Sababta Aysan Xildhibaanada Mucaaridka Ahi U Guulaysan Karin

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 07. 2024
  • #SubcribeHashi

Komentáře • 83

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l Před 24 dny +5

    💔😭 Xildhibaan Waa kuwa meshan na dhigay 👍 umada somaliyed waa kuwii dalaal ka noqday oo Lacag siistay 👍 waxa lacagta ugu
    Wakiil ah mr Adan madoowe Waa masiibo Xasan iyo kooxdiisa 😭💔

  • @daahirmacalin5776
    @daahirmacalin5776 Před 24 dny +5

    Waa waxay iyagu dalbadeen. Waayo qabiil ayey markii horeba xasan sheekh ku taageereen. Weliba isagoo leh qabyo ayaa igu jirto. Marka hala yaabina qabyadii ayuu dhamaystirayaa. Isaga iyo kuwii qowleystayaasha ahaa ee usacaba tumayey. XAQU WUU DILAACAA. NABSIGII FARMAAJO DHADHAMIYA

    • @user-rg6bk3pi4o
      @user-rg6bk3pi4o Před 24 dny

      Afkaaga caano lagu qabay Farmaajo waa mariixaan social dadkii ku shawaaqay Beesha Habagidir ayey ahaayeen. Adigaa footage ku deg.

    • @sadiyoaden2677
      @sadiyoaden2677 Před 23 dny

      Maxay ugu ducaysay oo aan qabyalad ahayn farmajo waa mareexaan bay ku tageertay who cares

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 Před 24 dny +3

    Kuwane xildhiban xalaal ma ah wa khaimiinta wadanka somali allh nadhafsiyo shartadu inta uherssann

  • @NurSalad-pc1xd
    @NurSalad-pc1xd Před 24 dny +1

    Baroorta dheh soo may lahayn xasanoow xasanoow, xasan sheekh wali lama Gaarin wuxuu Fali lahaa.

  • @joeokieh43
    @joeokieh43 Před 23 dny

    best analyste mashallah

  • @user-hq6mm3ev6x
    @user-hq6mm3ev6x Před 23 dny

    inaalilaahi wa inaa ilehe raajicuun damiir xumaa wardadka daaya ha xaaqinina

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 Před 24 dny +4

    WAX DAMIIRA. OO AY LEEYIHIIN MAJIRTO XILDHIBAANO. ISKUSHEEGYADU

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 Před 23 dny +1

    Allaha ugargaaro umadaan dhiban

  • @Mogadishu23
    @Mogadishu23 Před 23 dny

    Kuwaasi waaba Habaaran yihiin .
    Xasuuso, 16 may 2022 Habaarkii iyo karaahiyadii loodiray Markay Umadda so xasan shiikh Horkeeneen.

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed Před 24 dny +1

    Xasan before & xasan after
    Waa isla xasan uun

  • @maxamudyaasin9209
    @maxamudyaasin9209 Před 24 dny +1

    XILDHIBAANO MA AH WAA XILDHABAYAAL

  • @zalmawadani
    @zalmawadani Před 23 dny

    MashalaAh hashi ilahay ha ku xiftiiyo Aamiin Aamiin Aamiiin it is true everything❤❤❤

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l Před 24 dny +1

    😂Lacagti ayu siin waye👍 Xasan marku Wax kasta u ka dhameestay 😂🎉

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 Před 23 dny

    Salaamullah illahow naga badbaadiyo aamiin yaa rabi Aamiin

  • @amaay100
    @amaay100 Před 23 dny +1

    Walahi gabdha hadalkeeda xaada ikacday waan ka xumahay 😢😢 ilaaheey wado hakuu furo xasan qalbi malahan

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z Před 24 dny +1

    Mesha awalba dowlad xamar soo dhafayn dowlad mahayn

  • @linklion1274
    @linklion1274 Před 24 dny

    Wallaaahi .. thuma Wallaahi ..
    Habeenkii Xasan sheekh Habeenkii Ladooranaayay .. Waxaan Galnay Khatar .. maxaa yeelay Waan ogayn Xasan Sheekh inuu San Khayr Soo wadin

