TAXANAHA DARISKA | XALQADDA 13-AAD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • TAXANAHA DARISKA | XALQADDA 13-AAD
    DIRECTED BY:
    MAHAD QALAX
    WRITERS:
    XUSEEN X.DAAHIR
    ABDISIYAAD
    XAMARAAWI
    XASAN YUFLE
    SCRIPT SUPERVISOR:
    RAMAS YUSUF
    CASTING:
    GULLED - HABIB CAABI
    MISKI - TIRIK YUSUF
    ISTAAHIL - NAWAL MUSTAFAH
    HOODO - MARYAN HUSSEIN
    CARWO - NACIMA AHMED
    GURXAN - ABDISHUKRI MOHAMED
    BILOOW - ABDULLAHI MOHAMED
    MARYAN - AMAL MOHAMED
    KHAALID - ABDISATAR AHMED
    YOONIS - MAHDI MOHAMUD
    SABRIYE - MAHAD AWEYS
    KEYSE - JINI ISHUMI
    PRODUCED:
    AYUB HAJI
    DIRECTOR OF PHOTOGRAPHY:
    WILFRED MUTONGA
    MAHAD QALAX
    EDITED BY:
    ISMAEL ISKA
    COLOUR GRADED BY:
    ABDIRIZAK GACMA
    CASTING DIRECTOR:
    ABDIRIZAK TALL
    ASSISTANT DIRECTOR:
    ZUBEIR NOOR
    1ST ASSISTANT CAMERA:
    ADNAN RAGE
    IBRAHIM IBROKEY
    2ST ASSISTANT CAMERA:
    MO LIBAN
    CIILTIRE PRO
    SOUND MIXER:
    BILAL HAMISI
    SOUND ASSISTANT:
    MAHDI MOHAMUD
    NUUNE
    FINAL SOUND MIXER:
    BILAL
    NUUNE
    GAFFER:
    MAHAD KULANI
    GRIPS:
    CIILTIRE PRO
    MAKE UP ARTIST:
    FATUMA HASSAN
    WARDROBE:
    FATUMA HASSAN
    RADOL ELEYNE
    TRANSLATOR:
    SAMIR ABDI
    EXECUTIVE PRODUCER:
    ASTAAN MEDIA
    #dariska #dariskaseries #taxanahadariska
    / astaantv
    / astaantv
    / astaan_tv
    / astaan_tv

Komentáře • 1,3K

  • @SundusAyaanle-99
    @SundusAyaanle-99 Před 8 měsíci +294

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)🕋❤☝❤

    • @Xamda763
      @Xamda763 Před 8 měsíci +1

      Scw scw ❤

    • @user-cb5zv7dg8t
      @user-cb5zv7dg8t Před 8 měsíci +3

      Salalahu caleyhi wasalaam

    • @edilupdy6438
      @edilupdy6438 Před 8 měsíci +3

      اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين 🤍🤍🤍عليه افضل الصلاة واتم التسليم ♥️♥️♥️♥️

    • @mohamedabdishakur144
      @mohamedabdishakur144 Před 8 měsíci

      Qof walboo oo fariintaydaan akhrinaayaa si sharaf iyo karaamo leh baan kuu salaamay wlle🙏 ❤💯

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 Před 8 měsíci +1

      Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕 ❤️

  • @mohamedabdishakur144
    @mohamedabdishakur144 Před 8 měsíci +216

    Qof walboo oo fariintaydaan akhrinaayaa si sharaf iyo karaamo leh baan kuu salaamay wlle 🙏💯❤

  • @Mo_hikam
    @Mo_hikam Před 8 měsíci +42

    Film si fiican oo loosoo diyaariyay farriin fiicanna gudbinaya, jilayaal wanaagsana leh buu ahaa. guuleed, miski iyo istaahil inay Film yo kale kasoo muuqdaana waan jeclaan lahaa.😢❤
    Thanks bahda Astaan TV.

