Musalsalka Habboon Xalqada 13-Aad - "Culeeys badanaa I heysto" ?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 02. 2022

Komentáře • 1,9K

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad Před 2 lety +4334

    Codsi Dawadayahsa Musasallka Haboon
    Astaan Waanu Ognahay Inaad Film La Duubay 2021 Oo Asoo Dhamaystiran Heysaan Ee Sidan Naga Daaya Oo 2 Mid Sameeya Ama Filmka Habeen Dhaaf U soo Kaliya Ama Daqiiqadaha Hala Badiyo
    Hadaa Iku raacsan Tahay Like Iisaar Mahadsanid
    Waligey Musasal Ma Daawan Oo waa Necbaa Ninka Raga ahna Maba Ahan Inuu Daawado Lkn Kan Oo Somali Jileyso Wlhi Inaba Caadi Ma ahan Astaan Hormarka Wadanka Tihiin Wlhi Horey U Socda 💯👏✊

    • @mumtashariif1898
      @mumtashariif1898 Před 2 lety +27

      Waan kuu gu raac sanahaysidoo kale nooooooo😍😊🤣🤣🤣🤣😅😅

    • @hafsadiamond9314
      @hafsadiamond9314 Před 2 lety +20

      2020 lajilay markoo Garonne various

    • @Hamze478
      @Hamze478 Před 2 lety +20

      War macanka ayaa Ka dhamanaya nio sidan Ku wada

    • @askaas
      @askaas Před 2 lety +2

      @@Hamze478 🤣🤣🤣🤣🤣
      Sidaas maxaa u leedahy

    • @karimaaomar
      @karimaaomar Před 2 lety +4

      You’re Absolutely right. ✅

  • @mihiimali
    @mihiimali Před 2 lety +2189

    Dadka xalqadi 1aad ila 13aad so daawatay
    Een fahmin ila hada habboon cida dhashay is muujiya😂😂🤟

    • @sacdiyacali7289
      @sacdiyacali7289 Před 2 lety +4

      😂😂🤔aniba kula mid baan ahay

    • @bilanarahmaan730
      @bilanarahmaan730 Před 2 lety +51

      Haboon havaryarta dhashay Idil hoyaded

    • @fartuncadey
      @fartuncadey Před 2 lety +27

      @@bilanarahmaan730 aniga xitaa sidas ayey ila tahy in ey idil hoyaded qarineyso sir uqaas ah oo habona iyada dhashy

    • @miirachelle7923
      @miirachelle7923 Před 2 lety +27

      habon idil hoyadeda dhashay gabdha ka saqiirtay e ay shegeysa ah haboon mase aqaan sbbta ay waxas u sameysay io sirta ka dambeyso 🥵🤣

    • @zakiyarezakiyare5399
      @zakiyarezakiyare5399 Před 2 lety +4

      @@miirachelle7923 yes wa fahanty filimka

  • @hassankhadar4794
    @hassankhadar4794 Před 2 lety +978

    Wuu Ku jeclaa wuuna Ku soo ducaanyn jiray Adigoon aduunka joogin 😘 cidkale maahe waa Nabi mahamed scw ❤️

  • @theheba.0
    @theheba.0 Před 2 lety +78

    Idil is the only character that made me feel "she is not acting" and i really like how simple her acting is

  • @ckhaliqmohamed2814
    @ckhaliqmohamed2814 Před 2 lety +1732

    Musalsalkan daqiqadaha in laso badiyo intaa qabto ismuujiya plz😘

    • @nihaamxasan2282
      @nihaamxasan2282 Před 2 lety +1

      Dan la aan kuheyso🤣🤣🤣🤣

    • @hafsoadan7104
      @hafsoadan7104 Před 2 lety

      @@nihaamxasan2282 mindhaa adee ku heysaa huno

    • @nihaamxasan2282
      @nihaamxasan2282 Před 2 lety +2

      @@hafsoadan7104 waqtigaan ila badan midakale hadii labadiyo caajis waawe qofka markuu shaqo heen waxwalba kafilo

    • @hafsoadan7104
      @hafsoadan7104 Před 2 lety

      @@nihaamxasan2282 sas mii quruxey

    • @maryamahmed1177
      @maryamahmed1177 Před 2 lety

      Halo sobadiyo Daqiqaha

  • @ilwaad3225
    @ilwaad3225 Před 2 lety +199

    Ku saliya xabiibkeena muxamed scw

  • @muusesiciidmulaax5767
    @muusesiciidmulaax5767 Před 2 lety +282

    The dad of the film is so humble and fantastic! Everytime he is with tusbax and making werdi masha allah.

