intro iyo outro u badan, halka astaan usbuuci 2 xalqad ina siiso oo marka la isku daro kor u dhaafaya 40 min. oo Saafi ah.
    3. Aan badino taagerada iyo sacab tumida si aan u helno Series badan oo noocan oo kale ah. Intaas waaye bill ka kaliya ee nalaga doonayo inaan bixino
    Thanks @astaan TV and Habboon producers

  • @sulekha8037
    @sulekha8037 Před 2 lety +273

    😂Allh way jamaaloow tageranimadii waan kala noqdayba mar hadaa halkaa maraysoo team haboon ahay 😂💪

  • @ahmedaddow4008
    @ahmedaddow4008 Před 2 lety +416

    Waxaan gumeeysi waaye Astaan, show episode kiisa usually waa 40 to 45min.....and 20 minutes oo previous reminder old episode kujira, 4days lasugaa aduunka xagee kajiraa....who else missed Xirsi tho my favorite actor??

    • @nadarmohan5957
      @nadarmohan5957 Před 2 lety

      Ader adows son😂😂🥺

    • @naimaahmed1616
      @naimaahmed1616 Před 2 lety +2

      Aboowe waan kugu raacsanyahay

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 Před 2 lety +5

      Ila ramadaanka iney wadan ayey raban malaha lkn xirsi waa boring. Cigar cab mooye wax kale maba qabto lool

    • @maryamaabdikadir9612
      @maryamaabdikadir9612 Před 2 lety +1

      🙂wll wan kugu racsanahay bentaa ma ahan wlhi inta uu soconayo waaa 45 ama 40 wlhi waligee ma arkin episodes 20 minutes maybe dad gacmaHa culus aa laga helaaa🤨

    • @nasrosharif751
      @nasrosharif751 Před 2 lety

      @@wondroussoul5414 asaga dhanba wa 20 xalqe

  • @ciiltireboramawi3370
    @ciiltireboramawi3370 Před 2 lety +506

    TEAM HABOON is Muujiya✌️🤍

  • @mohanur3447
    @mohanur3447 Před 2 lety +34

    Idil ayaa Qurxineesa filimka, dabeecada habdhaqankeda daggan iyo Hadlkeeda intaba waan ka Helay 🤙😍

  • @hamzenuur5877
    @hamzenuur5877 Před 2 lety +40

    Odayga xanuusanaya, jilinkiisu waa very amazing.

  • @karaama1320
    @karaama1320 Před 2 lety +263

    Iam from canada but i don’t understand and its so cool waar wllhi Hargeisa ayaan joogaaye like uun dhac ku siiya😂😂

  • @hudaabdihakinomer8345
    @hudaabdihakinomer8345 Před 2 lety +200

    Haboon dhibkay marayso iyo Jamaal dheesha u Ku jiro isma lahan😥🙈
    We love u Haboon❤😥

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 Před 2 lety +8

      Walahi waa runta, waxba kama warqabo dhibkey uu marayso isaga, nolosha guriga in lagu dhibaayo isna kalkalisadi ayuba ka dhamaan layhy ciilkiisa aya ii haayo 😫