  • @laqanyo.recaps
    @laqanyo.recaps Před 8 měsíci +14

    Aan ku salino nabigeena scw ❤

  • @roplgerl801
    @roplgerl801 Před 8 měsíci +139

    Waxaan u arkaa taxanahan mid aad u wanaagsan laakiin isku day inaad kordhiso waqtiga.
    mahadsanid from Djibouti 🎉🇩🇯

    • @kafilowanaag1832
      @kafilowanaag1832 Před 8 měsíci +2

      Sidoo kale from Djibouti

    • @user-oe3iq2rc4q
      @user-oe3iq2rc4q Před 8 měsíci +4

      wuba dhamade maxa lala so dhaqsada😅

    • @nimconalka4344
      @nimconalka4344 Před 8 měsíci

      Wuuba dhamaaday baa lagu dahay lkn musalsal kalo cusub baa soo socda ka hada dubistisu ay socoto ma aqan in la dhameyeye

    • @fardowsoshariif1149
      @fardowsoshariif1149 Před 8 měsíci

      Wad kusaxabthy

  • @MukhtaarYuusuf-wc4to
    @MukhtaarYuusuf-wc4to Před 8 měsíci +18

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤kusaliya nabigeena scw scw scw scw scw scw scw

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 8 měsíci +46

    ❤❤ Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵

  • @TusmoTusmoahmed-zg2cb
    @TusmoTusmoahmed-zg2cb Před 8 měsíci +94

    Gulled wuu fashilmay allayle baga inta ku faraxsan inu fashilmo iso raaca😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 Před 8 měsíci +14

    Guuleed wuxuu rabaay in uu isku diro gabadhaan waana sidey sameeyaan ragg badan waana xaqiiyo tani waa jiliin lkn waa xaqiiq buuxda lkn gabdhihii waa midoobeen taas ayaan dumarka laga rabaa 💯👏👏

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Před 8 měsíci +114

    From the river to the sea
    Palestine will be free 🇸🇴❤️🇵🇸
    I love Palestine 🇵🇸 Palestine will be free inshaa Allah 🇸🇴 ♡ 🇵🇸 Jumca Mubarak ❤✨❤️

  • @user-lr5tj3hh1x
    @user-lr5tj3hh1x Před 8 měsíci +38

    Xalqadii ugu macaanayd❤ yaa igu racsan

  • @safaalaahi8950
    @safaalaahi8950 Před 8 měsíci +37

    istaahil way gobanimo hadashay oo gobanimo sagootisay sikastooy wax udhaceen jacaylka dhabtaa😢❤

  • @saddaammaxamedcali45568
    @saddaammaxamedcali45568 Před 8 měsíci +29

    Filimka qiimo ayuulahaa waxa lagaga digaya inan qabiyada kajabin gabdhaha ana anad ceeb iyo ceel dhexdabalan wllhi tusale kuugu filan ninkii taso kale wadow wan idin salamaya dawadayaasha sidayda sida tooska ah ula socday itaynu kano kale ku kulmayno nabad galyo insha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤saddaam♡ maxamed ♡cali ♡

  • @user-ef4kz6vz4b
    @user-ef4kz6vz4b Před 8 měsíci +46

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 💚

  • @tgrlucky6328
    @tgrlucky6328 Před 8 měsíci +18

    Gabadha yar wllhi ayada film ka ugu jeclaa jiliinkeeda waa top 🔥❤️💙

  • @mariaofficialchannel3599
    @mariaofficialchannel3599 Před 8 měsíci +12

    Amazing qebta fashilki Guled iyo gabdhaha sida ey iskugu oyen ayagoo is xagxagan go aan uqaten

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Před 8 měsíci +118

    inta Daawaneyso Muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay❤️ FREE PALESTINE 🇵🇸 aan u duceyno qofkii awoodo walalaheen intasa u awoodna ama aan usoono ❤️🫶🏻JUMCO MUBARAK❤️

  • @user-bilanzara
    @user-bilanzara Před 8 měsíci +67

    Istaahil oo lacg leh boss lady ah iyo ninkz oo nafsigu kaso bxa kufican ilaa inta in filimka la gaadhsiyo😊

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 Před 8 měsíci +102

    Guled is real faarax isnt easy 😂

  • @Mohamett.ahmett8193
    @Mohamett.ahmett8193 Před 7 měsíci +2

    Filim miizaanka culus ah baan daawanay runti midban kalabaxay waliga qof jaceel kuushegtay ha beerdareeen hana qiyaamin jaaaw wansalamay inta kuraxestay dhalinteena jiliinkooda wacan