    • @queendm1317
      @queendm1317 Před 2 lety +31

      🤣🤣🤣🤣 the dad is very lazy and careless, af unbo ka nool yahay

    • @ayanwadani5909
      @ayanwadani5909 Před 2 lety +3

      Somali dad

    • @asiyabintnadiif3939
      @asiyabintnadiif3939 Před 2 lety +7

      @@queendm1317 😂😂😂😂 duqa fadhi kudirirada bu ufooftaga waxa lagu matalaya oday magac uyaal ah calashan reerkaba masuliyaad kasarnen😂😂😂

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 Před 2 lety +2

      @@queendm1317 😂😂😂 shekasida siyaasinta iska dhageysana wuna iska tusbaxyesana kalay iska arag

    • @abdirisakmukhtarabdirahman8981
      @abdirisakmukhtarabdirahman8981 Před 2 lety

      @@queendm1317 kkkkkk

  • @deekamohamedabdiqadir8179
    @deekamohamedabdiqadir8179 Před 2 lety +59

    Asxaabeey iso duceya please 🙏 😭 hooyo inaa noqda rabaa oo owlaad saalix inu ilaaheey isiiyo Allahuma aamiin 😰 🥰 🤲

  • @nastehoaliisse7888
    @nastehoaliisse7888 Před 2 lety +272

    Alla Hooyooyin Allow cadaabta jirkiina ka xoree filmkaan waxa ugu wayn oo uu tilmaamayo waa Hooyo la aanta noloshu inay adagtahay 😭😭

  • @ciiltireboramawi3370
    @ciiltireboramawi3370 Před 2 lety +541

    Team Haboon is muujiya✌️😂

  • @eidfarah2151
    @eidfarah2151 Před 2 lety +22

    Wlhi waxan xasuustaa markii Aad xidhiidhka la lahaa noloshayda Oo dad badan na xaasidi jireen xitaa family ga gaadhay Alxmdullilah Hadana waanu ku guulaysanay xidhiidhkayagii Imahayagii Curadna Caloosha ayuu ku jiraa Allah Haku nabad Qab keeno xaskayga Alllah Hayku kaayo daayo inta nolosheena ka hadhay ♥️👩‍❤️‍💋‍👨🌍💋🌹

  • @mohamedaliahmed24
    @mohamedaliahmed24 Před 2 lety +114

    Inta ramadanka ku faraxsan is muujiya kulahaa 😍😍

    • @MaryanCali-ci9sx
      @MaryanCali-ci9sx Před 7 měsíci

      Oo Kuma faraxsanid miyaa ramadaanka masoome tahay

  • @abdiazizselad
    @abdiazizselad Před 2 lety +227

    Am from Canada but I don't understand and itis so cool War wllhi Muqdisho baa joogaaye love uun ku dhacsiiya✌ 😂😂😂🙈

  • @samruuhaji2813
    @samruuhaji2813 Před 2 lety +314

    Asxabey astaan prank aan ku sameeyno qeybta dambe markey soo dhigaan maba daabaneyno Noh sababtoo ah ayagaba way nagu gumeysanoyiin film kooda 😅😅😅😅

  • @user-zj2id2cm8t
    @user-zj2id2cm8t Před 10 měsíci +3

    Jamal is smart man . He always handles haboon's emotions very well . as a man you have to be smart ,strong masculine and funny . Because women are emotional and they come and complain about her situations and problems . You don't need to hate her. Learn how to solve her problems because she can't. And she is not supposed to .

  • @user-pn1cf7fs5d
    @user-pn1cf7fs5d Před 2 lety +103

    Astan labada mid midka u fudud hano sameeyan,filmka daqiiqadihiisa hano badiyaan ama habeen dhaf ha usoo galiyaan
    Inta igu fakirka ah like.

    • @Susuu7777
      @Susuu7777 Před 2 lety

      Fudud badanida febrayo ma dhate xaqiqdisa lelobahina ason dhaamad garin

  • @koofiyadofficial1808
    @koofiyadofficial1808 Před 2 lety +257

    Yaa ila sugayo part 13 ismuujiya sidii hore waa kaxiisa badan yahy caawa🤣🤣
    👇

  • @sabaabdi2215
    @sabaabdi2215 Před 2 lety +11

    Wxa nasiib le qof hooyo Macaan u noshahay .....qof bilaa hooyo waa geed bilaa xidid....Allow hooyinkeen alaabad janad u fur Amiin.. ..😍😍😍😍💖💖💖💖💖

