Wararkii Ugu Dambeeyay ee Dagaalada ka Socda Galbeedka Gobolka Siti Iyo Duulaanka Maamulka Canfarta.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on CZcams, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on CZcams.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our CZcams channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

Komentáře • 68

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko Před 2 měsíci +7

    dowlada deegaanka soomaaliyeed gaar Ahaan gowolka siti guul iyo gowanimo iyo geesinimo in shaa Allaah💯💯✊💪👍

  • @user-xk8lr8fo7x
    @user-xk8lr8fo7x Před 2 měsíci +3

    Wariye jamac iyo dhaman asxabta kale sstv siwada halganka umada somaliyeed ad u haysan inshallah

  • @user-lm9es8xp9x
    @user-lm9es8xp9x Před 2 měsíci +4

    Jaamac Galad iyo Guuled Hadi ananay Sacabka Reer sitti waan idin mahad cilinayna isa wacan ed wararka ad nogu so tabinayssn waaxsn rajeynaya .gull gull Inshala allah gull Reer sitti iyo Somaligalbed Luyu bolic 💪💪💪💪💪💪💪💪❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko Před 2 měsíci +3

    Wariye yaasheena soomaaliyeed jaamac galad iyo guuleed👍👍

  • @kawsarmed686
    @kawsarmed686 Před 2 měsíci +2

    kkkkkkkk wad mahadsantihin 2 mujahiid khayr allh nisiiyo❤❤❤❤❤❤

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko Před 2 měsíci +4

    Jamac galad wuxu uqalmaa madaxweynaha deganka soomaalida❤💯💯✊💪👍

  • @moussedorale6190
    @moussedorale6190 Před 2 měsíci +2

    Somalida dagalamaysa ujeedada laga leeyahay ee ay Itoobiya iyo canfariba ugu heshiisay wa in somalida kale badoda laqadanayo iyo somali odhan lotuso in Itoobiya manta ay awood ay leedahay oo wa iska dhaadhicin. Markaa hadii kuwa furinta jooga lagarab gali waayo Itoobiya dhulka somaliyed way uso badhedhay. Walaalki loxirow adna soqoyso 😢😢

  • @user-xk8lr8fo7x
    @user-xk8lr8fo7x Před 2 měsíci +1

    Guuuuul dhaman umada somaliyeed garahan kuwaa kusugan xududa cadaw gaa sojiirenka ee itoobiiya

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Před 2 měsíci +3

    Welkom 🤗 Jaamac Galada iyo Guuleed

  • @AhmeddahirMaxamed
    @AhmeddahirMaxamed Před 2 měsíci +2

    Asc wll wararkii udanbeeyay eesoomalida halmar baraaruga somaaliyeey Raga gobolkasiti culimadu Qur aanka haku gargaaraan ciidanka deegaanka waxalaynaya niyuubolis iyociidanka gumaystaha oowadasocda

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 Před 2 měsíci +1

    Machallah gulastay somalies states sitte

  • @dargo114
    @dargo114 Před 2 měsíci +2

    Galad Allaha ku xafido. Sii wad wacyi gelinta umada.

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 Před 2 měsíci +1

    Allahou rayamou aux martyrs musulmans somaliens

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Před 2 měsíci +2

    Waxaan idin kudarsan in Cumar Gelle uu canfarta uu zaad iyo takuleynbo uu kugarabtagyahay,Dirdawo iyo dhulka Somaliyeyd Canfarta eey besha Cise oo Ina Cumar uu kasoo jeedo 7sano xasuq kageystaan wa nasib daro.Somalida hadii Allaha mideyo Canfar sii joogi meyso.