    • @ikraamkhaliif41
      @ikraamkhaliif41 Před 2 lety +3

      @@wondroussoul5414 anaa kula mid ah ciil aaba iga haaayo

    • @rushdaa1840
      @rushdaa1840 Před 2 lety

      Saw maaha? Nimanku naxaris malaha

    • @maryanobseye2389
      @maryanobseye2389 Před 2 lety

      😥😥HAPOON

    • @Ayaaneyyyyyyyyyy
      @Ayaaneyyyyyyyyyy Před 2 lety

      ❤🥰❤❤

  • @everythingikram
    @everythingikram Před 2 lety +28

    This show helps with my somali vocabulary and improving my listening skills💛💛💛

    • @Jrcapo8
      @Jrcapo8 Před 2 lety +1

      Well done 👍 😎

  • @haboonxaaji5352
    @haboonxaaji5352 Před 2 lety +136

    The kindest person of the film is Idil💋❤️🥰🙏

  • @MastarLiiMahamdKhalif
    @MastarLiiMahamdKhalif Před 2 lety +79

    Inta alla kaligi caabuda isooraaca♥️♥️🏝🌹⚘✅✅

    • @izraahappy8796
      @izraahappy8796 Před 2 lety +5

      Ar wlloow somali hdaa nhy su aashaas Khaled weyn kugu thy inaa naweydiiso sababta oo ah ilaaha xaq lagu caabudo waa alle subxaanahuu watacaalaa

    • @MastarLiiMahamdKhalif
      @MastarLiiMahamdKhalif Před 2 lety

      @@izraahappy8796 dad waxaa jira soomaaliya oo qubuuraha caabuda

    • @MastarLiiMahamdKhalif
      @MastarLiiMahamdKhalif Před 2 lety

      @@sulekha3461 adi xageed kunooshahay waan kaaga jawaabayaye

  • @Ismail-somali
    @Ismail-somali Před 2 lety +168

    Filmkan qruxda badn eed hadal haysaan saaxiibayaal wxaa sooo saaray waa #ASTAAN 14 xilqadoodba waan la socday oo commentsyadiinaan akhrisanayay waa yaryihiin dadka #ASTAAN u mahadcelinaya, marwalba waxaa mahad iska leh muuqaal baahiyaha tayada sare Leh.
    Thanks Again #ASTAAN & JILAYAASHABA.

  • @farhiaissa2104
    @farhiaissa2104 Před 2 lety +35

    I love xirsi💖i missed him so much,the musalsal is boring without him

  • @asmamaxamed8419
    @asmamaxamed8419 Před 2 lety +54

    gabadha idiL wnku haystaa wlhi mrkay arintii ogatay siday udaryeLayso Haboon waataa naxariista bani aadamnimadu 😘😘😘😘😘

  • @SulE861
    @SulE861 Před 2 lety +37

    Caawa ayaa ii kow ah musalsalkaan waxan ka soo arkay channel ka hosow pro isoo dhoweya oo liketa iigu cimaamada

  • @lubex3486
    @lubex3486 Před 2 lety +303

    jaamsl and Haboon are my favorites, keep it up Astaan Tv!!😉💗💟

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 Před 2 lety +3

      Englishka yar ee dhibateysan intaad la carareyso maad afkaaga hooyo iska soo qortid?

    • @Kawsar620
      @Kawsar620 Před 2 lety +8

      Skmali libaan qofkay ugu qorantahy
      Qofkasta oo English soqora waad ujawabaysaye maxy tahay adi dhibka kuhaysta oo qoralka u ilalinysid 😏

    • @lubex3486
      @lubex3486 Před 2 lety +6

      @@Kawsar620 kkkk, waa naf la'aan oo aan mustaqbal lahayn oo meel walba waa joogaa waa dhagax indho la' oo aan isku arki karin muraayadda
      iska dhaaf waqtina ha siin😂

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 Před 2 lety +5

      @@Kawsar620naagta kowsar la baxday. dhibka i haaysta waxaa waaye. dad daciif ah oo afkooda ka faanaya inaan ku bararujiyo afkooda hooyo..

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 Před 2 lety +1

      @@lubex3486 waxaa tahay qof daciif ah oo aan ku kalsoneyn afkiisa hooyo iyo dadkiisa iyo dad nimadiisaba horaan kuugu sheegay. Maxaa yeelay hadaad caaqibo leedahay afkaaga hooyo ayaad ku faani laheyd😁

  • @nuuracumar5837
    @nuuracumar5837 Před 2 lety +26

    Ducaale Iyo odayga Jamaal aabihii waa Dad jiliinka yaqaan Masha allaah

    • @rushdaa1840
      @rushdaa1840 Před 2 lety +3

      Ducaale wa Jamaal abihi odayga kale cabdow ba la dhaha

  • @istarliinabdullahiabdi8284
    @istarliinabdullahiabdi8284 Před 2 lety +81

    All the members in this series are acting their best 👌 especially IDIL happy 😄 i like your acting❤ by the way keep going I'm proud all of you ❤ 💙 🇸🇴