  • @captianxuux8590
    @captianxuux8590 Před 2 lety +52

    DuHurki baan Mobilka udabeestay si aan caawo udaawado😁❤️
    Lkn Nasiib xuMo 24 daqiiqo bay noqden🥺
    Astaan Filmka daqiiqdah u badiya Ama mid kale sameya Every night ka dhiga 🥶❤️ Codsi.
    HaBoon🥺❤️

  • @iamqueen4778
    @iamqueen4778 Před 2 lety +70

    Musalsalkan inta ka heshay like isara 😁😅🤣

  • @karimaaomar
    @karimaaomar Před 2 lety +86

    24 minutes waa nagu yartahay reer Astaan 1 hour noga dhiga please 😭🙏🏽❤️❤️❤️

    • @faadumocali3758
      @faadumocali3758 Před 2 lety +1

      Macquul maaha dhaladaba halhaan laga soo deyaa

    • @hoodofaisal6709
      @hoodofaisal6709 Před 2 lety

      Only 30 minute uun dheh1 hr surtagala maha klana daawan kro Xlada film yaraantay kh jirta

  • @nadahandulla
    @nadahandulla Před 2 lety +95

    Wlhi 18:59 Waxay Sheegaysa Fariin Qarsoon Oo Badi Guryaha Soomalida lagaga dhaqmo waxaadna dareemi kartaa mrkii Aad Mudatay xaafad aan tiina ahayn ilmahaaga Waxad la jeceshahay Kan klena la jeclow😢😭

    • @habsahhaaji5891
      @habsahhaaji5891 Před 2 lety +6

      Beeeen maaha gabdha badan by haysataa Alloow sahal amuuraha

    • @Kooseey
      @Kooseey Před 2 lety +2

      Qof dhiptas arkay ba daremi karo🥺❤

    • @nimcobadan5404
      @nimcobadan5404 Před 2 lety +1

      Xaqiiq Weeye midaasi walal.

    • @lakidagan3604
      @lakidagan3604 Před 2 lety +1

      Beenta maha wlhi 😢😢

    • @leilaibrahim7443
      @leilaibrahim7443 Před rokem +1

      Wlh waa runta qali dhibka anaa qabo dhibkeedana daremey guri gurigeena aheyn an mutey

  • @mohamedabukar3575
    @mohamedabukar3575 Před 2 lety +28

    Alla Cabiidsaan Is Lahaaye Cashir Bar Miyaan Lahaaa….. Haboon ❤️❤️❤️🥰🥰🥰

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 Před 2 lety +125

    Musalsal le dhufeys loga jira 😂😂😂😂 ereyga iga gadan l can't wait 😀

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said Před 2 lety +155

    1 iLaa 12 Hadaa Dawatay
    13 na aad Sugeyso.
    Like ta ha iLa Dhaaafin👍.

  • @necmiyemohammed8921
    @necmiyemohammed8921 Před 2 lety +21

    Xalqadaan haboon wey cadaatay qofka dhalay waa idil hooyadeed waan mida ka yar idil oo saqiirtay iga qora aniga

    • @sacdiyaxasan8298
      @sacdiyaxasan8298 Před 2 lety

      Haaa sids wyeh mamads wax bey qarineysa gbdha cidn aya lcg leh iney wax ubarto rbtay

    • @maryamaqalbisaafi9684
      @maryamaqalbisaafi9684 Před 2 lety

      Oo markii isbitalka xita waxay dhahee walashaa haboon ogoow idil marki dambe ay weydisna way isdhafinee mamada cadi maha

  • @hudaabdihakinomer8345
    @hudaabdihakinomer8345 Před 2 lety +22

    Xilqaba xilqay ka shidantahay Subayr io idil barasho wanaagsan habiibiyaal waxaan rajynayaa inaan markhaati ka ahaano pageka aad kaga leedihin qisadan murugada io farxada isugu jirta .❤👫😍🙏

  • @marwodumar
    @marwodumar Před 2 lety +110

    Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💜💙

  • @danuu3067
    @danuu3067 Před 2 lety +84

    Inta xayaysiiska isi sodhafiso sideyda cml🤣🤣

  • @boykayare8223
    @boykayare8223 Před 2 lety +79

    Filim hindi intaan firsanlahaa maan haboon firsado 😚☺️

  • @aliabdulle1099
    @aliabdulle1099 Před 2 lety +24

    This is my favorite show! romantic l’m watching from Minneapolis

  • @hassanabdulkadir1052
    @hassanabdulkadir1052 Před 2 lety +33

    Oh My god! 17:13 scene is just so heart-touching! when she said "Ma aamintay adnne"? is it only me or this girl looks innocent and guilty at the same time?

