Musalsalka Habboon:- Xalqada 17-Aad:- "Annaga dad nooga fiican haddii ay heleyso, ha aaddo "

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 03. 2022
  • Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
    Astaan Tv 2022

Komentáře • 2,7K

  • @bushramohamud4856
    @bushramohamud4856 Před 2 lety +752

    Qof kawanagsan ka kheyr bdn ilahey ma abuurin nabiga scw.

  • @jaamacabdi6972
    @jaamacabdi6972 Před 2 lety +726

    Guriga Iftiin Maleh La,aanta Xersi Iyo Haboon😪
    Inta Sideyda Oo Kle Uxiisti Labadooda Ha Ismujiyan🙏

  • @upahdheman7827
    @upahdheman7827 Před 2 lety +407

    Ma hadli karee ismahana Jabkeeda ku farxey😅🤣 Team Haboon ismjiya😭😭😭😭

    • @qadrocumar5819
      @qadrocumar5819 Před 2 lety +2

      Hhh weeku macdahy 😂🤨

    • @kingsorry6764
      @kingsorry6764 Před 2 lety

      Oo hadii ninka dhaadhaankaa ey kufaraxsaneed in gabdha lagu daraayo owguursanlahaa yaa hoosha uqabanlahaaakkkkkk

    • @aziaibraahim9578
      @aziaibraahim9578 Před 2 lety

      Haaaa ad iyo adaa

    • @hibaaqibraahinilwaad6759
      @hibaaqibraahinilwaad6759 Před 2 lety

      Waa ku mac dahay

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 Před 2 lety

      horta wa abaalka hadimada kugadhiyo waxad hawl la kulante maka heestay ceel dheer
      sida waxa yidhi abwaan cabdi qays
      ismahaan jecliya jabkeda
      😂😂😂🤣😂😂😂😂🤣🤣🤣

  • @fatwaguud
    @fatwaguud Před 2 lety +69

    Walaalaha khayrka jecel Naga farxi oo nagu garab istaag faafinta quraanka iyo muxaadaroyinka Na gaarsii 1000 ruux oo khayrka jecel Jazakallaah
    Shukran
    Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a.
    Aan kala faaideysano.
    Mhdsanid.

    • @fadmahasan5335
      @fadmahasan5335 Před 2 lety

      إن شاء الله يا اخي الكريم مستعدين إن شاء الله

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet Před 2 lety +875

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @muunarujaal5612
    @muunarujaal5612 Před 2 lety +53

    Al gabadhi ismahaan ayaa ku farxasan ismahaan jabkeed🙏🥰☝

  • @kalgacal123
    @kalgacal123 Před 2 lety +139

    Walhi wa qisooyinka ka dhex dhaca guryaha somalida allow hooyo la'aan hana badin 😢💔❤

    • @rahmamohamed6473
      @rahmamohamed6473 Před 2 lety +5

      Ane tas manta i haysata qofka hoyadis ka fog ama ka dimatayey aya daremi karo 😭😭😭😭😭

    • @quruxlay1894
      @quruxlay1894 Před 2 lety +1

      @@rahmamohamed6473 rabi ha kasaro wlo

    • @maryamajimcaale7859
      @maryamajimcaale7859 Před 2 lety

      @@rahmamohamed6473 abaayo sabar anibo hooyo la aan waa ahy lkn alxd 😢🥺

    • @missnajma5505
      @missnajma5505 Před 2 lety

      Aminn

    • @kalgacal123
      @kalgacal123 Před 2 lety +1

      @@rahmamohamed6473 wllo macaan alle hooyo haw naxariisto uducee 😭💔

  • @Bella-eb5sj
    @Bella-eb5sj Před 2 lety +331

    Inta xirsi u xiistay and team haboon ismujiya🥺❣

    • @amula123
      @amula123 Před 2 lety

      Xirsi mask uu gadoyaa ma arkoosid

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 Před 2 lety +1604

    Yaa ku faraxsan ismahaan jebkeeda 👌👌👌👌👌

  • @leilaabshirmoha6545
    @leilaabshirmoha6545 Před 2 lety +34

    Filmkan qisas bdn bu xambarsanyhy dhab ahanti 1. Hooyo aan hoyada ahayn inaysan ku naxeynin
    2. Walalnimada qaar wa daneysi
    3.xanunada qaar anad ka hadli karin io dacadnimo la,an always gabadha sida rasmiga ah qisadan ugu dhacday wa qof adag howl wacan astan tv👍