  • @mohamudabdinour2833
    @mohamudabdinour2833 Před 2 lety +181

    filinkan asbuuci labada habeen aad sodeynaysaan misana aad daqiiqadaha yareynaysaan kaladaaya team astaan weldone 👏🏻👏🏻👏🏻

    • @xalimomoha3704
      @xalimomoha3704 Před 2 lety +1

      Anigu mbiii mahaysto sxb sanaanbo ku3haystaa

    • @abdinasirnaale272
      @abdinasirnaale272 Před 2 lety +1

      Daqiiqado badan iyo maalmo maxay taraysaa sidaaan baaba fiican oo jadwal deggen ah.

    • @khadraoooy1153
      @khadraoooy1153 Před 2 lety

      Iskabaro 2habiin jimco iyo talaadofilo

    • @ayanmaxamed3416
      @ayanmaxamed3416 Před 2 lety

      Asxpey wax fahma jilayasha intaba badan wad ogtin xili waxbey turjuman xilina musalsal qurux badan ayey ino so dayan marka waka

    • @mkm7074
      @mkm7074 Před 2 lety

      War nio anagu saana ku haysanaa

  • @ckhaliqmohamed2814
    @ckhaliqmohamed2814 Před 2 lety +80

    Musalsalkan daqiqadaha in laso badiyo intaa qabto ismuujiya plz😘

  • @aziiralas5178
    @aziiralas5178 Před 2 lety +22

    Somaliya laga helaa dad mrke wx maqli wyan okiyala gizhta🤣🤣
    Anyway keep working 💪 🥰🖤

  • @kaltuunchanel
    @kaltuunchanel Před 2 lety +2

    Qofkii ugu wanaagsanaa ugu Akhlaaq badnaa ugu naxriista badnaa ugu dabeecad badnaa ugu sharafta badnaa ugu qalbjga wanaagsanaa udulqaadka badnaa karaamda badnaa waa nabi muxamed sallalahu caleyhi wasalam

  • @husseinomar6805
    @husseinomar6805 Před 2 lety +64

    Sheekada xalqadan ugu weyneyd waa inu jamal hamdi uyara fa fakanaya halkii haboone ay weli sii galeyso cadaadis culeys iyo cabsi aynan xal u hayne wan arki donaa xalqada xigta iyo xaalku sidi noqdo keep going 🙋🔥✌

    • @ayaanmuuse1915
      @ayaanmuuse1915 Před 2 lety +2

      Nimanka dhana saas ah markeey arkaan in lajecelyahay ayey iska indha tiraan ama larawo

    • @sundusmaxamed8504
      @sundusmaxamed8504 Před 2 lety

      @@ayaanmuuse1915
      Wallhi wan kugu raacsanhy oo wabn Aaminsanhy 😇
      Nimanka Lama dareensiiyo jacayl saa'id ah waayo way uga dartaa 😒

    • @husseinomar6805
      @husseinomar6805 Před 2 lety

      @@ayaanmuuse1915 🤣🤣 nimanka o dhan ma ahan yaaq

    • @xamdakayse1907
      @xamdakayse1907 Před 2 lety +1

      ninku hadu marba ka dareemo jacely way ku dhamty malintasu dalacay😭🥵

  • @user-nu9cv7yq6t
    @user-nu9cv7yq6t Před 2 lety +243

    Idil is my favourite charecter🥰

  • @muali9773
    @muali9773 Před 2 lety +16

    Musasalkan qofka ugu Shidan waa IDil Manshallah she acts funny and smart

  • @cabdixafid1220
    @cabdixafid1220 Před 2 lety +21

    WU KU jecla wuna ku soducen jire 🤫🙄 cidkale mahan wa nabi MAXAMAD SCW ¹¹ĹĹ❤❤ scw

  • @ameliarotina141
    @ameliarotina141 Před 2 lety +114

    TEAM haboon hadii aanahay Cwa fashilaa Galnay 🤣🤣🤣🤣✋

    • @sumayaizma1538
      @sumayaizma1538 Před 2 lety

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @khalidqays2135
      @khalidqays2135 Před 2 lety