  • @ilwaad3225
    @ilwaad3225 Před 2 lety +33

    Markasta dikriga ku dadaala
    سبحان الله الحمد لله لا إله الا الله الله اكبر
    Carabkaagu haka qoyanaado diktiga

  • @fatimafarah7622
    @fatimafarah7622 Před 2 lety +333

    Tan caawa qaxwaan usoo diyaarsade ✨ best musical ❤♡

    • @munomoha7993
      @munomoha7993 Před 2 lety +5

      😅😅😅😅🙏haaf qaxwo ii soo xawil 😂😂😂

    • @fahiimolove4397
      @fahiimolove4397 Před 2 lety +3

      Qaxwo bel wey nacil cilen

    • @nastehaxareed970
      @nastehaxareed970 Před 2 lety +2

      Ani camal qaxwahaygaan ka wataa

    • @aishaibrahimmuuse8284
      @aishaibrahimmuuse8284 Před 2 lety +1

      @@fahiimolove4397 habon wllshd matahy cideeda amaa tihin fahiimo
      Waa kashakiye

    • @nastehaabdirahman4290
      @nastehaabdirahman4290 Před 2 lety +1

      @@fahiimolove4397 Haa wlhi way na ciilen ayago soo daahsho beey hadana daqiqadaha so yareynayan

  • @adnaanmohe1290
    @adnaanmohe1290 Před 2 lety +151

    Asc astan
    Waxan salamaya cid waliba oo ku taxan musasalkan waxana so jeedinaya codsi sidan daremayno film kan waxa la duubay 2020 ilaa 2021 saas oo ay tahay film waxa mooda dadka in lagu cadibayo fadlan waxan soo jeedinaya sadex qorahe
    1:film ka in hben dhaaf laga dhigo suu mavno u yesho dadkuna ugu qancan
    2: in film laga dhagi daqiiqada 30 ila 35
    3: in film loo sameeyo ticket la gaato halmar oo la wada daawado
    Weligay ma dawan film musasalka lakiin kan waxad mooda in uu leeyahay aliftay madkax shaqaynaysa fadlan codsigaya oofiya oo xaqdhawra🙏🏻

    • @khaalidmohamedabukar3162
      @khaalidmohamedabukar3162 Před 2 lety +1

      adnaan bro anaga dhan waan kula wabnaa midaas kan waab alaale qaabka aan ku heli leheen diyaar ayaan u nahay bro ee waa hadey dhago iyo arag eey leeyihiin astan

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 Před 2 lety

      3: 👏🏽👏🏽 waa figrad fcn🤍

    • @mukhtaar_officiel
      @mukhtaar_officiel Před rokem

      Oo anaaga wadaanka joogin yaa noo maqaan markad ticket la gaato 😂 reer jabuti ismuujiya

  • @minasaid4313
    @minasaid4313 Před 2 lety +12

    Im starting to loving this. Film... Now ❤❤❤❤

  • @rome4941
    @rome4941 Před 2 lety +105

    Musalsalka InTa Minutes In Lapadiyo RapTa Like

  • @hogotolyrics2895
    @hogotolyrics2895 Před 2 lety +52

    Marka Lagu Leeyahay Soomalida Waxba Iskuma ogala Waa Iska Noocan Oo kale Ismaahn Huno U Ogolow Inay Jamaal Is aroostan Haboon Ani Iyo Adina fax Fax😁😄🥰🥰🥰🥰🥰

  • @munierqader4171
    @munierqader4171 Před 2 lety +29

    Somali flim to the world 🔥 🦁

  • @aftinabdirizack7753
    @aftinabdirizack7753 Před rokem +5

    I like how the old man is acting .he is always humble and on his tusbax

  • @Amallllll-j8q
    @Amallllll-j8q Před 2 lety +17

    Wxaa nsiible ddka flimku mrkuu dhmdo dwn doono asgoo dhnystrn imnyn 😭😭😭anaga mlin wlba waa sgynaa like 2023 hddad tmdo

  • @xamdiitoibrahim8723
    @xamdiitoibrahim8723 Před 2 lety +147

    Hda iga dambYzo Yarow Ama YareY like ta Ii dhig🩴😂😂
    Mi Fav Musalsal Haboon 🥰♥️

  • @mohamedkhadar9830
    @mohamedkhadar9830 Před 2 lety +42

    Another hit episode 🔥

  • @somalisujuu2592
    @somalisujuu2592 Před 2 lety +14

    IDIL and HABOON are siblings. Same mother.
    My prediction 😂😂

  • @nabiilbulle4956
    @nabiilbulle4956 Před 2 lety +31

    Maalinba malinta ka danbeysa wa ka sii xiisa badanyahay. Hambalyo team Astaan 🙏

  • @Muscap_Designer
    @Muscap_Designer Před 2 lety +73

    Daqiiqadaha in lasoobadiyo inta rabto ☝️

  • @queenhamdachannel6929
    @queenhamdachannel6929 Před 2 lety +63

    Another level 💯👌👏
    Team Astan waan idin salmay ✌

  • @zhakirhussein274
    @zhakirhussein274 Před 2 lety +6

    Inta filmka la socota hadana aan wali like saarin ismuujiya xasidnimo ma ahin filmko macaan dartii ilawda😂😂

