WAREYSI #2- CAGTA XAAJI - SIDEE KU NOQDAY WARIYE?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Hanoolaato media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions, Hanoolaato is media that allows people to share and exchange information’s, ideas, images, videos and even each other and more through our network. Hanoolaato will cover some aspects of social media with it's positive effect on particular fields like business, education, society and youth.

Komentáře • 339

  • @codshini7249
    @codshini7249 Před 3 lety +61

    Ayaanle walal dadka hadalka haka dhex galin sii qofka fursad uu warkisa ku dhamaysto

    • @Hasey.7
      @Hasey.7 Před 3 lety +1

      Shaqo laan ayaa kuheyso

    • @kamal171
      @kamal171 Před 3 lety +1

      Horan ugu shegay

    • @muxamad8022
      @muxamad8022 Před 3 lety +1

      Dhibaatadan waa mid saxafiyiinta badankooda heysato

    • @kamal171
      @kamal171 Před 3 lety

      @@muxamad8022 wanlayabay hada ninkan rag culus ayu kena lakiin awayhe

    • @muxamad8022
      @muxamad8022 Před 3 lety +2

      @@kamal171 waa dhaqan aad looga wanaagsanyahay in hadalka laga dhex galo qofka, arinkaan siiba bbc somalia iyo wariyeyaashii kasoo shaqeeyay ayay ku badantahay

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw Před 3 lety +9

    Xaradheere
    Dad badan.oo caan.ah ku dhashay
    Cabdi rashiid.cali sharmaake
    Wariye
    Cagma dhige
    Qoraa Sare.idaajaaa.
    Iyo Qaar kale.
    Cimriga Alle Ha dheereeyo
    Inta Nool. Intii dhimateyna Alle ha U Naxariisto Ayaanle Xuseen cabdi Mahadsanid

  • @ibrahimabdirizakmohamed2460

    Runti cagta xaji waxan hadalkisa kala dhex baxay iyo sida quruxda badan shucurta farxaded wajigisa iyo hdlkisa ka muqato iyo dowladnimadi jirtay. Aad iyo Aad Bad umahdsanthay hanoolato iyo wariye cagta xaji qeyb 3aad insha allah

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig Před 3 lety +23

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💕💕💕💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @iqruush_abdukadir
    @iqruush_abdukadir Před 3 lety +34

    Cagmadhigoow waxaad nasiib u yeelatay inaa si nafiid iyo xur inaa wax ku baratay lkn aniga iyo dhaliyarta reer baladweyn waxaa nasiib u yeelanay in amxaaro xiligeey rabto bandoow na saarto dugsikeygii dhaxe safiican uma dhiganin qax iyo duqeyn ayaa ku dhameey illaa fasalkeygii form three

    • @samatarluuqaani3208
      @samatarluuqaani3208 Před 3 lety +2

      Sorry 😞 baayo anigu waligeey ma qixin

    • @abuanas9475
      @abuanas9475 Před 3 lety +4

      Iqra wll wlhi waa Wax laga xumaado lkn dadkeena Aya dad xun ah ee allaha soo hanuuniya waayo wllshay haday Somalida Wadaniyadu dhab Ka ahan lahayd cadaw Noma taliyeen bandoona naguma soorogeen wadan Keenana taako masogalen khayr alloooow Keren aaaaaamiiiin aaaaaamiiiin aaaaaamiiiin

    • @manaaldahir7270
      @manaaldahir7270 Před 3 lety

      11abbbg

    • @MohamedHassan-nw4yo
      @MohamedHassan-nw4yo Před 3 lety +1

      Waan Dareemayaa Dhibaatadaa Wlashey Qofba Waaya Soo Mar.Aniga Dugsiga Dhexe ayaan dhiganayay Maalintii Xabadu Ka Qaraxdey Muqdisho Waa Murugo Weyn inaad Dalkaagii Ku Na San Weyndo, Inta Dhiman Khayr Allaha inooga Yeelo ,Salaan Boqortooyo Qaaliyey