      Ciriiri baad ku jirtaa haye, wlhi dhulkoo dhan baa idinku soo yaraaday

    • @sumayaizma1538
      @sumayaizma1538 Před 2 lety +2

      @@khalidqays2135 kkkkkkkk walahi anaba iskunaxy sey uyalen doro biyo kudhax dhacday caml kkk

  • @berity8173
    @berity8173 Před 2 lety +155

    Yaa ila mid ah 1 ilaa 13aad la socday
    14aad ne sugaayo ☝✋

  • @hamzewith1068
    @hamzewith1068 Před 2 lety +51

    Mashallah wonderful movie series in our language At Somali
    Keep going
    From Djibouti

  • @Abdullahie_Officials
    @Abdullahie_Officials Před 2 lety +83

    my best characters😂😂in Haboon Film are Idil,Haboon and Hersi❤️❤️really love them so much✅🙉

  • @cabdixafid1220
    @cabdixafid1220 Před 2 lety +21

    Qofekii udu ficna uduna aqoonta badna uduna qeeyrka badna uduna runta badna uduna fadliga badna uduna naxarista badna, uduna aqlaqda fiicna, uduna amiinsana, uduna xigmada badna, uduna cilmiga badna, intu RABI UMAY WA ? Nabi MAXAMAD SCW

  • @sacdiyaahmedmohamed7257
    @sacdiyaahmedmohamed7257 Před 2 lety +148

    Part 1 ilaa 14 hadad la socotey liketa ha ila dhafin
    👇Team habboon nii wataa
    🥰✋

  • @bushramohamud4856
    @bushramohamud4856 Před 2 lety +22

    Ramadaan mubaarak qofki ugu horeeyey oo kudhahy hadan ahy 💖

  • @bashkaroy8065
    @bashkaroy8065 Před 2 lety +26

    Caawa waa jimco aan kusalino Nabi Muxamed Scw Scw Scw Scw kumanan ❤saara

  • @gorigoanqaaali6705
    @gorigoanqaaali6705 Před 2 lety +57

    Jamaal flmka haboon ayuu kusoo Baxayaa Isagana Xoga Xamdi Ayuu Is Gaad Gaad Ku Hayaa Team Haboon Is Muujiya hee🤣

  • @hamdi.
    @hamdi. Před 2 lety +135

    Xamdiyey inkasto samidey tahay hadane jamal aman siii🤣 team haboooon 💗💋❤️

    • @nimoaliaboubakar5341
      @nimoaliaboubakar5341 Před 2 lety +4

      Oo run aha😂🤣😃

    • @hamdi.
      @hamdi. Před 2 lety +2

      @@nimoaliaboubakar5341 haaa 😭

    • @nimoaliaboubakar5341
      @nimoaliaboubakar5341 Před 2 lety +4

      @@hamdi. walaahi qof wanaagsan ayatahy abaayo waxn ka helay kalinada AMAAN SII. Aktaada qof laguma dulmi karo walhhi ALLE haku xafido lkn wad iga quslisay😂🤣

    • @hamdi.
      @hamdi. Před 2 lety +3

      @@nimoaliaboubakar5341 wamahad santahy abayo wanaga iga amintay 🙏❤️ haa majecli gabar laqiyamo inkasto flim tahay hadane waka xanaqa 🤣 aniga markast gabr le lajiraa

    • @nimoaliaboubakar5341
      @nimoaliaboubakar5341 Před 2 lety

      @@hamdi. 😍😘

  • @Cursednamikaze76.2
    @Cursednamikaze76.2 Před 2 lety +136

    This is such a great production and I wish you all the success in the world but please increase it to 30 to 45mins. ❤️🥺