  • @sabrinaabdulle
    @sabrinaabdulle Před 2 lety +81

    I miss haboon😢I hope to see her very soon ❤️😢

  • @igraaanchannel3571
    @igraaanchannel3571 Před 2 lety +244

    Qalalaadka filimka in laso geliyo inta jecel like farta taaga🤣

  • @ciiltireboramawi3370
    @ciiltireboramawi3370 Před 2 lety +770

    Hadaa part 1 ilaa 16 Soo Daawatay 17 na aad Sugi La,A DahaY Like ta Ha Ilaa DhaaFin✌️❤️

  • @babymushka7803
    @babymushka7803 Před 2 lety +69

    Every night i see baba ducale i remember my father you make me cry 😢 😭 💔 😪

  • @mohamed.dawaco4072
    @mohamed.dawaco4072 Před 2 lety +49

    Musasalkan barahabulshada wuuqabsaday dadkii dadalkan iyo juhdigaan galiyey guulaysta banleyahay👊🔥

  • @subscribers3746
    @subscribers3746 Před 2 lety +638

    Aynu kuwada salino xabiibkeeni muhamed (scw)💗

  • @nimcoqueen1980
    @nimcoqueen1980 Před 2 lety +270

    Ader ducale hab jilninkisa cadi maha cimri dher iyo cibado suban insha Allah🤲💯

  • @apupakar_nuur
    @apupakar_nuur Před 2 lety +39

    Xirsi legend weye wlhi nin rageed fece masyo ayu iibinaya suuqa dhexdi🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Samatar110
    @Samatar110 Před 2 lety +118

    Isniin | 11 Shacbaan | 1443
    اللَّهُمَّ بَلِّغْنا رَمَضَانَ.

  • @amiirhilal
    @amiirhilal Před 2 lety +589

    Talo: ✍️Malin waxaa jirto aad dhihi doonto ilahow hal mar I celi aan laba ragcadood soo tukade. Balse kuma surta galeyso.(tuko inta lagugu tukanin)🙏

  • @zeynabhassan1672
    @zeynabhassan1672 Před 2 lety +510

    Nabigeena subanaa aan kusalino scw❤❤❤

  • @saidamohamed2322
    @saidamohamed2322 Před 2 lety +36

    Haboon and Xirsi , we miss you come back please 😆

  • @haniahmedwarsame9951
    @haniahmedwarsame9951 Před 2 lety +49

    Oday ducaale aabo hey ayo iso xasuusiya Allah yaraxma 🤲😭

    • @saynf
      @saynf Před 2 lety +1

      Allah yarxamu, sadaqah ubixi bil walba. Inyarna hanoqato eh

    • @a_a_r_k_a2467
      @a_a_r_k_a2467 Před 2 lety

      🥺🥺🥺

  • @Joya11
    @Joya11 Před 2 lety +481

    Ramadaan kuwii cafimaad kusooma cafimaad ku ciida Alle ha inaga dhigo dhamaanteen In shaa Allah اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤️

  • @bashkaroy8065
    @bashkaroy8065 Před 2 lety +423

    Qofkii ugu wanaagsan qofkii ugu kheerka badnaa qofkii allah kadoortey umadiisa oo dhan waxow ahaa Nabi Muxamed Scw intii jaceel love ❤ hasaraan 1Milyen love ah ❤ aan gaarsiino Xabiibkena Muxamed Scw Scw Scw ❤👇🙏