  • @cabdikhaaliq1618
    @cabdikhaaliq1618 Před 8 měsíci +21

    Team Guuleed is Muujiya 😢😢 free Guuleed 😮😮 good comeback

  • @Nathanabdi-rv2rq
    @Nathanabdi-rv2rq Před 8 měsíci +21

    Ala anaa uhoreeeya dadka jannalka lahow ogaada😂😂❤😢

  • @sorfinahassan457
    @sorfinahassan457 Před 8 měsíci +23

    Waxy raggu musiiboyinka ugu dhamadan ayaaba ah iney si qalbiyan uga oohiyan gabar aamintey weliba ilin kulul ka keenan 💯

  • @Babaanshad
    @Babaanshad Před 8 měsíci +3

    Hhhhhhh so funny Sxbkay lagend ayad tahay keep going filimka xararad ayu yeshay

  • @user-cc4sx7gf5x
    @user-cc4sx7gf5x Před 8 měsíci +11

    Qalbiga bash istahil wa lga tagy😢😢😢😢😢

  • @amiiryarechannel8172
    @amiiryarechannel8172 Před 8 měsíci +75

    Allaah is one ☝️ ❤❤❤❤❤

  • @naemaraageh5432
    @naemaraageh5432 Před 8 měsíci +11

    Mac sonkor walhi sida loogu jeesjeesay waan helay wiilka 😂😂😂

  • @idrismohamed7580
    @idrismohamed7580 Před 8 měsíci +47

    Bilow I always love his talks ❤❤

    • @yacquubaadan443
      @yacquubaadan443 Před 8 měsíci

      Adkaatay😮 waa caadi waayo xitta gabdhaha qaar aya laga helaa oo lugooyo miiran ah qofka ragga afar ayuu u qeybsamaa lkn gabdh hal oo kaliya keep going pro

    • @DaahirOto
      @DaahirOto Před 8 měsíci

  • @ambiyacumar9171
    @ambiyacumar9171 Před 8 měsíci +24

    Adkaatay qaali furuhu waa hoodo😂😂

  • @asmamohamed205
    @asmamohamed205 Před 8 měsíci +4

    Dumarland 🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mac sonkor ayay kugu tahay guled futo xume😂😂😂😂😂

  • @Mubarakchannel459
    @Mubarakchannel459 Před 8 měsíci +3

    Qisadan ane igu dhacday wllhi iyado dhab ah😢😢

  • @aliasalahfarah2180
    @aliasalahfarah2180 Před 8 měsíci +16

    Hoodo iyo saxibtey 😂😂😂
    The sisterhood ❤

    • @soulonajourney1343
      @soulonajourney1343 Před 8 měsíci

      This is the kind of sisterhood that we like to see more of wuuu

  • @rumanmaxamud
    @rumanmaxamud Před 8 měsíci +17

    aniga xita guled wan soo jeclanaya ❤😢

  • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
    @Falanqeynta_musalsalada_Somali Před 8 měsíci +16

    😢😢😢😢😢
    Waxaas kaftan ma galaan ninkaas Guuleed ah sida loola dhaqmay wa Another level

  • @nimcocabdilahi5435
    @nimcocabdilahi5435 Před 8 měsíci +25

    Inta jecleed in uu sii socdo filmku farta taag😂

  • @IkhlasMusse-px6bi
    @IkhlasMusse-px6bi Před 8 měsíci +14

    Xalqadan xiiso gaarey leedahay 😍😍

  • @nicimaahmet961
    @nicimaahmet961 Před 8 měsíci +7

    Taxanahan ma ahyn sidii kuwii hore lkn ispa ma xumayn
    Lkn filmo wanagsan oo kale idinka sugyna sidi kuwii hore❤😂

  • @khalidabdirahman7815
    @khalidabdirahman7815 Před 8 měsíci +13

    Srry inaad naga dhamysaan ma ahyn wa super hitt Ayuu ahaa Team Astaan tv zhpyaal next season 2 ? ino soo sameeyaa Try 🤔🤔💯💯

  • @CaishaDiiriyexasan
    @CaishaDiiriyexasan Před 6 dny

    Ada Africa 🌍 iyo naag la aan isdhigay m.a wallaahi si wacan baa loo jibay waxaana rajeenayya inee ay jilaayaasha taxanayaal kle ay kasoo muuqdaan