  • @abdinaasirhassan4897
    @abdinaasirhassan4897 Před 23 dny

    Waa ku fiicantahay waxa ay sameysteen bey ka heleen dowlada xalufinta dad iyo dulba wayo shalay bey Been ugu mudaharadayeen qabilkii idinqadan mel ha idingeeyo

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 Před 24 dny

    Ceelqalow iyo waxlamida dedkii lagasoo aruuriyey awalbaan aqoon iyo dednimo aanan kasugeyn kansar allaha kuridee aakhirana cadaab hakudheceen

  • @zainabmaxamuud6091
    @zainabmaxamuud6091 Před 23 dny

    SOMALI Allah UNAXARIITO.

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein5603 Před 22 dny

    Waa dulmi dadka masaakiinta ah lagu hayo laakiin wax walba sidaan ma sii ahan doonan insha Allah

  • @mohasaeed1020
    @mohasaeed1020 Před 23 dny

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Ahmedali-zm1ld
    @Ahmedali-zm1ld Před 24 dny

    Shalay ayagaa laga joogi waayay

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro Před 24 dny

    Waa nasiib xumo weyn runti
    Damal jidid dalka hala qabto

  • @fadumohasan3897
    @fadumohasan3897 Před 23 dny

    Wallahiwaa naxdin went illahay baa Somaali umaqan ayagaa is duleeyey oo is dulmay oo lugaha iska gooyeye markay soo celiyeen xasan oo aay ku doorteen qabyaalad marka nabar lafilaayey naxdin malahan marka waxa aan dhahno magaraneeno waa ciyi waakabaryay illahay ha u gargaaro dadkaaas oo ha ka saaro qalbogooday qabyaaladay iyo curunka qabiilka waa kaas masnta lagaarsiiyey qofkii aay doirteen in uu ka shaqeeysto mootee aan unaxaynin marka haday kadib ha ka fiirsadeen oo yeesan cidabe ku dooran qabiil ascw

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u Před 24 dny

    xildhibanada iyaga qainu wadanin khaarlashegay iney safarada itoobiya galen waa jajuusin

  • @farhiyoabdisharif2258
    @farhiyoabdisharif2258 Před 24 dny +1

    ASC UMADA SOMALIYED AYA SOO KIN KARTAY ILAHAYOW NAGA QABO TUUGADA WADANKA BURBUINAYO OO XASAN DHIIQO IYO NAAGIHIISA TUUGADA WADANKA KA QABANWAYAY❌️💰❌️💰❌️💰❌️💰❌️💰❌️💰❌️✍️💯💯🤑🤑🤑💩💩💩🤬🤬🤬☠️☠️☠️☠️☠️☠️

  • @dayibaxmed5474
    @dayibaxmed5474 Před 24 dny +1

    Waligaa dulmi hagargaarin

  • @aaa1211
    @aaa1211 Před 24 dny

    Subxaan allaah dalku
    Wuxuu kujiraa dhibaato
    Iyo tii udareyd wax dalwlada
    Wax shacabka marakicinya
    Company yaal tuuga ayaa
    Hotel kadhisanya

  • @bayaxowaaran2176
    @bayaxowaaran2176 Před 24 dny +1

    Xildhibaanadi shalay qabiilku qaaday oo maanta meel cidla ah taagan yihin

  • @NorIbrahim-pc7ys
    @NorIbrahim-pc7ys Před 23 dny

    Si fiican baa loo galay
    Hassan shiikh mahamuud madaxweynaha DFS waa ma naxe

  • @hanaddada74
    @hanaddada74 Před 22 dny

    Hoyadas ducadeda ayaa Ilaahey u aqbalay hada cawaad wax umatarayo kaxaaxaawi dheh

  • @ashawooo
    @ashawooo Před 24 dny

    Xidhibanada dharata aya dhartena aya Qabanesa uu baqa Caruurtina iyo nafatina manta waa adunay bari waa Qiyamo