    • @ansalcalas2812
      @ansalcalas2812 Před 2 lety

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @fartuunxasan2514
      @fartuunxasan2514 Před 2 lety

      scw scw scw

    • @cashocabdulqadir7031
      @cashocabdulqadir7031 Před 2 lety +2

      Scw scw scw scw scw scw scw

    • @hapzhahassan9809
      @hapzhahassan9809 Před 2 lety

      Scw scw scw

    • @crqvss4227
      @crqvss4227 Před 2 lety

      Be I Muxamed SCW ❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍

  • @cajaboofficial2271
    @cajaboofficial2271 Před 2 lety +29

    Xanuunka ay leedahay hooyo la aanta markaaso korta amran dhib dhan kuma hayso lkn wlhi markaan yaraa ayaan so xasuustay wayo hoyo la aan ayaan so koray sidaaayaan u tagay intii lay dilay lkn meel aan ado wan garan wayay habeenkina waso labtay cid iraadisayna ma ay jirin wlhi been idiin sheegi maayo aad ayay uxanuun badan tahay hooyo la aanta 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @umuzaakir4296
      @umuzaakir4296 Před rokem +1

      Waalaha baxaa abayo😢😢😢

    • @Xuska-bukgaari-xuska
      @Xuska-bukgaari-xuska Před rokem +1

      Baye ale farj khyrqba ale hkufuro

    • @zachariaabukar6243
      @zachariaabukar6243 Před rokem +1

      Sorry dear 😞

    • @sacdiyoyusufahmed6103
      @sacdiyoyusufahmed6103 Před rokem

      Hada so kama bixin mise abaayo inaa nolol ad ku qanac san tahay ku jirto ayaa rajaynaa

    • @cajaboofficial2271
      @cajaboofficial2271 Před rokem

      @@sacdiyoyusufahmed6103 waan ka baxay mcnto lkn xanuunka marka aragto adiga ku so maray waad xasuusaneysaaa lkn alxm 🤲🏻😍🫶🏼🌺

  • @user-vu7zl3ts5v
    @user-vu7zl3ts5v Před 2 lety +18

    ماشاءالله تبارك الرحمن الله تصوير مره حلو
    اللهم زد وبارك أمن والأمان احبك ي صومالي 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙🦁🐅

  • @deeqocabdiqaadir5821
    @deeqocabdiqaadir5821 Před 2 lety +330

    inta habboon uxistay ismuujiya 😭😭😭😭😍😍😍😍

  • @abdiwaliisak9165
    @abdiwaliisak9165 Před 2 lety +697

    InTa habon la murugTe like🥰

  • @saidoabdi6523
    @saidoabdi6523 Před 2 lety +77

    Ramadanka ☪️ cafimad allaha naku karsiyo 🕋❤

  • @khaalidabdirashiid6079
    @khaalidabdirashiid6079 Před 2 lety +23

    cwa waxa moda inu xoga dheryahy wow astan sacab a amudantihin👏i can't wait wllhi xlqada kle😑🥺

  • @lakifaysal4969
    @lakifaysal4969 Před 2 lety +145

    Alx illahow cafimada qab nagu gaadhsii bish barkaysan ee Ramadan🤲🤲🤲🤲

    • @farxa121
      @farxa121 Před 2 lety

      Amiin ya Allah

    • @ridaad143chennel4
      @ridaad143chennel4 Před 2 lety

      dadka musalsalka jilayo dhamantod caay ayee ahayen
      faanaanin
      turjuman
      iyo majajilestayal ayee ahayen lkn hadaa lesku aqaonsaday xirfadoda hore iyo mida hada dhabta
      hal hal aa ubartoyaa ani 👌👌

    • @hapzhahassan9809
      @hapzhahassan9809 Před 2 lety

      Aaamiin yaarabi

    • @mohamedweli2129
      @mohamedweli2129 Před 2 lety

      Ameen.

    • @mohamedweli2129
      @mohamedweli2129 Před 2 lety

      Ameen.