    • @adeshkadeshkadesh5518
      @adeshkadeshkadesh5518 Před 3 lety +1

      Sorry my dear wlhi that is big differ tyme God help all of us 🤲🤲

  • @ismailahmed289
    @ismailahmed289 Před 3 lety +5

    Masha allah the legend cagta haaji waxbada oo history ayaa heysaa Allah ku
    Xifdiyo

  • @arlaadaarlaadey6639
    @arlaadaarlaadey6639 Před 3 lety +15

    Cag madhige waxuu ii ahaa macalin iskuul 1980kii iskuulka cismaan geedi raage

  • @essaissack1425
    @essaissack1425 Před 3 lety +17

    Ayaanle thank you, I love your programmes, I will ask you one thing please give the person you are interviewing enough time to reply.

  • @abdirashidabdullahi
    @abdirashidabdullahi Před 3 lety +8

    He is a legend, he has more experience about journalism and also he is a brave man so my allah bless you and he gives you for long life and healthy so us a somali people we have a full respect to you Mr Cagmadhige

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 Před 3 lety +16

    Ninkan waa muwaadin dhaba. Saying hi from Dhagaxbuur Somali State

  • @ashamohamed8720
    @ashamohamed8720 Před 3 lety +7

    Qeybta 3 soo gali, I love Cagmadhige.

  • @yaslamissa7000
    @yaslamissa7000 Před 3 lety +6

    Cag- ma- dhige: what a professional reporter…….. he’s finest reporter from “universal cable news network” this man is capable to do his job without no condition, because of well spoken, talent, smart and of course a very brilliant anchor when comes to news room and news desk, how ever, cag- ma- dhige “many thank’s indeed for your unforgettable service” ❤️ ❤️ ❤️

    • @user-fx8ri4tk4c
      @user-fx8ri4tk4c Před 3 lety

      Well Done

    • @Liiloowe
      @Liiloowe Před 6 měsíci

      AYAANLE WARIYE WAA LA DHEGEYSTAA EE LAMA WAREYSTO. INTAA IGA BARO

  • @momoh2525
    @momoh2525 Před 3 lety +9

    Somalia waan kuso laaban doona sidii hore Si ka wngsn Guul Ocean stars💙🇸🇴

  • @xasanculusow8124
    @xasanculusow8124 Před 3 lety +56

    Please sxb ayaanle dadka markaad wareeysaneeyso haka dhax galin warka at least xoogaa sug inta uu ka sharaxaayo su'aashaad weeydiisay mahadsanid.

    • @lamaanahanoloshaofficial987
      @lamaanahanoloshaofficial987 Před 3 lety +1

      Dhowr jeer ayaan uqorey in uusan dadka wareesanayo uu san ka dhexgalin sheekada

    • @abdimohamed7175
      @abdimohamed7175 Před 3 lety +1

      Good wad ilafahantay wlhi, ad ayu uqasay warka

    • @arahman6808
      @arahman6808 Před 3 lety +2

      Wll waxa laga yaaba inu wakhtiga yareeyo madaama dadku badanaa ma jecla videoga dheer, sidoo kle weriyahani waa dadka badana suaalaha ka dhexsameeya waraysiga

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Před 3 lety

      Ninka wareysanaya khibrad malaha

    • @axmedcali5851
      @axmedcali5851 Před 3 měsíci

      Waraysigaba isagaa qasaya yarkan wax waraysanayaa

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 Před 3 lety +11

    Kan wax waraysanayaa maxaa ka xun hadalkaba u dayn maayo see yahay

  • @ibrahimzaki2912
    @ibrahimzaki2912 Před 3 lety +6

    Cagta Haji His the best Journalist that I ever watched I wish you long life I got many words from him well done legend 👍❤️

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 Před 3 lety +12

    Keep going hanolato isoo booqo walalakey wakugu xiranahay 👈🥰🥰🥰

  • @abeliever6823
    @abeliever6823 Před 2 lety +3

    MaashaaAllah. What an amazing legend. Pls have the program continue. May Allah bless both of you

  • @hoyadaiyodhalanka897
    @hoyadaiyodhalanka897 Před 3 lety +2

    Abowe hanolato... fadlan isku day inad warka kasugto qofkad wareysaneyso dad ad uqimo badan bad no kenta balse inta badan shekoyinka ada naga qasa thanks!