  • @user-ey4ux4th3e
    @user-ey4ux4th3e Před 24 dny +1

    Waddanku badbaadin ayuu u baahan yahay

  • @user-ow5zh4lo8t
    @user-ow5zh4lo8t Před 23 dny

    Xaqa waa kaas waa heshy qabyada mesha ku dhigty
    Waa ustaahilkeyd taas oo kle

  • @user-px2ur3gt3u
    @user-px2ur3gt3u Před 24 dny

    😢😢😢😢😢

  • @yusufabdirahman5509
    @yusufabdirahman5509 Před 23 dny

    Haddii aan ahy madax weynaha Soomaaliya maamadaas aadka u calaacashay odaygeediina dowlada u dhintay wiilkeediina rabta in uu igarab istaago rabto Hooyo haddii aa tahy adigaa isku ah ee Guur naxariista aad raadineysid igama heleysid waa anigoo ah madax weynaha soomaalia islaantaas ayaa u jawaabayey,waanba ku qoslay wlahy markii aan arkay islaanta calaacaleysa.

  • @jaranecabdi5892
    @jaranecabdi5892 Před 24 dny

    xarago iyo xildhibaanimoba xasan she baa bi iyay.

  • @fareeshatv8633
    @fareeshatv8633 Před 23 dny

    Kkkkkk

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h Před 24 dny

    Kuwani xildhibaano maahee waa tuug lacagraadinaaya

  • @abdulkadirmohamed8285
    @abdulkadirmohamed8285 Před 22 dny

    WARANWARAN
    WAROOW
    WADAWADA
    WAR XUN SHEG
    RAADIYO FARMAAJO WARAWAREEYA FARMAAJO KALA KICIYAHA FARMAAJO

  • @cabdimajidibrahim9217
    @cabdimajidibrahim9217 Před 24 dny

    Waxey iilaegtahay amusnanta xildhibanadu sidad shegtay mudaxiledki mw x ehore iney xasusan yihiin hadal uu horey ushegay ilahay haunaxariiste jilagii somaliyed laodhan jiray sooraan maruu kahadlayay sida reer galbeedku ugasexeexdan madaxda afrikaanka ah qorshayasha eyraban tasoukushegay inlageyo qoley yaalan bangado ama sefo dhiigleh madaxyo ama kurar go'ana agyalan xildhibanada waxaumuqda kuwii horey lolayay marka dowladi mamuqate shacabku isnahalku aaday? uguyaran lawada leynmaye meykacan guul guudahan umada somaaliyed insha alaah

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 Před 24 dny

    Xildhibaanada DFS waxay u badanyihiin xildhibaano ehludiin ah kooxda calmaanimiiinta ah iyo kuwo qabyaalada aamisan ayaa u arka siyaasada xasan sheikh iyo xamza niman aan nidaamka dowladnimo aqoon u lahayn waa yaabe ma nidaamka gaalada oo kaliya miyey dowladnimo u yaqaaniin haddii ay sidaa tahay may arkaan mudaaharadaha ka socdo aduunka oo looga soo horjeedo xasuuqa lagu hayo shacabka falastiin ,

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u Před 24 dny

    Cafis umada soomaaliyed weydista. 34kufilan dhulka wadan guud wariye benta daa xasan xaguu geenaya goofkisa galgadudow kuyala

  • @abdullahifarah5619
    @abdullahifarah5619 Před 23 dny

    Shacabow hadad dad fiican tihiin HSM iyo intii oku tugsanad ilahay madax idinkama dhigan

  • @870mx
    @870mx Před 24 dny

    Weedhaa lagu macnaynkaro digdigta xilxidhanayaal xildhibaanu mala odhankaree waa qowda maqashii waxna ha uqaban

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 Před 24 dny

    Jeeb dhibaano ayaa dhahaa kowo dal io dad unaxa MA aha illah ayaa la xisaab Tamayo xasan dhiiqo io ayaga

  • @somaliacademy4218
    @somaliacademy4218 Před 23 dny

    Qolyihii haraadigii nidaamkii liitay ee 15kii May la eryay oo uu ugu weynyahay cunugii gudoomiyaha isku so sharraxay aya xoga inta loso diray la yiri buuqa xasan sheikh iyo dowladdan horumarka ku tallabsatay waxa wajib qaran ku ah ineysan kuwaas u ogolaanin iney fadhi dambe so xadirin