  • @mobambam4594
    @mobambam4594 Před 2 lety +515

    MUSALSALKAN DAD BADAN OO SAY WALLAHI AH QURBAHA KU RAAGEY OO KU NOOL AYA BARTEY SIDAN AFSOMALIGA U FAHANO OO KU HADALNO, GOOD ACTING, GOOD EDITING, GOOD CAMERA MAN, GOOD ACTORS, EVERYTHING IS BEAUTIFUL I LOVE THIS SERIES
    🎥🥇💚💨❤🇨🇦💰👍👍😊😊💯

    • @leylafiidow5484
      @leylafiidow5484 Před 2 lety +6

      Waaw waaw caawa sharaf ayaad lee dihiin si xayi ah ayaad noo qanciseen waad naga bareejeyseen turkidii iyo hindigii saas ayaa la rabaa no starees 😷😷❤💙💚💙🧡❤😷😷😷😷🚴‍♂️🚴‍♀️🚴‍♂️🚴

    • @qaaliladanahmed9329
      @qaaliladanahmed9329 Před 2 lety +2

      Oo yeah

    • @adnanshanaana5614
      @adnanshanaana5614 Před 2 lety +2

      Yeah walaahi that’s true bro even me as well mate wan naxey haboon hospital taalo u qaatey oh walaahi I like haboon she’s nice person educated girl aqlaah leh gabdhaheynah somaliyeed saas oo kaley ahan laheen it will be best bro team haboon caawo naxdin naxdin inkastow film uu yahey wah kanaxey

    • @nimahasan9746
      @nimahasan9746 Před 2 lety

      Us me well
      Haboon waxaan u maleeyay inay runthy
      Wax ayaan ka bara nay
      Hala iiga dhaco qisadan film ku miyay dhacday🥰🥰

    • @Abwaanxikmad
      @Abwaanxikmad Před 2 lety

      czcams.com/video/bjeqDve_FBk/video.html
      Gabadh lala guursaday
      Oo Nin keedii dishay
      MASAYR IYO MINWEYN 😭

  • @ugbaadahmed1237
    @ugbaadahmed1237 Před 2 lety +53

    Waaaw Amazing
    😂😂 Naagtii Ismahan aheyd howshii gurigaa ku soo fakatay

  • @maherjamal6724
    @maherjamal6724 Před 2 lety +32

    Ismahaan mac Sokor Mobile-ka Ma lagugu Daminino😂

  • @hafsaismail2476
    @hafsaismail2476 Před 2 lety +184

    Haboon iyo hirsi la.aantood flimka mcn maha
    Aabo ducaale ❤

    • @faadumoaadan9033
      @faadumoaadan9033 Před 2 lety +3

      Haa wllhi ma arakten caawa musalsalka meel ayuu dhiman yahay haboon io hirsi la aantod filimka xiiso ma leh

    • @hafsaismail2476
      @hafsaismail2476 Před 2 lety +3

      @@faadumoaadan9033 haaa

    • @islamicvideos6396
      @islamicvideos6396 Před 2 lety +2

      haaa wlhi filmka murugo lee

  • @sadrisiman4711
    @sadrisiman4711 Před 2 lety +175

    Dadadka kuxiran haboon waxa usheegayaa filnkaaan in laduubay 2021 ee dadakaan hala tuso inaan ubahanahy Filnka ee like 👍Kubooba 9k like sara

  • @dream__girl-ih1gt
    @dream__girl-ih1gt Před 2 lety +47

    Hooyo macnkeeda wxaa dareemi karo qofey ka maqantahy amaba ka fog 😭 hda xirsi markii hore iyo hda isku mid ma ahan Alla hooyooooooooy macanidaa😘 intii hooyo ah oo aduunkan jooga Allah noo xafido 🌹🤲 intii dhimatahyna allah u naxariisto 🥺🤲

