DEG DEG Muxuu Yahay Sarkaalka Gabadha Yar Ku Jirdilay Jigjiga Dadka Badanna Budheeyay?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 12. 2023
  • This video is about DEG DEG Muxuu Yahay Sarkaalka Gabadha Yar Ku Jirdilay Jigjiga Dadka Badanna Budheeyay?

Komentáře • 89

  • @abdullahigedi9425
    @abdullahigedi9425 Před 7 měsíci +4

    How hell the government appoint a mad person to the head of criminal investigation. That is injustice..subxanallah

  • @user-hr5vm7zs8j
    @user-hr5vm7zs8j Před 7 měsíci +5

    Askarta qaar ilahay ha inaga qabto wa dad aan alle ka cabsi lahayn oo sameynaya wx an fiicnayn😢

  • @madarcali122
    @madarcali122 Před 7 měsíci +1

    Ogadeen Aqli xumida waa lagu ogaa

  • @user-wr3wr2zb5i
    @user-wr3wr2zb5i Před 7 měsíci

    الصوم يوم الإثنين والخميس مشروع ومسنون فاليجتهد المسلمون في ذلك ❤

  • @AliMohamed-dv9vb
    @AliMohamed-dv9vb Před 7 měsíci +4

    Ninkaa waa in wax laga qabtaa calaamo alaah kuridee umadii wuu dhameeyay 😢😢

  • @user-wr3wr2zb5i
    @user-wr3wr2zb5i Před 6 měsíci

    Hopefully Gaza patience pays off...

  • @Heloo-b4v
    @Heloo-b4v Před 7 měsíci +2

    War inaad qaldantihin police 👮 adunka waa saa lama hadli kartid bakse maanta waxaan ku farxsanahay in la hadli kari ina iley marku joogey reerka dhan ee tv 📺 soo istaaga waa la leyn lahaa madaxeeynaha shaqo kuma leh mustafa is legend wuu eryi police isga bey dhibeen iyo reerkisa isag bey dileen

  • @xayndaabolol1301
    @xayndaabolol1301 Před 7 měsíci +1

    Caqli xumada cagdheertu wanica,waxlaguqoslomaha,eewaa wax laga naxo

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z Před 7 měsíci +1

    War kaas sargaal maha wa in xilka laga qaada dameerka dameer Ku dhalay bila caqliga waxas umada wax logu dhiibay

  • @maxamuudxuseen8436
    @maxamuudxuseen8436 Před 7 měsíci

    Alle haduleeye waa xaaranrii ina ilay kasoohadhay

  • @mukhtarmaxamed5988
    @mukhtarmaxamed5988 Před 7 měsíci +1

    Ax ax?waan ka xumahaye iney police dila dumarki

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Před 7 měsíci +1

    SARKAALKAAS MAXKAMAD HALA SAARO WAAYO DABIYO XUN BUU GEYSTEY WELIBA LABADA GABDHOOD WAAN DHAGEYSTEY WARSIGII AY BIXIYEEN WUXUU SAMEEYEY KHALAD KHALAD WEYN OO MUWAADIINKA KADHAN AH WABILAAHI TOWFIIQ

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad Před 7 měsíci

    Waa sheekadii abdi eley ninkan waa xarig dheer

  • @amineta378
    @amineta378 Před 7 měsíci

    Waa tikrree tikrree hala iskaqabto

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 Před 7 měsíci +2

    Waxaasi dhaqan somali ma aha waa dhaqan amxaaro

  • @user-nf9sc4py9u
    @user-nf9sc4py9u Před 7 měsíci

    Kkk

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Před 7 měsíci

    Ilkacase iyo Guuleed Alifle waxba uma aydaan reebin nacaska gabadha yar dilay waana in sharciga la horkeeno shaqsigaas xun wuxuu ka hadhay tigreegii xumaa.

  • @queenafrica8219
    @queenafrica8219 Před 7 měsíci

    OMG 😢 it's a series matter 😮not laughing matter 😑 😮😮

  • @user-wr3wr2zb5i
    @user-wr3wr2zb5i Před 6 měsíci

    Qolooyin baa waxay leeyihiin puntland leverage kale Uma harin aan ka ahayn inay dabada rogoto...!!!