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h Před 2 měsíci +1

    Ciidamada fardo awliyo guul

  • @mohammadhassan3693
    @mohammadhassan3693 Před 2 měsíci +1

    That’s true

  • @kawsarmed686
    @kawsarmed686 Před 2 měsíci +1

    wcs sodhawaada

  • @mahamoudbarreh3467
    @mahamoudbarreh3467 Před 2 měsíci +1

    Magacaygu wa maxamuud cokiye wanisalamayaa wanigamahadcelinayaa sida aad ubaraarujinaysan umada somaliyeed jamac galad iyo guleed alifle

  • @mcaaneye125
    @mcaaneye125 Před 2 měsíci +1

    Viva canfar ❤😂

    • @Shamuuri_official393
      @Shamuuri_official393 Před 2 měsíci +1

      Maxaa viva canfar la leedahay canfar eber baa laga dhigee adiga iyo ayeeydaa ha soo raacaan 😅😅

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr Před 2 měsíci

      ​@@Shamuuri_official393canfar wa dad gesiyaal ah alle ha garab gallo

  • @AxmednuurHabane
    @AxmednuurHabane Před měsícem +1

    💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯❤❤❤❤❤❤❤❤ Guul Guul Guul Guul Guul iyo gobanimo ciidankaygo Guul iyo gobanimo

    • @AxmednuurHabane
      @AxmednuurHabane Před měsícem +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MahamedhuseinAbdulahi
    @MahamedhuseinAbdulahi Před 2 měsíci +1

    Ok

  • @ibrahimmohamed3555
    @ibrahimmohamed3555 Před 2 měsíci +1

    Asc jaamac galadow ma wax baad saxaysaa mise ciidankaad mooraal jabinaysaa

  • @abusultan011
    @abusultan011 Před 2 měsíci +2

    Caqliga keenay adiguna ciyaar wiilashaadana dagaal iyo dayac haku jiraan anigu magaran.
    Soomaalidu dareen ha is geliso hana isku damqato hiilna yaanay kala reeban.
    Wiilka Sitti ku nool iyo ka meel kale joogaba waa isku masiir cadawgooduna makala jecla oo marba mid buu kusoo maqan yahay.

  • @mahamoudbarreh3467
    @mahamoudbarreh3467 Před 2 měsíci +1

    Waruntaa jamac galad

  • @Pip_hunter
    @Pip_hunter Před 2 měsíci +2

    Dhulbahanta iyo isaaq, fiqi maxamud iyo mareexan, xawadle iyo abgaal , iyo Somalidaan isdhameynaysa waxaa leeyahay walal yaalow hadaa dagaal u xiisa qabtan, orda caawiya walaalihiin kalinka o balaayo dhan iskugu tagtay🧐🧐🧐

  • @OsmanheldiOsman
    @OsmanheldiOsman Před 2 měsíci +2

    Ababulkii gobolada kala ee DDS away maxa ku dhacay ?

  • @MukhtaarHeebaan-mm9bf
    @MukhtaarHeebaan-mm9bf Před 2 měsíci +1

    Furut kudar

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h Před 2 měsíci

    Jaamacaw aniga aragtidayda waxaa dabadakariixaaya canfarta waa ereteriya

  • @safarle9284
    @safarle9284 Před 2 měsíci

    itoobiyaanku waa dad aan naxariis loo galin oo in la gumeesto ku qurxoon

  • @abdulkadirhusseinaw-ali2537
    @abdulkadirhusseinaw-ali2537 Před 2 měsíci

    Astaamaha gobolka cafarta:
    1- ka mid ah dhulalka adduunka ugu kulul.
    2- Ka mid ah dhulalka adduunka ugu hooseeya.
    3- Ka mid ah dhulalka ugu cusbo-eylsan adduunka uguna roob yar.
    fg: marka maxaa ka reebaya in Soomaalida dhuuhanayaashu u taliyaan dhulkooda haweysataan iyaga oo garab ka haysta inta neceb magaca Soomaali.Tusaale Jabuuti dhul ayey ka haystaan(erateria-waa Cafar isba).