  • @user-xl6pw5ls6s
    @user-xl6pw5ls6s Před 2 lety +133

    آللهم ارزقنا من حيث لانحتسب
    وارزقنا حسن الخاتمة
    وارزقنا الصحة والعافية
    وارحم امواتنا وأمهاتنا
    اللهم حقق حلمي وحلم كل من قال ااااامين
    يارب امين🤲

  • @xidigta_jawiil
    @xidigta_jawiil Před 2 lety +96

    Xalqadan masha Allaha melo badan tabaneysa xitaa waxay ka turjumeysa bilcada magalada keep going astan TV

  • @itszeno8083
    @itszeno8083 Před 2 lety +222

    اللهم بلغنا شششههررر رمضان المبارك🥺❤️❤️❤️

    • @Kooseey
      @Kooseey Před 2 lety +4

      اللهم ءامين🥺❤

    • @fadmahasan5335
      @fadmahasan5335 Před 2 lety

      اللهم ءامين يارب العالمين اللهم امين يارب العالمين

    • @ummasma3651
      @ummasma3651 Před 2 lety

      Aamiin🥰

  • @mahdiducaale3359
    @mahdiducaale3359 Před 2 lety +7

    Aabo ducaalle deganaanta iyo magacaba aabahy bay wadaagan,wlhida aabahy Lee lamoodaa,maashlh adeero cimri dheer 😍

  • @ikramkeif4412
    @ikramkeif4412 Před 2 lety +22

    wadanka wu no dhismay maasha alah Alxamdu lilah 🥰🥰🥰

  • @nadifomaxamed5971
    @nadifomaxamed5971 Před 2 lety +45

    Ala cida dhan way tabaeen aniba waan tabay hapoon 🤣🤣🤣🤣 inata ilamidka ah like saara

  • @apdiwalisaid8995
    @apdiwalisaid8995 Před 2 lety +339

    kusaliya rasulkeena scw

  • @sagalmohamed7355
    @sagalmohamed7355 Před 2 lety +78

    Miss You Haboon😓❤ Ismahan Baga shaqee naya😂

  • @Hodanomar592
    @Hodanomar592 Před 2 lety +23

    😭😭😭😭😭😭wlhi caadi u ilmeyey qofka marku kula jogo wanaagisa ka dareentid lkn marku ka tago ogaata xaqiiq

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet Před 2 lety +161

    Xalqada 1aad ilaa ta 17aad yaa la socday sidayda oo kale 😂✊

  • @Sihaaam22
    @Sihaaam22 Před 2 lety +142

    Plz waligay like liima saarin walshiin ma ihiyoo 1k igaar siya 😭😭🙏

  • @khadarabdullahihaji7127
    @khadarabdullahihaji7127 Před 2 lety +67

    Ismahan another level Waw extra ordinary prestation

  • @rabiicabdi3058
    @rabiicabdi3058 Před 2 lety +6

    Waa filin cajiib ah wuxuuba kaga daray sida loogu sargooyay dhaqankeena iyo akhlaaqda wanaagsan ee soomaaliyeed
    Astaan tv mahadsanidiin horayna usii socda

  • @loveumom2746
    @loveumom2746 Před 2 lety +126

    Haboon
    Ifurtaye maxaa faaiday
    Xaaska qarsoon
    Masha allah ma anaaga musaslo hindi i turki u baahan waa nimceesanee waaku faraxsanhy hormarka dadkeena iyo dalkeenaba💕💕🥰🥰💯

    • @princessahlaam9802
      @princessahlaam9802 Před 2 lety

      Mid klo afareya 3das musalsal hindi ma anagabo uphan

    • @Bisharokaabbe
      @Bisharokaabbe Před 2 lety

      Intaba wa la socda

    • @loveumom2746
      @loveumom2746 Před 2 lety

      @@princessahlaam9802 magaciis kan afareeya

    • @fartuunmaxamed9800
      @fartuunmaxamed9800 Před 2 lety +2

      Iyo shaki oo kasoogalo.. goobe video production intaas kuxidhanahy

    • @loveumom2746
      @loveumom2746 Před 2 lety +1

      @@fartuunmaxamed9800 haa shaki aniba waaku xernaa lkn dhaxaa uga haray sheekadoda been caadi ah maba isku toosna waa i cuntami weysay