  • @mohamedabdi2850
    @mohamedabdi2850 Před 7 měsíci +1

    Sargaalkaan armuu ka haray ciidankii ina ileey

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Před 7 měsíci

    🥺 🥺 🥺 . . ilaahayoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto maanta garab ayaan kaaga baahanahay si walaalnimo iyo allah darti ah. oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy Před 7 měsíci +2

    Kas wa in kurka laga jaraa waa mujrim 😢

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 Před 7 měsíci +1

    Waa dhaqankii ciidankii cabdi ileey oo sax ah bal ogaada!!??

  • @user-wr3wr2zb5i
    @user-wr3wr2zb5i Před 7 měsíci

    dowlada shaqo wanaagsan bay qabanaysaa , so kashaqayntiina bay u baahantahay

  • @user-ie3fz7rc9v
    @user-ie3fz7rc9v Před 7 měsíci

    Waa subaac dad shacab ah lagu siidaayey in qofkaas daraio lasaaro oo masuuliyad loo dhiibo ayaaba masuuliyad darro kale ah

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 Před 7 měsíci

    Subxaanallah

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 Před 7 měsíci

    Askartu dadka ayay u shaqeeyaan hadii hal aakriga u xadgudbo in laga qabto wweeyaaan mida kale circle iyo dumar iyo caruur lama taabto. Iiyo ciroole lama taabto.he face the court and law. Thanks journalist s your information..

  • @mohamoudahmed6621
    @mohamoudahmed6621 Před 7 měsíci +1

    ragga Gabdhaha dhalay ninkaasi Maka badbaadi karaa?

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r Před 7 měsíci

    wligeedb darood dumarkay dilaan caashayar iyo dumar badan gabadhii weriyaa ahayd ee jigjiga lagu dilay tan aad jeegay saan waxa udu dan baysay islaan gaboowday oo habarjeclo ah oo ciyaalkay ayeeyada u ahayd dileen misinka misinka

  • @kamasadan350
    @kamasadan350 Před 7 měsíci

    Ar ha eegin lahaydaa😅

  • @apokorhuzzein4359
    @apokorhuzzein4359 Před 7 měsíci

    Garfedhe cimrigisa alaha raajiyo

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 Před 7 měsíci

    Diiinta ha la baro askarta iyo quraanka hadii kale fasaadku wuu sii socon

  • @AliHassan-rp9ue
    @AliHassan-rp9ue Před 7 měsíci

    Waa caadadii ogaadeenku ay dhaqanka u lahaayeen
    Ha la yaabin

    • @fhuddle2311
      @fhuddle2311 Před 7 měsíci

      Nin askari ah oo dhaqan xun yaa laga hadlayaa, laakiin adiga Cudur Ogaadeen yaa ku haya, ilaahay ha ku caafiyo, 😂😂

  • @aliahmedbygt4kub921
    @aliahmedbygt4kub921 Před měsícem

    Waxa uu ka dhaxlay qaabkan foosha xun gumsystaha waxa laga yaabaa in walaashii iyo hooyadii lagu akgaraacay oo ay dhaqan u noqotay

  • @khadijoibrahim4257
    @khadijoibrahim4257 Před 7 měsíci

    Waa nasiibrado iyo dhabar jab in dadsaas ah ay hor joogayaal u yihiin dad muslimiin ah oo lawada fiirsanayo

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před 7 měsíci

    War Doqonkan Carabka wayn xage ayu ku maqna malin walba cidanka ina. CAgjar dumarka Her qabri dahar kuwi qabalka ku guray maxay ahayen

  • @samiiryussuf7216
    @samiiryussuf7216 Před 7 měsíci +1

    Alow umadayada ka xureey qurunkaas

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před 7 měsíci

    Ninku ma absamaa ogaden mise jidwaaq???
    Gaar ahaan reer Isaaq

  • @ayanlecabd8588
    @ayanlecabd8588 Před 7 měsíci

    Salamacalikum sstv anigo suldan
    Waxa igudhacay arinlayaan banana
    Waxa aan kutagayi reerkiiga oo dagan magaalad baabile booqosho gaaban markaan kadagayi gaadhigii ansoraacay magaalad jigjiga waan asking askari fadhida wadad agteeda kadib waxa iwayiyeen mustawaqada want wantusayi waxa ayidhaadeen biyo oo ilib wankadiida kadibna waxa igaqaateen bariis an usidayi reerka
    Kadiba islanteedii utimid waxanikutidh askartii ciyaalku usida bariiska

  • @user-ie3fz7rc9v
    @user-ie3fz7rc9v Před 7 měsíci

    Waa burcad hubaysan oo naxariis laawe ah oo ahayd in aan dadka ladhex keenin waana in labaaraa waana in aan dib danbe muddo loo dhexkeenin darajadana laga qaadaa sharcigana lahorkeenaa

  • @sumadqaran
    @sumadqaran Před 7 měsíci

    Waa nin waalan oo cuqdad qabo😡😡😡

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 Před měsícem

    Akhasay kuwa ka madax ka dhigay daaba ka waalan😮 ciidankiisa sow may daawanayn Shame on them.