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 Před 2 měsíci

    Cafarto waa dad habarqabe oo naxariis iyo wanaag ka fog yahay

  • @AliWarsame-rl9pj
    @AliWarsame-rl9pj Před 2 měsíci

    Jamaca iyo guuledWaw sitti waa gayi somaalied way horobi doonta. Cafar quusteedu waa jijiga two iyaan ka disayan waa quus haded waka

  • @HassanMohamed-fe2ic
    @HassanMohamed-fe2ic Před 2 měsíci

    Waxan ognahay hadannahay muda somaliyed in itobiya ay dagalka ku jirto oy tos ulasafantahay cafarta ok maxa amusiyay daulada deganka somalida in u daulada fadaralka itobiya runta loshego

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před 2 měsíci

    Canfartu hadii ay ku dhex dagaalamayaan degaan somaliyeed waa in Wixii maxaabiista laga qabto canfar barta lagu qabto halagu toogto si kuwa soo dulayaa ugu cimro qaataan, canfari Muslim maaha waa qudhun

  • @ahmedalaale5493
    @ahmedalaale5493 Před 2 měsíci

    This is an act of arrogance knowing the truth ( Tani waa gardarro garab og).
    Dagaalka ka socda Galbeedka Siti waa dagaal xaq ah . Allah wuxuu innagula dardaarmay in haddii Daalimiinta ama gaaladu ay hadh iyo habeen ay soo qaadaan duulaan ama weerar oo idin dadkiinna qixinayaan, guryihiinna gubayaan, Maatida iyo Maxasta ( Birimagaydo) iyo shacabka iska laynayaan iyagoon waxba gaysan la dagaalama oo iska dhiciya Nafta iyo dhiigiinna u hura, ciidanka ku shahiida waxaan ugu bishaaraynayaan jannada iyo kuwiinna dhaawacma waxay helayaan naxariis oo hala baxnaaniyo ama xanaaneeyo . Allah wuxuu yidhi " Anaa idinla jira, waxaanan ku ridaa munaafiqiinta iyo daalimiinta iyo gaalada waxaan ku ridayaa quluubtooda rucub iyo aragagax , naxdin iyo baqdin, cagta wax ka day ama kala carar, khalkhal iyo wareer kuwooda dhinta, waxay galayaan naaro kulul oo wax duleeya kuwa noolna adduun iyo aakhiro waan ku cadaabayaa. kuwa shahiiday ha u ooyina.

  • @MoussabSaid
    @MoussabSaid Před 2 měsíci

    Jamais galadow dhulka laagu dalaï-lama waa qabzwu

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 Před 2 měsíci

    Qeyle dhankii goja cadde mad ku qeylisan itobiyo aqonyahanadiina muse biixi dacwoyinkii ka gudban jirey awey hadda feysal aqontiisa mu dacweyo abey ahmed u gudbiyo qaramada midowey nin somali ba jogo qeylidii olalihii mujahidiintii ma hargeysa keiya aheyd mad itobiyo gumeysiga iska qatan ma falastiin miya niiga fiican somali somali kale u xoog weyn jah

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h Před 2 měsíci

    Wuxuu nagu yeelanayaa xasuus

  • @ibrahimmohamed3555
    @ibrahimmohamed3555 Před 2 měsíci

    Hadalkaag dib udhagaso

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Před 2 měsíci

    Waar dhuranka iska dhaafa waayo 1- Cafar iyo Ciise iyaka dani ka dhaxaysa oo ku wada nool Ethiopia iyo Djibouti 2- muhiimku waa seddexda degmo ee Candhuufa , Candhayta iyo Garba-Ciise oo dhammaan ka tirsan ( distoorka qaranka Ethiopia ) Cafar regional State . Dawlad-degeenta Somali regional State sinaba uguma hor-imanayso distoorkeeda iyo ka Ethiopia sidaa darteed dagaal kuma qaadayso magaalooyinka Candhuufa Candhayta iyo Garba-Ciise . Bilaash ayay u dhimanayaan ciddii tuurtuurkan ku dhimata

  • @user-dk6cw8bb8h
    @user-dk6cw8bb8h Před 2 měsíci

    Suxifiyintanow mabarataan miyaa somali galbeed somali galbeed madaxdooda Adis Ababa lagaqabaa waxa arki doontaan cagjar o adis lagasowacay oo cidankada kabixi ladhihiwayo oo kadibna shacabka laxasuuqi waayo below ahay