  • @abdinajibmohamed8794
    @abdinajibmohamed8794 Před 3 lety +6

    Masha Allah brnaamij cajiba wariye ween

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 Před rokem

    Masha Allah cagma dhige waa nin qiimo badan islaam nimo iyo somali nimo ayaa ku jirta aqli xikmad iyo waaye arag intaba wuu yahay Cagmadhige gob iyo gobanimo hore uso soco

  • @baraarujin
    @baraarujin Před 3 lety +12

    Waxaad keentaa
    Sh Muxammad idriis
    Yussuf garaad
    Iyo cagmadhige mar 3aad, 4aad iyo 5aad.

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire5915 Před 3 lety +4

    Hanoolaato we need more of cagta xaaji please

  • @AhmedOmar-no1ci
    @AhmedOmar-no1ci Před rokem

    maashaa Allah Xaradheere magaalo soo saartay rag xul ahsida madaxweynihii Abdirashiid Ali Sharmaake Cagmadhuige generallo iyo rg dowladnimada meel gaarsiiyey Xarahere ilaahey ha xafido.

  • @nasirabdalla8811
    @nasirabdalla8811 Před 3 lety +10

    Asc Cagmadhige, waxaad ilowdey inad xustid marked macalin ka aheyd 1979_1980 iskuulka hoose Dhexe ee Hawlwadaag.

    • @mohamedsomali3783
      @mohamedsomali3783 Před 3 lety

      Muxusan u ilowbin Ayaanle oo masuugto qabo ayabo wareriye, qofka waa la suuga marku hadlka dhameysto ayaa su'aal kale la weydiya. Lkn masuugto nin qabo ayaa halkan joogo.

    • @miftaaxtube2907
      @miftaaxtube2907 Před 3 lety

      @@mohamedsomali3783 ayaanle legend weeyee ka wareeji😂

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 Před 3 lety +2

    Alahu agbar waan qiirooday waan u soo joogay taariikhdaas hanoolaato waxaa la dhahaa waqtigii talyaaniga laga xoreeyey soomaaliya ilaah hanoo soo nooleeyo dadkii geesiyada ahaa badalkooda noqda dhalin yaro oo daaya qabiilka iyo aaqiro seegiisa ayaanle waad ku mahad santahay sii wad barnaamishkan ascww

  • @abdimohammed6068
    @abdimohammed6068 Před 3 lety +9

    This guy is legend, he tells the truth as it is

  • @umuayman2176
    @umuayman2176 Před 3 lety +4

    Cagta xaaji cimriga allaha ku siyaadsho

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 Před 3 lety +18

    AYANLE CAN YOU PLEASE WAIT ILAA QOFKA AD WAREYSANE INTOOW HADALKA DHAMEYNAA

    • @faisalabdi5897
      @faisalabdi5897 Před 3 lety +1

      Sax waye asha usheeg haduu kumaqlayo qofka shakadu waday dhan wuu kabaxaa mid cusub bilawaa markuu sual kasodhaxgaliyo

    • @mohamedsomali3783
      @mohamedsomali3783 Před 3 lety +1

      Keligey ayaan modaye ma ila aragten Ayaanle masuugto ayuu qaba.

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Před 3 lety +3

    Mashallah legend cagta haji alaha Hano dayo

  • @samiakhalif3872
    @samiakhalif3872 Před 3 lety +2

    Taariiq cajiiba waye thanks hanoolaato

  • @ibraahimali4414
    @ibraahimali4414 Před 3 lety +2

    Cagta xaaji guulayso abti guul kuu rajaynaaa

  • @Moalimow
    @Moalimow Před 3 lety +1

    Cagta Xaaji inaan isku meel kasoo jeedno ma ogeyn, Xarardheere ♥️

  • @nuurre1023
    @nuurre1023 Před 3 lety

    Ayaanle ku mahadsanid wareeysiga Cagmadhige. Haddii eey suurtogal kuutahay soo wareeso;
    1. Yusuf Garaad
    2. C/salaan Hareeri
    Odayaashaas intee noolyihiin waxbadan kareeb sxpow.