  • @mohamedismail8333
    @mohamedismail8333 Před 2 lety +133

    Astaan Tv Mahadsantihiin Sida Quruda Bdn Oo Aad U Diyaarisen Musalsalsalkan Akhiyaarey 🙏🙏.
    Keep Going.
    Plz Qeynta Xigta Nolasoodaqsada Fdln 🙏💯

    • @fatwaguud
      @fatwaguud Před 2 lety +1

      Walaalaha khayrka jecel Naga farxi oo nagu garab istaag faafinta quraanka iyo muxaadaroyinka Na gaarsii 1000 ruux oo khayrka jecel Jazakallaah
      Shukran
      Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a.
      Aan kala faaideysano.
      Mhdsanid.

  • @saciidkaramaofficial8650
    @saciidkaramaofficial8650 Před 2 lety +66

    I really missed haboon untill at end of the film i was looking for haboon but i didn't get😭😭haboon😥😄

  • @kvenus2769
    @kvenus2769 Před 2 lety +52

    So sad🥺 xalqadan lakin aniga maxan u dareemaya in idil iyo hoyadeed meel ku ogyihiin haboon oo ay qarinayaan mida kale yaa ila qaba fikirka ah in idil iyo haboon isku hooyo yihiin🤦‍♀️ lakin astaan please wakhtiga noo kordhiya ama hore usoo geliya qaybaha🥰🙏

  • @awwahab7595
    @awwahab7595 Před 2 lety +77

    Asc all Qofkasta oo muslim ah qoraalkeyga allaha u dambi dhaafo

  • @yuusufadenahmed3117
    @yuusufadenahmed3117 Před 2 lety +167

    Hadalka ismaHan iyo hooyadeeda dhax maray wuxuu isoo xasuuusiyay hadal hal ku dhig u ah ( qoraxda 🌞 intay jirto lama ogaado faai'idada ay leedahy, balse marka ay dhacdo ayaaa la ogaadaa faaa'idadeeda ay leedahy 🌑)
    Habooona wanaageeda waxaaa la ogaaday markay guriga ka tagty!

  • @Heshaam98
    @Heshaam98 Před 2 lety +8

    Musalsalkan ama taxanahn afsomaliga ah waa kii ugu horeyy aan qabatimo ama aan la socdo waxana amaantas uska leh dhamn jilayasha filmkan iyo ASTAN AAD BAD U MAHADSAN TIHIN HAWSHA AD QABATENA WAAN IDINKU DHIRI GALINAYA🥰👏👏

  • @gedidakane2905
    @gedidakane2905 Před 2 lety +44

    Love this series thanks astaan for bringing it

  • @Indho123
    @Indho123 Před 2 lety +87

    Inta cawa emotional noqotay ismujiya 😥🥰

  • @hawaabsiye5769
    @hawaabsiye5769 Před 2 lety +10

    say u jilayaan kaalay iska arag wllhiy flimkan flim lamid ah o somali samaysay abidkay ma arkin waxan o kle gaaladu waxay dhahdaa another level keep going

  • @updlleupdy_kariim3674
    @updlleupdy_kariim3674 Před 2 lety +10

    Best Film Somali To the World 😭

  • @clwahaabnadaara6405
    @clwahaabnadaara6405 Před 2 lety +122

    Inta taageerta Aabe ducaale 🥰❤💯

  • @mohanetofficial1098
    @mohanetofficial1098 Před 2 lety +71

    caawa waa xamaasadeysanahay yaa ila mid ah 🤤😂😂

  • @mohamedosman6298
    @mohamedosman6298 Před 2 lety +5

    Habboon soo laawono musalsalku wa bila daab la'anta, M.a we wait the next Insha Allah. We live AstanTv