  • @shukriya3913
    @shukriya3913 Před 2 lety +189

    Dadka maalin walba I can’t wait kuso qora meeshan kayaabey 🙄luuqada miya kucusub horta 😂war afkiina kuhadla bilahi calayk 🤫

  • @SANDUUQA_QISOOYINKA
    @SANDUUQA_QISOOYINKA Před 2 lety +38

    Walal waxan soo gudbinaa filmaantii u dambeeyay, oo af soomali ah, inagoo kugu soo gudbinayna qaab casri ah, filmka dhannah kugu tabinayna daqiiqado kooban, nagu soo biir walal ❤ 🙂

  • @babymasklyrics6729
    @babymasklyrics6729 Před 2 lety +14

    The Dad wins everything in here

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 Před 2 lety +1

    This is the best Somali film i never seen masha Allah Jamal Sida uu habaryartis hoyadiis la dhalatay ugu dadaalayo cisbitalka ku hayey maalin walbana u so boqanayo cisbitalka ka dib hadana uu ku yiri Lacagta dukaanka aad ku camiri leheed aniga ku so dirayo marka ey bishan dhamaado omg! This is what so called humanity

  • @bbenacnac
    @bbenacnac Před 2 lety +98

    Team haboon is mujiya 🙋🏾‍♀️❤️

  • @husseinomar6805
    @husseinomar6805 Před 2 lety +4

    thanks for every thing about this drama plz i recommend to extend minutes of drama

  • @xyz-wv9nb
    @xyz-wv9nb Před 2 lety +106

    Haboon goes to Jamaal everytime and he don't. Looks like Haboon loves him more than he does.

    • @galbahaarmedia9555
      @galbahaarmedia9555 Před 2 lety +8

      Soomaali lee wax usheegoosaaye English maxaa isugu dhibee

    • @aishaomar4667
      @aishaomar4667 Před 2 lety +2

      One sided love 😩 I swear I hate that shit

    • @fazozaarusa9234
      @fazozaarusa9234 Před 2 lety

      Yes

    • @BabyAmira
      @BabyAmira Před 2 lety

      I agree with you

    • @abwaancumarcunaaye149
      @abwaancumarcunaaye149 Před 2 lety

      czcams.com/video/Syb0lyYg58o/video.html
      Dhalin tartan ma aqaano lkn waan taaageeraa
      Waxayna ka hadlaan xaalada reer baadiyaha ila soo arag wllo
      czcams.com/video/Syb0lyYg58o/video.html
      TANI WAA DHIBAATOOYINKA KA TAAGAN MIYIGA
      DHIBKA IYO RAFAADKA AY KU SUGAN YIHIIN REER MIYIGU😭😭

  • @mariahassan5125
    @mariahassan5125 Před 2 lety +6

    Idil iyo suber way isku qabsa donaan sadasheyda lee waye❣

  • @user-pn1cf7fs5d
    @user-pn1cf7fs5d Před 2 lety +65

    Codsi daawadayasha musalsalka Haboon
    Astaan waanu ognahay inaad film la duubay 2021 oo
    Asoo dhammaystiran Heysaan ee sidaan naga daaya oo 2 mid sameeya Ama filmka habeen dhaaf U soo galiya Ama daqiiqadaha Hala badiyo
    Hadaad igu raacsan tahay like.

  • @abdullahibaggio3440
    @abdullahibaggio3440 Před 2 lety +116

    War astaaney balan africanimadaan iska daayaa shabakad wayn ayaa tihiin idinko hada bulshada idin jeclaatay in aad balan ka bax ku samaysaan oo wixii aad 8:00 pm ku balamisay in aad 30 min ku darsataan oo jebkina sas wax qurux badan ma'ahan ee balanta dhowra ama first iska dhaha waa ino caawa io xalqad hebal idinko waqti cayimaynin ama dee balanta no dhowra,
    Run ahantii aniga cawada meshaa 7:30 pm isku so diyaariyay ayaa ilaa io hada fadhiyaa keliya si aan musasalka u daawado keliya ee niman yahow waqtiga dhowra kheyr allah idin siiyee 🙏