  • @abdimohammed6068
    @abdimohammed6068 Před 3 lety +30

    Please cagmadhige can you write a book in English so we can use for research regarding journalism in Somalia, you display this in bristish library.

  • @abdirizakmohamed9626
    @abdirizakmohamed9626 Před 3 lety +13

    1:40 markey mareyso ninka gadal kamuqdo qosol ayuu kaga baxay marku camerada arkey. Like 👍🏽

  • @sultansomali1617
    @sultansomali1617 Před 3 lety +3

    weligeedba hargeisa iyo muqdisho waa is hayeen
    waa inoo inagoo labada dal ah oo ku ciyaarna koobka qaramada africa hargeisa iyo muqdisho
    idinkuna qaadkii soo qaada anaguna moofadii

  • @abuanas9475
    @abuanas9475 Před 3 lety +2

    Mashaa allaaaaaaaaah sasaan kaaraba ayanle inay bartan tariikhta sportiga wadankeena caruurtaan Messi iyo Ronaldo Ku waashay guulayso sxb khayrka allaha nawaafajiyo aaaaaamiiiin aaaaaamiiiin aaaaaamiiiin

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 Před 3 lety +1

    Ayaanle sheeko iyo wareysi isku jira iga dheh qeybtii 3aad ayaan kaa sugeynaa ilaahey idinkii mahadsanid 👌👌👌

  • @hamdijama4508
    @hamdijama4508 Před 3 lety +2

    Cagma dhige canbuula watkeed waligay ma helmaami karo wakhtigii aan ahayn macalamiinta howlwadaag

    • @daahiradanhersi595
      @daahiradanhersi595 Před 3 lety

      Hamdi jama waxaad tahay qof sifiican uyaqaana cagma dhige yaraantii cambuulo wadkeed maxaad u xasuusin wayday cagmadhige

  • @samiakhalif3872
    @samiakhalif3872 Před 3 lety +5

    Part 3 please

  • @talabsi123
    @talabsi123 Před 3 lety +4

    Walalahayga qaaliga ee somaliyed isoboqda fadlan

  • @halimoelmi5196
    @halimoelmi5196 Před 3 lety +1

    Maashaa Allah reer Xarar dheere waxaa laga sugaa sidee cag ma dhige iyo Aabihiis Axyaa wadani

  • @majidsaid178
    @majidsaid178 Před 3 lety

    Maxamed cali weji....ha iloobin ....Cagmadhige....oo wararka noo akhrin jirey.

  • @xaajisaam2368
    @xaajisaam2368 Před rokem

    ماشاءالله
    Waxan layaabay sida ciyarartoyda magacyadooda uu u uxasuusan yahay wariye cagta intaaso sanno kadib

  • @abeliever6823
    @abeliever6823 Před 2 lety +1

    May Allah grant him a healthy long life full of blessings

  • @abdullahirajaa9577
    @abdullahirajaa9577 Před 3 lety +1

    Wariyaha maxa ka si ah' in ay wax ka qaldan yihiin hdii aad garatay like saar

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 Před 3 lety +4

    Cagta xaaji caadi ma aha rag aan aad u xasuusto waagii beri samaadka yuu i xasuusiyay

  • @hanimaxamad3956
    @hanimaxamad3956 Před 2 lety

    maasha allaah cagmadhige waamacalinkaygii iskoolka jamaal cabdi naasir allaha ku xafido

  • @ahmedbaari4938
    @ahmedbaari4938 Před 3 lety

    Waxaan uga mahadcelinaya Ayaanle iyo bahada Hanoolaato inay noosoo diyaarsiyaan wareysida xanbaarsan taariikhda. Cagta Xaaji wuxuu ku jiraa shakhsiyaadka gaar ah ee wax badan ka og 21-kii sano ee kacaanka kana soo shaqeeyay.
    Nasiib darro, Soomaalidu wax ma qorto ee waxay wax isagu gudbisa afka.
    Waaan sugeynaa qeybta 3-aad insha Allah.