  • @abdifatahgiire2408
    @abdifatahgiire2408 Před 2 lety +2

    Another level waaye filinkaan somali wey horumartay

  • @koofiyadofficial1808
    @koofiyadofficial1808 Před 2 lety +58

    Ismuujiya inta ilaa part 1 lasoo socotay 🤣🤣🤣
    👇

  • @queenasli5422
    @queenasli5422 Před 2 lety +286

    Soonka cafimad Allah nagu garsiiye 1000 subscrube iga farxiiyaa illhey ha idiinka farxiyo murugtinanah farxaad allah idinku badalo xawiwiyaal waa idiin jeclahaay 😘❤️😍

  • @zubaidaabdillahi4783
    @zubaidaabdillahi4783 Před 2 lety +9

    اللهم بلغنا رمضان يا رب العالمين

  • @MOHAMEDILYAS3434
    @MOHAMEDILYAS3434 Před rokem +3

    Aan Ku Salino Nabigeena Mohamed N.N
    K.H. Scw ❤❤

  • @abdirahmaansiciidyuusuf9527

    Ducaale waa abbe libaax ah wan taaageera❤😄

  • @Qalbixabxab12
    @Qalbixabxab12 Před 2 lety +104

    Odayga reerka waa taageera 😁🥀❤️

    • @alimohamet2405
      @alimohamet2405 Před 2 lety +3

      Ku dhagso wa lacagley eh dhakab

    • @Qalbixabxab12
      @Qalbixabxab12 Před 2 lety +2

      @@alimohamet2405 😂😂😂wara duq amran haku maqasho 😂😂

    • @alimohamet2405
      @alimohamet2405 Před 2 lety +2

      @@Qalbixabxab12 mxa cadi waye odeyga iyo amran hda wa isku xanaqsanyhine flimka xalqada 18 adi ka so muqanaya

    • @user-wt3uq1iw7f
      @user-wt3uq1iw7f Před 2 lety +2

      @@alimohamet2405 waraa anoo ku maqlaaa maa abaheey naag kale u balaminere😁👊🏼👊🏼

    • @Qalbixabxab12
      @Qalbixabxab12 Před 2 lety +2

      @@alimohamet2405 waa igu ogthy 😂😂

  • @ayaneprahim6428
    @ayaneprahim6428 Před 2 lety +8

    Adeer duale masha alah❤️jilnkisa caadi maha 🥰

  • @asmarxakiim9370
    @asmarxakiim9370 Před 2 lety +2

    Filinka dhan nuur maleh haboon la,aan teed soo laabo haboon plz miss u ita uxiisty haboon like

  • @daacadpro7813
    @daacadpro7813 Před 2 lety +466

    اللهم ارزقنا جنة الفردوس الاعلا (Aamiin🤲)

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 Před 2 lety +46

    Ismahan Rufyaaney Kaligaa Jikada Ku Noqo Haboon Adiga Dartaa Ayey Xaafdda Kaga Tagtay Adiga Hooyadaa Haboon Qurux Nasiib Wacan Kuu Rajynaa 😭😭🥺

  • @abdirizakmoibrahim5264
    @abdirizakmoibrahim5264 Před 2 lety +11

    Best acting 🤴 I like this musalsal wlhi masha alllah,

  • @cabdirashiidmaxamed8919
    @cabdirashiidmaxamed8919 Před 2 lety +21

    I can't wait 😍

  • @najmoadan9350
    @najmoadan9350 Před 2 lety +138

    Ramadan comingsoon cafimaad allah nagu gaarsiyo i.a

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 Před 2 lety +59

    Mashaallah
    Waa kahelay habka lo jilay iyo sheekada asluubeysan oo dhaqankena suuban katurjumeyso.
    Guuleysta astaan tv iyo holwanaagsan.
    Mahadsanidin.