  • @AhmedMohamed-hq8vl
    @AhmedMohamed-hq8vl Před 2 lety +48

    astaan hormar ayey sameysay wlhi anigoo aan waligey musalsal dawan ayaan musalsalkaan Daawadaa...🥰😎😍😘

  • @fatimafarah7622
    @fatimafarah7622 Před 2 lety +47

    Tan caawa qaxwo kalya iigama filna ¤ malawax lee kasoo tuuran inta la sugaayo ♡♡ musasal aad u macaan ✨♡♡♡

    • @sumayaabdullahi3753
      @sumayaabdullahi3753 Před 2 lety

      Wx iga so garsii malawaxa sxby😂😂👍

    • @hilwacabdullahi1695
      @hilwacabdullahi1695 Před 2 lety +3

      Malawax 20 daqiiqo ha u sameesanin 😂😂😂hduba 1 saac soconen malawax iyo qaxwo tona iskagama qasarinayo🙌jaaw

  • @cumarabukar7292
    @cumarabukar7292 Před 2 lety +20

    The end was another feeling 😪 can't wait episode 15 thanks our Tv ASTAAN🙏

  • @aminaamish341
    @aminaamish341 Před 2 lety +4

    Masha Allah very interesting really lyk it even can't wait the nxt episode

  • @modernsomalifood
    @modernsomalifood Před 2 lety +194

    Haboon & Idil are my two favourite actors.
    Jamaal qalbi xabxab ayuu noqdey. 😂😂

    • @maryammohamed2022
      @maryammohamed2022 Před 2 lety +1

      Soobadiya musalsalka melmacan markumarayo wanagugalagoonaysiin

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 Před 2 lety +4

      Ma ninkan kalkalisadi ka dhamaan la oo haboon ilawaay lol!??

    • @modernsomalifood
      @modernsomalifood Před 2 lety +2

      @@wondroussoul5414 waan nacey jamaal

    • @Joya11
      @Joya11 Před 2 lety +1

      @@modernsomalifood 🤣🤣 wanacy oo cadaa

    • @zajaa6958
      @zajaa6958 Před 2 lety +1

      @@wondroussoul5414 hdaladiisa ma controlno mxy thy Mrhoran ku soo donn lha isgoo xirir laleh hboon

  • @apdyrahimbeloved52
    @apdyrahimbeloved52 Před 2 lety +133

    Xirsi Haboon and Idil my favourite characters😂😂😂😂

  • @xanaanxanaan6209
    @xanaanxanaan6209 Před 2 lety +44

    Wow best somali musasal for ever 😍

  • @KaysaYasiin
    @KaysaYasiin Před 8 měsíci +1

    Filimkan idil baan ugu jeclahay❤❤

  • @ahmedcaraale7176
    @ahmedcaraale7176 Před 2 lety +8

    AsxaabaY waatan inagasoo hagaagi la astaan ee brnk maku samaynaah yacnihii xaga daawashada inta igu raacsan like from burcoh😁😋

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 Před 2 lety +76

    2 hour'aaaa🥺🥺🥺 inta ku xiran part 1 ila 14 like 👍 runti wa film dareen leh

  • @saialiiaxmed2014
    @saialiiaxmed2014 Před 2 lety +5

    I have been waiting for this series for a long time

  • @izraahappy8796
    @izraahappy8796 Před 2 lety +2

    Caawa musasalka inti hore marax ahaa intii xaraabada ahyd nagu kala gooyeen 🤗🤗🤗🇸🇴

  • @somaliboi8715
    @somaliboi8715 Před 2 lety +42

    Team haboon is muujiya🥰❤❤

  • @moomoki1257
    @moomoki1257 Před 2 lety +9

    This episode left us with great suspence ,mama Amran with the final touch

    • @aadanxuseen6333
      @aadanxuseen6333 Před 2 lety

      والله إ عا بالمنتج تبع إ خخخ إ إ ع

  • @hormuudhormuud8648
    @hormuudhormuud8648 Před 2 lety +3

    Mashaa Allah waa qaaba jileenka uga fiicanaa aan arko thanks sosaaraha iyo qoraha