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u Před 24 dny

    xasan waa dacad xabalana wala koordagi jiray kuwaan waaba bixiyen ifiyo aqiro siyab bara cagaf gsliyay

  • @user-ys9pm8gs2p
    @user-ys9pm8gs2p Před 24 dny

    Waa gar in sdan loo galo waayo
    Waa kuwii lahaa farmaajow soobax iyagaa kasbaday

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 Před 23 dny

    Xaashiyow ilaahay wuxuu yiri dhibaato kasta oo idin asiibta waa waxaad gacmahiina ku kasbateen waxbadana waaba laydiin cafiyey dadkaan maanta xassan iyo kooxdiisu ay barakicinayaan waa kuwii madaxweynihii ka horeeyey villada kasoo bax lahaa isaga oo xassan kun jeer u dhaamey qabyaalad darteed xassan na u dabaaldegayey markuu kusiga soo fuulay waa dadkii lahaa nin aan hawiye ahayni xamar madaxkamanoqpn karo lagana yaabo in ay wali aaminsanyihiin in ilahay ku salido xassan iyo inta ay qabyaalada kutaageerayeen waxaad moodaa in ay ku haboontahay inkasta oonaan kulogood wada orankarin hadana inbadan oo kamidahi waa yihiin in ay waano qaadandopnaan oo garsndopnaan madaxda dantooda wada iyo kan beenloga qabiilka ku beerlaxawsada dabadeedna aan qax dana u qabaneyn dhibku waa kusocon xalku waa in dadku dantooda gartaan caqliga kashaqeysiiyaan taageeraan madaxda dantooda ka shaqeyneysa qabyaada indhola,aanta ahna iska daayaan lana xisaabtamaan madaxda ooy ku khasbaan in ay umada u shaqeeyaan ama ay xukunka kadegaan

  • @FaaraxXoolow
    @FaaraxXoolow Před 24 dny

    Ninyaqaanayalocawdaa

  • @SakiHashi
    @SakiHashi Před 23 dny

    cilada jirtaa waxaa weeye dadka barlamanka ku jira mlhan priciple lkn waxaad modaa marka dantooda lagasho mucarad nimada in ay bas kahadalan lkn ilaalin qaranka sharciga isla xisqabtan mlhan marka waa igu shubo dhamntood fiiri macalimuu waa ninkii fowda waday wathtigii rooble baahane

  • @axmedcaalim6198
    @axmedcaalim6198 Před 24 dny +1

    Ciddna ilaahhay ma duleeyo ilaa iyagu isduleeyaan danbiggaana waxaa leh. Kuwa xasen sh kusoo. Celiayay sommalia naarta rabi. ha. KU fugeeyee

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 Před 24 dny

    Abaalkoodbuu marsiiyey farmAja soobax matanaa xigtey

  • @user-dl2qv8xc4p
    @user-dl2qv8xc4p Před 23 dny

    Hhhhhh oo hada waaba lagu fahansanyehee maad iska aamustid
    Xildhibaanada hadii ay feecanyihiin iyo hadii kalaba waxaa soo xulal farmaajo maadaama uu ahaa madaxwayne
    Takale guul mawaxaad u aragtaa in Xildhibaanada Ethiopia 🇪🇹 ushaqaynaayo warkooda laqaato
    Ciil iyo cuqdada iyo nacaybka aad qabto aa aadan awoodna lahayn goorma ayaad kabexee laangaab allows is Laangaab
    Xamar waa save
    Xasan shiikh ayaa haysta
    Warkaaga iyo dhuusada geela makala yaqaan

  • @madoobecumar1601
    @madoobecumar1601 Před 24 dny

    aragtidayda hadan iskudyo waxan qabaa nabsigii ayka galeen dawladii hore farmaajo oo shacabka urooned baahoyo dadkaan