  • @tiktoker8819
    @tiktoker8819 Před 2 lety +3

    Muqdisho Way Tktay wlh Allow Barakeeey

  • @zuzukhaluud8464
    @zuzukhaluud8464 Před 2 lety +24

    This episode made me cry🥺🥺🥺

  • @naimawale
    @naimawale Před 2 lety +396

    I love this musalsal ❤️❤️🥰

  • @susudaud4331
    @susudaud4331 Před 2 lety +60

    Ramadan ilahey nabad ha nagu gaarsiyo

  • @adnanshanaana5614
    @adnanshanaana5614 Před 2 lety +4

    Haboon ten girls yurub Ku nool ayey kah shidan tahey iyadow wadan keydah joogto Masha Allaah Hollywood nimadah ma ahan Africa Ku nolow ma ahan very talented iyo Reer magaal nimo Ku sii dheertahey iyo she’s educated girl nolow team haboon respect guys best tv Africa astaan tv 📺 ayaan siyey anigow uk 🇬🇧 Ku nool ayaan lasocsah anagow heli karno kumanaan programma’s firsan karno but astaan tv is best Mogadisho dadkah kunool saniib leydahiin well done guys respect best series in Africa Haboon walaahi anigow og in film series yahey hut hospital talaah la dhahey wah naxey walaahi haboon film iyadah wado iyo jamaal xaliye rasmigah waaye wah wataah nin aqlaaq leh familkah kalah wado and respect leh iyo nin duceysan

  • @amalsheikh5757
    @amalsheikh5757 Před 2 lety +4

    Ala Xersi soma ahaan qofka mask ibinayo wan uxisne xersi 🙌🏻

  • @mssdimple925
    @mssdimple925 Před 2 lety +52

    Aabe ducaale naxariistiisa Lee masha Allah ani naxariistan la ima tusin welipa aso nool🥺💔

  • @RIIRAASH
    @RIIRAASH Před 2 lety +9

    Idil wan wata ani team Idil like 👍 so daya

  • @faizasamaara
    @faizasamaara Před 2 lety +23

    Xasan jilicow 😂😂 u jeeda

  • @Diinaarishow
    @Diinaarishow Před 2 lety +5

    Caadi ma ah quality film never seen before well done 👏

  • @sacdiyomohamed4425
    @sacdiyomohamed4425 Před 2 lety +51

    Inta jecel in lagu daro daqiiqada musalsalka🥰

  • @afnaan637
    @afnaan637 Před 2 lety +100

    Ilaahoow danbigayaga dhaaf waa maalmo khayar lee 🙏😭

  • @Wacyigaculimada-somaliyed

    Masha allh guuleysta Team Astaan Iyo Dhaman Howlwadeena flimka Waxan rajeyn Inaad filimaan badan Nala wadaagi doontaan Haduu Eebe idmo

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Před 2 lety +10

    Masha allha tabarikllha walahi waa murugo hor usocoda my family ❤❤❤

  • @Umaari416
    @Umaari416 Před 2 lety +78

    XERSI RAGEEDI WALAHI MAGAALKO ISKA DHICINOYAA 🙏🏾

  • @sharmavich9793
    @sharmavich9793 Před 2 lety +52

    musalsal labo qof kala wado waa xirsi io haboon gurigne waa ka dageen
    Aabe durcaale waa lagend 👑🥰

  • @mss_zu7184
    @mss_zu7184 Před 2 lety +1

    thanks astaan inta wakhtiga musasalka ku darteen keep it up guys

  • @fathiahassanfathiahassan4729

    Allahuma sali wa salim cala nabiyina Muhammad

  • @Nimco.qaali143
    @Nimco.qaali143 Před 2 lety +51

    Musalsalki ugu quruxda badnay an firsado 💯
    ❤❤😍😍
    😭😭anaba murug murug daremowo habbon❤

  • @MOHAMEDOMAR-sn1km
    @MOHAMEDOMAR-sn1km Před 2 lety +15

    18:06 the Lagend Xersi is selling Mask on the road, lagend is always Lagend 💪💪💪