  • @Farxan.dirac7
    @Farxan.dirac7 Před 8 měsíci +10

    Allah is one ❤

  • @salaamlayricshd4670
    @salaamlayricshd4670 Před 8 měsíci +6

    Soomaalidu waa dadka kaliyah ee atooruhi guul dareysto 😂

  • @Abdullahixoosh
    @Abdullahixoosh Před 8 měsíci +15

    Xariifkaan maxaa helay😂😂 genious ma dhahnaa😂

  • @janoinashiekh5121
    @janoinashiekh5121 Před 8 měsíci +22

    Filimku caawuu ugu qosol badnaa mahadsanidin astaan TV waxaan sugaynaa filimka dhaxal ee duubistiisu socoto imika by dariska❤😢

    • @ifrahapdillahiciise8550
      @ifrahapdillahiciise8550 Před 8 měsíci

      Ala bye wa mxy ma saasu ku dhamaaday dariska mideeda Kale dhamaad ba ma anigaa arkaya ba

    • @happydiamond3904
      @happydiamond3904 Před 8 měsíci

      ​@@ifrahapdillahiciise8550sowtaas lagusoo qoray markuu dhamaanayey sidaas ayuu ku dhamaaday

    • @salmaosman6233
      @salmaosman6233 Před 8 měsíci

      ​@@ifrahapdillahiciise8550
      Dhamaad lagu so qoray 😢

  • @hawahaji908
    @hawahaji908 Před 8 měsíci +6

    The ending was soooooo satisfying 😅

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 Před 8 měsíci +5

    Waan idiin xiisnay saaxiibayaal inta Ila sugaysaay ismuujiya

  • @user-ms1wz3sl1j
    @user-ms1wz3sl1j Před 8 měsíci +53

    Sallallahu caleyhi wasalam

  • @Ribaxugaas
    @Ribaxugaas Před 2 měsíci

    scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @Nuradinpodcast
    @Nuradinpodcast Před 8 měsíci +1

    Show wuu dhamaday , caawa qayb cusub baan isku soo diyaariyay

  • @aishaahmad1325
    @aishaahmad1325 Před 8 měsíci +52

    Wayyy guuleed wuu fashilmay 😂😂 Adkaatay oo Fogaatay qaali😂😂😂😂

  • @selfieboychannel8338
    @selfieboychannel8338 Před 8 měsíci +8

    Hoodo waa rufyaanad ana majecli rabbi na ma jeclo😢

    • @amiish372
      @amiish372 Před 8 měsíci

      😂😂Dee runty sheegty

  • @Hasla.wabi.tore.0
    @Hasla.wabi.tore.0 Před 8 měsíci +1

    Kaan film wa dafey✌️thanks theme astan

  • @oskajuud9500
    @oskajuud9500 Před 8 měsíci +1

    Sidaan amuu ku dhamaadaaa aqyaarey kooley qof ila aragti ah haduu jiro fadlan comment reply ❤❤❤❤

  • @user-vj2qn1br5y
    @user-vj2qn1br5y Před 8 měsíci +12

    Kuso dhaqsada❤ wan dhararoyaayry❤❤😊

  • @sadianorhirey5388
    @sadianorhirey5388 Před 8 měsíci +3

    Dariska xalasha ah wad mhdsan tihin sidan udhameysanay filimka allaah inaga cafiyo wixii beyn ee inoo soo dubeyn aan dawanay oo waqtigaas inaga qasaray

  • @saleebaanahmed3795
    @saleebaanahmed3795 Před 8 měsíci +1

    Fillimku hadduu macaan yahay
    Caawa wuxuu ahaa hunguri wixii ka weyn lamariyaa wuu qarxaa

  • @libannunow1295
    @libannunow1295 Před 8 měsíci +1

    Oh ma dhamaadey😢
    Wlh musalsal macaan ah ayuu ahaa thanks astaan tv iyo jilaayaasha
    Si qurux badan ayaa u sameyseen flimka