  • @faatumaibrahim4473
    @faatumaibrahim4473 Před 7 měsíci +1

    Kkkkkkkk

  • @user-wr3wr2zb5i
    @user-wr3wr2zb5i Před 7 měsíci

    Israel is in a state of looming situation anyway...

  • @user-bl1se5ef2z
    @user-bl1se5ef2z Před 7 měsíci +1

    Ninka haladilo

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 Před 7 měsíci

    ala kilinku waa meelbaday waa in shacabku ay iska celiyaan

  • @user-gn2ek4kg8k
    @user-gn2ek4kg8k Před 7 měsíci

    Ar wazaas waa caruurtii wacelaha ahaa ayuu kamid yahay

  • @issaissa2112
    @issaissa2112 Před 7 měsíci

    Ilka- case and guleed: ninka gabdha Diley waxaa weeyaan haraagii cabdi- ileey. How ever, shacabka waa iney soo gataan high security spy camera technology that can safely and protected you and activate immediately when you need to go outside!,,,

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Před 7 měsíci

    Waxaa Fiicnan leheed oo MD Mustafe Cagjar ninkaas Maxkamada La Hor keeno oo shacabka Somali State TV Live loo daawada subax walbo dacwada intey Socoto bal wuxuu isku Difaaco Ama uu Qirto iyo sababta dhibaatada wuxuu ka waday Marqaatiyada dhamaan la hor keenaa magdhow taliska booliska ay bixiyaan si ay ugu quus qaatan kuwa kaas lamidka ah ee qarsoon insha Allah MD Cagjar noocyadaas oo kale Dadka iyo Dalka Haka suuliyo

  • @mohamedabdi2850
    @mohamedabdi2850 Před 7 měsíci

    Sidaa lasheegay haday sax tahay Allaha iyo rasuulka inuu caayey Diinta wuu ka baxay was Kaafir cadka halaga gooyo

  • @AliHassan-rp9ue
    @AliHassan-rp9ue Před 7 měsíci

    They all same

  • @user-nf3yx7zo2v
    @user-nf3yx7zo2v Před 7 měsíci

    Askari marku dhib geysto wakhtigi cabdi idinki la xidhiidhin jirey cabdi ba ka danbeya dhihi hada kani aya ka danbeeya

  • @salahabdisamad9660
    @salahabdisamad9660 Před 7 měsíci +1

    Arinkan waa mid naxdin leh oo laga muragoodo. Wariyaashow waa maxay qosolka iyo majaajilada markaad kasheekeyneysaan dhacdadan. Oohin, murugo iyo tiiraamyo ayay istaahishaa. Bal dib u eega clipkan. Walee waa yaab. Fadlan siiya arinka qiimaynta murugo ee ay leedahay.
    Waa in la cambaareeyo arinkan oo aad idinku bilowdaan. Qosol iyo shaaciro ma'aha. Mahadsanidiin.

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 Před 7 měsíci

      😢😢😢✅

    • @munamahmed1572
      @munamahmed1572 Před 7 měsíci

      Waa qosol gariir

    • @Mohamedabdirizak5919
      @Mohamedabdirizak5919 Před 7 měsíci

      Runtii waanla yaabay wiilsha ineey iskaba qoslayaan hadana weeyku mahadsanyihiin ineey baahiyaan danbiyada nuucaana

  • @amaalhasan2735
    @amaalhasan2735 Před 7 měsíci

    qosolks joojiya waxad aad soo gudbinaysaan wax lugu qoslo ma haysane

  • @massmass8300
    @massmass8300 Před 7 měsíci

    ninkaasu dhiig soomaliyeed male waa abxaar xun waa inangumeed

  • @user-sf8vb6cu1p
    @user-sf8vb6cu1p Před 7 měsíci

    War nio gabadh malah wuu jaceladay nio

  • @AhmedGeele-bd8hx
    @AhmedGeele-bd8hx Před 7 měsíci

    War ninka dilA oo yaan laga hadhin yuu yahyse

  • @mohamedabdi2850
    @mohamedabdi2850 Před 7 měsíci

    Technological waxa aad duubto tage haddii xitaa mobile ka lagaa qaato

  • @user-wr3wr2zb5i
    @user-wr3wr2zb5i Před 6 měsíci

    No. Worries TRUMP will make you prosper...