  • @abdinajeebyaxye4013
    @abdinajeebyaxye4013 Před 3 lety +1

    Kan daqada fadhiyo ya ila arko qosol ayu igudilay hada aragtay Like dhac kusi

  • @abdifitaaxyare8569
    @abdifitaaxyare8569 Před 3 lety

    Mashallah qeebta 3xaad ayan sugeyna cagmadhige wa halyay qaran Mashallah ader Allah ku xifdiyo

  • @filsanahmed1569
    @filsanahmed1569 Před 3 lety

    Masha Allah channel wa channel kaliya ee aan xiiseyo wall ayaanle wad mahadsan tahay waxa ino so badisaa cagmadhige iyo dadka tariiqda haayo wax galka Una hadal waligaa dadka ladulmiyey aniga waxan ahay dadkii dhashay dowladii kacanka marka burburtay wall tariiqdena ina barana ubahanay jazakalaah qeyr

  • @ahmedabdiwahidnur9147
    @ahmedabdiwahidnur9147 Před 3 lety +1

    Masha alah ninkaan waa nin qibrad badan leh xitaa sida uu magacyada u haayo so amazing wlahi soo badi

  • @mahadmohamud8242
    @mahadmohamud8242 Před 3 lety +1

    Mansha allah cagmadhige allaha no xafido abo somalyed

  • @fnw8688
    @fnw8688 Před 3 lety

    Ayaanle iyo Hanoolaato Ada aya uu mahadsan tahiin more videos aya idinka sugeyna Hanoolaato wa mesha kaliye ee taariiqo badan laga fahiido runti Viva Hanoolaato

  • @abdirahmanmohamed8133
    @abdirahmanmohamed8133 Před 3 lety +5

    Masha allah

  • @abdirizaq-altesooffical7219

    Mansha Allah macaligeyka somaali iyo kacanka xasuus alha xafido

  • @nuurre1023
    @nuurre1023 Před 3 lety

    Cagmadhige, dhageeysigiisa maba laga daalaayo. Allaha usiyaadiyo xasuusta. Magacyo, Taariiqo, iwm. Ayuu xasuuta Masha Allah.

  • @mohameddagane5467
    @mohameddagane5467 Před 3 lety +1

    M.a Cagmadhige waa legend runtii

  • @yuufey1505
    @yuufey1505 Před 3 lety

    Maashaa sxb waayahiisa wariyanimo cak ma dhige cashiro badan baa ku jira walaal qeyba badan noogu soo samee. Waxa aan ka mida yahay dhalinta ku xiran hanoolaatoo ee dhashay 1990s. Lkn jecel inay wax ka ogaadaan waayihii hore ee dowladnimada iyo dalka sidoo ahaay. Qaabkii loo noolaay

  • @shuuriyeabdikarim9205
    @shuuriyeabdikarim9205 Před 3 lety

    Werye u soo halgamey Waryanimadiisa acgt haji waan ku salaamey kan ku wareysanaaya uma qalmo warya nimo wuu dagdagaayaa maskax fadhido ma leh

  • @wayyoarrag7574
    @wayyoarrag7574 Před 2 lety

    Mohamed siyaad bare dowlad kaama danbeyn allaha ku naxariisto janadii fardowso allaha kawaraabiyo

  • @fowziyaisse2869
    @fowziyaisse2869 Před rokem

    Mashaa allaah wariye cagmadhige gulwade iyo siradka afrika

  • @zuhurismacil4448
    @zuhurismacil4448 Před 3 lety

    Masha Allh ader ilaahey dartisa an kujeclhy m.a ilaahey haku dhowro cagta xaji

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 Před 3 lety

    Maasha alaahu cagta. Yaasiin xaaji ismaaciil deris baan aheeyn iyo maxamed carab falax falax alaha u naxariisto janadii fordoowso alaha geliyo