  • @ubahmahadbashey1890
    @ubahmahadbashey1890 Před 8 měsíci +7

    Xalqadii ugu macaneed😊Gulled fashilmaay next episode sobobsiiya astan

  • @user-le1vn2qw6q
    @user-le1vn2qw6q Před 8 měsíci +9

    Ku dhakhsada dee shet ❤ saan idiin sugaynay ayuu dulqàadkii nagu yaraadee

  • @guntane143
    @guntane143 Před 8 měsíci +1

    Wlhi meydka jiitaa igu soo dhacday

  • @user-eg9wn9jt9h
    @user-eg9wn9jt9h Před 8 měsíci +1

    Filinkan nin dhan puu iNacziyeeY 😫

  • @user-gl4ee7ok1m
    @user-gl4ee7ok1m Před 8 měsíci +3

    Wax walpo dareen igu daran ani😂mahadsanid astaan❤🙏waqtiga aa galiseen filim kle niiga sugnaa❤

  • @hiboosmanmohamed
    @hiboosmanmohamed Před 8 měsíci +4

    War film kan kamac ayaa socdo waa abuukar mahdi magaciisa waa filo wow waaba ka helay saan ula socdo mususal oo dhan waa ilaaway 😇🥰

  • @drsaishohonest2366
    @drsaishohonest2366 Před 8 měsíci +2

    Wax badsi wax beel leedahay oo film ah wow

  • @zaliimxigmaawi9499
    @zaliimxigmaawi9499 Před 8 měsíci +1

    Wuxu legend Sanaa ma anaa War tan yar oo tiktoog laydaa baa ilowday inaa ku dartid😂

  • @nimcohodanmohamed247
    @nimcohodanmohamed247 Před 8 měsíci +9

    Caawa wlhi qiiiq baaa kakacaya guuleed 😂

  • @cawobahnaan2105
    @cawobahnaan2105 Před 8 měsíci +7

    I can't wait part14 ❤😊

  • @asmamaxamedxirsi-km3zf
    @asmamaxamedxirsi-km3zf Před 8 měsíci +1

    Hada managa dhamaadey. Macquul mahee wabaa waanagu soo yareyseen

  • @mariahappy9532
    @mariahappy9532 Před 8 měsíci +2

    By asxaabta aan halkan isagala daawan jirnay musalsal dariska😊nolaada

  • @Zamiya884
    @Zamiya884 Před 8 měsíci +42

    Ayy can't wait this part❤

    • @Nimcoamein4
      @Nimcoamein4 Před 8 měsíci +1

      Wuu dhmdy😂❤

    • @user-hn1yo9lk9r
      @user-hn1yo9lk9r Před 8 měsíci +1

      Musalsalkan Hanaga sodahinina Asxabey 😢❤Wlhi. Wanjecladi

    • @Nimcoamein4
      @Nimcoamein4 Před 8 měsíci

      @@user-hn1yo9lk9r seoson 2 hadu leyhy la so galin lkn qaybtan wy dhmaty

  • @Mohamednuor-mv1vu
    @Mohamednuor-mv1vu Před 8 měsíci +6

    Xalqadii. Ugu wanagsaneed guuleed is not easy😂😂😂

  • @cabdiraxmaandauud4688
    @cabdiraxmaandauud4688 Před 8 měsíci +1

    Wa qayanadi ugu horeysay oo an ka qeyb qato hadane iga fashilantay 😢😂😂😂😂😮

  • @hamzamoussa6982
    @hamzamoussa6982 Před 4 měsíci

    Bilow you are the real hero you are the goat in this film

  • @daniaali8716
    @daniaali8716 Před 8 měsíci +4

    Hada saan miyuu kudhamaaday 😭alla meel mcn bey noogu jareen wllhi😢

  • @tabarikdaher
    @tabarikdaher Před 8 měsíci +3

    It was a really good film with good the team ❤😮

  • @xamdicali-ik1sn
    @xamdicali-ik1sn Před 8 měsíci +1

    Wixii ihelaan layaabay😂😂😂😂😂

  • @mohamed2jowhar
    @mohamed2jowhar Před 8 měsíci +1

    Naaag kastoo foolxun Rufyaanad waaye waana qumayo

  • @HoodoMaxamuud-iq3cf
    @HoodoMaxamuud-iq3cf Před 8 měsíci +7

    Caawa dhamaad buu u eegyahay 😂Astaan mid maha

  • @Sudagan
    @Sudagan Před 8 měsíci +7

    War filmi shidan boo ahaa❤

  • @NimcoCabdi-hs4op
    @NimcoCabdi-hs4op Před 8 měsíci +1

    Filimka khamiista noogaliya

  • @user-sg2dj1ml4j
    @user-sg2dj1ml4j Před 8 měsíci +1

    Wiil haduu noojoogi lahaa waad ku dayi lahayd maxay ka wadaa gabadha yar inalilaahi wainaa ilahayhi raajicuun ..?????????😢😢😢😢