  • @hashimkhlida4769
    @hashimkhlida4769 Před 7 měsíci

    Ilka case miyu kufaxsan yahay dilka gabarta miya wax kale ayaa kadhax guxaya

  • @user-gn2ek4kg8k
    @user-gn2ek4kg8k Před 7 měsíci

    Wax ajayd in lagu tarbi yeeyo diinta

  • @MaxamedShaani-xf4lo
    @MaxamedShaani-xf4lo Před 7 měsíci

    Ninkas wu cabsanaa sida kuma fiyowen

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 Před 7 měsíci

    armu amxaar yahay hala hubiyo

  • @joeokieh43
    @joeokieh43 Před 7 měsíci

    ce un criminelle

  • @user-em1qr1we6w
    @user-em1qr1we6w Před 7 měsíci

    War meshas gabari qayma kama lahayn awalba bicaan weye maxay shegi ayay dhahan

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 Před 7 měsíci +1

    waa waxlagaxumado ninkaas iyo waxlamid ah jigjiga joogan

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 Před 7 měsíci +1

    Alla kuwani sheeko jilicsanaa oo sheeko xumaa

  • @user-hr5vm7zs8j
    @user-hr5vm7zs8j Před 7 měsíci

    😂😂ᴍɪᴅ ʙᴀ ᴋᴜ ᴋɪɪs ʙᴀxᴀʏ

  • @Heloo-b4v
    @Heloo-b4v Před 7 měsíci

    Ina iley marku joogey sowka dhagta loo daryeye dhiiga oo kii hadla reerkisa iyo guryihisa la qaadyeye maanta waa xoriyad qol baa jira police 👮 aduunka oo dhan baa shicibka ku xad gudba eee alxmdulaahi dhaha

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 Před 7 měsíci

    Caqliga Oaadeenka marka askari ama meel yar loo dhiibo waa wada ina ilay iyo jeel ogaadeen ,
    xabashi waxay ka soo gaadhaaba waa wax yar

    • @nasrarabi7643
      @nasrarabi7643 Před 7 měsíci

      Afkaaga edeb u yeel ogaden kuwii ku wajaqay ayaatahaye orod taada haawanaysa indho u yeel

    • @user-rb5db7bc3q
      @user-rb5db7bc3q Před 7 měsíci

      Ogaden mx kuyelen

  • @abdimohamed1696
    @abdimohamed1696 Před 7 měsíci

    Gun baad tihiin waligoodba matidooda gumaada oon caqli lahayn

  • @yking5612
    @yking5612 Před 7 měsíci

    Hadii k5aad usan sharci jirin away ragii gabdhaha la dhashey iyo ONLF Mase Ethiopia xaniiyaha raga ka bixisey.

  • @AbdiDiriyehoror-pn4cv
    @AbdiDiriyehoror-pn4cv Před 7 měsíci

    Mamulkas mamuslim ba mise waa gaalo, dadka halkas Dagan allow ugargar, gunimo meshasey dagtay ,

  • @abdiahmed5506
    @abdiahmed5506 Před 7 měsíci

    Galtida Itoobiya maxaad u amaantaan dhibkaas aya idinku heystaa
    Rewamaha Kenya joogo wad ubaxsateen xaga business xaga wax barashada hadane reer waamaha Waad cayneysaan mar kastana ithopiya Dhib aya idinku heystaa ee keenya iyo dadka reer waamaha wax idiin dhaamo malahan
    Ee soo wada guuraa

  • @AbdiDiriyehoror-pn4cv
    @AbdiDiriyehoror-pn4cv Před 7 měsíci

    Maxad kuqusleysan walalayal ,maqosol baa idin qabtay , waxan umaleyn in qalbiga idin qalalay , away damiir iyo danqashadii Islamka, ma qosol bey ledahay, runtii ninkas waxbo madhantan , markii laego qosol kina,