    • @mrcodey4635
      @mrcodey4635 Před 2 lety

      Sidee u fakartay wllow 8:30 ey balantu aheed weyna kaso baxeen balanta see cml marka

    • @Abdisamaddaacad1
      @Abdisamaddaacad1 Před 2 lety +2

      Adiga bilaa Camal miyaad tahay markaad 1 hour film yar sugaysid

    • @inahussein6241
      @inahussein6241 Před 2 lety +2

      balanta 8:00 waxa waaye tvga anaga 8:30 waaye ma fhmty

    • @mrcodey4635
      @mrcodey4635 Před 2 lety +1

      @@Abdisamaddaacad1 😂😂😂😂😂somali dhibkaa ka baty

    • @mrcodey4635
      @mrcodey4635 Před 2 lety +1

      @@inahussein6241 haa wuu iga saxan yhy marka lkn CZcams ka 8:30 ayee balanta aheed cml weyna fuliyen

  • @quenluza2832
    @quenluza2832 Před 2 lety +20

    Musasalkaygii❤🌏✌ team astaan daqiiqadaha noo kordhiya pleas🥺😌 ama habeenada so deenesaan noo badiya😌😌

  • @carabotawa
    @carabotawa Před 2 lety +44

    12:23 Haboon iyo Jamal fadhiga lagaqasay kaliya waxaa dareemi kara ninkii iyo Gabadhii soomaray Jaceylka Schoolka😅. Adoo Xabad kugu class ah lafadhiya Bareega oo waqti macaan wada qadanaya Classkana Cidlo yahay ayaad mageysaa usoo dhawaw kadib waxaa idinka qaseyso mid eey eey dhadhay ah kkk😀.

  • @driving887
    @driving887 Před 2 lety +6

    Kenya ayaan kalasocda malisodoweyni like igusodaweya

  • @awodiamond7308
    @awodiamond7308 Před 2 lety +2

    Plz wan kala ilaawnaya habeen dhaaf u soo daaya ama daqiiqadaha badiya inta igu raacsan like soo saara

  • @ragadhexe.5743
    @ragadhexe.5743 Před 2 lety +17

    13:28 before the marriage any pre marital relationship is absolutely forbidden , touching hands, kissing and even sharing bed. Qalaadaadka filmka ku jira. ⛔️

    • @rushdaa1840
      @rushdaa1840 Před 2 lety +3

      It’s a series not that deep inadan weliga qalad samayn hayska dhigin

    • @ragadhexe.5743
      @ragadhexe.5743 Před 2 lety

      @@rushdaa1840 🤦‍♂️🤦‍♂️

  • @xayaatmohamed3868
    @xayaatmohamed3868 Před 2 lety +26

    Musasalkn Every night malaga dhigo😩😩😩❤

  • @Eye.252
    @Eye.252 Před 2 lety +6

    Markii aan dadka qaar nici jiray ayaa filimku gaadhay, what a great show 💕 yartan way deg degaysaa

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi5807 Před 2 lety +29

    ➡️ Part14 idil vs subeer jaceyl cusub inta ila soco soo dhawaada 👂
    ➡️ inta ila aragta in Filimka dhamaad ku dawyahay like 👍
    ➡️ ismahaan Russia haboon Ukraine 🤣

    • @samuuramn4254
      @samuuramn4254 Před 2 lety

      Istaaq furullaah😂only waa filim russia io ukraine waxaa ka dhaxeey. Dagaal cad marka gabdhaha ka qaleey😂Ina adeer

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 Před 2 lety

      Hadalki ookowano koombo lagu shubay”😂😍

  • @mustafexasan6988
    @mustafexasan6988 Před 2 lety +93

    Idil is so cute 🥰😄

    • @lubex3486
      @lubex3486 Před 2 lety

      You mean Haboon 💗

    • @khadrishaa
      @khadrishaa Před 2 lety

      @@lubex3486 😹😹😹😹😹 idil baa lagudhehe

    • @lubex3486
      @lubex3486 Před 2 lety +2

      @@khadrishaa " Waan ogahay taas laakiin xaqiiqadu waxay leedahay habboon ayaa ka qurux badan 200 jeer!☺🦚 taasi waa xaqiiqo cad Haboon waa Boqorad Hilaac!! ⚡🔥🌡😝💗

  • @ifrahmohamed9333
    @ifrahmohamed9333 Před 2 lety +28

    Akhas walee annaa idika badiyey maba sugo 1 hours markuu yaalo daawadaa ama 1 day 😂