  • @Duceysne
    @Duceysne Před 2 lety +8

    Ducale masha allah raci
    Wan raciyay
    Gabar aqlaqleh ad dhashy masha allah
    Ana wilal ayan dhalay an iska war heyno 🤣🤣🙋‍♂️🥰

  • @faay2757
    @faay2757 Před 2 lety +35

    Haboon qof garab tagan malaha jamalkii xitaa ma jecelo😥

  • @shamsaabdikarim7391
    @shamsaabdikarim7391 Před 2 lety +52

    Xamar oo roobesatay mashallah 😍 Allah nabad ha ugu daro. Reactionka Haboon ee dhamadkana woo iga qosliyay😆

    • @ahmedabukar3986
      @ahmedabukar3986 Před 2 lety +1

      hada mahan mar hore waaye

    • @samiahmedbea
      @samiahmedbea Před 2 lety +3

      Hal xabo roob noma da.in ilaaheyvka sugeyna kow dheh waxan mar hore waye

    • @shamsaabdikarim7391
      @shamsaabdikarim7391 Před 2 lety

      Hada ayan mooday, roobna wuu imana inshallah asago khayrkiisa wata💦

    • @anabasad3781
      @anabasad3781 Před 2 lety

      Ramadaanki ayaa ladubay hda ma ahan😂

    • @miskimire8415
      @miskimire8415 Před 2 lety

      2021dii waaye marka la duubay ee gumaysiye nagu haystaan 😁🤪

  • @iltirehifrah2637
    @iltirehifrah2637 Před 2 lety +1

    Musalsalkan 1na ima dhafo horow socda dadkayga🇸🇴from wllhin🇩🇯

  • @Sara-ed7ol
    @Sara-ed7ol Před rokem +1

    Maxaa ka qaldan Jamal? Haboona wuu la socdaa Xamdina wuu u carab laaadinayaa. Yaab!
    Idil waa sxb fiican bashaashad ah, caqli badan Maasha’a ALLAAH ❤

  • @xyz-wv9nb
    @xyz-wv9nb Před 2 lety +152

    Jamaal sees Haboon as a sister and feels love for Hamdi. The way he talks to Hamdi and the constant smile. Haboon miskiin

    • @najmadiamond2452
      @najmadiamond2452 Před 2 lety +7

      Lmaooo yep wallahi that's sad😭😭

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 Před 2 lety +11

      English bur bursan oo baqtiyay ayaad lasoo shirtagee.. yaaaaaab af soomaali maa iska soo qortid 🤔

    • @al-xuseynkaraama1035
      @al-xuseynkaraama1035 Před 2 lety +2

      I Don’t think That 😢

    • @iqrodahir8775
      @iqrodahir8775 Před 2 lety +5

      Nin somali dhan wa nocas ciil😭😭

    • @nyu2858
      @nyu2858 Před 2 lety +3

      @@somali.liibaan6059 adaa english fahasanen wax saxan bu soqoray

  • @cismaanmaxamed9766
    @cismaanmaxamed9766 Před 2 lety +7

    From wedow 🇱🇾

  • @ajjaydhag5211
    @ajjaydhag5211 Před 2 lety +16

    Waxaa Illa fiican in Waqtiga 50minute Laga dhigo Ama Asbucii 3jeer Aad Soo Xeysan 20Daqiqo 4beri la sugaayo Nahda Waka Tageysaa Isku Daya Idinko mhdsan Shacabka Codsigooda Inaa Tix Galisaan🔥👏👏