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Před 3 lety

    Cagmadhige wariye rugcadaa ah Soomaalinimo ku caan ah👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @mohamedmuse2879
    @mohamedmuse2879 Před 3 lety

    wlh dadkii naga horeeye nasiib layahaayeen
    sheeko qurux badan waaye

  • @faizaw2788
    @faizaw2788 Před 3 lety +8

    i dont like the way u dadka u waraysto this guy aqoon uma laha journilismka i wish cagmadhige inu qofkale waraysto waa waya arag ilahay cimriga haku dhereyo ader

  • @maamaanabdi4680
    @maamaanabdi4680 Před 2 lety

    Mahadasanid sxb Ayanle shekoyin iyo tarikhoyin wanagsan nala wadagtaa in badan waan ka sugayna insha alah waxan ka codsanaya marki aad waraysi qaadeysid qofka inta u hadalka ama xogta wado wax su'aal ah ha u dhex gelin illa uu mida u hayo dhamestiro muhim ayay tahay madama aad tahay wariye aan aad u dhagaysan jiray aniga o yar wayihi idacadii HORN AFRIIK waxan kugu xasusta Ayanle Husein Abdi Hon afriik Baladweyne

  • @Xasancali2002
    @Xasancali2002 Před 3 lety +1

    Sida ad u waresanesi ad bay cajib utahay suasha iyo jawabta o intu kajawabin sualkale laga daba genayo ama jawabta kadib horay usoco

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 Před 3 lety +2

    Ayaanle suaalaha kuma fiicna, suaalihii macno badan masamaynayaan.

  • @user-ds1oe2ei5j
    @user-ds1oe2ei5j Před 3 lety +2

    Walahih,gamadhah,waah,muwadin
    Dacad,ah,oo,shecel,dalkiidah,oo,inoh
    Kashekeya,horomarkah,dalkah,oo
    Wakhatih,siiyah,kasheda,dalkah
    Walahih,sidan,ukhoslayey,waan,furey
    Markuh,dhahay,waxan,solabistah
    Fitisharih,markah,ad,gashatid,jakadah,,iyo,garabatigah,waxeey,kuleyihiin
    Macawad,dhofin,walaloh,waah,khosol,way,,wayo,yanosoceliyah,oodnah
    Tusah,dhaliyadan,hadah,jogtah,
    Sideey,kusjeclaye,matanah,wAxa
    Kaladhantaley,khabil,manraban,ineey
    Waxbartan,oo,aduunkah,kudeydan
    Sodey,yihiin,dhalinyaradah,aduunkah
    Sidey,ushakheysanayan,iyo,sidey,
    Waxbaranayan,iyagooh,adun,aduunkah,markah,alahaah,nosogeliyo
    Sidiih,horo(amiin)

  • @abdifitahosman2069
    @abdifitahosman2069 Před 2 lety

    Ayaanoow Wariyahan Cagta Xaaji Mar kale ku noqo oo siyaasada iyo xog ogaalnimadiisa inoga soo wareyso xog badn buu hayaahe

  • @hooyosomaliyeddream8841

    Sidaa naga dheh waxan modnay in maga dhamatay cagmadhigane waa nin hadal yaqan ah 🥰🥰🥰🥰🥰 hanolato waxan ku arkay 2018 kalamanjara 12 street Nairobi

  • @Xasancali2002
    @Xasancali2002 Před 3 lety

    Masha allah wa waresi cajib ah qebta xigta no so da si dhag dhaga

  • @dr.abdikarimwaber8072
    @dr.abdikarimwaber8072 Před 3 lety +3

    Fadlan ayanlee waxan jeclaan Lahayn inaad noo soo waraysatid cabdinuur sheekh maxamed isxaq mahadsanid

  • @AbdiwahidWadani
    @AbdiwahidWadani Před 3 lety +1

    ninka wax wareysa nayo wlh wariye nimo Uma qalmo waayo dadka hdlka ayuu ku celina hada isku wax ayuu weydiina plz qofka marka uu sheekeyna suk oo marka uu dhameesto weydii waxa aad is Lee dhy wuu hil maamay ama wuu ka tagay 👌🙏