  • @Nani-abdalla
    @Nani-abdalla Před 2 lety +19

    Plzz xalqada meshe ku dhamato xalqada kle noga sii wada mxad nobotisaan horta🙃

  • @abubakarabdirizak613
    @abubakarabdirizak613 Před 2 lety +2

    abosolutely amaizing mashallah 10/10 asiyay. halmid daqiiqadaha nosobadiya pls 💯❤🖤 keep going😊

  • @ismalurto1331
    @ismalurto1331 Před 2 lety +27

    Na ismahaaney waqti aan Laguu baahneyn Lee mxa Kukeeena😂🤦‍♀️

    • @dhiblaawemedia
      @dhiblaawemedia Před rokem

      Ismalurta waa iga qoslisay wrong time ayey imaataa Marwalbo

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab Před 2 lety +14

    Ilaa hadda 1 xalqo ma amban😊 Habboon 👸🏽💛

  • @kordahap4016
    @kordahap4016 Před 2 lety +42

    13:30🤦‍♀️ Iyga Kaliya Jawiga Lagama xumyn Ani Xitaa wadnaha Iboodey🤭😂

  • @mohamedosman6298
    @mohamedosman6298 Před 2 lety +2

    Masha Allah inaawa caadi maha, fait tjs next Il Insha Allah. Jamal odey waaye noo wa u udajiya Ismahan baasha sidas waaye. From Jabuuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯.

  • @jannaatmd6314
    @jannaatmd6314 Před rokem +2

    This is the best of all time I can’t believe this is actually Somali movie ❤

  • @taatiko9307
    @taatiko9307 Před 2 lety +7

    Filmka Habeen Dhaaf U soo Kaliya Ama Daqiiqadaha Hala Badiyo
    Maalinba malinta ka danbeysa wa ka sii xiisa badanyahay. Hambalyo team Astaan 🙏

  • @maanjama
    @maanjama Před 2 lety +9

    Asc
    Musalsalkaan waan lasocdaa walipa waan sugaa xili walba waxaan daawadayaasha commentiga kuso qoraya habeen dhaaf halooso galiyo dhahaya flimkaan hanagu caajisinina oo Hana nacsiisina sidiisa lee kusugaynaa hdi kale macaanka kadhamaanaya inta igu raacsan ismuujiya 😂

  • @faadumosharafbadan2158
    @faadumosharafbadan2158 Před 2 lety +1

    Maasha Allaaah waa ladhace isda qurux badan oo sodhiktena😘🥰👌😍👍

  • @hormuudhormuud8648
    @hormuudhormuud8648 Před 2 lety +2

    Mashaa Allah waa jileenka uga fiican intan musalsalka aan daawanaayey

  • @abdimajiidhussein4232
    @abdimajiidhussein4232 Před 2 lety +13

    Habbon walashey mcn keep koing 👸🤴💯✌🇦🇿

  • @zhucaybrazhiid8291
    @zhucaybrazhiid8291 Před 2 lety +3

    Walahi ani haboon iyo jamaal wan isla jeclahay🥰🥰🥰🥰🥰 lakiin ismahan qumayo dhexdooda ku jirto🥲🥲🥲🥲

  • @ismailqurbaawi7858
    @ismailqurbaawi7858 Před 2 lety +1

    Woow Astaan and athe level.. wllhi filimkaan waa I taabtey .. thanks team Astaan 💯👍👍👍👏👏

  • @omaralaqaboow6828
    @omaralaqaboow6828 Před 2 lety +1

    Mahadsanidiin si guud iyo si garba team astaan ❤🙏❤💯

  • @deeqadagaan1396
    @deeqadagaan1396 Před 2 lety +17

    Musasalkan oo kle waligay maan arag nice☺️

  • @uach9371
    @uach9371 Před 2 lety +72

    I can’t wait 🥺

  • @aftinabdirizack7753
    @aftinabdirizack7753 Před rokem +2

    Every episode is interesting and make me anticipate what will happen next . Very interesting 👌

  • @xamdam1999
    @xamdam1999 Před 2 lety +11

    Subayr iyo iidil inay isla boodaayan yaa ila arka🥰😅

  • @fofom8013
    @fofom8013 Před 2 lety +230

    Omg this episode looks so intense ..can’t wait to watch 😍😍 #team habboon

    • @raxmacabdi3799
      @raxmacabdi3799 Před 2 lety +1

      Caw ma jimca wlalayalow

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 Před 2 lety +5

      Af somali soo qor waa lagaa la yahay soo ma aha yaaaaab?

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 Před 2 lety

      @ fofo m. Afkaaga hooyo maka faaneysaa maxaa kuu diiday?