  • @huznikaramachannel7394
    @huznikaramachannel7394 Před 2 lety +5

    Wow 😳 what a great production

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 Před 2 lety +34

    Ismahaan RufyaaNey Adiga Iyo Gabadha Drs Ah Es Xamdi Haboon Dhuunta U Gasheen Wixiina JiLiin Way DhaafeeN Cadwtinimo Ayey Sii Marayaan🥺 HabooN💔

  • @suleimanmuhumed7131
    @suleimanmuhumed7131 Před 2 lety +62

    can't wait for this part. mel waxay marowsa caadi eheen. part 1-14 yaa la socdo

    • @abdiaziizoffacill4267
      @abdiaziizoffacill4267 Před 2 lety +2

      Hhh aniga la socodo sxb good like wye

    • @suleimanmuhumed7131
      @suleimanmuhumed7131 Před 2 lety

      @@abdiaziizoffacill4267 haa hey 😂😂😂

    • @Cuuudeey
      @Cuuudeey Před 2 lety

      Abaa jamaal haboon mba jeclo iida isku qorqoreyso qoftaaan u ku hystaa🤣

    • @suleimanmuhumed7131
      @suleimanmuhumed7131 Před 2 lety

      @@Cuuudeey laga yaba inuu jecel yhy lkn filmka ayaaa qabkas ah 🤣🤣😂

  • @naimanorabeauty1580
    @naimanorabeauty1580 Před 2 lety

    Mashaa Allah very nice movie love u guys from 🇩🇯🇨🇦 keep going

  • @xogmaaltube2246
    @xogmaaltube2246 Před 2 lety +4

    Wan la dhacay Musalsalkaan Hore usocda Team Astaan🥰🥰

  • @ibrahimmohamad6153
    @ibrahimmohamad6153 Před 2 lety +31

    War xirsi Hala raadiyo iyo kii yaraa 🥰

  • @jawahirjalaqsn9584
    @jawahirjalaqsn9584 Před 2 lety +12

    Another level kep goin bahda astaan

  • @shanaolli7007
    @shanaolli7007 Před 2 lety

    Thanks astaan the best somali series

  • @ahmedsirad8855
    @ahmedsirad8855 Před 2 lety +23

    We all waiting the sadest part of the film
    Film cajiiba haboon aad baan uga helay
    Filmkan ilaa 10 qof baan ku xidhay .
    Ahmed watching from Birmingham 🇬🇧

    • @nashy3731
      @nashy3731 Před 2 lety +1

      So you watch musalsal 😂

    • @ahmedsirad8855
      @ahmedsirad8855 Před 2 lety +1

      @@nashy3731 yeeh I really love that film

  • @itskowsar9703
    @itskowsar9703 Před 2 lety +123

    يما فديت ضحك هبون ماشالله مافي بنت اجمل منها الله ما يحرم منا طحكتك حلو 😭😭❤️❤️❤️🇸🇴🥰

  • @ramlaabdullahi5665
    @ramlaabdullahi5665 Před 2 lety +49

    Yaa ila dareensan haboon inay dhashay maama maryan✌🤗

    • @abdiwahabmohamed2512
      @abdiwahabmohamed2512 Před 2 lety

      Maya hahordicin

    • @qalbiuroon8645
      @qalbiuroon8645 Před 2 lety +4

      Wanka didhay wayo WA ti eey diheyse Wala baafini

    • @abdiaziizmuhudin98
      @abdiaziizmuhudin98 Před 2 lety +4

      Haa waa sababta ay mar walbo oga celiso waxba ha usheegin u dhahdo marka ay xanuunsaneedna waxay ku dhahday gabadheeda hooyo walaasha ilaali ayada ayaa dhashay sidaan filaayo qofna ma oga xata maamada guriga ma oga Ayaga dhan qofta kaliya sir walbo hayso iyo sidey wax ujiraan og waa idil hooyadeed koley filiman waan ku Soo gubtay waan arkena fikirkaagana waa kula qabaaa sis

  • @lilchokar23
    @lilchokar23 Před 2 lety +1

    Wakhtiga dheereeya m.a

  • @haykalshorts1939
    @haykalshorts1939 Před 2 lety +2

    From Austria 🇦🇹Filimkii ugu xisaha badnaa dhanka somalida🙌

  • @sucaadsiciid1738
    @sucaadsiciid1738 Před 2 lety +52

    team haboon is muujiya🥰❤

  • @luulinaahmed1649
    @luulinaahmed1649 Před 2 lety +11

    From garissa kenyaa 🇰🇪🇰🇪🇰🇪 walhi I like this movie it keep going ........