  • @MoussabSaid
    @MoussabSaid Před 2 měsíci

    Ecstel

  • @hudiefireeradam9812
    @hudiefireeradam9812 Před 2 měsíci

    Fardo awliyo marna u baqi mayno

  • @olowjumbur1175
    @olowjumbur1175 Před 2 měsíci

    Waxa dirirYa dhamaantood waa kushtig oo DNA deedu tahay 1E1B1 waa somali cafr oromo hadana %80 waa islam jooga hadey diidaan hadey diidaan hala laayo guul midnimo DDS ku dadaala

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol Před 2 měsíci

    Gesiga galed iyo guled guulesta dagalkaga baraha bulchada adkawadin ba kaadag diaradaha itiopiya

  • @jabermohamedmohamedjabermo3115

    Asc benta hashegin jama galad nini siyasi wa kou modeye lakin manta is fashil tey

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h Před 2 měsíci

    Takale jaamacaw jaakeedkan aad xidhantahay waa kii aadawladii farmaajo kujabisee tuur fadlan

  • @jabermohamedmohamedjabermo3115

    Vivi afar vivi afar ❤❤❤

  • @zhugriyuusuf
    @zhugriyuusuf Před 2 měsíci

    hobalada waabari

  • @user-lm9es8xp9x
    @user-lm9es8xp9x Před 2 měsíci

    Kkkkkkkkk

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol Před 2 měsíci +1

    Darod laan waa somalie laan somalie kaleh majirto odhankara waqtiki dagalki moyaleh lascanode sitti darod baa u dhintay horeeyeh wana darbiga ilaliya degan kastey somalie taalo ciidba umago balse haghagasho logutara ila seyidki abdilleh hassan gabey layidhahdo dardaran ban dhagasteey waa 1919 qaadiyada mata jogta kaahadlaye dhulbobka shisheyaah somalidka shisheya jacaalka bu kushegey mata arkeeno naharis jano

    • @mohamedalihashi572
      @mohamedalihashi572 Před 2 měsíci

      Tigrey kuwii Mogadoshu kuney Drd miyay a Haa yeen.
      Somalida qaar waxaa jira wax aan Hawiye aheyn a qoon adna kuwaas ayaad la midtahey.

    • @hudiefireeradam9812
      @hudiefireeradam9812 Před 2 měsíci

      Oromkaw waanu ku faraxsanahay inaad afkaayaga ku hadlayso soomaali waa mid mana kala qayb santo fardo awliyana waa ay wataan

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr Před 2 měsíci

      ​@@hudiefireeradam9812darod diin ma heysta ka horeysa qaniis gaal & bilaa salaad & wxaas dhan idnka la idn ka helaa Abdulle xasan shaqaale Ingris u ahaa

    • @abdiahmed9590
      @abdiahmed9590 Před 2 měsíci

      Amiin

    • @idrisabdallahmege
      @idrisabdallahmege Před 2 měsíci

      ا
      Maxaa kugu kalifay inaad been ka sheegto oo aad xaqiiqada ka leexiso Itoobiya? Marka labaad cid kasta oo ka danbeysa dagaaladii sokeeye ee ka dhacay degaannada kala duwan ee Soomaaliya, iyo deriska iyo walaalaha Soomaaliya, idinka oo idinka mid ah xumaanta idinkama dhowra. Waanu garanaynay inaad wax ka qabateen ka hor waaberiga oo aad ilaalisay xuquuqdooda Afrintu waxay dalkooda iyo dhulkooda ka ilaalin doonaan duullaan kasta

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 Před 2 měsíci

    Somali galbeed waa inee Ethiopia kagostaan hadeey marwalbaba somali galbeed liskugu tagayo marwalbo somali galbeed qolakale ladagalameyso Ethiopia cidakeeda kuwa somali galbeed beey kaso horjedaa marwalbo