  • @najeepjabriil5262
    @najeepjabriil5262 Před 23 dny

    Nin yahow ciil aya ku hayo Wana wada ognahay

  • @SaacdaAli
    @SaacdaAli Před 23 dny

    Waxay yohiinba markay
    Xasan dhiiqo nokeenenbaanu
    Ogaanay inay amxaarohiin imaraad ushaqeeya

  • @user-dm3mr3ny3l
    @user-dm3mr3ny3l Před 24 dny

    Maxaa
    Kugu direy madaxweynaha,

  • @Slyman_guy
    @Slyman_guy Před 24 dny

    Wadankan wuurogmaday jinbaqatay karabiner kalabyahay xaqdqraadkutageertay qabiil

  • @MohamedIsmail-gf7mv
    @MohamedIsmail-gf7mv Před 22 dny

    Farmajo waa maarexan group carrying

  • @user-xg8cg5hz8k
    @user-xg8cg5hz8k Před 23 dny

    Farmaajo Soo bax maxaa xigay shacabkow baxa😂😂😂😂

  • @user-nm1bz2oc3w
    @user-nm1bz2oc3w Před 24 dny

    Islanta xassan shikh duca uhaysa intuu xelka kuso labta aa hadana 20 jer ay dhasha siday shigta tery kac asaga difac ilen dalka may oran aa hadana ku qanac sanid mnta ka horey intaa ayada lagu so dulin shaqada sidu uwada hoyada so lama orani Karo mnta ayay ayada ku macanta waa inee ohentida lagu farxaa ilen xassan shikh mlnta uu xelka qabata ila mnta oo 2 sano iyo dhor belod ay tahay dulme aad uweyni ayu dalka dadka dinta ugesta wax dhinta iyo wax nol baa miqa hoyo Somaliyed iyo aabo Somaliyed oo wilashoda dabka saray Marka anigu wxaa qaba hoyada Somaliyed ducada xasaan shikh uwad dheh ila uu wilasha aad asaga inay defacan uderta midkoda lagu kino qabyalada wota merahida dee

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Před 24 dny

    Xildhi.noosheegay.iney.laxisabtamaa.yaan.aaway.maanta.??????????????

  • @user-mt9nk2rk4e
    @user-mt9nk2rk4e Před 23 dny

    Wadkeed korsato wiq wiq makaayeedhay farmaajo soobax xasanoow soogal mala eeday muqdisho maydkeeda hasidato

  • @DR.CismaanSiciid
    @DR.CismaanSiciid Před 24 dny

    Lafohii dadka xamara laga keenly oo ceerigaabo laga keenly

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h Před 24 dny

    Waalacag doo kuwa aad kusheegeysi waa tuugo

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Před 24 dny

    Qofqalbi.naxa.leh.ayaa.loo
    Vowda.lkn.xasan.sheekh.qalbi.naxamalah

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu Před 22 dny

    xamar dad iyo nool iyo kuwa dhinteyba wuu barakiciyey hada waxuu barakicinayaa dadkii hore oo kuryahoodii gadi waayey maalin walba waxuu ku soo rogayaa canshuur waxey tahay aan la aqoon in xamar laga kala cararo oo siduu doono u fagto oo u xaraasho

  • @user-ef5fh7jk7m
    @user-ef5fh7jk7m Před 22 dny

    Maamo.markiihore.ayaada.shadaana..uducase

  • @CabdiqaniSheeqroone
    @CabdiqaniSheeqroone Před 24 dny

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p Před 24 dny

    Tuug.madaxwayne.ah.iyo.barlamaan.tuuga.ah.waa.laba.tuugo.oo.u.heshiyey.dadka.somaliyeed

  • @Bin-Isse
    @Bin-Isse Před 24 dny

    Soomaali xasan oo kale ayaa hogaamin kara, sababtoo ah ninka daryeela ma jecla, balse ka dhiba ayay jecel yihiin.. braavo xasan alaylee abaal koodii ayaad ka waraabisay😅😅😅😅😅😅

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 Před 24 dny

    Aniga hadaan aragtida ka hadlo dadkaan qaylinaaya waa kuwii shalay qabiilka cunfiga ku dootay xaqu feeraha ayuu ka dilaacaa ka xaa xaabiye waa idinka qaranimo qabiil ka doortaye