    • @xalimomoha3704
      @xalimomoha3704 Před 2 lety +1

      Ani xatee kaakumo kenya

    • @halimaismail6739
      @halimaismail6739 Před 2 lety +1

      @@xalimomoha3704 Nairobi kenya 😅

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 Před 2 lety

      Englishka yar ee dhibateysan intaad la waregeyso maad afkaaga hooyo iska soo qortid 🤔

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 Před 2 lety

      @@xalimomoha3704 ani xataa kuma burkiina faaso 🤔 somali ayaa tahay.. gafuur culus kenyati muxuu kuu sheegaa yaaaab🤔

    • @luulinaahmed1649
      @luulinaahmed1649 Před 2 lety

      @@somali.liibaan6059 wanjclhye afkeyga somaliakaa ah blse qoralkaa ayaa diib igu eeeh

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Před 2 lety

    Masha allha tabarikllha hor usocoda my family qurux badan 👍👍❤❤❤❤

  • @maxamedshariif4878
    @maxamedshariif4878 Před 2 lety

    Labadii gabdhood in musalsalka u shidnaa ugu dhambeyn wey kulmeen. Haboon iyo Idil.

  • @faisoyusuf6866
    @faisoyusuf6866 Před 2 lety +15

    asc waan idinsalaamey tiim haboon ayaan ahey gabar walbo oon hooyadeed iyo aabaheed lanooleen ayaa dhibkaan dareemikarto inbadan

    • @abdiwahabmohamed2512
      @abdiwahabmohamed2512 Před 2 lety +1

      Srry sz anakaba wnfahmikarna lkn waxumaqabankarnoo hadhiluguarko ama lugumaqloo walasicadadina sidha haboon srry

  • @abdirahimcade9747
    @abdirahimcade9747 Před 2 lety +8

    Waa musaalsalki aan kahele oo somali jileso astaan TV keep going

  • @hanadjkar1492
    @hanadjkar1492 Před 2 lety +21

    Wow😲Last seconds are always is the best✌🥀🖇🙏

  • @mohameddigale3998
    @mohameddigale3998 Před 2 lety +6

    Really amazing 👏 😍

  • @mowv10
    @mowv10 Před 2 lety +19

    Horta waligey musal sal salada hada kama dawan labo hal qad xata inta ka aheen Barbara iyo barajii labadas filimna wa kuwii ugu macaana kadib maba dawan jirin lkn markan waxan dawanaya luuqadeyda hooyo oo si fasixa an u afgaran haayo 🥰❣️ina dawado wana musal salki sadax ee igula fcn an dawado ani ahante 🥰❣️

  • @ilmiohaji4892
    @ilmiohaji4892 Před 2 lety +22

    Team Haboon ismujiya◇□☆🤩❤

  • @eidleyare2201
    @eidleyare2201 Před 2 lety +3

    Maheli karaa 5qof oo igula salisa xabibkeni محمد scw

  • @nuuxcumar5745
    @nuuxcumar5745 Před 2 lety +4

    Musalsalkan aniga ahaan wa icajabiyay astaan daqiqadaha soo badiya 🙏🙏

  • @keeykeey988
    @keeykeey988 Před 2 lety +21

    Jamaal wan nacay waxay dhakhtaradii nuu shukaansanayaa😢

  • @onkodofficail573
    @onkodofficail573 Před 2 lety +3

    Ano waligay musalsal dawan ayaa
    Musalsal lee dawadsiyay ar #.astanaa hormar wacan 🥰✌✋