  • @duranshire5927
    @duranshire5927 Před 3 lety +1

    Ayaanle.wa ku mahadsantahay
    Adi iyo wariyaha wayn cagta xaaji

  • @saanichannel8732
    @saanichannel8732 Před 3 lety +1

    walalayaal waxan ahay walalkiin pleasa isoo boqada dhamantiiin

  • @abdifitahiman8165
    @abdifitahiman8165 Před 3 lety +4

    Cagmadhige waa iga qusliyay walee
    Reer banaadir iyo waqooyi galbeed xifaaltankooda😂

  • @suadshire6755
    @suadshire6755 Před 3 lety

    MAANSHALLAAH.TABAARAKALAAH WALE CAGMADHIGE WAXSO ARAG XUSUUSTADDA ALLAHA KUDHOWRO AMIN

  • @amhmed2430
    @amhmed2430 Před 3 lety

    Mansha alla oo cagma dhige adigaaba kumbuyutar ahe xogtii oo dhan ayaa kugu duugane cimri dheeri insha alla

  • @jeyarsenalmusicpromoter3620

    Wareesi qiimo leh 100% ✌

  • @sharmaarke.1056
    @sharmaarke.1056 Před 3 lety

    Masha’Allah, allaha idin barakeeyo.

  • @naasiradan4409
    @naasiradan4409 Před 3 lety +2

    Part3

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 Před 3 lety

    masha allaah barnaamijka cagmadhige aad baan u jecla ahy inaan dhagaysto ilaahay amarkiisa waa nin taariikh badan og

  • @saidamohamedyarow6455
    @saidamohamedyarow6455 Před 3 lety +2

    Masha Allah 🥰👑

  • @fardowsanur4571
    @fardowsanur4571 Před 2 lety

    Maasha. Alalaa. Cagmadhige. Ruugcadaa. Wariyelayaqaan. Oo. Wadani. Ah. Markhaatiga. Nool. Anooyar. Waanxasuustaa. Ninka Waraysanaya. Ma dhagaysto

  • @abdiganimohamed6692
    @abdiganimohamed6692 Před 3 lety

    Continue with agta haji wonderful

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 Před 3 lety

    Wareysi Mayaqaan Xumaan uunbuu Hadalka kadhex raadinayaa ... Waqti sii qofka aad wareysaneyso isagaa xogogaal ah oo war badan noo Hayee...

  • @CryMeARiver13
    @CryMeARiver13 Před 3 lety +2

    Please don’t interrupt people.

  • @sammmaaraabdalla
    @sammmaaraabdalla Před rokem

    Alla wariyuhu dagdag badnaa bisinka war warka sug

  • @curadacida7127
    @curadacida7127 Před 3 lety +3

    Dhab ahaan lagama dhargayo hadalada wariye rugcadaaya cag-madhige

  • @bashka5382
    @bashka5382 Před 3 lety +1

    Ayanle walal hadalka kasug dadga aa wareysaneyso inshallah

  • @AdamAbuzuhri
    @AdamAbuzuhri Před 3 lety

    Ayaan walaale hal ceeb ayaad leedahay(waxna kuuma dhimayso) ee iska hagaaji. Qofka aad wareesanaysid jaanis sii. Afka ha ugelinin waxaad rabtid ama su'aashii oon aanu kajawaabin ayaad midkale waydinaysa.
    Tankale, ninkan taariikh ayuu hayaa ee sii daa oo adiga haqasin.
    Shukran

  • @AL_shahada
    @AL_shahada Před rokem

    Dal iyo dibad iisamey waxan iyo aan isla sameysano waxaan aniga sameysta wax maxay kalayihin isgarab dag aan wada dagno maisla dagna maya iinoqo shaqale guri iyo mid wax sosara

  • @abdirahindahir4614
    @abdirahindahir4614 Před 3 lety

    Mashalah I was waiting this episode.

  • @majidsaid178
    @majidsaid178 Před 3 lety

    Waad ilowdey SHAASH oo ka yimid kismaayo!!!

  • @mudanedhaashane5254
    @mudanedhaashane5254 Před 3 lety +2

    Cagta xaaji ruug caddaa maskax furan Soomaalinimaduna kuwayntahay.
    Magacaa hajiro