  • @jaweriyomahamedcali7620
    @jaweriyomahamedcali7620 Před 8 měsíci +4

    wow film qurux badan oo lo jilay sida hindida lkin part kale maxa ugu yeeli waydeen oo wax isku bedela

  • @muhiimcabdicasiis531
    @muhiimcabdicasiis531 Před 8 měsíci +5

    Caawa wey adkaatey oo fogaatey😮😂😂

    • @Radiyacumar
      @Radiyacumar Před 8 měsíci +1

      waarun cawa melfican marisaa😊

  • @fatimaabdiahmed5806
    @fatimaabdiahmed5806 Před 8 měsíci +1

    Had madhabbaa madhamaaday dariska yaa😭😭😭😭😭😭

  • @AbdifitahHussein-qr8xi
    @AbdifitahHussein-qr8xi Před 5 měsíci

    Waan ka xumahay legend guled😢😢😢

  • @salmanfarah647
    @salmanfarah647 Před 8 měsíci +3

    Cawadha xalqaadha Xiiso gaar eeh ayey ledhahay❤

  • @jinkahaplahagala560
    @jinkahaplahagala560 Před 8 měsíci +35

    Inta part 1 ilaa part 13 la socoteyy 😂🖤

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 Před 8 měsíci +1

    waa showgii iigu horeeyey ee Somali ah oo an daawado, waxan leeyahay team ka DARISKA oo dhan, jilayaasha, directorka, qorayasha wardrope, cinematography, casting, ighting. hambalyo kuligiin.
    My observation on acting.
    I think the dialogue was not smooth, some of the actors said their lines like they were reading it from paper. I think more training they could get comfortable and act while saying their lines with more natural expression. Istaahil was by far the most convincing actor both in dialogue and acting, her delivery of lines was most natural and well paced. I think with more acting and training she could be a good actress.
    looking forward to future projects from this team.

  • @bashiiromar
    @bashiiromar Před 8 měsíci +1

    Tume watch best movie to the year 2023. MAHAD QALAX BEST DIRECTOR MINING OF THE MOVIE WAA XAQA DARISKA NOT EASY PLZ DIRECTOR WRIGHT ANOTHER ONE CALLED WALAALKA

  • @mariamaabdulkadir5164
    @mariamaabdulkadir5164 Před 8 měsíci +11

    Gulled isn’t easy 🎉

  • @axmedxuseen9107
    @axmedxuseen9107 Před 8 měsíci +5

    Guuleed waa Actor cajiib ah

  • @nimcoxuseen6493
    @nimcoxuseen6493 Před 8 měsíci +2

    Ax guleed waan tageera anu 😢😢

  • @zahroshanleey6847
    @zahroshanleey6847 Před 8 měsíci +1

    Dareen labo labo uf

  • @mubarikibrahim4898
    @mubarikibrahim4898 Před 8 měsíci +4

    WllHi filim aan aad U Jeclaa Ayuu aHaa😢❤

  • @raxmacismaan-wk7fg
    @raxmacismaan-wk7fg Před 8 měsíci +6

    Noosooodaaaya😢

  • @SakariE_Abdirahman
    @SakariE_Abdirahman Před 8 měsíci +2

    Runtii film buu ogalaa walhi season 2 I.sh ASTAAN ✌

  • @amalcali1455
    @amalcali1455 Před 8 měsíci +1

    guleed maxa san ugu bah disheen😢😮

  • @UkunXilwa-lz8zt
    @UkunXilwa-lz8zt Před 8 měsíci +14

    Warsodaya cawa fashilmada waye😊

  • @lastgirlahmed
    @lastgirlahmed Před 8 měsíci +292

    Flimka wad nagu yareesen nio😂

  • @weheliyegaas6968
    @weheliyegaas6968 Před 8 měsíci +1

    Waqti dheeraysi wlal waa taxaane wanagsan from ufayn bari puntiland somalia

  • @user-br6vc8ii6m
    @user-br6vc8ii6m Před 8 měsíci +1

    wixi i helan la yabay😅😅😅😅😅