    • @lubex3486
      @lubex3486 Před 2 lety

      Habboon and jamaal are the Golden stars🤴💗💗

    • @lubex3486
      @lubex3486 Před 2 lety +1

      @@raxmacabdi3799 maya caw Jimca maaha ee waa Talaado wax yar ka dib

  • @shahruqueen1892
    @shahruqueen1892 Před 2 lety +24

    Haboon miskiin fartaa ku godan 😥😥 hawaaro jacaylku💜💜💜

  • @muhamedabdiqadir
    @muhamedabdiqadir Před 2 lety +39

    Part one upto thirteen hdaa dawatay
    Ismuuji 😂
    Lagend Hirsi ilaa hda waa taboyaa
    Team Hirsi😜

  • @anzalmohamed2232
    @anzalmohamed2232 Před 2 lety +22

    Yes I’m waiting for this ✊

  • @hananwadaniofficial1287
    @hananwadaniofficial1287 Před 2 lety +18

    Yaa ila dhararsana mise kaligey ayan aha 😁😁❤️❤️

  • @cabdirisaqqoorgaab4007
    @cabdirisaqqoorgaab4007 Před 2 lety +71

    Every single eposide is so interesting Heads up Haboon every thing is Gonna be better Also Jamal is searching the way he solve the situation Heart touching time 13:29 ❤ what a Film #TeamHaboon 🤚

    • @k.ramadanabdi911
      @k.ramadanabdi911 Před 2 lety +2

      FILINKABA DHADHAN MA ALHAN HADU XIRSI KA MUQANIN

    • @najmanaju309
      @najmanaju309 Před 2 lety +2

      @@k.ramadanabdi911 wata wlhie madhax weye viva xirsi codkiza kalia ladhacy 😂♥️

    • @ragadhexe.5743
      @ragadhexe.5743 Před 2 lety

      What a film what film bala bala ?! nigga before the marriage any pre marital relationship is absolutely forbidden , touching hands, kissing and even sharing bed. Hawl wanagsan ayay wadan lakin isu soo dhawaasho guur la’aan haba yartee iyo habaaha caradooda ha lagu baraarujiyo in la ilaaliyo Tv Asaan .

    • @hamdiseadfarah521
      @hamdiseadfarah521 Před 2 lety +1

      @@ragadhexe.5743 yeah 🤗🤗🤗

  • @asmanoura9089
    @asmanoura9089 Před 2 lety +4

    Wlhi filmkan waan qirodaa markn dawdooo hboon wa gabdh adag runtiii 😪😪😔

  • @farmajoinaabdullahi8771
    @farmajoinaabdullahi8771 Před 2 lety +38

    Wax hal waji leh Filimkan Odayga iyo cunug yar ba ku jira 😂😂😂
    Labo isjecel
    Mid rufiyana
    Labo habrod oo wax isla qarinaya
    Gabar habaraha xantoda dhagysatay
    Mid cabtoy ah oo rerka ka tagay
    Warya ka tagay 😂😂😂

    • @fathidagan8927
      @fathidagan8927 Před 2 lety +1

      Walahi waa qoslay kkkk jamaal saxiibkiis aa katagtay kkk

    • @farmajoinaabdullahi8771
      @farmajoinaabdullahi8771 Před 2 lety

      @@fathidagan8927 kaas wajigiisa labaad cawa ayuu u bilaamay qofta la baray ayay isku dhagsanayan iga qor 😂😂😂
      Wajigisa labadna wa inu saxiibkiis walashis u dabo maro 😂😂

    • @fathidagan8927
      @fathidagan8927 Před 2 lety +1

      @@farmajoinaabdullahi8771 saas wayeh ama tanlabaray ama ismahaan mid ukudhagasanah

    • @farmajoinaabdullahi8771
      @farmajoinaabdullahi8771 Před 2 lety

      @@fathidagan8927 😂😂

    • @rushdaa1840
      @rushdaa1840 Před 2 lety

      Ala beerka 🤣🤣🤣

  • @abdifitaahhurdaaye3618
    @abdifitaahhurdaaye3618 Před 2 lety +4

    I can't wait to watch

  • @Qalbixabxab12
    @Qalbixabxab12 Před 2 lety +3

    Habooooon😭😢

  • @amalhassan8913
    @amalhassan8913 Před 2 lety

    Manzhalaah wlhey filmkan waan jecelahey ee wllo qaybta 14 la soo dhaqsada 👌😍😍💓💓💓💓💓❣️❣️💞💞🤩😘

  • @habsaabdi9416
    @habsaabdi9416 Před 2 lety

    Masha Allah astan TV, very nice vidéo from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @lbn10
    @lbn10 Před 2 lety +12

    Team xirsi cwda masal salka nama marayo ma ila arakten😂